Halgamaa Caynaanshe Oo Ka Waramaya Taariikhdii Jaalle Siyaad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 82

  • @Canada-1958
    @Canada-1958 4 ปีที่แล้ว +5

    Congratulations & Guul Guul Ismaciil Aftaag and SBS Media . Thanx for inviting Guulwade Halgamaa Xassan Cabdi CEYNANSHE- Long Live and Viva Somaliweyne and Somali Patriotic Heroic Leaders like Late Presdient Siyaad Barre and My Brother Xassan C. CEYNANSHE. Contact Us at www.HornCSIS.Org

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 5 ปีที่แล้ว +7

    WAA SAAS MAXAMED SIYAAD ILAHAY NAXARIISTI JANO HASIIYO, ALLAHUMA AMIIN WAXQABADKII SIYAAS BARE WAA SIDA QORAXDA SACABADA AAN LOOGU QARIN KARIN, MASHA'ALLAH😍💙💕💙👈👍

  • @faatimaayaan
    @faatimaayaan ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Ilaahay ha unaxariisto Somaali abaal ma leh waa na dhaxleen xumaatii uu diidi jiray isagu Ilaahayow naa gargaar

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 4 ปีที่แล้ว +2

    والله ثم والله لقد قلت ألحق والصواب. ألذين ينكرون الحقيقة ترى النتيجة اليوم لقد أصبحنا شرارا الخلق واراذل البشرية الكل ينظر إلينا باحتقار بعد أن كنا من سادادات البشرية

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 6 ปีที่แล้ว +4

    Afkaaga raali allaha ka noqdo runbaad sheegtey asaga tuu qabteyna waad sheegtey inuu kaligii taliye ahaana waad sheegtey 🇸🇴💕

  • @karti-soor
    @karti-soor 6 ปีที่แล้ว +6

    Jallee Marxuum MADAXWEYNE M. S. Barre dad cafimaad qaba ayuu helay markii horree.
    Maanta Soomaali iyo qaran kale isga daayo Beel keliya Somaaliyeed oo siyaasad isku fahmi karta Ma jirto

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 6 ปีที่แล้ว +9

    abo Siyad ilahayow kuunaxariso Somali wah bahalo bahalo kalahayey

  • @CaliyareXasan-ys4fy
    @CaliyareXasan-ys4fy 4 หลายเดือนก่อน

    Xasan cabdi ceynanshe guulayso walaahi war aan dhegaha udhigo isaga jira allaha kula jiro x c caynanshe waan kutageera

  • @abdullahihassan3831
    @abdullahihassan3831 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle haunaxaristo jaalle maxamed siyad barre alle haunaxaristo

  • @CaliyareXasan-ys4fy
    @CaliyareXasan-ys4fy 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan kamid ahaa ardadi dhigaynaysa machadka cafimadka muqdisho 1984 1987 cuno jiif waxbarasho kuli waxay aha yeen bilaash waxaan noqday sheybariste wasarada caafimaadka waa marqanti nool waxaan kaso jeeday gobolka jubbada hoose gaar ahaan degmada badhaadhe tuulada wadajir inta ushegay waxaa noo dheera bisha Ramadan wanala fasixi jiray iyadoo nalasinayo lacagta safarka ama gabilay ka imow ama badhaadhe Dowlad dadkeda jecel ayey ahayd intaan kuleejka jiifnay waxan ka qayb qaadanay bacaad celinta shalanbood kolere kadilaacay luuq iyo dabaaldega 21ka aktoobar

  • @shamishassan8461
    @shamishassan8461 6 ปีที่แล้ว +7

    Aley lehe somali mantey heshey💖💝💖 qof xaqaa iyo runtaa kaa💖❣ hadla😚😚😚😚😚😚😚😚
    30 sano wexii ladadayeey baad💗💞 dahaa kaa qadey
    الرجولة من الصفات السامية التي يجب التحلّي بها، والتي تدلّ على ثبات الشخص الثابت وثقته مهما تغيّرت ظروف الحياة، والذي يتّصف بالرجولة هو من تجده في💗💞💞 وقت الحاجة وتستطيع الاعتماد عليه كليّاً، وهو من يقف في وجه المصاعب ويتحمّل المتاعب وله مكانة وقدر في💗💟💞 مجتمعه، لذلك اقول اني لم أره رجلأن مثلوك من قبل يا عزيز يا حسن💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞😚😚

  • @aminaosman4078
    @aminaosman4078 5 ปีที่แล้ว +6

    Walee Somali nabsigii Maxamed Siyaad Barre ayaa haya! Ilaahay ha u naxariisto

    • @gideonjonathan1984
      @gideonjonathan1984 3 ปีที่แล้ว

      i realize I'm kinda randomly asking but does anyone know a good website to stream newly released series online ?

    • @judahkeith6748
      @judahkeith6748 3 ปีที่แล้ว

      @Gideon Jonathan try FlixZone. Just google for it =)

    • @franklinjaziel103
      @franklinjaziel103 3 ปีที่แล้ว

      @Judah Keith Yea, have been watching on FlixZone for years myself :)

    • @gideonjonathan1984
      @gideonjonathan1984 3 ปีที่แล้ว

      @Judah Keith Thank you, I went there and it seems like they got a lot of movies there :D I really appreciate it !

    • @judahkeith6748
      @judahkeith6748 3 ปีที่แล้ว

      @Gideon Jonathan Glad I could help :)

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 3 ปีที่แล้ว

    Ninkii culimada dilay
    Ninkii saxiibadii dilay
    Ninkii askarta jigjiga ku xasuuqay
    Ninkii saraakiisha 1978 hargeisa ku dilay
    Ninkii shacabka ku xasuuqay mudug iyo nugaal
    Ninkii diyaaradaha shacabka xaqaya ku xasuuqay
    Ninkii dadka shacabka ku xasuuqay xeebta jaziira
    Ninkii intuu buurdhuubo fadhiistay dib usoo duulay
    Ninkii askartiisu baydhabo bililiqaysteen

  • @farah2403
    @farah2403 6 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanidin sbc iyo bahda aftaag caynaanshe waa halyeey soobacay taariikhdana gelidoona guul soomaaliya cadawgeedu ha hoogo

  • @thuglife6551
    @thuglife6551 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahow maafiyada iyo qaatiliinta jawaasiista iyo guud ahaanba cadowga soomaaliya soo AF jar allow waad aragtaa dhilintii iyo hooyooyinkii gabdhihii soomaaliyeed

  • @DB2024-k3l
    @DB2024-k3l 3 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah Kalaamkii Allah uu saas ugu jees jeesa rubuc walaajini uu leeyahay.
    Waxaas oo dad ahne waa u sacbinayaan.
    Sad and dark day for Somalia
    Dad aa hada lajoogo u ooynaayo Qabiilkaa kala qiima badan Diinta iyo kalamka Allah SW.
    Nin aa qabriga M. Siyaad 20 sano uduceeynaaya. Hal maalina umaleyn maayo inuu u duceeyey 10kii culumo ee diinta darteed u nafwaayey.
    Waa ninka ummada somaliyeed masiibada haysata sabab u ah wadanka burburkiisa sabab u ah ummada kala tageeda sabab u ah ummada somaliyeed calool xumada iyo is nacaybka ku beerey
    Kala fogaan shaheeda ka masuul ah.
    Hadeey soo wada galayan commentska ayagoo difaacaaya waa jahli darteed ayey u haystaan qabiil in lagu dhaliilayo.
    Difaaca waxaad ka heshaan aan arkeynaa.

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 6 ปีที่แล้ว +4

    Iam crying right now ilahyo niimankii Somali roga hadan siirogahay qaarbriga kuudadajii xoolo bay naaga dhiigen asageen baankaharaye

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 5 ปีที่แล้ว +3

    Guul Sayaad Bare Allah unaxariista

  • @CaliyareXasan-ys4fy
    @CaliyareXasan-ys4fy 4 หลายเดือนก่อน

    Alla yaacisak Mr xasan caynanshe

  • @thuglife6551
    @thuglife6551 5 ปีที่แล้ว +4

    Siyaad bare ma ahayn wixii wax qaribeyey laakiin waxay ahaayeen dadkii xukunka la hayey waana cadahay Kuwa maanta ilaa maalintii xasuuqa wada iyaga xisaab ma leh miyaa somaalaay

  • @wabariyoussouf2959
    @wabariyoussouf2959 5 ปีที่แล้ว +6

    Adero guuuuuul
    Machaa aaallah

  • @safiyasaid9189
    @safiyasaid9189 6 ปีที่แล้ว +3

    Allahumma AamiinAamiinAllahummaAamiin

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 24 วันที่ผ่านมา

    Siyaad nin awow ii ah ayu ahaa laakin siyaasad khaldan watay marka laakin uu dhintay marka qof dhintay ilahay ha u naxaristo

  • @isseelmi1433
    @isseelmi1433 5 วันที่ผ่านมา

    Ina siyaad libaax buu ahaa allaha u naxariisto

  • @geesigunirifayso305
    @geesigunirifayso305 6 ปีที่แล้ว +4

    jazakalah khayr

  • @MohamedDaahirAli-o8r
    @MohamedDaahirAli-o8r 2 หลายเดือนก่อน

    he was good leader for us somali people ilaahah kunaxaaristo

  • @scmmaxamed3267
    @scmmaxamed3267 5 ปีที่แล้ว +3

    Adder yaa ku caayi Kara nin kaa cajiibsan
    Oo aftahansan oo soomaalinimo wanaageeda jecel maba arag adiga mooyee

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 2 หลายเดือนก่อน

    dadbawanagiisii masxayi siyaad bare waana daarood intaa kibir deen ayaa is kala ranweedeen imnka baroorta joojiya

  • @zubeerabdi4734
    @zubeerabdi4734 6 หลายเดือนก่อน

    Amiin

  • @CaliJamac-in8sm
    @CaliJamac-in8sm 4 หลายเดือนก่อน

    Ibnuxalaal.waa.kaas.x.c.caynaanshe.cimriga.iyo.capligaba.ilaahay.hakuu.barakeeyo

  • @absjones2916
    @absjones2916 ปีที่แล้ว +1

    Ismail afgtga reer Cardiff dhulbahante man reer Nuur Ahmed.
    Not but remember abite.
    Your good friend…
    You know who!
    I don’t support president Biix. And nothing against and feel ashamed of what’s happening in Laascaanood. As a man habar jeclo reer maxamed abokor. We don’t support ina Biix and this war against our uncle the dhulbahante. The social media is full shit. We the habar jeclo maxamed Abokor don’t support war in Sool region. Peace and may our eat in peace. In sh allah .

  • @muxamednurkaynaan8395
    @muxamednurkaynaan8395 4 ปีที่แล้ว

    Walaal eedeyn waxaa lag sax qalad, dhacay amaano waxaa lagu dhiirigeliyo saxa in hore lagu soocdo.sida awgeed waxaan codsanaya in maskada diiwaanka ah aad nooga gudbiso cuqubada iyo cudurka ku habsaday dalka, duunaya,dadka, diinta iyo dowladnimada.walaal waxaan jeclahay in jawaabtaadu ay noqoto midda isbuuxida xagga labada cilmi ee diinta iyo dunidaan.wabillaahi towfiiq?

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 2 หลายเดือนก่อน

    waaryaa siyaad bare rag ciilqaba yaala oo weliba daarooda karkaar ka wiyidaaryiye guushiisiina bursh caar leh mariyeyi isaaqna ku diryi welina wayi wadaan dhibaatatii ayi ku wadeen isaaqa

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 5 ปีที่แล้ว

    Mareexaanka ku amaanayaa, doqonyow, mar hooraad dhimatee markale ayay ku aasayaan. Waa kuwii shalay xasuuqay aabaysashaa, hooyooyinkaa, walaaladaa , adeerada, abtiyadaa
    eedooyinkaa, habaryarahaa iyo reerkiina oo dhan .

  • @godisgodis1137
    @godisgodis1137 5 ปีที่แล้ว +2

    Allaha u Naxariisto Aamiin

  • @daryeelran8007
    @daryeelran8007 5 ปีที่แล้ว +1

    Qaybo danbaanu kaasugeynaa mudane thanks

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 4 ปีที่แล้ว +1

    Xasan caynaanshe afku kuma go.o waa nin qabyaalada ka fog

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms 4 ปีที่แล้ว

    your very truthfulness still the low life morans, will never get.

  • @alimohedosman3147
    @alimohedosman3147 4 ปีที่แล้ว

    aaamiin allha unaxareesto aabe siyaad

  • @mustafeabdilahi2547
    @mustafeabdilahi2547 4 ปีที่แล้ว

    Waxaan jirin sheeg dhibaatadii uu sameeyay iyo gumaadkii maatida iyo caruurtii la laynayay

  • @SiciidCali-ix1qz
    @SiciidCali-ix1qz ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @araweelocali5421
    @araweelocali5421 5 ปีที่แล้ว +2

    Walee been maanad sheegin lknse yaa reer tolkay wax u sheega oo mar uun runta kusoo dhowaadaan

  • @garaadmire7380
    @garaadmire7380 หลายเดือนก่อน

    Sheega qof wax muuqda qabtay oo dal loo qabto oo aan maxamed siyaad ahayn khalad uu galay looma qabto qof wax wayn somali u qabtay dunida ma dhicin wax barasho lacag la aan ah caafimaad lacag la aan ah maantay ka warama isbitaalka ugu yaraan 1000 dollar ayaa laga qaadanaya

  • @jetli2086
    @jetli2086 4 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan hadda ma habar Yoonis baa ? Waar heedhe Niyow wax mucaarad baynu isku ogayne xageed daarood noogu soo kicisay. Waar habar Yonis fadlan magaceeda haku hadlin

  • @diiriyeahmed6699
    @diiriyeahmed6699 5 ปีที่แล้ว

    We want to make a film talking
    About siyaad barre

  • @foossomaliweyn5341
    @foossomaliweyn5341 5 ปีที่แล้ว

    Alaha unaxaristo madaxweyne heyni maxamed siyaad bare Wadani dhab ah 🇸🇴🇸🇴❤️🥰

  • @xasanxuseenaweysxasanjabuu8917
    @xasanxuseenaweysxasanjabuu8917 5 ปีที่แล้ว

    Runta oo la abaaro was geesinimo horey usoco wadani run sheegi ah ayaa tahay

  • @thuglife6551
    @thuglife6551 5 ปีที่แล้ว +1

    Wallee runta Alle ayaa jecel iyo muuminiinta laakiin munaafaq iyo kaafir maaro looma Heli Karo waayo wax daran bay rabaan iyo naar marka soomaalaay Dalka iyo diinta badbaadsha oo iska erya jawaasiista

  • @aliosman1919
    @aliosman1919 ปีที่แล้ว

    Wanaagga adiga kaliya aad aragtay, balse soomaali weyn arki weysay! Yaa beeniyay aayaadka ilaahay, culimadii yaa dilay, yaa dilay caynaanshe iyo salaat gabeyre iyo cabdulqaadir dheel, yaa wadanka dumiyay, sxb raalli ahaaw.

  • @thuglife6551
    @thuglife6551 5 ปีที่แล้ว +1

    Hansen iyo maalin xasuuq iyo foolxumo iyo dalkii oo la xaraashayo iyo maafiyo la soo wadi ayaa lagu badeshey

  • @daryeelran8007
    @daryeelran8007 5 ปีที่แล้ว +1

    Weligay adiga kahor wax sidaa waafiga ah ugasheekeya ma arag aad baad umahadsantahay

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 24 วันที่ผ่านมา

    Laakin duli la dhahow xasan caynaashe waa ilmo xaraan weynaaday anigu dhinaca kaley tolkay ayan raacsana oo ah inay snm iska dulqaaday dulmigi somalia oy soo celisay xornimadi luntay marka waa guul tolkay no so hooyeen ey ju xoreeyen dalka somaliland maantaba anu cid u daba fadhiyin guusha aye snm keentay

  • @Mohamedali-lb8hd
    @Mohamedali-lb8hd 4 ปีที่แล้ว

    wax qabadkii gacan ku dhiigle Afweyne th-cam.com/video/q6xf3f-VfNU/w-d-xo.html

  • @simbarelaxing-music1564
    @simbarelaxing-music1564 6 ปีที่แล้ว

    Good

  • @Ma-hy7bv
    @Ma-hy7bv 5 ปีที่แล้ว

    Aqligii Siyaad Qof usoo dhaw oo Soomaali nuna ma haysaaan malaha Hooyooyinka waa laga helayaa laakiin ma Caruurtay waardiyaysaa misi Qaranka

  • @garaadmire7380
    @garaadmire7380 หลายเดือนก่อน

    Sheega muuse waxa uu u qabtay dadka uu hortaagan yahay kuwa kale oo dadka hortaagan maxay qabteen

  • @karti-soor
    @karti-soor 6 ปีที่แล้ว

    Tusaale Dhulbahantee kow ka ah Darawiishti Somali isku xilqan ugu talo liidta.

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 3 ปีที่แล้ว

    lkn imta dalka dhibato laga geystay baka badnayd hal nacaad lagu lisay kolay dowlads kacaanka waxfican kamay tagin ee waxay ka tageen qabiil qabyalad laisu kaynayo balayo burbur marka meshay ku dhamatay

  • @raahaabdullahi1979
    @raahaabdullahi1979 5 ปีที่แล้ว

    Ale haunaxaristo

  • @saidsahara3312
    @saidsahara3312 3 ปีที่แล้ว

    Qofku markuu Nacas yahay Aqoona lahayn waa kanoo kale.
    SNM buu ahaa maantana wuu Amaanayaa kkk

    • @Aftaag
      @Aftaag  3 ปีที่แล้ว

      Hadii aad isku feker tihiin sidan uma aad caydeen, balse qofkaa fikrad duwan shakhsi caygiisu waa ceeb....

  • @thuglife6551
    @thuglife6551 5 ปีที่แล้ว

    Allow haha adkaysiin ruux aad naar ugu taka gashay

  • @Dabayare
    @Dabayare 6 ปีที่แล้ว

    Ninkani waa reer mii Itoobiya kudhashay. Muxuu dadkaan meelkale haysan sida Somaliland xaasidnimada & cunsiriyada interneetka uga faafiyaa?

    • @gellemedia9731
      @gellemedia9731 5 ปีที่แล้ว

      Waale adigay kuu haysata manata

  • @araweelocali5421
    @araweelocali5421 5 ปีที่แล้ว

    Nin wax og baa wax la weydiiyaa caamo yhy caamadu dhashay

  • @abdiyasin5079
    @abdiyasin5079 5 ปีที่แล้ว

    KANI XANUUN BAA KU DHACEY AH SIYAAD BARE JACEYL.KKKKKK Hada waxaasi wuxu sheegan HABARYONIS waji gabaxa ISAAQ iyo SONALILAND usoo jeedin doono!.
    Ceebta isaaq iyo Somaliland!

  • @karti-soor
    @karti-soor 6 ปีที่แล้ว

    Kollay idin baas iyo Hangaash laydin diri jiray Dhulbahantee lkn Isaaq jagooyin sare ka gaadhay hadana riday.

  • @nimcolaangadhe4253
    @nimcolaangadhe4253 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhh

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 5 ปีที่แล้ว

    balow way kuuhoraysa amaseh way kuudambeysah awal bah hoory looyirih somali balah uudambeysay

  • @MrGabiley
    @MrGabiley 2 ปีที่แล้ว

    Benale qhanis aah weeyaan kani amaan beena.