اللهم صلي على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
Shekada 🚩 badan ayaa ku jiro Qof maa ina adeerkiis 1aad ama ina abtigiis 1aad guursan lahaaa🙄 Tan kale boobe qof aan dambiga ka galin mxu uga aargoosty
Cimranow wll hal mar natixgali qisadii gabadhi ninka turkiga aroosty part3 gedi maso dhigin plz wll noso dhig
Wuuku jiraa waa hore ayuu soo dhigy
Sii dhex gal chanalka waad arki mar horaa lasoo dhigay
Mashaallah tabarakallah qisada gadalbay kamacanatay walle wansalamaya boobe
Asc cimraan aad baan idiin sallaamay adi iyo baarlliin cimraan wll meeday qisadii ka horaysay boobe
Masha Allah tabarak waa qiso fiicn odayasha ilmaha dayacayo oo naagaha ku raali galinayo wey qaldan yihin adigana wanag ayan ku rajeynaa
Maansha Allah Cimraan sheekadaan
Waxaan shabahdaa too samafalihii
Soomaalida waxaan dhihi lahaa waynaadaa wanaag sanaadee caruurta yaan la dayaci gudbintaadana waan ku mahad santahay adiga Baarliin.
Jazakallah khayr cimranoow hooyo
Adeer waan ku wareeray qisoo yinkaaga mid mud u dhamee hadii kale waa laga niyad jabi
Subxaana allaah war somaalidu arxandaranaa caruurta uma naxaan xasbi allaah wanicmal wakiil fiikum
Masha Allah bro
10jir iyo 13 jir
Wax mabadan ma iala waynaa see midna wiil u dhahdaa midna odayga u leedahay boobe walalki
Asc wwb waan idin salaamay Cimran iyo Baarliin ,jazaakallah kheyr
Caadi waye waan maqleynaa sheekada waa nagu socotaa
Asc cimran hno aya mahan cadi ma tahey maha ugu qori weydey dhamaad si lo gaarto iney dhamaad tahaye
Salaamu Llahi caleyki ukhtil caziizah
Ascw wall ximraan qisadaan waa lamurugooday 😢walahay
Asc masha alah qisadaan waxay Gashay top 10 waxaan kaa daa wadaa usa hilaah ha idin xifdiyo adiga iyo xaajiyadaada amiin
Aad ayaan u salaamaya dumasidey iyo dhamaantii waana ka qaadney sxb
Masha allah
maashaa allaah cumraan iyo Baarliin mahadsandiin
Asc maansha alaaah
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scq scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Boobe qisadiisa waa in Somalidu movie 🎬 ka sameeysaa waa qiso cajiib ah aad baad u mahadsantahay wll waxaa tahay good story teller
asc masuul noo soo dhakhso warkaaga waanugu socdaye
صلى الله عليه وسلم
I love it wallahy sheeko wacan weye
Walaal maada dhamayin sheekadii gabadhii turkey qabtii sadexaad
ASC cimran wan ku salamay adiga iyo barlin waxad isku qaladay labor sheeko gabadhii dhashay wiilka tukiga ah iyo boobaye cinwaanka waxaan Leh gabadha wiilka tukiga dhashay sheekaduna waa boobaye halkaas sax waxaan kaasugnaa waa shekadii gabadha dhashay wiilka turkigaa
😭😭😭😭😭😭😭 Walhi wa QISO xanuun badan boobe
Sallallahu caleyhi wasalam Sallallahu caleyhi wasalam Sallallahu caleyhi wasalam Sallallahu caleyhi wasalam
Scw scw scw scw scw scw scw
Wad mahadsantahay
Sad qisada noogu fahfahisay
Lakin
Aaway
Gabadhii
Turkish
Wiilka
Udhashay
Ee.isagoodhintay
Ayna.ogayn
Qabtii.sadexaa
Walal
Aaway
Waa lasoo dhigay maxaa mar hore
اللهم صلي على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
Wcs walaalka scw mahadsanid
salallaahu caleyhi wasalam
Subxanallah 😢😢😢
اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين اللهم امين
Asc saaxiib abtigii mausheegey inuu gabadhiisa asgu ilmaha ka dhaley asc
Gabadhii ina abtidii aheed ika waran xalkeda
Sad story
Waxaagu waa sheeko fillm ee ma ahan sheeko somali qof somali ah reer xumeeyey wax taraya kuyee ina adeerkay weye anaa maqaaxida lacagtu ku furtay qayb siiyey😂
Runtii wiil cajiiba buu ahaa
Axax😭
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Waraysaa ayeeydiis iup hooyadiis masaajid ma u dhisay
WAAD MAHADSANTAHEY TAN DHAMEESEE AAWEY WIILKII TURKIGA KUN JEER BAAN KUU SOO QOREY WAX BAAD ISKU DHEX QALADEY
Maxaad u leedahay odaygii waxaadba lahayd waa le egyahay waxyar buu ka weynyahay baad lahayd
Ilmaha hadad daayacday sidan oo kale
Gabadhii abtigiis ma ku noqday
Boobe waa landheero waxan maqli jiiray raag lama ciilo 😊
Gabadhi sadaxda ciyaal udhashey ma isku nokhdeen
Shekada 🚩 badan ayaa ku jiro Qof maa ina adeerkiis 1aad ama ina abtigiis 1aad guursan lahaaa🙄
Tan kale boobe qof aan dambiga ka galin mxu uga aargoosty
abtigii goormuu ogaday inuu inantiisa isagu furay
war heedhe odogaas ma reer mudug baa tolow waxaan u maleynayaa inuu reer gaalkacyood yahay
Oday somali indha adaga ma illway inu inkiray wiilka marku uso fakfakano
Asc cimraanoo ninkaasi gobolkeebu jooga aana Amirican jooge aan sirxadeee kkkkkkkkkkk
Masha Allah