WAXBARASHO FREE AH | SWEDEN | GERMANY | CANADA +

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 121

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 ปีที่แล้ว +10

    Free scholarship to Europe and North America. Find out if you are eligible in the description below. www.scholars4dev.com/

  • @الحقيقةدائما
    @الحقيقةدائما 2 ปีที่แล้ว +4

    قال رسول الله صلى الله عليه(والله في عون العبد ما كان العبد في عون أخيه) شكرا لكم جزاكم الله خير الجزاء

  • @tuketuke58
    @tuketuke58 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll c.xaaafid ilaaahay hakuuu gargaaro sida aad urabto in dadkaagu uhoru maro

  • @abdymohamed123
    @abdymohamed123 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll sideen isku diwaan galinaa waan ku wareeray pega ee wll naga caawi sida aan isu diwaan galin lahayn thenz

  • @Abdirisak-badal
    @Abdirisak-badal 2 ปีที่แล้ว +2

    Abdixafid barnamijyadaan oo kale noso badi waa mahiim thankz

  • @AbdishakurAli-wi9zd
    @AbdishakurAli-wi9zd 2 ปีที่แล้ว +1

    Well done abdihafid iyo professor

  • @XabiiboMaxamed-d7t
    @XabiiboMaxamed-d7t 26 วันที่ผ่านมา

    Welcome

  • @rahmashabiib4735
    @rahmashabiib4735 2 ปีที่แล้ว +1

    Wa xahaystaa basabor itoobiyanaa

  • @sylschools4235
    @sylschools4235 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah mahadsanid professor
    Wariye abdihafid waad kumahadsantahay

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Alaah. Very interesting interview. Thanks both of you

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 2 ปีที่แล้ว +1

    Cabdixafiid liinkiga ii soo tuur kheyr alaha ku siiyodadkaada wea u dadaashaa

  • @fatmah8630
    @fatmah8630 2 ปีที่แล้ว +3

    Thanks abdihafit and prof, USA maleheli karaa information nagasii adoo mahadsan

    • @Izmail657
      @Izmail657 ปีที่แล้ว

      Maku geeya america😢😂

  • @halimahassan8538
    @halimahassan8538 2 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا I have gained a lot of knowledge about scholarships from this. I appreciate it

    • @adoonkii-Alle
      @adoonkii-Alle 2 หลายเดือนก่อน

      @@halimahassan8538 walashey aniga ayaa raba sholarship free ah ma iga caawin kartaa qaabka ugu sahlan ee aan ku heli karo fursad waxbarasho bilaash ah oo dalka dibaddiisa ah

  • @Zeyn-malik167
    @Zeyn-malik167 2 ปีที่แล้ว +6

    Allha ku sharfo wll abdixafid sida aad dhalinta ula dalaalaysid

  • @rahmashabiib4735
    @rahmashabiib4735 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alaaah wakufarxay

  • @Yasin-m21.
    @Yasin-m21. 2 ปีที่แล้ว +1

    Inash allah guul

  • @ninaahmed8838
    @ninaahmed8838 2 ปีที่แล้ว +1

    Ascwrwb dhamaan bahda Brit som TV guulaysta daaiman jazaakumulaah khayr ustaad abdihafid allaha ha idiin xafido dhamaantiina

  • @abdikadirabdirizak2118
    @abdikadirabdirizak2118 2 ปีที่แล้ว

    My favorite journalist abdixafid keep going

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlle balnoso sheeg Canada Jammacda bilaahkaha

  • @sahromohammed149
    @sahromohammed149 2 ปีที่แล้ว +2

    Waan kusalaamay cabdixaafid soo dhowow professor

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 2 ปีที่แล้ว +1

    Mamaqal melbilashah waa jammacade

  • @magoolaidid5506
    @magoolaidid5506 2 ปีที่แล้ว +2

    Adiga iyo oneerka keliya ayaan rabnaa gasho meelkale axwaashada

  • @HalaYaacoPage
    @HalaYaacoPage 2 ปีที่แล้ว +1

    xog faahfaahsan nala wadaaga

  • @zubeirmaher3293
    @zubeirmaher3293 2 ปีที่แล้ว +11

    Hi bro...How are you doing. Hope all is well. I appreciate the hardwork you are doing to help your brothers in advancing their studies. Please receive my gratitudes.
    Secondly kindly share with me the link

  • @rahmashabiib4735
    @rahmashabiib4735 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxbarashaa ubahnhy 😊

  • @Istiqaamomedia9690
    @Istiqaamomedia9690 2 ปีที่แล้ว +1

    Aaad iyo aad bad umahdsantahy wllo cabdi xafid
    Khayr allaha kusiiyo marwalba wax muhim ah ayaad noosoo gudbisaa

  • @galadoabdillahielmi9427
    @galadoabdillahielmi9427 2 ปีที่แล้ว

    Je suis une jeune fille djibouti

  • @Niikosomali25
    @Niikosomali25 2 ปีที่แล้ว +2

    13 saac kadibaa xa dhacay kii caawa aayay and enj LONDON aan kaaba soo salaamaa ugaas ❤️❤️❤️

  • @duceysaneelahmedi4845
    @duceysaneelahmedi4845 2 ปีที่แล้ว +1

    Abukar warsame wahanjoga kenya wahan apply gareye master card please help me plz

  • @drabdishire3507
    @drabdishire3507 2 ปีที่แล้ว

    Xage laga helaa

  • @ashaadan6551
    @ashaadan6551 2 ปีที่แล้ว

    Walaal kenyan joogaa sharcina waan haystaa

  • @liiabshir769
    @liiabshir769 2 ปีที่แล้ว +1

    Ac sxb waxan wataa baasaboor uganda ah sidee kuheli karaa

  • @xalhaye7213
    @xalhaye7213 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadka jooga Somalia ma codsan karaan, tan iyo bilowga video-ka ma sheegin dalka Somalia. Mahadsanid

  • @mohamettsamadon3987
    @mohamettsamadon3987 2 ปีที่แล้ว +1

    Meezha malagu nolanaya waxbarasho mrka ladhameeyo ama mala sii jogi karaaa

  • @galadoabdillahielmi9427
    @galadoabdillahielmi9427 2 ปีที่แล้ว

    Je suis très intéressé université

  • @qasaayqan3655
    @qasaayqan3655 2 ปีที่แล้ว +1

    HADAL AY DADKA FAHMI KARAAN MESHA MAADAN KENIN CABDI XAFID QABKA LO XARESNAYO IYO MACALUMAD KALOO BADAN AYAN U BAHAANAHNY SI AAN UFAHANO TNX ISO JAWAB

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 2 ปีที่แล้ว +8

    Sweden io germany ha sheegin only canada is muujiya😁

  • @aliabdiahmed5788
    @aliabdiahmed5788 2 ปีที่แล้ว +3

    Abti mcn ilaa 5:00pm maan sugi karno ee waqtiga noosoo yarey pls

  • @ilyaazcdeh4076
    @ilyaazcdeh4076 2 ปีที่แล้ว +1

    Wariye cabdixafidow Ethopio ayaan joogaa passport Ethiopia waan haystaa balse shahaadada dugsiga sare ayaa somaliya ah kwrn🙏👍

  • @الحقيقةدائما
    @الحقيقةدائما 2 ปีที่แล้ว +7

    wixiiba sweden 🇸🇪 baa ku soo koobteen ee aaway Canada 🇨🇦 iyo wadamada kale ninkaan maantoo dhan jaamacadiisa buu kahadlayey yacni xayiisiin 100$ 💔horta waligeed soomaalida ayagaa is cunaya I'm out sxb 😭

  • @xalimocabdilaahiwarsame4870
    @xalimocabdilaahiwarsame4870 2 ปีที่แล้ว +2

    I from tiktok bro

  • @ayuubmahdi5422
    @ayuubmahdi5422 2 ปีที่แล้ว +4

    Wll waxan jogaa Ethiopia Wanan dhameyay heerka secondary school waxan rajeynayay in badan in aan heLo scholarship wll diyaar ban ahy wanan hystaa passport Ethiopia seen ku heLi kara ila soo xirir🎉❤

  • @yusufidle78
    @yusufidle78 2 ปีที่แล้ว

    Wlle xageen kalsoo xiriiri karaa

  • @abdirazakyusuf7849
    @abdirazakyusuf7849 2 ปีที่แล้ว

    Waan jecla inaan parto lkn caqapada iheysata ayaa ah lacagta labixinaayo waxan ardey jamacaded oo Ethiopia jooga ilahayow faraj khayr qapa kuweydiistey

  • @mahamedismailmahamud5420
    @mahamedismailmahamud5420 2 ปีที่แล้ว +1

    Abti cabdixafid ma iga caawin karta aritaas dalkiba jooga mana awoodo waxybaha qaar

  • @abdishakuromarmohamed1483
    @abdishakuromarmohamed1483 2 ปีที่แล้ว

    Qofkii Mogadishu joga janiska kama faaidaysan karo haduu haysto passport somali ah somaha

  • @abdirahmanaahmed2718
    @abdirahmanaahmed2718 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc asxaabta sharafta

  • @maxamedxasan2573
    @maxamedxasan2573 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll linking soo gali de

  • @fadumomohamud9021
    @fadumomohamud9021 2 ปีที่แล้ว

    Cabdi xafid walale barnamij yadada waan idinku xirnahay hada waxa iso jirtey howshan Abowe xagey kabuxin karan ardeyda

    • @fadumomohamud9021
      @fadumomohamud9021 2 ปีที่แล้ว

      Side ley cawin kara waxan hesta wiilal basaboro Kenya hestan school ka dhameyey A&B ayey kala hestan

  • @ahmeddey3968
    @ahmeddey3968 2 ปีที่แล้ว +1

    Walal mashaqaynayo muuqaliu

  • @mohamedshukri2853
    @mohamedshukri2853 2 ปีที่แล้ว +1

    away dee link walal

  • @khaliilshekhmuhamed
    @khaliilshekhmuhamed 2 ปีที่แล้ว +1

    Link away mudane c .xafiid

  • @Liyolucky
    @Liyolucky 2 ปีที่แล้ว +1

    Rutii Hadan Tago Mashrucyo ganasi ayan ka aburi karaa maxa jamacad 5 sano isaga qasarin anigo Qani kunqon karo kan jamacada sodhameyayna shirkadayda shaqo u soo dona Dono

  • @hiigsoqorshahada2245
    @hiigsoqorshahada2245 2 ปีที่แล้ว +1

    Linkiga soo gale cabdi xafidow

  • @hanadkl2301
    @hanadkl2301 2 ปีที่แล้ว +3

    Walal abdihafid sidhen kuheli kara link scholarship

  • @CRISTIANOPORTUGALFC
    @CRISTIANOPORTUGALFC 2 ปีที่แล้ว +1

    wlal Wali ma arkin linkga abdi hafid

  • @maryamkilwe8037
    @maryamkilwe8037 2 ปีที่แล้ว +1

    Qof weyn ayaan ahay oo ku nool canada hooyo single ah ayaan ahay haddana waxbarashada ayaan jeclahay laakiin waqti uma heli sababtu waa ilmaha aan kali ku ahay maxaan baran karaa qof weyn oo hada jooga cimriga 50 iyo wax dheer wax ma baran karaa hada

    • @simranmxmd
      @simranmxmd 2 ปีที่แล้ว

      Iwado aan ilmaha iyo guriga kuhayee😇

    • @mayambszuba1850
      @mayambszuba1850 2 ปีที่แล้ว +1

      Ilaso xariiir ani ban kulataliin jecleystaaye

    • @simranmxmd
      @simranmxmd 2 ปีที่แล้ว

      @@mayambszuba1850 meel aan kala xiriro izheeg abaayo

  • @aminaibrahim2906
    @aminaibrahim2906 2 ปีที่แล้ว +3

    Thank u wariye
    Anigu Waxaan sanadkaan dhameenayaa
    Jamacad bachelor degree ah
    Department ka aha accounting and financial
    So Waxaan ubaahnaaa master inaan ka diyaariyo Canada
    Anigoo passpor la.aan ma xareysan karaaa
    Markii Liu except gareeyo passpor masameeysan karaaa
    Please ila soo wadaag wariye

    • @aqoonyahan4059
      @aqoonyahan4059 ปีที่แล้ว +1

      Haa walaal, Turkeye scholarship ka waxay ku waydiinayaan inaad haysato diver licence ama cardka dhalashada ama passapor. markaa meeshaad joogto card dhalasho haday leedahay waad ku xaraysan kartaa, anuu boraman joogaa markaa card ka somaliland ee dhalashadaa lagu buuxdadaa, inkastoon shakhsiyan anuu passa[port somali haysto. imikan senior, civil engineer ban ahay waan buuxsan dona sanadkan inshaallah, badhitankiiban wadaa imika,

  • @maahir9641
    @maahir9641 2 ปีที่แล้ว +2

    Link xage lo donay

  • @moyare2784
    @moyare2784 2 ปีที่แล้ว

    Ninkaan Suaalaha La Weydiiyay Io Waxa Uu Ka Hadlaayo Labo Bey Kala Yihiin wax yaale Kale Buu Ka Hadlayaa

  • @Zeyn-malik167
    @Zeyn-malik167 2 ปีที่แล้ว +1

    Somalia ma laga aplied galayn karaa wlle

  • @sabrinkhaliif8870
    @sabrinkhaliif8870 ปีที่แล้ว

    Asc wariye anigu waxaan haystaa shahaado dugsi sare oo wadanka ethiopia ,sideen ayaan scholarship ugu guulaystaa, I'm waiting for you.

  • @salaadmuse4283
    @salaadmuse4283 2 ปีที่แล้ว +1

    Kawaran maxuu janis hestaa Qofka heesto passport shaqalaha dowlada somaliya ee services passport

  • @abshiraliahmed5120
    @abshiraliahmed5120 2 ปีที่แล้ว +1

    Linkigii ma arkee awayna

    • @muhiiz4728
      @muhiiz4728 2 ปีที่แล้ว

      you tube saranyhy

  • @cabdifitaxcalisanbuur
    @cabdifitaxcalisanbuur 2 ปีที่แล้ว +1

    Link- ga soo dhig saaxiib saan oga faaideysano

  • @anisamawlid6742
    @anisamawlid6742 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll Abdixafid waxan hayisa pasapor Ethiopia marka wax barasho ayan raba sen uu heli kara

    • @liiruzi9332
      @liiruzi9332 2 ปีที่แล้ว

      Wll video mdhmystay

  • @ahmedkhaliif8242
    @ahmedkhaliif8242 2 ปีที่แล้ว +1

    Bro waa mahadsntahy qaabka loo apply garaynayo maa videos nooga diyaariso

  • @elmilefa3178
    @elmilefa3178 2 ปีที่แล้ว

    I am Djiboutien boy I have bachelor
    I want to to travel to Europe 🤔🤔😊
    with scholorship

  • @TeamBSTV
    @TeamBSTV 2 ปีที่แล้ว +14

    AKHYAARTA WADADII 400K AYAA SAARANAHAY FADLAN KA QAYB QAADO INAAN GAARNO GUULAYSTA

    • @chamsoudine5017
      @chamsoudine5017 2 ปีที่แล้ว

      Wll linkga uma jedo

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 2 ปีที่แล้ว

      @@chamsoudine5017 ciwaanka muuqaalka ku dhufo
      Markad ku dhufato ciwaanka hoostiisa buu linkigu yaal ku sii dhifo

  • @samliitv3020
    @samliitv3020 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks 😊 🫂 🙏 waxaad u qalanta 10.m waxan, ogaa 10.k maraya. Marka hormar wacan ustaad

  • @aminaibrahim2906
    @aminaibrahim2906 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll qof Bilaa passpor la.aan muu buuxinkaraaa
    Scholarshipka wariye Ala soo wadaag
    Wxna sanadkaan dhameenayaaa jamacad bachelor degree ah oo accounting and financial ah
    Hdii aan xareyso anigoo Bilaa passpor ah
    Oo Liu except gareeyo
    Sooma samee sankaro
    Please iisoo jawaab anigu master bn rbaaa

  • @mounabarreh1475
    @mounabarreh1475 ปีที่แล้ว

    Passport Djibouti mala ku tagii kara

  • @andinajiibmusse4337
    @andinajiibmusse4337 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll Abdihaafid aad iyo aad uu mahsantahay ee Adoo raaliya waxaa uu bahnaa ciwaankaga Facebooks

  • @ismailaden4228
    @ismailaden4228 2 ปีที่แล้ว +1

    Linka ga so gali walal

  • @abdirahmansiyad4653
    @abdirahmansiyad4653 2 ปีที่แล้ว +1

    Ethopian citizens 🇪🇹

  • @chamsoudine5017
    @chamsoudine5017 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll waxan haysaa passport Djibouti hada waxan diyarinyisa ku jiraa imtixanka ielts so wll link igu so mention gree uma jedee

    • @juweyriamohamed8303
      @juweyriamohamed8303 2 ปีที่แล้ว

      wll passport Djibouti raby siden ku heli karaa adigo Mahdasan plz information iga sii

  • @andinajiibmusse4337
    @andinajiibmusse4337 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll cabdixafiid wll ma furmayo

  • @aayahenatours
    @aayahenatours 2 ปีที่แล้ว +3

    Wax free la dhaho majiro sidan profeser ka shegayo 100$ intas oo kun ba dhibaya in yar baa helayso waxbarashadi kuwa sida profeser ka shegayo iska soo qortaa raisal wasare inaa dalkayga ka noqda raba iyo kuwa imtixanad ka an ka gudbin 100 koda dollar baa dhowr qof loga bixin 5kun oo arday marke 100 dolar midkiba dhiba ama 30kun dhowr ardey lacagtod lagu kafar gareyn jamacadi magac be mesha ka smaayn iyo lacag kale

  • @munakamal1040
    @munakamal1040 2 ปีที่แล้ว

    Asc proferser waxaan ahay gabar somali South Africa citizen oo qalin jabeneysa 2023 in bcom in economics waxaan raba scholarships in masters waxaan raba email of the professor please

  • @shadiaabdalla8982
    @shadiaabdalla8982 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll passport ethio Wn haystaa high school diploma Wn haystaa sidee bn ku heli karaa scholarship wll igu Cawi

  • @Darkdesires946
    @Darkdesires946 ปีที่แล้ว

    Undergraduate neh ?

  • @sarahbashe2687
    @sarahbashe2687 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @Abdirisak1234
    @Abdirisak1234 2 ปีที่แล้ว +1

    War waxan ma la hubaa

    • @BRITSOMALITV
      @BRITSOMALITV  2 ปีที่แล้ว +4

      BSTV WAXAY CAAN KU TAHAY XAQIIQ IYO WARAR SUGAN IYO WIXII BULSHADA SOMALIYEED FAA'IIDO U AH

  • @ahmedmahameddaud2934
    @ahmedmahameddaud2934 2 ปีที่แล้ว

    Asc dhaman team brit som TV
    Bacda Salan Hal sual baa qabaa
    Taas oo ah qofka waxbarashadiisa secondary ga kus0 qaatay Somalia
    Lkn haysta passport Ethiopian ma codsan karaa free scholarship Kan
    Insha allh wxn sugaya jwbtada
    Adigana allaha kaa abaal mariyo dadaalka aad u hayso dhalinyarta jecel aqoonta mhdsnd👍

  • @karasolchannel4698
    @karasolchannel4698 2 ปีที่แล้ว +2

    wll qali linkiga awy 😢

    • @BRITSOMALITV
      @BRITSOMALITV  2 ปีที่แล้ว

      Goordhow baan soo dhigaynaa walaal guulayso

  • @muhamudabdille743
    @muhamudabdille743 2 ปีที่แล้ว +3

    Ugas nothing is free in this world u have to pay one way or the other

    • @abdifatahalpha
      @abdifatahalpha 2 ปีที่แล้ว

      Wax free la dhoho adduunka kama jiraan sax weeye sxp ujeedo goals ayaa laga leeyahy

  • @Keena-diid
    @Keena-diid 2 ปีที่แล้ว +1

    Link ga soo gali walaal

    • @BRITSOMALITV
      @BRITSOMALITV  2 ปีที่แล้ว +1

      Goordhow insha alaah walaal

    • @nuurcabdicali9271
      @nuurcabdicali9271 2 ปีที่แล้ว

      Wll linka no so share gare abdi hafid

  • @sharifnasirnasir1218
    @sharifnasirnasir1218 2 ปีที่แล้ว

    Asalama aleykum warahmatulahi wabarakatu.
    Am a Somali kenyan i have applied for such scholarship but they are not provide full scholarship only partial...

  • @AyaanMohamedAli-lj1pf
    @AyaanMohamedAli-lj1pf 2 ปีที่แล้ว +1

    asc

    • @shandhaysahmed3278
      @shandhaysahmed3278 2 ปีที่แล้ว

      Asc wlle ana uraba willkana ah marka adoo mahadsen sweden ayan joga sen ku hela lemberka perefisorka ama lenkiga

  • @alimohamedalialimohamed9458
    @alimohamedalialimohamed9458 2 ปีที่แล้ว +1

    PASSPORT DJIBOUTI MALA KU tagii karaa dalal kaa wllo🤚🏿

  • @magoolaidid5506
    @magoolaidid5506 2 ปีที่แล้ว +1

    Keliya abadi xafid iyo inaneerka waxaan ahayn mafurayo anigu

  • @ajmodalka7465
    @ajmodalka7465 2 ปีที่แล้ว

    M a

  • @aayahenatours
    @aayahenatours 2 ปีที่แล้ว +1

    War deg deg badana somali War mesha waxba lama fadhisan aqonti imtixank lagu gali lahaa mahaysan ee video ga dhamaysta shurudaha linkiga aawey soo dhig War ninka War bixinta idin soo gudbin video gaa oo aad dhamaysata ayuu ka helayaa lacag free buu idinku soo gudbinaya adinkana waxa rabtan isla markii linkiga video xita adinko dhamaysan inaad mesha kala lugaysan yaab badana dad la cawiya ma tihin

  • @sylchannel2986
    @sylchannel2986 2 ปีที่แล้ว

    Waiting.
    Contact nasii sxb.