Shiinaha sidee dalkan la gumaysan jiray 100ka sanno maanta ku noqday dalka hogaamin doonna dunidda!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 233

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media  4 หลายเดือนก่อน +63

    Halkan iska diiwan gali Koorsooyinkeena waaberi Academy:
    Whtsapp: Wa.me/905059092303

    • @Khadar-h8b
      @Khadar-h8b 4 หลายเดือนก่อน +4

      Special advice = iska ilaali inaad ka hadasho qabiilada ama inaad siyaasada ku milanto waayo taasi waa dhamaadka chanel kaaga . Keep going 👍

    • @Eeboh1
      @Eeboh1 4 หลายเดือนก่อน +1

      Asc

    • @abassmahamoud4314
      @abassmahamoud4314 4 หลายเดือนก่อน

      Joumca Moubarak

    • @abassmahamoud4314
      @abassmahamoud4314 4 หลายเดือนก่อน

      Félicitations 🎉🎉🎉🎉

    • @zakihaile9736
      @zakihaile9736 4 หลายเดือนก่อน

      @@Khadar-h8bwalal waa adiga fulirkaaga markaa qof intaasoo bulsha ku xidhantahay ha u Han jabin ok xaq buu u leeyahay wuxii lawuman ee bushada ku xidhana raaliganiya inuu ka hadlo

  • @abdihashi3062
    @abdihashi3062 4 หลายเดือนก่อน +36

    Wax lasameeyo waxa ugu qayrbadan saliga nabiga

    • @abdisalaamtaatiko4372
      @abdisalaamtaatiko4372 4 หลายเดือนก่อน

      Diinta miyad ku tuugsanaa adigoo ku radinayo kaliya like alle ha ku so hadeyo

    • @JACEYLOW38
      @JACEYLOW38 4 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw

  • @MohideenAli-s9c
    @MohideenAli-s9c 4 หลายเดือนก่อน +8

    Hambalyo 500k c/rahman 🎉❤

  • @abdihashi3062
    @abdihashi3062 4 หลายเดือนก่อน +22

    Ana uu hureeyo second bis oo kujiraa likesa badiya saliga nabiga

  • @AadamAbdullahi-e9z
    @AadamAbdullahi-e9z 4 หลายเดือนก่อน +4

    Akhii mahadsanid ❤❤
    Muuqaalo muhiim ah ayas noso gudbisaa ,
    inaas gaarti nus milyoon farxad ayay notahay❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 4 หลายเดือนก่อน +4

    Maa sha Allah keep going in sha Allah 1000000000000 bilyan ayan ku rajenaa SUBSCRIBED keep going

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p 4 หลายเดือนก่อน +9

    Allow muslimiinta ugargaar❤❤❤❤🤲🤲🤲

  • @MUKHTARGAADE-l6j
    @MUKHTARGAADE-l6j 4 หลายเดือนก่อน +7

    Aduunka cidii tashata ayaa guulaysta sidoo kale hambalyo Hambalyo Hambalyo waaberi

  • @hollaatme2991
    @hollaatme2991 4 หลายเดือนก่อน +3

    1 Million waad gareysa inshalah C/raxman

  • @HASSEN-it6mb
    @HASSEN-it6mb 4 หลายเดือนก่อน +4

    Muqaawamada falastiin wax ka soo diyaari ❤🎉🎉🎉🎉

  • @amiinwadani2969
    @amiinwadani2969 4 หลายเดือนก่อน +25

    Qofkii kuwad ayan manta noqdaay 4 years kadib iso hampalyeya ✊✊

    • @Waaberi-Media
      @Waaberi-Media  4 หลายเดือนก่อน +8

      Mahadsanid Wll🙏🏽

    • @amiinwadani2969
      @amiinwadani2969 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@Waaberi-Media adiga mudan wll

    • @MunoFarxan
      @MunoFarxan 3 หลายเดือนก่อน

      Hambalyo 😂

    • @amiinwadani2969
      @amiinwadani2969 3 หลายเดือนก่อน

      @@MunoFarxan hhhh wad i walosaa

  • @mohameddaauud1106
    @mohameddaauud1106 4 หลายเดือนก่อน +4

    Ustaad c.rixnman waberi hambalyo 500k 🎉 ad gartay 4sano kabad oo an kugu xirna waxyabo badan ban ka faiday alxamdulillah adna mahadsanid

  • @ita-y7e
    @ita-y7e 4 หลายเดือนก่อน +5

    500k hanplyo hanplyo cabdirahman waaberi❤🎉

  • @CumarFarax-w4r
    @CumarFarax-w4r 4 หลายเดือนก่อน +5

    Alle how naxaristo golaha qaramada midobay waxa kusoo daray jale maxamed siyaad bare aduun waa kaas 😢

    • @Cabdiraxman..Jilbiska
      @Cabdiraxman..Jilbiska 4 หลายเดือนก่อน

      Somali ma abaal bay shinaha ka sugaysaa marka

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@Cabdiraxman..Jilbiska oo waayo sow abaal kuma lihin oo maynaan codkeena ku caawin at least waa in uu dhismaha naga caawiyaa .

  • @BOOYAAXPRODUCTIONCHANNEL
    @BOOYAAXPRODUCTIONCHANNEL 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wooow 🥰 m.a 500k ❤🎉🎉 congratulations 👏

  • @CabdiraxmaanSharafow
    @CabdiraxmaanSharafow 4 หลายเดือนก่อน +5

    Wll abdirahmaan hambalyo 500k❤❤

  • @drsocial6889
    @drsocial6889 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waa waxa ina heesta /nagu hayaan kiinya iyo xabashi insha allaah waan ka guuleesan doonaa labadooda

  • @Maxamadbile-w2m
    @Maxamadbile-w2m 4 หลายเดือนก่อน +8

    Ku sali nabiga scw❤

    • @Waaberi-Media
      @Waaberi-Media  4 หลายเดือนก่อน +2

      Scw

    • @JACEYLOW38
      @JACEYLOW38 4 หลายเดือนก่อน +2

      Scw scw scw scw

  • @abdihashi3062
    @abdihashi3062 4 หลายเดือนก่อน +4

    Hambaliyo waabri media keep going waabari media

  • @CadnaanAbdiQani
    @CadnaanAbdiQani 4 หลายเดือนก่อน +2

    Walal waxad kaso hadasha. Tariikhta. Cusmaniyada. Keep going. BRather

  • @DheegIlyaas
    @DheegIlyaas 4 หลายเดือนก่อน +2

    Thank you much ❤

  • @CiraxmanNuur
    @CiraxmanNuur 3 วันที่ผ่านมา

    insha ALLAH 1milion iyo kabadanba wadgadhi dontaa zxp🙏✅

  • @zakariyemaxamud-nf3jq
    @zakariyemaxamud-nf3jq 4 หลายเดือนก่อน +2

    hanbalyo wllo waberi 500k guulyzo❤

  • @maxamedamiin3394
    @maxamedamiin3394 4 หลายเดือนก่อน +2

    Hambalyo sxb waaberi media 500k finally🎉❤

  • @CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip
    @CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip 4 หลายเดือนก่อน +3

    Midlamida waxay haysata somali maanta waxana waaye jaadka ay itoobiya ayaa ka iibisa somalida jaadku waa dhibka ugu wayn ee haysta somali m

  • @BukhariMohamed-sf6uz
    @BukhariMohamed-sf6uz 4 หลายเดือนก่อน +2

    Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo hogaamiye abdirahman omar keep going

  • @SurprisedBlueMackerel-xc4gs
    @SurprisedBlueMackerel-xc4gs 4 หลายเดือนก่อน +2

    ماشاء الله ❤❤❤❤

  • @queenayaanita9775
    @queenayaanita9775 4 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations ustad Abdirahman

  • @SayidSiciid-q2k
    @SayidSiciid-q2k 4 หลายเดือนก่อน +1

    500k congratulations

  • @abdulahimaalim
    @abdulahimaalim 4 หลายเดือนก่อน +1

    Aad baan ula dhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada horay u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤

  • @Axmeddaahir_
    @Axmeddaahir_ 4 หลายเดือนก่อน +3

    Shiinuhu weli wuxuu gumaystaa muslimiinta dalkaa Alle ha u gargaaro.

  • @AadanMukhtaar-qb9dd
    @AadanMukhtaar-qb9dd 4 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations 🎊 500k❤

  • @daudkhalifdabshid9234
    @daudkhalifdabshid9234 4 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations 🎉 For 500K

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ciid Mubarak Dhamantiin ❤

  • @MuhiyadinHassan-ov3rs
    @MuhiyadinHassan-ov3rs 4 หลายเดือนก่อน +1

    Inshallah walal mcne still we lobe you ❤

  • @Alhilaayamedia
    @Alhilaayamedia 4 หลายเดือนก่อน +1

    happy 500k subcribr 🎉🎉

  • @Mohamedmuusa-d1t
    @Mohamedmuusa-d1t 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waaw 500k hambalyo zxp anagana abaalba nogashay madamood course ka jabisay

  • @bakaridle2828
    @bakaridle2828 4 หลายเดือนก่อน +3

    You deserve More than million followers your channel is among the favourite channels.

  • @Sayidcumar-o1q
    @Sayidcumar-o1q 4 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo 500k ustad cabdiraxman hore soco taliye

  • @mahaddahir6833
    @mahaddahir6833 4 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations 🎊 brother

  • @MaxamedCabdulahimayow
    @MaxamedCabdulahimayow 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb intad in ka badan ayad naga mudan tahay inad hesho horey usoco👍👏

  • @BlissfulNasheeds-vx4ip
    @BlissfulNasheeds-vx4ip 4 หลายเดือนก่อน +1

    Intaan iyo inka badan waad uqalaanta Hambalyo wllo🎉❤

  • @khaliifmohamed5781
    @khaliifmohamed5781 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hambalyo sxb qaali aqoon iyo taariikh yaqaana waabari

  • @aragtidamaanta8916
    @aragtidamaanta8916 4 หลายเดือนก่อน +1

    Course free ah in lagu maamusiyo cabdiraxmaan cumar sxb ha lagu qaado

  • @Kabtansuleimaan-kv1lz
    @Kabtansuleimaan-kv1lz 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hanbalyo Walaal 500kun Waabari Media Insha-Allaah 1Malyanna Waad gaadhi

  • @AbdisamicMaxamed
    @AbdisamicMaxamed 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waaberi media ma i ogyaha saan u jeclahay channel-kiisan❤❤😢

  • @CcasisTalka
    @CcasisTalka 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hambalyo wllkey 🎉❤500k❤❤

  • @LabaykTerry
    @LabaykTerry 4 หลายเดือนก่อน +1

    Taliye hambalyo 500k🎉🎉🎉

  • @SuhuurXasan-f8v
    @SuhuurXasan-f8v 4 หลายเดือนก่อน +2

    Halbal yoo waaberi meadi 2024❤❤❤❤

  • @Hassan-Abdihakim8
    @Hassan-Abdihakim8 4 หลายเดือนก่อน

    Congratulations 500k

  • @Nimcanle
    @Nimcanle 4 หลายเดือนก่อน +1

    keep going 500k Natus wajigaga pro😂😂

  • @MohamedSheikh-ij6vk
    @MohamedSheikh-ij6vk 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkii tashada rabi talo saarto ma guul daraystaan

  • @mohamedahmedxusein
    @mohamedahmedxusein 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wada mahadasatahy walal 👍

  • @moussamahamedaden5117
    @moussamahamedaden5117 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb abdirahman omar wabarii wa markii 5 naad ee an kuladabaldakYoo ani iyo dhaman wlalaheen hooray usocoo bro

  • @Hamse12345
    @Hamse12345 4 หลายเดือนก่อน +1

    1m in shaa Allah

  • @Zakariya0070
    @Zakariya0070 4 หลายเดือนก่อน +2

    Hadaa nahay soomaali allaha wax naga baro taarikhdeena

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 4 หลายเดือนก่อน +4

    Waxaaan Rabnaaa Safxadihiiii Madxweyne Jalle Siyaad Bare ❤ AUN Geeesigiii Soomaaliyeed Rabi Naxariiistiii Jannno Hasiiiyo Yaaa Rabi.

    • @buunkahasancade-fe3yr
      @buunkahasancade-fe3yr 4 หลายเดือนก่อน

      Kaas maa geesi ahaa duliga qabiilistaha ahaa

    • @SiciidSiciid-rh8ec
      @SiciidSiciid-rh8ec 4 หลายเดือนก่อน

      Insh allah siyaad barre halyey buu ahaa😢

    • @abdihakim391
      @abdihakim391 4 หลายเดือนก่อน +2

      waar kaa si mashruuc buu watay waa ku fashilmay
      Communism isku badashey qoys dawladii isku koobey iyo fasahaad quraan bedal
      Kuuma muuqdo quraanka uu bedelay 😂😂😂 se sixun ayaa loogalay kabo laaan kaga cararey

    • @buunkahasancade-fe3yr
      @buunkahasancade-fe3yr 4 หลายเดือนก่อน

      @@SiciidSiciid-rh8ec kuleen adiga aktada uu ka ahaa lkn aniga ma aminsani xita s.y.l waa wax gumaysiga nodhisay waa ismadhanto dhashoda haba ugudarnado siyaad bare

  • @mrsuhayb7018
    @mrsuhayb7018 4 หลายเดือนก่อน +1

    hambalyo sxb🎉🎉🎉🎉 500k🎉🎉🎉

  • @AliBaashe-iq8jy
    @AliBaashe-iq8jy 4 หลายเดือนก่อน +2

    Hambalyo 500k❤❤😊

  • @engmohan1423
    @engmohan1423 4 หลายเดือนก่อน

    Hambaliyo ustaad c/raxman ka badan baad uqalantaa hore usoco

  • @zakariyemaxamud-nf3jq
    @zakariyemaxamud-nf3jq 4 หลายเดือนก่อน +2

    wllo dharka ciidka igada ilhya dardi hanbAlyo wll ❤❤

  • @baarlinmacalin
    @baarlinmacalin 4 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo waabari saaxiib mahadsanid Hambalyo aad baan kuu taageeraa muqaal aa soo dhigtay ima dhaafo

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maa Shaa Allaah wllo👑🙏

  • @Shuaip-Nour.
    @Shuaip-Nour. 4 หลายเดือนก่อน +5

    Hambalyo gudoomiye

  • @Eeboh1
    @Eeboh1 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha alah

  • @kaiseomar8064
    @kaiseomar8064 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa channel ka uugu edit ka fiican , stock

  • @Football-fans327
    @Football-fans327 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hormar wcn wllky

  • @ugaasmedia7987
    @ugaasmedia7987 4 หลายเดือนก่อน

    Congratulations @waaberi Media

  • @SACIID-YARE-BSM
    @SACIID-YARE-BSM 4 หลายเดือนก่อน +1

    Congrats pro❤

  • @AwoMohamed-dr2lc
    @AwoMohamed-dr2lc 4 หลายเดือนก่อน +1

    Anagna maxa sidas ino diiday
    Dhibataada na haysta waa aqoon la'aanta ,dagdaaga iyo fikir la'aan
    Akkhh waa wax laaga yiqiiqsiyodo.
    From Germany

  • @CabdiW
    @CabdiW 4 หลายเดือนก่อน

    WLL cabdirahman waxan kuu tagera Dar alle❤

  • @MHCHANEL1
    @MHCHANEL1 4 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations 🎉😊

  • @Dhacsi
    @Dhacsi 4 หลายเดือนก่อน

    Hore u soco wll

  • @SurprisedAgilityPuppy-np3hf
    @SurprisedAgilityPuppy-np3hf 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb al qaacida vido ka soo samee pls🙏

  • @Abdirahman-abdulle
    @Abdirahman-abdulle 4 หลายเดือนก่อน

    Course halkee ka helikaa Ustaad si'aan u iibsado Qiima dhimistana uga faa'ideysto ?

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah1988 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hambalyo hambalyo keep goeyin hambalyo

  • @bullowhassan7970
    @bullowhassan7970 4 หลายเดือนก่อน

    Maashalaah

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 4 หลายเดือนก่อน

    Congratulations for our success .

  • @asmayuusuf7501
    @asmayuusuf7501 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wallaal plz Wadanka Kurdistan plz 😢

  • @User-wrg23se4
    @User-wrg23se4 4 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going ❤

  • @hajiahmed5949
    @hajiahmed5949 4 หลายเดือนก่อน

    Hampalyo sxp half million ka 500
    Waxan ku leenhy horr u soco

  • @Deganhirsiihelcashaq
    @Deganhirsiihelcashaq 4 หลายเดือนก่อน

    Magacayga wa A/Rahman Omar halkana waa wabari Media halahas ku haysta Ani wa kuslamay ustaad

  • @CabdiraxmaanSiciid-p4f
    @CabdiraxmaanSiciid-p4f 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mht sanid USTAAD ❤🔥

  • @GGM-GUlED
    @GGM-GUlED 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    #somalia🇸🇴

  • @cabdirisaaqjaamac5694
    @cabdirisaaqjaamac5694 4 หลายเดือนก่อน

    First Salamulah Ustaad

    • @Waaberi-Media
      @Waaberi-Media  4 หลายเดือนก่อน

      Wcs wll Cabdirasaq

  • @mr-aj4761
    @mr-aj4761 3 หลายเดือนก่อน

    Wll waxaad ka soo hadashaa tarikhda tataarka mahadsanid

  • @abassmahamoud4314
    @abassmahamoud4314 4 หลายเดือนก่อน +1

    Félicitations 🎉🎉🎉

  • @feizul.feisal
    @feizul.feisal 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hambalyo walaal Abdirahman waberi

  • @ibraahimmuusexasan4410
    @ibraahimmuusexasan4410 4 หลายเดือนก่อน

    hambalyo saxb intaas iyo kabadanba waad uqalantaa

  • @aadancumarkhaliif1710
    @aadancumarkhaliif1710 4 หลายเดือนก่อน +1

    waaberi❤thanks

  • @zakidheenmedia155
    @zakidheenmedia155 4 หลายเดือนก่อน

    Asc gorma bilaneysa korsada muqal sameynta diyaar ahay walal

  • @ilyaasSaalax
    @ilyaasSaalax 4 หลายเดือนก่อน +2

    Habmbaliyo waabri media 500k😅😅😅😅😅😅

  • @HodanNimco-hd1mk
    @HodanNimco-hd1mk 4 หลายเดือนก่อน

    Hamblayo wllo horenusucod wanagsna 😊

  • @AbdiwaliCabdifatax
    @AbdiwaliCabdifatax 4 หลายเดือนก่อน

    Walal magaceygu waa c/ raxman alqasimi
    Waxaankaacodsanayaa inad noosodiyaariso qisada mascud ozil mahadsanid

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hambalyo Hambalyo guuleyso

  • @Max-fb4zf
    @Max-fb4zf 4 หลายเดือนก่อน

    Congratulations bro

  • @falaqeyntadinta3449
    @falaqeyntadinta3449 4 หลายเดือนก่อน

    Guulayso walal 🥰

  • @Shuaip-Nour.
    @Shuaip-Nour. 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waa sida Soomaaliya hadda tahay

  • @adammohamet9817
    @adammohamet9817 4 หลายเดือนก่อน +2

    500K hambalyo😊

  • @abuabu6253
    @abuabu6253 4 หลายเดือนก่อน +1

    Good Jop Bro