@@caliibrahim1686 hhhh May keenin umana dhawa Khadra daahir codkeeda in la keeno waa dhif iyo naadir Ciyaal payback ayaa thy malaha So dhagyso original adiga arkin Kala duwaanshaha
Familyyy Systems YawayE, lEE facyaashay ba Noocyadey YariisEeydatan lagu farxEEy QatraaayqaranEEy cadayyareey dagan fariidad facyaashay troonEey shamsoooy cadceed
Ismahaan heesaha khadra iyada iyo Raxma huunnaba way kusoo baxaan.
Khadra Daahir gabadha ugu taageerada badan fanka Soomaalida👑👑👑.
Boqortooyo
*Heestan si gaar ah baan u jecelahay* ❤
A splendid qaaci that brings back cherished memories my special to all the singers and musicians bravo
Hadane laabta maan galin inooow liico cashaquyeey sidee u leedahay macan 😍😍😍
*ERAYADII ABDILAAHI DIIRIYE SOORAN (AHU)*
Qamar suugaaniga halkaas fadhiya sodogii 😁 ayaa heestan sameeyey alle qabriga ha u nuure 🤲😭
Amin
Heesta iyo inantaba way macan yihin illahay hadhawree amin
Hees tan oo qoraal ah ayaa hayo soamliyeey
Ismahaan cod macaan waa lagu hubaa. maasha allah abnaa Somaliland, from Mogadishu.
Each and every singer 💓😂😻😂 is wonderful in this qaaci show each one is unique and splendid
Xasuustii boqoradii codka khadra daahir cige
Erayadii: cabdilahi diiriye sooraan AHN
Laxankii : axmed cali cigaal
Inanta heesta may keenin
Midhaha ayuubay akhrinaysaa
Qamar sodogii inuu heesta leeyhy ma socdaa talow . alle ha unaxariista cabdilaahi diiriye
Inta ay keentay ayay sidii baaskiilada ku badhi kactay ee dib uga fadhiiso inanta yaanan buuri kugu tufine
@@caliibrahim1686 hhhh
May keenin umana dhawa
Khadra daahir codkeeda in la keeno waa dhif iyo naadir
Ciyaal payback ayaa thy malaha
So dhagyso original adiga arkin
Kala duwaanshaha
Fananad is hubta ismahan Hashi Hore usoco walal❤
Oo 12 jeer igu soo ligligataah
Heestan barteedi ayay dhigtay khadra daahir dhiiga cas allh ha mxa ku mirqaamay wadankii markan jogay
cad macan heesta waad keentahy
How very nice this one is good
Yartu way wacantay codka
Waa hees qiimo badan hestaaan u kacaaah
Heestan wxa sameeyay sooraan
Qamar sugani sodogii
Kooxda muusiga wa bilaash xaytayaal
Dad culus 🎧👊🎤❤️
Axyaa sawt ismahaan viva
YawayE, Yartaanaa tanaa Nasriosey caday yareey Nicmaturabi Nicmaturabi ba lay yurah lagufarxeeeey Qiimobadan murwodumaroo fariidad
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Codka waa dahab lkn qoftu indhaheeda qaadiro kamuuqatah lkn fanaanad jirtaah
Eesh calaa cod
Familyyy Systems YawayE, lEE facyaashay ba Noocyadey YariisEeydatan lagu farxEEy QatraaayqaranEEy cadayyareey dagan fariidad facyaashay troonEey shamsoooy cadceed
Ismahan iyo yurub
Meelo ayay iska shabahan
Walashay ismahaan qaadiro badan baa ka muuqata ax
Waar inanta camerada indhaha inu kaga qabto may ahayn qaadiray indhuhu casaadeene
Way qashiyaa ban filaya
@@yaasirkhalif7540 Kaa xishoo Hablahaa somaliyeed
Waar waa maykabka dadka ku allergy ga ah bay indhuhu sidaa u casaadaan. Qofna isagoo qaaddiraystaan jamaca isma keeneene.
Wad ila aragty
Maskaxday walaaqday hh
Hees iyo bar waaye khadra dahir ismahan dagananteda top
Barteda ayaad DhiGtay lkn MidhaHa waad kaKala tagtay wllshay aad ayanad uXiftiyin
👌💚💚💚💚💚💚👏
K/dahir
Gabdhan may ahayn in lagaga qabto indhoha camerada wayo way yara qadireysantahy
Wow Xx
M
Asc FADLAN soo BOOQDA channel kayga aan kusoo bandhigo farsamo iyo xirfadahayga kala duwan WLC ALL waad ka maqsuudi doontaan 🌹🌹🌹
N0
O
Ml