IIDLE YARE HEESTII HODMANE XUSUUSTII DURDUR BAND BY AFLAANTA STUDIO 2017

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2017
  • เพลง

ความคิดเห็น • 181

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 2 ปีที่แล้ว +4

    Heestaan fanaanki lahaa siduu u qaadi jiray weli qof sidii fanaanki lahaa u qaadi kara lama arag badanaa dadku waxeey ka qaldaan hooriska iyo qaar ka mid ah erayada.

  • @farxiyapasto5257
    @farxiyapasto5257 6 ปีที่แล้ว +4

    nooleeyaha fanka somalia waa idle cod iga dheh heestaa sifican ayuuw u qaaday abwe horay u soco idle full respect

  • @mustaffmaxamed5439
    @mustaffmaxamed5439 4 ปีที่แล้ว +4

    Iidle waxan dhihi kara waa ninka 1ama 2labaad ama 3xaad ee ugu codka macan fananiinti danbe runti horey usoco bro

  • @zeynabahmed7610
    @zeynabahmed7610 6 ปีที่แล้ว +26

    Inkastoo Aadan adiga laheen Hadana waad kuso baxday wlh 😘

  • @ahmadawliyo2360
    @ahmadawliyo2360 4 ปีที่แล้ว +26

    qofkii 2020 dawanaya like igu dhacsii 👍👍👍👍❤❤❤❤

    • @farxiyocumar6186
      @farxiyocumar6186 3 ปีที่แล้ว

      Pjbupp
      N89nnnnbpnn
      Ppnklplplpkmmj.
      L
      M
      Ok 9llpokll

    • @farxiyocumar6186
      @farxiyocumar6186 3 ปีที่แล้ว

      L0
      l
      L
      0ll0kki0kokoo0kiikkoplolpllklkklllpllllllp
      llllpl
      pl
      pll
      I
      oim
      o..o
      O
      .oo
      Pl0pklpko0pll
      Loop mll0pkl0o
      l9l0l0
      kpll
      k0pl
      0pp.l0l00lk0l klpl
      lplo0pp0lppl00pp0ppl0l0p0m pl0lpl0pl000p0l00ll00pkmoppo99lollipop dollop to get

  • @khadrasamatar5704
    @khadrasamatar5704 6 ปีที่แล้ว +1

    Fanaan ka qarninga weeye iid yare
    Soomalidu waa badaw
    Heesihiib hore in la ilawo maha waa in jiilba jiilka kale u sii dhiibaa idal yare waa fanaan jira oo heesihii hore iyo abwanadi hore iyo fanaanti soo xasuusiya dad shaqo fiican ahaa 😍

  • @ahmedqadiifey5802
    @ahmedqadiifey5802 6 ปีที่แล้ว +16

    Dhaaafa iidle wlh rageedi wye libaax waa sax erayo xikmadesan abwanadi gore ayaa naga dhmeesten mrka madama aan laheli krin erayo xikmadesan heesihi hore music 🎷 udambeye noogu qaad

    • @elTigre99
      @elTigre99 6 ปีที่แล้ว

      Inaba caadi maahan

  • @misskonjo118
    @misskonjo118 6 ปีที่แล้ว +9

    iidle waa fananka keliya hesihi hore keeni kara, lkn meel sawaxan masrax uu ku so qaade, kuwi hore waa duugmeen, kuwa uu qaadaayo iidle buuq miiran waaye meesha!!!!

  • @hoodoaxlaam4836
    @hoodoaxlaam4836 6 ปีที่แล้ว +4

    Kaaa yaree iidle ilaah a markii waan jeclhy noolow pro👄👄👄👄

  • @shimbirahamedia3516
    @shimbirahamedia3516 6 ปีที่แล้ว +116

    Ninkii labaad ee Dawada Heesta inta iga danbeysa like-ta ii saara heee

  • @drahmedjamamohamed3506
    @drahmedjamamohamed3506 6 ปีที่แล้ว +1

    Eesh calaa hees barteedaa dhigtay sxbkey qaaali ah iidle yare

  • @stayblue759
    @stayblue759 5 ปีที่แล้ว +8

    In Hees dib LooSo QaaDo CeEB MaHa wlhi Wannaan ku Tagersanahay inuu Dib Usoo QaaDo HeSihii HoreE. 👌👍✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️

  • @asalhargeisa3668
    @asalhargeisa3668 6 ปีที่แล้ว +2

    Durdur may lahayne waa heestii cabdi aw cumar kulmiye bari dhawayd buu ku dhintay gabiley laxanka iyo midhaha iyo codkaba waa cabdi aw cumar aun madaxdhaqameedka gabiley oday qiimo badan aun originalkii youtube buy ku jiraa hadda.

  • @filmacaddey729
    @filmacaddey729 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha aktagan wlh wey bashashey Markey sow galeysey

  • @ahmeddhagane2547
    @ahmeddhagane2547 6 ปีที่แล้ว

    haab haabtay wax aanan heleeynin.......saxiib cod well done laakiin miraha iska saxophonist........meesheedii ayaad dhigtay

  • @adirahmanahmed77
    @adirahmanahmed77 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend idle yare

  • @keedkafanka4337
    @keedkafanka4337 5 ปีที่แล้ว

    Idile yare ninka musica ku tomaa sxb wlh waa macalin gacan ayaan u tagay soo u kala saarayo top top qaf somalia in oo heerkaas music ka garay ma moodayn wawaaaa

  • @zaaraali1660
    @zaaraali1660 10 หลายเดือนก่อน +1

    😢habaabty wxnan helyn😢ilhyow isii ada awoode

  • @mohamedabdullahinuurarab160
    @mohamedabdullahinuurarab160 6 ปีที่แล้ว +3

    iidle yare sxb waad ka baxsatay keep it up legend............................

  • @shahwahoffkingsomali294
    @shahwahoffkingsomali294 4 ปีที่แล้ว +2

    Alfaanan iidle yre sxb sare inba caad song so the best

  • @FLICKSNOW1
    @FLICKSNOW1 6 ปีที่แล้ว +50

    Sxb iidle copy gaga laguma qasarin sxb tan iyo kuwo ka maca wanka sugeyna kaso bixi luuqyada lahu hilmamay

  • @adnaanhariiralsharaabi1524
    @adnaanhariiralsharaabi1524 6 ปีที่แล้ว +5

    heesta fanaankii weynaa maxamed cabdi ayaa iska lahaa waa maxay durdur qisada heestu ku timmidna
    TH-cam taala
    adeer ninkii heesta
    lahaa waa xey

  • @cabdiraxmanibrahimaadan41
    @cabdiraxmanibrahimaadan41 2 ปีที่แล้ว +1

    calaan cal wax kuma keene adun howli kama dhamaatee 😭😭

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 4 ปีที่แล้ว +2

    iidle yare Fanaan Sare 😍 o cod mcn ❤️👏 yaa ila daawanaya 2020

  • @alamtarahagi
    @alamtarahagi 6 ปีที่แล้ว +7

    iidle yare the only singer aan aaminsanahay hor usocod ku rajaynaa

  • @Elhedawi
    @Elhedawi 6 ปีที่แล้ว +15

    The king of coppy horey u soco bro😎😎

  • @hamaadiboss6889
    @hamaadiboss6889 5 ปีที่แล้ว +5

    boqor codka Iidle yare Fanaankeena like Iisaara itii jecl

  • @wadanidhabahsomali1615
    @wadanidhabahsomali1615 6 ปีที่แล้ว +1

    Waaw sifcn ayuu u qaade boqorka Codka somali ayaa tahay bro hore u soco 👍

  • @mohamedaddow3631
    @mohamedaddow3631 3 ปีที่แล้ว +1

    Hodmane waa eebahayoo
    Hantaa ifkaa laysku dhaafee
    Mahaysto hugaan lahaayoo
    Hahaabtay waxaanan haynin
    Habaar soo ishaydu maqabtoo
    Iyadu iima horseedan.......
    Hamhamtu soo afkayga maahoo
    Intaa ku hadaaqi maayoo
    Iileen hooy kuma bogsiiso
    Hamigu war war kaama bi'iyoo
    Halaahal wax kuuma keenoo
    Aduun hawli kama dhmaato
    Kahaysay habeen bar hawdoo
    Harkaygu laba ahaayoo
    Hayaamay horseed la'aanoo
    Hahaabtay waxaanan helaynin
    Habaar soo ishaydu maqabtoo
    Iyadu iima horseedan.......
    Hamhamtu soo afkayga maahoo
    Intaa ku hadaaqi maayoo
    Iileen hooy kuma bogsiiso
    Hamigu war war kaama bi'iyoo
    Halaahal wax kuuma keenee
    Aduun hawli kama dhmaato😰
    15/jun 2021

  • @sowturahma2693
    @sowturahma2693 6 ปีที่แล้ว +12

    wwwwwwwww caawa waxbaakadhacay Axsan xaflad

  • @mohmmedhassen251
    @mohmmedhassen251 6 ปีที่แล้ว +3

    Iidle yare best singer 2017

  • @mohamedfanah899
    @mohamedfanah899 6 ปีที่แล้ว +5

    Wiilka fcn
    Sidaa ku wad
    Heesihii hore ayay ka shidan tahay

  • @mariyabarkhad8590
    @mariyabarkhad8590 5 ปีที่แล้ว +7

    wlhi wan aminsanhy idle yre aroskyah inshlh hes iga qadi domtah

  • @bisharabdinor4285
    @bisharabdinor4285 6 ปีที่แล้ว +5

    Iide yare nin weyn

  • @abdiwalialijibril8876
    @abdiwalialijibril8876 6 ปีที่แล้ว +1

    HEEESTAAAN waxaaa iska lahaaa cabdi ow cumar halkaan hees bis ayuu qaaday macalin schookl ayuu ahaaa lkn markii dambo sacudi ayuu ku dhintay lkn maxmed oo wlalalo ahaayen ayaa soo qaday hadane iilo ayaa sii qaaday

  • @haboonmaxamad622
    @haboonmaxamad622 6 ปีที่แล้ว +4

    idle waxanba ku tagera heesaha luqyada lagu ilabay ayu kaso saraa jir ee jog

  • @cabdia3ii3i48
    @cabdia3ii3i48 6 ปีที่แล้ว +3

    Ani kaligeey miya qofka uu uu laxanka heesta meshan keenay inta uusan erayada xitaa wada fahmin😉😍
    Idle yare gacan ku taagay!
    🤚🤚🤚

  • @jabirothmanabdille2066
    @jabirothmanabdille2066 ปีที่แล้ว

    Wanku wataa my good friend Idile yare💓💓👊👊

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 4 ปีที่แล้ว +2

    Das dawanayo 2019😋😍

  • @sahraabukar1422
    @sahraabukar1422 6 ปีที่แล้ว +3

    Idle Yare wow xusus wale soo nolee fanki la assay

  • @maajidkariim5097
    @maajidkariim5097 ปีที่แล้ว

    Nuur eeebow allaha ku naxariisto 😓

  • @cabdifitaxguutaale6296
    @cabdifitaxguutaale6296 3 ปีที่แล้ว

    wllh laguma hesto cod iyo jilin wa fanan fanan dhafay

  • @famousking447channel5
    @famousking447channel5 4 ปีที่แล้ว +2

    Legend idle 💙🎶👏🏾

  • @abdirahmanbarkhadle4461
    @abdirahmanbarkhadle4461 5 ปีที่แล้ว +9

    Habaar sow heestani ma qabto iyaba copy gii 4 bay maraysaa
    1 Abdi ow cumar:original
    2.shimaali Ahmed:1st copy
    3.nuur eebo 2nd copy
    4.iidle 3rd copy .......la sugaya kuwo dambena

    • @sakimaahirkalid5083
      @sakimaahirkalid5083 4 ปีที่แล้ว

      Nuur eebe cid kaga cod macaan maan arkin , Alle ha unaxariiste .

  • @Hanuuniyamedia
    @Hanuuniyamedia 6 ปีที่แล้ว +13

    Boqorka codka👏👏

  • @aamiinmaxaudguuleed1110
    @aamiinmaxaudguuleed1110 6 ปีที่แล้ว

    Sxb iidle yare heestaan waa keentay codkii fanaankii hore Ku qaadi jiray Fanaankaan reer Eyl ayuu ahaa nugaal Somalia

  • @gamaleh33
    @gamaleh33 6 ปีที่แล้ว +1

    idle yareZZSALAAN SAREE FROM DJIBOUTI

  • @qurxoonsidahooyadeed6676
    @qurxoonsidahooyadeed6676 6 ปีที่แล้ว +1

    Iidle wxn u bixiyay #iidle_copy qofkii igu raacsan suulka iitaag#like

  • @abiibrahim-bw5ei
    @abiibrahim-bw5ei ปีที่แล้ว

    Ninkan wa fanaan khatar ah

  • @badriadiamondindhadeeq8111
    @badriadiamondindhadeeq8111 6 ปีที่แล้ว

    Iidle waan kugu heysta wllky i nolow hees iga dheh

  • @apdallashiine2159
    @apdallashiine2159 4 ปีที่แล้ว

    Qaabkii XASAN AADAM SAMATAR ayuu jilaya kala dhaca qayba 2aad MUSIC marka loo tumaya eeg siduu SAMANTAR😂😂
    IIDLE 💚

  • @africandance9669
    @africandance9669 6 ปีที่แล้ว +40

    War like ii saara

  • @sabanmustafe1743
    @sabanmustafe1743 6 ปีที่แล้ว

    Woooow wale cadimah cidle qof aN jclhy nolow eboow

  • @wadanigadhabtaa4480
    @wadanigadhabtaa4480 6 ปีที่แล้ว

    Waxaan jogaa india waxa aayna bilabeey hindidu ineey cusboney siyaan hesihii hore marka hore usoco idle heesaha inteena dhumin casri ugu dhig

    • @mesutozil5649
      @mesutozil5649 6 ปีที่แล้ว

      zxp runta wyyh lkn somalida fhmsana 20 hees oo caana ba jira oo copy ah like metra boyfriend iyo mere rashki qamar

  • @liibaanozil5729
    @liibaanozil5729 6 ปีที่แล้ว +1

    Iidle hees micno leh waaye wlhi

  • @mrakjunior
    @mrakjunior 6 ปีที่แล้ว

    iidle qof talentigaaga o kale leh lama haayo

  • @mohamedfarah9227
    @mohamedfarah9227 6 ปีที่แล้ว

    Ma soo dhaweyn xataa sxbayaal...wuu ku cayaarey heesta run ahaantii

    • @haajihusein4592
      @haajihusein4592 4 ปีที่แล้ว

      Sxb waad xaqirtay hadii aad tiri ma keenin heestan fanaanka

  • @ar0w025
    @ar0w025 6 ปีที่แล้ว

    Waaaw fnnan qali ah

  • @kiindiinkiindiin5533
    @kiindiinkiindiin5533 6 ปีที่แล้ว

    Iidle yare sxb mcn wan ku tageri wlhi

  • @sedraaml9701
    @sedraaml9701 5 ปีที่แล้ว

    Fanaanka faraxsan mr iidle

  • @AbdulYusuf9
    @AbdulYusuf9 6 ปีที่แล้ว +2

    keep it up legend 👏

  • @axmedmaxamed4957
    @axmedmaxamed4957 5 ปีที่แล้ว

    Sideeda ayaa update uga dhigtay keep going bro

  • @abdishakurabdi5190
    @abdishakurabdi5190 6 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhu Qurux badanaa waaawareey

  • @abdalaahmed1236
    @abdalaahmed1236 6 ปีที่แล้ว

    heestan waxaa qaaday fanaan nuur

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 ปีที่แล้ว

    Boqorka codka 🔥

  • @mahamedalikaftanshax9535
    @mahamedalikaftanshax9535 5 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah wll heestada waxay ku macantahay bilaa music ee fadlan na gadaa music ku wa leh please

  • @farahqaali168
    @farahqaali168 6 ปีที่แล้ว

    Kaheesay habeenbadh hawoodo Harkayga igulabo ahaayo
    Aduun hawli kamadhamaato iidle ninjira halkeeda ugutagtay

  • @qoraxjoog7399
    @qoraxjoog7399 6 ปีที่แล้ว +12

    Wlha mafahmo Heesaha Dadkii Hore Qaaden Sababto ah Madiyaarsana Lkn Eidle yare Heesaha macan buukadhigaa Gob

    • @osmanawmuuse6059
      @osmanawmuuse6059 6 ปีที่แล้ว +2

      Waad yartahaye sookor oo weynoow 2014-2017 heesaha ah lee fahantaa

    • @ebyanabdi4981
      @ebyanabdi4981 6 ปีที่แล้ว

      Qorax Joog hhhhhhhh

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 ปีที่แล้ว +2

      Qorax Joog tuug la amaano Somalia ugu kaalay

    • @mohammed-jama
      @mohammed-jama 6 ปีที่แล้ว

      Qorax Joog ma afka israaiil bayku hadli jireen kuwii hore maxad u fahmi wayday hhhh

    • @axmedcali2100
      @axmedcali2100 4 ปีที่แล้ว

      Qorax Joog f

  • @maarufabeyshaaban8259
    @maarufabeyshaaban8259 4 ปีที่แล้ว

    15.2.2020🎶🎶🎧

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 6 ปีที่แล้ว

    Woow so nice walaladeyda heeys cajab

  • @harunali3499
    @harunali3499 5 ปีที่แล้ว

    Maansha Allaha Iidle yare coodo ayaa Eebo kuugu mannesteye.👑👸👍💙💛💚⚽😁💜💛💚💟❤

  • @jamamohamed9014
    @jamamohamed9014 6 ปีที่แล้ว +4

    Iidle codkiisa ayaaba iska laxan ah nice 👍

  • @miradu9339
    @miradu9339 6 ปีที่แล้ว

    Ya salaaam

  • @abdihashi2310
    @abdihashi2310 3 ปีที่แล้ว

    Telephone kaan la isku horwado ayaaba aduunkii haleeyey.

  • @abdirahmanmohamed63
    @abdirahmanmohamed63 ปีที่แล้ว

    2022 October still listening

  • @ayaanleaxmedaxmed1268
    @ayaanleaxmedaxmed1268 6 ปีที่แล้ว

    Wax kale wlh wan ku tagersanahay wana ku aminsanahay

  • @salahabdi7937
    @salahabdi7937 6 ปีที่แล้ว

    MashaAllah bro

  • @mursalcaadle2692
    @mursalcaadle2692 6 ปีที่แล้ว +1

    inaba caadi ma ahan

  • @molidabuukar143
    @molidabuukar143 5 ปีที่แล้ว

    Iidle yare fanaan aan heesa markoo qadayo aan ufarxo aniga

  • @kiindiinkiindiin5533
    @kiindiinkiindiin5533 6 ปีที่แล้ว

    farxad ku nolow walal sare

  • @amaalcadeey9314
    @amaalcadeey9314 6 ปีที่แล้ว +1

    Wanku taqaraa idlo yare

  • @liibaanmustafe8708
    @liibaanmustafe8708 4 ปีที่แล้ว

    idle wd ku zo baxdey hezta

  • @mohamedsaxnuni3435
    @mohamedsaxnuni3435 4 ปีที่แล้ว

    #iidle yare lagend👏

  • @norau8476
    @norau8476 5 ปีที่แล้ว

    Hawd❤

  • @sofiaabdiaziiz9438
    @sofiaabdiaziiz9438 4 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaaw

  • @amiirdalmar7880
    @amiirdalmar7880 4 ปีที่แล้ว

    Iilde tuug ka cod macaan ma arag hhh

  • @salmanuura1558
    @salmanuura1558 6 ปีที่แล้ว

    so noleyaha fanka iga dheh idle

  • @siid-calicabdi651
    @siid-calicabdi651 2 ปีที่แล้ว

    Iidle cabdullaahi thanks very much they song sweets thanks very much

  • @mpirisolanoman8501
    @mpirisolanoman8501 4 ปีที่แล้ว

    Legend

  • @xuufyare3859
    @xuufyare3859 6 ปีที่แล้ว

    Iskadaa iidle ilmoo ku korsanaayehe
    Sidaa ayoo kuqarabtaa
    Waa halyey hhh

  • @jiniishumi2301
    @jiniishumi2301 6 ปีที่แล้ว

    Idle yare howshada iska wado sxp hesta aad xadid se sharaf lee u qaad hh

  • @nasirhussein9484
    @nasirhussein9484 6 ปีที่แล้ว

    xasus weyn

  • @kamaalcarab1215
    @kamaalcarab1215 6 ปีที่แล้ว

    waaw

  • @xajicarab1841
    @xajicarab1841 6 ปีที่แล้ว +2

    great song 💟

  • @aishaali1396
    @aishaali1396 6 ปีที่แล้ว

    Waaaw

  • @mohamire8002
    @mohamire8002 6 ปีที่แล้ว +10

    HoDmane Waa Eebahaye
    HanKaa iFka la isku Dhaafe 👦
    MaHeesto HoGaaN aa HaaYo ✊
    AduuN Waa Hoos WaReeGa 🏔
    HaBaaRsoo iShaydu ma Qabto 👁
    IyaDu iimey Horseedin 💃
    Idle yare hesta ha'iga dheelin 😂
    Hees xasuus ii leh 🙂🙂🙂

    • @osmanawmuuse6059
      @osmanawmuuse6059 6 ปีที่แล้ว +1

      maxamed cismaan mire waad igala hormartay intaan islahaa odayga sax Ma xuma iidle heesahii mirqaankuu nasoo xasuusiyay xoogaase ereyo aan horey ugu jirin buu ku darsaday

    • @abdulqadirmohamed1641
      @abdulqadirmohamed1641 6 ปีที่แล้ว +2

      Hantaa ifka laysku dhaafay waaye sxb

  • @Gedibabu
    @Gedibabu 6 ปีที่แล้ว

    #NuurEebow AUN ayaa heesta iska leh #DurDur hakula ordine

  • @maampa
    @maampa 6 ปีที่แล้ว

    ar qoftaan wuu ku adkeeuay selvga

  • @bulshokaabmedia2658
    @bulshokaabmedia2658 6 ปีที่แล้ว

    Ish calaa song idle yare barteda dhigtay

  • @dooscalidoos2293
    @dooscalidoos2293 5 ปีที่แล้ว

    Cabdi awcumar baa le
    heestan