Mascuud Ozil | Markaad qiyamka ka Hormariso Kubadda cagta | Qisada Mascuud .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 746

  • @ogaansho
    @ogaansho  4 ปีที่แล้ว +873

    Codsi : fadlan haduu muuqaalka ku cajabiyo Like dheh , waxay ka dhigantahay in muuqaalku uu sii faafo dad kalena sii gaaro , tageeradaada ogaansho ku muuji in aad like saarto muuqaalkaan . faaiido weyn ayaa ugu jirto channelka .

    • @kingzaki4487
      @kingzaki4487 4 ปีที่แล้ว +10

      Insha Allah Ustaad

    • @Bakaromar99
      @Bakaromar99 4 ปีที่แล้ว +7

      Pro marhoraan saaray my family ogaan sho keep goin pro wajigaaga aan u xiiso qab naa

    • @xaajimaquste
      @xaajimaquste 4 ปีที่แล้ว +4

      bro Like waan Saray macalinkena

    • @kunnaayeofficial1322
      @kunnaayeofficial1322 4 ปีที่แล้ว +5

      Walaal waxaan kaa codsanayaa inaad subscribe ii saartid saan aniguba kuugu saarey anigoon ku aqoon mahadsanid

    • @njbaari2599
      @njbaari2599 4 ปีที่แล้ว +4

      Ustaan lkn haduu muslim ku weeynthy tattoos ma uusan markadeen

  • @kaliforce7130
    @kaliforce7130 4 ปีที่แล้ว +98

    Mascuud Ozil Hibadiisa wuxu ka doortay Qiyamkiisa diineed ❤💛🙏🏻

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 4 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin.
      "JZK Khayr."..

  • @abdifatahabdiyusuf8439
    @abdifatahabdiyusuf8439 4 ปีที่แล้ว +128

    Omar inshaR sida aaD wax uso diyaariso qof uso diyaariya ma araG wll mcN
    HeeR sare aya tahaY alaH garaBkaga ha galo💯

    • @ogaansho
      @ogaansho  4 ปีที่แล้ว +44

      Mahadsanid in badan 🌷

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste 4 ปีที่แล้ว +307

    *Mascuud Ozil* Geesi Aan Gaban Cimri Dheer Iyo Cafimaad Ku Nolow Lacibkena
    Hadad Tagersan Tahay *Ozil*
    👇

  • @aftaxkaramahofficial8774
    @aftaxkaramahofficial8774 4 ปีที่แล้ว +143

    Ozil is great player 😭
    Islam is really strong religion in the world❤️

  • @hazaazi
    @hazaazi 4 ปีที่แล้ว +28

    Respect ayaan u haaynaa wallken musod ozil guul wacan 🥰🥰🥰

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 4 ปีที่แล้ว +63

    Mascuud OZIL waa legend muslim nimadiiza ku faana

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 4 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin.
      "JZK Khayr."..

  • @B72_____
    @B72_____ 4 ปีที่แล้ว +54

    From Hargeisa gacanta waa qalfoofe qalbigan idinka salamay team ogaansho alx cafimad ayaan ku dawanaya adna waxan kuu rajaynaya inaad cafimad qabto m.a

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 4 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin.
      "JZK Khayr."..

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 4 ปีที่แล้ว +30

    Wll ozil qof dhiig leh waye wlh ilahay cadowga haka qabto

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 4 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin.
      "JZK Khayr."..

  • @xamseyare6654
    @xamseyare6654 4 ปีที่แล้ว +234

    Ogaansho
    Dadweynaha
    Sahanka xogaha
    Waberi media
    Xuseen kurdi
    Idaacada buuloxuubay
    Ogaalka dunid
    Intaa hadaad ku xidhan tahay like🙋‍♂️
    👇

    • @zulthanzinyor6011
      @zulthanzinyor6011 4 ปีที่แล้ว +1

      Annaga production KU darso

    • @zulthanzinyor6011
      @zulthanzinyor6011 4 ปีที่แล้ว +1

      Waryaah ardaageena ha ilaawin

    • @abdirahmanfowdo5180
      @abdirahmanfowdo5180 4 ปีที่แล้ว +1

      Iyo horufadhi media ❤

    • @zulthanzinyor6011
      @zulthanzinyor6011 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Mariam_9_4 war heedhe waxan anigaad afkayga kala soo baxdeene
      KU daradaa
      1 Tanaad
      2 ardaageena
      3 iftiinka xogaha
      4 iftiinka dunida
      Lakin dato hadaad isticmaashid
      Ogaansho iyo sahanka xogaha ayaa kaabadan

    • @zulthanzinyor6011
      @zulthanzinyor6011 4 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanfowdo5180 and itaal media

  • @sundus9850
    @sundus9850 4 ปีที่แล้ว +51

    Ilaahay hadhooro qof Walba oo muslim ah😭🥺

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 4 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin.
      "JZK Khayr."..

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 4 ปีที่แล้ว +172

    intii mezut ozil taagerto xagan saara like

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 4 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin.
      "JZK Khayr."..

    • @sayidmaha3563
      @sayidmaha3563 2 ปีที่แล้ว

      ❤💚🤍

  • @csf9959
    @csf9959 4 ปีที่แล้ว +19

    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم 《مثل المؤمنين في توادهم و توادهم وتراحمهم وتعاطفهم كمثل الجسد، إذا اشتكى منه عضو تداعى له سائر الجسد بالسهر والحمى》، هكذا المسلمون إلا من رحم ربي .

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 4 ปีที่แล้ว +1

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin
      "JZK Khayr."..

  • @mrsomali8690
    @mrsomali8690 4 ปีที่แล้ว +41

    Anigoo la socdo idaacadaha . Hadana waxaan ku leeyahay waxaad leedahay soo gudbin wanaagsan iyo xasuusin qalbiga muslimiinta soomalida u baahantahay ha ka daalin. Illin iga keentay qalbiga .

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 4 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin.
      "JZK Khayr."..

    • @mrsomali8690
      @mrsomali8690 4 ปีที่แล้ว

      Asmaa Bit Mo ok walaal waan booqdey ilaahay ajar ha idinka siiyo

    • @taqwamedia11k70
      @taqwamedia11k70 4 ปีที่แล้ว

      Wallal iisaar SUBESCRIB. codsi

  • @inamohamed5768
    @inamohamed5768 4 ปีที่แล้ว +7

    Mascuud ozil saan utagero wllhi si maaha heer wxn tageridiiza gadhsiiyay guridanbyzkeenna xfdda ubixiyay magacaaa🥰🥰🥰

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 4 ปีที่แล้ว +11

    Ozil Geezi Qaaday wadda Saxda nin muhimad sare leh Qiyam leh Guulbaan leyahay💪💪🇹🇷

  • @Maxamedbogba-dv9tv
    @Maxamedbogba-dv9tv 4 ปีที่แล้ว +23

    Kusali xabibkeni muxamed scw scw scw scw scw

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 4 ปีที่แล้ว +1

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin.
      "JZK Khayr."..

    • @xanaansiciid1543
      @xanaansiciid1543 4 ปีที่แล้ว

      Scw

  • @DIDI3LIVE
    @DIDI3LIVE 4 ปีที่แล้ว +25

    Özil is my role model person😍Allah ka raali noqdo wllken❤

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 4 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin.
      "JZK Khayr."..

    • @somalimanintheworld5090
      @somalimanintheworld5090 4 ปีที่แล้ว

      Shaabadna isku dhufo iyo tattoo dhagahana duro! Si aad isaga oo kale unoqoto!

    • @DIDI3LIVE
      @DIDI3LIVE 4 ปีที่แล้ว +1

      @@somalimanintheworld5090 safaradee ka socotaa lph😜

  • @asad-n6u
    @asad-n6u 4 ปีที่แล้ว +30

    Inta jacel xapiip keena mohamed scw like

  • @bashiirmaxamudxaashi2818
    @bashiirmaxamudxaashi2818 4 ปีที่แล้ว +1

    Mascud Ozil Iyo Abuu Tariika Qalbigiisa Ilaah Baaa Waa Siciyey Jecleysiiyey Diimta Islaamka Iyo In Alle Ka Dhigay Walaal Maasha Allaah Noolow Intay Nololi Jirto Cimri Dheer Ma Alle Ha Idin Siiyo

  • @hassanxariirwarsame6729
    @hassanxariirwarsame6729 4 ปีที่แล้ว +14

    IZIL WUXUU OGYAHAY IN BAAHIDA ALLAH UU U QABO AY KA WAYN TAHAY BAAHIDA BANI,AADAMKA.
    ALLAHA BARAKEEYO.

  • @ahmedwacdaro5573
    @ahmedwacdaro5573 4 ปีที่แล้ว +21

    osil waa nin Rageed Ilahay ha sharfe

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 4 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin.
      "JZK Khayr."..

  • @maxamedkaraama4265
    @maxamedkaraama4265 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah mas uod ozil laacib ku baded geesi aan hadalka la gaban geesi bad baadiyey malayin qof masuod ozil wa shakhsi ku dayasha mudan waxn u rajaynya in alle cadowgisa u jebiyo amiin

  • @salahmoha551
    @salahmoha551 4 ปีที่แล้ว +34

    MESUT OZIL NIN RAGEED XIRFDIISII DIINTIISA KA DORTAY 💪❣❣

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 4 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin.
      "JZK Khayr."..

    • @taqwamedia11k70
      @taqwamedia11k70 4 ปีที่แล้ว

      Wallal iisaar. SUBESCRIB codsi

  • @apdallamahrez1188
    @apdallamahrez1188 4 ปีที่แล้ว +24

    Wll omer inshar waxyaabaha sportska maad noo soo badisid adoo mahdsan sida muuqaal kan oo kale aad buu noo cajabiyy mahadsanid wllky guul insha allh 🥰😍

    • @taqwamedia11k70
      @taqwamedia11k70 4 ปีที่แล้ว +1

      Wallal iisaar, SUBESCRIB. codsi

  • @hasanyogol4913
    @hasanyogol4913 4 ปีที่แล้ว

    Mansha ALLAH walaal waa geesi geesi dhalay oo lagu barbariyay diintena macaan ee muslimka mansha ALLAH

  • @Withlovezahra
    @Withlovezahra 4 ปีที่แล้ว +7

    Omar you are my diamond brother of Somalia! May Allah honor you with nothing less than Alfirdouse’la’alaa and to your honorable parents!

  • @chef_bushra
    @chef_bushra 4 ปีที่แล้ว +13

    Omar inshar walaal horumar wacan baan kuu rajeynaayaa insha allah.

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 4 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin.
      "JZK Khayr."..

  • @najiibhassaneid6463
    @najiibhassaneid6463 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah mascuud ozil alla ha xifdiyo aduun iyo aakhiraba aamiin yaarabi
    Walaal waad ladaahdeen barnaamijkiisa

  • @abdirizakmaxamed5384
    @abdirizakmaxamed5384 4 ปีที่แล้ว +16

    Waxaan ahay taagyeera arsenal lkn hadii uu ozil sidan ugaleen wn ba joojiyey taagyeerida arsenal

  • @abdirahmaanantos1378
    @abdirahmaanantos1378 4 ปีที่แล้ว +8

    Lengd wlhi taagero weyn u ahaan jiray heer aan gaaray in magacisa leyga samiyo❤️🇹🇷🇸🇴💚💚

  • @sabriina444
    @sabriina444 4 ปีที่แล้ว +5

    Illahay ha xafido özil ❤✊🏼 wa wax iska cad in arinkaas uu ka hadlay awgeed lugu colaadinayo

  • @ruweydaabuukarmustafaxalii2219
    @ruweydaabuukarmustafaxalii2219 4 ปีที่แล้ว

    hooyadiisa waxay ulaa dardarantay waa run aduunka safar baa laga yhy dad badan ayey waxay uu noqone tusaale 👍👌👏 masoud OZlL waa wanaagsan مسعود اوزيل waa laciib fcn

  • @cabdinaasiribraahim9648
    @cabdinaasiribraahim9648 4 ปีที่แล้ว +21

    Mascuud ozil dadka wxa ay umaleyan hadii usan arsenal u ciyaarin uu mugdi galay lkn waa mid ilahey lajeclady wx wngzn

    • @taqwamedia11k70
      @taqwamedia11k70 4 ปีที่แล้ว +1

      Wallal iisaar. SUBESCRIB codsi

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 4 ปีที่แล้ว +7

    alle ha cizeeyo qofkii muslimnimadiisa adkeeyo una damqada qof walboo muslim ah o dhibaato heysato.

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 4 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin.
      "JZK Khayr."..

  • @SR-gx1bk
    @SR-gx1bk 4 ปีที่แล้ว

    Waxaan u rajeynaa mascuud ozil wadada mustaqiimka ah I.A aniga iyo asagaba iyo dhamaan muslimiinta in uu ALLE weyne nagu dilo janatul FIRDOWZA na nagu wada kulmiyo aamin yaa RABI

  • @ruweydaabuukarmustafaxalii2219
    @ruweydaabuukarmustafaxalii2219 4 ปีที่แล้ว

    Asaalum calaykum aniga waan jeclahay dadka ka hadla runta oo meelna uu hiilin oo xaqa saxda ah ka danqadow meel weliba waxaan ilaahay kabaryeyne in uu dadkeena dalkeena midowan maalkasto oo dalkeena ka mid ah masha Allah caleyki ilaahay haku xafdiyo mahadsanid marwaliba wall aniga isboortaska ma fiirsado bas waan maqla markasto waxaan fiirsada waqtiga ciyaarta aduunka la gaaro bas dadka runta sheega waxaan uu rajayna guul qof kasto 👍👌👏🤗

  • @sahrayusuf9539
    @sahrayusuf9539 4 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah waan jeclay runtii sida wanaagsan ee aad u soo diyaariso warbixinada mahadsanid

  • @farhaanmacalin2220
    @farhaanmacalin2220 4 ปีที่แล้ว

    الله يعزك يا اخي الحبيب عمر ، إطهار الحق

  • @maryammohamedelmi6417
    @maryammohamedelmi6417 4 ปีที่แล้ว +5

    Madaxweynaha mustaqbalka oo badali doona ordugan bi idni allaah

  • @asadkimmich6234
    @asadkimmich6234 4 ปีที่แล้ว

    Wuxuu ogyahay aduun yadaan ineey dhamaaneyso m.a wll mezut hawal walin nabigeena maciisa ayaad noqoneeysaa i.a🥰🥰

  • @MudaneChango
    @MudaneChango 4 ปีที่แล้ว +5

    OGAANSHO WLHI Aad baan idinka mahad celinayaa😥🙏❤

  • @qeeyrsheegmedia155
    @qeeyrsheegmedia155 4 ปีที่แล้ว

    Muslimnimada maahn sheegasho ee waa ku dhaqan
    Ciyaar yahan ku kudayasho mudan alle hakaraameyo
    ❤❤❤❤❤❤💘

  • @abdulbasidabdullahi1914
    @abdulbasidabdullahi1914 4 ปีที่แล้ว +4

    Mazha allah Ožil Wa geesi Warkiisa cadeestay💯❤. Muslimiinta turkistanta barina dhibaatada allah ku dulqaado

    • @khadarsomalitv2920
      @khadarsomalitv2920 4 ปีที่แล้ว +1

      Mo Salah🇪🇬❤🌹🇪🇬🇪🇬

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 4 ปีที่แล้ว

      @@khadarsomalitv2920 Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin
      "JZK Khayr."..

  • @abdiwakiildek8915
    @abdiwakiildek8915 4 ปีที่แล้ว +1

    يا مسعود أوزل 😭😭 ALLE ha ku xifdiyo wllo
    *_Allah bless you brother , you are my favorite player , your religious and human feelings with people who love you and have found you now. I wish you success always brother . ❤❤._*
    *_Waxaad tahay geesiga ciyaartoyda muslimiinta ah , falkaa aad samaysayna waa fal geesinimo , kalsooni , Naxariis iyo diin jacayl badani ka muuqdo , wllo , waliba anigu waxan ka jeclaan lahaa inaad tagto mid ka mida kooxaha waawayn inùun , si aan ugu raaxaysto bandhigaagii mar kale .Arsenalna alle waxan uga baryayaa inay sanadkan seria B u laabato ⏬_*
    Let the arsenal go down 🔙

  • @shedo7275
    @shedo7275 4 ปีที่แล้ว +48

    But now he's team are suffering,they don't have a player to cover with his position and he don't need them as long as they pay him his wages

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 4 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin.
      "JZK Khayr."..

  • @shaaficitoreys2429
    @shaaficitoreys2429 2 ปีที่แล้ว +1

    Mesout Ozil Tusaale Nool Oo Ku Dayasho Mudan❤💫

  • @mesutali9978
    @mesutali9978 4 ปีที่แล้ว +11

    Ozil cadowgiisa cagta hoose legend like me you name mesut ozil ✔🔥💯❤

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 4 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin
      "JZK Khayr."..

  • @faatima7475
    @faatima7475 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay garabkiisa ha galo aduunka farxad ha ku dhamaysto mascuud özil iyo qof kasta oo muslim ah oo garab siiyo musliminta dhibaataysan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Asad_haaji_abokor_3007
    @Asad_haaji_abokor_3007 4 ปีที่แล้ว

    Ilahy hainaga dhigo dadmoqqifkoogu adagyahy kunaxidhanyhy diintisa alow muslimiinta oodhan kawada dhig kuwa qiyamkoga kuwada adag aamin

  • @moharuun635
    @moharuun635 4 ปีที่แล้ว

    Dhab ahaan naadi kasta aan taageero laakinse lacibka aanan laacibna ku dooranayn waaa mesut ozil .mohamed abutrika isna full respect ❤

  • @basketballhope2602
    @basketballhope2602 4 ปีที่แล้ว

    Geesiyada dhabta ah alle ha ku xafido guulayso mr wlba ozil

  • @abukarjekey1485
    @abukarjekey1485 4 ปีที่แล้ว +1

    Gaalo wax makaa qaadi karaaan Allah is with you mashalh

  • @asaddaahirc4241
    @asaddaahirc4241 4 ปีที่แล้ว +2

    Muscud ozil waa nin adag xirfad a Hanahan iyo qiyaam ahan waan tageera ozil waa halyeey

  • @zubeirahmed1798
    @zubeirahmed1798 4 ปีที่แล้ว +6

    Mezut ozil ilahey ha barakeeyo waa qof kudayasho mudan

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 4 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin.
      "JZK Khayr."..

  • @marwanabdi4295
    @marwanabdi4295 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah
    umada Muslim ka ah
    Allah cadowga ha ka wabto

  • @kadiye7589
    @kadiye7589 4 ปีที่แล้ว +3

    Masud Ozil wxaa ku leyahy
    nin go aan leh 😃💪✊🌍👈

  • @baasheawil6192
    @baasheawil6192 4 ปีที่แล้ว

    Mazha Allah Mascud Ozil Best player in the world wana nin Ad ujecel wallolihisa islamka iyo difaca mabda,isa

  • @Alied_haseen
    @Alied_haseen 4 ปีที่แล้ว

    ozil nin aan gabazhoo lahaaYn cimri dheer iyo cafimaad inshaa alaah guuul🖐🖐🖐🖐🖐

  • @cabdilaahiyuusufiidle1282
    @cabdilaahiyuusufiidle1282 4 ปีที่แล้ว +2

    اللهم اجعله من أهل الجنة .

  • @najiibhassaneid6463
    @najiibhassaneid6463 4 ปีที่แล้ว +11

    May the almighty be with him

  • @thatamrygurlll4348
    @thatamrygurlll4348 4 ปีที่แล้ว +1

    Guul Ayaan urajeynaayaa walalkena muslimka ah ilahey wate ma khoofo ilahey garabkiisa ha ahaado🙌🏼

  • @dhulbahantegangs1227
    @dhulbahantegangs1227 4 ปีที่แล้ว +1

    Özil laacib ka wanaagsan waligeed arsenal heli mayso guulna gaari mayso hadey ka fuqi wayso özil king

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 4 ปีที่แล้ว

    Ma sha Allaah waa j3clahay qofla leh mawaaqifta sugan.

  • @cadaaniaxmeddheegcadocadaa1273
    @cadaaniaxmeddheegcadocadaa1273 4 ปีที่แล้ว +2

    wllo Ozil aduun iyo aakhiraba illaahay hakuu gargaaro insha allah adigana sidoo kale wllo Omar inshaar?

  • @najiibmohamud1069
    @najiibmohamud1069 4 ปีที่แล้ว

    mnshalah arin xaqiiiqa ah bad ka hadashay sxb cumar waxa tahay chanelka kaliya eee waqica islaaamka iyo inta cadowgoooda ah ka faalooda ilahay haku barakeeyo

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah Ogansho mahadsanid macluumaad muhiima u baahan in lagu daydo

  • @N_F_MUZIC_OFFICIAL
    @N_F_MUZIC_OFFICIAL 4 ปีที่แล้ว +8

    Ozil Runtii Waan Jeclahay

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 4 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin
      "JZK Khayr."..

  • @YuusufShuaib77
    @YuusufShuaib77 4 ปีที่แล้ว +36

    May the almighty be with Him🙏

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 4 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin.
      "JZK Khayr."..

  • @Zuzu.455
    @Zuzu.455 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay wax ka khayr badan ha ugu badalo🤲🏼 Galka waxba kama qadi daran intu Allah SWT uu haysto

  • @xogwadag324
    @xogwadag324 4 ปีที่แล้ว

    Zhp ogansho zhp codsi bay igabtahay soo badi arimaha bulshada insha allah

  • @24hours10
    @24hours10 4 ปีที่แล้ว +1

    Asal ahaan difaaca muslimiinta iigorka iyo inta ku nool dunida daafeheeda waa waajib ina saaran walaal , mascuud ozil waa halyey usoo baxay muslimiinta marka Allaha ka aqbalo waa jibaadkiisa .
    Adiga cumar ahaan like iyo wax ka badanba waad naga mudan tahay.

  • @tiitecali9879
    @tiitecali9879 4 ปีที่แล้ว

    Masuud ozil waa geesi. Guul ayaan kuu rajeynayaa

  • @fuadmuxumed6104
    @fuadmuxumed6104 4 ปีที่แล้ว +2

    Griezmen maanta wuxuu sayeyy yaa og
    Muslimiinta ayuu garab siiyy👏🏽🥰

    • @maxamedomar3098
      @maxamedomar3098 4 ปีที่แล้ว

      Mxu TaraYa wa GaaL

    • @qadarheero5013
      @qadarheero5013 4 ปีที่แล้ว

      Adigu mxa umada utartay gaal inu yahy griezman wala ogyahy

    • @khadarsomalitv2920
      @khadarsomalitv2920 4 ปีที่แล้ว

      Griezmann 7 Laciibkeena❤🤩
      🇨🇵🇨🇵🇨🇵🇨🇵🇨🇵🇨🇵🇨🇵🇨🇵🇨🇵🇨🇵

  • @Ahmedshaaafi
    @Ahmedshaaafi 4 ปีที่แล้ว +2

    OziL alle HakugaraB gaLo❤️

  • @isxaaqxayir721
    @isxaaqxayir721 4 ปีที่แล้ว +9

    Wallal mascuud ozil Allah kuu hiiliyo

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 4 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin.
      "JZK Khayr."..

    • @taqwamedia11k70
      @taqwamedia11k70 4 ปีที่แล้ว

      Wallal iisaar SUBESCRIB. codsi.

  • @Suldaan7
    @Suldaan7 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jazakallah wllkeen omar

  • @mahamuodjoof7090
    @mahamuodjoof7090 4 ปีที่แล้ว

    Allleh mascuud ozel qiyimkiisa iyo sharaftiisaba kor ha u qaado. Aamiin.

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 4 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin|
      "JZK Khayr."!

    • @mahamuodjoof7090
      @mahamuodjoof7090 4 ปีที่แล้ว

      @@asmaabintmohamed8429 haye wllo

  • @samirsaid6505
    @samirsaid6505 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah tabarakallah özil allah ha xafido islamkana rabbi ha quweeyo

  • @zakisuleyman5801
    @zakisuleyman5801 4 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah waa geesi ku dayasho mudan illaah ha xifdiyo masud özil

  • @maamuus9629
    @maamuus9629 4 ปีที่แล้ว

    Waxay Jecelyihiin in aad unoqoto Addoon iyagu amarkooda ku shaqeeyo, indhaha ka laabatid dulmiga iyo xad gudubka ay sameeynayaan, ayagoo qarinayo kuna faanayo in ay yihiin kuwa udooda xaquuqda aadanaha,
    Allah waa caadil runta iyo xaqqana ma qarsoomaan haba soo daahaan maalin way soo bixi.
    MASCUUD OZIIL horay usoco waad guuleysan doontaa inshaa allah

  • @Abdiqaaliqtamaan
    @Abdiqaaliqtamaan 4 ปีที่แล้ว

    Qalbigaan kajeclhy
    My bro mascuud ozil
    Hooyo dardaarankedana
    Mid qimabdan ayu ahaa
    Wa run adunkan wa laga tagaya
    Waxaad hormarsatay
    Ayaa akhira lala tagayaa
    Hoyada wanaagsan erayada ay tidhina
    Ozil kali kuma socoto dhamaan
    Inaga way inawada samayn haysa wayna inaguso cotaa
    Inta hoooyoyinkood ujogto
    Sidayda okale waxan
    Alllah uga baryaya inu cimridher cafimaad wanagsan nosiyo
    Hana lodadaalo hooyoyinka
    Inta hoyadod ka geriyotay
    Waxan leehay hooyoyinken allah unaxaristo kuwi janada ku kulma alaha idinka dhigo
    Qofkasta o muslim ah o dhibataysan allha
    Kaqado dhibka
    Gabdhaha halodadalo
    Dhamaan wa hoyooyinken
    Ayaga la aantod waxba maynaan ahanen😥🙏plz

  • @pharhiya8284
    @pharhiya8284 4 ปีที่แล้ว

    Wiikena maxamed farax na magaisa buyidhi mu wa magici nabi maxamed scw halku kufani laha buqaryay dintenu wa sharaf

  • @Tajirow
    @Tajirow 4 ปีที่แล้ว

    waxwalba waxaa u mihiimsan diinta islamka allle ayan wali ka ah muminiita
    Marna muu arkayo wax dhibato galiya insha allh

  • @abdelrahimsharifmohammad4338
    @abdelrahimsharifmohammad4338 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah,alle ayaan ka baryaya kuwa noocan oo kale ilaah nobadiyo difaco muslinka.

  • @ahmedmustsfahmedmustaf8649
    @ahmedmustsfahmedmustaf8649 ปีที่แล้ว

    Wax kale oo aan kudhaha garan maayo ee rabi haku xifdiyo brother

  • @Ilkacazze
    @Ilkacazze 4 ปีที่แล้ว

    Ozil qadiyadisa cid wax ka badali karta malaha ducadena iyo alle ba la jira arsenal devision 2 aade sanadkan i.a alle run ha ka dhigo amin

  • @abdulwalalo4460
    @abdulwalalo4460 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxan ahanjiray arsenal fans lakini markii masut ozil kabaxay aniganeh wankaniyadjabay WalAhi 😢😢 masut ozil best player waye Ani ahanteyda nin atagero waye

  • @mohamedaltaofficial5744
    @mohamedaltaofficial5744 4 ปีที่แล้ว

    Ozil kooxdeyda mjogo balse nin aan jeclahy m
    Ozil guuleyso bro

  • @axmedgaraad8413
    @axmedgaraad8413 4 ปีที่แล้ว

    wadku mahadsan tahay soban dhiga dadka wanagsan walal ken cumar allaha kudhowro

  • @idmanabdi1350
    @idmanabdi1350 4 ปีที่แล้ว +1

    Waan raadinayay mar uun inan noqdo qofka ugu horeeyo

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 4 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin|
      "JZK Khayr."!

  • @m.deekowchanel9033
    @m.deekowchanel9033 4 ปีที่แล้ว +1

    Ozil fii quluubunaa

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 4 ปีที่แล้ว +4

    Allaha xiftiyo walaalkeen M OZIL
    ❤️❤️
    LINE UP KA FIICAN KAN arsenal buu heli doonaa mar dhaw

  • @xaamidaxmad6793
    @xaamidaxmad6793 4 ปีที่แล้ว

    jazakala khayr cumar inshar

  • @zakihonesty3268
    @zakihonesty3268 4 ปีที่แล้ว +2

    Really you share us a useful message and story really I appreciated it may Allah give you a reward to this.and may Allah make you easy for preparing videos

  • @ahmedcabdalle5286
    @ahmedcabdalle5286 4 ปีที่แล้ว +1

    Alxm in badan ka dib maanta Ayaan noqday qofkii ugu horeeyay🥰

  • @saeedbowkahmohed9331
    @saeedbowkahmohed9331 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wll Omar aad baanu iga helnay muuqaalkan

  • @Pirlo474
    @Pirlo474 4 ปีที่แล้ว +11

    Mescuud ozil ❤❤❤❤❤❤❤
    Waxaan rajaynayaa in uu dalka turkiga usoo wareegi doona
    InshaAllah
    Inta ila taageersan mescuud ozil
    👇 like 🇹🇷🇹🇷💯

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 4 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin.
      "JZK Khayr."..

    • @Pirlo474
      @Pirlo474 4 ปีที่แล้ว

      @@asmaabintmohamed8429 ok wll qali

  • @Aqsaa7
    @Aqsaa7 4 ปีที่แล้ว +1

    Walahi ma jeceli ciyaaro iyo waxii lamid ah mana xiiseeyo lkn geesiyaasha islaamka ee ku jiro ciyaartooyda aad ayaan uu tageeraa sida feeryahanka khabiib iyo musuud allah ha naxariisto mohamad ali kalaay iyo dhamaan kuwa damiirka islaamnimad leh

  • @abdinoorahmedfarah3860
    @abdinoorahmedfarah3860 4 ปีที่แล้ว

    Walalken Ozil guul ayaan u rajeeynayaa aduun iyo aqiro inshaAllah

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 4 ปีที่แล้ว +1

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin|
      "JZK Khayr."!