MIISAANKA NOLOSHA #3

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 13

  • @iqraahmed8314
    @iqraahmed8314 7 ปีที่แล้ว

    Wlhi barnamij shidan waaye thanx sheikh and dadka kacaawiyey

  • @KabtanJeey
    @KabtanJeey 3 ปีที่แล้ว

    Wa mahadsantahay sh kishki

  • @charmarkemohamed8039
    @charmarkemohamed8039 7 ปีที่แล้ว

    ilaahay haku barakeeyo oo haku xafido sheekh. aad bn kaaga faaidaysanay in badane.

  • @bluesea8098
    @bluesea8098 7 ปีที่แล้ว +2

    Acw? Somaliyey ninkan waa in laga taxadiro ninkaa kutubta uu akhriyo waxaa ubadan kutub shiicada ay ledahay waa nin dinta naceb oo jecel melkasto dinta lagu dhibayo ayu jecel yahay in uu garab istago waa nin shatiyo badan ufiirsada xitaa background kiisa inteydan wax ka dhageysan ee Alle ubarino in xaqa wafajiyo.

    • @omarfarouk7609
      @omarfarouk7609 7 ปีที่แล้ว +1

      zakariya Mohamed kkkk adigu iskadaaa. anaga ayaa kuqanacsan oo dawaneeno. qabyaaalada lee kusoctaa waangarabaa noocada oo kale. qabyalada lafaha kaagashay. soomliyeey diintiini hadaay qabyaalad idin kanoqottay intess laidin kagaalaaa

    • @charmarkemohamed8039
      @charmarkemohamed8039 7 ปีที่แล้ว

      omar hassan khayr allaa haku siiyo run baad shegtaye. dadkii dintii xataa qabyaalad bay ka gashay.

    • @charmarkemohamed8039
      @charmarkemohamed8039 7 ปีที่แล้ว

      zakariya Mohamed sheekh kishki ilaahay ha barakeeyo astaqfurulaah dhe. ninka laga shikisan yhy ee munaafaqa ah ee beenaalaha ah waa shiblee.
      maxaad ceeb iyo candho cidkals leeday dadk u marmarin

    • @mukhtarabdiismail5663
      @mukhtarabdiismail5663 5 ปีที่แล้ว

      inaad adigu beenaale tahay waxaan ku garanayaa waxaad tiri kutub shiico ayuu akhrinayaa hal erey oo caddayn oo uu yidhina maad sheegin. adigu runta sheeg oo ka dheerow inaad dadka ka been abuurato. sheekh Kishki waa nin wanaagsan

  • @charmarkemohamed8039
    @charmarkemohamed8039 7 ปีที่แล้ว

    sheekh kishki waa sheekha kaliyee la dhagaysan karo intii caqli leh ee wax rogrogtaa.
    intaan sheekh kishki soo baxin dadkeena carabiga ayay sadaqalaahu cadiim odhanayeen kkkkkkk. culimadii salafiyadii laf dhuun gashaad ku noqotay sheekhe ilaahay ishoida hakaa ilaasho

    • @bluesea8098
      @bluesea8098 7 ปีที่แล้ว

      Charmarke Mohamed maninka dimaha lamideyo aaminsan interfeth heesihina jideyay war jiraba cakarey iman walaal.

    • @charmarkemohamed8039
      @charmarkemohamed8039 7 ปีที่แล้ว

      zakariya Mohamed wll ilaahay b kuu xalaaleeyay.
      ma haysaa meel lagu xarantimeeyay.
      diintu maaha fikir ee waa manhaj alle dajiay. sheekh kishki runtii waa caalim qiimo badan ee qabyaalada jooji.
      nimakan wahaabiyda ee dumrka baadhanayuu sheekhu khashifayuu qaawiyay beenalihii u waynaa ee shible kkkkkk waaar ninku maanu khajilinba

    • @bluesea8098
      @bluesea8098 7 ปีที่แล้ว

      Charmarke Mohamed walaalkey waxanu ku dodeyna waa culumo diini kadodayo Anigu laqabil mahi shekh shible kana maba aqan cidu yahay markan runta ka hadlo marka qabiil horta mesha kasar dodu wa caqido diniya war keyga waxan kuso jaraya war jiraba cakarey iman Acw?

    • @LibanMAmin
      @LibanMAmin 7 ปีที่แล้ว +1

      Walaalow wadaadkani wax diin ah ma hayo ilaahay xaqa haku soo hanuuniyo adigana ilaahay haka badbaadiyo jahwareerkiisa uu diinta ka dhex wado. Mida kale erayada Salafi, Wahaabi iyo kuwa kale waxba haku wareerin ee diintu way qoran tahay fahanka diintana waxaa laga qaadan siday u fahmeen salafu saalixiintii oo kaliya. Sheekh Shibli waa bani'aadam wuu khaldami karaa laakiin su'aashu waxa weeyaan culumadii Islaamka ee Salafka ahaa (Sadexdii ama afartii Qarni ee Hijriyada ugu horaysay kuwii noolaa) miyaad ka haysaa wax diiday xukunka ah in la dilo qofka isagoo xaas leh sinaysta ama in la dilo qofka diinta ka baxa?