DEG DEG EEYGII DHIBAY SHACABKA MUQDISHO OO XERADA XALANE LA GEEYAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ต.ค. 2024
  • IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏www.instagram....

ความคิดเห็น • 36

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&

  • @امحماده-ر7ق
    @امحماده-ر7ق 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Adeerka ookiyaalaha😎 wata haday soomaali wada ahaan lahaayeen waa hore baan hagaagi leheen thanks adeer

  • @DecksAbdul-ck4sw
    @DecksAbdul-ck4sw 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ax💔🥲😭Eyga iyo Xawayaanka oo dhan dhulka way nala leeyihiin Allah baa nagu wada abuuray, walhi Somalida dhibka haysta waa xawayaanka say ula dhaqmaan, Nafleeyba uma arkan, Tankale eyga hacaawin laguma oran. Waa Qalbi xanuun walhi 🥲🥲

  • @MaryamDirieAli
    @MaryamDirieAli 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Eyga miskiinka ah uma naxariistaan sidee marka naxariis illahay u helayaan waxaay gaaladu waxa wax walba uu illahay u siiyey xayawaan ayeey u naxariistaan

  • @User_19567
    @User_19567 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxanallah Allahayow umaciin ya rabi 😭

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bien dit papa..!

  • @Maldaar6Maldaar6
    @Maldaar6Maldaar6 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waad u naxariisan kartaa lakiin Sariirta ma kugula seexanyo waa Nijaas aygu bisadana sariirta ma kula seexankaro waayo bakteeria aad ka qaadaysaa!

  • @KAVIfan13806
    @KAVIfan13806 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah

  • @عائشة-ه2ذ
    @عائشة-ه2ذ ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂الله يسعد كم يا الصوا مالي ‏‪. ❤❤

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ader. Kibirka. Iskada. Indhaha ha iskuqaqaban wa cebwayn lasoco

  • @FutoXar
    @FutoXar 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Unukaa leh eeydii xitaa waa ximiyeen😂😂😂kuwiina waal waalana xalane geeya

  • @akhalif579
    @akhalif579 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    In la xanaaneeyan aheyd, wadan dhan eey magan galyo iyo cunto siin waayey ee qaxootu u dhiibey waa fadeexad.

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dameerki gaariga hargeysa ku jiiray cabdi Malik hospital geyay daweya

  • @kaderAhmed81
    @kaderAhmed81 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somliyey eyga xaquqdisa siya lakin shacabka xasuuqa 😂😂

  • @ima6291
    @ima6291 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reer muqdisho maa lagu sixrayay

  • @abujole3992
    @abujole3992 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Diinta waxaa inoshegaya aan kudhaqano ayaa kafiican inti wax aqoon ulahayn eey waa noole allah abuurey eeyga waa wehel diinta inaad tababartid madiido diintena

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    N’importe quoi le chien est un animal fidèle 😂

  • @abujole3992
    @abujole3992 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    EEYGA WAXAA NIJAAS KUNOQONAYA MARKU CARABKIISA KUUGU TAABTO 7 MAR AYAA DHAQEYSA HAL MAR CARO AYAA KU DHAQEYSA

  • @mklsl3663
    @mklsl3663 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horta ilmaha somaliya maxeey uu turyeyaan xayawaanka iyo xataa dadka dhimirka ka xanuunsan anigoo yar ayaan arki jiray ilmo bursanayo qof xanuunsan waxeey dhahi jireen wuu walanyahay jiniyow qabaa waalidkoodane ma ceshan jirin walibo wiilal ayeey uu badnayeen ilmahaas waxaas sameeyna jiray

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ameey shineeys yihiin stir fry eey with noodles by the end of the day

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😱😱😱

  • @mklsl3663
    @mklsl3663 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maskin waa la daweeyna karaa hal daweeyo

  • @FutoXar
    @FutoXar 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Eeygu wa eey somaliyed haduu dalka kudhashay maxay karabaan arxaan laawayaalka naftii dadkaaba qiimo kalahayn xamar waa bahalo. Idinkoo bahal ah hadaad kunooshihiin eeygana wuu kunoolaanayaa

  • @abujole3992
    @abujole3992 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    EEY NIJAAS MA AHAN

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan oo shiidka idinka idinka wada dhigay maa ku banaan baxdaan kuligiin sidaas aya u dayacantin ee hoos isku fiiriya gurguurte ku banaanbaxa xalana beela 😂😂

  • @mklsl3663
    @mklsl3663 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma dili karaan waa qalad in la dilo xayawaanka xaraam hadii uu yahay macnaheedu ma ahan in la caawin karin iyo in la dhibaateyo

  • @YAHYEMOHAMEDHASSAN-k2d
    @YAHYEMOHAMEDHASSAN-k2d 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Honte et les incultes 😢

  • @samira-141
    @samira-141 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍🏽👍🏽👍🏽

  • @HassanAbdullahi-t9s
    @HassanAbdullahi-t9s 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Al shabaab ayaa qarixi ee diyadiisa soo bixxiyaan

    • @KUNANI23
      @KUNANI23 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ZAKI AANKU SAXO EEDO EYGA SARIIR LAGUMA SEXAN KARO WA NAJAAS GURIGA UKU JIRO XATA MALA IGTA MASO GASHO ONABIGENA SCW NO SHEGAY BISADANA BAGTERIA LAGA QAADAA
    INLA DARYEELO MA XUMA

  • @امحماده-ر7ق
    @امحماده-ر7ق 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haduu meeshiisa iska fadhiyo dhib muu ku hayaa may cunto un siiyaan hooskiisana iska harsado 😢

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sax

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wadaduu haleeyay la dhahay

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Eyga,Waxaa ka nijaas badan Wahabiyada! Bal isku cabir adiga?