Doorasho qof iyo cod ah ( one man one vote) hada diyaar maha ee waxay diyaar noqonaysa markan aniga Madax wayne noqdo ayuu kusoo koobmay hadalki mucaradka😃😁😃😁😃😁😃
Shiikh Shariif wuxuu diidan yahay Doorasho Qof iyo Cod ah wuxuu Difaavaya Doorashada aan caqa aheyn ee Axmed sameeyey laga yei maayo Mucaaradka Mucaradka Dalka wax haka xoreyaan Buuqana ha iska daayaan loo fadhin mayo Buuqa ay wadaan
Adoo miidhan baa Somali durbaan ku wareeriyay. Eebow ina wada caafi bulsho fayowba manihine. La soco Ku celcelisay awgeed wax kuma rumoobaan! Doodaan waa sidu Sheekhu u dhigay. Axmed Madoobe ma aha nin ina adeerkii lagu jabin karo. Waddo saxsan la kaalaya. Ciyaar hore la idiinka adkaaday baad dib u dheelaysaan ayyado marxaladuhu ayba uga fiicanyihiin Axmed Maxamed Islaam maanta. Wallahi ninkaas la jufo ma ihi, Daaroodna ma ihi ee see khaladkiisa kan VILLA SOMALIYA ayya ka daran. Waa intaas uun wuxu SHEEKHU inno sheegay!
Dhib kasta oo kajira Somalia waxa ka masuula Sheikh Shariif Markii aqalka lagu xidhay ee u saxeexay Dastuurka Garoowe 1 iyo Garoowe 2 Waxa uu la wareersanaa Jagada MW, muu ogayn wuxu saxeexayay Wuxu saxeexay in dastuurka Puntland ka madax banaan yahay ka Somalia oo aanu qaban dastuurka Somalia, maxaa yeelay Dastuurka Puntland ayaa ka da’wayn ka Somalia
Caasimadda meel uga haboon xamar ma jirto meel kasta waxaa deggan qabiil oo sheegta Una maleyn maayo inuu jiro shacab ka wanaagsan kuwa xamar sheegta lkn wax kale ayaa idiin muuqda oo aan dawo laheyn
Inta ila aragtey sh shariif inuu axmed madoobe madaxweyne ku xigeen ka rabo kadib markii uu madaxweyna nimada dalka ku guul dareystay , farta taaga oo liketa ku taaga 😂😂😂😂
Tuug ilaahey ka furtay waa in lagu xiraa waa wax laguu yeel yeelay in aad qeyl qeyliso shaqadii dowladda uu ka tisanyahay ayuu mucaarad ku yahay dani oo da ahaan kaa yar ayaa kugu shaqeysanaaya
Madaxweyne wxaa lo ogalyahay labo 2 mar o kaliya mxaa kismanyo Axmed ma iskale bal nin kan maqla wuxu ku hadlayo wa qaran dumis nin kaan ee Somali ha is raacdo somaliya hanolato
Somaliya mucaardkeedu danta guud ee caamka ah iyo isu tanasul ma yaqaaniin mana fiiriyaan mustaqbalka dadka iyo dalka waana dad si fudud loo iibsan karo .
War waxaas iska dhaafa ee ka xishooda in 20 sano ajnabi idiin ilaaliyo,shariif hada dadka muxuu u sheegi isoo la ilaalinayo ayuu xunka yimid hsdana isagoi la ilaalinayo ayuu xukunka ka tagay hadana wuxuu rabaa isoo ajnabi ilaalinayo inuu soo noqdo, xishood majiro meesha.
ARO NAAGTEYDA XITAA WATA HAWIYE ISKA DAAYE MAR UUN MADAXWEYNE I DHAHA WAA DULI NINKAAN GAAIN WADAN AYUU LEEYAHAY DOORASHO XALAAL AH WAR XAGEE DOORASHO XALAAL AH KA DHACDAY!
Shiikh Shariif wuxuu diidan yahay Doorasho Qof iyo Cod ah wuxuu Difaavaya Doorashada aan caqa aheyn ee Axmed sameeyey laga yei maayo Mucaaradka Mucaradka Dalka wax haka xoreyaan Buuqana ha iska daayaan loo fadhin mayo Buuqa ay wadaan
Only 2 minutes please say this:
3x SubhanAllah
3x Alhumdulillah
3x AstgfiruAllah
3x Lailaha ilallah
3x Allau Akbar
Good deeds for both of us❤️
Masha Allah Jawaabaha Sharif Sh Axmed waa cajiib waa nin qiiqda abaara oo soomaali dhab ah.
Odeyga wariyasha wuu raxeystay aftahan waye duqa ❤
Msha allah mwne guuleso
Ruunbad shegtay ❤❤❤❤
Sharifo do you remember Garowe 1 iyo Garowe 2
We never forget 😂
Doorasho qof iyo cod ah ( one man one vote) hada diyaar maha ee waxay diyaar noqonaysa markan aniga Madax wayne noqdo ayuu kusoo koobmay hadalki mucaradka😃😁😃😁😃😁😃
run bu sheegay sheekh shariif
Somali Cable kaalay ma internet raqiis ah ayey isticmaalaan. Maxaa video- kasta u go'go'ayaa?
Shiiq shariif guuul
Cabdulahi yusuf lamasodhaweyn e benta iskada
يا أيها الناس توبو إلى الله جميعا
Waxaas madaxweyne lagaa dhahaa su,aasha rabtaan iweydiiya ❤❤❤
Af hayenka majerteen waaye sharif
AF haweenka😂😂kulaha odayga ma naag ba su u yahay kfj 8717 odayga adeerka abgaal adi ma saa ogalooyo ba 😂
Shiikh Shariif wuxuu diidan yahay Doorasho Qof iyo Cod ah wuxuu Difaavaya Doorashada aan caqa aheyn ee Axmed sameeyey laga yei maayo Mucaaradka
Mucaradka Dalka wax haka xoreyaan
Buuqana ha iska daayaan loo fadhin mayo Buuqa ay wadaan
Adoo miidhan baa Somali durbaan ku wareeriyay. Eebow ina wada caafi bulsho fayowba manihine. La soco Ku celcelisay awgeed wax kuma rumoobaan!
Doodaan waa sidu Sheekhu u dhigay. Axmed Madoobe ma aha nin ina adeerkii lagu jabin karo. Waddo saxsan la kaalaya. Ciyaar hore la idiinka adkaaday baad dib u dheelaysaan ayyado marxaladuhu ayba uga fiicanyihiin Axmed Maxamed Islaam maanta. Wallahi ninkaas la jufo ma ihi, Daaroodna ma ihi ee see khaladkiisa kan VILLA SOMALIYA ayya ka daran. Waa intaas uun wuxu SHEEKHU inno sheegay!
Soomaaliyeey bal fiiriya ereygaan (waxaan rabaa doorasho inaan qabsado sax miyaa ereygaas?
Maya sax maaha
Doorasho qof ma qabsan karo
Dhib kasta oo kajira Somalia waxa ka masuula Sheikh Shariif
Markii aqalka lagu xidhay ee u saxeexay Dastuurka Garoowe 1 iyo Garoowe 2
Waxa uu la wareersanaa Jagada MW, muu ogayn wuxu saxeexayay
Wuxu saxeexay in dastuurka Puntland ka madax banaan yahay ka Somalia
oo aanu qaban dastuurka Somalia,
maxaa yeelay Dastuurka Puntland ayaa ka da’wayn ka Somalia
Hawiyo wsa ceeboobeen xasan maqabankaraan xasan.caasimada waa laga doodayaa meeshii laga dhigi lahayn
Caasimadda meel uga haboon xamar ma jirto meel kasta waxaa deggan qabiil oo sheegta Una maleyn maayo inuu jiro shacab ka wanaagsan kuwa xamar sheegta lkn wax kale ayaa idiin muuqda oo aan dawo laheyn
Xamar io hargee sa is ku mid ah unukaa leh io cunsurinimo ka jirta ee beedhabo lagadhigaa lagaheshiinaa
Shariifka markasta sida caadiga ah buu wax umucaaradaa
goormad ogolan donta dorasho qof iyo codaa
Comments kayga waxaa uu dhex taagan yahay gole ceebeed labada nin garbihiisa taagan waa xildhibaanadii dilaayey ciidamada booliiska baarlamaanka dalka Soomaaliya gudihiisa ceeb is kuguma dhintaan shicibka ayeyba soo hor is taageen allaah ceeb waynaa hunguriga meel jasto ayuu ku dhex is taajinaayaa gole ceebeed kasto ayaadxka muuqanaysaa hadaadan is koontaroolin hadakadaadana miisaan ay lahayn waa,qiima beeleysaa ogaada waa kuwaan oo kale. Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed meel kastovoo dalkeena Soomaaliyeed kazmidzah ayaa la geeynayaa ogaada Soomaaliyey waa kuwii cadowga Soomaaliyeed xabada is kaga keen dhigaayey aadna wada og tihiin inta dhalinyarada ciidamada ahaa ee ku shahiiday. War ja,xishooda shicibka Soomaaliyeed ee masaakiinta ah ee daalay.
Inta ila aragtey sh shariif inuu axmed madoobe madaxweyne ku xigeen ka rabo kadib markii uu madaxweyna nimada dalka ku guul dareystay , farta taaga oo liketa ku taaga 😂😂😂😂
Shiikh shariif mowqifkiisa maanta uu taaganyahay wuxuu ka dhigay siyaasiga ugu sumcad xun.
Garowe 3 ha la aado
Tuug ilaahey ka furtay waa in lagu xiraa waa wax laguu yeel yeelay in aad qeyl qeyliso shaqadii dowladda uu ka tisanyahay ayuu mucaarad ku yahay dani oo da ahaan kaa yar ayaa kugu shaqeysanaaya
Alla kursigu macanaa
Ninwalipa wuxuu u jedaa un kursiga oo kaliya.
Any problem let me know aboo
Danta guud waa miduu sheekhu damacsanyahay
Subscribed Somali cable
Guuuuuuul iyo gobanimo
Amed madoobe barito adigoo ka qeylineysid yaalagu arkin😊
Shariif ninkii bada iibsadey iyo ciidankii kenya uga dhuuntey soo maaha
Bravo Mr ex président machaalla
Shalay cali mad gedi ayuu mucarad ku ahaa
Shariifka 😂 adiga manta yaanku dooranaaya bal ii sheeg 😂😂😂😂
Ruunbukuhadalyii sheekh shariif madaxwayine xaaqa kuedaan
Asc maxadweyne alla kabaq waxaad tagereyso washasheyo iyo shasheyo kalmeeys
Qofka editka sameeyey wax uu ogyahay ma leha
Waaa dadka dhincahaga tagan waa kuwii uso distance barlamank oo fodada sameyay ogw tariiqda qoreso
Madaxweyne wxaa lo ogalyahay labo 2 mar o kaliya mxaa kismanyo Axmed ma iskale bal nin kan maqla wuxu ku hadlayo wa qaran dumis nin kaan ee Somali ha is raacdo somaliya hanolato
Ciyaalkan Xifrad yari Ayaa ka muuqato
Somaliya mucaardkeedu danta guud ee caamka ah iyo isu tanasul ma yaqaaniin mana fiiriyaan mustaqbalka dadka iyo dalka waana dad si fudud loo iibsan karo .
sheydaan wllkis isku Haleyn u beegsanaayo walaahi Kan faraa laga haayaa ama waa doqon
Tuug kale waaye isaga iyo furukh farmajo
Farmaano msxuu xadey?
War waxaas iska dhaafa ee ka xishooda in 20 sano ajnabi idiin ilaaliyo,shariif hada dadka muxuu u sheegi isoo la ilaalinayo ayuu xunka yimid hsdana isagoi la ilaalinayo ayuu xukunka ka tagay hadana wuxuu rabaa isoo ajnabi ilaalinayo inuu soo noqdo, xishood majiro meesha.
Shariifka buuq lee asaga
No More Teendahda Afisione
Sharif waa waashay
Warki oo koban ana saxan le heysa mucaradow 🤣
ARO NAAGTEYDA XITAA WATA HAWIYE ISKA DAAYE MAR UUN MADAXWEYNE I DHAHA WAA DULI NINKAAN GAAIN WADAN AYUU LEEYAHAY DOORASHO XALAAL AH WAR XAGEE DOORASHO XALAAL AH KA DHACDAY!
Adi qof ku doorado ma jiro
Ogaden farah halaga qado
Axmed madoobe ogaadeen ma matalo😊
Haa jawabta wan haynaa ok jwb waxay tahay waa soo gaabinayaa soomaali hunguri kuma heshiiso intaa weeyee ok hada waa fahan tey
LIVE
Ninka kali ah eee soomaliya dhisi kara waa ninkan
Uma socdo doorasho qof iyo cod.iyo doorasho dad banana ku darshoo u socdaa
Shaeiif kii shlay soo maah
Caruurtii aaway 20kun sifufud ayaad shaatiga badalatay
Beelahas isdilaayo hala kala celiyo hadii umada loo naxayo
Qofkii wax soo qabtay muuqda doorta
❤🎉❤🎉❤🙏🏻🙏🏻🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇸🇱🇸🇱🇸🇱🪷🪷🪷
War beenta
Guuuuuuuul iyo gobanimo