WAR CUSUB: CAASHO MAXAY REERKA U WEERARTAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Sababta ku khasabtay in caasho reerka gurigooda ku weerto. iyo Raali gelinta ‪@MohamedBuskutOfficial‬

ความคิดเห็น • 168

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 2 หลายเดือนก่อน +10

    Iney albaakaas furto ma ahayn, weliba ayado uurleh.
    Qof intaad gurigeeda ugutagtid oo aad ladagaalantid, waa qalad weyn, sharci ahaan.
    Pooliska lamawicin miya ?
    Mahadsanid

  • @ubahubah333
    @ubahubah333 2 หลายเดือนก่อน +20

    Adiga marka aad laba qof u kala garqaadaysid labadaba dhagayso Hadii kale danbi aad galaysaa

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 2 หลายเดือนก่อน

      Waxa media kahadla khayrma kashaqeeyaan ayaa gadhoore kadhigtay
      Danbi iyo halaag ayaa meelwalba lalasoo taagan yahay acuudbillah

    • @hawamussemussehassan3306
      @hawamussemussehassan3306 2 หลายเดือนก่อน

      Mashalah ❤❤❤❤❤❤

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 หลายเดือนก่อน

      Waxan garnaq ma ah ee waa views raadis nin aanay aqoon ayay cay kala dul dhacday waxaan dambi ahayna ma shaqeysaneyso

  • @dahirmahamud8767
    @dahirmahamud8767 2 หลายเดือนก่อน +13

    Caaliyo 40k xirtay well done

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 หลายเดือนก่อน +1

      Thanks🎉🎉

  • @YasiinDheere
    @YasiinDheere 2 หลายเดือนก่อน +4

    mashaAllah 40k, waxan xasuusta vidéo ad dadka isku baraysay.dugsigagii sare, iyo Boosaaso,qurbaha.
    Gobanimada hoygeedu wa Guri majeerteen.i amG36

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 2 หลายเดือนก่อน +3

    Caaliya shariiif war aysan sheegin iimaba cuntamo saaan ujeclahay warkeeda ❤

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 หลายเดือนก่อน

      Macnuhu waxaad tahay miyee qof xan iyo dambi jecel? Caali khayr ma sheegto Allah ha soo hanuunsho

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ceeliya fariid ❤❤❤ dadka waxa ugu wanagsan qofka qaata qaladkiisa qabiil aan iska iloowno

  • @ikranfaiz3737
    @ikranfaiz3737 2 หลายเดือนก่อน +4

    Caaliya Shirif sida aad waarka noo deeqsiiso aan jecelahay ❤❤❤😂

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 หลายเดือนก่อน +2

      Ikraan💐💐💐

  • @_Khaalid
    @_Khaalid 2 หลายเดือนก่อน +6

    Warka noo daadi jah.
    Maciwstii tuurey saad iigu dirtayba 😂😂😂😂

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 หลายเดือนก่อน +1

      😅😅😅😅😅😅😅

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 หลายเดือนก่อน

    SALAAN LA MID AH 👋👑🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎

  • @user-tv1gx4gm4d
    @user-tv1gx4gm4d 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maanshaa alaa gabadh quruxbadan codkar sharaf

  • @naimamohamoud379
    @naimamohamoud379 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalaah qalbi wanaag alle hakuu siyaadiyo wll

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ runtaad sheegtay

  • @Xamdicabdulahi-pz6nz
    @Xamdicabdulahi-pz6nz 2 หลายเดือนก่อน +1

    Habo caaliyo waan kiwadanaa keep going❤❤❤❤❤❤

  • @muxubohussein9808
    @muxubohussein9808 2 หลายเดือนก่อน

    Anaa kula qaba abaayo macawis ma fiicna waa runtaa

  • @AhmedIbrahim-2110
    @AhmedIbrahim-2110 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ We Love you .....

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 หลายเดือนก่อน

    GABARTANI WAA KHALAD INAY REER GURIGOODII JOGA WEERARTO MAHAA BINI AADANIMO IYO DHAQANKEENA WA BILLAAHI TOWFIIQ

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xaafadi baan soowariysiga kulaah😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 2 หลายเดือนก่อน

    SUBXAANA LAAH
    NAAGTA CAASHO LA DHAHO O UMADA SOMALIYED LACAG LOGA QAADAY OBENTA SHEGTAY OTIRI WAAN ISKA DAAYAY ILAYN WAA CABTOOY
    TAA ILMAHA AY HOOYO UTAHAY NASIIB XUMAA YAA ALLAAH
    NAAGTA KIBIR HAYA

  • @MsLajecel
    @MsLajecel 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ciyaalka laga qaatay sidee loogu soo celinaa haddii ay weerartay una gacan qaadey gabar uur leh?

  • @idilibrahim1060
    @idilibrahim1060 2 หลายเดือนก่อน

    Anigu quruxdada ayaan dawada masha allah ❤❤❤❤❤

  • @najmadarwesh1654
    @najmadarwesh1654 2 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah Edo mcn , i like how you normally laugh 😂

  • @Hamida-29
    @Hamida-29 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dhameystay mahadsanid

  • @najmoapdalle470
    @najmoapdalle470 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ay ay ay hbo 40k kep going hooyo mcn❤🎉🎉

  • @marshalbruxel
    @marshalbruxel 2 หลายเดือนก่อน +1

    aisha kacsi baa haya ee hadi aniga la ii keeno walaahi aisha way fiicnaan doonta ee ya ii keena please si fiican baan u dubayn

  • @KhanYunis7
    @KhanYunis7 2 หลายเดือนก่อน +4

    👌👌🔥🔥🔥🔥

  • @mohamedsandheere6339
    @mohamedsandheere6339 2 หลายเดือนก่อน +1

    Caaliyo masha Allah runta la gugu imada Keep Going my sister

  • @masbalali7820
    @masbalali7820 หลายเดือนก่อน

    Caliya waad mahadsantahay sida aad uraligalisay awowgiis waxaa ficnaan lahayd in ad buskut soowareesato

  • @mdgamingfr
    @mdgamingfr หลายเดือนก่อน

    Caliya sharaf waku slmy

  • @yasminhersi4067
    @yasminhersi4067 2 หลายเดือนก่อน

    Wall qoortaada qari khayr alelaha kusiiyo caaliyo

  • @83587
    @83587 2 หลายเดือนก่อน +3

    Caaliyo xantada freshka ah wan ku haystaa

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 2 หลายเดือนก่อน +2

    Asc ❤️ ❤️ ❤️

  • @tonyausten2168
    @tonyausten2168 2 หลายเดือนก่อน

    Habo mcn MJ ilaahi haa Caafidhoo! I knew u were Wabeeneya Habo!

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 หลายเดือนก่อน

    Waa yaab Naag MJ👑🇸🇱💞 waxaas ma samese naagta Caasha la Dhahaya inna adeer Cali ma Sheegata managa Hubiseen ? Tan kale waxa run sheegeysa mida uurka leh 👍🏻 Cashada waa naag Xasida o Nolosha ka Dhacday 😡 polisca haddi lagu Dacweeyo ayado lagu heestay ilmaha Wallee indhaha ayeey Somaliya ku furin ama waxey ku Durin CIRBAD eey kaga Dhigaan Qof dhaan dhaan ah 😡igu ogaada

  • @leilamohamed9758
    @leilamohamed9758 หลายเดือนก่อน

    Waa iga qoslisaa caaliyo ina adeertey quruxbadan

  • @SagalMaxamed-wt4ub
    @SagalMaxamed-wt4ub หลายเดือนก่อน

    Wllo qali qiso ku haya kalo so xiriir wllo❤

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 หลายเดือนก่อน

    WCS CALIA WAQTI DHEER BAAN KUGU XIDHNAAN JIREY ABAAYO FROM WESTERN 🇪🇺🐯🇲🇵🐯

  • @user-js1of9cz3o
    @user-js1of9cz3o 2 หลายเดือนก่อน +2

    Caaliya qalbi qabqab raali gelintii waan qaadanay

  • @raxoisaaq9185
    @raxoisaaq9185 2 หลายเดือนก่อน

    Asc wall waxan kuweydina maanta naag yurub joogta maa ilmaheda qasab lagagarebankaraa adigoo sharciyada yurubna garanaya

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shariifada waan jeclahay ma ogtahay.

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkk caliya yaah wa kuwii qubayska ku baray Kkkk ishaa ka tuurtay awoogaa cali yuusuf

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 2 หลายเดือนก่อน +1

    Muniira waa Carabiyad Yemeni ah Inan Soomaaliyeed baa dhashay laakiin waad ku khaldan tahay awoowgiis baa tuugsan jiray inaad tidhaa.waa khalad

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 หลายเดือนก่อน

      Xataa inay isaga caydo ayaa khalad ah iyadoo qof weyna.

  • @ladanhassan1172
    @ladanhassan1172 2 หลายเดือนก่อน +3

    Aliya asho Ana runteda ku haya oo family geda aha ee xage kala so xarira

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 2 หลายเดือนก่อน +2

    🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤ 40k subscribe congratulations caaliyo sharaf keep going guuleso ka badan Ku rajena Insha Allah 😂😂😂😂 maxamed buskud iyo muniiro dib udaawadey vedio cuntada wu ka booba camera horteda gacanta kor uhesa inyar cunto vedio bilaaw qaadatey ila ka dhamaanaya cunesa asaga isku dal dalaa cuntada wuba sugi la,san yahay inta camera dameso xita cunuga yar afka wax uma gelinayo biya cad miiska saaran juice fruit xita cuntada miiska saaran lama socdan gabadha maskinta warkeda wa run gaajada heso ugeestay xita camera horteda masarka so jiid leyahay ayada xijaaban control pressure saara Vedio dib halo daawado physical wax ugesana iyo body language laga garana

  • @user-uf1km4ip6d
    @user-uf1km4ip6d 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc ❤❤❤❤❤❤❤

  • @amaaniom
    @amaaniom 2 หลายเดือนก่อน

    Labadaas qof ee isqabay wixii gurigooda ka jiray ayaga ayaa og iyo ilaahay qofkale wax kamasheegi karo.hadii aygaajo qabtay iyo dhibaato maxaa ilmihii labaad ku gaarsiiyay sowtii aaday France maxaa kusoo celiyay .
    In danbi laga shaqaysto ma fiicna wax aan indhaha lagu arkin .
    Qofkasta intuu meel soo fariisto ayuu wuxuu rabo sheegaa dadka aan caqliga lahayn ayaa wax kasta run umaleeya.

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 2 หลายเดือนก่อน

    Hooyadeed maraxan weynbaa

  • @mohamedsandheere6339
    @mohamedsandheere6339 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maxamed buskud wa maafiyo Aniga aqana aqona u leh

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wcl sister ❤

  • @zuzuzuzu5106
    @zuzuzuzu5106 2 หลายเดือนก่อน

    Raxanwayntu waa dad cajiiba qofkay dhalaan ama guursadaanba waa qaylinaya hada ka hor fananki sheekja noqday waaki isna hooyadi ka qaylinayey

  • @user-tg2bg1wu3b
    @user-tg2bg1wu3b หลายเดือนก่อน

    Daf beey kula turi caaliyo kkkk😂

  • @isninoali9533
    @isninoali9533 2 หลายเดือนก่อน

    Asc walaal caaliyo waan kujecelahay abaayo waligaa wax hakasheegin waxaay ubadan yihiin culumo ❤❤❤❤❤

  • @Shamis_shamis
    @Shamis_shamis 2 หลายเดือนก่อน

    Asc Abaayooy hawiye Magaalo Miyaa ?ileyn magaalooyinka kaleba waa adiga sheegaye ama inaad tiraahdo Muqdisho sow ma fiicneyn

  • @MubYus
    @MubYus 2 หลายเดือนก่อน +3

    WCS.. Caaliya.

  • @dahirawke9268
    @dahirawke9268 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc waanku salamay ina adeer

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gabdhaan waa la duryaa ogaad.Waxey rabto ha haado.
    Gacan lama qaado Yurub

  • @IfrahAbdi-q8m
    @IfrahAbdi-q8m 2 หลายเดือนก่อน

    war aliya sharifey walagu wayay I miss you ❤

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 หลายเดือนก่อน

      Miss you too, qaali 🥰

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhaan Caasho, waxaan umalaynaya oon kabaqayaa, inuu Xanuun jiro, waayo way fududahay, wayna dhibantahay oo ilmalaga qaatay, hadana waxaan kabaqayaa haday sidaan kusocoto, in ayadana laxiro, i hope not, i wish her the best🤔

  • @faizafaba7223
    @faizafaba7223 2 หลายเดือนก่อน

    Naag nool dheh caliya waxi ku somaga wax iska dheh ,jug ku siiyo jawabaa sugaa😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @milyarawes6425
    @milyarawes6425 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkk

  • @nejiyes3616
    @nejiyes3616 2 หลายเดือนก่อน

    Qof ka shaqsiyadisa hacayin

  • @weeewchaweeewcha
    @weeewchaweeewcha 25 วันที่ผ่านมา

    Nasab maaha nin gabadhiisa qadiyey 😂

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 หลายเดือนก่อน

    HADEY RUNTAHAY INUU KHADIYEY XAASKIISA INAGUMEEDNA WUU KA DARAN YAHAY😂😂😂😂

  • @fardosamumin9376
    @fardosamumin9376 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @user-qu7ez2np3w
    @user-qu7ez2np3w 2 หลายเดือนก่อน +1

    Macawis maba isticmaalo

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 2 หลายเดือนก่อน

    Wax aadan ogeyn inaad ku danbaabto ma fcna ka shaqeey wanaaga oo Alle ka baq gabadhaas wax gaajo kama muuqan in Alle ka baqdo waaye wax kale inay jiraan macquul nin iyo naag col ma ahan heshiis ma ahan in islaax aad ka shqeysid ayaa wanagsan adigoo qof ku xad gudbin

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤🎉😢🎉😂😮😢😅😊😊

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ma buurnid quruxleey aa tahay.

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 2 หลายเดือนก่อน +1

    Caaliyaay maxamed buskut haduu sidaa sameeyay waa nin xun laakiin walaaley malahubaa inay gabdaha runsheegayso ?

  • @lulali6059
    @lulali6059 2 หลายเดือนก่อน

    Waa sax Caasha maskaxdeeds ma fadhiso hadii maskaxdeeda fadhiso barafuun yar uma aysan dagaal galeeyn. Allaha soo hadeeyo gabadhaas caasho.

  • @ummmariam2336
    @ummmariam2336 2 หลายเดือนก่อน +1

    Naa shib dheh eelay qaarkood waayaabe dhanka aniga aderky hoyadey qaba ba ah ma garatay waxaa xasuusta anago wada baahin intuu biilkii diiday buu maqaaxi aaday markasuu caruurtiisa oo 3 eheed buu bac ugu so qaaday inta 3dii u dhalay dhaxda ka dhigay ilmo bey ahayeen bey cuneen aniga iyo hooyana afkena baa qabnay oo baahi baa naheesay markaa dadkaas ma jecli qabiilkaas dhan ninkaas baa inacsiiyay😢

  • @Hamida-29
    @Hamida-29 2 หลายเดือนก่อน

    Cabdiqaniyow waraa cabdiqani hhhh, nagadabagee xanta caaliyo

  • @halimohusseen2587
    @halimohusseen2587 2 หลายเดือนก่อน

    Caaliya abilities tahay nagaa daah

  • @user-gv2uf2zz1n
    @user-gv2uf2zz1n 2 หลายเดือนก่อน

    ❤ Barbara Kuba arag waan ku sugaa caaliyo ka daba gaynta kugu jecelahay 😂

  • @nejiyes3616
    @nejiyes3616 2 หลายเดือนก่อน

    Ha iakin adiga qabil kisa aad caysay asaga cay lakin qabil hacayen

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 หลายเดือนก่อน +1

    Isma ogid sow adigii caayey eelay

  • @aminaissa7307
    @aminaissa7307 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkk

  • @batulaabdulrahman8936
    @batulaabdulrahman8936 2 หลายเดือนก่อน

    Mohammed Buskut Wuxuu haleeyay noo sheeg abaayo ama qof walba qalad kuu galo laakiin muhiim ma aha in aa qabiilkooda ogaano ama qabiilkaan saan aa lagu yaqaanaa aa dhahdid

  • @MohamedNoormohamed-lc4rg
    @MohamedNoormohamed-lc4rg 2 หลายเดือนก่อน +2

    😅😅😅rufiyaanimadii oo qof ah habo why are u so weak

  • @naimamahamud5714
    @naimamahamud5714 หลายเดือนก่อน

    Ma runtay diidayaan raxan wayn waa tuugsadaan waa shaqadooda maad caayin

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  หลายเดือนก่อน

      Fulay xantii ma mooga! Somalidu Runta ma jecla😁

  • @halimoshidie569
    @halimoshidie569 2 หลายเดือนก่อน +1

    Baayo aan daawanin baan ka wadaa af somaaligii baa iga qaldamay raali noqo😅😅😅😅

    • @umufatuma7472
      @umufatuma7472 2 หลายเดือนก่อน

      Haa abyo meesha sadexda dhibic taabo comantigaadi hore markaas edit dheh Oo sax kana iska delete

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 2 หลายเดือนก่อน

    Caaaliyo kuuusooy fariid baa tahay😂

  • @citybern1493
    @citybern1493 2 หลายเดือนก่อน +3

    Maashaalaah ❤❤❤

  • @Sara-bl1vn
    @Sara-bl1vn 2 หลายเดือนก่อน

    Hey habaryar caaliya waad iga diiday inad ii sheegto waxad isku cadeysey meeqo ku iri habar yareey iga daba gee waxad sidan isugu quruxisey ❤ hana iga xanaqin quruxey from qardho salan sare hbo

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 หลายเดือนก่อน

      Habaryareey walaahi isma cadeeyo makeup xitaa ma marsado malaha waa camera da waan kuu sheegi lahaa maxaan kaaga qarsanayaa

  • @barni5847
    @barni5847 2 หลายเดือนก่อน +1

    Caliyi waa qofta kaliya rumaysto

  • @kasimhaji1950
    @kasimhaji1950 2 หลายเดือนก่อน

    As

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 หลายเดือนก่อน

    HADII KHAATUMO LACAYANA KHAATUMO U HIILI 😂😂😂😂

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 2 หลายเดือนก่อน

    Caasho ma saddex ilmaa laga qabatay walaalo😢😢, Tik tik ma daawade

  • @Xaliimomaxamed114
    @Xaliimomaxamed114 2 หลายเดือนก่อน

    Reer garmany maxay caasho sitoosa ugu hagar bixi waayeen

  • @Aymo72
    @Aymo72 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aney igu dhici jirti mar mar inuu adeeg laigu dhibi jiray oo mar mar caano laan dhib kan kadaran aa lasoomary niman narcissistic ah weybuuxaan laakiin waligeyna dad umasheegin inii ceebaha lasturo aa rooneyd

  • @maryamali7521
    @maryamali7521 2 หลายเดือนก่อน

    Habaryar shekadado wan ka helay no so budi

  • @user-pm8zf2ei5p
    @user-pm8zf2ei5p 2 หลายเดือนก่อน

    Ina adeeray caaliya caasha allaha u sahlo ninka hada una macawista kadhicin

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg 2 หลายเดือนก่อน

    Abaayo cidna haqancin wixii aad layaab to waa runtii waxbaa lagasheega

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 caaliyo hadamada ma noga dhici karta dhibley ❤

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 หลายเดือนก่อน

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 haye

  • @MubYus
    @MubYus 2 หลายเดือนก่อน +1

    Nin Gabdh qadiyay waa Keleb.

  • @kinnur8398
    @kinnur8398 2 หลายเดือนก่อน

    Illahey ka cabsada wilkas iyo gabadhas gurigooda wax walbo ey sameyan wey soo dhihi jirtay waxasa cuna waxasa cuna waa is cateynaya gabadhas bahi kama muqan arintas waa ben e gabadhas wax kala ha shegto😂

  • @morganyare6737
    @morganyare6737 2 หลายเดือนก่อน

    naag xiniinyo leh casho ninkana ku dar pls hh

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 2 หลายเดือนก่อน

    Caaliya hadda u dood dadka debdemiska subax lagu weeraray oo xataa la sugi waayey caruurta intay quraacda ka siinayaan

  • @MsQuule
    @MsQuule 2 หลายเดือนก่อน

    Kkk

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 2 หลายเดือนก่อน

    dadkale aggressive ka ah waa in jail lagu guro

  • @ashalul565
    @ashalul565 2 หลายเดือนก่อน

    Alaabteeda maysiiso