Qaabka loo furto Cafeteria ViP ah - How to open a coffee shop business

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 65

  • @cabdiraxmanmukhtar2595
    @cabdiraxmanmukhtar2595 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad marka hore waan ku salaaney, aad baad ugu mahadsan tahay soo gudbintaada.
    Hal su'aal ayaan doonayaa in aan ku weydiiyo, adiga ka sakariye ahaan imika miyey shaqeysaa meheradaadi mise waad iska xidhey.
    Hadii aad xidhey sababta miyaad nala wadaagi kartaa.

  • @ibrahimosman5219
    @ibrahimosman5219 ปีที่แล้ว

    Absolutely waa waxaan raadinayay mahad sanadiin

  • @ifraahderia6430
    @ifraahderia6430 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ina adeer aad baan u daawada muuqaalada muhiimka aad soo doobto dhulkii hooyo waa lama huraan.

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  ปีที่แล้ว

      Adaa mudan walal soo dhowow

    • @KADER1140
      @KADER1140 ปีที่แล้ว

      ​@@ZakariyeCaawiye bro arladii aadbaa lagaga baahan yahee ninyahow imaw oo khibrdaada uga faaiidee intuu cusub yahay

  • @abdullahiahmed5375
    @abdullahiahmed5375 ปีที่แล้ว +6

    Fikrada ad so Jenison dhaw wa kuwo wangsan balse waxa suuqa ka jira caqabo oo ay ugu horeyso Marka wax cusub bilowdo in ganacsato lacag heysta ay kugu daysadan oo ay suuqa ka saran marka aniga marka ganacsi bilabayo waa inan fekerkeyga qariyo ila an ka dhuunto copyga suuqa marka feker gancsi somaliya waa in lagu daraa ilasho fekerkada ila ad ka guleysaneyso

  • @bokaahmed5887
    @bokaahmed5887 ปีที่แล้ว

    Mashruuc aan Ku Han weynhay weeye mashruucan inaan bilaabo Ayan aad ujeclhy inshaalh sanadka soo socda mahadsanid USTAd

  • @abdiyare9708
    @abdiyare9708 ปีที่แล้ว +1

    Shukran wll

  • @Ye_pplll
    @Ye_pplll 7 หลายเดือนก่อน

    Marka hore Masha allaah wll aad bad u mahadsantahy
    Marka labaad su'aasheydu waxa weeyan xagga ogolaashaha dawlada iyo tarkhiis ka waxa la yiraahdo xage u marna oo sebey noqoneysa

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 9 หลายเดือนก่อน

    Insha allah mrkan sameeyo ayaan natiijada kula soo wadaagi ustaade

  • @mohamedadan511
    @mohamedadan511 ปีที่แล้ว

    Thanks ndugu for all your tirelessly efforts 👌 💪

  • @biite4913
    @biite4913 ปีที่แล้ว

    Masha allah waad mahadsantahay

  • @roodanuur2196
    @roodanuur2196 ปีที่แล้ว

    Thank you i really appreciate it for your help information.

  • @Warsame44
    @Warsame44 8 หลายเดือนก่อน

    Khayr allaah haku siiyo ❤

  • @ismailmagan3669
    @ismailmagan3669 ปีที่แล้ว

    Thank you ustaaad sakariye❤

  • @MaslaxXasan-iu1it
    @MaslaxXasan-iu1it 5 หลายเดือนก่อน

    Mahd said bro

  • @Dekomohamed58
    @Dekomohamed58 ปีที่แล้ว +1

    I love to have my own business

  • @FatimABooba
    @FatimABooba 7 หลายเดือนก่อน

    Waa riyadeyda

  • @cabdisalaantigow2400
    @cabdisalaantigow2400 ปีที่แล้ว

    Sakariye mahadsanid

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 5 หลายเดือนก่อน

    “Asalaamu Calaykum “
    Zakariye, walaal Aad baad ugu mahadsantahay sida daacadnimada leh eed oogu faaiidaysay walaaladaada Jecel ganacsiga.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 ปีที่แล้ว

    Jazkalaah

  • @future22390
    @future22390 ปีที่แล้ว +3

    Mahad sanid wllo waxan raba inaad kaso hadashid qaabka ugu fudud loo furto madbacada buugagta mesha ugu fudud an ka bilabi karo 🙏🥰

  • @JeegoCiise
    @JeegoCiise 5 หลายเดือนก่อน

    Sakariye sxb sollar malagu istimaali karaa qofkii miyga jooga

  • @billanbj7056
    @billanbj7056 ปีที่แล้ว

    Manshaa Allah ilahow kubarakee waxad tahay qof xalala

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  ปีที่แล้ว +1

      Aamiin walal Dhamaanteenba

    • @hodancabdi585
      @hodancabdi585 9 หลายเดือนก่อน

      Meqo aya ku kaceysa mashruca

  • @nimcocabdi9344
    @nimcocabdi9344 5 หลายเดือนก่อน

    Macan

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 หลายเดือนก่อน

    Zakariye kafateriga imisuu i kallifayaa

  • @ayajama84
    @ayajama84 ปีที่แล้ว +1

    mashruuc cofee
    esperoso machine(spare)
    cofee grainder
    comeercial blender
    ice maker
    orange juicer
    cake display
    display fridge
    wifi

  • @biyondedoha5969
    @biyondedoha5969 ปีที่แล้ว

    Thanks bro

  • @AhmedAbdillahi-xu2ju
    @AhmedAbdillahi-xu2ju ปีที่แล้ว +1

    Asc walal waxa aan ahey asxapta Facebook iyo TH-cam ku xidhan. Aad ayaan ugu helay. Dhamman Qiimaha mano sheegi kartana. Waad ku mahad san tahey jawabta

  • @Aarrow88
    @Aarrow88 ปีที่แล้ว +1

    Korantada ayaaa dhib ah solar commercial nooga soo haladal ee adkaysima badan si qarshka nooga yaraada

  • @Dekomohamed58
    @Dekomohamed58 ปีที่แล้ว

    Inshallah one day

  • @Mohafx-m7j
    @Mohafx-m7j ปีที่แล้ว +1

    sxb thanks een wllo magacyada qalabka maxa warqada pdf ah inogu so qori weysay

  • @maxamedismail3742
    @maxamedismail3742 5 หลายเดือนก่อน

    Talow lacgtu waa immisa

  • @ahmedosman7035
    @ahmedosman7035 8 หลายเดือนก่อน

    Asc zakaria wan Ku salamay papers cup machine and printing Ayan rabaa inad i sheegto

  • @ismaaciilsaxardiid1417
    @ismaaciilsaxardiid1417 ปีที่แล้ว

    Asc wll sakariyow noomaad sheegin qiimahii cafateria machines ka noomanaad sheegin hadii aad bdf ku diyarisay qiimahooda mhdsanid

  • @Mnka58
    @Mnka58 ปีที่แล้ว

    Sxp waxaa iga codsiya inaad information kasoo sameyso business Kan ladhaho milkshakes iyo in uu leeyahay kanacsi mhdsanid

  • @anfacbeshir
    @anfacbeshir ปีที่แล้ว +1

    Waa Arin fcn zakariye wll hadii aan qarashkii labaxo oon diyarsado shaqaalo aqoon uleh mashinadii iyo sidii wax logusameynlahaa ayanba laheleynin maxaa xal u ah arinkaas ?

    • @nurtomaxamed7280
      @nurtomaxamed7280 6 หลายเดือนก่อน

      Waa middaas wa midda mar walba is waydiiyo hadaa dalka ganacsi cusub kusoo kor dhiso tolow yaa kaga shaqay karo mashiinadan qaarna wa fahma sida logu shaqeyo qaarna garamayo marka qaarka an garanynin yaa ifaaidaynayo

  • @aaminamohamed9396
    @aaminamohamed9396 2 หลายเดือนก่อน

    Magacyadoda yaa isoo qora

  • @CaaishaaCnuur
    @CaaishaaCnuur ปีที่แล้ว

    Sxp waxaan kaa codsanaayaa inad information keeda noo soo gudbiso business kan milkshake ga ah mhdsanid

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 ปีที่แล้ว +1

    War sxb zkriye hada muqdisho joga lkn mar aan lascano tagay ayaan arkay meel aad ku lahayd oo rooyal la oran jiray hada ma jirtaa mishaas😂😂

  • @biite4913
    @biite4913 ปีที่แล้ว

    Sakariyow fikradihii iibka ahaa xageen ka dayaa ama ka iibsadaaa ado mahadsan

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 ปีที่แล้ว

    Farid Kusoco Horow Marka ummada

  • @fadumoshiekh-bk2zw
    @fadumoshiekh-bk2zw ปีที่แล้ว

    Walal equipment kan Dubai maan laga heli karaynin

  • @Deposki
    @Deposki ปีที่แล้ว +1

    Qarash meeqo ayaa ku baxeyso ganacsiga noocaan ah oo kle marka wadankii ka sameyneysid

  • @HalimaAbdalah-gz7tk
    @HalimaAbdalah-gz7tk ปีที่แล้ว

    Abowe meeqo qarash ayaa iga bixikaro waa jecalahy inaa sameysto fadlan ii jawaab

  • @ahmeddirie1923
    @ahmeddirie1923 ปีที่แล้ว +2

    Waddankeena dabkiisu waa qaali waana daciif ee isbixis ma noqonaya?

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  ปีที่แล้ว +1

      Waxay ku xidhantahay inta qalab aad isticmaalaysid iyo heshiiska shirkadda Konrontada tusaale hadii halkii kilowat rate hoose kuugu dhuftaan sifiican ayuu isu bixinayaa dabcan

  • @guledosman2107
    @guledosman2107 ปีที่แล้ว

    M.a mashruucan aad ayuu macqul u yahay blse korontadii ayaba laga bixi karin aad ayay qli utahay ee kuso dar kornto raqiis ah sidii lagu heli laha

  • @Allas24post123
    @Allas24post123 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah good news

  • @LakiJama-e4l
    @LakiJama-e4l 8 หลายเดือนก่อน

    Wallo numbarkaga xagee lagalaso xidhiidhiya

  • @MaxamedMuhumed-sh7vq
    @MaxamedMuhumed-sh7vq ปีที่แล้ว

    Wll meel aan kala soo xiriiro mn helaya adoo raali ah aad kugu baahnaye

  • @AbrahmaanMahamud-gd4gd
    @AbrahmaanMahamud-gd4gd ปีที่แล้ว

    Mahadsaanid

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  ปีที่แล้ว

      Adaa mudan walal

    • @Em_barre
      @Em_barre ปีที่แล้ว

      ​@@ZakariyeCaawiyenumber dhoor mar la xariiri jawab xitaa leygama siin😢

  • @Reyxaan
    @Reyxaan ปีที่แล้ว

    Guud ahaan imisa ayaa ku baxeysa?

  • @cawilmire7245
    @cawilmire7245 ปีที่แล้ว

    Coffe-ga kali ah iyo sharabka qiimaha ku kici kara mushiinada iyo waxa aan u bahnahay ma noo shegi karta ustaad? Mahadsanid

  • @horumardaneeye6077
    @horumardaneeye6077 ปีที่แล้ว

    ❤🎉

  • @muscabmaxamed8724
    @muscabmaxamed8724 ปีที่แล้ว

    First Comment

  • @cayto2857
    @cayto2857 ปีที่แล้ว

    1😳