Musasalkii Waqti : Xalqadii 10aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • follow Us Instgram Boodhari yare

ความคิดเห็น • 237

  • @aweismohamedgedim.bilaal4495
    @aweismohamedgedim.bilaal4495 3 ปีที่แล้ว +62

    Qofkii uugu horeeyey aniga waaye plz like all inta iga dambeysa m.a hhhh wan faraxsanahay

  • @suhaibsubar2521
    @suhaibsubar2521 3 ปีที่แล้ว +93

    Kusali xapiipkeena muxamed scw😗😗😗😗

  • @nuoraahmed8890
    @nuoraahmed8890 3 ปีที่แล้ว +14

    Weelka jeelka lama ogala sidaa ula socoda cagag iyo baco isticimaala wllo manshallah side kale waad fcntihin
    Intaa kabaqysa inanta uu inabtigeed imanyo arma abaheed siiyaa kabaqaysa ismuujiya

  • @hibomahamed6490
    @hibomahamed6490 3 ปีที่แล้ว +7

    Wow manta waxan kaa miid noqoday dawada yashaa ugu horeyaa ee musalalki waqtii waan ini salamay dhaman jilayashaa tagero buuxdaa

  • @mahdimahamad6508
    @mahdimahamad6508 3 ปีที่แล้ว +4

    Waaaw gorma laso dhigay waan Ku xisab Tami. Jiraye waan idin salamay dadkeygoow

  • @abdihakinozmen2644
    @abdihakinozmen2644 3 ปีที่แล้ว +42

    INta BoDhari Yare TaGerta LikeTa👇

  • @zafwanjamac1695
    @zafwanjamac1695 3 ปีที่แล้ว +45

    Inta sooman like dhac kusiii ha dhaafin

  • @amuunibrahimamuun1255
    @amuunibrahimamuun1255 3 ปีที่แล้ว +15

    Sida aan filayo adna wiilka la yidhi wuu imanaya oo ilma abti ayad tihin inla siin doono sidaas oo ay tahayna ay caqabad la kulmi donan adna iyo shaakir yare☝😍

  • @liibanhussen8916
    @liibanhussen8916 3 ปีที่แล้ว +10

    Ku sali xapipkeena muxamed scw

  • @mukhtarcismaan7238
    @mukhtarcismaan7238 3 ปีที่แล้ว +25

    inta sooman ee jiifka ku daawanaysa .likta ha ila dhafina

  • @nimcaancabdi1722
    @nimcaancabdi1722 3 ปีที่แล้ว +1

    Xalqadaha hore uso yara galiya

  • @safasamatar1020
    @safasamatar1020 3 ปีที่แล้ว +3

    Wll shaakir Axmed Alih guul iyo Gobanimo wllo

  • @zumayahapdifatahdaaahir9175
    @zumayahapdifatahdaaahir9175 3 ปีที่แล้ว +1

    Kuwa kleh noo zameeeyah inzha allah zhaakir iyoh adnah

  • @ilwaathilkacas6347
    @ilwaathilkacas6347 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a sHlllh hore usocda wallo

  • @miskiabdi7112
    @miskiabdi7112 3 ปีที่แล้ว +20

    saan usugayay waan dalay plz fiimka lasoo dhereya😘

  • @nimcohassan4261
    @nimcohassan4261 3 ปีที่แล้ว +2

    Eyaah hooyo mxaa weeye 😢😢 hooyo ma istahisho insas loogu waco. Horey usocda

  • @omarupdirahman8681
    @omarupdirahman8681 3 ปีที่แล้ว +8

    Ciid mubaarik azxapey

  • @sumaya12yasiin69
    @sumaya12yasiin69 3 ปีที่แล้ว +2

    Adna Good 👍

  • @abdirashiidmohamedsanei9884
    @abdirashiidmohamedsanei9884 3 ปีที่แล้ว +6

    From Mogadishu I love these vedios pro

  • @hassanadan7978
    @hassanadan7978 3 ปีที่แล้ว

    Filimki madhamaaday mise waxkalaaad soowadan boodhari yare nin talent leh

  • @naciimacabdi6080
    @naciimacabdi6080 3 ปีที่แล้ว +1

    shakir iyo adna waad isku nuraysan walhi masha allh 💍

  • @maxameddiiriye3972
    @maxameddiiriye3972 3 ปีที่แล้ว

    filimka masha allh wali aad baan ulasocdaa. ee dagdag usoosaara. barti11. dee❤❣💗

  • @saredomoh4691
    @saredomoh4691 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah dhalin yaro hore u socda

  • @xassansulub6974
    @xassansulub6974 3 ปีที่แล้ว +2

    Eeyaa hooyo❌
    Hooyo mcn

  • @abdifatahahmed7005
    @abdifatahahmed7005 3 ปีที่แล้ว +1

    Waadka qajilsiisee ka dhabee waan kuugu soo duceynayaa inay kuu inamayso zxp

  • @nimcoomer4913
    @nimcoomer4913 3 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha Allah sida wngsaneed umatalysan ba na qancisy
    EDNA iyo shakir❤

  • @sakariyemuuse1377
    @sakariyemuuse1377 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaal.ruwaayada waad la Raagtaan ee la soo dheereeya walaal boodhari yare keep going baan idiin leeyahay brother

  • @warabishmaxamed297
    @warabishmaxamed297 3 ปีที่แล้ว +1

    Boodhari yare keep going

  • @iftinmaxamuud1389
    @iftinmaxamuud1389 3 ปีที่แล้ว

    Naga zoo dadajiya filimka 👉👉👉

  • @samiiracumarcabdi7029
    @samiiracumarcabdi7029 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allha labadena wad is ku soo baxesan mansha allha 👸🤴❤👰🤵🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @najahnasiya8099
    @najahnasiya8099 3 ปีที่แล้ว

    Wll boodhari yare filimkii wakhti ma intaasad ku joojisay

  • @idilliibaan4575
    @idilliibaan4575 3 ปีที่แล้ว +9

    Eyah hooyo aaaa ala walalhen reer Somaliland lahjad adaka 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🙏🙏🙏 hormar wacan

  • @asmadagan5967
    @asmadagan5967 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansh allah filimka wa igusocdaa was filim shidan🥰🥰💕🧨

  • @naimamohamedabdi7967
    @naimamohamedabdi7967 3 ปีที่แล้ว +6

    M.a horumar wacan wllo

  • @hibohmuhumeth6643
    @hibohmuhumeth6643 3 ปีที่แล้ว +2

    heesta mgceed tuyarbaan sidii hodan

  • @ridwaanali2852
    @ridwaanali2852 3 ปีที่แล้ว +11

    Inta ciida ku faraxsan like dhac ku siya😅😅

  • @ladansied5583
    @ladansied5583 3 ปีที่แล้ว

    Mashalha mashalha kaliya waad naglargtern ee noso dadjiya

  • @hassantahir3386
    @hassantahir3386 3 ปีที่แล้ว +12

    Laba arimood Waan idin ku dhaliilayna Riwaayadii ood gaa gaabiseen iyo intan danbe ood Bilaa Nah kadhogteen naga macaaneeya matalaada

  • @siizto1028
    @siizto1028 3 ปีที่แล้ว +2

    Shaakir iyo adnay kaadhka yaa la igala dhicin yaade🤑💯

  • @zuldaanxeefo3932
    @zuldaanxeefo3932 3 ปีที่แล้ว +1

    Meeday tii 11aad mahaynee

  • @inanabiadem2646
    @inanabiadem2646 3 ปีที่แล้ว +17

    Wx unba igu leh ina faarax dheerahasa aya #EDNA lasinaya🙄
    👇

  • @ayaanlemohmet3081
    @ayaanlemohmet3081 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going pro boodhari yare official

  • @mohamedshire6576
    @mohamedshire6576 3 ปีที่แล้ว

    Bodhari yare official channel soo daaya filimka qaybtiisi kale

  • @suhuurahmed4327
    @suhuurahmed4327 3 ปีที่แล้ว

    Hoyo mcN eeya hoyo inla idhaa Maaha Plz gapadh eeyaleh kafiirs0

  • @heer-sareofficialmedia2082
    @heer-sareofficialmedia2082 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaw Al Fanaan cabdi xakiin Qadiimi Aabaha qaraamiga ayaa ku jira xalqadan bababababa hhhhhh...
    Adna aabaheed

  • @kaamilabsalan7054
    @kaamilabsalan7054 3 ปีที่แล้ว +5

    100 xalqadood nooga dhiga

  • @hasanfarahofficial5689
    @hasanfarahofficial5689 3 ปีที่แล้ว +2

    Jecliyaa musasalkaan

  • @sumaya12yasiin69
    @sumaya12yasiin69 3 ปีที่แล้ว +1

    Shakira good 👍

  • @sahraahmad8712
    @sahraahmad8712 3 ปีที่แล้ว +4

    Wwww cidbadani igama hormariin

  • @munaismaacil4247
    @munaismaacil4247 3 ปีที่แล้ว +5

    Hhhh yaa ilaa arkey inu wehelku madhnyhy salim wx lagu geynayey

  • @xamdaxamda777
    @xamdaxamda777 3 ปีที่แล้ว +2

    Wll waad la raagtaane filmka intaad na barteen piz inta ka soo horaysiya

  • @SaabirOmar
    @SaabirOmar 3 ปีที่แล้ว

    Shaakiroow filimku ma intaas buu ku dhamaaday

  • @aboosto8773
    @aboosto8773 3 ปีที่แล้ว +1

    The film is slowly luzing Content & creativity

  • @cabdiraxmankayse1152
    @cabdiraxmankayse1152 3 ปีที่แล้ว

    Inta iyadoo jiifta daawaneysa like

  • @fadumokayse7549
    @fadumokayse7549 3 ปีที่แล้ว +2

    Mzh allah wllo hore usocoda dhamantinba 🥰🥰👍💯

  • @nusaybaabdirisaaq5056
    @nusaybaabdirisaaq5056 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going wllo Boodhari yare

  • @nafisacrisaaq7582
    @nafisacrisaaq7582 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan idiinxiisay 1 ilaaa 10 waaan lasocdaaa taageero buuxaidiin ahay waxaan idiin rajeenayaaa inaad noqotaaa musasalkiii run isubedelo jacaylkooda guurkooda waan islakiin jeclaadayba adna iyo shaakir

  • @saarasabriye2106
    @saarasabriye2106 3 ปีที่แล้ว

    Booodhari Yare Allahayoow Barakee👑

  • @ibnumohamedrashka3005
    @ibnumohamedrashka3005 3 ปีที่แล้ว

    Xalqada 11 ayaan sugaaynaa

  • @mohahappy6586
    @mohahappy6586 3 ปีที่แล้ว +2

    War bodhariyow inan tadan dhola cadenta miidhan oo indhaha waa weyn quruxduna usii dher thy nio janis bad hesataaye si dhab ah u guurso wllhi hadii kle wad ka shalayesaa markii la guursado adigo jogo ((TALADA AYADA KUGUMA NOLEE ADIGA AYAA KU NOOL))

  • @abdiraxmanaxmed2977
    @abdiraxmanaxmed2977 3 ปีที่แล้ว +5

    Intaan isugeyn
    Waxn odhalaan ani
    Film inoo wada macaal marka ay Ramadan baxdo

  • @fihiimacabdilahi7965
    @fihiimacabdilahi7965 3 ปีที่แล้ว +5

    Wall caadi usoo daa

  • @azmazuleiman3383
    @azmazuleiman3383 3 ปีที่แล้ว +4

    Wiilka ay ilmaamtiga yihiiN ayaa lugu Darayaa AdNa ila sii ogaada

  • @aaminamaxamed6014
    @aaminamaxamed6014 3 ปีที่แล้ว

    Wll part 11 kusoo dhakhso

  • @sowdaabdullahi6365
    @sowdaabdullahi6365 3 ปีที่แล้ว +2

    Musalsalkan maraxbu noqday hadane weso daahiyan

  • @ilhaanraahoofficial2003
    @ilhaanraahoofficial2003 3 ปีที่แล้ว +13

    Adna inaabtigeed Ayaa Lasiinayaa Kadibna Filimka Waxaa Lasaarayaa heestii Heblo Waa Laguur Saday Aaa😅

  • @salmakhadar5638
    @salmakhadar5638 3 ปีที่แล้ว

    Wllo shakir ruwaydi wakhti mxa helay

  • @abdifarahsomali3007
    @abdifarahsomali3007 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @saedbiindheofficail2263
    @saedbiindheofficail2263 3 ปีที่แล้ว

    Boodhari yare madax jiliinka pro hore u soco

  • @atariishoadna5146
    @atariishoadna5146 3 ปีที่แล้ว

    ASC dhamaan taagerayaasha bodhari yare iyo dhamaan ku wa itaageera waan idin jeclahay wall meel kastood joogtaan waa markii koowaad ee kasoo muuqdo commentiga xalqadaha filmka wakhti sababtuna waa jacaylaan iidii qabo dhamaantiin kor kaad ii saaran tihii wall filmkuna wuxuu marayaa melihii ugu xalada macaanaah lkn inooyo bacdal iidka wallayaal 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @aasiyocabdi9322
    @aasiyocabdi9322 3 ปีที่แล้ว +2

    wll shaakir filmka taxane ka dhiga waa xay wax aad kala jareesaan

  • @addname4952
    @addname4952 3 ปีที่แล้ว +2

    waad ku mahadsantihiin maadaama ad saxdeen dhaliishii filinka.

  • @waxbarashoonly5643
    @waxbarashoonly5643 3 ปีที่แล้ว

    Gabadhan adno walahi wa qurux lee m.a

  • @khalidfarahan9365
    @khalidfarahan9365 3 ปีที่แล้ว +2

    fimilka soo kordhi thans

  • @khadramuuse1518
    @khadramuuse1518 3 ปีที่แล้ว +1

    MASHAAAA Allah keep going bro

  • @ahmedhassan2503
    @ahmedhassan2503 3 ปีที่แล้ว +3

    Waad ku mahadsantihiin

  • @matanabdulahi9051
    @matanabdulahi9051 3 ปีที่แล้ว +1

    www xalaqada 11 baan rajaynayaaa in shallah

  • @ismailismaiza9479
    @ismailismaiza9479 3 ปีที่แล้ว

    Asxabey filmka wa cajib ee qaybta 11 wali maan hilin mabadamadhi misin wa wilii

  • @NimcoAhmeed
    @NimcoAhmeed 3 ปีที่แล้ว

    Filimantiii mee

  • @mohamedjaama5160
    @mohamedjaama5160 3 ปีที่แล้ว +2

    War abti bahalka dhab u badala wlhy waa isku soo baxaysaane Heer Calami Baa Tahiin😂😂😂

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 3 ปีที่แล้ว +1

    masha,allah

  • @mizznagha8861
    @mizznagha8861 3 ปีที่แล้ว +1

    Adna iyo boodhari yare arooskoda barakallah🤣🤣🤣

    • @كننافعا
      @كننافعا 3 ปีที่แล้ว +1

      inanta Inanka imanaya ayaa lasiinayaa isma guursanayaan😅

  • @cashaahmed688
    @cashaahmed688 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxay gashayba laga jaraya naagta baga kkk

  • @munamuna9630
    @munamuna9630 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah 💯

  • @quenilhaan5713
    @quenilhaan5713 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilhaan my sami❤

  • @abdikadirothmen.9822
    @abdikadirothmen.9822 3 ปีที่แล้ว +3

    Bowdhari wan kusalama bro

  • @naasirmaxamed3457
    @naasirmaxamed3457 3 ปีที่แล้ว

    Waxad ku soo dareen dada ma dhaxaha

  • @roobledg1347
    @roobledg1347 3 ปีที่แล้ว

    INANTA 8ISODIRA LAMBARKEDA

  • @khadarcabdi4544
    @khadarcabdi4544 3 ปีที่แล้ว +5

    Intii aftirka ku sugasaay ismuujiya bal😋

  • @sumaya12yasiin69
    @sumaya12yasiin69 3 ปีที่แล้ว

    Warranty good 👍

  • @shakuryoonis8553
    @shakuryoonis8553 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhanka camerada wxpa ka qaldan qayptan wll

  • @siyaadbulshaawi169
    @siyaadbulshaawi169 3 ปีที่แล้ว +2

    Gobaha lagu jilayo filmka ad logama shaqaayn sida saldhiga iyo cuntada maxbuska lo koneey

  • @miskimire8415
    @miskimire8415 3 ปีที่แล้ว +4

    Afuurka inta ku sugaysa✌🤸‍♂️👍saara

  • @Hiddomedia1
    @Hiddomedia1 3 ปีที่แล้ว

    qaybtii kale sugaynaa

  • @mostafeturkey3305
    @mostafeturkey3305 3 ปีที่แล้ว

    New beautiful girl

  • @sidiiqsaleeban2073
    @sidiiqsaleeban2073 2 ปีที่แล้ว

    aar tan iska qari yaan la cawarine anaba ku jira tan

  • @nazriinmutafe5349
    @nazriinmutafe5349 3 ปีที่แล้ว

    wllo mee filiki maxa kudhacaya

  • @hayatkhadar9585
    @hayatkhadar9585 3 ปีที่แล้ว

    Qaybtii kalena meeday

  • @hiboaragsan3515
    @hiboaragsan3515 3 ปีที่แล้ว

    thanks wll shaakir

  • @sagalhussein955
    @sagalhussein955 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah 🥰🥰🥰🥰🥰