Weydiimo Xalqada 6-aad Tartan Aqooneed | Astaan 2023

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 181

  • @q_miraa627
    @q_miraa627 ปีที่แล้ว +7

    Muna geedi masha'allh abyo alle haku barakeyo wxaad tahay qof degnan iyo aqoonta ebadteda ka muqato wan ❤❤❤

  • @Filsan6236
    @Filsan6236 ปีที่แล้ว +22

    Gabadha barnaamijka lagu bilaabay qof dagan asturan oo akhlaaq leh waaye abaayo allaha kugu sugo diintaada iyo asturkaaga

  • @maahirkee3656
    @maahirkee3656 ปีที่แล้ว +12

    Muna gabar cilmi iyo caqli iskudarsatay maashaa allaah

  • @AliMohamed-jh1tl
    @AliMohamed-jh1tl ปีที่แล้ว +18

    Masha Allah muna waa tartamaha kiliyah oo waqtiga ilaaliyay su,alahane uga jawabtay si taxadir leh hambalyo ayan ku leyhay horay u soco insha Allah

  • @hassanabdula
    @hassanabdula ปีที่แล้ว +2

    Muna wa salaamaa inadeer guul wadadashay from USA

  • @abdijabarsulayman-lc7xf
    @abdijabarsulayman-lc7xf ปีที่แล้ว +4

    HAMBALYO ASTAN Tv .......1M ..in ka badan idiin rajaynayaa INSHA'ALLAH 🙏🙏🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @abdoulbarre7596
    @abdoulbarre7596 ปีที่แล้ว +4

    Congratulations astan tv , waxan jecelan laha inad barmamijka bahisin oo jamacada dalka sida camud university, hargeisa or garowe university so casuntin that will put more people and joy to the show . MashaAllah astan tv

  • @tgrlucky6328
    @tgrlucky6328 ปีที่แล้ว +18

    congrts astaan tv for 1 million subscribe keep up❤

  • @kng-yaziid-official
    @kng-yaziid-official ปีที่แล้ว +5

    Kusali ruslkena Mohamed scw scw

  • @abdiazizibrahim9402
    @abdiazizibrahim9402 ปีที่แล้ว +6

    Astaan TV barnaamijka waxaad ku soo dartaan su'aalaha suuradaha quraanka kariimka hiliyadii aay soo dageen iyo waxayaabaha alle uu ku soo dajiyay

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago9746 ปีที่แล้ว +3

    Hambalyo Astaan aad baan ugu faraxsanahay tvgaygaan jeclaa inuu heerkaa gaadho ❤

  • @kingboyofficial4644
    @kingboyofficial4644 ปีที่แล้ว +3

    Gabadha reer Chelsea wll waan ku dawanayay❤❤❤❤❤❤

  • @faadumomaxamed-eb5zo
    @faadumomaxamed-eb5zo ปีที่แล้ว +3

    Usi cabaas cabdi, ma dhinti, sanadkaan, ma dhadhamaayo, maqaan waxii ka qaldan, wuuw cabas cabdi , we miss you ?

    • @dhalboqortooyo2811
      @dhalboqortooyo2811 ปีที่แล้ว

      Ani xta wlhi sndkaan dhadhan dhan mlh daadihiyihi hre kuso bxaayay brnmjkan

  • @amalkaasim8167
    @amalkaasim8167 ปีที่แล้ว +7

    Sanadkaan weydimo wax xamasada malahan sidaan usugaye iyo sidu noqday cabaas wala tabay😢😢

    • @Mirahamaskaxda
      @Mirahamaskaxda ปีที่แล้ว

      Barnamij madadaalo ma ahn 😂

  • @adoontiialle8396
    @adoontiialle8396 ปีที่แล้ว +1

    Hampalyo hampalyo 1 million astaan guul 👏👏👏👏🌹

  • @mustaqiimmh9545
    @mustaqiimmh9545 ปีที่แล้ว +2

    Astaan hambalyo 1m, intaa inka badan waad u qalantaan.
    Howl wacan.

  • @muhsinfarah5613
    @muhsinfarah5613 ปีที่แล้ว +6

    1M Subscribes HambalyO Bahda Astaan 👏👏

  • @abdirahmansalad3723
    @abdirahmansalad3723 ปีที่แล้ว +3

    Su’aalaha ma dheeelitirna eee raga diyaariyo haku laabtaaaano..!

  • @souleimanfarah642
    @souleimanfarah642 ปีที่แล้ว +1

    Macha Allah ramadan Moubarak astaan tv iyo dhamaan umada islaamka gar ahn walaalaha soomaaliyeed Macha Allah muna waxay ahayd qof karti iyo aqoon iyo dhaqan hufan Allaha u barakeeeyo cilmigeeda iyo kalsoonida ay isku qabtay from djibouti

  • @abdihavidsalat22
    @abdihavidsalat22 ปีที่แล้ว +14

    Inantan barnamijka lagu bilabay 2k Ban la Jecla Wayo kalsooni badan Iyo Aqoonba Wa Iga Muuqata

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 ปีที่แล้ว +1

    Wcs masha allha tabarikllha Ramadan kariim 🌙❤️❤️❤️

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah Ramadan Mubarak Abdirahman keep going brother ❤️🇸🇴

  • @muxudiinmaxamed863
    @muxudiinmaxamed863 ปีที่แล้ว

    hambalyo hambalyo astaan tv waad gaarteen 1miyan aad iyo aad ayaan ugu farax sanahy waxaan ka mid ahay tageerayaashiina

  • @MOHAMUD-h2z
    @MOHAMUD-h2z ปีที่แล้ว

    Masha allaah
    Tartame, #MunaGeedi
    Way Dadaashay Intabadan Su.aalaha Waxay kusoo Dhaaftay aqoonteeda iyo kalsonideeda

  • @exmaamulaha6947
    @exmaamulaha6947 ปีที่แล้ว +4

    Muno sida dhaqsaha badan oga jawabaysay legends le fahmi karo😂😂😂😂😂😂😂

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 ปีที่แล้ว +4

    Congratulations Team Astaan 1.M SUBSCRIBE HOREY USOCDA

  • @ShakeeTicadde143
    @ShakeeTicadde143 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi sualaha dhamaan waan ka jawaabe Qaybta 1aad🫵😥

  • @sumayociise1221
    @sumayociise1221 ปีที่แล้ว +1

    Astaaan TV u qira inuu qalbigeena dagay😊❤ Hmblyo Astaaaan😊

  • @maxamedcabdulahi4785
    @maxamedcabdulahi4785 ปีที่แล้ว +6

    Ramadaan mubaarak☪️❤️

  • @fahmoifka5346
    @fahmoifka5346 ปีที่แล้ว +1

    HMBLYO for 1M astaan TH-cam kaliya toos ugu xirnahay 🥰🥰🎉🎉

  • @sharifelmi660
    @sharifelmi660 ปีที่แล้ว

    Masha allah muno garaad fidoow allah haku xafido

  • @hamdiabdi4273
    @hamdiabdi4273 ปีที่แล้ว

    Hambalyo 1 Million subscribers Astan Tv🥰❤️

  • @ubaxyusufseemey276
    @ubaxyusufseemey276 ปีที่แล้ว +2

    Waw hambalyo astan 1m gul intas in kabadan lnsha alah

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 ปีที่แล้ว +4

    Waxaa ayaan dara ah in anakoo Muslim ah oo ubaahan dhalinyaradeena inaan barno "Siiradii Nabigeena CSWS iyo asxaabtii inaad waydiisaan xataa taabiviyiintii .

  • @HAYDARI641
    @HAYDARI641 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed ibrahim warsame hadraawi wye magaca abwanka allaha u naxariisto

  • @ismailmohamed982
    @ismailmohamed982 ปีที่แล้ว +2

    Congratulation 1 milon subscribe astan keep up

  • @SHANDHALIYE
    @SHANDHALIYE ปีที่แล้ว +11

    Ramadan kariim All Muslim🔴❤️
    Astaan tv hambalyo 1m subscribes 💚

  • @naimo3372
    @naimo3372 ปีที่แล้ว +3

    Hambalyo hambalyo hambalyo 1M🎉❤

  • @ibrahaaji3281
    @ibrahaaji3281 ปีที่แล้ว +4

    Gabartu waa big chelsea fans keep goin sis

  • @ssiman6206
    @ssiman6206 ปีที่แล้ว

    Hambalyo eng zaki❤

  • @safiyoali3361
    @safiyoali3361 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah waan fiirsanay guulesta barnamujka waxbadan baan kabaranay

  • @dagandaacad5812
    @dagandaacad5812 ปีที่แล้ว +1

    Astaan TV Hambalyo Hambalyo 1M Subscribe🎉🎉

  • @feisal-pb4mq
    @feisal-pb4mq ปีที่แล้ว

    Mashallah thabsil

  • @ssabnaahasam2868
    @ssabnaahasam2868 ปีที่แล้ว +3

    Hamalyo 🎉❤astaan 1million oo subscribe 🎉

  • @ikraaansaiid8023
    @ikraaansaiid8023 ปีที่แล้ว +3

    Hamplyo 1m 🎉🎉🎉 astan tv❤❤❤😊😊

  • @mohammedafiifsheikh1994
    @mohammedafiifsheikh1994 ปีที่แล้ว +3

    Very confident lady

  • @fariidainahaji9650
    @fariidainahaji9650 ปีที่แล้ว +2

    Hambalyo astaan 1m ❤

  • @abdulahiabdihussein5142
    @abdulahiabdihussein5142 ปีที่แล้ว +1

    1 million subscribers Hambalyo Hambalyo Astan Tv

  • @casharashow46
    @casharashow46 ปีที่แล้ว +2

    Hambalyo hambalyo astaan 1m gaartey

  • @deeqabdiwali8488
    @deeqabdiwali8488 ปีที่แล้ว

    Congratulations 1Million subscriber

  • @xawoaligalool5841
    @xawoaligalool5841 ปีที่แล้ว +1

    Congratulations 1M astan tv hormar wacan

  • @ugasska9443
    @ugasska9443 ปีที่แล้ว +3

    @Astaan
    Hampalyo Hampalyo meeshas ka si lapa jipaara dadalkiina 🎉

  • @ayuubfaniin6703
    @ayuubfaniin6703 ปีที่แล้ว +3

    dhaman Ramadan Mubarak

  • @jinacyuusuf9908
    @jinacyuusuf9908 ปีที่แล้ว +2

    Hambalyo hambalyo Hambalyo hambalyo Hambalyo 1m ❤❤

  • @safaomar6084
    @safaomar6084 ปีที่แล้ว +3

    Hambalyo astan Tv

  • @abdirabi9964
    @abdirabi9964 ปีที่แล้ว +1

    masha allah zakariye

  • @abtiadeer5789
    @abtiadeer5789 ปีที่แล้ว +2

    Astaan tv guuleysta

  • @xaseycabdullaahi
    @xaseycabdullaahi ปีที่แล้ว +2

    Congrats astaan for 1M subs 🎉❤😅🎉

  • @Bile_Oscar
    @Bile_Oscar ปีที่แล้ว +3

    1m🎉🎉🎉

  • @baremadey6631
    @baremadey6631 ปีที่แล้ว +2

    Hambalyo 1M

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 ปีที่แล้ว +2

    Msha alaah Muno

  • @abdimahadyusuf1139
    @abdimahadyusuf1139 ปีที่แล้ว +4

    1M Subscribe Hambalyo Astaantv

  • @foosalimohammedfoosqalbita4491
    @foosalimohammedfoosqalbita4491 ปีที่แล้ว

    Congratulations 🎊🎊🎊🎉🎉🎉🎉🎉 astan TV ❤❤

  • @abdi3864
    @abdi3864 ปีที่แล้ว

    Congration 1 M

  • @BoyZaki-bo8my
    @BoyZaki-bo8my ปีที่แล้ว +1

    Asc dhaman waxn jcelalhy in lgu bilabo Sualha marka kowat in lgu bilabo xaga diinta mar kasto o qofak lawdinayo sualha ugu horeyo ingo maht san wan dawda Sedaxda Sano bo wan ku xernhy wane jeclhy

  • @sacidaahmed2490
    @sacidaahmed2490 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo astaan oo gaartay halmalyan

  • @woome101ify
    @woome101ify ปีที่แล้ว +1

    Muno Geedi baayo hadii aad comment-gan aragtid luuqa ii soo gal 100 geela ayaa diyaar la ahay

  • @CabdiqaniCabdiqani-sj8nt
    @CabdiqaniCabdiqani-sj8nt ปีที่แล้ว +2

    Waxaan joogaa soomaaliya meelkamid ah sideebaa uhanankaraa weydiimo tv waxaan rajeynayaa inaad jawaab isoosiisaan

    • @abtiadeer5789
      @abtiadeer5789 ปีที่แล้ว +1

      Sideen oga qeyb gali karaaa miyad kawadaa

    • @dhalboqortooyo2811
      @dhalboqortooyo2811 ปีที่แล้ว +2

      Sden uhanankra kulha qof qlbigis mya astaan 😂😂

  • @dulqaadshorts
    @dulqaadshorts ปีที่แล้ว +2

    Hambalyo astan 1m subscribe

  • @maxamedcabdirahmaan-oq9pk
    @maxamedcabdirahmaan-oq9pk ปีที่แล้ว +3

    Gabadhan aqoon iyo kalsooni ayay lahd lkn su aasha ayaa saaid u adkeed

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 ปีที่แล้ว +2

    Hamablyo sxb sakariye

  • @Nasir_official2255
    @Nasir_official2255 ปีที่แล้ว +2

    Muna dadaashay waqtigana way ilaalisay lakin nasiibkaa ka xiiliyay,
    Hambalyo ayaan leeyahy lakin,

  • @nawalita841
    @nawalita841 ปีที่แล้ว

    Hambalyo 1m astaan tv ❤

  • @mwajeer
    @mwajeer ปีที่แล้ว +8

    i remember 2003/2004 Arsenal become champions without a single defeat, and Patrick Vieira was the captain of the club.

    • @saadoilmi8723
      @saadoilmi8723 ปีที่แล้ว

      Asc walaalo yaal astaan tiifii dadka waydiiya su aalo diiniya iyo wax ku saabsan dalkeena

  • @suldanyare163
    @suldanyare163 ปีที่แล้ว +2

    SANADKII HORE WAXAN DAWANAY 3 QOF EE 2000K$ QADATAY LKN SANADKAN XITAA 1000$ QOF QADANAYO MA ARAGNEE WELI SIDEE WAX U JIRAAN TOLOOW TEAM ASTAAN 🙏🏻

  • @hamdamohmedhamda-kn5ym
    @hamdamohmedhamda-kn5ym ปีที่แล้ว

    Wllo hargaysa mana laga helin

  • @Dreamgirl15786
    @Dreamgirl15786 ปีที่แล้ว +7

    Horta magalooyinka dibada ubadan su.aalaha why wadankeena la isku waydiin layahy

  • @zikibaaba1541
    @zikibaaba1541 ปีที่แล้ว

    Astaan TV Asc.
    barnaamijka weydiimo waa barnaamij cilmi kororsi ah oo faa’iidooyin kala duwan xanbaarsan
    Fadlan shaqaalihiina u fura koorsooyin luuqada soomaaliga ah

  • @caddeloverabar
    @caddeloverabar ปีที่แล้ว +3

    Hambalyo 🎉1M

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 ปีที่แล้ว +2

    Hambalyo muna

  • @BashirAli-br9no
    @BashirAli-br9no ปีที่แล้ว +1

    Wariyahaan isagaa dadka wareer galinaayo
    Teeda kalana waa maqan yahay dhagahana wuu jigaa
    Aqriskana kuma fiicno
    Garabeeshin maa lagu keenay
    Cabaas soo celiya hadii uu noolyahay

  • @MOHAMUD-h2z
    @MOHAMUD-h2z ปีที่แล้ว

    Hambalyo
    #ASTAN TV 1.Millyan Follow

  • @aishamumin-fd6zb
    @aishamumin-fd6zb ปีที่แล้ว

    Hambalyo 1m.❤️🙈

  • @AbdirahmanAbdiMohamed-oc5cw
    @AbdirahmanAbdiMohamed-oc5cw ปีที่แล้ว +2

    Congratulations for 1M.

  • @BaarliinAllahi
    @BaarliinAllahi ปีที่แล้ว

    Hambalyo Astaan tv

  • @Ahmedvidic
    @Ahmedvidic ปีที่แล้ว +1

    Wariyaha dhawaaqa ha iska saxdo.

  • @maxamedmaye740
    @maxamedmaye740 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah astaan tv

  • @AbdiwahabSakariye-oe1hk
    @AbdiwahabSakariye-oe1hk ปีที่แล้ว

    Congratulations 🎉 Astana tv

  • @nadiaali9758
    @nadiaali9758 ปีที่แล้ว +2

    1m🎉❤

  • @kaaliyare22
    @kaaliyare22 ปีที่แล้ว +3

    Asc gabadhu waa qaladay idinkuna waa qaladeen oo D waaye jawaabtu ee iska saxa mahadsanidin

  • @dagandaacad5812
    @dagandaacad5812 ปีที่แล้ว +4

    Horta kubadda cagta cilmi labarto goormee noqotay waa tan Su'aalo la iska waydiinayee🤔

  • @لولومحمد-ح1ت
    @لولومحمد-ح1ت ปีที่แล้ว +1

    Muusiqa ayeey ku cun tahay waaka istifiidi laheeen muusiqa mafiiicno

  • @fatoumaabdoulsalam743
    @fatoumaabdoulsalam743 ปีที่แล้ว

    MaschaAllah hamblyo 1M🎊🎉🥳🎂 Astaan tv keep going Always 💯💯

  • @zahara2970
    @zahara2970 ปีที่แล้ว +2

    Muno garad fiidow waa nag dhankasta kadhiisan waane naag adag xl ah ina adertey qaali

  • @xamiidacabdimoha2075
    @xamiidacabdimoha2075 ปีที่แล้ว

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo 1m astaan tv

  • @abasshussein2314
    @abasshussein2314 ปีที่แล้ว

    Congrat Astan tv

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha muno. Habalyo. We can speak English

  • @halimamohamed-hg3xz
    @halimamohamed-hg3xz ปีที่แล้ว +1

    1M subscribe hambalyo Astaan tv

  • @mohammedafiifsheikh1994
    @mohammedafiifsheikh1994 ปีที่แล้ว +1

    Congratulations muno

  • @hamdiabdalla1114
    @hamdiabdalla1114 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo Hambalyo 1m