Wiilkaan duqaad badnaa waxaan.jiliin way dhaftee qaali maahane naagaha kale hays dajiyaan ruwaayada way na nacsiiyeen wiilkaan wuu dhimanaa haday marba naag ku qayliso bisinkee hadana xad malaha qayladooda midkastaa mida kale inay ka badisay.rbtaa qaylada raage qaali ladan mahad iyo wiilkaa kale qaylada badn.intasa ku haysanaaa
Raage sxp inta guryaha lagu jiro flimkan cml wuuna anfaca ee Qeebta xigta soo gali maalmaha soo socda Ani waxan jooga istanbul guryaha aya lagu xareysan yahy flimkan aad ayan ula socdaa marka adigo raali ah Qeebta xigta ka faideyso xiliyada guryaha lagu jiro Adunka oo dhan guryaha aya lagu jiraa Guul aan idin rajeyna jilayaasha filimka
Walaalow dadkan waxlee jiloyiine mida kale dadka dubaya jogo wixii waxlajilaya jogo marka maxaa qaladaa xumaan haku fikirin fadlan Qebta kale ayaan dharara iyo jwbta Rage ❤️
Subxanallaaah dadkaan islam so ma ahan war alle ka baqa yaa idin xalaaleyay raga aan idin qabin ragow yaa idin baneyay dumar aan xalal ku aheyn bisinka 😭😭😭😭😭😭
subxaanallaah waxan layaabanahay dadkan ajinabiga kala ah oo hadana isla jiifanaayo halka Sariir iyo hal go isla huwanayo walaalayaalow itaqu allaah allah halaga baqo walalayaal xumaana ha ii arkina
Filmkaan waxaa nanacsiin raba naagtan boqolka mar lafuraayo oo lagu soo noqonaayo iyo ninkaan xooga lagu haysto lama arag nin xoog lagu haysta ee wax ka badala thanks
2 eray oo carrabka ku fudud illahay jecelyahay miizaaanka qiyaamana kuculus waa:
سبحان الله وبحمده ، سبحان الله العظيم ❤❤♥️❤❤♥️♥️♥️♥️
Jasakalaaah kheur
Waaruun
Shugran
Jasakallah khayr
Mahadsanid walaal
Raage abdi iyo qali ladan jecelkooda inta ila argty suuraha uu leeyhy kuheystaa runtii
AnaakulaqBo😜
Abyofaraxadiqunoladamcneya💜💜
Intii Rasuulka jecel Like🙏🙏❤
Scw
Scw
SCW SCW SCW SCW
Scw
@@susum9099 scw
Inta Rasulka (s.a.w) jceel like daac igu siyaa👍
Scw
Scw
asw
asw asw
Scw
Bismillah inta mindida ka naxday like dhac igu siya
Wlh aniga xitaa naxtin
Hey
@@amuumahamedziyaad2984 jg
Ilahow covid 19 myslimiinta ka badbaadi🤲🤲🤲🤲
Aaamin qali
Aamiin yaa rabi
Amiin wll
Aamiin yarabi 🤲😭😭
Aamiin Aamiin yaa rabbi 🤲🤲🤲
Part 1 ilaa part 10 hadaad lasocotit anih cml Hoos fiiri
👇
.
.
.
Like kumuuji Team qaali lada & Taeam Raage✔🌡🤗
May
💞🌹🌺🌹🌷🌷
Hore usocda walalahay ga
😁😁😍😍film aan sugayney walikey like mahelim isaara😍
Ayy intaa ilaa sugaYsaH part 10 ismujiiyaH
Waa dalnaYa sa usaagaYn😣
1 to 10 inti lasocoto like isaar fadlan
Waa tuugsanaysaa
Aniga ayaaaaaa lasocda wllo
Aniga ayaa lasocoto 1to 10
Qeebta xikta waaa dhararuuyaa wlhi noo soobuubsiiya
💋💋💋💋💋💋💋💋💋💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💋💋💋💋💋💜💜💜
Aduunka wxn u jecelahay qali iyo raage o ilhy calaf isugu daro amiiiiiiin
Najax Xamse aaamin
Aamiiin anba wn is jecelahy
Aaaamiiiiin Yaaaa Rabiii Qaaalideyda iyo dumaa raage naga booobsiiya xalwada dhaha plz mabalajoognee lkn niyadaa ku dhisaneynaaye
Aamin way isku nurayan wlhi m.a ilahay calaf ha isku daro
Riyo daadi wey rumowday
Aniga run hatashego qali iyo raago abdi wees is ku qalman asxabta soo sax mahinoo 💑 ❤❤❤❤❤ like plze thanks gaays
Ha
Haa aniga xtaa wan isku dooqi lahaa
No.mawaxa.isku.qalmo.San.gaabadan.iyo.carab.taan.walee.sanadkan.iskaduul.qadka.jiree.xabadkaan.haligu.soo.eego.kolaan.maray.kaan.taago
@@farhiyoabdimahamed9957 maanta ayagaa is qabo ha kugu taagnato hee
Qali iyo raage dartod hadaa u dawato like igu dadaak😂😂😂😂
1234567890#+
Ducada badiya sinadana halaga fogaafo Insha alaah
Soo daya asxabeey inti ila sugaysay Like dag dag Ah dha dha ku siha
Yur bal afkiisa daya af soomali ayuu ku raadinayaa likes
Waa dii day
Walal qaali SUBSCRIBE igu caawi. Nolasha hami weyn ka leyahay
Sxb wan ku saarya subscribe
Mulki ma hotel baa iyadu nin walba ma guursanaya 😂 😂 😂 😂
Wlhywadiga qoslisay
Kkkkkkkkkkk
@@samsamalii5832 😂 😂 😂
@@wardakorontooo8449 😂 😂
Hahahah
Wllh aad baan u farxay uur ayaa leeyahay qaali markee dhahday hhh sida runrun inuu yahay camal. Qaali iyo Raage Alloow
oowlaad saalixiin ah D.D.D wax taraan idiin sii adinka iyo intii oowlaad la’aan ahba. Inta haaysatana Alloow baariyaal ugu dhig.
Hassan kuma ilaabin hope U bright future.
Aamiin Aamiin yaa rabbi 🤲🤲🤲 Sharaf ❤❤💋🥰🙏🙏
Amiin yaa rabi
aamiin aamiin
Aamiin
Hhh ragee qali miyuu qabaaa yaab dadkanaa
This film is getting better day by day Mashallah I love it keep going y’all
QALI INTA TAGERTA Lke isara
THNKZ REER QALI LADAN
Ganged fjijjkojgecwwsvtbjumoo❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤘🏻🤘🏻🤘🏻🤘🏻🤘🏻🤘🏻🤘🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👍🏻👍🏻👍🏻🖕🖕🖕😣
Masha allah RaGe abdi hambalyo
Gabdhaha Uurka Jecel Waan Jeclahay .... Ii Cimaamada...
maxishoodo waaye kaalay icun naag ku haysa waa layaab
@@deeqoabshir3720 wxan aad ku hadlayso jooji
Dee uurka rabiba haaye wiilku miyu haya inta laybata like isaar Ku laha uur haaduba haynkari waye ma markay udhashay haynkaray
Ar qaaliyaa seedi kulahaa
Seedi mise dumashi🤣😂
Inta sideyda ku qososhay 👍
😂😂😂😂 walashi In aay qabto cml
seedi weeyi dumaashigu xagu joga
Sidee iyo dumaashi isku mid weeye Dee kuu afku qabtaa ba layiraahdaa
Filimkaan waxaan ka tageeraa rage abdi iyo qali ladan
Aniga wlhi waxan filimkan udaawada Raage abdi iyo Qaali ladan inti saaso oo kale ah like isaar
Allahow cdurak covid-19 musliminta ka qabo 🥺🥺🥺🥺🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Wow mahad maanta wax fiican sameysay garaac tan xaas ma ahee 😂😂😂 mar mar ka qaar run ayaaba u moodaa
Ciil iqabtay wllhi ruun umalenayay uf nin lagumesanayo necbahy😡😡
Filim kan raage cabdi dartiis udawadaa siban kuu jeclahay yaqay😥💟💟
saprin omar Mashallah Waa ku yaro quurxon
Ĺfĺķhbxozir9r7i
Gilu
*QaaLi ladan* & *Rage Abdi* Say iskugu nuurayaan kalay iska arag markey Sariirta Isla Jiifaan Hhhh 🤣❤
😀😀😀
😂🤣🤣
Fadlan Asaxabta alle dartiis subcribe ii soo saar
Fadumo waan Kuu Saaray adna iisaar
Fatumo wakusaray abyo
Wakusaray abayo
Please part 11 hala so galiyo Rage Abdi and team setwad can't wait walahi❤️❤️❤️
Mashallah my beautiful people the film was amazing ❤
Inta og qeybtaan markii laduubaayay in mulki maanka barnk lagu sameeyay like dhac 💯💯✔💯👌👌👌😉😉😉
The editing was good🔥
Please we want episode 11 .... guys u are amazing hope u ramadan. Mubarik .. from England 😍
M.a allaah editing filimkan waa heer sare raage gacmahaga allaah ku deysto jilayaashana talent ayeey leyihiin keep going
Dahir wax dhama Lawa nin ku garacayo Nin kuma naqdo😣. Ninkan iyo walashiis waa labo laadar😁
Haa wlh
Abyo
haaa lkn filimka xararad uyeelayan mulki iyo sxbkeeda Ex kama dhacaan
Walayalo maxaa sidaan parti10 kadib ma idinkaa nasoo firiyayba nasoo firiya wan sugi la nahaye
Rage Abdi iyo Qaali ladan Keep going ❤✅😘
Masha allaah qaali ladan iyo raage cabdi aad ayaa ay isugu qurux badan tihiin wax la mooda ina la isug kii tala galay♥️♥️♥️👍
Part 11 dhaqzo noo so GilyA Inta Zugi LA Sidedydo Kle Like dhac Igu zk
Wiilkaan duqaad badnaa waxaan.jiliin way dhaftee qaali maahane naagaha kale hays dajiyaan ruwaayada way na nacsiiyeen wiilkaan wuu dhimanaa haday marba naag ku qayliso bisinkee hadana xad malaha qayladooda midkastaa mida kale inay ka badisay.rbtaa qaylada raage qaali ladan mahad iyo wiilkaa kale qaylada badn.intasa ku haysanaaa
Ebyan Sheikh thanks walhi naagta iyo walalked filmka wa inacsinayan ee halaga saaro uf jilan mayaqanan walhi mulki iyo Hassan iyo Qali ladan bas nodaya
Inta ila rabto qaladadka filmka in lasoo daayo
Ani
Allah Ha Innaga Badbaadiyo Shar Oo Dhan Oo Eey Ugu Weentahay Naartiisa .... Rabbi Caafimaad Taam Ah Ha Siiyo Dhamaan Umada Islaamka Ah Qaasatan Umada Soomaaliyed...
aamiin
Aamiin
amiin
Car ifur kulaha wlhi waqosley 😂ngta indha adka😂qofki ila arko like dhc kuzi
what I was waiting for 😆😆
nabi Ku saliya SCW SCW
Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Scw
Scw scw scw
Scw scw scw
Scw scw scw
I adored your content Masha'Allah.....much love 💞💞💞💞
Anaa u horeeya fadlan subscribe igu sharfa team qali ladan iyo raage cabd❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aan kugug sharfe igu sharaaf
Raage sxp inta guryaha lagu jiro flimkan cml wuuna anfaca ee Qeebta xigta soo gali maalmaha soo socda
Ani waxan jooga istanbul guryaha aya lagu xareysan yahy flimkan aad ayan ula socdaa marka adigo raali ah Qeebta xigta ka faideyso xiliyada guryaha lagu jiro
Adunka oo dhan guryaha aya lagu jiraa
Guul aan idin rajeyna jilayaasha filimka
aloore jaanis badan baad uhaysaa 𝗛𝗵𝗵𝗵𝗵𝗵𝗵
Qaali waa laadarad wiilkaan raage ahna waa masakiin daacad ah wlhi mid baari ah oo baraha bulshada ku jirin allah u sahlo
Qali iyo rage iskukii jeclhy calf ilhy haiskin daro cawada saaid iskugu nuureysiin❤❤❤❤💋💋💋
Ilahay amarkii anigi qali ladan iyo rage waan is la jecelahay waliba rage waxan ka cod sanayaa inu gabadha guur sado u nagu dahay 😍😍😍
Qaali iyo raage isla kiin jecliyaa👸🤴🏽❤💋
Ooo kly ismapa qapaan miyaa
Wow best film ever😍😍
Qaali waxa lagu cafinaa Uurka dartiisa👌
Sx 🥰🥰🥰🥰🥰😍
M.Allah wan ka helay nice keep going azxpta 💕💕💕💕🌹🌹
Qebta 11 inta ani cml u sigayso like dhac igu siii💙💙💙💙💙👍👍👍❤❤❤❤❤
😍M.a in badan ayn sugayay qeybtan
Thank You bro Raage abdi👑
Horumar wcaN ku rajeYna wllal i.a😍😘😘
Maxaa loo joojiyay
Ar kan ilakah u xernyhin mgcisa ma aqane wa ladar runa waba ka baqoyaa🥱
😂😂😂😂😂😂
Keep going Abti
😂😂😂😂😂tii yareed waa la edbiyay cawa yesss 😂😂😂😊
Omg Saan usugaba Xiligaan Ayaan arky yaa ila mid ah Oo xiligan dawanaya From somalia Like igu Qabo😁🤩❣👊
Filinkan qalad ku jira Lawo qof is qawin side iskula jifane Allah agbar Allah uidin jedan Qali iyo Rage iyo Hassan Nimco kiki Iska daya isla jifiga
Sarir laislajifto olaiskudhawan odad joganmaxa dhibmalaha
Walaalow dadkan waxlee jiloyiine mida kale dadka dubaya jogo wixii waxlajilaya jogo marka maxaa qaladaa xumaan haku fikirin fadlan
Qebta kale ayaan dharara iyo jwbta Rage ❤️
Irida miyey dhaxda kaxerteen maxaa dadka la jilaayoj filmka ayaa meesha fadho cameramanka ayaa joogoh miyaa listaabtaabtooyaah huuno qalad ayaa fhnty mana ka surdowdoh dadkaan waxaas
Hhhh qawin maxaya mysqabaan
Kii inta ahaa maanta geesuu iska dhaygay hore usoco😍😍😍😍😍
Macsokor hadilo ayada maxay uso ceshetay ayado og inuu garacaayo 😀😀
Astkhfirllha
Uur bra aaaaaaaaaaa
Dude, I don't usually comment, but let's just say I had to like and comment this video!
Msha allah meel aysan qaali iyo raage ku jirin inaysan nuuray inta ila aragtay like comments subscribe iisaara 🙏🙏🙏❤️❤️❤️
Sax waye
Away ruwayada qaybtii 11 waad nagu daahiseen Raage Abdi iyo kooxdiisa
Filimkaba raage iyo qaaLi dartodban udawada wl xata hadaydan is jeclayn anaGa Islakin jecel 😭😭😭😭ilahow mar uun Itus idinko lamana 😭😭😭😭😭😭😭 maxan samayna dar allan iskula kin jeclanay haduu calafku gob yahay idinka hay isku KiiN daro😭😭😭🙏💏💏💏🙈😭
Masha allaah hampalyo hampalyo hampalyo way is guursadeen xada allaah isku barakeeyo
7 i
Always clear video, keep going brother ❤🙏✌🙌
Love u team raage abdi
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Qali ladan xoolo ilahay malinta middida mizkinta uzo qataday an ku nacay jabyray😡Gabadha mizkinta ah mrki prank lagu zameyey inta ka naxday😭 like
Sacdia Ahmed aniga xaataa wlh
Sacdia Ahmed aniga xaataa wanacay loda
Wlhi sidaan u naxay waligaay uma nacin ilahow qofsidaas ah ha iso marin waxan ha igu darin😥😥😥
Sacdiyo abyo qaaali prankiga wey ogeed sidaaas darted gabadha Lee kayaaabinisey eee rabty
Best edit m.a
Qeebta 10 inta u dhararesay 🖐
Raage see camlhee maa soodeysid maxaa noo daalihee
Tack så mycket
Yes yes sidaan usugayay midaan inlagaraco qeeylisoy sanaa udanbeeso
Wlhi runtii Filimkaan aad buu ugadmay dadka oo idilna way jecelyihiin waxan jeclahan lahaa inuusan dhamaan yeelanba 😂😂😂❤❤❤
Subxanallaaah dadkaan islam so ma ahan war alle ka baqa yaa idin xalaaleyay raga aan idin qabin ragow yaa idin baneyay dumar aan xalal ku aheyn bisinka 😭😭😭😭😭😭
Hhhhh Ani filimkaan mahad iyo naagihiisa kuheestaaa Qatar👌🤣🤣🤣
Keep Going JilayaasHa quruxda badan❤🙏
Qaali jecliyaa❤❤ like Saara asxabta
Goor dhaw intaa dhahdaan ramadaanka mar kuu dhamaado nadhaha cilad aa jirday
subxaanallaah waxan layaabanahay dadkan ajinabiga kala ah oo hadana isla jiifanaayo halka Sariir iyo hal go isla huwanayo walaalayaalow itaqu allaah allah halaga baqo walalayaal xumaana ha ii arkina
@@imtiyaazofficial412 aamiin xbbti dhamaanteen xaqa allaha natuso
Qaali ladan iyo raage abdi way is guursan rabaan dhawaan Hambalyo
Mahad dhibataaa haysata😂😂miskiinka run run bay uga muuqataaa rafaaadka 😂
🤣🤣🤣🤣
Kkkkkkk
Daacad waayay
Maskiinka
Sida an usugayay wan ku dalay dhakso dhakso sogali qaybta 11 ragee and qalii ladan 🇸🇴💕💕💕
Can't wait to see mulki's final problems 😌😜
Mashaalaah qali iyo raage waad isku nuuraysaan
Maxaa dhacey filmki
Masha allah qali iyo rage allh ha isku kiin daayo la maane qurux baa tihiin
Qaali iyo raage dartoodan u dawada filmkan hadana kuma badna afartan quf e madhaxa ah ba haysta😂
Nice movie
Hhh walhi iimaan key iga soo ridee raage iyo qaali ma leesku dhel dhelaa he
Plz mindida iska daya cabsi cabsi waya
Sidaa u sugoono intaad ka yaabteen maa been noo sheegteen mise ciladaa jirto😏
Kkkkkkk
Kkkkkk
90ka kan waalaga adagyahay maxeey tahay maagihi iyo ruux kasta woo dilayaa ilmo qasab ah ayaan rabaaane waa lagu heystaaaa
Film aan iska jeclahay inaa dawado
First comment keyga aan kasoo bixiyey filimkaan waana sugaayey
6:03
Haraanti lesku oga kulaha😁😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂
@@ikhlasabdalle2939 is my time
Qaali ladan & Rage Abdi dad baa ku mashquulay filmaanti waa joogsadeen ha u bixina dad youtuber hadee nigu mashqulan hooshina hore wata filmaanta
Filmkaan waxaa nanacsiin raba naagtan boqolka mar lafuraayo oo lagu soo noqonaayo iyo ninkaan xooga lagu haysto lama arag nin xoog lagu haysta ee wax ka badala thanks
Maanta wuuba edbiye