Morning Routine jadwalka umusha baadiyaha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 105

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 2 ปีที่แล้ว +8

    Mashallah umushii isqaadata allah ka dhigo amiin yaa allah

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว +1

    Baraka Allah Tabaaraka Allah

  • @osamabashir2720
    @osamabashir2720 2 ปีที่แล้ว +15

    ما شاء الله تبارك الله حفظكم الله وبارك الله فيكم وجزاكم الله خيرا كل عام وانتم بخير وعافية عيد مبارك سعيد

    • @hayatsaeedali
      @hayatsaeedali ปีที่แล้ว

      😮😮😮😮😮😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sadiaabdulahi6311
    @sadiaabdulahi6311 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay hooyadaa iyo hooyooyinka oodhan ha u naxariisto

  • @fadumojamac5589
    @fadumojamac5589 ปีที่แล้ว +2

    Ilhay hacafiyo umusha🤲🤲

  • @sagalahmed7775
    @sagalahmed7775 2 ปีที่แล้ว +9

    Masha allaah abyo illaahay haka dhigo umushiii isqadata yaa rabi🥨🥰🤲🤲💕💞

  • @amalali833
    @amalali833 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Alllah tabrikallah aboyo jazkalu khir 🙏

  • @FadumoMacalin-zo6bi
    @FadumoMacalin-zo6bi ปีที่แล้ว +1

    M. a Allah u dhib dhaafo

  • @8-xto
    @8-xto 2 ปีที่แล้ว +2

    بارك الله فيك وبسترك وحجابك ويزيد امثالك

  • @reermiye1geeljire41
    @reermiye1geeljire41 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @bushromaxamuud1657
    @bushromaxamuud1657 2 ปีที่แล้ว +4

    Ubaxey wad mhdsnthy abyo mcn wx qabad fcn ba no heysaa abyo mcn halka kasii wad halyeeyad ba thy gabar karti badan mash allh allah ku xafido adiga iyo umusha iyo dhamantiin mash allh inaa ku arka iska jeclahey inshallh

  • @enggaradofficial9533
    @enggaradofficial9533 2 ปีที่แล้ว +3

    Allaha ku xifdiyo wllo erayga hooyo ma lihi ayaa I xanuujisay

  • @ayaanxaaji1507
    @ayaanxaaji1507 2 ปีที่แล้ว +4

    Msha alh xabibti mhdsanid rer xamilo uso duceeya gabdhana umul fiyow alha kadhigo

  • @nimcoBeauty2346
    @nimcoBeauty2346 2 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah. jazzakallah khayr. ad ayan ula dhacsanahay rayigaga iyo inad dhaqankenna hooyo caalamka la wadaagto.

  • @mohamudisman4281
    @mohamudisman4281 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah

  • @mahadasaidyusuf4169
    @mahadasaidyusuf4169 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc wr wb abaayo ilaahey ha ka dhigo umushii isxambaarata waxaan urajeynaya caafimaad. Ilaahey wadanka barwaaqo ha nooga dhigo. Allaahumma aamiin.

  • @maryamofarxaan7934
    @maryamofarxaan7934 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh qorexey ango imado insha aalh

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 2 ปีที่แล้ว +1

    Mshallaah tabaarakallaah Rabi ha idin barakeyo Aamiin wa Jzklh Kheir 🌹❤️🌹

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allaah🌹🌹🌹🌹💖💖💖💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Miriamegeah
    @Miriamegeah 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashallaaha Umul Udgoon Mushaaridu Ayada Laxooxda Ka Fiican Calooshana Waay Kuu Jilcin Ilmahana Naaska Caano Fican Buu Ka Heli Waa Hadaad Naas Qudha Siisid Ilmaha Shaaha Waxa Ka Fiican Madama Uu Leeyahay caffeine Sharaabka Dabiiciga!

  • @hodancadi4205
    @hodancadi4205 2 ปีที่แล้ว +2

    masha allah umul caafimad qabto allah ka dhigo waa nolol macaan walhi

  • @abuabdirahman892
    @abuabdirahman892 2 ปีที่แล้ว +1

    الله يحفظك ويرعاك.

  • @Somalia2020
    @Somalia2020 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah tabarakalah

  • @asiaosman8867
    @asiaosman8867 2 ปีที่แล้ว +1

    Manzha allh wll hore usoco

  • @raxmayusuf685
    @raxmayusuf685 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle hawnaxariisto wlll hooyo macaaan

  • @malak-tn5ic
    @malak-tn5ic 2 ปีที่แล้ว +3

    Maansha Mansha Alha anaga mesha aan joogno umul lagama yaqaano ayadaa hawsheda qabtasa markay dhaqatrka kaso baxdo allha ficna markaaa dadkaga la jogtid fadhiga lagugu adegaya

  • @maxamuudaxmed3919
    @maxamuudaxmed3919 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Allah Nokadayo

  • @Somali_Boy_143
    @Somali_Boy_143 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walaasheena

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha allah allah ku xafido walaal

  • @xamdaciise6854
    @xamdaciise6854 2 ปีที่แล้ว +2

    💕💕💕💕💕💕💕💋💋💋maasha allh muqaalada noo soo badi inshha alaah ubaxey

  • @xamdacabdiraxmaan6880
    @xamdacabdiraxmaan6880 2 ปีที่แล้ว +2

    Hooyo mca 😥 ♥ masha Allah

  • @SuberAkod
    @SuberAkod 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @aminaabdullah4893
    @aminaabdullah4893 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah 💖 habo sobarbar

  • @laylamaxmed7221
    @laylamaxmed7221 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh ♦️🙏

  • @jirfe
    @jirfe 2 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkkk muqmad weeye sister
    Dhulkan an ku nool nahay gabadhu hadaay dhasho labo casho ayày dhaqtarka joogtaa dabdeedna gurigeeday timaadaa hawsheeda ayaay hore ka qabsataa because inta badan family caawinayo ma lama joogaan hawsha halkaa ka sii wad sister dhaqankeenii baad marwlba na xasuusisaa thank you very much walaalo

  • @hyr6726
    @hyr6726 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah

  • @xafsoxubi7965
    @xafsoxubi7965 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa alah abayo

  • @aishahassan2327
    @aishahassan2327 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a abaayo saas waaye alxmdulilaaah

  • @abdulahiartan4091
    @abdulahiartan4091 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah

  • @farxiyo2967
    @farxiyo2967 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh inta firsan ban legtakusara abayo

  • @mariamabdillahi4228
    @mariamabdillahi4228 2 ปีที่แล้ว +1

    Amin

  • @roodadaahir4959
    @roodadaahir4959 2 ปีที่แล้ว +4

    Abayo sonkorta waaba naxay intaad beerka ugalisay, adna waxaa tiri meel dheer kudaray😂😂😂allaha idin barakeeyo

  • @thealphaman
    @thealphaman 2 ปีที่แล้ว +2

    عيدكم مبارك وكل عام وأنتم بخير

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 2 ปีที่แล้ว +1

    Isoo duceeya xanuun baa saaid iihayee wlalahay

  • @nastexa6091
    @nastexa6091 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @ismahanabdale7612
    @ismahanabdale7612 2 ปีที่แล้ว +1

    Haqal Eidka wan kusoye abyo

  • @Top_G1st
    @Top_G1st 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Qalanjo

  • @kochinesugal3456
    @kochinesugal3456 2 ปีที่แล้ว +1

    Salam abaayo baadiyaha sidee lodega ma inad dad kataqanid ba mise qofkasta aya iska degi kara ? mahadsanid

  • @Maryama190
    @Maryama190 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waan ka helay ❤❤❤❤

  • @salatosman2209
    @salatosman2209 2 ปีที่แล้ว +2

    Hadey ninuhay rag waan iska daawaneynaaa haduu ale kuu idmayo

  • @ikraanxasan677
    @ikraanxasan677 2 ปีที่แล้ว +1

    Qaaliyeey anigaa umul cusuba waxa iga dhaadhcsn cuntada farha badan waad ku naaxysaa waxaabd moodaa inaad aniga iga sheekaynsid

  • @ahmedabdirahmandalmar8051
    @ahmedabdirahmandalmar8051 2 ปีที่แล้ว +2

    Okay lkn baatiye xagee ah waaye mcnto 💋💯

    • @saladhersi4704
      @saladhersi4704 2 ปีที่แล้ว

      Gobolka Galgaduud, agagaarka Dhusa-Mareeb.

  • @Buskud
    @Buskud 2 ปีที่แล้ว +1

    Abyo xagee ku nooshahy adi aan Ku guursadee abyo mcnto

  • @abuayuub4261
    @abuayuub4261 2 ปีที่แล้ว +3

    Dhaqan Kaaba, Canjeero cad(imdho badan) ayaad dubaysaaa.
    Canjeelo Badar reerka u samee. hadhuudh ama mesego ku dar

  • @zainabmohamed4481
    @zainabmohamed4481 2 ปีที่แล้ว +1

    Abayo biyaha welka kudhaqdid waxaraha Mel ugu shub

  • @suldaansomali9820
    @suldaansomali9820 2 ปีที่แล้ว

    Sodow qaali ah baa tahay , dhaqan kaba

  • @gaboobeabdulahi5432
    @gaboobeabdulahi5432 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxaa uqosleesaa

  • @hudarahma2465
    @hudarahma2465 2 ปีที่แล้ว +1

    Umushu barigi hore ayay ficnayid 2nef aya loqalijiray ama 1nef hada waxba lomasameyo abar ayaadhacday

  • @Qowdhan99
    @Qowdhan99 2 ปีที่แล้ว +1

    Duurjooogta iyo dugaaga miyiga kunool soo duub

  • @abdulahiartan4091
    @abdulahiartan4091 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah lkn baadiyo Maxa keenay caana booraha wadamada lagu sameyo lagama Cabo dadka kasoshaqeyay meelaha lagu sameyo Cana booraha in Laga sameyo caanaha halabay ama xumaday

    • @dhaqankaaba7350
      @dhaqankaaba7350  2 ปีที่แล้ว +1

      Daruuf ayaa igaysay wll xoolaha caano malaha

    • @barcelona1038
      @barcelona1038 2 ปีที่แล้ว

      muxuu kabadali karaa kaliyabhadal ayuu kuhayaa
      mesha nagalatag nio
      badiyaha anaa kusoo
      nolaaye from garissa kenya before 2008 Ethiopia gaar ahaan jarati waan uxisay 😭🙏

  • @barremaxamedmaxamuud7038
    @barremaxamedmaxamuud7038 2 ปีที่แล้ว +4

    Dhaqan kaabaay dhul buuro ah idinkama ag dhawa miyaa mise meesho banbanaankaan ayey u badan tahay haddey buuro kaa ag dhawyihiin noo booqo bal

  • @foosnoor7368
    @foosnoor7368 ปีที่แล้ว +1

    🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤

  • @amiincuuke2813
    @amiincuuke2813 2 ปีที่แล้ว

    Wcs boqorada Somalia

  • @abdourahman8231
    @abdourahman8231 2 ปีที่แล้ว

    Mashaaridu ma boorashka wll ?

  • @hanalula2392
    @hanalula2392 ปีที่แล้ว +1

    Umusha qurbaha ayaa u maqan tolow . 😢

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 ปีที่แล้ว +1

    Babis la aan xata magalada babis la aan mahin xafada agagarkeda dur ah bajogta haiwarerin

  • @xabiibomaxamedlesh5493
    @xabiibomaxamedlesh5493 2 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo m.a atban ku tageraa

  • @juweriyaabdulahi1
    @juweriyaabdulahi1 2 ปีที่แล้ว +1

    Umusha inte la siixin rabaa

  • @wiilwaal2529
    @wiilwaal2529 2 ปีที่แล้ว +1

    Ha.isku qoslin hdii kle ck woo xanaaqaa 😂

  • @abdrsskkllaaiittaamm1781
    @abdrsskkllaaiittaamm1781 2 ปีที่แล้ว +1

    Lkn miyigi aad bu isku bedelay

  • @HaykalMoha88
    @HaykalMoha88 2 ปีที่แล้ว +2

    #CANJEERO IYO #OODKAC 😫🥰

  • @onebyoneistwo9190
    @onebyoneistwo9190 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaley goormu roobku da’ayaa?

    • @ifrah9540
      @ifrah9540 2 ปีที่แล้ว

      Ilahy baa og maxay ka ogtayhy ayadu

    • @onebyoneistwo9190
      @onebyoneistwo9190 2 ปีที่แล้ว

      @@ifrah9540 anigu ilahay ma ogo ma orane xili roob ka da’aa jira wadanki’ aniguna xiliga ayaan waydiiyay xiliguu yahay’ jaw

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 2 ปีที่แล้ว

    Dhulka ciida gaduudka sidaan ujeclahay waala yaabaa.

  • @faadumomustaf-zb8fu
    @faadumomustaf-zb8fu ปีที่แล้ว

    Ascabyo
    Awererkagmaglad

  • @barcelona1038
    @barcelona1038 2 ปีที่แล้ว +1

    team OGANSHO

  • @abdulahiartan4091
    @abdulahiartan4091 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc dhamaantiin

  • @abdullahimaxamudmaxamed3757
    @abdullahimaxamudmaxamed3757 2 ปีที่แล้ว +1

    Waagii hore waxaan arki jirey reer baadiyaha waxay cuni jireen caanah soorta bariiska shaaha burka hilibka iwm
    Lkn hada reer baadiyah jira waan la yaabay soo ma arkin baadiye cunayah kalluun baasto suugo leh bariis suugo leh cabitaan wixii magaallo yaalloo dhan ku arkay waa yaab haaf magaallo weeye baadiye hada😂

  • @bintuibraahim2023
    @bintuibraahim2023 2 ปีที่แล้ว +1

    Alla wan u xiisnay Jikadan iyo gurikaan Quen u baxay🥰🥰🥰

  • @aminamahamoud589
    @aminamahamoud589 2 ปีที่แล้ว +1

    Uk ban jogaa waxan ku quracdaa boorash iyo biyo badan nah waa lacabaa si aad uyeelato caano waa muhiin ineey hoyadu cano yelato

  • @CuradOfficia
    @CuradOfficia 2 ปีที่แล้ว

    Subax wanaagsan

  • @ahmedabdulle6954
    @ahmedabdulle6954 2 ปีที่แล้ว

    Oodkac ama Luqmad
    Anigaaba is mooday in la iisoowado quraacda kkkkkkkkkk

  • @sahroabdihakim1825
    @sahroabdihakim1825 2 ปีที่แล้ว +1

    abyo Instagram kala soo hdlay iga so jawab pls

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah tabarakalaah

  • @osamabashir2720
    @osamabashir2720 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallaha

  • @fali2695
    @fali2695 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @munirajacfar2076
    @munirajacfar2076 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah