ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

QABIILKA WANAAGIISA IYO XUMAANTIISA SHEIKH MUSTAFA HAJI ISMAIL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 มิ.ย. 2018
  • Sheekh Mustafa

ความคิดเห็น • 143

  • @Mohamed-rk6wg
    @Mohamed-rk6wg 4 ปีที่แล้ว +38

    Wlahi wen ever i listen i feel deep in my heart this sheekh he’s Genius by naturally..

    • @amiiraosman4059
      @amiiraosman4059 3 ปีที่แล้ว

      Absolutely waa xaqiiq taas aniga sidaas kuula dareensan👌🙏

    • @historynerd7549
      @historynerd7549 2 ปีที่แล้ว

      Yes he is mansha allah

  • @rahmasalim5457
    @rahmasalim5457 6 ปีที่แล้ว +24

    Allahu Akbar Sheekh run badanaa Allow na hadee oo xigmad na sii oo qabyaalad naga madoobee 🇸🇴❤❤❤

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 6 ปีที่แล้ว +33

    Masha Allah inta ilaahay na siiyay culumo uu ka mid yahay sheekh Mustafe Ilaahay SWT nuur aanan dhamaan ha siiyo maalinta nafkastaa raadinayso nuure, Wali Khayr nasoo gaadha waayi mayno, soomaali waa mid, reerna qabriga inoo raaci maayee haynu is daba qabatayno, Jazak'Allahu Khairan

  • @FarhanSwaggy
    @FarhanSwaggy 6 ปีที่แล้ว +20

    Sheikh mustafa. I like him for the sake of allah

  • @shukrih1404
    @shukrih1404 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllaah. Runta wuu sheegey ee kuwo ka horeeyeyna o suubanaheena ugu horeeyana wey sheegeene, Soomaali kuwo ku cibri qaata Rabi SWT ha naga dhigo. Aamiin

  • @iftiimiye1038
    @iftiimiye1038 6 ปีที่แล้ว +23

    nin walba qabiilkiisa inta la dulmiyay buu ogyahay lknse ma oga intay dulmiyeen oo aakhiro udireen.

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 ปีที่แล้ว

    Masha Allah. Sheekh Mustafe Allah hasii barakeeyo. Cilmi iyo xigmad ayuu Ilaahay ku manaystey. Talooyinkiisu waa dhaxal gal. Somaliyey mar uun aynu dhego yeelano. Qabyaladu waa qudhmuune Allah kuwo dartii isu jecel ha inaga dhigo

  • @shamismohamed6846
    @shamismohamed6846 5 ปีที่แล้ว +17

    Ilaahoow culimada cimrigooda noo dheeree xaqa hana xasuusiyaane....... aaaamin.

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 6 ปีที่แล้ว +6

    Maasha allaah wallaahi waa runtiis meelkasta taas baa ina heysta allow aduun iyo aaqiro ba ku xafid aamiin

  • @sabrinayounisaden6413
    @sabrinayounisaden6413 6 ปีที่แล้ว +8

    May Allah Almaighty protect our scholars.

  • @zenongemar8787
    @zenongemar8787 6 ปีที่แล้ว +4

    ماشاءالله تبارك الله I'll aahay khayr ha siiyo sheekh musdafe x Ismaaciil

  • @iqlaasaraksan5502
    @iqlaasaraksan5502 6 ปีที่แล้ว +23

    Shiiq mustafa dar alla ayaan kuu jeclahay allaha ku xafido

  • @user-zv3yw5do9t
    @user-zv3yw5do9t ปีที่แล้ว +1

    M.a barakallh

  • @naciimacraxmanbashiir6619
    @naciimacraxmanbashiir6619 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah jazakallaah khyr sheikh Mustafa xaaji ismaciil haruun

  • @yusuufadan6802
    @yusuufadan6802 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashah allah sheekhuna sheekh mustafa allah ku barakeyo in badan anagana allah nagA Yeeyo Kuwii waanada qaato kuna camal fano inshah allah

  • @waayosheeg225
    @waayosheeg225 6 ปีที่แล้ว +6

    Mancha allah
    ,sheekh mustafe alla haku xafido meel walbood joogto

  • @iftimintaxaqiiqda882
    @iftimintaxaqiiqda882 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah tabarakalaah jazakalahu khayr wakhayra jazaa

  • @omaralo2873
    @omaralo2873 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Sh. MUSTUFA H. ISMAIL you really said the truth about what really is happening in the Somali Community religiously, Socially, and also governing and leadership that based on all tribalism family statutes and how much wealth you have to get support and have a position all based on the tribe your born from.

  • @geediwacys5066
    @geediwacys5066 6 ปีที่แล้ว +6

    Sheekh mustafe in badan buu wax noo sheegay hadaan nahay somali laakiin dadkii waxa laga karilayahay wii dhibatad u keenay ka xorooba qabii somaliay aad calamka aan racnee. Culimadiin waan dalinay say xaq inoogu sheegayeen aan isku xishoon somaliy.

  • @maidafarah4010
    @maidafarah4010 4 ปีที่แล้ว +1

    Mshallah rabi hanaga dhigo kuwii kuu wano qatoo .sheik mustaf adign rbii haka abal mariyoo

  • @zahraabdulkadir9358
    @zahraabdulkadir9358 6 ปีที่แล้ว +2

    mashllh sheikh that is true illahe hana hadiyeyo dhamntena illahe haku xafido sheikh mustafa

  • @haddiyosaid641
    @haddiyosaid641 4 ปีที่แล้ว +2

    Cimrigaaga. Ilaahay. Ha. Dheereeyo. Aamiin

  • @caashoccasiis8380
    @caashoccasiis8380 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa sax walks sh mustafe alaahu yaxfiduka fidunyaa wal aakhirah yaa sh aloow xafid culamadena aynu jecelnahy aaamiin aamiin

    • @imaambukhaari
      @imaambukhaari  4 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaa Rabi adigana Allaha ku xafido walaal

  • @akrmcktv1249
    @akrmcktv1249 6 ปีที่แล้ว +8

    Bahda Imaam Bukhaari ilaahey ha idin barakeyo aduun iyo Aakhiraba wax badan baan idin ka Faa'idey

    • @imaambukhaari
      @imaambukhaari  6 ปีที่แล้ว +2

      Akhhii C/risaaq Axmed waa mahadsantahay adigana sidoo kale Allaha ku dhowro aduun iyo Aakhiro

    • @akrmcktv1249
      @akrmcktv1249 6 ปีที่แล้ว +2

      IMAAMBUKHAARI aameen wll dhmanten khutamada allaha qeyr nugu sugo

    • @user-6764
      @user-6764 5 ปีที่แล้ว

      Akrm CK TV 🕝🕝🕢🕡🕡🕢🕝🕝🕘🔇📣📣📣📣📣📣📣🗯🗯♦️♦️🕠🕠🃏🃏🃏🀄️🕔🀄️🀄️🕔🕔🕔🃏🃏🕒🕑🕑🕒🕒🕒🃏🃏

  • @iqlaasaraksan5502
    @iqlaasaraksan5502 6 ปีที่แล้ว +7

    Jizakallah ilaah qabiilka hanaga madoweyo

  • @juweeriyocadeey7132
    @juweeriyocadeey7132 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allha allha haku xifdiyo ❤ ❤ ❤💗💗💗 👍.👍👍

  • @aasiyaamahamud935
    @aasiyaamahamud935 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah jizakal khair Shiikhyadeen Allah ha xifdiyo

  • @salmancumar1224
    @salmancumar1224 6 ปีที่แล้ว +4

    mash allh qeyrka allaha nawaafajiyo dhamaanten jazaa kumullaah.

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 4 ปีที่แล้ว +3

    We must be united and makes one community

  • @leilamohamed7410
    @leilamohamed7410 6 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah. Jzkhair Shukran.

  • @83587
    @83587 6 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah allaha nagaransiiyo wanaaga iyo talada sheekha

  • @ahmedsahal7950
    @ahmedsahal7950 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah ku xafido sheikh Mustafa xaji

  • @omaralo2873
    @omaralo2873 3 ปีที่แล้ว

    Sh Mustafa you really Spoke the trurth what is holding back the Somalians.

  • @abdihafidmuseomar9263
    @abdihafidmuseomar9263 6 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allah waa cashar wanaagsan alle khayr ha siiyo sheekheena mustafe

  • @c.shakuuryare464
    @c.shakuuryare464 2 ปีที่แล้ว +2

    Maa sha alaah

  • @Nashaad452
    @Nashaad452 5 หลายเดือนก่อน

    Allow qabiilka nga madobe 😢😢

  • @fardowsoali6506
    @fardowsoali6506 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah tabaarakallah saxiix allah haku xifdiyo sheikh mustafe

  • @aminahussein7205
    @aminahussein7205 6 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah ya sheikh mustafe

  • @safiyocali5886
    @safiyocali5886 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah culumo barakaysan♥️♥️♥️

  • @khadromoha6342
    @khadromoha6342 5 ปีที่แล้ว

    Mansha alllah ale hanooxifdiyo culumada aaaaamiiin

  • @munacabdi7880
    @munacabdi7880 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh allow noo xafid culumadeena

  • @hamdaawil6812
    @hamdaawil6812 5 ปีที่แล้ว +3

    Ale waxn kabryayaa inuu janatul firdawsa igu kaatuso aamin

  • @umzahrainacabdale9940
    @umzahrainacabdale9940 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah barakalaahu fikum

  • @awalehhassan2555
    @awalehhassan2555 2 ปีที่แล้ว

    ما شاءالله بارك الله فيك

  • @lanjyre5915
    @lanjyre5915 5 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh Mustafa ninyahow
    Ilaaahey janatul fardoos hakugu fogeeyo walaahi waxa aad u xiiseynaya cinwaanka aanka heli lahaa

  • @maxamedyusuf499
    @maxamedyusuf499 6 ปีที่แล้ว +5

    Mancha allha Shekh mustafe ilaahey haku xafido

  • @saraahsanali1890
    @saraahsanali1890 6 ปีที่แล้ว

    masha allah sheikh Mustafa jasaaka laahu kheyran

  • @ahmedduale7495
    @ahmedduale7495 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah sheikh

  • @aminashire1548
    @aminashire1548 5 ปีที่แล้ว

    sheekhyadeena alle ha idin xafido xaqiiiq baaa sheegtay badan

  • @rahmaahmed4317
    @rahmaahmed4317 5 ปีที่แล้ว +1

    Alle hku xifdiyo shiikhuna

  • @qamarismail2280
    @qamarismail2280 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh mustafa allah dartiis ayaan ujeclahay allah jirkaga naarta haka xureeyo🥺❤

  • @abdikadarhassan7843
    @abdikadarhassan7843 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha'allah, sadaqta

  • @subanali2558
    @subanali2558 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @csalaanyaasin7387
    @csalaanyaasin7387 ปีที่แล้ว

    Marshall alaah

  • @fatmasheikhuna7403
    @fatmasheikhuna7403 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah sheiqana

  • @abdiyarebashiir1797
    @abdiyarebashiir1797 5 ปีที่แล้ว +1

    Xafidu_LAAH Sheikh Mustaf Haruun Ismaciil Sheikh Mohammed Abdi Umal

  • @hamzaabdi7988
    @hamzaabdi7988 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah shukran

  • @fatumaahmed4002
    @fatumaahmed4002 6 ปีที่แล้ว +2

    Anaaa baxibaaa mnsha allaah

  • @qaaliabas5895
    @qaaliabas5895 2 ปีที่แล้ว

    Allaha ujeclaado sida aan ujecelnahay

  • @zaynababdi9992
    @zaynababdi9992 6 ปีที่แล้ว +2

    maanshaa aallaah

  • @xaajiguied9174
    @xaajiguied9174 6 ปีที่แล้ว +1

    walaahay waa runtaa sheikh . wax sheeg naguma yara

  • @xuseencaydiidjaamac4287
    @xuseencaydiidjaamac4287 5 ปีที่แล้ว +1

    Top sheikh mustafe

  • @samiroosman3801
    @samiroosman3801 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah

  • @bintuziyaad2712
    @bintuziyaad2712 5 ปีที่แล้ว +3

    Alle haydin xiftiyo culimo

  • @kolkoliyeofficail4899
    @kolkoliyeofficail4899 6 ปีที่แล้ว +2

    Allah ni xafido aduunyo iyo aqiro

  • @fadumohasaan8517
    @fadumohasaan8517 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah jisakallah sheki musatafa

  • @user-be5lr7me5x
    @user-be5lr7me5x 6 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allah

  • @anascabdirazaaq248
    @anascabdirazaaq248 4 ปีที่แล้ว +1

    JAZAAKALLAAH SHEEKHEENA QAALIGA

  • @faadumoabdi4429
    @faadumoabdi4429 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @walaalaqeyrkaidinlajecel7820
    @walaalaqeyrkaidinlajecel7820 4 ปีที่แล้ว +1

    الله يحفظك

  • @abdullahibulhan9050
    @abdullahibulhan9050 6 ปีที่แล้ว +2

    Msha allah

  • @rahmasalim5457
    @rahmasalim5457 6 ปีที่แล้ว +1

    Asalaamu Calaykum yaa Sheekh jizakalah aniga waxay ila tahay in aan fikirka qabyaalada in lagu badalo nashinal unity Somali oo aduunka waxa fiican oon diinta wax u dhimin laga qaato 🇸🇴❤❤❤

  • @saynabmuuseabdullahi725
    @saynabmuuseabdullahi725 2 ปีที่แล้ว

    Maasha.alllah

  • @mohamedissack5974
    @mohamedissack5974 3 ปีที่แล้ว

    Allaha habarakeya

  • @boocacraxman7878
    @boocacraxman7878 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah

  • @iqlaasaraksan5502
    @iqlaasaraksan5502 6 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi wasidaa usheegty shiiq

  • @xaajiguied9174
    @xaajiguied9174 6 ปีที่แล้ว +1

    walaal waa run

  • @lanjyre5915
    @lanjyre5915 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc walaalayalow waxa idinka codsanaya sheekh Mustafa adresskisa waxa raba in mar kaliya aan lahadlo si aan ugu sheego bulshada sidoo ku yahay

  • @hamdaawil6812
    @hamdaawil6812 5 ปีที่แล้ว

    Mnzhllh tabarkaraxman

  • @rahmarahma1919
    @rahmarahma1919 6 ปีที่แล้ว +4

    aqoon yahan walba waana waaniyaa lkn anaga ma waa na qaadanyna

  • @shakirfarah3449
    @shakirfarah3449 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalah

  • @fardowsaahmed3778
    @fardowsaahmed3778 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalaah

  • @yaboyfriction3278
    @yaboyfriction3278 6 ปีที่แล้ว +1

    Good yes

  • @siciidcabdiraxman1453
    @siciidcabdiraxman1453 6 ปีที่แล้ว +1

    sheekha midaas waa ku khilaafsannahay hadii reerkiina dawlada qabsado shaqada inta ugu badan qaadannaysaan

    • @hooyo6731
      @hooyo6731 6 ปีที่แล้ว +1

      Xaqiiqo Waaye Bilaashaad ugu khilaaftay Akhiiyoow

    • @user-iu5jx6jf7s
      @user-iu5jx6jf7s 5 ปีที่แล้ว

      Waa tan hada wadanka ka jirta runtii

  • @hassansaman2049
    @hassansaman2049 5 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @xuseencaydiidjaamac4287
    @xuseencaydiidjaamac4287 5 ปีที่แล้ว

    12:42 waw shiikhyo isla fadhiya Qurux billhi

  • @xaliimoshcabdi6504
    @xaliimoshcabdi6504 6 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @user-zv3yw5do9t
    @user-zv3yw5do9t ปีที่แล้ว +1

    Mma

  • @safiahaaji3473
    @safiahaaji3473 3 ปีที่แล้ว

    Ilahayo hanagu dilin

  • @mohamedissack5974
    @mohamedissack5974 3 ปีที่แล้ว

    Xafida Allah

  • @camarah1jama48
    @camarah1jama48 5 ปีที่แล้ว +1

    mzha alh zheikh Xykallh

  • @cabdidhago5525
    @cabdidhago5525 6 ปีที่แล้ว +2

    Ale miisaanka xasanaadka haydinkusaro

  • @al-muminunrecords6590
    @al-muminunrecords6590 6 ปีที่แล้ว +1

    Somaalida waa weel duleelo hadii wax lagu shubo wuu daadiyaa meesqa sana ayay culumada wax ku shubayeen

  • @mookieibra6376
    @mookieibra6376 4 ปีที่แล้ว +1

    Wataciyahaa udunun.... ma somali ba taa maqli

  • @omaralo2873
    @omaralo2873 3 ปีที่แล้ว

    Only few men are getting all the Wealth because of tribe authority.

  • @faizaabdi7792
    @faizaabdi7792 3 ปีที่แล้ว

    Shekhan Wana jeclahe intee kahela numberkiisa

  • @cenaanshesaciid3318
    @cenaanshesaciid3318 5 ปีที่แล้ว +1

    Shekadan maxa waye

  • @samiroosman3801
    @samiroosman3801 5 ปีที่แล้ว

    Hi

  • @hamdaawil6812
    @hamdaawil6812 5 ปีที่แล้ว

    Adi iyo dhamn culumada kalo dhan

  • @mahadgesale3368
    @mahadgesale3368 3 ปีที่แล้ว

    hhh nini ciise ah iga dheee anu kii reerekyiga ayaan kuu jiira