Xarunta Ifiye
Xarunta Ifiye
  • 27
  • 172 335
Somali Novels and literate History “Sheeko-Faneedda Soomaaliyeed iyio Sooyaalka Suugaanta”
Sheeko-faneeddu waa qeyb ka mid ah ilbaxnimada suugaaneed ee bulshooyinka, iyo qaab ka mid ah qaababka ay iskugu gudbiyaan xasuus-wadareedda, si ay u sameeyaan wacyi wadareed xoojinaya wada noolaashahooda. Sheeko-faneedka Soomaalida waxa ay soo martay marxalado kala duwan oo saamyeeyay qaababkeeda kala duwan ee ay u dhigantahay. Kacaankii Ogtoobar waxa uu door ka qaatay dib-u-habeenta sheeko-faneedka Soomaalida, Suugaanta iyo nolosha fanka ayaa aahaa tirir ka mid ah tiirasha jiritaanka umaddnimada Soomaalida ee xilligii kacaanku hawl badan la galiyay galiyay. Marxaladaha kale ee isbadalka taariikheed ee bulshada la soo darsay ayaa iyaguna saameeyay Sheeko-faneedda. Waxaa muhiim ah hadaba, in la is weydiiyo qaababka ay soo martay suugaanta Soomaalidu guud ahaan iyo sheeko-faneeddu gaar ahaan. Waxa kale oo haboon in hoosta laga xariiqo jiritaanka suugaan Soomaaliyeed oo Af Ingiriis ku qoran, sida sheekooyinka Nuuradiin Faaraxoiyo jiil badan oo dhalinyara ah, qaarkoodna ku dhashay qurbaha, sida Nadiifo Maxamad iyo lodkeedka. Sidoo kale Af Carabigana waxa ku qoran suugaan ballaadhan oo Soomaaliyeed, oo ay sheeko-faneeddu ka tahay qayb wayn, waxana hogaaminaya dhalinyaro wax ku baratay ama ku kortay dalal Carbeed, Sida Maxammad Diiriye, Sahra Mursal iyo kuwo kale oo badan, sidaa darteed waxa kale oo is wayndiin mudan saameenta afafka kala duwan ay ku yeelan karan suugaanta Soomaalida?
มุมมอง: 742

วีดีโอ

From oral society to civil society “Bulsho odhaaheed illaa bulsho rayid ah”
มุมมอง 3795 ปีที่แล้ว
Waxa caan baxay in bulshada Soomaalida lagu tilmaamo in ay tahay bulsho afka maasha, oo ah mid hadalka iyo sheekooyinka oo qudha isugu gudbisa xogta, sidaasna ay oraahdu ku noqotay mid muhiimad weyn u leh qofka Soomaaliga ah. Halkaas ayaa waxa ka abuurmay suugaanta, gabayada iyo maahmaahyada. Hadaba sidee loo hormarin kara dhaqankaas, loogana dhigi karaa mid qoon ku dhisan, qoraalkana irkaa. Si...
Sidee loo qaabayn karaa Bulsho dagaal ka soo kabaneysa? Xil. Faarax Sh. Cabdulqadir - IFIYE
มุมมอง 3.9K6 ปีที่แล้ว
Madasha waxaa si gaar ah loogu lafa guray sida dib loogu qaabayn karo bulshooyinka xilliyada ay dagaallada ka soo kabanayaan, haday noqon lahayd dhan waxbaasho, dhinac dhaqaale iyo dhinac caafimaad intaba.
Sooyaalka Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Itoobiya - Dr. Saadiq Eenow - IFIYE
มุมมอง 19K6 ปีที่แล้ว
Madasha waxaa si gaar ah loogu lafa guray sameysankii Itoobiyada casriga ah, loolanka Soomaalida iyo Itoobiya, saameynta uu yeelan karo isbeddelka Itoobiya ka curtay iyo sida ugu habboon oo ay tahay in Soomaalidu u wajahdo.
IFIYE: Abaalmarinta Tartan Sheeko 2018
มุมมอง 3K6 ปีที่แล้ว
Bishii Diseembar 2017-kii ayaa xaruntu qabatay tartanka hal-abuurka qorista iyo sheekooyinka oo ay ka qayb-galeen ardayda jaamacadaha iyo dugsiyada sare. Tartanka waxaa iska diiwaangaliyay 700 oo arday, iyadoo abaalmarintii koowaad la siiyay gabar da'yar ah oo ka timid Hargeysa. Kaalinta 2-aad waxaa ku guuleystay C/raxmaan C/laahi Xasan. Kaalinta saddexaadna waxaa ku guuleystay Saddiiq Axmad Ci...
A Somali song about empowerment and self-reliance - Maamo Dahabo Sh.Maxamuud
มุมมอง 7456 ปีที่แล้ว
A Somali song about empowerment and self-reliance - Maamo Dahabo Sh.Maxamuud
'My Favourite Author is Suldaan Nayruus' Asma Abdullahi
มุมมอง 7946 ปีที่แล้ว
'My Favourite Author is Suldaan Nayruus' Asma Abdullahi
"Somali writers do not have enough support" - Abdirahman Teesir
มุมมอง 3046 ปีที่แล้ว
"Somali writers do not have enough support" - Abdirahman Teesir
"One of the biggest challenge facing young Somalis is the lack of reading "- Idris Adan Hassan
มุมมอง 1136 ปีที่แล้ว
"One of the biggest challenge facing young Somalis is the lack of reading "- Idris Adan Hassan
"Storytelling has a lot of benefits for our culture" - Abdullahi Irro
มุมมอง 1526 ปีที่แล้ว
"Storytelling has a lot of benefits for our culture" - Abdullahi Irro
'If you don't read you'll never have the capability to read' - Hamdi Hussein Abdullahi Shegow
มุมมอง 2666 ปีที่แล้ว
'If you don't read you'll never have the capability to read' - Hamdi Hussein Abdullahi Shegow
Maamo Dahabo Sh.Maxamuud: Somalia needs people that will work for it
มุมมอง 2466 ปีที่แล้ว
'Don’t stop working and leading, Somalia needs people that will work for it’ ‘Hawl kama dale wali waa hogadii, Soomaaliya waxay rabta dad uu shaqeeya’ -
Warsame Omar: 'Writing is important to preserving culture'
มุมมอง 2726 ปีที่แล้ว
'To write is to continue the existence of a culture’ - 'In wax la qoro waa jiritaanka ee ummad yeelanayso' Warsame Omar
Nada Yuusuf Cumar
มุมมอง 1.1K6 ปีที่แล้ว
Nada Yuusuf Cumar
Maktabada Ifiye oo loo sameeyay kobcinta maanka Ifiye Library to help Somalis
มุมมอง 1596 ปีที่แล้ว
Maktabada Ifiye oo loo sameeyay kobcinta maanka Ifiye Library to help Somalis
Darasaadka Cilmi baarista Soomaalida Maxamed Xaaji Ingiriis IFIYE
มุมมอง 51K6 ปีที่แล้ว
Darasaadka Cilmi baarista Soomaalida Maxamed Xaaji Ingiriis IFIYE
Raadraaca Isirka Soomaalida - Prof. Maxamed Cabdi Gaandi.
มุมมอง 87K6 ปีที่แล้ว
Raadraaca Isirka Soomaalida - Prof. Maxamed Cabdi Gaandi.
#MuuqaaladaXaafadaha - Amin Macruf
มุมมอง 917 ปีที่แล้ว
#MuuqaaladaXaafadaha - Amin Macruf
#MuuqaaladaXaafadaha - Fardowso Ali
มุมมอง 1177 ปีที่แล้ว
#MuuqaaladaXaafadaha - Fardowso Ali
#MuuqaaladaXaafadaha - Sheikh Abdihayi 2
มุมมอง 1297 ปีที่แล้ว
#MuuqaaladaXaafadaha - Sheikh Abdihayi 2
#MuuqaaladaXaafadaha - Sheikh Abdihayi
มุมมอง 1637 ปีที่แล้ว
#MuuqaaladaXaafadaha - Sheikh Abdihayi
#NeighborhoodPortraits - Dr Saadiq Eenow 2
มุมมอง 2437 ปีที่แล้ว
#NeighborhoodPortraits - Dr Saadiq Eenow 2
#MuuqaaladaXaafadaha - Dr Saadiq Eenow
มุมมอง 5107 ปีที่แล้ว
#MuuqaaladaXaafadaha - Dr Saadiq Eenow
Leylo Shadoor Shirib
มุมมอง 4607 ปีที่แล้ว
Leylo Shadoor Shirib
Warbixin Ifiye
มุมมอง 7277 ปีที่แล้ว
Warbixin Ifiye