ISIRKA SOMALIDA PART 2 - QABIILADA- Prof. Maxamed Cabdi Gaandi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • ISIRKA SOMALIDA PART 2 - QABIILADA- Prof. Maxamed Cabdi Gaandi

ความคิดเห็น • 512

  • @abdirazaksheikh2512
    @abdirazaksheikh2512 3 ปีที่แล้ว +33

    Maantu dhintay 4/18/2021 ilahay kuu naxariisto bil ramadan😢😢😢

    • @sosmanahmed2155
      @sosmanahmed2155 3 ปีที่แล้ว +1

      Alle ha unaxariisto

    • @barkhadabdillahi560
      @barkhadabdillahi560 3 ปีที่แล้ว +1

      aamiin

    • @linaspiro263
      @linaspiro263 3 ปีที่แล้ว +2

      May He rest in peace. Do we have any written work of his?

    • @Wabax
      @Wabax 6 หลายเดือนก่อน

      Aamiin

    • @yxdz3401
      @yxdz3401 หลายเดือนก่อน

      Allah u naxaristu

  • @Mansoor191
    @Mansoor191 10 ปีที่แล้ว +42

    Somaliyey wax maqla oo si fiyoow u fakara markaad aragtaan ama maqashaaan mawduucyadan oo kale ha kasoo qaadin in uun adiga qabiilkaaga luugu talo galay in lagu dulmiyo. Waxani waa taariikh ninka akhriyana wuuna saxnaa karaa wuuna khaldanaan karaa. Sidoo kale caayda iyo aflagaadada iska daaya, is ixtiraama si ilbaxnimo ku jirtona u dooda.

    • @aliabdihayi2912
      @aliabdihayi2912 6 ปีที่แล้ว

      War anu markii horaba saa waan dareensanaa arintaa

    • @zahraabdi6240
      @zahraabdi6240 3 ปีที่แล้ว

      Wa runta walal Somali wa Hal abo o kalagurey Marka nin walbo tariqdisa inu barto waye waxu kashekenaya Tariq run ah

    • @ciiloow9451
      @ciiloow9451 3 ปีที่แล้ว +1

      mas'ul qof aan waligii buug qaadan baa prof wax ka shegaayo

  • @143-k1d
    @143-k1d 6 ปีที่แล้ว +21

    professor ka waa nin taariikh haayo oo somali dhana side u kala baxaana sheegay wuxuu mudan yahay in jagada wadan ka ugu sareysa loo doorto cidii gu Raacsan like ku qabo , anigoona ku difaceyn Qabiil walee, somali meel aheyna iskama soo galno

  • @cat_106
    @cat_106 6 ปีที่แล้ว +7

    Prof waan ku raacsanahay baaritaanka uu sameeyey waa mid sax ah. Qabiilada waa isbahaysi ee ma ahan wax jiro. Dad walba ayaa ku biiro. Marka haddaii isbahaysi uu yahay waxaan u guuri karnaa mid qaran oo dadka ukala baxaan xisbiyo kusaleysan afkaar.

  • @عبداللهالقرشي-ش2ص
    @عبداللهالقرشي-ش2ص 6 ปีที่แล้ว +11

    QABAAILADA SOMALIDU WAA ISBAHAYSI SHAKI LA'AAN. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mahmudsharif7314
    @mahmudsharif7314 10 ปีที่แล้ว +8

    Asharaafta waa qabaail weyn degta ethopai ilaa bay beydhabo marka cadeey ilaa xamar marka sas ula soco waa dat culumo ah oo shaqo kulaheen siyaasad

  • @hoodohussein490
    @hoodohussein490 2 ปีที่แล้ว +4

    Maanta oo kale geerida 18-April-2022
    Maxamed Cabdi Gaandi sanad ba kaso wareegay A.H.N Dhaxal wanagsan buu inoga tagay

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha unaxariisto prof gaandi 19/ 7/ 2024 baan daawanayaa

  • @Habibification1
    @Habibification1 3 หลายเดือนก่อน +1

    Digil, mirifle, isaakh, abgaal, habargidir waa wada ogadeen kulaha. Bal eeg, waxa ka soo harayna waa darood.
    Professor Gandi is ill fated man.

  • @aminoguled3010
    @aminoguled3010 7 ปีที่แล้ว +10

    soomali is kala gur gurayey magacyadana gumeysi ba kuu baxshay si ay idiin gumeystaan qabiil maba jiro ayan aaminsanhey

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 ปีที่แล้ว

      Qabiil quranku kujira lkn inla isku dulmiyo la isugu fano loma bahno

    • @rujahmahir6691
      @rujahmahir6691 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@Akhyaar142 Waxas naga la kor tag quranka arab iyo yahuud Ka hadley ma Somali Ka hadley aqli xuma somalida

  • @MohamedSaid-ob3ug
    @MohamedSaid-ob3ug 5 ปีที่แล้ว +19

    This professor has to be an advisor of the establishment of the new modern Somalia. He really knows the bottleneck and the solution

  • @Muniid99
    @Muniid99 7 ปีที่แล้ว +35

    Prof Gaandi aad iyo aad buu u mahadsan yahay. Wax badan ee uu sheegay waan ku raacsan nahay. Qabiilada Soomaalida badankood waa isbaheysi ee dhalasho ma aha. Soomaalida guud ahaan waxay u baahan yihiin in DNA test laga wada qaado.

  • @saygarushka6367
    @saygarushka6367 8 ปีที่แล้ว +11

    waa provser buuxa qabiilkuna waa amaan quraankaana lagu sheegy lkn qabyaalada xun taana branamijka kuma jirto

  • @laylayosufmoh4152
    @laylayosufmoh4152 3 ปีที่แล้ว +18

    Ilahay ha kuu naxariisto prof gaandi😭😭🤲🤲

    • @s0uljaman337
      @s0uljaman337 2 ปีที่แล้ว +1

      Ma dhintay Adeerkaan !?
      Walaahi bilaahi waaa nin aqoon iyo waaaayo aragnimo la dhintay #LAA XOWLA WALAA QUWATA ILAAA BILLAAH ( AUN )

  • @saygarushka6367
    @saygarushka6367 8 ปีที่แล้ว +8

    wllhi inta qabilee ee kle garan maayo lkn intaa garanyeyba runbuu ku sheegay ciise sadex waa dhalad ina wey sooraacda taasi waa run ta kalana gadarbuursi labay ukala baxaan samaroon iyo sooraace taasna runbuu ku sheegay .takalana bartire oo daarooda iyo caliganuun oo gadarbuursiya wey isi sheegtaan xataa magtey isla bixiyan

  • @NajaxCabdi-te2xv
    @NajaxCabdi-te2xv 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jabhado wadanka ma burburin balse waxa burburiyey wixii sababey in jabhado wadanka ka sameysmaan iyado dadku walaalo yihiin bilow iyo dhamaadba faqash ayaa dadkan kala dirtey

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 3 ปีที่แล้ว +4

    Waan kugu raacsanahay in la sameeyey qabiilka lkn dadkiiba ogaadeen baad galisay, lkn qudub iyo sheekhaal maxay ku kala duwan yihiin. Walee bari horaan fahmay inay dadku isku mid yahay oo guurguuraan dabadeedna hal qabiil ma jiro oo isku mida ee hala is daayo bilaa calayk!!

  • @mr.xuseen714
    @mr.xuseen714 9 ปีที่แล้ว +22

    Aad iyo aad baan u taageersanahay in la ogaado soomalidu asal ahaan meeshay ka soo jeedaan. waana loo baahan yahay dad lafa gura asalkooda si loo ogaado ciday yihiin .
    aad iyo aad baad u mahadsantay profoser thanks

  • @jundurahman1
    @jundurahman1 8 ปีที่แล้ว +34

    Show ninkaan ayaaba ku fiicnaa in uu madaxweyne soomaliyeed noqdo.

    • @ayuparpe1580
      @ayuparpe1580 6 ปีที่แล้ว +1

      show english waye .
      hahah meshaan cml ay doda ka bilaabaleen , qabiil la dhoho difac aan samaysana .

    • @RochelleHa
      @RochelleHa 5 ปีที่แล้ว

      Abdirahman Hashi Somali hadi ey ku ficantahay in ey madaxweeyne noqdaan ha noqdan Hadii awoodo, tii ka horesana ha ka ficnadaan,dhareerka Iska duwa, qabil qabri idinla gali maayo

  • @saafisomali7551
    @saafisomali7551 8 ปีที่แล้ว +60

    Waligeey waan dareensanaa in ey abtirsiimada bug tahay 😀, qabiil waa isbaheysi jaahili ah ee maaha dhalasho

    • @Cc-cs9zz
      @Cc-cs9zz 6 ปีที่แล้ว +4

      Hhh ilahy qabyaalda hanka masaxo

    • @whome4851
      @whome4851 6 ปีที่แล้ว +5

      😂😂😂 wallahi waan ka shakisanaa in ay Odayaaahaal magacyada qalafsan leh run yihiin

    • @maxamedyare5200
      @maxamedyare5200 6 ปีที่แล้ว

      Idiris Maxamed 1

    • @jecliyaahawargidiriyomoobl8946
      @jecliyaahawargidiriyomoobl8946 5 ปีที่แล้ว +1

      Queen Farhia RG 😂😂😂😂😂😂dhulka tallhi

    • @jecliyaahawargidiriyomoobl8946
      @jecliyaahawargidiriyomoobl8946 5 ปีที่แล้ว +4

      Queen Farhia RG alla Mahad leh iga dhigay somaali iga dhigay hawiye iga dhigay madarkicis iyo mudulood Iska dhal ah iga dhigay HG iyo MB Iska dhal ama hawargidir iyo moobleen proud to be somaali💪💪💪

  • @barkhad1176
    @barkhad1176 3 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahay Jannatu Fardawsa hawgu deeqo prof Gandhi

  • @aamiin_bulshawi1002
    @aamiin_bulshawi1002 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilahey hau naxariiso professor gaandi janadiina ilahey hageeyo Marti lajeclyhyna ilahey haka dhigo 📿

  • @nurduube9182
    @nurduube9182 8 ปีที่แล้ว +8

    waa tariikh sax oo cilmiyeesan lana qaadan karo
    afriko nagadaaya cuqdada😁😁😁😁

    • @mahadali1698
      @mahadali1698 5 ปีที่แล้ว

      Masha allah wax badan ayuu tariikhdeena ku hoowlanaa somali asal weeye Gaandi

  • @cakaara1
    @cakaara1 10 ปีที่แล้ว +8

    Mashaa allah aad baan u qiirooday markii aan dhageystay prof Gaandi ilahay hadaayee.

  • @maryamcusman364
    @maryamcusman364 4 ปีที่แล้ว +3

    Kac dheh marko Biimaal baa loogu yimid weligoodna joogay

  • @aarlion8718
    @aarlion8718 4 ปีที่แล้ว +5

    Runtii. Professorka si wanaagsan ayuu bayaaniyay. Waana mowduuc indho fur ah. Mahadsanid ✋

  • @jecliyaahawargidiriyomoobl8946
    @jecliyaahawargidiriyomoobl8946 5 ปีที่แล้ว +4

    Aniga madarkicis iyo mudulood ban ahy hawargidir iyo moobleen cimaan hawiye Iska dhal💪💪💪😘viiva somaaliya👏👏👏😍

    • @mideyeadde1470
      @mideyeadde1470 5 ปีที่แล้ว

      Yaaba kuheli kara hee. Cudur kaloo kudila mooyee ciil u dhiman meysid

  • @kingfaarisfaris4226
    @kingfaarisfaris4226 4 ปีที่แล้ว +3

    mansha allh hoorta qofkan ee somaliga ah oo profsarka ah waa jahiilmida koow dadka dhulka sheekto dadkaqaar in aan kajaahil bixiyo qofka marko dagan yaha sida xamar cml yaatahay reer siinay ama xamar weeynayan daganahy mark marka yala dhaha qabiilkaishek lakin qofkan jacel qabiiilka ama qabyaaladda hadane wax kamayaqan marka waxadago qabiil aad ubadan lakin gaar ahaan biiyamalka .1 qabiil bajiro ladhoho reer shabeele waxay dagan jig jigo eekilinta 5 iya iyo ogadenta soomaali waxay leyihin wabiiga shabeelada hoose iyo shabeelada dhexejiin wabiiy seey dadka uyaqan marka waxa jiiro toollo ama qof leh siida booqolaasano kahoor magaca awooyalka tuulada ama baadiida kusansadi sida aadan cade ilporka oo wiilashis qabsada marka yaadhali aadan cade qofka ifahmiy lawo 2

  • @Mansoor191
    @Mansoor191 10 ปีที่แล้ว +18

    Although most Somalis don't care about references I wonder if the author cited his sources anywhere. Do we just trust him and suppose he is telling us unbiased truth.

    • @chai_tea5733
      @chai_tea5733 5 ปีที่แล้ว +3

      Exactly. Thanks for bringing that up, very important.

    • @cabdixakiinaxmedmaxamed7734
      @cabdixakiinaxmedmaxamed7734 4 ปีที่แล้ว +6

      He has told the references from first part video.

    • @kamanzikamanzi9270
      @kamanzikamanzi9270 3 ปีที่แล้ว +5

      I am a Tutsi Munyamulenge now recently I started getting to know more about Somalia 🇸🇴 history! After watching a documentary about in time of Colonial the biggest mighty role Somali power plays in Decolonization of so much of African Country. Not only that I am also learning if there is any possibility that can link the Somalien and Tutsi, Oromo, Banyankole Even some Sénégalais! If there is a expert in very ancient post African history please come forward and give me this information or knowledge that I am desperately looking! Thanks 🙏

    • @hassanabdikarimmohamed2505
      @hassanabdikarimmohamed2505 3 ปีที่แล้ว +1

      @@kamanzikamanzi9270 tutsi are Southern Cushites people who mixed with some immigrant bantu that immigrated from Cameroon recently during the bantu migration, most of tutsi dna is nilote and Cushite dna

    • @linaspiro263
      @linaspiro263 3 ปีที่แล้ว +2

      @@hassanabdikarimmohamed2505 yeah some Tutsis actually know their ancestors came from the Horn, they still have the departures but mixed with Hutu/Bantu so much over time. A bit like certain tribes in Somalia currently

  • @ilhamhassan3600
    @ilhamhassan3600 6 ปีที่แล้ว +2

    is bahaysi wax la yiraahdo ma jiro qof kasta wuxuu lee yahay waalid walaalo aabe awoowe ab iyo abtiris markaa dadka sidaas ayay u tarmeen oo u farcameen oo u wada dhasheen waana is og yihiin dhowr qarni haba kasoo wareegtee in ay walaalo yihiin oo hal aabe iyo hal awoowe ay lee yihiin markaa qof aabihii iyo awoowgii inkirayo ma jiro

  • @SayidAbdirahman
    @SayidAbdirahman 2 ปีที่แล้ว +1

    Daawo sharaxaad ku saabsan buugga Af Soomaaliga Quraanka ku jira.
    th-cam.com/video/B1zdZ8BvCPU/w-d-xo.html

  • @mohamedosman3087
    @mohamedosman3087 ปีที่แล้ว +1

    Wuxuu raadsanayaa in uun uu ka soo galo. Adeer waan ku fahanay.dhawaan galyahow. Naga daa beentaada.

  • @mariahonest2642
    @mariahonest2642 4 ปีที่แล้ว +2

    Qaainul wadan waaye ninkaan Kenya dadkii in jubaland lagu wareejiyo kadambeeyay waaye

  • @abdiroble2576
    @abdiroble2576 5 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan uu akhrinayo
    Awooweyaal kamuu maqale
    Jaamacadaha gaalada ayaa soo baray
    Wuxuu professor ku yahay dad uuna aqoon
    Waa reer hebel in uu yiraa oo British iyo Talyaani baa jaamacadohooda ku dhiga.
    Gunnimo waxaa ugu xun waxaad gaal ka maqasho oo taariikh ku sheega

  • @husenmaalin381
    @husenmaalin381 9 ปีที่แล้ว +5

    I like the somali story

  • @famomer9988
    @famomer9988 8 ปีที่แล้ว +4

    kuli khalad ma aha. taarikha uukahadlayo iyo isbahaysiyada iyo say ku samesmen qabiilda qaarkod waa wax aan aad umaqlay lasoowariyay

  • @AbdullaziizHassan
    @AbdullaziizHassan 4 หลายเดือนก่อน

    Alow kunaxrisa parfsore janda allh kawarbsho

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 4 หลายเดือนก่อน

    Runweynaa
    Jabhadu waa qabiiladii somaaliya
    Jajabisay

  • @Habibification1
    @Habibification1 3 หลายเดือนก่อน

    Professor ka maran waxa uu ka hadlaayo.
    Waxaa cad inaad ogadeen tahay.

  • @borrowprivateeye2603
    @borrowprivateeye2603 4 ปีที่แล้ว +2

    Maan iyo maskax maali karta murtida Barahan qaaliga ah, eebbe ha siiyo kii dhagaysta. Aqoonyahan caqli badan iga dheh.😎

  • @shamsudinabdi1288
    @shamsudinabdi1288 ปีที่แล้ว +2

    Allaha u naxariito prof. Gaandi, waxbadan bu iftiimiyay

  • @Habibification1
    @Habibification1 3 หลายเดือนก่อน

    Maxaad afkaaga uga ilaalinaysaa Ajuuraan? Maxaa kuu diiday inaad siiso xuquuqdooda? Waxaa tahay shaqsi cunsiri ah.

  • @abdullahiosman1174
    @abdullahiosman1174 ปีที่แล้ว +1

    Congratulations 🎉! ALLAH KU NAXARISTO 🎉

  • @cumarmaqadin4834
    @cumarmaqadin4834 6 ปีที่แล้ว +2

    Soomaaliya waa dad urursi laysugu keenaey waa abtirsiimmadoodu ilaa iyo hada mafadhiyo laakiin waa hubaal in ay intootaban wada dhasheen

  • @sharfmow9277
    @sharfmow9277 3 ปีที่แล้ว +1

    Prof. Wax badan ayaa kaa qaldan ama waad ismoogeysiineysaa oo waxaad isleedahay difaac Dad si aad ula sinto kuba kale waxaana moodaa in aad Dir aad lasintay Digil iyo Mirifle, Daarood, iyo Hawiye, iyadoo lawada ogyahay in ay Qabiiladaas barkood ay Dir ka soo jeedaan marka Beenta Siyaasadeeysan iskada eexdana iskadaa.

  • @superlula2674
    @superlula2674 6 ปีที่แล้ว +2

    kakakakka xoolo aniga qabiil shaqadeey maahan ruuxa somaliga ayan isku qabiil nahay lakin kuwa sabta ah an cunee kuwee waaye wax walan

  • @osmanak5391
    @osmanak5391 ปีที่แล้ว +1

    Prof, dadaalka aad samaysamaysay waa dhaxal galeen ,, aad uga tagtay umada somaliyeed iyo jiilkasta oo curata,, tabaraka allah allah haku naxariisto,,,, aaamiin,

  • @MimiGabobe
    @MimiGabobe 7 หลายเดือนก่อน

    OGADEN LA,AANTII SOMALI MAXAY NOQON LAHAYD? DADKA WAX KASTA BAN BARNAY DIIN IYO DUNOWBA.

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 3 ปีที่แล้ว +1

    Raalli ahaw. Hiil waa Samaale Hill iyo Cafar Hiil. Samaale nin buu dhalay oo daqan. Kuwii markay abtir kooda aqoon waayeen yay dhaheen Somali waa hasha soo maal!

  • @shahinsimba4178
    @shahinsimba4178 10 ปีที่แล้ว +2

    Prof gandi mahatsanit lawo gootle wax barta jahiliin yeey

  • @al-adaniyah742
    @al-adaniyah742 7 ปีที่แล้ว +3

    Midnimo gaalo ino ma ogola prof.

  • @caanaboore8422
    @caanaboore8422 7 ปีที่แล้ว +4

    pro.gandi walee runtuu kahadlay

    • @cumaraaden7815
      @cumaraaden7815 5 ปีที่แล้ว

      Waxaad.kasheekaynaso.waxba.kamajoraan

  • @mohammadahmad6029
    @mohammadahmad6029 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah haunaxariisto prof gaandi

  • @abdirahmanabdullahi1082
    @abdirahmanabdullahi1082 4 ปีที่แล้ว +2

    Majeerteen inay nasab yihiin waxa Ku garan cidna isbahaysi lama aha

    • @khadarlove9761
      @khadarlove9761 4 ปีที่แล้ว

      abdirahman abdullahi hartida xitaa qabiilada yar yar ay uwataan waa maxay 😂😂

    • @zahraabdi6240
      @zahraabdi6240 3 ปีที่แล้ว +1

      Majerteen iyo Jarerweyne taas maogid miyaa

  • @ahmedibrahimhassanhajiali
    @ahmedibrahimhassanhajiali 5 ปีที่แล้ว +3

    Somali people are the breed hybrid of two intermingled genetically forged nations; one nation came from the west far from the Nile valley and north Africa through Ethiopia and Sudan, The 2nd nation came from Yemen and from Iraq. The first nation pioneered to settle the Horn of Africa starting from the Prophet Ibrahim's Era, and the second influx immigrants came during the early Islamic periods,. There was a common habitual culture the two shared which was nomadic livestock rearing tradition being cross breed of Neolithic and Hamitic. Somalis are the hybrid intermarriage of the Arabs who brought religion and those who migrated from Ethiopia and Sudan. The name Somali came from Turkish name Sameil meaning the windy land. While others say it is Samaria which is a tribe from Iraq. But all I know is that Somalis are one tribe who spread to vast land because of their good faith in being a single family.

    • @ahmedibrahimhassanhajiali
      @ahmedibrahimhassanhajiali 5 ปีที่แล้ว

      Ask me more that is quite different from this gentelman's notion.

    • @warsame2245
      @warsame2245 2 ปีที่แล้ว +3

      DNA says otherwise

    • @ahmedibrahimhassanhajiali
      @ahmedibrahimhassanhajiali 2 ปีที่แล้ว

      DNA is a scientific evidence which is 10% wrongly enterpreted by unqualified or biased people.

    • @YOONKA-BUULADATV
      @YOONKA-BUULADATV ปีที่แล้ว

      @@ahmedibrahimhassanhajiali your source please?

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 3 ปีที่แล้ว +1

    Jasiira iyo gandarshe soo sheekhaal ma aha

  • @abdirahmanblue3621
    @abdirahmanblue3621 4 ปีที่แล้ว +2

    Jizakalah profesor gaandi cilmi muhiim ah ayd naga dhaahdhicisay si wanaagsan aad noo fahansiisay masha allah

  • @abu-mahir4849
    @abu-mahir4849 6 ปีที่แล้ว +2

    Dadka waxa kala saaaraysa DNA da mxa lo murmi ooo marba nin gaaal ka yimi beeen u akhriyi

    • @aishaayaan407
      @aishaayaan407 7 หลายเดือนก่อน

      Dna does not show your qabiil

  • @MohamedMohamed_IP
    @MohamedMohamed_IP ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah prof Gaandi Allah inoo kaa xafido xog ogaal tariikhda darsay.

  • @haweyaali2904
    @haweyaali2904 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa sax waan wada aaminey waana ku faraxanay masha alla parafor illahay ha ku xafido

  • @fariida6236
    @fariida6236 9 ปีที่แล้ว +12

    Dagaal ooge waaye ninkaan hadalkiisa dhan macno iiguma fadhiyo oday qabyaliista kenyan wadanka ugacan galshe cid ubahan wax ka dhagesigisa majiro

    • @guledsm
      @guledsm 9 ปีที่แล้ว +1

      Akinoidle Akinoidle you are too cute to bad mouth your Elders. be a good girl.

    • @boomerangchronicle6171
      @boomerangchronicle6171 9 ปีที่แล้ว +3

      +Akinoidle Akinoidle ogaadeen qabiil ma'aha waa qaran. afkan Soomaaliga, hiddahiisa, dhaqankiisa, taariikhdiisa iwm waa dadka curiyey ee dhiiga iyo dhalashada u leh. kuwii isa-soomaaliyey maxay ku soo kordhiyeen magaca soomaali?? oo aan ka ahayn cuqdad

    • @mohammedalhijqzydoule8438
      @mohammedalhijqzydoule8438 5 ปีที่แล้ว

      Stay polite and learn with discipline ur ignorance is the reason of why somalis are suffering.

  • @abdullahabaw5725
    @abdullahabaw5725 4 ปีที่แล้ว +1

    Afarta xamarweyne iyo shanta shangani waxaa sameeyey talyaani waana qeybi oo xukun

  • @Jamac163
    @Jamac163 3 หลายเดือนก่อน +1

    الله يا ر حهم

  • @abdimajidmohamed5580
    @abdimajidmohamed5580 8 ปีที่แล้ว +4

    Anigu dadka professorada isku sheegay mid baa kala yaabay, ma waxay ka thy indho la,aan mise waxay ka thy dadka inay sii kala fogeeyaan. waxaan ogahay oo weliba dadkaygana ogyihiin sheikh isxaaq inuu ku duuganyhy maydh, waa xaqiiq, sidoo kale waxaa xaqiiq ah inuu sheikh ciise ku duuganyhy mayl u dhow halkaas, waxaa xaqiiq ah sidoo kale inuu sheikh samaroonna uu ku duuganyhy xiis, sidoo kale daarood ismaaciilna uusan ka dheerayn qabuurtaas. haddii si nadiif u fekerto waxaad qiraysaa intaa qabiil inay wax isku galeen, iyo ilaa hadda siday deegaan ahaan u wada daganyihiin. ma dadka qaar ka baqaya inay meeshaa awood weyn ka dhalan karto marka sidaa darteed yaaba la furin page-kaa, lkn waa wax dhab ah oo jira, mana jirto qabiilada kale wax cadeenaya halka odayaashooda ku duuganyihiin. daarood,isaq,ciise,samaroon intaba wax baa ka dhaxeeya hala baaro waayo deegaan iyo taariiq iyo qabuurta odayaashooda wax kuugu filan inaa aaminto, halka qabiilada kale soomaalida aan oran karo waa dadka dhulka loogu yimid.

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 ปีที่แล้ว +2

      DEE WAA RUNO AFARTAN AAD SHEEGTEYBA MAAHA DADKII DHULKA LOOGU YIMID LKN ALLAA BADIYEY INTABA OO AWOOD SIIYEY KANA FADILEY QABAA'ISHA KALE EE SOOMAALIDA AH.

    • @abdimajidmohamed5580
      @abdimajidmohamed5580 7 ปีที่แล้ว +1

      Haa lkn aad wax u dareemaysaa afarta oday inay wax ka dhaxeeyaan, tan kale waxaa moodaa kuwa kale oo dhan inaysan heysan taariiq horaal ah oo cadeen u noqan kara waxey sheeganayaan.

    • @harunadikhalif8391
      @harunadikhalif8391 7 ปีที่แล้ว +1

      khaalid maxamed Cartan

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 7 ปีที่แล้ว

      khaalid maxamed Cartan
      Waxan qabaa inaad run sheegaysid oo iyaga isku duuban ay dadkii dhulka joogay u push garayey dhinaca Oromada etc

    • @anascabdirisaaq1217
      @anascabdirisaaq1217 6 ปีที่แล้ว

      khaalid maxamed Cartan wlhi been maadan sheegin arintaas waa xaqiiqo

  • @al-adaniyah742
    @al-adaniyah742 7 ปีที่แล้ว +1

    He was talking history and origins, why did he turne to poli****s?!

  • @Yarkawanaagajecel
    @Yarkawanaagajecel 2 หลายเดือนก่อน

    Waranle iyo wadaad

  • @maxamedali3718
    @maxamedali3718 3 ปีที่แล้ว +1

    Xariin ayaan ahay yaa isku reer nahay oo

  • @بنتالأشرافية
    @بنتالأشرافية 6 ปีที่แล้ว +5

    قـــــــــــــــــبيلة دارود الــــــــــــعقيليه الــــــــــهاشمية
    حياكم الله في صفحة (( آل دارود العقيليين ))
    (( آل دارود )) هي قبيله عدنانيه تعود الى جدها الاكبر الشيخ العلامة داود الملقب ب(الدارود ) و المولود في الزبيد باليمن هو ابن شيخ الشيوخ أعلم أهل اليمن الشيخ اسماعيل بن ابراهيم بن عبدالصمد الجبرتي العقيلي الهاشمي ( المدفون في زبيد ) ,وهو من هاجر الى بلاد الزيلع ( الصومال ) مع بعض من اتباعه ولها الفضل في انتشار الاسلام في شرق افريقيا وتنتشر هذه القبيله في الصومال و اليمن ( المهره ) وفي عمان في اقليم ( ظفار ) وتزاوجت هذه القبيله مع القبائل الصوماليه الاصليه و بعض العرب متواجدين في الصومال و عندما تزوج دارود من بنت زعيم القبيله التي سكن بجوارها لذلك يتحدثون بلغة الصوماليه وهذا سبب سمرة بشرتهم, و لهم عاداتهم من حيث الزواج والتفاخر بالانساب والشعر والماشيه خاصة ( الابل ) .. ولهم تاريخ كبير من الجهاد وقتال الأحباش النصارى و البرتغاليين بقيادة الإمام أحمد بن إبراهيم الدارودي الجبرتي العقيلي الهاشمي و خليفته الأمير نور بن مجاهد الدارودي الجبرتي العقيلي الهاشمي وفتح الله على يد الإمام أحمد مناطق كثيره طيلة 15 عام وبعد استشهاده خلفه الأمير نور وقاتل الأحباش وقتل ملكهم .. و استمر جهادهم في طرد قبائل الجالا عن الكثير من الأراضي .. وفي عصر الإستعمار ظهرت قبيلة آل دارود من جديدة كقائد للبلاد وتخليص العباد من الإستعمار وقائدهم الإمام المجدد السيد محمد عبدالله حسن الدارودي الجبرتي العقيلي الهاشمي وقاتل ضد ثلاث دول كبرى ( بريطانيا - فرنسا - أثيوبيا ) و استمر الجهاد 21 عام هزمهم في معظم المعارك حتى أستخدم الإنجليزي الأول مرة في تاريخ حربهم ضد المستعمراتهم وافريقيا بشكل عام الطائرات الحربية وتم قصف مدينة الجهاد ( تليح ) و قتل في تلك الطلعات معظم مجاهديه ولكنه نجى ومات في غرب الصومال ( الأوجادين ) ..
    ولم يكن الإمام المجدد السيد محمد عبدالله حسن الوحيد إنما قاد أ[نائه عه من الإقاليم الأخرى مثل مملكة مجرتينا ( يسكن فيها أحفاد الشيخ محمد الملقبون بالمجيرتين ) تحت قيادة الملك عثمان محمود الدارودي الجبرتي العقيلي الهاشمي ضد الأحتلال الإيطالي بعد وفاة السيد محمد عبدالله حسن.
    و أبناء عمه في مملكة هوبيا بقيادة السلطان يوسف علي الملقب كيناديد الدارودي الجبرتي العقيلي الهاشمي ضد الأحتلال الإيطالي بعد وفاة السيد محمد عبدالله حسن .
    و كذلك فعل أبناء عمه في مملكة ماخر بقيادة السلطان محمود علي شره الداوردي الجبرتي العقيلي الهاشمي في مساعدة السيد محمد عبدالله حسن في شراء الأسلحة و إدخاله من الساحل وهي المملكة الوحيدة فالعالم التي وقعت إتفاقية مع الإنجليز ورفضت رفع علم على أراضيها . وتم القبض على السلطان محمود علي شره الدارودي العقيلي الهاشمي و إرساله في سفينة واحده مع المناضل المصري سعد زغلول إلى جزيرة السيشل ..
    تاريخ طويل يحتاج إلى كتب و إنما هذه مختصر للإنجازات هذه القبيلة الهاشمية العريقة

    • @أسيدعمر-و9ض
      @أسيدعمر-و9ض 4 ปีที่แล้ว +3

      كل ما كتبت ليس له وجود
      🤣🤣🤣

    • @خلفالأهليالعبسيبنوعبس
      @خلفالأهليالعبسيبنوعبس 2 ปีที่แล้ว +2

      لا أصل له هذا الخبر
      📘😁

    • @Abdirahman_Shire
      @Abdirahman_Shire 2 ปีที่แล้ว +1

      Waan kugu tixgalinaynaa qoraalkaaga wll lkn anigu waxaan ahay shiiqaal aptir ahaan abubakar sadiiq baa ku aptirsataa ayaa la igu yiri baaritaan aan sameeyay iyo buugaag carab masaari ah qoreen ugu dambayn waxaan soo ogaaday inaanu aptir ahaan ku aptirsano amiirkii waynaa ee harar Aw abadir umar ar rida somaliduna utaqaan fiqi cumar. Taariikhdu waxay qoraysaa 612 hjiriga in uu kasoo socdaalay ardul xijaaz isaga iyo rag kale oo uu kujiro nin magaciisa la yiraahdo ismacil jabarti waliba wuxuu dhahayaa waxaa la socday wiilkiisa cabdiraxman binu jabarti marka malaha waxaan is dhahay waa daarood odagii dhalay

  • @ademmaxamud6942
    @ademmaxamud6942 6 ปีที่แล้ว +1

    Jamuuriyada barakaysani sida reer Somalia ma nihin African anagu.

  • @adnaali7454
    @adnaali7454 10 ปีที่แล้ว +1

    Mash'allah khofka afla somalika
    Raba inuu sheego marka ninkaan
    Aqoown buuleyayah able ninka
    Layiraahada abdi good waa
    Baalixoofto marka ninkaas
    Halaka joojiyo abdi good!

  • @Somfox1
    @Somfox1 7 ปีที่แล้ว +1

    aad iyo aad bay u fiican tahay in la helo prof Gaandhi oo kale ... waayo waa nin cilmi u leh arimahan , hadana runta ka sheegay in qabiilku uu yahay kan qaranka burburiya ... waaa in somali ogaataa taariikhda .. ayna ku faantaa in ay somalinimo tahay kaliya waxan aan rabnaa

  • @Daemigrant
    @Daemigrant 9 ปีที่แล้ว +1

    sheekoyinki ayeeyada ayaaba dhaama ninkani wuxu soo ururiyey.

  • @abdihakimjoseph1867
    @abdihakimjoseph1867 7 ปีที่แล้ว +1

    kkkk taariikhda somalida iyo jabhadihii 1988kii maxaa iskaga jira afkaaga laga hayaa cadhada kaa haysa in qabiil keliya oo dawladii afweyne burburiyey markaa Iska hantaatac

    • @abdibarri9012
      @abdibarri9012 4 ปีที่แล้ว

      WAXA CIIL QABA ADIGA
      DADKA AYAA LA XASUUQAY 1988 KKKKK

  • @AhmedOmar-no1ci
    @AhmedOmar-no1ci 4 หลายเดือนก่อน

    1:07:00 Duqii Mareexanka Hirabu Goyta { Suldaan } Todros Adam ? Daarod Goormaa la sameeyey good question ✅

  • @aidaroossidow4492
    @aidaroossidow4492 4 ปีที่แล้ว +9

    استاذ وتاريخ وقامة تعتز به الدولة الصومالية
    إلقاء وتنظيم خطابي وكاتب رائع
    لدى بلادنا مثل هاؤلاء لماذا نضيعها بالقبيلة والتقسيمات النتنة

    • @xuseenfadal
      @xuseenfadal 3 ปีที่แล้ว

      Af-soomaali****.

    • @وسطيمسلم
      @وسطيمسلم 2 ปีที่แล้ว +1

      في الحقيقة هو يعمل على التفريق بين القبائل ولديه الكثير من الأكاذيب وأغلب مصادره من الكتاب الغربيين الذين يعملون على نفس الشيء

    • @OmerHasan-e6c
      @OmerHasan-e6c 4 หลายเดือนก่อน

      ريتشارد بانخورست ) عام 1989أن الملك (بيبي الثاني 2644ـ2738)قبل الميلاد كان ملكا يحكم القرن الإفريقي بكل قسوة(الحبشة) فهزم جيشه جيش بلاد البونت العامرة فاستوطنوا البلاد وشردوا أهلها.
      وأظهر أيضا(ريتشارد إف . بيرتن، 1856، أول خطوات لشرق أفريقيا التاريخي).وهو أثري معروف أخرج الصحون المصورة في (دير الباهيري وأكواخ سكان بلاد البونت الأصليين"أوبلاد البونت أو القارب"مثل (التوكولس) وهي تشبه اليوم أخواخ سكان السودان.
      أما"دوروسيلا دنجي 1926"في هيوستن ذكرت أن الصوماليين (المدجانز) هم أشجع شعوب القارة الإفريقية وأنبلهم والأكثر ذكاءًوإستعداداً للتطور. والصوماليون(المدجان)هم كانوا أكثر شعوب إفريقيا إهتماماً بالبيئةوفخراً بها وشجاعة ولذالك تجد أن المدجان لايحرق الأشجار من أجل تجارة الفحم ولكن من أجل اللإستعمال الشخصي فقط. ويعجبني فيهم ثقتهم بأنفسهم ,وكرمهم وضيافتهم,وأخلاقهم الراقية ولاحظت أيضاًأن ليس لهم عقد نقص مثل القبائل الأخرى فهم لايخافون من الرجل الأبيض وكانوا لايخافون سلاحه مهما يكون فتاكاً وخطيراً وجيشهم كبيراً ولكن الكثرة تغلب الشجاعة كما هو حاصل معهم الآن, كالذين إستوطنوا في بلادالصومال لاحقاً. وذكرت إذاعة ال بي بي سي اللندنية في 2-12-1985 في النسخة المحررة من قبل (السيد مصطفى حاجي نور) ومعه كبار رجال التاريخ في بريطانيا . أن تاريخ الصومال يرجع إلى ماقبل (6000) سنة قبل الميلاد وأعترفوا بالأدلة القاطعة أن (المدجانز) هم السكان الأصليون للصومال أو إمبراطورية البنت .ويحدثُ السيد مصطفى ويقول بعد أن تمت محاربته من بعض العنصريين من قبيلته و القبائل الأخرى وقالوا له إن هذه الحقيقة ستجعلنا عكس ما نريد ,وأنه كان عليه أن لا يُظهر هذه الحقيقة على الملأ فقال لهم خافوا الله في عباده وهم المدجان أو الجبويي هم سكان الصومال الأصليين رضينا أم أبينا وتعلمنا منهم كل التراث الصومالي وهم (المتحف الصومالي الأصيل) ونحن نحاول النيل منهم بتهميشهم بدلاً أن نكرمهم ونرفع من مقامهم فهذه والله عارٌ علينا من قلة أصلنا وكرامتنا . و زار الصومال وفودٌ كثيرة من بلاد العرب والخليج العربي ,ومن اليونان ومن روما,وأنهم أصحاب التاريخ أثبتوا أن المصريين القدماء عرفوا بلاد الصومال باسم ( أرض القارب أو الله أو أرض الإلهة )وهي البلاد التي كانوايأتون بالبخور منها للأسر الفرعونية الحاكمة .
      مع قدوم قوافل الاحتلال البريطاني للجزء الشمالي من الصومال المعروف حاليا بجمهورية أرض الصومال الغير معترف بها في الأوساط العالمية سنة 1884 م والتي استقلت في 27/6/1960
      11 يناير 1904 م (20 شوال 1321 هـ) قوات الإحتلال البريطاني تهاجم قوات الدراويش (معظم قوات الدراويش من السكان الأصليين الجبويي أو المدجان حيث أنهم القادة العسكريون المحنكون التابعة للزعيم الصومالي "سيد محمد بن عبد الله" الذي كان يلقبه البريطانيون ب"الملا المجنون"، وتوقع إصابات بالغة بين قواته. وقد استمر الملا في محاربة الإستعمار البريطاني للصومال حتى سنة 1920 عندما لجأت بريطانيا إلى الطيران لقصف مواقع الثوار، ثم جاءت وفاة الملا لتضع حدا لثورته الإسلامية.
      فيما استقل الشطر الجنوبي

  • @abdullahabaw5725
    @abdullahabaw5725 4 ปีที่แล้ว +1

    Gadacte Waa shaanshi ee ma aha reer faqi

  • @abdishakurhashi7187
    @abdishakurhashi7187 5 ปีที่แล้ว +1

    Adbu umahadsan yahay qabiladan lacaabudo wa wada buug sida ugu sax san ah ayuu ku hadlay

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 ปีที่แล้ว

    Taariikhda iyo qabiilooyinka waxa uu u adeegsanayaa in la shaki galiyo qabiilooyinka si qabyaaladu u baabado.
    Way jiraan reero alien ah way jiraan lkn dhamaan ba sidaas ayuu u adeegsanayaa, matelen Habar-Awal iyo Ogaadeen is ma sheegtaan lkn subeer Awal iyo Maxamed Subeer waa isku abti wax isku ahaanshiyooduna waa taas. Lkn waa wax DHICI Kara in MAALIN GUURKU in uu iskaashi yahay baa laga yaabaa!!.

  • @juunijaanka2417
    @juunijaanka2417 6 ปีที่แล้ว +1

    somaalida qarnigii 9 gaalaad ilaa 10 naad yaadegana dhulka hada adiga iyo kuwa kula qaba aragtidaada Ama sida hadaba aad udhigtay daraasada aad sameeseen adiga iyo kuwa kale laakiin waxaa is weydiin mudan yaa degenaaa qariga aad sheegtaya waxii ka horeeyay?Waxaad ogataan dad dhukaasi deganaan jiray Taariikhdooda in uu gumeesiga dhumiyay oo idn baray Taariikhda hada sheegeeso Dadkaasine waa dad ilaa iyo hada Gumeesiga Siduu uqeebiyay Ugu qeebsan qaarkooda qabaailada Somali ogoow Dadka Aaad Dhaheso Jareer Taariikhda Aad soo Qaadatay Ka Hor Baay Deganaayeen Dhulka Somali Looyaqaan!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @abdirahmanfiqi2823
    @abdirahmanfiqi2823 4 ปีที่แล้ว +1

    wlshaa baa sheeko xariir ah
    xeerka aji dir baa leh

  • @aminaali6068
    @aminaali6068 6 ปีที่แล้ว +2

    Marxeena waa habashi which means all darood people waa habashi I read all these books this man is leaving out that darood iyo isaaq waa jareer please hawiye people start reading and get envovled in history u will know just like I did hawiye was Arab iyo European

    • @عبداللهالقرشي-ش2ص
      @عبداللهالقرشي-ش2ص 6 ปีที่แล้ว +1

      Arab iyo European ??? 😂😂😂

    • @kabarocashar7931
      @kabarocashar7931 6 ปีที่แล้ว +2

      daarood waa carab wll cuqayl binu abii daalib bay galaan buug badan oo laga qoray ayaana kuuso bandhigi kara sidoo kale isaaq waa carab marka ha is daalin rag ajaanib ah oo carab iyo cajab leh baa beri hore dhulka wax ka qoree
      bal hawiye meel lagu qoray sheeg aragti xoogan baa qabta inay south Sudan iyo Congo ka yimaadeen aragti kale baa dhahaysa waa oromo

    • @Nuuriz
      @Nuuriz 6 ปีที่แล้ว

      @@kabarocashar7931 Doqon Hawiye Magac iyo Nasab mid nah kuma gaartid Koyte baa tihiin darod wlikiis baaa Abtar siimo been Isku aadsan jiray hhh layaab mlahn

    • @mohamedabdirahman6939
      @mohamedabdirahman6939 6 ปีที่แล้ว +4

      @@kabarocashar7931 war dee malaha isku daarood ma nihin nio. Hhhh Inadeer cuqayl binu abii daalib miyuuna xuseen binu cali markii la dilayey ,saxaabigii shirqoolka lagu dilay o surka laga jaray , miyuuna ahayn aalu baytkii lagu xasuuqay karbala , awlaadiisa iyo reerkiisu .
      War nio soomaali baanu nahay eh , carab jacaylka naga daa , soomalidu nebbi ciise kahor bay jirtay , adna reer banii haashim o 14 kun o sanno kaso wareegtay baad nagu so war wareejin.

  • @misbah5800
    @misbah5800 9 ปีที่แล้ว +1

    Maanta inuu Professorku arrintan ka sheekeeyo ma aha, sababtu waxay tahay cilmi cusub baa jira oo aan laba kuwada murmi karin, waa GENETIC TRACING inoo kala sheegaaya sidaynu isu kala xigno. Maxaa la odhan jiray, fardo laysu hayo maxaa la iskaga faanin. Qofkii is hubaa ha is baadho meesha uu ka yimi.

    • @hujjj1264
      @hujjj1264 7 ปีที่แล้ว

      Misbah h

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN 10 หลายเดือนก่อน

    Hal reer kaliya , aa Somali ka soo jeedo(30%)
    Inta kale waa dad meel kale ka yomid (70%).
    Somalida, masheegin meeshey ka timid , laakiin dhaqan keeda kama tagin.
    Ee ha is daalinina.

  • @SainabM
    @SainabM 10 ปีที่แล้ว +8

    Great interview, I enjoyed it, well done Pro Gandhi

    • @ramaaguda5281
      @ramaaguda5281 4 ปีที่แล้ว

      Somliga afrika somalia xabadaha

  • @abdidirie9966
    @abdidirie9966 ปีที่แล้ว

    Adeer Taariikh the Soomaalidu ka Fog waxaad Qorteen Taariikhda Adigu aadku soo biirtay Reseachyada aadka sheekaynayso ee iska Aamus meeshan taariikh kuhayside. Istanbul iyo meelo badan oo Muslims koodu taariikho hore ka Qoreen ayaa jira Adiguse waxad Qoraal kaaga ka bilowda taariikhdii Dawladii Cabdi qaasin Salaad Xasan Allaah ha u naxariisto Taariikh Fog ee Umadda Soomaaliyeed Halumin Taariikhdan Aad Number 4 ka bilowday hanagu marin Habaabin.

  • @GARGARKADEGDEGACAFIMADKA
    @GARGARKADEGDEGACAFIMADKA 5 ปีที่แล้ว

    Ugu danbeentii somaaliya wa dad wada walaalo ah qabiil magac bax ah un aya la wada baxsaday sa halkan an ka fahmay xata qabiilada somaaliya magacyadooda wa ku meel un lagu saleyay sida shabeele iyo burashadleey iyo darawish waxas odhan wa kuwa meel quseya
    Waxaynu nahay walalo masdarka yan lailaawin 👌

  • @abdifatahdalmar7431
    @abdifatahdalmar7431 7 หลายเดือนก่อน

    Professor Mohamed Abdi Gaandi AUN Wuxuu ahaa Nin taarikh somalida haya

  • @YOONKA-BUULADATV
    @YOONKA-BUULADATV ปีที่แล้ว

    Waan dareensanaa in dadkeena qaar badanoo kamid eh beelaha in isbaheeysi yihiin sababtoo ah waxaa cadeen kugu filan hadi shaqsiyaadka caanka eh tusaale uso qaato sida Cabdulahi Yusuf iyo Saciid Cabdulahi Deni ee lagu leeyahay waa isku abtirsi hadane u kala eg caucasoid iyo negroid ama Cali maxamed geedi iyo Xasan SHIIKH oo kala muuqaal eh midna u egyahay caucousoid kan kale neh negroid oo midna timo iyo sankabo yahay Aasiya inuu kaso jeedo meesha kan kale u egyahay Ugandha dadkeeda. Qarameen ama saar waxa la dhaho jiro waana habka dad aan kugu abtirsi eheen balse kula degan, deegaanka neh ay beeshaada uga badantahay aad ku darsato beeshaada si qaaraan iyo dagaalyahano hadii dagaal imaado ugu badsato ayaga neh helaan bedelkeeda magangalyo. Waxaa ka ogaanee neeynaasaha beelaha iyo odayaasha dhaqanka markaa weeydiiso su'aalahaano kale ma jeclo ayaga dhan waa isbedelaayaan sidi qof wax dilay oo la weydiyay ineey waxdileen iyo inkale oo kale camal ay noqonaayaan waa isbedelaa wejigooda iyo hab dhaqanka jirkooda islamarkibo.

  • @ismailnoor6729
    @ismailnoor6729 5 ปีที่แล้ว

    Professional talk about Somalia. But vote for change vote two states solution

  • @zeinabomar478
    @zeinabomar478 6 ปีที่แล้ว +1

    Asalamu Alaikum Aad ayuu mahadsan yahay prof nala wadaagay tariikhda uu bartay. Waxanse layaabay watakoowaade inuu xasuusnado kusaliga Nabi Muxumed calayhi salatu wasalam markuu xuso magaca nabiga. Talabaad muxuu umuda ku dhaqan waqooyiga ee nabad ku dhaqan uu tusaale ugu soo qadanin inay yihin dad jira dhisana. Tasi waxan u arkaa uun qabiil hala iska dhaafo yala noo sheegayaa iyo inan ilownaba hadan waataso wa lagu dhaqmayaa. Soomali Alle ha sahlo.

    • @ASMA-j
      @ASMA-j 2 ปีที่แล้ว

      Wll 3 sano ka bacdi ayan qoraalkaga arkey wan darensana anony cadifad i wadin lkn qofku marku research leyay wan sameyey inu si cadalada wax u sheego bias ka iska dhaafo lkn waxna wan sheegya waxna wan ka tgaya kuwu ku dhago hadlyo ee u leeyey magcoda s ba kujirty oo umaday babiyen wan iska fahnsany inu snm jeedo . Somali waxa tariikhdoda lagu murasanyey habeen iyo malin waa is yasid iyo mid la qarinayo iyo mid la sheegayo weligedna lama oganyo hlkay ka imaden aduunka tariikhyo ka waweyn aya la haya iyago qarnini dhawyd la leyey wa la iktishafy aya la dawakhsanyey

  • @jawahirmuse
    @jawahirmuse 4 ปีที่แล้ว +1

    Anagu waa haynaaaa wixiii kadanbeyey1988 lk we need 1870somalia mxay ahyd

    • @xuseenfadal
      @xuseenfadal 3 ปีที่แล้ว

      Taariikhdu intaa kaliya maaha 9000 sano ka hor weeye.

  • @abdiasisbashir7039
    @abdiasisbashir7039 ปีที่แล้ว

    Odayda somalida waalan xaq mahe xal baa.la.mooday waxaan xaq ahayn see.xal unoqonkaraan diinta qalbiga idinkama jirto qabiilkii hore somalida mid buu ahaa lkin dib ayay ka waasheen

  • @Rainingrelaxing1
    @Rainingrelaxing1 ปีที่แล้ว

    Waxaa i qanciyay u kala bixida dadka somalida oo uu dhahay , WARANLE IYO WADAAD

  • @mukarammedia432
    @mukarammedia432 5 ปีที่แล้ว +1

    Ajuran iyo iji aan maqli jirey

  • @Hasawayaar
    @Hasawayaar 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi warunti xebjiro waa rerow ismacil cumarsiyad qudub fiqicumar

  • @WashDC
    @WashDC ปีที่แล้ว

    Odeygan waxba ma oga waxani u akhriyay waa theory lakin hadda waxa la haya xaqiiqda oo DNA ba jira dadka somalidu waxay ka mid tahay dadka ugu da'da wayn aduunka , carab iyo toona ka wayn waxana lagu qiyasay ila 38 kun oo sanno inay jireen

  • @AbdulFatah-yf8jl
    @AbdulFatah-yf8jl 7 ปีที่แล้ว +1

    somaalida waa isbaheesi ku ligeed

  • @mohamedosman3087
    @mohamedosman3087 ปีที่แล้ว

    Asalka Soimaalida dad kqa aqoon iyo aragti dheer ayaa horey u yuri SOmaliya waxay ka koobantaa Sab & Samaale.
    & dad minority aho8o gadaal kq yimid sida adiga oo kale.

  • @ibrahimbarre3426
    @ibrahimbarre3426 7 ปีที่แล้ว +1

    Arinta kismayo Deganka yadegan badiyaha iyo tuloyinka ku Harereysan Kismayo taas waa iska Cadahay oo turdho waxa degan Abgal iyo Shekhal Gobweyn wa Shekhal iyo warday iyo silcis Cabdale birole wa Cormale Samale bulaxaji iyo istanbul wa Cormale Hosehingow wa shikhal ila lagta canole ila dhashegwamo shikhal tabata iyo kurkurmeyso shikhal ok Raskamboni ila burgabo ila kudha Doqondide Galjecel Canjel ila bexani ila Janacabdale Biibi Calofi Galjecel.ok Jamame ila Naftaqur ila kamasuma ila deemo waa biyamal ok Jiiliib wa Shekhal ok marerey ila Gadudey ila Hargesoyarey wa warday ok harti dhulkisa wa puntland ogaden dhulkisa wa kenya iyo ethiopia iyo Afmadowe kulbiyo dhobley marexan dhulkisa wa Geedo iyo Caqudwaq ok Buale Wa Dabare Sakoow iyo jawarey iyo jajumo wa Raxawey Gelidle iyo maclinweyne ok dhulka ilahey ba Qabailada ku Beray

    • @luqmanha7732
      @luqmanha7732 7 ปีที่แล้ว

      ok. ok ok ok. kkk adigu ok badanidaa. war bes ciddi rabto ha dagto baadiyaha iyo tuulooyinka almuhim soo somali ma wada aha

    • @mariahonest2642
      @mariahonest2642 4 ปีที่แล้ว

      Sidaad jeceshahay ayaad kahadashay

    • @MohamedOmar-lr9zj
      @MohamedOmar-lr9zj 2 ปีที่แล้ว

      Saad jeceshad ka hadashay Ogaden aska daye ...Cawlyahan intu dago ba ka badan dadkan ad shegtay intay dagaan

  • @MimiGabobe
    @MimiGabobe 7 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha u raxmo Profesor Gandi wuxu aha Ogaden Cawdaaq