jinka caashaqa Ruux ku Gala ee Riyada ku Yimaada Hurdada calaamadihiisa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.ย. 2019
  • jinka caashaqa Ruux ku Gala ee Riyada ku Yimaada Hurdada calaamadihiisa

ความคิดเห็น • 147

  • @hodanomararahman4242
    @hodanomararahman4242 4 ปีที่แล้ว +15

    Sheekhoow Allah ha Ku barakeeyee soo gaabi muuqaalka dadku way Ku fahmayaane iska daa Ku celcelinta hadalad soo koob muhiimadana ka hadal uun

    • @hdlo4244
      @hdlo4244 2 ปีที่แล้ว

      Sheeq qeer allah ku siyo

    • @hdlo4244
      @hdlo4244 2 ปีที่แล้ว

      Mar aan dhagesati Rusiyada anigo kaligeey qol kujiraa markan dhagesati anoo ordaayo qolka kasoo baxay cabsi aad udaremayo

  • @siyadbruh9811
    @siyadbruh9811 4 ปีที่แล้ว +6

    Jazaakallah khyrn shiekh! Maasha’Allah May Allah increase your knowledge

  • @amaalcumarcolad5941
    @amaalcumarcolad5941 4 ปีที่แล้ว +15

    Ilahay haku xiftiyo sheikh khayr Ayaad qabtaa wlhy xanunkan Anigu ihayaa waliba in badan guurkana wanba nacebahay Asaxabey isoo duceyaa illahay hana xiftiyo

    • @hodancumar2857
      @hodancumar2857 4 ปีที่แล้ว

      allaha kaa qaado xanuunka ku hayo insha allah

    • @ruqiamohamed9761
      @ruqiamohamed9761 4 ปีที่แล้ว

      RABI haku caafiyo walal isla dadaal Waa daciif makriga sheydaanka kula dagaalan quraanka

    • @wasiirawasiira4662
      @wasiirawasiira4662 4 ปีที่แล้ว

      Allaah hakaa caafiyo wllo yaa rabi ka dulqaad yaa xayu yaa qayuum yaa dul jalaali wal ikraam

    • @wasiirawasiira4662
      @wasiirawasiira4662 4 ปีที่แล้ว

      Guur kana rabi hakuu fudaydiyo wllo lkn is cilaji baqarah yawmiyan u akhriso hadanad aqoon dhagayso malin walba macawada tayn ka iyo faatixa bacda salad kasta isku akhri macawada taynka min sadex jeer faatixa 7 jeer ama 40 jeer faatixado badan jidhkaga mari biyana ku tufo way iska dhaman inshaa allaah

    • @user-km6pc7zk5x
      @user-km6pc7zk5x 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo xanuunki ma ka reesatey mudo sddex sano ah ayaa laga jooga

  • @gabadhakheyrkajecelchannel4171
    @gabadhakheyrkajecelchannel4171 4 ปีที่แล้ว +30

    illaahaw ka caafi ruux walboo ka cabanaayo xanuunada nafsaaniga illaahaw annagana naga haay 😥😭

  • @ciyeyare6033
    @ciyeyare6033 4 ปีที่แล้ว +11

    Xanuunkan anuu ihayaa oo xaqiiqa Alle inuu iga caafiyo isoo duceeya Wlalayaal
    JazakAllah khayr Sheekh

    • @munasalad3921
      @munasalad3921 4 ปีที่แล้ว +1

      Allaha haku cafiyo abaayo

    • @ubahhussein206
      @ubahhussein206 4 ปีที่แล้ว +1

      Alle haka cafiyo wll

    • @hodancumar2857
      @hodancumar2857 4 ปีที่แล้ว +1

      allaha kaa qaado xanunka ku hayo wllo insha allah

    • @ciyeyare6033
      @ciyeyare6033 4 ปีที่แล้ว

      @@munasalad3921 Aamiin wl shukran

    • @ciyeyare6033
      @ciyeyare6033 4 ปีที่แล้ว

      @@ubahhussein206 Aamiin wl mahadsanid

  • @abdirahmanawil9243
    @abdirahmanawil9243 ปีที่แล้ว +3

    Anigu ayu xanuunkas ihayaa iso duce in alle iga cafiyo

  • @tasniimali8289
    @tasniimali8289 4 ปีที่แล้ว +3

    jazaakallahu khayr sheikh

  • @coolcatschitah6394
    @coolcatschitah6394 4 ปีที่แล้ว +3

    JazakaAllahu kheeyr

  • @sadiasadia19191m
    @sadiasadia19191m 5 หลายเดือนก่อน +1

    Guuurba lima ogolo cuulees iga saran isoo duceeya wllo yaalo iyo markan shukanso is dhahoo qoflii wuu i naca bilaa sabab' iga tagaa anigo dhan bilaa far xad oa'aan

  • @marwonaciima7544
    @marwonaciima7544 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah shekhanaa ilaahay Haku Barakeeyo

  • @maryanmuqtar7116
    @maryanmuqtar7116 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah shukran sheikh 🏆 🏆 Masha Allah

  • @nah8709
    @nah8709 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazakalaahu kher

  • @nimcohassan2784
    @nimcohassan2784 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay hakuxifdiyo. Waxbadan ayaankafaiiday. Jasakalah qayer

  • @khadraahmedali6318
    @khadraahmedali6318 4 ปีที่แล้ว +18

    Shekh wlhi wn kuducayaa markasdaaba ilhaay jandaa hagugeyo malinksdaan tukado wn kuducayaa wx badaan bn kafaidaay

  • @sahroali9157
    @sahroali9157 4 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خير

  • @asmamacalin8416
    @asmamacalin8416 4 ปีที่แล้ว +2

    Shikhow allaha ku xifdiyo wanaa fa iidasee

  • @fatimabaraawi9237
    @fatimabaraawi9237 2 ปีที่แล้ว +2

    Sh muraad ayaleyahy isuduceeya

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 8 วันที่ผ่านมา

    Shiiq Madiida Soomaalidu aad bey u isticaalaan

  • @hdlo4244
    @hdlo4244 2 ปีที่แล้ว +1

    Jizakalalah qeer sheeq

  • @farxaanabdixakin9416
    @farxaanabdixakin9416 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh muhiimada soo gaabi waa lagu fahmayayeye

  • @mohammedcabdikariim808
    @mohammedcabdikariim808 ปีที่แล้ว +1

    mashal'alaah wax baan kaa faaidaystay❤️‍🩹

  • @maryanabdow4328
    @maryanabdow4328 4 ปีที่แล้ว +8

    Baqra yasiin Nur saafaad.

  • @alihibrahim3011
    @alihibrahim3011 2 ปีที่แล้ว +1

    Jasakalah khayr

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤😊 lanbarkaga isoo qor sheekh

  • @zeynabxassan2605
    @zeynabxassan2605 ปีที่แล้ว +2

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @farxaanabdixakin9416
    @farxaanabdixakin9416 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah dadka ha caafiyo amin

  • @zeinabtagaan9350
    @zeinabtagaan9350 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @AyaanYusuf-rz2dd
    @AyaanYusuf-rz2dd 3 หลายเดือนก่อน

    Waaa jiraa waalaysu adegsada

  • @xaaficabdixafiid6107
    @xaaficabdixafiid6107 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @sadiasadia19191m
    @sadiasadia19191m 5 หลายเดือนก่อน

    Aniga hal dhib i heeesto waxa wye anigoo dhaan dareeen ligu furi jiray kadib qolka mugdi inaan xumaan ku sameeyo ligu qasbi jiray subxana'alllh waxa dhacday in xubinteyda dhaqdhaqaaq ka dareemo iyo dareeen baa waxas xubinteyda ku socdo iska celin karin baa ilaa an ka nafisayo igu socona kadib sidaas sideeh u aheeed baa riyo ku arkay ano la i galmonayo cml dhowr mar yacni salada subax cml oona u jedin qofkas go'aan qaty markas walwalkii aduunka ligu furay iyo cabsi murug wadno karac shaleeyto cml adaa rali ka aheeed qofkiii waxas qaba ha ila soo xiriiiro insha allllh

  • @almas6367
    @almas6367 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha.Allaah

  • @axmed891
    @axmed891 3 ปีที่แล้ว +2

    Wallhi bilahi anigey iheysga sheekh inanba ahey markaste guurso is dhaho wan nacaya

  • @maxamedbarakale2782
    @maxamedbarakale2782 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc w tuhu waxaa adshee tay oo dhan waa run ilwareen ka maxaa kadewa ah?

  • @qadardheereoffecial8303
    @qadardheereoffecial8303 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha

  • @fartacadeey3774
    @fartacadeey3774 4 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi sax shiqow ani mar ban gursaday ninkina wn nacay bil marku iqaby halahsna wn isku dhib qabny

  • @kamaal495
    @kamaal495 4 หลายเดือนก่อน

    Scw

  • @abdul5071
    @abdul5071 4 ปีที่แล้ว +3

    asc shiekh talefoon kaada qaaskaa ayaan rabaa hadey macquul tahay

  • @naimaaadan187
    @naimaaadan187 4 ปีที่แล้ว +1

    Subxanall'allah حسبني ونعم الوكيل

  • @samianur4839
    @samianur4839 4 ปีที่แล้ว +2

    Xagee kal so xiira sheikh

  • @fartacadeey3774
    @fartacadeey3774 4 ปีที่แล้ว +7

    Iso duceya dhibkas iheste

  • @suldaanaosmaa9183
    @suldaanaosmaa9183 4 ปีที่แล้ว +1

    Allllah haynaga haayo

  • @aayishaabdow3856
    @aayishaabdow3856 3 ปีที่แล้ว +1

    sheekhow wan ku fahamaya arinka aniga weye i heysta hayeh sixirka gurka lagu reebo maxan dhageysana

  • @najmamuxuyadiin6517
    @najmamuxuyadiin6517 4 ปีที่แล้ว +3

    Sheekh lambarkaga xagee ka helaa

  • @star-ld2ys
    @star-ld2ys 2 ปีที่แล้ว +8

    Surah bawarah
    Surah Yasin
    Suura safat
    Suura nuur
    7 cisho biyo ku tufo cab

    • @zuleqa2006
      @zuleqa2006 2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid

    • @naimanalka215
      @naimanalka215 9 หลายเดือนก่อน +2

      Bawarah surad ladhaho quranka kuma jirto walal Baqrah miyaa kawadaa???

  • @fartunshukri6927
    @fartunshukri6927 3 ปีที่แล้ว +1

    sheekh mahadsnid

  • @asmaaabduqadirosman8642
    @asmaaabduqadirosman8642 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh iisoo jwb illah dartiiis intee kaala soo xatiiiiraaa

  • @shuuchannel3135
    @shuuchannel3135 4 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh qeer Allh ku siyo afarta surad wan aqriya alx isbadal baan daremay

  • @ilwaadibraahim2342
    @ilwaadibraahim2342 4 ปีที่แล้ว +8

    Sheekh waan is isturaa oown xijbtaa habeekiina adkaartA kamatago hada jinkasi wuu igu jiraa wnn ku riyoodaa

  • @ahmedOsman-nt8bf
    @ahmedOsman-nt8bf 4 ปีที่แล้ว +2

    Shiikh Sirka boga fadiisda side lo Sara

  • @user-ry7zm7cy2f
    @user-ry7zm7cy2f 7 วันที่ผ่านมา

    M.a

  • @zainabsalat9736
    @zainabsalat9736 4 ปีที่แล้ว +2

    sheikh ila tali maxan sameya

  • @qalbifuranshukulatina1516
    @qalbifuranshukulatina1516 4 ปีที่แล้ว +2

    شكرا جزيلا اخي عزيز

  • @ilwaadibraahim2342
    @ilwaadibraahim2342 4 ปีที่แล้ว +3

    Ciilaajyo farabna waan tagay waxaba waa layga qaban waayy sheekh ilatali

    • @star-ld2ys
      @star-ld2ys 2 ปีที่แล้ว

      Abyo adiga is cilaaj sidaaa fuiican

    • @seynabadam3987
      @seynabadam3987 2 ปีที่แล้ว +1

      Abooyo anaa ka daran 20 sano ayan xanuunsanahay waxna leyga qaban wayay noloshii ayan nacay marka allah na caafiyo

    • @drsharmaarke7013
      @drsharmaarke7013 2 ปีที่แล้ว

      @@seynabadam3987 rabbi Haku caafiyo

  • @abdifatahmohamed3307
    @abdifatahmohamed3307 4 ปีที่แล้ว +2

    Nambarkada isoo diir

  • @qadroahmed8727
    @qadroahmed8727 ปีที่แล้ว +1

    Shiqow Ani waxaas aa isku arke markaa is dhaho qof baro hadana waa Nacaya

  • @user-yb3ph2pi3j
    @user-yb3ph2pi3j 4 ปีที่แล้ว +13

    Sheekh waxaan kaa codsanlahaa
    Markaad inoosooduubaysid vidiyowga waxaan jeclaysanlahaa
    Inaad inoosoo koobto si aan ufahanno iyo qaab quruxbadanoo oo sharraxan

    • @rogcadagiijicimbir1617
      @rogcadagiijicimbir1617 4 ปีที่แล้ว

      Sheekh. N'osons sheekh magaranayo magacaga. Waxa n'a Haye.reer.jabuuti .noso. sheeg. Lambarkaga. Téléphone. . Sii dag daga

  • @heyfaiyohelan9865
    @heyfaiyohelan9865 3 ปีที่แล้ว +1

    Shiiqo gurigeg nin jiini ma cunta dhaqay ku riyoday nin xoog badan madow kusan asaga ima arkin an arkay man ka nixin cad iska dhiigay subxan lah

  • @qajo9403
    @qajo9403 5 หลายเดือนก่อน

    Naag ahay xalay ky riyooda nin jinni ah oo ee galmoonayo mida kale farhuusa oo lugaha iyo gacmaha e tusa afar faro bas bo layahay marka waxaan is weeydiya jinnka ma afar faro bo payahay isoo jawaba waba yaaba

  • @AyaanYusuf-rz2dd
    @AyaanYusuf-rz2dd 3 หลายเดือนก่อน

    Barakalahu

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 ปีที่แล้ว +1

    Subxaalaah 😭😭

  • @safiyasaid9189
    @safiyasaid9189 4 ปีที่แล้ว +3

    Subxaanaallah illaahow naga badbaadi iyagana ka saar

  • @munaahmed1121
    @munaahmed1121 ปีที่แล้ว +1

    Shiiqow aniga guurka dhan Wan nacay ma awodo ninka guur igu so qaado Wan la dagaala ninka duunka dhan heesto xitaa ma rabo dadka aniga ayay I dhalilaan Hami uma lihi niyada ka nacay

  • @aptiali1907
    @aptiali1907 ปีที่แล้ว +1

    Mmmm

  • @user-tc7qx6nn6p
    @user-tc7qx6nn6p 5 หลายเดือนก่อน

    Salahu CALAYHI wasalam salahu CALAYHI wasalam salahu CALAYHI wasalam salahu CALAYHI wasalam salahu CALAYHI wasalam salahu CALAYHI wasalam salahu CALAYHI wasalam salahu CALAYHI wasalam salahu CALAYHI wasalam salahu CALAYHI wasalam salahu CALAYHI wasalam salahu CALAYHI wasalam salahu CALAYHI wasalam

  • @filsankutub2278
    @filsankutub2278 4 ปีที่แล้ว +1

    Baqara ma ayada dhan la aqrinaa

  • @fatimabaraawi9237
    @fatimabaraawi9237 2 ปีที่แล้ว +1

    Isoduceey

  • @ummuatikahaaji9634
    @ummuatikahaaji9634 3 ปีที่แล้ว +2

    Anigu wan leyhay xanunkan mana awoodo inan is dabiibo oo waba layga haystaa raga midka u qiimahah badan ee gabdho ku fikrsn baa xidhidh na dhex mara wayna igaa tagaan bal cilaaj sheekh isheeg

    • @aishabarre1589
      @aishabarre1589 3 ปีที่แล้ว +1

      Abyo ina kula hdlo an raba xage kala xariraa

    • @ummuatikahaaji9634
      @ummuatikahaaji9634 3 ปีที่แล้ว +1

      @@aishabarre1589 numberkagaa so qor xababti

    • @aishabarre1589
      @aishabarre1589 3 ปีที่แล้ว

      @@ummuatikahaaji9634 0615802326

    • @aishabarre1589
      @aishabarre1589 3 ปีที่แล้ว

      Wakaa isowc abyo

    • @ummuatikahaaji9634
      @ummuatikahaaji9634 3 ปีที่แล้ว

      @@aishabarre1589 wll ma lihid whatsapp

  • @abdifatahmohamed3307
    @abdifatahmohamed3307 4 ปีที่แล้ว +3

    Intee jogta

  • @hamdahurmo358
    @hamdahurmo358 4 ปีที่แล้ว +2

    😿😿😿😿😿

  • @lakimaxamud3004
    @lakimaxamud3004 3 ปีที่แล้ว +5

    Sheikh aniga salada waan jar jari jiray
    Jinga caashaqa wuu ihayaaa lkn hada ehellu dikri ayaa nqday marki hore isma kay tusi jirin lkn hada wiil yr oo qurxbadan ayaa riyada igu yimaada waana jin habeenki ima yimaado sababto ah adkaart ayaa akhrisda lkn duhurkii marka jiifto ayuu i yimada wuuna iskay tusa mar walba waliba wuu ila kalmooda 😭😭
    Marka riyada agay ayaa you tupka way diiyey kadib adiga oo ka hadlaya ayaa ragay sheikh

    • @aishabarre1589
      @aishabarre1589 3 ปีที่แล้ว

      😥

    • @aishabarre1589
      @aishabarre1589 3 ปีที่แล้ว +1

      Abyo kula mid ban ahaye ee ma is dawesay

    • @aishabarre1589
      @aishabarre1589 3 ปีที่แล้ว +2

      Side xitaa gurka wa la ididaa ninka is barano bila sabab ayuu iga taga

    • @lakimaxamud3004
      @lakimaxamud3004 3 ปีที่แล้ว +1

      Maya abyo waxan wayey cadarka uu sheekayo sheikha

    • @Rodina440
      @Rodina440 3 ปีที่แล้ว +1

      Isku mid aa nahay abaayo allow naga caafi🤲🤲

  • @aayishaabdow3856
    @aayishaabdow3856 3 ปีที่แล้ว +1

    asc

  • @ibtizaamahmed
    @ibtizaamahmed 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadan dhegstana

  • @zainabsalat9736
    @zainabsalat9736 4 ปีที่แล้ว +2

    ninku muxu yhy anigu nafta I keney mar u isqawiya mar ba noc bu iska so dhiga mar horteyda xuman lusameya asago dumar kle waxa kusameyna

  • @sahraciise8329
    @sahraciise8329 4 ปีที่แล้ว +2

    war waxaazu wax jira maaha

  • @samirahassan886
    @samirahassan886 4 ปีที่แล้ว +4

    Sheeqaw ninbaa imadiidaystay laakiin aan ogaaday sanadobadan kadib waan iska eryay kadibna quraan ayaan
    Isasaaray dabadeed riyadaan ku arkay inuu isixray habeenwalba riyada dhexdeeda ayuu iigu imanjiray sagal waana iskacelinjiray hadase riyadii dagaalkawaydhamaatay isagoo caadi ah ayaan kuriyoodaa markaa micnaheedabal iisheeg waxa isbadalay

    • @nimaabdullahi3125
      @nimaabdullahi3125 4 ปีที่แล้ว +1

      Asc Abayo Aniga wax ayaa igalmonaya wana la dagala waan iska celiyaa wuuiga xoogbadan yahay lkn habeenki ma ah waa subixii barqada walhi magaranayo waxan waxuu yahay gabdh yarna waan ahay 17 ayan jiraa wax family ahna ila manoola kaligay ayaa nool waxaan sameyo ma aqano wlhi

    • @samirahassan886
      @samirahassan886 4 ปีที่แล้ว

      Nimo abdulahi
      Www jin caashiq oo shiiqa kasheekaynayo ayaa kuhaayo markaa mabarqadii uunbuu kuuyimaadaa xageese joogtaa gabaryarbaa tahay quraan isku aqri hadii kale guurka ayuu kaa hor istaagaa ilaahayna caafimaad dag daga hakusiiyo Aamiin🤲

    • @nimaabdullahi3125
      @nimaabdullahi3125 4 ปีที่แล้ว +1

      @@samirahassan886 Amiin abayo haa barqadii unbuu i yimaadaa markan salada tukado ayaan kulaban jiray marka waxaas baan isku arkay iyo waxyalo.kale onan lahanjirin sida walwal fikir murugo waswaas o xaga dinta ah iyo salda igu dhib ahayd marka bil ka hor ayaan quran isa saaray Alx waan h ronahay hada lkn waxn anku riyonayo wali iga matagin hordadana waan iska ilaliyaa badanaa lkn mamar ayan sexda waxaan kunolahay abayo malaysia insha Allah abayo ilahay hana caafiyo dhamaanten

    • @samirahassan886
      @samirahassan886 4 ปีที่แล้ว +1

      Nima abdillahi
      Aamiin wllo ducadaada waxaad samaysaa salaada subax kadib markaa tukato atcar sabaax aqriso
      waa duco subaxii la aqristo iyo ducada habeenkii la aqristo maqribka markaad tukato. Waxaad samaysaa oo kale ducadabadi salaatulayl tuko .hadaad tahay qof heesaha dhagaysta iska jooji albaqarana dhagayso maalinwalba dhagaha gasho gurigana kushid insha allah waad caafimaadidoontaa wll dunidu waa iska imtaxaan dadka ilaahay jecelyahay ayaa la imtaxaamaa ilaahay xagiisa ayaan ucaranaynaa isagaa xanuunka keena isagaana naga qaadikaraya

    • @nimaabdullahi3125
      @nimaabdullahi3125 4 ปีที่แล้ว

      Amiin abayo haye Abayo jazaakallah khayr 💕💓

  • @manmaantiktok7848
    @manmaantiktok7848 4 ปีที่แล้ว +2

    Sh inte ayankalasoxirira

  • @fartacadeey3774
    @fartacadeey3774 4 ปีที่แล้ว +6

    Kadib sideda sano la si maroya man gursan o ninkan la hishiyabi cules ba iga sarmo am wn xanunsan am ninkas mabab isla si jogeno hbenkina hdi anan salada iga jabantahy o dahir ahen ba wx i imadan man hdli karo mar walbo wn la dagala o in is ticmalo bu raba wan wx iga awod badan ale ba awod badane

    • @karaamaxmed6366
      @karaamaxmed6366 3 ปีที่แล้ว

      Wlo ila soo xirirr

    • @karaamaxmed6366
      @karaamaxmed6366 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan kuu hayaa dawo fiicanee

    • @hibmaxamud1308
      @hibmaxamud1308 3 ปีที่แล้ว

      @@karaamaxmed6366 wllo xage kala so xidhidha

    • @adoontiialekuxirneyd3938
      @adoontiialekuxirneyd3938 2 ปีที่แล้ว

      @@karaamaxmed6366 abaayo daawadaas noosheeg ajar alaha kusiiye laba gabdhood ayaa guurkiiba diidan markaan guursa dhaho wey ila dagaalama yaan ilaahoow caafimaad nasii adaa hoqoree

    • @nimcojama2001
      @nimcojama2001 ปีที่แล้ว

      ​@@karaamaxmed6366 wll xagan kalaso xidhidh

  • @Shamsa-Cafimadka-Channel
    @Shamsa-Cafimadka-Channel 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah