Jaceelka Ugbaad Aragsan & Shiiq Abubakar Halayabin🤔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 254

  • @kowtharali4384
    @kowtharali4384 3 ปีที่แล้ว +24

    Walalkey Really keep going ❤❤❤🌹

  • @xaqiiqomedia8137
    @xaqiiqomedia8137 3 ปีที่แล้ว +50

    **WALAL MCN ALALAH DARTIISA IGU SOO BOOQO ADUUNKA AYAA WALAL LAGU YHY AQIRO WAXBA LA ISKUMA TARAAYO WLL MCN ALALH DARTIISA BLZ WAA CODSi😭🙏**

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 7 หลายเดือนก่อน +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @aminaomer3980
    @aminaomer3980 3 ปีที่แล้ว +7

    بصراحة الشيخ ينحب فعلاً وانا أحبه ☺

  • @bushramaxamed8463
    @bushramaxamed8463 3 ปีที่แล้ว +43

    hablaha waxaan talo siin lahaa waligaa qof aan kuu umaanin jacaaylna kaa keensanin ha jeclaanina qalbigiina xidha gabdho

    • @aroyanovic5769
      @aroyanovic5769 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh qofulada waweynka uwada ibi damantot xaa xidhena qaaLbiya shoda damaan 😂 qalbiga xidha kulaha

  • @shaxshax7836
    @shaxshax7836 3 ปีที่แล้ว +5

    Shiiqa ha loo doono wax barasho aaqiro ayuu barayaa tan aduunka wax ma ahan inshallah😎🤗

  • @xikmachannal9632
    @xikmachannal9632 3 ปีที่แล้ว +40

    Lkn hablo mid iga dhagayista nin aad tidhi wan kujecelahay waxa qiimo ah kumasiinayo waa xaqiiqa qalad yaan laii fahmin

  • @qadancabdillaahi5503
    @qadancabdillaahi5503 3 ปีที่แล้ว +4

    Caajiib wa duuni akhiiro sabaana o xiishoodki dhamadaay ma nin aad daalbataay ayaa ku joojiinaya siideedba daalaabku raagu ku fiicaanyahaay waan laa dhiimaan kaara lakiin niin waan ku jeeclaay waxba kama faiidaayo waxa taalo kugu siinaay waad yaarte nin ku jeceel alle haku siiyo

  • @Nuh-v4t
    @Nuh-v4t 7 หลายเดือนก่อน +1

    Rapporten 🌜

  • @najmamohmud9592
    @najmamohmud9592 3 ปีที่แล้ว +12

    Horta Intii wax jecel allaah u sahlo lkn mid baan u sheegayaa gabadha wll nin aad tiri waan ku jeclahy wax qiimaha ood agtiisa ka yaalanayso ma jirto ee waxaan ku dhihi lahaaa waxbaro waad yar tahye oo mustaqbankaga dhiso📚 insha allah waad helaysaa waxaad ku nijaaxdo

  • @somalidhalada1960
    @somalidhalada1960 3 ปีที่แล้ว +13

    Asc gabadhaa waxan kula talin lahaa laba ragco oo sunaa duko allah swt waydiiso inuu kugu risaqo calaf wanaagsan waligaa haraadin ruux aadan ogeeyn qorshahiisa ha baayicin qiimiguu allah ku siiyey noloshaada wado aan dhihi lahaaa!!!!

  • @hooyomacaan2755
    @hooyomacaan2755 3 ปีที่แล้ว +35

    Codkaan cod 15 sano jiro uma eko weyna jeclaan kartaa lkn matahay gabar diinta kufiican oo wiilkaas uqalanto. Madama uu yahay wiil yaroo wadaad ah hadaa qeyr isu tihiin Allah heysu kiin sahlo

    • @hibanur8699
      @hibanur8699 3 ปีที่แล้ว +2

      Labo diinta ku fican miyaa la isku qorey. Calaf le shaqeeyo. Meeshi Allah wax kugu daro ayaa calfan.
      Diinta islamka wa la bartaa.
      Qofka waa inuu qof wanagsan yahy.
      Dadka quluubtoda cid ogan kartaa ma laha.
      Iyadan OGEYN iskaga OGEYN. Iskaga miyad ogtahy wuxuu yahay. Iskaga iyada mu u qalma?? Iyada ilmo hada so baxay waaye. Maxey kala ogtahy.
      TALOW may isweydiyan gabdhehena inuu iskaga u qalmo. Inle iyada ubad yar oo ardey ah oo qalbi nadiif ah. Allow gabdhehena dhalinyarada ah oo hada noo soo korey noo BADBAADI oo noo dhowr.
      Gabdha yar waxaan dhihi laha qof aadan garaneyn wuxuu yahay oo uun hawadas ka aragtey oo xataa su usocdo ama dhaqankisa, aqlaqdisa garaneyn xataa aad garaneyn inaad fahmidontid see baad durba isku siisey oo isku dhiibtey. WAA adoo isku tuurtey meel aadan garaneyn.
      WAXAAN KU DHIHI LAHA FAHM WAXA JEELKU YAHY. MAXAA LA JECLAADA??
      WAA MAXEY JACEEL??
      Jaceel HADUU ku galey ma darbiga ayad ka boodi.
      Nafda ka adkow. Dad baad leedahy. Dadkaga kusugi oo ku dhowran oo niyada kugu hayo. Inad u kortid oo wax ubartid. Weyka nixin markad nafdaada wax u qabsan lahyd. In AAD hada meel aad garaneyn ama iyga garaneyn isku waashid.

    • @erfg2538
      @erfg2538 3 ปีที่แล้ว

      @@hibanur8699 haa shimbirkastaaba shimbirkiisuuladuulaa tusaali gabadhbaan ahay sh ah nin aaan sh ahay lamahatlo ama lamashekaysto

  • @qumanhorusocod6177
    @qumanhorusocod6177 3 ปีที่แล้ว +5

    MashaAllah dooqeedu wuxuu cadaynaa iney tahay Gabar wanaagsan, Soomaali waxay ku mahmaahdaa Shimbirba shimbirkii uuladuulaa. Fanaan ama TH-camr ayjeclaan lahayd

  • @fosiyahaji5792
    @fosiyahaji5792 3 ปีที่แล้ว +5

    Csw huuno qaali gabadha sheekhaka cabdizizow waalo ale khayr ha dhigo

  • @منىعبدالله-ه5ع
    @منىعبدالله-ه5ع 3 ปีที่แล้ว +3

    ما هذا يا بنتات المسلمات وحسبنا الله ونعم الوكيل 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    اللهم ثبتنا على حق

  • @mahdiyusufali3770
    @mahdiyusufali3770 3 ปีที่แล้ว +13

    Mcha allah Jacelku Malaha Da, ama wax lamida Wllshey Haka Niyad jabin Jacelkaga Mar uu waaa Helesaaaa

  • @nadiiroahmed9195
    @nadiiroahmed9195 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah

  • @xawacismaancismaan7112
    @xawacismaancismaan7112 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @aminokooshin6500
    @aminokooshin6500 3 ปีที่แล้ว +1

    waalaogyahay waxaanqiimo lehenaa qiimo loyelaa waahaabigaasaad noxayeysiihe waxkaaqiimo badanse waalaqiimo ridee somaahiN

  • @fadumoelmi6895
    @fadumoelmi6895 3 ปีที่แล้ว +5

    Subxaanallah kii jacayl aha haduu caruutina usoo dhigtay ilaahayow sharkiisa na mooti wiikasi waa wiil fiican masha Allah waan la jeclaan karaa lkn wllo aad baad u yartahay waxaanad shegtay inaad 2 sano jeclayd taa macneheedu waa waxaad ahayd 13 jir wllo waxaan kugula talinayaa in aad wax barasha daad iska sii wadatid oo aanad ku mash quuli jacael iyo guur toona wayo maskax daadu weli wakhti koritaan bay ku jirtaa waa iga talo walaashay

  • @claahilazy4159
    @claahilazy4159 3 ปีที่แล้ว +3

    Abdiaziz really keep going wll

  • @mohammedqadar762
    @mohammedqadar762 3 ปีที่แล้ว +3

    M.a ilahey ha u sahlo sh Abuukar

  • @zahraosman192
    @zahraosman192 3 ปีที่แล้ว +2

    Wllo sharaf maaha inaad nin ku tiraahdo wan kaahely nimanka somaliyed gabadha ka orada ayey jecelyihiin hadad darensiiso inaad rabto wuu ku bahdilaa illhay siduu khayr kuugu jiro hakuu yeelo rer jigjiga xoog ban idin salamy

  • @iqrahchannel4138
    @iqrahchannel4138 3 ปีที่แล้ว +11

    15 jir social media la imaaday nin jeclahay ee baaq iigu dira , waa wax inoo dhimanaaa, tankle qoftaan hadlayso 30jir kama jaree wax kale noo sheeeg

    • @mamaabdirahman8596
      @mamaabdirahman8596 3 ปีที่แล้ว

      @Hibo Ahmad hhhhhhhh secamal abayo

    • @abdullahinoor1724
      @abdullahinoor1724 3 ปีที่แล้ว

      iqra iqra
      Hhhhhhh iqra waliga ma,aragtay dumar inta ay jiraan runta kasheegaa ?
      Ugu yaraan 6-8 bey qarshaan marka waasidii un,Thanks.

  • @mahamudyussuf6746
    @mahamudyussuf6746 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay haku barakeeyo shiikheena buuga naxariista fiiri

  • @ummaandeeq9166
    @ummaandeeq9166 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll Abdi Aziiz horta ma gabdhaha bes ayuu u furan yahay 90ki gabar unbaa halkaan ka soo hadashee ?

  • @faadumo3718
    @faadumo3718 3 ปีที่แล้ว +5

    Maasha Allah mama Allah ha ku xafiido 😘😘😘😘😘😘🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @umucaliyaumucaliya5606
    @umucaliyaumucaliya5606 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc wll walaahi waa yaabe dadtii maxaa ku dhacey gabadho ayaa waxey rabaan ku hadlaya

  • @MohammedIbrahim-db7po
    @MohammedIbrahim-db7po 3 ปีที่แล้ว +6

    masha Allh wll qaali keep going waad heleysa

  • @fardowsahasaan6758
    @fardowsahasaan6758 3 ปีที่แล้ว +4

    Amuu yahay karash waxaa hayaa we all had that waa ka koraysaa InshaAllah Allaha cawiyo

  • @xamdayusuf5699
    @xamdayusuf5699 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaalo,jacaylkan,baraha,bulshada,waaliwaaye,allaah,ha,usoo,sahalo,shiikha,insha,allah,shiikha,waxan,leeyahay,qof,kujecel,waaye,laxiriir,insha,allah

  • @BassmBassmshAbdullahi-tb1pp
    @BassmBassmshAbdullahi-tb1pp ปีที่แล้ว

    ماشاءالله عليك
    الشيخ أبوبكر الصديق

  • @adenhassan3251
    @adenhassan3251 3 ปีที่แล้ว +1

    Walal abdiaziz really keep going

  • @hoodoharir9807
    @hoodoharir9807 3 ปีที่แล้ว +3

    Wllksay Qaliga hore usoco Alle haku xiftiyo

  • @xamdaabdi1463
    @xamdaabdi1463 3 ปีที่แล้ว +3

    GGG sheekh abokor loo Soo gal!
    Mida kaleh 15 maaahaa sababtoo ah codkeeda ayaa Laga dareemayaa

  • @salmaabdalla2642
    @salmaabdalla2642 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @fosiyahaji5792
    @fosiyahaji5792 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah tabaari ajarakaa wadaleed labada qof eed xidhise ale ha ku xafido huuno

  • @zahramaxamed36
    @zahramaxamed36 3 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله تبارك الله

  • @maariishmaxamed5511
    @maariishmaxamed5511 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahaw na astur oo iimaanka iyo xishoodka noosiyaadi

  • @omarkaambo1680
    @omarkaambo1680 3 ปีที่แล้ว +8

    Waa wiil qalbi fiican inuu ujawaabi doono ayaan rajeynayaa

    • @omarkaambo1680
      @omarkaambo1680 ปีที่แล้ว

      @BashkaCadde-tf9fh intaan ka arkay, 1 mar ayaan cameraman unoqday Finland mar uu yimid, cemmentigaan 2 sano kahor waaye 😂

    • @leylamuse5441
      @leylamuse5441 ปีที่แล้ว

      ​@@omarkaambo1680illahy ha u sahlo jceylkan ma hayo e way ka heshay 😂

  • @salmaumulkhayr4762
    @salmaumulkhayr4762 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @hodanhassan9450
    @hodanhassan9450 3 ปีที่แล้ว +6

    Umuuraha allow sahal Sheiq Abuubakaroow imanta yartaa la soo xariir hadaad xaas leedahay xataa Adigu Sheiq baa tahay hal xaas Omã joojineyside bad baadi walaashaa

    • @abdullahinoor1724
      @abdullahinoor1724 3 ปีที่แล้ว

      Hodan Hassan
      WoooW War cusub !
      Sheikh yaasha waa 4jeeb layaal lee maa,istiri ?
      Qaarbaaba hal qaba ama halba hayn xisaabta kudarhee !

    • @hodanhassan9450
      @hodanhassan9450 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdullahinoor1724 shiiqyasha wax walbaale waaye lkn sida la sheegay hal xaas ma celin karo

    • @abdullahinoor1724
      @abdullahinoor1724 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hodanhassan9450
      Maya Abaaayo Soomaali waxey dhahdaa ninba taaktiis ayuu tilaabsadaa,MARKA ama sheikh ahoow ama qof iska caadi ahoow,Waa sida aad maal u haysato oo ay gabadhaaduna kuugu ogolaato !
      Meeqa maal heysata 2xitaa guursan karin,waayo wey baqayaan,MARKA ogolaanshuhu waa very important 👍👌👈.

  • @xikmachannal9632
    @xikmachannal9632 3 ปีที่แล้ว +2

    Abdiaziz wan ku salmay adiga iyo tiimkaba
    Walashay ugbaad hota talo waata allah sida khayirku kugu jirona haku wafijiyo isagaa kucaalim ahe

  • @umucabduraxmaan4560
    @umucabduraxmaan4560 3 ปีที่แล้ว +9

    Aniga ugbaad 15 sano igala weyn kkk

    • @rumaanmacalin
      @rumaanmacalin 3 ปีที่แล้ว

      Sax waan kugu raacsanahay

  • @farduusyusuf9596
    @farduusyusuf9596 3 ปีที่แล้ว +4

    Cajiib mnsha allaah waad helaysaaaa

  • @cabduqaadirmacaaniarts2289
    @cabduqaadirmacaaniarts2289 3 ปีที่แล้ว

    Gabadha hadey jeclaatay shiikh Abubakar maashaa allaah waan ku faraxsannahay gabadhana waxaan leeyahay waa wax Fiican hadeey jeclaatay nin shiikh ah way heleysaa jacaylkeda yeysaan ka harin ham8geeda wuu wanaagsan yahay in ay heleyso ayaan rajeynayaa

  • @najuumacabdalaomar3871
    @najuumacabdalaomar3871 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah wll wa arin wanagsan wadciga hadda ayaa noqdey hablaha inay wax raadiyaan wa a aqir zamaan laakiin dadka qaar haddii jaceyllo bandhigto si si mas uliyad daro ayey udhaqmaan waxaa wacan raga aad wax u bandhigeyso inuu ahado axad wanasgsan bani aannimo ku jirto naftan lagu aamineyna mas ujliyadeda gudan kara wll abdicasiis runtii waxad thy ruux adag o geesi ah misna waaqaca hadda jira la socda horey usoco ayanku leeyhy waxankugu oghy baraarug bulsho wadku mahadsan thy taladada saliimka ah marna aadanka baqiileynin wllahaa somaaliyeed

  • @hodanmaxamud2177
    @hodanmaxamud2177 3 ปีที่แล้ว +2

    . mashaalleh

  • @qatrohassantiger8949
    @qatrohassantiger8949 3 ปีที่แล้ว +12

    wajeclahay kulaha anakaba wajecilnahay hatana maradeno ina helilen an oknahay😂

  • @faisaahmed2648
    @faisaahmed2648 3 ปีที่แล้ว +4

    If she don't stop she be single mother before she turned 20. .. young 15yrs n u throw yourself to men who don't know u or maybe he give his heart other women so u want be second wife in 15 yr old or what ... U start adult hood wrong direction check yourself before is to late. Az i think Somali girl know love ... she has crush on him not love

  • @samatartv
    @samatartv 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay ha ku soo dhaweeyo insha alaa

  • @sundusmaxamed4486
    @sundusmaxamed4486 2 ปีที่แล้ว +2

    Abowe Ana wiilkaas jecel ee maad ila hadashiisid 😢walogay jeclaa wiilkaas

  • @MJ-gg4je
    @MJ-gg4je 3 ปีที่แล้ว +1

    Dumarow Allah kayaaba indhahiinana laaba
    Xishoodkana kudadaala.nin Bini aadama waan kujeclahay ha odhanina , diinta kudadaal walaal.

  • @ayanmahdi7964
    @ayanmahdi7964 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah Allah hausahlo walashen

  • @ashoabdimohamed6625
    @ashoabdimohamed6625 3 ปีที่แล้ว +7

    Qlpiga alle aya mamula wll alle weydiso naxaristisa 2rakco salad suno tuko qayrkana alle waydiso

  • @amracumar-ds7bf
    @amracumar-ds7bf ปีที่แล้ว

    Wllkeyga aniga hadaa waan jeclaa day sheekh abuubaakar lkn meelaan kula xariiro waan waayey magacaygu waa amiira abuuka cumar sidiig❤❤❤❤ marki waxaan rabaa inaad ilataliso waxaana jooga maydoa janaay😂

  • @sowdodahir4825
    @sowdodahir4825 3 ปีที่แล้ว +2

    Wllow sheqa anaa xariir laleh gabadha usheeg ha ideyso

    • @hibanur8699
      @hibanur8699 3 ปีที่แล้ว

      WAA kii raayow tartan ayaa ka socdo meshan wawarey 😂😂 meshan oo kale waanka carari laha Ani fuley baan ahay🤭🤭

  • @gurxanboy834
    @gurxanboy834 3 ปีที่แล้ว +5

    Keep going wll realy ✔✔✔♥️🇸🇴

  • @cabdifitaaxwadani8875
    @cabdifitaaxwadani8875 3 ปีที่แล้ว +3

    Allha ku xafido c really runtii nin wacnbaa tahay nolaw sxb

  • @ladkaahmed9812
    @ladkaahmed9812 3 ปีที่แล้ว +2

    maasha allaah

  • @fatimacooking2493
    @fatimacooking2493 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah 👍

  • @rizwanhasan4188
    @rizwanhasan4188 3 ปีที่แล้ว +3

    Manshaa alaah sxb 💝🙏😂😂😃😃

  • @rawdahadam4278
    @rawdahadam4278 3 ปีที่แล้ว +3

    ومن يتق الله يجعله مخرجا، ويرزقه من حيث لايحتسب، 🤕

  • @faisaahmed2648
    @faisaahmed2648 3 ปีที่แล้ว +4

    3:53 she need to stay in school to young love stuff...she's child n his grow man , he go jail for that n she said two go mean 13 yrs who think of boy that age..she in the fast line

  • @ayaanaxmedmashaallaah9206
    @ayaanaxmedmashaallaah9206 2 ปีที่แล้ว +1

    caajib mxd u jeclseysaa qof aad hawada ka aragtay wllhy jacayl waa cama jin d sidan aminsanahay allow naga nawad gali

  • @canabcadeydefg8520
    @canabcadeydefg8520 3 ปีที่แล้ว +1

    Armoow nsag qabaa

  • @amsams9279
    @amsams9279 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashalalahmashl👌💓💔💗💝💟💛💚💚

  • @zahramaow2052
    @zahramaow2052 3 ปีที่แล้ว +2

    Allow sahal amuuraha , waa ku arkey waanku caanshaqey waa arimaha beryahan danbe socdo.

  • @halimaabdi5143
    @halimaabdi5143 3 ปีที่แล้ว +1

    You. Nice. F. Usa

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc.walalo.gabadhani.codksydo.15.jir.wu.igalawe.yaylakin.walasheen.allah.hau.soo.sahlo🤲🤲🤲🥰

  • @muhammedabdullahi2935
    @muhammedabdullahi2935 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Hammi Wngsn Bey Ledahay Allah U Rumeeyo

  • @Abwaan-Halgan.
    @Abwaan-Halgan. 3 ปีที่แล้ว +2

    Horta waa sax oo abaayo wad yartahay lkn somalidu waxa ay dhahan dumar yar yareysi malahan lkn sida zxbkey cabdiziz ow shegay wax barashadada wado oo dhameyso lkn wiilkan laxarir wan huba hadad sh/ abuu bakar aad hesho qof qalbi saafiya leh allena hakula garabgalo

  • @xamdaabdimahomed6166
    @xamdaabdimahomed6166 3 ปีที่แล้ว +1

    U SAMIR WLLO QALI

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 3 ปีที่แล้ว +2

    Illaahay ha sahlo amuuraha

  • @hamze.rayga.6075
    @hamze.rayga.6075 3 ปีที่แล้ว +1

    MAAHA UGBAAD LIPX KULAHAA SHEIKH CAMAL WAA GABDHU WAA SOMALILAND

  • @AbdulAhmed-gx2rh
    @AbdulAhmed-gx2rh 3 ปีที่แล้ว +1

    C/A. Really.. Salaan sare. Waxaan u malayn calaamad walba oo qiyaamaha sheegaysa waa soo badanayan tanina waa midkamida. Cimrigaaga 50buu ku dhawyahay waana arin ugu cusub.

  • @nimcoxasunecali2907
    @nimcoxasunecali2907 ปีที่แล้ว +1

    Wll ilhaya ku salo

  • @towfiqcookingandbeauty1197
    @towfiqcookingandbeauty1197 3 ปีที่แล้ว +1

    Ha waaaro jeclylka ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah waa Gabadh aad u dookh fiican
    Lkn gabadha waalid keed hala tashato

  • @amalsiciidcabdi5284
    @amalsiciidcabdi5284 3 ปีที่แล้ว +6

    Codkas 15 qof jiro uma eka ee Allah ku sahlo

  • @bushraosman7183
    @bushraosman7183 3 ปีที่แล้ว +3

    Acuudu billah Naa Ani Wali maan dareemin waxay dareenty 😂😂ma kuwaYagi yar Yaraa Reer burca 😀😁😁 Kuwaas baaa magallada Nagu Kalla kacsady anago 2o ki afka ka Jarnee😁😂😂😂😂😁😂😂😂

  • @bushramaxamed8463
    @bushramaxamed8463 3 ปีที่แล้ว +5

    aniga wallashaay waxaan talo siin lahaa raga sidoodaba majecla in qofdiyaar ah u yimaado iyaga ayaa jecel inaay ugaadhsadaan marka wll jacaaylkaas iska ilaaw niyadadanana kasaar

  • @sadiaosman6774
    @sadiaosman6774 3 ปีที่แล้ว +3

    15 may dhahde quruxeey wax baro waxaa iska daa

  • @abdulahiabdulahi6299
    @abdulahiabdulahi6299 3 ปีที่แล้ว

    C/casiis maamo jacaylku yaraan maleh qofku asagoon qofka la kulmin jacayl wuu uqaadi karaa laakiin da,da iyo waqtiga ay jecaylka sheegayso ayaan is qabanaynin marka sida aad kula talisay waalidkeedna jecelyahay ayuunbaan aniguna kula talin lahaa gabanta inta kalana aan jeclahay inay kula taliyaan ugu danbayntii waxaan oron lahaa hooyo soo barbaar sidaad sheegtay waad yar tahay weli ee waqtigaaga sugo wana baro si waliba waalidkaa raali kaaga noqdo wabillaahi towfiiq.

  • @faadumoabdirahman1545
    @faadumoabdirahman1545 3 ปีที่แล้ว +2

    Dooqu waacajiib lakin inwaxlacelaado maxuma balse wlsheen waxan leeyahay wll waad yartahayye iska wado waxbaradhadaada oodha meeso waxbarashadaada

  • @ladanosman1325
    @ladanosman1325 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc moagacaygu wa ladan walalow spheq mustafan jeclahay ilahay amarki e mel an kala xiriro moay heli karta iguna sheg allah haku xifdiye

  • @AbdulAhmed-gx2rh
    @AbdulAhmed-gx2rh 3 ปีที่แล้ว +2

    Geesisannaa oo af adakaa gabdhaa,!!!!

  • @sleepingbeauty.8359
    @sleepingbeauty.8359 3 ปีที่แล้ว +5

    15yrs aya jecel kuguleey wad yartahay haiswaliin

  • @MohamedIrad-tx5bx
    @MohamedIrad-tx5bx 9 หลายเดือนก่อน

    Www❤

  • @fahmofahmo7446
    @fahmofahmo7446 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc walasheeya aniiga waxan kudhilahaya wali waadeta yartahaya kani mahan jecele ee waa kahilida mcto waxanku dhilahayawaxa baro hado calafa kuyahaya waadeta heela asc

  • @mariammohammed380
    @mariammohammed380 3 ปีที่แล้ว +3

    15 jir jaceyl galay😂😂

  • @mom2795
    @mom2795 3 ปีที่แล้ว +1

    Xishoot dharti ayay calosha ilaxanuntay markay tiri sheikh ayaan jecelahay waa duni aqir zamaan war ma Hindi ayaan noqonay

  • @ayanfaraha6377
    @ayanfaraha6377 3 ปีที่แล้ว

    Saas ha dhihin c/siis waa yartahay waa nabar waana jacaylkii u gu horeeyey

  • @derdimolsun9483
    @derdimolsun9483 3 ปีที่แล้ว

    War anı igu so xiriiri anaa sheikh unoqonaaye

  • @hindihassan1094
    @hindihassan1094 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc abdicaziiz habaryar markan barnamijyada aad bay isku so tarayaan qaybti 25 xagee ku dambaysay . 26 iyana misankeda ay ledahay allaha saqiro

  • @maryancabdi5667
    @maryancabdi5667 4 หลายเดือนก่อน

    Waa xaqiiq nin and tiring waan ku jeclahay kuma xusayo ee la noqo jaceylkaada anigu waxay ila tahay nin and asking lama jeclaan karin

  • @qadroabdullahi7191
    @qadroabdullahi7191 3 ปีที่แล้ว

    Waa sheeko cusub Haye ii wad sheekada

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว

    alle hawso dhaweyo wll

  • @faisocabaas5180
    @faisocabaas5180 3 ปีที่แล้ว +4

    😍😍👌

  • @fardowsahasaan6758
    @fardowsahasaan6758 3 ปีที่แล้ว +2

    Waw haday saa tahay aniga waa inaa nacawisaa walal