FARXAD IYO DEGENAAAN KUNOOLOW WEL WELKA ISKA DAA SHEIKH ABDIRISAAQ

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Qofka in uu Noolaado Nolol Degen oo farxad leh wal walka iska daayo waxaa inoo soo jeedinaayo sheekh Cabdirisaaq

ความคิดเห็น • 108

  • @ifrahabdi8699
    @ifrahabdi8699 6 ปีที่แล้ว +14

    masha allah tabrka allah Sheikh waad noo faa ideysay Jaza kallah Khayr Alle awlaada haku barakeeyo & Arzaaqdaba Alle haynga dhigo kuwa Janda Jaar ku noqda jaza kallah khayr

  • @aminaabdullahi8833
    @aminaabdullahi8833 6 ปีที่แล้ว +2

    Allahayow jidka toosan hainasejin murugada iyo walwalkana inaga ilaali 🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤️ jazakumullahu khayran walalhyga qayrka nolatagan marwalba iyo shekhyashena ❤️❤️💐💐💐

  • @ruunaadanukahelayqalif5099
    @ruunaadanukahelayqalif5099 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah shiqaan adan ujeclahy wacdikisa illahy hakubatgeyo

  • @simansomalijclcdy2993
    @simansomalijclcdy2993 6 ปีที่แล้ว +1

    Walahi shiqoow ana ah hurdo laanta hurdo sax ah oo kuraxesto ma heeysto wlhi waa mahadsantahy isoo duceey

  • @miskifarah4082
    @miskifarah4082 6 ปีที่แล้ว +10

    Ayaga ilaaheey wax noo barey.ilaaheeybaa noo gartey nimcadiisa.in wadaadaheena afkeena hooyo nooga haqab tiraan.alxamdulilaaaah.abaalkooda ma gudi karno ee waxaan allaah tabaaraka watacaalaa uga baryayaaaa dhamaan wadaaadaheena.iyo intiii dhimatey ba(Janatul fardowsa al aclaaa) aamiin yaarabi ilaahoow iga aqbal si kal iyo laaaaaab adigaa samiicul basiir ahe dhamaantoood aaaaaamiiiiiiiin

  • @nasriinaduceysan6574
    @nasriinaduceysan6574 6 ปีที่แล้ว +2

    Jaza kallahu qeyr waa muxadaro loo baahna aad ayay noo sameysay masha allah

  • @libaanabdi5236
    @libaanabdi5236 6 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah shk ilahey dartiis an kujeclahy wax badaan ayan kafaideysti jatuul fardows ilahey ha nagukulmeyo inasha allah

  • @yasminmohammud2861
    @yasminmohammud2861 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarkallah sheikh rabi ha ku barkeeyo jazakallah kheyr

  • @lionkingabdullah7808
    @lionkingabdullah7808 6 ปีที่แล้ว +1

    Mansh Allh walaalkay shiikh c/Risaaq Allh haku xiftiyo Allena khayr hakaga Abaal mariyo cimriga iyo cafimaadkana Alle Hakuu barakeeyo Aamiiiiin

  • @miskifarah4082
    @miskifarah4082 6 ปีที่แล้ว +1

    Maaasha allaaah sheekh crisaaq ilaahoow wadaadaheena noo xafid aaamiin yaarabi

  • @sadioalihassan280
    @sadioalihassan280 6 ปีที่แล้ว +2

    Jasakallah kheyr illahey ha ku barakeeyi waad ino faa ideysaa illahey ha ku naxariisto adiga iyo ehelkaagaba

  • @shukribashir1710
    @shukribashir1710 6 ปีที่แล้ว +1

    masha'Allah sheikh cabdirizaq. jaza Kallah khayr.

  • @munacabdi7880
    @munacabdi7880 6 ปีที่แล้ว +2

    Jazakalaah sheikh ilahy abaalkaaga jano ha ka yeelo

  • @super-boy7762
    @super-boy7762 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi sheikhan waa i caawiye insha allah taan ku noolahay aan ku noolaanayaa i.a

  • @Ayaaana21
    @Ayaaana21 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah tabarakallah sheikh Allaah dartii ayan ku jeclahay.Walalaheyga qaliga ah ducada igu cawiya arinbaa igu taagan in uu Allaah ii fufudeyo insha allaah.

  • @khadermohamed9795
    @khadermohamed9795 6 ปีที่แล้ว +2

    Mnshallah Allah haka abaalmariyo sheekh

  • @saynabcaydiid6362
    @saynabcaydiid6362 4 หลายเดือนก่อน

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر

  • @hibofarah3365
    @hibofarah3365 6 ปีที่แล้ว +2

    Jazakalaah khair sheeq ilaahey misanka xanadaka hakuugu kabo

  • @abdiwahidisaac2481
    @abdiwahidisaac2481 6 ปีที่แล้ว +1

    Jasakallah qeyr shikh allah ka abaal mariyo adun iyo aakhiro

  • @faadumomuuse341
    @faadumomuuse341 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sheekh Alle hakuxafido Aduun iyo Aqiraba

  • @zaadiqabdi3828
    @zaadiqabdi3828 6 ปีที่แล้ว +1

    jaza akallahu khayr sh. Abdirisaq

  • @fatimamohamed3680
    @fatimamohamed3680 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakallaah shiiq Abdirizaq xafidullaah 🙏

  • @foziyashaafi8107
    @foziyashaafi8107 6 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah sheikh alaha haku xafiido

  • @najmocabdi7511
    @najmocabdi7511 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shekh jadaialah kheyr allah haku barakeyo

  • @zahrayusuf7123
    @zahrayusuf7123 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Sheikh illaahay miizankaga xasanadka haku saaro aniga a kuwii weleya ha naga dhigo

  • @kafiyamohamed5276
    @kafiyamohamed5276 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allh sheeq jasaka lahu keyr ilahow intii muslim ahbo kurbada kadulqaad

  • @xamdacabdi514
    @xamdacabdi514 ปีที่แล้ว +1

    M a sheikh ilhy ha Ku dhawro

  • @khadarcadow9259
    @khadarcadow9259 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a wll allha miisaankaada aaqiro hakuugu kabo anagana hanugu anfaco

  • @SumayaElmi10
    @SumayaElmi10 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Tabarakalah 👹👹👹👹👹👹👹😨😨😨♥️♥️♥️♥️♥️♥️😴😴😓😓🤑🤑🤑🤑🤑🤑

    • @SumayaElmi10
      @SumayaElmi10 5 ปีที่แล้ว

      Good Fam👹👹👹👹🤖🤖🤖🤖😱😱😡😡😡😡🤮🤬🤬🤢🤑🤑🤑🤑🤑🤑🎩🎩🎩💎💎💎💎💎

  • @xamdakuwannarsiitodiamond7647
    @xamdakuwannarsiitodiamond7647 6 ปีที่แล้ว +1

    Mncha Allah
    Ilahow culimada cimiriga u dhere

    • @birrejama4094
      @birrejama4094 5 ปีที่แล้ว

      illaahay ajar iyo xasanaad buuxa hakaasiiyo aaamiin

  • @mohamedyasenalyamani5737
    @mohamedyasenalyamani5737 6 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خير الجزاء

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido612 6 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا شيخ

  • @faaisafarah487
    @faaisafarah487 6 ปีที่แล้ว +2

    Jasaa akalaah khayr

    • @hodanmaxamed1005
      @hodanmaxamed1005 5 ปีที่แล้ว

      Masha Allah wllky sheekh Allah haku xafido

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ilaahow culimada xafid aamiin

  • @ifrahdahir8800
    @ifrahdahir8800 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh ilhay ajar hakaasiyo sheekh

  • @badhbadhadhe9893
    @badhbadhadhe9893 5 ปีที่แล้ว +2

    manshllh walal abalkaga jaano allaha kayelo

  • @hayatshmahdi4820
    @hayatshmahdi4820 3 ปีที่แล้ว

    Asc wan idin salamay wllahayga dhamantin wllo waxan raba in aad iso ducaysan inu ilahay murad kayga iisahlo i.a wax waliba oon ka cabanayana in ilahay iga dul qaado anna i.a sido kale wan uducaynaya umada muslimka mel kastoy jogto

  • @suberzamin6136
    @suberzamin6136 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah allow qashc qalbika no gali

  • @luulsabriye8782
    @luulsabriye8782 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sheq jasakalah qer

  • @amallinaabass7675
    @amallinaabass7675 6 ปีที่แล้ว

    Ma shaa Allah Jazak'Allah sheikh

  • @maxamedcabdillahiumar2658
    @maxamedcabdillahiumar2658 6 ปีที่แล้ว +2

    jazaakalaah sheikh

  • @deeqozonamaxmd3744
    @deeqozonamaxmd3744 6 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi been mahan jazakallah kheyran

  • @saidaadan6535
    @saidaadan6535 6 ปีที่แล้ว +2

    Bisinka walwal ma fcna Alllhaha caafiyo inti dhiban

  • @queenniisha8200
    @queenniisha8200 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallah kheer

  • @garadgelle_officail
    @garadgelle_officail 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay haku xifdiyo sheikh

  • @ideas-wi4wz
    @ideas-wi4wz 4 ปีที่แล้ว +1

    Shek aniga marka garmeny ojogo saladethahatuktha mar ku salada ikatago watugta 😍☺

  • @rahmadaauud899
    @rahmadaauud899 6 ปีที่แล้ว +3

    Jasaakallahu kheyr yàa sheekh

  • @fardowsaxasanmashaallaah6461
    @fardowsaxasanmashaallaah6461 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah aaamiin

  • @ifrahmohammed9658
    @ifrahmohammed9658 6 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah

  • @ideas-wi4wz
    @ideas-wi4wz 4 ปีที่แล้ว +2

    Allahuakbar

    • @ideas-wi4wz
      @ideas-wi4wz 4 ปีที่แล้ว

      Masha Allah sheikh AbdirazaaQ

  • @umubushroascmashalaahtabar4269
    @umubushroascmashalaahtabar4269 3 ปีที่แล้ว

    Asc mashalaah tabarakalaah

  • @sucdisiman8434
    @sucdisiman8434 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah kheyr sheikh wlhi anigo murugesan dhageestay niyada ii daktay

  • @dalsangrop5936
    @dalsangrop5936 5 ปีที่แล้ว +1

    jazaaka Allah

  • @nasteexoali1810
    @nasteexoali1810 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah

  • @abdi-kariimmoalimabdulleh7753
    @abdi-kariimmoalimabdulleh7753 3 ปีที่แล้ว

    Sheekha allaha xafido

  • @nimcosomali505
    @nimcosomali505 6 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah

  • @faaisafarah487
    @faaisafarah487 6 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh cabdirisaaq

  • @hibaqjamac2536
    @hibaqjamac2536 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxan also maxaadarooyin kaaga
    Aad ban kujeclahay shekhar laahay kuxiftiyo

  • @habebakhara3401
    @habebakhara3401 4 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @kleinemannetje7669
    @kleinemannetje7669 6 ปีที่แล้ว +1

    Jazaa kalaah sheeq

  • @nasrabulle5164
    @nasrabulle5164 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @xafsaaxmad8157
    @xafsaaxmad8157 6 ปีที่แล้ว +3

    Jasaakalahu khayran shiikh

  • @safiyamohammedabdule8789
    @safiyamohammedabdule8789 5 ปีที่แล้ว

    jzj Laahu qeyran sh.

  • @abuukarjimmale2426
    @abuukarjimmale2426 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @mariamhassan9745
    @mariamhassan9745 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah 😯💖💗❤️

  • @susanossusanos2575
    @susanossusanos2575 6 ปีที่แล้ว +3

    kkkkk wlhii sheekha waruuntiisaa wasaax waxasodhhan ee uukahadlay m anshaa aallh ilaheey haqeyrbadan hakusiyo

  • @habebakhara3401
    @habebakhara3401 4 ปีที่แล้ว

    🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @umumuntaaz7822
    @umumuntaaz7822 4 ปีที่แล้ว

    Aniga qof aaad u kooban oo jad wal adag ayan ahaa hda lkn dad iga dambeyo ilahay dari iguso duceeya runti noloshayda cagsi waye hda

    • @imaambukhaari
      @imaambukhaari  4 ปีที่แล้ว +1

      Sida Adiga jecelyahay oo kheer kugu jiro Allaha kuu yeelo

  • @sahraosman5271
    @sahraosman5271 6 ปีที่แล้ว +3

    Cajiib

  • @hibaqjamac2536
    @hibaqjamac2536 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @faadumomuuse341
    @faadumomuuse341 6 ปีที่แล้ว +1

    Maxaradoyinkaga waxbadan baanka faiday

  • @samiroadanadanali4491
    @samiroadanadanali4491 5 ปีที่แล้ว +1

    jisakumalah sheq wan ka fa ideyste

  • @habebakhara3401
    @habebakhara3401 4 ปีที่แล้ว

    Sheeq wankujecalaha alladaratis

  • @Marwo960
    @Marwo960 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @lastkingsahalinho2478
    @lastkingsahalinho2478 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaqah

  • @cabdifataxcumar3988
    @cabdifataxcumar3988 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @abdiaziizor9527
    @abdiaziizor9527 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allaaha

  • @lastkingsahalinho2478
    @lastkingsahalinho2478 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaaah

  • @sahraosman5271
    @sahraosman5271 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah