Music ga laxanka ereyada iyo codkuba in taba qaladaad ayaa kujira.fanaanintan aan ubixiyay,Ana weeykan halaga qabto heesihii hore ee classic ga ahaa heesahooda bilaa murtida ah
Gabadhan heesta halkeeda may dhigin qofkaa soo qorayna ku noqaan leeyay waxaa qaldan erayo badan sida kuwan oo kale: Asalka heesta. Ka dib 1:Yaboohin. 1: Yabaah 2:Keyn yuka. 2:Keyn yuta 3: Sida yale tuka. 3:Sida yaar tuka Cidii in kale aragtayna soo Qora
Reer YUFLE ismuujiya🤙
Raxmaanku haw naxariisto
AUN Kinsi Xaaji Aadan 🤲
Ahlan
Kiitos
Music ga laxanka ereyada iyo codkuba in taba qaladaad ayaa kujira.fanaanintan aan ubixiyay,Ana weeykan halaga qabto heesihii hore ee classic ga ahaa heesahooda bilaa murtida ah
Dhulkaad la gasheen heestii OO dhami😂
Wlhy gabadha way kentay❤️💯
Masha allah abaayo horay usoco indha deeq ❤❤
Gabadha Waaba Ròntahye Lkn Gacantii JIIM SB MUMIN yaa Keeni Karaa
Yey iyo yaxaas ku dhex yuubanoo maaha
Ee waa yey iyo yaxaas wada yeedhayaan ka dhex yuubanoo
Best Song Na'ima
Heesta miyey yabaahisey😂😂 Naa ku yaboohayaa dheh
Heesta ereyadeda waad khaladey
Yaboohiyaa, yabaahiyaa, kalahaa
Miraha, Muusigga, iyo laxankaba way ku ciyaareen
Sorry
Ahun Kinsi Xaaji Aadan
Kkkkkk way caytamaysaa wayna wada khaladay heesta
Yaboohiyaa,weeye, yabaahiya, somaliga, Kuma jirta
Gabadhan heesta halkeeda may dhigin qofkaa soo qorayna ku noqaan leeyay waxaa qaldan erayo badan sida kuwan oo kale:
Asalka heesta. Ka dib
1:Yaboohin. 1: Yabaah
2:Keyn yuka. 2:Keyn yuta
3: Sida yale tuka. 3:Sida yaar tuka
Cidii in kale aragtayna soo Qora
Kayn yubbe weeye maaha yuke
waykeenty runtii🥰
Waaaaw niamo cdey ❤❤❤❤❤❤
Waad dadaazhy lkin laxanka habdhaciza mooyee habraca erayga eray umaad saarin
Muuse ismaciil capital yuflee
Tani dhulkay la gashay eryadab garan mayso maxay iska keliftay waan ka xumahay
Original-ka ayaa ka wacan xitaa kabankii bay ku ciyaareen.
Best song ❤❤
Wwwww nice song
Horay usoco
Heesta way ku ciyaartay walhi.
Sorry Ahun kinsi xaaji.
😂😂😂😂😂 kulaha halkeedi dhigatyy 😂😂😂😂
Wlky weny
Naima bulxan indho deeq