MIISAANKA NOLOLSHA #2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 37

  • @asmaaclassics5173
    @asmaaclassics5173 5 ปีที่แล้ว +1

    Allaahu Akbar,,, subhanallah marka hore alhamdulilah alhamdulilah alhamdulilah iiin Allah cawa ituusay sheikh kishki oo aan fahmay oo Rabby itusay iin aan Aqligeyga aad uhooseeyo oo aan sida saxda ah aan u isticmaalin sida saxda ah , yaaa Allah caqligeyga iyo ka musliminta damaan u ka yeelo sida saxda ah u isticmaalno, Aameen ya Allah,,, yaa Allah aqlaaqda noo wanaaji sida adiga aad jeceshay Aameen yaa Allah, jazakallahu kheyran jaazillan ya sheikh

  • @sharmaarkemm8336
    @sharmaarkemm8336 7 ปีที่แล้ว +2

    Maashalaah waa labeentii iyo haldoorkii culimada sheekh cabdulkadir kishki ilaahay haku barakeeyo. Sheekh uun bay midkasta na leeyahiine sheekha iyo calimkaba waa sheekh kishki oo kale. Noolow cadawgaagana ha jabo

  • @charmarkemohamed8039
    @charmarkemohamed8039 7 ปีที่แล้ว +1

    we love you sheekhunaa kishki.
    cadawgaaga ha jabo caqli buu ilaahay kusiiyay iyo cilmi diineed ood qayrkaa iyo dhigaaba dheertay.

  • @Ak-ur2pz
    @Ak-ur2pz 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah... Hanoolato. Love this channel

  • @charmarkemohamed8039
    @charmarkemohamed8039 7 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay haku barakeeyo oo cimriga hakuu barakeeyo oo awlaada iyo arsaaqda iyo cilmiga iyo caafimaadkaba hakuu barakeeyo.
    cadawgaagu cagtaada hoosteeda.

  • @nimcoaden579
    @nimcoaden579 7 ปีที่แล้ว +2

    Jasakillah kheyr shekh Mashallh thanks

  • @omarfarouk7609
    @omarfarouk7609 7 ปีที่แล้ว +1

    maaaashalh sheikh abdulkadir kishki. allaha noodeesto. aaad ayaan ooogafaaadestay

  • @engcabdullahiyusuf1892
    @engcabdullahiyusuf1892 7 ปีที่แล้ว

    Maa shaa allah ilaah ha naga dhigo kuwii ka faaiidaysto oon xaglinta koox gooni ah aysan na indha tirin

  • @hassankaafi1936
    @hassankaafi1936 7 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan cilmi caqli iyo asluub culumo toona malahan. Isla muuqaan dhexdiisa ayuu kuleeyahay marna qur'anku waa maqluuq oo Nabi Muuse waxaa lahadlay geed marna waa kalaamkii Allah. Allah haku soo hadeeyo haduusan hanuun kuu qorina umadiisa fidnadaada haka qabto.

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 7 ปีที่แล้ว

    5ta qof ee dislike saartay runtii waa 5 qof uu dhibayo wanaagga, axaadiista nabiga (scw) iyo anshaxa wanaagsan ee wadaadku ka sheekeeyey. Waa nasiib iyo ayaan darro in qofku wanaagga xumaan u arko, xumaantana wanaag u arko. Ilaahay hasoo hanuuniyo.

  • @abdirabimansoor9353
    @abdirabimansoor9353 3 ปีที่แล้ว

    Gaal gaal dhalay

  • @abdixakemdahir8653
    @abdixakemdahir8653 7 ปีที่แล้ว +1

    wlhi ani afkiisa ayan kahaya sxp hadad ubahato na waa so gailin kara waxay iga thy uun in aan cid kasta lagu dagmin

  • @boramalivecable
    @boramalivecable 7 ปีที่แล้ว +1

    horta inta aan diinta faragalin ninkani sheekh mayahay mise maaha ? sheekh yaa la odhankaraa? Ninkani wa diinta islamka ka bartay shicad waxa kaliya ee uu lacagku soo qatay waa beenka sheegida Diinta .ninka wa shaydaan bal Daawo Sicad buu nabiga u cayaya hadana wa ku saliyayaa facebook.com/100014003444215/videos/251985271944919/.

  • @lightshipzt1658
    @lightshipzt1658 7 ปีที่แล้ว +1

    tuug weeye kan

    • @charmarkemohamed8039
      @charmarkemohamed8039 7 ปีที่แล้ว

      hassan tube ma hooyadaa buu xaday kkkkk.

    • @lightshipzt1658
      @lightshipzt1658 7 ปีที่แล้ว

      Charmarke Mohamed hooyaday maxaa kugaadhsiiyay. mawaxaad taageeraysaa nin axaadiistii rasuulka scw oo dhan inkiray?

    • @charmarkemohamed8039
      @charmarkemohamed8039 7 ปีที่แล้ว

      hassan tube wll man caayin hoyo ee suaal baan ki waydiiyay? waxa uu tug kunoqday.
      axaadiis ma inkirsana sxb lkn adiga caqliga ka shaqaysii taariikhda ay axaadistii soo mareena soo barro. kadib iskukeenkeen. axadis ma inkirin sheekh kishki ee waxa uu diiday kuwa la yidhi nabigu injir buu lahaa iyo nabigu sarajoog buu ku kaajay iyo caashaa rag ku dhexmaydhatay subxaanalaah

    • @charmarkemohamed8039
      @charmarkemohamed8039 7 ปีที่แล้ว

      hassan tube axadista noocaasa anigu xataa hadaan naar ku galayo walaahi ma qaadanayo mana arki karo

  • @erdoganheroof7703
    @erdoganheroof7703 7 ปีที่แล้ว

    Kanalka hanoolaato waxa u so jedin laha in ey nin kan khainka eh iyo kuwa lamid ka ah e so gelin kanalkan dad muslim o wadani ah banu nahay kuwa donaya in ey bur buruyan diinten iyo dalkena mar weliba wa in an ka so horjeysana

  • @sureersurre3841
    @sureersurre3841 7 ปีที่แล้ว

    ninkaan anigu sheikh uma arko wax yaalo badan oo diinta kasoo horjeeda buu si caqli caqli ah ugusoo daraa sida heesaha iyo wax lamida. tanlabaad anaga diinta xadiith iyo quran baa dhaqan noo ah culumadana aan kabaranaa ninkaana mawduucuu kahadlayo waxuu kusaleeyaa falsafa iyo sheekooyin lamida marka wanka qadan karnaa haduu asagoo failasoof ah noola hadlo laakiinin uu sheikh isaga sookaayadhigo asagoon ahayn jayeelimayno.

  • @LibanMAmin
    @LibanMAmin 7 ปีที่แล้ว

    Joker Kishki diinta ilaahay haku fahansiiyo, qofkii ilaahay khayr la doono diinta ayuu fahansiiya. Diin ayaan ka hadli iyo Socrates, Karl Marx, Jalaaludiin iyo kuwa kale ayaan ka sheekayn wax kaa socon ma aha oday. Aqoon darada diinta kaa haysa ayay muujinaysaa. Joker ilaahay xaqa hakugu hanuuniyo.

    • @skyonlineacademy4195
      @skyonlineacademy4195 7 ปีที่แล้ว

      Liban Mohammed Qof walbo Ilaah mafahansiiyo Xaqiiqada dhabta ah Ileen dadku isku aqli maahane.

    • @LibanMAmin
      @LibanMAmin 7 ปีที่แล้ว

      That is why I used the word Joker for him since he lacks the ability to understand and learn things in their context!!

    • @charmarkemohamed8039
      @charmarkemohamed8039 7 ปีที่แล้ว +1

      Liban Mohammed waar xishoo xalaal ma tihid malahee.
      qadhmuin yahaw urayaa culimada sharafta badan afkaaga bulaacada ah ka jeedi

    • @skyonlineacademy4195
      @skyonlineacademy4195 7 ปีที่แล้ว

      adiga ayaa sxp aqligaadu hoseya. waxa tahay dadka aan fikirin ee iska socdo sida xoolaha kuwaas oo sidii rabo lagayeesho .Ilaah wuxu aqliga kusiiyay inaan kufikirto oo aad kuxorowdo ee maahan inaad duli kujirto ee ad noloshaada kuxirto shibili oo been badan

    • @charmarkemohamed8039
      @charmarkemohamed8039 7 ปีที่แล้ว +1

      Math & physics sidaa weeyi sxb. dadkan waa la wada gumaystay. bal sheekh kishki miyaa la is barbar dhigi karaa shible. ilaahay ha daayo oo cadawgiisa ha jabsho sheekh kishki waa sheekh akhlaaq iyo edab iyo aqoonba iyo aqliba alle ku manaystay maashaalaah. ilaahay ha u siyaadsho. culimadana isagoo kale ha inooga yeelo

  • @lightshipzt1658
    @lightshipzt1658 7 ปีที่แล้ว

    war kan culumo ma aha ee meesha hakeenin

    • @abdullahishoble3768
      @abdullahishoble3768 7 ปีที่แล้ว

      hassan tube isku xishoow shiikha ha ugafin pls

    • @abdixakemdahir8653
      @abdixakemdahir8653 7 ปีที่แล้ว

      pro kan sheikh ma ahan qaladad lagu gaalobo ayuu galay

    • @abdullahishoble3768
      @abdullahishoble3768 7 ปีที่แล้ว

      hassan tube shaikh shipili aya dadka iska gaaleysiiya
      marka sheekdiii sh. shipili ha inoo keenin

    • @sharmaarkemm8336
      @sharmaarkemm8336 7 ปีที่แล้ว

      Abdi Xakem inaadeer culimada nabad gali waa halise. Culumada kuwooda ugu fiican buu ka mid yahy sheekh kishki hana rumaysan shible ee daawo video clipkgii u dambeeyay e sheekh kishki adaa yaabi doonee. Sheekh kishki waa laga been abuurtay waanad arki doontaa