MAXAY KU GOOYSAA $10 DOLLAR YEMEN 🇾🇪 WHAT CAN $10 GET IN YEMAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 265

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 3 หลายเดือนก่อน +44

    Mashaa Allah waa marki uhoraysay aan arko somali TH-camr ah oo Yemen 🇾🇪 jooga hore usoco soona bada akhbarta Yemen

  • @abdirashiidcali4582
    @abdirashiidcali4582 3 หลายเดือนก่อน +15

    Reer Bari TH-camr Ah Adaa Igu Horeya Soo Dhawoowe Boowe

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 3 หลายเดือนก่อน +19

    Mashaa alaah abahey baa yamani ah waligeyna ma tagin somalia ku dhashay lakin yaman dagalki ka dib way burburtay ban is laha wayba dhisan tahay mashaa alaah ilaahow u ziyaadi ❤

    • @liibaansoomaali6284
      @liibaansoomaali6284 3 หลายเดือนก่อน

      Quruxey isoqabo ❤😊

    • @sayid5352
      @sayid5352 3 หลายเดือนก่อน

      qurxey xage jogta😂

    • @JJAbdi
      @JJAbdi 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 material wifey idiin soo sawirantay miyaa markaay gabdha tiri yemani baan ahay 😂😂 ani xitaa isoo qabo quruxeey

    • @sayid5352
      @sayid5352 3 หลายเดือนก่อน

      @@JJAbdi 😂😂😂😂

    • @Cabdiqanisaalax1
      @Cabdiqanisaalax1 3 หลายเดือนก่อน

      Anigaba Waxaan Ahay Yamani Lakin Hooyade Baa Somali eh, Haddana Somaliya Baan jooga, Alx

  • @NajahSMohamed
    @NajahSMohamed 3 หลายเดือนก่อน +7

    Mashallah, I finally got to see this vlog. Best vlog. Please keep up. Dadka Somalida iyo Yemeni noo soo duub. Nabad iyo Duco korgaaga ha ahaato. 🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶

  • @YislamVlogs
    @YislamVlogs 3 หลายเดือนก่อน +2

    sxb suuqa qudaarta had Aad ku laabatid oo aad aragtid wiilka qudaarta gada Xasan... waxaad ku dhahadaa Yislam Badów ayaa ku soo salaamayaa kkkk... iga gaarsii salaan

  • @az.o.4694
    @az.o.4694 3 หลายเดือนก่อน +8

    Maashaa Allaah sidaan moodayay way k fiican tahay ilaahow barakee,waan joogi jiray Yemen waa dad aad u fiican.wiilkayow waad mahadsan tahay

  • @FarhanYacin-zb2sv
    @FarhanYacin-zb2sv 3 หลายเดือนก่อน +5

    M.a jazaakalaah wll❤

  • @2plus2equals59
    @2plus2equals59 3 หลายเดือนก่อน +5

    أكل ظريق 😂

  • @camirkey
    @camirkey 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah sxb waxaat tagtaa cadan qaasatan basaatiin waa meesha aan ku so bar baaray ❤❤

  • @yusufali3850
    @yusufali3850 3 หลายเดือนก่อน +5

    Manshallah nooga soo waran waxbarashada iyo kirada guryaha io abnigaba

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 3 หลายเดือนก่อน +6

    Asaalam aleykum mashaa Allah excellent video please we need more videos please Shukraan

  • @saidabdulahiabshir9458
    @saidabdulahiabshir9458 2 หลายเดือนก่อน +1

    M.a sxp. Waa ii 1 ani ahaantayda somali TH-camr oo halkaas Yaman tagaY. Yamanah waa dhulka reer ayeeyaheeY aadna waan u jeclahay dadkaas.

  • @faraxkhano
    @faraxkhano 3 หลายเดือนก่อน +4

    Makal miyaanay ahayn mukila baad dhahdee huuno❤❤❤ cadan tag oo basaatiin soo duub

    • @Add0w
      @Add0w 3 หลายเดือนก่อน

      Mukalla waaye wll

  • @AbukarYusof-mj6ll
    @AbukarYusof-mj6ll 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xagee jogtaa nio anaa yemen jooge sanca maa jogtaa mise cadan

  • @salmanadani3114
    @salmanadani3114 3 หลายเดือนก่อน +5

    Viva Reer bari ❤️❤️❤️❤️

  • @Secularism25
    @Secularism25 3 หลายเดือนก่อน +3

    Aboowe please can you ask the Somalis in that city if it's possible to cruise from Somalia to Yemen instead of the flights from Bosaso or Berbara if i already have the Yemeni visa

    • @somalireaction-ob2mj
      @somalireaction-ob2mj 3 หลายเดือนก่อน +1

      you want to travel yemen . must be to you travel bosaso to sanca❤

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 3 หลายเดือนก่อน +2

    WAXAA NAA KU NOLAAN. JIIREY CASIIMADA WADANKA. YEMEN 🇾🇪. EE
    SAN' CAA. XAFFADA. LADAHOO. شارع خولان

  • @khaalidabdirahman484
    @khaalidabdirahman484 3 หลายเดือนก่อน +8

    Yamen o intaso sano la duqynyy somalia ad bay uga habysnthy m.alh nolol ahan iyo muuq ahanba😊

    • @Yamaaritravels_somali
      @Yamaaritravels_somali  3 หลายเดือนก่อน +1

      Haaa somalia qabyaladay si xun o isticamleen bro

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 3 หลายเดือนก่อน +1

      NINKAN WAA REER BOSAASO. SOMAALI WUU CEEBEEYEY. AAWAY DADKEENII QURUXDA BADNAA

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 3 หลายเดือนก่อน

      باذنجان. Sidaas waaye ee hana ceebeyn ... AWWAY DADKII REER XAMARKA EE QURUDA BADNAA

    • @zubeyrstudio9860
      @zubeyrstudio9860 3 หลายเดือนก่อน +1

      Somali waqtiga 1991ee dowlada bur burtay iyo yaman oo 2014 dhow dagal kadhacay ma is bar bar dhige

    • @Ahmedmahadcaruus
      @Ahmedmahadcaruus 3 หลายเดือนก่อน

      Somali dagalkoda wa burbur sxp magaloyinka dhulka lasiman wana nacasnimo libiya dagalki ugu xuma kadhacay bal arag side udhisantahay suriya lamid wa dhisantahay ​@@zubeyrstudio9860

  • @CumarCaqiil
    @CumarCaqiil 3 หลายเดือนก่อน +4

    Asc saxib waakutaageera hora usoco goodlaky

  • @Maxamed-is2xn
    @Maxamed-is2xn 3 หลายเดือนก่อน +4

    Yemen in lagu kala tagan filayey
    MashAllh

  • @muscab199
    @muscab199 2 หลายเดือนก่อน +1

    noo soo badi canow

  • @mohamedalpha1644
    @mohamedalpha1644 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wlahi yemen waa kudhashay waa joogi jiray waxa iska imi 2015 wlahi markas ayey ronayd 20 riyaal ba casiir ama sharbka ku cabi jiray lakin hada waa sicir barar lakin waa awadan somalia nolol ahaan dhaama

  • @riyaddeha8711
    @riyaddeha8711 3 หลายเดือนก่อน +2

    aad iyo aad Ayaan igu faraxay muqalikad video yeman 🇾🇪✌🇸🇴 anigu yeman Ayaan ahy hoyooda Waa Somalida waligaya maan argay 👁😓💔 yeman calanka yeman gacanta ku xidhan 🇾🇪 xaagan Ka hala hada waxaan dagan ahy dalika Qater pls whtuspka ii so qora Aniga ku so diira lacega 💸 calanka igu so diirta

  • @Zusan15
    @Zusan15 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waa markii igu horaysay yaman arko

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maansha allah waa markii uhoreysay ee aan you tuber soomaali ah oo yemen wax kasotuuba mahadsanid sxb soobadi muuqaalada

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 3 หลายเดือนก่อน +2

    Walaal cadan iyo sanca soo duub dahabka iyo shukooyinka wa meeqa

  • @MYTUBEHEESO
    @MYTUBEHEESO 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dhulbahate yemen jooga laandheere

  • @haa8793
    @haa8793 3 หลายเดือนก่อน +3

    Gacantadha iyo afkaga haiska warhayan walal

  • @asiya801ayman6
    @asiya801ayman6 3 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah meesha way nolol jaban tahey😊

  • @aliabdallamoalim2137
    @aliabdallamoalim2137 3 หลายเดือนก่อน +1

    Yemen Waa Meel Barwaaqa lkn Nasiib daradii ku dhacday Somalia Ayaa ku dhacday Runtii Yemen Qaasatan Mukala waxaan mooganahay 2 sano iyo bar cml mar asn ka socdaalay ilaa 5 magaalo
    1 Mukala
    2 cadan
    3 Sanca
    4 sacda
    5 halmagaala magaceeda ii ganbiyey inay ahayd jeclahay Maarib lkn aniga Sancaa iyo mukala Ku heestaa dhamaan

    • @adalmedia4291
      @adalmedia4291 3 หลายเดือนก่อน +1

      Weli yemen ,magaalooyinkeedu waa dhisan yahiin sida somalida magaaloyinka kuma dhex dagaalin ,mid kle waa dad wadaniyiin ah,oo dalkooda jecel ,ahlu sharaf ah,lkn somalida midba meelbuu qabiilkiisa ku caabudaa

  • @HusamNawaaf-ik7ou
    @HusamNawaaf-ik7ou 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aduun 2009 oo an yeman jogay 100 & waxa lagu sarifayey 21 kun oo riyaal yemen waqtigas dawlad ayey lahayd dalkuna nidaam ayuu lahaa dawlad la aanta waxa laga dhaxlaa sicirbarar amni daro

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allaah yemen waagi hore wadan fiican bu ahaa hadase dagaal ba ka socda

  • @vamranv
    @vamranv 3 หลายเดือนก่อน +2

    m.a waa magaaalo qarash fudud mahadsanid muqalka wo ffiican yhy

  • @OmRadwan-z2t
    @OmRadwan-z2t 3 หลายเดือนก่อน +2

    Soo badi caasimada yemen sanca tak soo badi saxb

  • @waayo__aarag1
    @waayo__aarag1 3 หลายเดือนก่อน

    Nio caraabta kale wadamadoda tag midgaha carabta wadankodipad tagtye 😂😂😂

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 3 หลายเดือนก่อน +3

    masha allah yamen nabad bay noqotay

  • @yahyeMohamud-cb5vd
    @yahyeMohamud-cb5vd 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mh waxaad u muuqataa qof mudo ku guda jiray duubista vlogs ka
    Hore usoco meel sare in aad gaarto ayaan rajeena

    • @Yamaaritravels_somali
      @Yamaaritravels_somali  3 หลายเดือนก่อน +1

      Waan ku jiray in mudda lakin TH-camr Hadaan noqday

    • @yahyeMohamud-cb5vd
      @yahyeMohamud-cb5vd 3 หลายเดือนก่อน

      @@Yamaaritravels_somali sxb wxn rabay in aan ogaado yamen imisa lagu tagaa loogana soo noqdaa mana lagu noolan karaa

    • @Yamaaritravels_somali
      @Yamaaritravels_somali  3 หลายเดือนก่อน +1

      Muqalka ugu danbeya daawo waxi dherda instagram ka iga so qabo

  • @AsiaMohammed-i3f
    @AsiaMohammed-i3f 3 หลายเดือนก่อน +3

    Mashaa Alaah waxa noso egdaa dahabka

  • @احلاهم.واتحداهم
    @احلاهم.واتحداهم 3 หลายเดือนก่อน

    😂 اسمه باذنجان
    مو ديدان

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 3 หลายเดือนก่อน +1

    HADDA. MA ' LÀA. IIMAAN KARAA 🇾🇪. YEMEN

  • @LIIBAANMOHAMED-i6f
    @LIIBAANMOHAMED-i6f 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ku saliya kan ugu qeerka badan koonka nabi muhamad salalaahu calayhi wasalama ❤

  • @cabdifitax-tx5it
    @cabdifitax-tx5it 3 หลายเดือนก่อน

    Kan waxa uu u egyahay mar aan tahrib yaman ugalay donta dhexdeda but igu garaacay

  • @FarihazaidFarihadagan
    @FarihazaidFarihadagan 3 หลายเดือนก่อน +2

    MashAllah wll muqaal badan kasoduub

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 3 หลายเดือนก่อน +1

    مدينة . المكلاء. جنوب جمهورية اليمنية. الشقيقه

  • @_faatax
    @_faatax 3 หลายเดือนก่อน

    Halakan hadduu ku bilaabo waa reer mudug waliba daarood

  • @caddikeydmohamed
    @caddikeydmohamed 3 หลายเดือนก่อน +3

    More videos

  • @143-k1d
    @143-k1d 3 หลายเดือนก่อน +1

    English Waa Egg Plant الباذنجان Al Baadun Jaan

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 15 วันที่ผ่านมา

    Keep going pro😊

  • @yahyesalad9701
    @yahyesalad9701 3 หลายเดือนก่อน

    Sxb qaaad qiimihiisa kwran

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allaah yaman waan joogi jiray❤❤soobadi❤🇾🇪🇾🇪

    • @adammohamed5339
      @adammohamed5339 3 หลายเดือนก่อน

      Yaman hada Sidii hore ma ahan anba mudaan kunoolaa xili al jaxiin qaxootiga dagnaa aanba joogay
      Hada wax walbo waa qaali casiir 500riyaal lee yahay 10 riyaal aan kucabijiray

  • @Boqorzadiiq
    @Boqorzadiiq 3 หลายเดือนก่อน +2

    Boqor keeb going ❤

  • @sacdiyoxuseen6951
    @sacdiyoxuseen6951 3 หลายเดือนก่อน

    Nonsense

  • @ismhan2398
    @ismhan2398 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilka like ku cawiya waa dhalinyara

  • @UmadaSom2
    @UmadaSom2 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mshllh tabarakallah jazakallah kheyran 🌟🌟🌟🌟🌟

  • @hanadiabdalla8351
    @hanadiabdalla8351 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wll gabdh mukalla joogtaa ahy. Yuotube baan rabaa inaa furto iiso sheeg dariiqada aad marty. Kheer alle haku siiyeee
    Horyna usoco wll

    • @Yamaaritravels_somali
      @Yamaaritravels_somali  3 หลายเดือนก่อน

      @@hanadiabdalla8351 wlal qli instagram ka iga so qabo Yamaari travels igu qoran

    • @ابوبكرالشميري-ذ7ج
      @ابوبكرالشميري-ذ7ج 2 หลายเดือนก่อน

      Xaliimo, dacas Soomaaliyeed, maalin walba aniga oo keli ah badda soo gal 😂😂

    • @AyaanSiciid-qy3xg
      @AyaanSiciid-qy3xg 23 วันที่ผ่านมา +1

      Asc wllo gabdhay Number isii qaali

    • @AyaanSiciid-qy3xg
      @AyaanSiciid-qy3xg 23 วันที่ผ่านมา

      @@Yamaaritravels_somali waniga message kuu so diray wllo e fir

  • @laboratoireblocd944
    @laboratoireblocd944 3 หลายเดือนก่อน +3

    KKKKKKKKKKKKKK SUTMOOOS KUEYEH WAR MUKHBAASAD AYA LA DHAHA . MIDA KALE CAMERADAADU WAJIGA UNBAD KU HAYSAAYE MARKAD WAX IBSANYSO KUQABO WAXAD IBSANEESO

  • @husseinhassanmoalim745
    @husseinhassanmoalim745 3 หลายเดือนก่อน

    Innaa lillahi wa innaa ileyhi raajicuun, wlhi musiibo aya kuhqbsatay wxan ku ogaa 2009 $100=17500 RY, maantana mawaxey gaartay $1 = 17500Riyaal yemani aaa.

  • @yaasirmohamed5561
    @yaasirmohamed5561 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ino soo badi wll

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 3 หลายเดือนก่อน +1

    MAHAD SANIID🎉

  • @copypaste9067
    @copypaste9067 3 หลายเดือนก่อน +1

    Yalagu dilin dadkan kaamiro majecla

  • @suheybsaalx
    @suheybsaalx 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maxaa kaa galay

  • @siciidcawil9894
    @siciidcawil9894 3 หลายเดือนก่อน

    23 kun buu yidhi berigan joogey 200 riyalba lagu dhergi jirey
    10 doller ba maraya 17k
    Awalban 100 $ ban marey 17 k
    Waa adunyo😊😢

  • @msatl94
    @msatl94 3 หลายเดือนก่อน +1

    Bakhlava waaye waa wax macaan

  • @SaalaxDigle
    @SaalaxDigle 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waw

  • @muhsinbazarce
    @muhsinbazarce 3 หลายเดือนก่อน +2

    hadda usoo socdaa inaa imaado jaamacadeydii❤

  • @عياسابواكرممسلوري
    @عياسابواكرممسلوري 3 หลายเดือนก่อน

    لا تكذبو على الناس 10 دولار متنفنعش حاجه

  • @omerinhochanel1723
    @omerinhochanel1723 3 หลายเดือนก่อน

    Zhp maqalla joogta magaalada kaluunka berri hore iigu danbaysay yemen

  • @engnajmudiinabdirahman8347
    @engnajmudiinabdirahman8347 3 หลายเดือนก่อน +1

    War wadanka noga so waran oo dadka yementa iyi somalida wareyso mxn cuno ka dawanaa

    • @cabdirixmaan123
      @cabdirixmaan123 3 หลายเดือนก่อน

      Haa zxb ✔️✔️

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 3 หลายเดือนก่อน

    YEMEN 🇾🇪. HOREY AYAAN UU. IIMII. DHOOWR JEER. MARKII. AAY NABAADU . AMAA. . SHAR CIIYADUU. SHA QEEY NEYSEEY. EE
    DALKASII 🇾🇪. YEMEN. WAXAA NA KU NOOL. MUUDO. AMAA LABOO SANOO. IISKA DEH. ADII. . 2008 ILAA .2010. HIILIIGASII AYAN KA SOO. BAXAAY. DALKASII EE. YEMEN 🇾🇪. SEE CIID

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 3 หลายเดือนก่อน

    HORTA. NIIN YAHOOW. ANIIGA. WAXAN. AHAAY. NIIN. DHALIINYARO. OO. RER. DJIBOUTI 🇩🇯. AH. KU NAA NOL CASIIMADA QARAN KA. DJI.

  • @kingsiisoco
    @kingsiisoco 3 หลายเดือนก่อน

    Keep going legend

  • @kcabd8889
    @kcabd8889 3 หลายเดือนก่อน

    Yamen nabad matahay reer iyo caruur malagayn karaa ? Waxbarasho fiican iyo alkhlaaq Malaga helayaa?

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 3 หลายเดือนก่อน

    NIIYOW. ANIIGA SAN CA. CASIIMADA WADANKA 🇾🇪. YEMEN. AYAAN KU NOOLAAN . JIIREY. BAAL. NOO SOO DUUB AMAA SAWIIR. . MACAGEED NAA NO SOO SHEEG. XAFFADDA SOMALIDA KA DEGEEN. TAHAAY . MAGAALDA MU KALAA..KONFURTA DALKA ..YEMEN

  • @Nnoks828
    @Nnoks828 3 หลายเดือนก่อน

    Yaman waa dad somaliada yasaan oo waagi 90 u qaxne wey na dibaateeyeen dumarkeena wey ku fsadeen xita kamka un dilkiisa noo gadeen waxay na dijiyeen saxaro oo biyo laheen shaqo qof somali uma ogoleen babuura iney titiraan ku kaliftay mantana ayaga noo soo qaxeen sida loo soo daweeyay oo loo sharafy tukaano iyo maqayo ku furteen qof wax madaha ayagana wey na bahdileen 😢

  • @socdaalfilmsvlogs
    @socdaalfilmsvlogs 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah keep going brother ❤

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 3 หลายเดือนก่อน

    Xasbunallah markaan soogalay yaman waxa ahayd febarayo 2008 boqolka dolar waxay ahayd 19500 waa xumatay yaman sida soo maaliya

  • @maryam-cd3gt
    @maryam-cd3gt 3 หลายเดือนก่อน

    noloshu jabana yemen. hargeisa 10 dollar waxba kuuma jarayso

  • @SakariyeFaarah-b3n
    @SakariyeFaarah-b3n 2 หลายเดือนก่อน

    Keep going pro

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 3 หลายเดือนก่อน

    ADDIGA .MA WAAXAD JOOGTA . MAGAALADA MUKALA. .EE. KONFURTA WADAN KA 🇾🇪. YEMEN

  • @kingusaama113
    @kingusaama113 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa allah bwe horey usoco ❤

  • @MohamedOsman-cz9xn
    @MohamedOsman-cz9xn 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa allaah

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 3 หลายเดือนก่อน

    Sxb soobadi muqaalada dalka yemen iyo soomaalida yemen

  • @Asadchanel-z9q
    @Asadchanel-z9q 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cadan soo duub

  • @AdilHusen-bh3pp
    @AdilHusen-bh3pp 3 หลายเดือนก่อน

    Yemen waxaan tegay 2018 waxan joogay mudo Labo bil iyo maalmo ah

  • @PaploBlack
    @PaploBlack 3 หลายเดือนก่อน +1

    keep gowing pro

  • @Deik_bro
    @Deik_bro 3 หลายเดือนก่อน

    zahip xabad Calanka Yemeni ah iso qaaad 🙏🙏🙏🙏

  • @suniitaahajji3918
    @suniitaahajji3918 3 หลายเดือนก่อน

    Fatta muus baala dhahaa ee Futo moos lama dhoho waalaga helaa somalia ee malaha tuulada aad ka tumi baan laga helin

  • @kaafi_ahmed6934
    @kaafi_ahmed6934 3 หลายเดือนก่อน

    Cadan muuqal kasoo samee sxb iyo soomaalida yaman kunool noloshooda

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah ❤❤❤❤

  • @haniihm
    @haniihm 3 หลายเดือนก่อน +1

    500 riyaal saudi miya??😳

  • @cabdirixmaan123
    @cabdirixmaan123 3 หลายเดือนก่อน

    Zxb bulshada somalida yaman ku nool war bixn kso same caqabadaha iyo fursadaha waryesi la samee inshaalaah.
    Gul ku rajaynayaa

  • @zakiGX
    @zakiGX 3 หลายเดือนก่อน

    Bashirkasu makuwa jaqiiqa ka gancsada tolow😂😂

  • @elzunaariofficial1935
    @elzunaariofficial1935 3 หลายเดือนก่อน

    walaguso ceelinaya wilkaga inaad tahribtaa rabtaa

  • @BashirGabre-le2pp
    @BashirGabre-le2pp 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc szb dumarkooda kawaran raga qurbaha ka yimaada ee somalida maka guursadaan wll

    • @manitbaacy3413
      @manitbaacy3413 3 หลายเดือนก่อน

      Way qayilaan sidaan maqlay . Markaa wax qayila moyaad rabtaa ???

    • @liibaansoomaali6284
      @liibaansoomaali6284 3 หลายเดือนก่อน +1

      Sxp gabdho qurxoon oo fican aya jooga ❤

    • @BashirGabre-le2pp
      @BashirGabre-le2pp 3 หลายเดือนก่อน

      @@liibaansoomaali6284 sxb adiga yamen miyaa joogtaa

    • @BashirGabre-le2pp
      @BashirGabre-le2pp 3 หลายเดือนก่อน

      @@liibaansoomaali6284 yaman miyaa joogtaa sxb

    • @ابوبكرالشميري-ذ7ج
      @ابوبكرالشميري-ذ7ج 2 หลายเดือนก่อน

      Xaliimo Somali, Wareega 3-aad, Laydo, Badda, Muqdisho, maalin walba aniga oo kaligey igula jira Hoteelka 😂😂

  • @shafyabdi
    @shafyabdi 3 หลายเดือนก่อน

    Barmamijka ninka sea man ka ah ayaad ku waraysan lahayd hadda rooti iyo sharaab maxanu ka dawanaa!

  • @KingYukey
    @KingYukey 3 หลายเดือนก่อน +5

    Talie yemen doon mku tagtay mza..

  • @CaaqilMohaAbdi
    @CaaqilMohaAbdi 3 หลายเดือนก่อน

    Sxbky kabtan goobe ma nadiga fadhidaan

  • @SalmaanAbdullah-ef3jy
    @SalmaanAbdullah-ef3jy 3 หลายเดือนก่อน

    Been badnida somaliya maa 10 dolar tin laguna jara

  • @abdulkadirabdulaahi5999
    @abdulkadirabdulaahi5999 3 หลายเดือนก่อน

    Mukalah 1 sano aa jogay wa magalo qurux badan❤

  • @kamaljamac8840
    @kamaljamac8840 3 หลายเดือนก่อน

    M.a magalada mukallah waye ee makuli mahan