Xog Taariikh ah: Go'aankii Siyaad Barre ka Qaatay Xalka Colaadihii Xiligaas ee Woqooyiga

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 27

  • @abdirisakomar4004
    @abdirisakomar4004 3 ปีที่แล้ว

    malcuun moorgan

  • @frankfurta.maanightsschow1733
    @frankfurta.maanightsschow1733 19 วันที่ผ่านมา

    Dr gaboose iyo dadki wakhtigaa noola ee dawlada ku ku jiray markaan akhriyay buug badan iyo tariikho badan waxay ahaayeen sida masuuliyinta aduunku u yaqaano kaba Qaadka ee an awood lahay sidaa darteed waxa haboon in laga firsadoo mustaqbalka dadka nocaaso kala

  • @faym3722
    @faym3722 3 ปีที่แล้ว +1

    Dr gaboose fiiri Ethiopia tigreegii waa la weeraray oo loo diiday inay Ethiopia kala jaraan, wax cambaareeyana majiraan, maxaa jira cidina in wadankoodu kala go’o majiraan. Somaliya waa mid qura, mana kala go’ayso somaliya inshallah

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 ปีที่แล้ว

      Weger caruurnimo inay kaa tahaan u haystee shoow habeen tagaybaad heeryada u sidataa??? walaal toos khayaaligu ma fiicnee oo riyada ka toos please,, ciidan kaa xoog wayn iyo cawaannimadu waa cadaw, layskama hadlee caqlibaa lagu daraa,horto gabadhaay walaal aniga waa iga waano iyo wax sheeg uune hala yaabin waxa dhacay iyo waayaha taagan, sababtuna waxay tahay waqtigaa ku ciilay eed sheegtay iyo cuqubadaa soomaali jiifta ciideedu ee lala wada calaacalay waa wax hore loo kala shaqaystee cirka sare kamay iman, cuqubaduna ogoow halkii lagu galay caw ku hurudaaye, ruuxii godobta laga galay gocashada ma daayee ogoow, kii galayna maba oga gashiguu amaahdee la soco, mida kale walaal markaad somaliya ma kala g'ayso leedahay maxaa kala googo'a somaliya reer somaliland ka galay, adigay somalia lexejeclo kaa haysaa oo yaqaanee duulkan reer somaliland maba yaqaanaan waxbana kamay galine ogoow, kugumana haystaan yartaay,, markaad somalia leedahay hadaad ula jeedo amba u haysato inay reer somaliland 1960kii somaliya ku biireen amba labadii dal ee somalia iyo somaliland oo isku dhan somalia laysku odhan jirey habeenbaad gudaysaa waxbana kama jiraan, dumarbaad ka tahayoo danbi taana Kuma lihid,, reer somaliland reer somalia kumay biirine shantii soomaaliyeed ayay gogol xaadh u ahaayeen, reer somalia oo kaliyana xiise uma hayn umanay socon, waligoodna kamay mid noqon,, reer somaliland iyo reer somalia markay israaceen 1960kii labadii magac ee labada loo Kala yaqaanayba waa la tuuray oo waxay la bexeen jamhuuriyaddii soomaaliyeed amba somali republic, 1969kii ayuu afweeyne dikreeto kacaan ku badalay una bixiyay jamhuuriyadda somaliya amba rep. Of somalia, taasoo ka dhigan afganbi meesha wixii la wada lahaa lagaga saaray, maalintaa laga bilaabana labadii dawladood ee midoobay habayaraatee waxba kamay dhexayn, reer somalilandna maalintaa laga bilaabo magacoodii meesha wuu ka baxay oo waxay noqdeen uun gobol soomaalidii talyaaniga ka mid ah,, hadii la waayay wixii la wada lahaa oo dhib iyo hadimo mooyee dheefba laga waayay midoowgii oo dhac, dil, xadhig iyo kufsi iyo inuu dayuus waliba wuxuu doono yeelo gaadhay, waxay reer somaliland go'aansadeen inay geeridu hadee nolosha marar badan dhaanto kana fursanayn nafta oo la huro, waxaanay talo ku gooyeen inay dumiyaan wixii ay dhiseen iyo awooda lagu dulmiyayaba, waxa ka dhacday Aan kula lahaado iyo diiday, iyo maahee ka daa walaaloow please iyo maxaad samayn kartaa qaldaan? Iyo hadaa amba dhintay amba dumiyay iyo car iga dumi, iyo godbaad u qoday ood ku ridaye aniguna hadaanan dabool Aanay cidina ka qaadi karin oo culus oo adag waliba xadiida intaan ku daboolo waliba ku laxaamadaynin isirkaygu halkuu ku arooraybaa beena,, sidaa daraadeed halgankii ay maalintaa bilaabeen Aakhirkii waxaad aragtaybaa ka dhacay iyo afkooy dhulka u galiyaan wixii rag laysku moodayay iyo wixii goonida loo yeeshayba, halkaasaanay u bexeen oo ay caawa heesayaan, haday somaliya iyo somaliland midnimadooda cidi isku hayn kartana, ax yaa wadani iyo asaxaan kumay heline hadh cadbaa lakala calaf qaaday , laysmana amaahin gabadhaay cididaa uzkageede duhur dharaareedbaa ninkii lahaa u hadhay guusha, wax hadii la reebtayna afweeynaba isagoo qoxoontiya nayjeeriya sidii ayda kumuu bakhtiyeen kumana karaamo beeleen balad Aanu lahayn,, sidaa daraadeed inantaay indha adaygu waa ceebe iga qaado talo wacan, waxaan hadal ku soo gaabshay horaa loo Kala quustee waxba ha daalin please,,

    • @guledibrahim2514
      @guledibrahim2514 3 ปีที่แล้ว +1

      Adeer barigaa kala go ba lama hadal hayn ee dhibta dawladu nagu hayso hanalaga daayo ayay arintu taagnayd lkn wadada isaaq inay somalia ka go aan ku qaatay waxa ka masuula dawladaa

    • @keysesharmarke3797
      @keysesharmarke3797 3 ปีที่แล้ว +1

      TIGREE MAHA WADAN SOMALILAND WAA WADAN JIRAY 200 SANADOOD SOMALIA WAXBEEY ISKU DARSADEY WAANA LA HESHIIN WAAYEY SOMALILAND WAY KA MARANTA SOMALIA

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 ปีที่แล้ว

      @@keysesharmarke3797 waar malaha wuxu waa caruur shalay dhalatay,,,, for ever Somaliland rep,,

  • @mahamedali6038
    @mahamedali6038 3 ปีที่แล้ว +3

    Horta anigu hawiye baan ahay dagaalkaa isaaq wuu kusaxnaa daarood kii xukunka hayayna wey xaduuqeen saaq lkn isaaq waa xad xun oo aan abaal lahaynin

    • @hiigsimedia1892
      @hiigsimedia1892 3 ปีที่แล้ว +1

      sxb mohamed hawiye abaalkii waanu uhaynaa lkn siyaasadu waa halkay kuu jahayso oo s/land gooni isu taag ayay rabtaa hawiyana raali kama aha
      markaa waa siyaasada uun
      ee abaalku waa halki bro

    • @mahamedali6038
      @mahamedali6038 3 ปีที่แล้ว

      @@hiigsimedia1892 sxp waa runtaa Lkn mid baan arkay hawiyuhu isaaq buu jecelyahay isaaqu Na daaroodkuu jecelyahay daaroodkuna hawiyuhuu jecelyahay taas waan layaapay

    • @kyztigarani586
      @kyztigarani586 3 ปีที่แล้ว +1

      Sxb isaaqu waxay rabaan dawlad rasmi ah oolawada leeyahay oo Somaliland layidhaa idinkuna somalia dhisa waanu idin taageersanahay laakiin s.land waytashatay saaxiib nasiib wacan

    • @mahamedali6038
      @mahamedali6038 3 ปีที่แล้ว

      @@kyztigarani586 madiideyno lkn ogow somali kla go intaan ka ahayn gacmo furan baanu idinla diyaar nahay mana ahan cadownimo ee waa unit nimo sxp

    • @kyztigarani586
      @kyztigarani586 3 ปีที่แล้ว

      Hawiye maaha laakiin waxaa jira qaar aanaan heshiinaynin oo islawayn sxb ooraba inay kaligood taliyaan hadiikale burburto waakuwii xabashi soogaliyay dalka eecadow soohorkacay markaa sxb duco nagusoodara waanu jecelahay Somali midnimona nagaa bilownay beenna maaha imikana sidaasaanu xalmoodnay sababa jira awgood

  • @QOFKA.2469
    @QOFKA.2469 3 ปีที่แล้ว +1

    Idinkoo dawladu idinka dhigatay indheergaradkii ay waxbartay ayaad khiyaanteen oo qof waliba shaqdii uu ka shaqaynayey jaajuus ka noqday denbi weyn ayaad ka gasheen dalka iyo dadkaba iyo dawladii wax idin bartay ee idin aamintey maxaa aakhiro war yaal qof madaxdiisa iyo dalkiisa khaayinay waa qof naftiisa khaayinay dadkii waa nala dilay ayaad ka dhaadhiciseen laakiin wli maw sheegteen dadka waqooyi degen in aad dadka ku madhiseen maxamed siyaad raacis oo dadkii iyo askartii kuli intaad habeenkii soo gudaan wada gawracdaan dadka idinkaa gefaye ka daaya cadaabta aad ku wadaan 30ka sano shirkana waxuu ahaa in aad meel walba khaayinimo ka wadaan oo talo faro ka baxday dadkii xafiisyada uskuulada wershada shaqo kasta oo dawladi leedahay waxa ugu badnaa ee ka shaqaynayey waxay ahayeen reer waqooyi iyagaana uusta dabka ka shidayey oo wadanka gubey hadii maxamed siyaad uusn waxba u ogalayn sowkuwan wada wasiiro wada janaraal wada dhakhtar wada baylood hadaan wax la barin oon la aaminin siday derajooyinkaa ku gadheen Rabbi ha laga bodho oo ha la toobad keeno dhalinyaraduna mustaqbalkooda ha ka tashadeen ingiriis dhulka ma laha ee soomaali ayaa Alle ku beeray ha lays aamino qudhunka iyo qoyskana horumar ma leh

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 3 ปีที่แล้ว +1

      1994 tii bishii Jun 25keedii ayaan Hargeysa imid anoo markii iigu horeysay dibada uga baxay magaalaan ku dhashay kuna barbaaray,waxaan ka immid Xamar halkaasoon imtixaankii jaamacada ku soo galay,,kuna soo dhameystay sedex bilood oo tababarkii xalane ah iyo sanad shaqo qaran ah oon Janaale ka soo shaqeeyey.
      Waxay aheyd Ramadaan dabayaaqadeedii ood garan karto in magaaladu xidhneyd dadkuna soomka ku mashquul ahaayeen.Maalintii ciida oo aad fahmo garto farxada ayaan qaybteyda ka qaatay,maantii gelinkeedii danbe ayaa Radio Muqdishu laga soo daayey ardaydii ku guuleysatay Jaamacadda,ka mid baan noqday.Waxay aheyd maalinaan ugu farxad badnaa nolosheyda ilaa hadda.
      Nasiib daro,maalintaa habeenkedii ayaa guriga la igala baxay,mana fahamsaneyn sababta,sedex bilood oo torture ah ka dib ani iyo 19 arday oo kale ayaa maxkamadii badbaadada nala saaray,waxa Xaakim ka ahaa Geele oo ahaa nin aan naxariis laheyn.
      7 ardaydii ah dil ayuu ku xukumay,8 arday oon ku jirana xabsi daaim,afarna mid sedex sanno.
      Waxa qudha ee nalagu eedeeyey wuxuu ahaa in 1982gii mudaharado ardaydu dhigtay aanu ka qayb galnay.
      Ilaa hadda ma fahmin cadaawada intaa leeg waxaan ku macneeyo.Weligay dalka iyo dadka wax dhiba kuma fekerin,ilaa haddana ma jecli dhib iyo wax geysta.
      Bal walaashayeey taana ogow,Hana u maleyn dawlad wanaagsan oo dadka iyo dalka daacad u ah in kibir lagu dumiyey.

    • @aliabdikadir4345
      @aliabdikadir4345 3 ปีที่แล้ว

      9

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 ปีที่แล้ว

      walaal meel walba naagbaa taagane toloow maxaa helay ragiinii ?? la dacwi rageed naago looga wanaagsan iyo suuqoo la meeraaye maxaa helay ragiinii waa yaabe????

    • @frankfurta.maanightsschow1733
      @frankfurta.maanightsschow1733 19 วันที่ผ่านมา

      Somalia waa dawlad ee maha Boqortooyo dawladi sharafta lahay intaad mareexano midgaa ay ismooden inay Boqortooyo yahiin
      Bal ufirso hadal dr gaboose waxad mooda inay dawlada rer Qudha sheeganayo oo dadka masakiinta khiyaamo iyo dhac iskugu daraayo
      WAN ku faraxsanahay anoo manta 27 sano jira inaan haysto dawlad leh calaan lacag iyo passport u gooniya
      Somalia 🇸🇴 dalka Qudhee ay kunool yahiin dad cawaana oo Ila hada an Adunka waxlaqayb sankarin
      Bar ufiirso Shalay dagalki 1977 waxa laga dhaxlay waxay lamid tahay Madaxwayne Hassan sheekh mahamuud
      Markuu laha shalay athiopia waa cadawga Somalia ee dadka shacabka wadooyinka moqdisho iyo melkasta iskugusoo baxayeen mantana addis ababa ayu jooga asagoo duliyaa