Quruxda nafta xasiloonida nolosha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Quruxda nafta xasiloonida nolosha sida loo samaystaa adigay kugu dhex jirtaa ka shaqee naftaada beero naftaada ka mid noqo dadka nolosha meel kasoo saaray naftooda ku nooloow farxad qurux deganaan iyo jacayl.
    =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

ความคิดเห็น • 261

  • @sabaxmahamud4311
    @sabaxmahamud4311 2 ปีที่แล้ว +6

    Asc barasho wanagsan mantaan kusoo biray waan Ku wataa ee rabi hakaa abaal siiyo Wanda quruxda badan naftada uriyaqday maashalaah tabarklaah ilaahay hanagu hadeeyo jidka tosan alaahumaa aammiin 😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @khalidahmed77165
    @khalidahmed77165 2 ปีที่แล้ว +20

    Ustaad nagu qaaliya Alle hakuu Xafido Xaaska Iyo Caruurta keep going NEVER GIVE UP ♥

  • @abdibaarinor5565
    @abdibaarinor5565 2 ปีที่แล้ว +23

    Full respect our teacher Ayuub Ahmed

  • @hafsaahmedsh.mohamed3060
    @hafsaahmedsh.mohamed3060 2 ปีที่แล้ว +6

    Wow masha alah
    “Ukunta hadi dibada lagajabiyo nolasheda wadhamata .
    “Hadi gudaha lagajabiyo nolol cusub aya ubilaabmata .
    Dhirigalin aad u qurxoon
    Jasakalah khayr maskax qudiye ustadkena (Ayub Ahmed)
    Qalbiga aya maamula intakaleh
    Mahdsnid
    Alleh haku abaalmariyo

  • @zakariyebareaden5095
    @zakariyebareaden5095 2 ปีที่แล้ว +6

    Thank you so much for your wonderful motivations with us our dear teacher ❤ ♥ 💕

  • @ملكةالفراشة-ب2ر
    @ملكةالفراشة-ب2ر 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustad waa mhd snthy wax aa ka faa,iday ilhy hka awaal mariyo dhiiri gliyha naftayda adi iyo qoyskag Allah idin xafido ❤❤❤❤💯

  • @khadracumar4516
    @khadracumar4516 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc walal jasakallahu khayr macalinka umada somaaliyed illahay swt hanagu anfaco dhamaanteen adna miisaanka xasaanadka hakuusaaro

  • @xamdicali5214
    @xamdicali5214 ปีที่แล้ว

    Jazakallah khayr sodua dhamaantiin Wax raba ina guursado inshallah ilahow nasiiye muraadken all of us

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah6094 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏.
    INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍

  • @ruqiyoyusuf0910
    @ruqiyoyusuf0910 2 ปีที่แล้ว +2

    Macalin illahey janada hakugu bishaareyo wan ku jaclahy ilahey dardiis ❤❤❤

  • @najaxqurux7272
    @najaxqurux7272 2 ปีที่แล้ว +12

    full respect 🙏

  • @sadamfarhan7645
    @sadamfarhan7645 2 ปีที่แล้ว +1

    Full respect aya ku hayaa
    Diirigelinta aad wado 💯✔
    Allaha ku sharfo wll

  • @aliyahbeauty6547
    @aliyahbeauty6547 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub thanks 🏃‍♀️

  • @nimcahassan7941
    @nimcahassan7941 2 ปีที่แล้ว +3

    cimri dheer iyo cibaado suban ustad keep going

  • @Muhiima_sharaf
    @Muhiima_sharaf 2 ปีที่แล้ว +15

    Ustaad Ayuub please noo soo dir Maamoyinka waa weeynaday iyo wax barashadooda specially Quraanka Quraanka jazakilaahu kheyr ❤❤❤❤

  • @fatimaladan6463
    @fatimaladan6463 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah dhirageliye ayuub xikmadiisa 100%wanku qancaa alle haku sharfo

  • @Mashallahxd
    @Mashallahxd 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah brother your the best person may Allah protect you here and After

  • @rajadeydawaaguul9687
    @rajadeydawaaguul9687 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllo waa runtada Waxad mood in Aad aniga iga hadlosid social media ku mashquulsanahay TH-cam iska daawada ruwayadaha lkn illaahey ha i waa fajiyo sida aan u maareen lahaa waqtigayga qaaliga ah iina soo duceey wllo جزاك الله خير في الدنيا والآخرة

  • @fathimamohammedxusen5839
    @fathimamohammedxusen5839 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Keep going ustaadkena shukran

  • @امعبداللهأمعبدالله-ث2و
    @امعبداللهأمعبدالله-ث2و 2 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله تبارك الله الله يحفظك من كل شر

  • @abdikanidahir143
    @abdikanidahir143 2 ปีที่แล้ว +4

    Taas xaqiiq wll big respect teacher 💖

  • @فقيرةاليعفوربها
    @فقيرةاليعفوربها 2 ปีที่แล้ว +6

    Ayuubow allaha ku xafido wll waxbadan oo faaido leh ayaan kala soconaa channelkaaga.

  • @qalbituma8100
    @qalbituma8100 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allaah mahadsanid walaalkiis waa na waanisan jazaakallaah kheyr

  • @khadardaahir8790
    @khadardaahir8790 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah wllo allah ku xafiido if iyo akhiraba dhamanteenba

  • @mohamedArab-r1o
    @mohamedArab-r1o 2 ปีที่แล้ว +1

    Motivation suhayb sajid mashalh'allh
    Always I prefer your advice

  • @duniyasheikh9304
    @duniyasheikh9304 2 ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa Allah suheyb. Xafidahu laah

  • @adenabdikarin4131
    @adenabdikarin4131 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad Ayuub
    Samirku waa sirta guusha,

  • @fatushmuqtar4748
    @fatushmuqtar4748 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah kheyr my motivation and my role model Allaha kusharfaa,

  • @ruunruun6136
    @ruunruun6136 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaha na hanuuniyo dhamateena ilaahow nolosha aduunka iyo Aaqiraba inoo wanaaji 🤲🤲💯

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 2 ปีที่แล้ว

    Jazaakallaahu kheyr walal Masha.Allah Alle haku siyaadiyo caqliga iyo cilmigaaga wanaagsan

  • @cabdiqaadirsiciid4356
    @cabdiqaadirsiciid4356 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah walal ale ha ku barkeyo aduun iyo akhiro

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran brother ⚘⚘⚘

  • @rahmocabdullemahamud4806
    @rahmocabdullemahamud4806 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha Allah wa dhiragalin ad u fiican thank you

  • @kaafiyaabdirahman4727
    @kaafiyaabdirahman4727 2 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خير أخي

  • @fartuunalkadir54
    @fartuunalkadir54 2 ปีที่แล้ว

    Aduun iyo aakhiro

  • @MohamedAhmed-uk1if
    @MohamedAhmed-uk1if 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad ayuub thnkz

  • @muscababdi9328
    @muscababdi9328 2 ปีที่แล้ว +1

    M. She wllka mahadsanid

  • @واعبدربكحتييأتيكاليقين-ز8ش
    @واعبدربكحتييأتيكاليقين-ز8ش 2 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرًا

  • @caweechannel7274
    @caweechannel7274 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalaaha allah ku barakeeyo ustaad

  • @zakariyebilecumar7981
    @zakariyebilecumar7981 2 ปีที่แล้ว +1

    Our teacher big respect❤❤

  • @rahmamohamedhassan1276
    @rahmamohamedhassan1276 2 ปีที่แล้ว +2

    I love watching your videos.

  • @nimcocadceednajax7877
    @nimcocadceednajax7877 2 ปีที่แล้ว

    Exactly 💯💢💗 shukran wll

  • @rahmasalah8066
    @rahmasalah8066 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you so much-

  • @sofiashire5730
    @sofiashire5730 2 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa alaha walaal jiro shukran

  • @niciimasiciid7477
    @niciimasiciid7477 2 ปีที่แล้ว +1

    Macalinka nolosha ayuub alle haku xifdiyo 🤲🍂

  • @suadali6221
    @suadali6221 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah kaa ajarsiiyo🥰

  • @sundusmaxamed7351
    @sundusmaxamed7351 2 ปีที่แล้ว

    Thanks Aboowe

  • @ayaanbashirshcilmi9773
    @ayaanbashirshcilmi9773 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ustaad

  • @xariifxariif6635
    @xariifxariif6635 2 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad

  • @AwilAbdullahialiAli
    @AwilAbdullahialiAli 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid walaalkay ❤

  • @rajadeydawaaguul9687
    @rajadeydawaaguul9687 2 ปีที่แล้ว

    صلي الله عليه وسلم

  • @naciimocabdulahi2793
    @naciimocabdulahi2793 2 ปีที่แล้ว

    Thanks 🙏 ustaad in badan ayaa nadhiira galisay runta natustay nolasha waxay tahay waxa nalaga rabo

  • @sulekhanur6870
    @sulekhanur6870 2 ปีที่แล้ว

    Jazaakallaahu kheir wll

  • @munaahmed3133
    @munaahmed3133 2 ปีที่แล้ว

    Mansha alaha huuno walahi waa runta alaha ku barakeyo

  • @abibokiehyacin6138
    @abibokiehyacin6138 2 ปีที่แล้ว +2

    Full respect the best motivational speakers otherwise the jacket is cool

  • @suleikhamohamed8811
    @suleikhamohamed8811 2 ปีที่แล้ว

    Macalin ayuub alle ha ku xafido

  • @halimomohamed222
    @halimomohamed222 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallha ilahay ha ku barakeyo usatad 🥰

  • @guudonqali5088
    @guudonqali5088 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wllkey ilahay haku sharfo SHukrn ❤❤❤

  • @suadbashir2509
    @suadbashir2509 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah baraarujin wanaagsan 🥰

  • @shadiyaamuun8336
    @shadiyaamuun8336 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    I aad baan kuu tageraa wll qali🙏

  • @abdijabaribrahim285
    @abdijabaribrahim285 2 ปีที่แล้ว

    Alle haku xifdiyo teacher

  • @ubahosman4118
    @ubahosman4118 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allha mhdsind ustaad

  • @fartuunalkadir54
    @fartuunalkadir54 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll ayuub Ahmed

  • @sumayosaciid5783
    @sumayosaciid5783 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jazakallah khayr Macalin

  • @juujuuqueen1354
    @juujuuqueen1354 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher

  • @abdullahiahmed548
    @abdullahiahmed548 2 ปีที่แล้ว +1

    MASHA ALLAH
    Ilahy maskaxda haku barakeyo🤲❤

  • @amineid3105
    @amineid3105 2 ปีที่แล้ว +1

    Msha alh ustd keep going

  • @fadxiyabeauty7894
    @fadxiyabeauty7894 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu qeer

  • @ducoqabe8207
    @ducoqabe8207 2 ปีที่แล้ว

    Hadal nin wayn Thanks

  • @nujuumabdifataah2781
    @nujuumabdifataah2781 2 ปีที่แล้ว

    Thanks So much Ustad

  • @abdihakimjama1877
    @abdihakimjama1877 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah good topic thanks

  • @naimaali3452
    @naimaali3452 2 ปีที่แล้ว

    jzk khayr

  • @OmarAhmed-tn5xq
    @OmarAhmed-tn5xq 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb xaqiiqatan waxaa tahay ruux qalbi wanaagsan

  • @xamdixarago1912
    @xamdixarago1912 2 ปีที่แล้ว

    Barakalahu fikim maclinka noloshayda hormar wcn ala rali ka noqdo

  • @osamadaud9206
    @osamadaud9206 ปีที่แล้ว

    جزاك الله وإيانا خيرا❤

  • @soulemoussa9665
    @soulemoussa9665 ปีที่แล้ว +1

    Masha llaha brother waan ku tagera walal

  • @najmaqazani8280
    @najmaqazani8280 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah thank you so much my brother jazakal allaah kheyr

  • @zamzamqurux5501
    @zamzamqurux5501 2 ปีที่แล้ว +4

    Full respect wllo 🌹

  • @nimcoaxmedcabdinimcoaxmed8874
    @nimcoaxmedcabdinimcoaxmed8874 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah tabarakallaah keep brother

  • @ubaxjibril347
    @ubaxjibril347 2 ปีที่แล้ว +2

    Sax✅👏 ustaada shukrn 🥰

  • @roblehdaher4732
    @roblehdaher4732 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep going macalin

  • @fartuunalkadir54
    @fartuunalkadir54 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha ku xafido

  • @Ahmedkasim4545
    @Ahmedkasim4545 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid 🙏🥰

  • @maryanroonlifestyle6433
    @maryanroonlifestyle6433 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaALLAH thanks

  • @footballfreestylerteam1091
    @footballfreestylerteam1091 2 ปีที่แล้ว +1

    صلى الله عليه وسلم 🤲🏾❤️🤳🏾👍🏾

  • @nasraadan1309
    @nasraadan1309 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah jazakaAllah

  • @maanshiilmedia2814
    @maanshiilmedia2814 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcz wraxama ustaaad Ayub

  • @hodancabdi585
    @hodancabdi585 2 ปีที่แล้ว

    M.a alle ha ku xafido wllo

  • @rashidaxmed6098
    @rashidaxmed6098 2 ปีที่แล้ว

    ALLE rali haka ahado walalkay Big respect

  • @fardawsamohmed3758
    @fardawsamohmed3758 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah allaha ku xafido wll

  • @samzamciid9688
    @samzamciid9688 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah hore u soco

  • @Umamohamedchannel
    @Umamohamedchannel 2 ปีที่แล้ว

    Amin walalo mahadsanid plz xage kala xariraa

  • @Sir_mokhtar
    @Sir_mokhtar 2 ปีที่แล้ว +1

    شکرا جزيلا لک يا أخي العـــزيز★★

  • @muniiroabdiaziiz2024
    @muniiroabdiaziiz2024 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah yacizak😊

  • @mohamedfilsan2957
    @mohamedfilsan2957 2 ปีที่แล้ว

    Macha allah walalo allah ku xafido

  • @nimcoomar9239
    @nimcoomar9239 2 ปีที่แล้ว +2

    24 minit weligay wllky kunma daawan
    Hore usoco wll sidaad noloshayada noogu dhiirigaliso

  • @hamdamuse9058
    @hamdamuse9058 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle hakaa abaaliyo waanada wax tarka leh allena hanagu afaco

  • @ifrahmousa1992
    @ifrahmousa1992 2 ปีที่แล้ว

    Wcs Maclin 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯 allah ku dhawro

  • @canabxasan2648
    @canabxasan2648 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @basracabdi9745
    @basracabdi9745 2 ปีที่แล้ว

    Walaalo allah ku sharafo wall qaaliya ayaa tahay danbigaaga allah dhaafo iyo kii waalidkaa