Mindiyo Ayay Ka Yaceen"Wadani Aaya Weeraray Xafisyadi Kulmiye Ee Gacan-libaax & Macalin haruun

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Mindiyo Ay Ka Yaaceen Ayaanu"Wadani Aaya Weeraray Xafiisyadi Kulmiye Ee Dagmooyina Gacan-libaax Iyo Macalin-harun Kulmiye
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

ความคิดเห็น • 60

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 หลายเดือนก่อน +1

    waaa in la soo xidhaa Cadawga Gudaha

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      Hooydaa xidhaysaa hambo buule

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 2 หลายเดือนก่อน +3

    Kulmiye tuu keenaba waa lala dhigayaa waayo kulmiyaa ku horeeyey weerarka

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa caadi iiyaguna kuwa kale ayay ka guuri

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      Hargeysa halaa kala taago

  • @AbdiqaniArtan
    @AbdiqaniArtan 2 หลายเดือนก่อน

    Idinkaa soo abaabuley waxan aad sheegeysaan.Kulmiye waa la bartay munaafiqiin. Wejigiin gubey.

  • @GoojacadeCade
    @GoojacadeCade 2 หลายเดือนก่อน +3

    2ba huuuuuro
    Gabiilay calankii wadani waa tii
    Ayda loo xidhay 2ba huuuuro iga dheh

    • @osmandahir5993
      @osmandahir5993 2 หลายเดือนก่อน

      Gabiley ayaa qalbada idin jabisey

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Maxdheg
    @Maxdheg 2 หลายเดือนก่อน

    Dad abaabulan oo uu sameeyey kulmiye si loogu ugu eedeeyo wadani

  • @museali8972
    @museali8972 2 หลายเดือนก่อน

    WAA WADANI WAXAAS WAXA SAMEEYEY WAALA LA OGYAHEY

  • @As-uo5vu
    @As-uo5vu 2 หลายเดือนก่อน +2

    Hhhh
    Hal dhukani geed ay ku xoqato ma waydo

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wadani isaga waddanka qabsanaya waddanka shacabka somaliland sidaa ayey ku heshiiyern, isku xishooda

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xukuumadu matelaad xisbi waydhaaftay oo iskudhacyo shacab ayey kashaqeeyaan.
    Waxa cad inuu xukumadu curfiga iyo naca aycaadaysatay.
    Sidaa way ogyihiin dadka somalilnd.

  • @AxmedCuuyia
    @AxmedCuuyia 2 หลายเดือนก่อน +2

    Fara madhan ayaa taagan tihiina dadka kafadhiista

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xisbi giimuxaafida oo caado kadhigtay iskufhaca shacabka somaliland.

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 2 หลายเดือนก่อน

    Digsi xagato baastaa loo soo qaaday labadan waan aqaanaa siciid sulub gurigiisa bay xalay joogeen kkkkkk raadaarkaygaa qabtay kkkk

  • @BatutaMedia
    @BatutaMedia 2 หลายเดือนก่อน

    Wadani waa maryo tuur, hadii dadkii kaa dareray waxba KULMIYE u noqon maayo boodhadh la jeex jeexo, dadka ma faraha ayaydun ka jari fartaa lagu codaynayaaye haday xisbigii huwanta diideen bulshadii SOMALILAND.

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 2 หลายเดือนก่อน

    Reer wadani wali waxay joogaan xero dhiigtii ay xoolaha ku qalayeen siyaasadna waxba kama yaqanan kursigana faas iyo mindi laguma helo waxa lagu helaa kalsooni shacab iyo soo jiidasho iyo dulqaad

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 2 หลายเดือนก่อน +1

    Nacalaa aabihiin ku yaal guulwadeyaal naclatulaahi calaykum, dadkii kulmiye way naceen, waa laga yaacay, ma dadkaad khasbaysaan uskag, viva wadani kkkk

    • @HiboElmi-jp5hk
      @HiboElmi-jp5hk 2 หลายเดือนก่อน

      Hadaad samaysaan waxaas idina wax ka daran fisha kulmiye waa la nacay kaambayn ma noqoto hadii la nacay sanaaduuqda doorasha ayaa lagu ogaadaa

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 2 หลายเดือนก่อน

      @@HiboElmi-jp5hk hibo elmi dee walaal maanaan samayn waxba ee ma maqashay habar taag weyday duray bay hafartaa reer kulmiye haday wada buuni iyo xinif oo miidhan wada noqdeen waa yaab , anagu wadani cidna ma cayno cidna ma shiidno kkk kulmiye waaa nimanka leh ciidankii laascaanood wadani baa jebiyay, adna aan talo ku siiyee intaan doonida wadani kaa buuxsamin naga soo daba basbaasayso walaal oo nagu soo biir hadii kale sida xinif iyo buuni baad dhiig kar ku danbayn ama odaygan abeeesada wejiga uga eegee samaale baad ku danbayn kulmiye ha noolaado

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 2 หลายเดือนก่อน +2

    Xisbiga Maryaha Cawlan Huwanta U Shaqeeya Buuro Fuulki Ma Waxa ku Xigay Inay Guryaha Shiidaan

    • @IbraahimCawil-qe6bu
      @IbraahimCawil-qe6bu 2 หลายเดือนก่อน +1

      Xisbiga huwanta waxa ka xun xisbiga kulmiye ee qoomuluudka kaganacsada

    • @As-uo5vu
      @As-uo5vu 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@cismanabdi2416 oo wax ilaabi ogidinee ma naaag foolatay oo dhashay ayaad tihiiiin sawdinkiii ku khudbadaynayey shiida haday idin soo ag maraan, mrkiii aad cid wax idiin shiida waydeen ayaa tidhaahdeen waa nala shiiday, xamila waliba sidaas ayaa wadanka la idinkaga cidhib tirayaaye...

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@IbraahimCawil-qe6bu kkkk ibraahin sax ishaad ka riday xisbiga qooma luudka ee abaarso school kkkk

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@As-uo5vukkkkk sax mujaahid

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      Waa dadkii soo dayay makhnuudkii ina askar

  • @ibrahimabdi2558
    @ibrahimabdi2558 2 หลายเดือนก่อน +1

    Beenlow kkkk

  • @AhmedCoomey
    @AhmedCoomey 2 หลายเดือนก่อน

    Hada ayaan yaqiinsaday dalku inuu u baahanyahay Badbaado

  • @mustafadahir9852
    @mustafadahir9852 2 หลายเดือนก่อน

    Maah maah baa tidhaa “amma afeef hore lahaw amma adkeysin dambe”.
    Mid kale ayaa tidhaa “البادئ أظلم"
    Kuwani maxey tii hore ee Waddani lagu sameeyey u cambaareyn waayeen?!
    Hypocrisy in full display

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 2 หลายเดือนก่อน

    Wadani wa faqashta cusub ee gabalkedu dhacay way ciilanyihiin lknse sharciga halala tiigsado cida ka masuulka ah xisbiga shuftada ah ee faqashta u shaqeeya

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 หลายเดือนก่อน

    IS DIFAAAACA XUSBIGA WADANI CID DOORANAYSA MA JIRTO

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 2 หลายเดือนก่อน

    Ilma buura fuulo miyaa fadhiisanaya hadii caruurtoodii futada iyo cunahaba ay iyagu ka dalooliyeen hadana wali caruuro geeriyooda iyo kuwa dhaawacma ayay rabaan walee sidaa baydaan dalka ugu talin ee waa laydinka tashan.

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 2 หลายเดือนก่อน

    Wadani waa in wadanka laga qabtaa

  • @daauudfiin6406
    @daauudfiin6406 2 หลายเดือนก่อน

    Laba duufle waar umada ka hor taga

  • @abdit8270
    @abdit8270 2 หลายเดือนก่อน

    Wadani waxa isugutegay dadka intii ugu liidayay waa xirsi, waa ismaaciil yare, waa xaar mejl, wa ka dhukuran ee codka dumarka leh wa a jaamac bisad waa cajuuse. Waa waa waa.......

  • @KusyJi-wm4xt
    @KusyJi-wm4xt 2 หลายเดือนก่อน

    WAAR QAADKAA LAYDIIN QAADAY USKA CUNA CALOOSHAA HADLAYSA LABADAN HORGAL

    • @osmandahir5993
      @osmandahir5993 2 หลายเดือนก่อน

      Ku reerkayagee wadani joogaa
      Ee idiin ololeynayaa maxey yihiin
      Markey kuwiinu hirgalo noqdaan
      Meeshu miyaaney dimoqraadi aheyn

    • @KusyJi-wm4xt
      @KusyJi-wm4xt 2 หลายเดือนก่อน

      @@osmandahir5993 mayee waa futadii hooyadaa yaad waydinaysaa dee

  • @AhedIdaja
    @AhedIdaja 2 หลายเดือนก่อน

    Waar ma la hubaa warkaas
    Oo waa ceebe waar reer wadaniyow ceebta iska illaaliya
    Waa haday run tahay

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 2 หลายเดือนก่อน

    kulmiyow adigaa masidaan baa kuudembeysay riwaayadaah kkkkkhhhh

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 2 หลายเดือนก่อน

    Naflacaaridka Wadani cadawga gudaha oo guuldaradooda loo nuuriyay.

  • @AishaFatima-di2qi
    @AishaFatima-di2qi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkk beenti ba kugo cadatay

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 หลายเดือนก่อน

    Muuse biixi ayaa ka dambeeya oo doorashada diidayanoo dagaal raadinaya

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 2 หลายเดือนก่อน

    Rer wadaniyow xishoda

  • @mrabdisalaam2938
    @mrabdisalaam2938 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 2 หลายเดือนก่อน +2

    Labadaas nin Beenta ay sheegayaan yay u sheegayaan? Miyay waayeen telephone ay ku so duubaan waxa dhacay iyo Meesha la jebiyey 😮😮😮😮Down Ehlunaar Muuse biixi iyo QUDHMIYEBA

  • @nuradinaahmed5292
    @nuradinaahmed5292 2 หลายเดือนก่อน

    Kamarad ku xidha meesha magaaladu kamarado ma leh

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg 2 หลายเดือนก่อน

    SIDAA MUUSE HANDARAB WAXBA LAGAGA MA CUNO 😄

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ooyinta kulmiye oo quus jooga 😂😂😂😂😂

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg 2 หลายเดือนก่อน

    KADAAB

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 หลายเดือนก่อน

    Wadani intiibiilaacaqliga ahayd
    Baaisugutagtay miid mid caaqlidhama kumajiiro😂

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 2 หลายเดือนก่อน

    Yaahu beenale Munaafaq muuse nagargabe ya ka dhabeya

  • @YazinDhere
    @YazinDhere 2 หลายเดือนก่อน

    26 juun dadkad Ku eryataan

  • @MuhadAwale
    @MuhadAwale 2 หลายเดือนก่อน

    Beenalayalki disti xagato

  • @CabdirisaaqDayibibraahim
    @CabdirisaaqDayibibraahim 2 หลายเดือนก่อน

    Arintaasi haday run thy waa xun

    • @As-uo5vu
      @As-uo5vu 2 หลายเดือนก่อน

      @@CabdirisaaqDayibibraahim waaa been markiii xaafadihiii lahaa guryuhu ay yidhaaden idin ma rabnee naga baxa ayey buuq samaysanayaan, boodhkana iyagaa jeexjeexay

  • @XaashiXasan-if2ic
    @XaashiXasan-if2ic 2 หลายเดือนก่อน

    Been I raadmale