afurkeena galabta iyo baadiyaha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 780

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 3 ปีที่แล้ว +179

    Masha Allah abayo jawi qurxan

  • @missreche
    @missreche 3 ปีที่แล้ว +4

    Am watching from Kenya and I love this am a village girl keep up yu are amazing

  • @mukhtaarmohamedmukhtaarmoh2497
    @mukhtaarmohamedmukhtaarmoh2497 3 ปีที่แล้ว +25

    Nolosha miiga waa nolol qurux badan runtii wana mid farax iyo dhaqankii Somaliyeed ku xasuusineesa 👌🙋‍♂️💕🇸🇴

  • @aaminabdirizaq9841
    @aaminabdirizaq9841 3 ปีที่แล้ว +113

    Dadkana waxan ka codsanaya inaya inanta xaqeeda marina millions gaadhsiya wllyal

  • @umuabdalllah4475
    @umuabdalllah4475 3 ปีที่แล้ว +12

    Dhaqanka ayaan ķugu soo raaacay wngsn wlal alle haku barakeeyo somalidu wa rer miyi noloshena dhabta ahi wa taas

  • @gntlmn4
    @gntlmn4 2 ปีที่แล้ว

    Machaalah wlshy good eadia wane ku faraxsanahay keep going

  • @munaali8224
    @munaali8224 3 ปีที่แล้ว +2

    Fikrad wanaagsan iyo arimo faaido leh ayaad soo gudbisaa. Mahadsanid

  • @mohamednuur5154
    @mohamednuur5154 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah. Xusus hore badiya ayadba isoxasusise ❤️💯👈

  • @bashiirsalaad7709
    @bashiirsalaad7709 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah soomaali weyn inantaan wax wanaagsan ayey noo soo gudbineeysaaye hala garab is taago si ay u gaarto hadafkeeda

  • @ISMAHAN-7
    @ISMAHAN-7 3 ปีที่แล้ว +66

    M.allah sida social media loo baahan yahay inloo isticmalo eesaxda ah waa sida gabadhan u isticmaleso hore usoco abayo qali

    • @socdaalfilmsvlogs
      @socdaalfilmsvlogs 3 ปีที่แล้ว +1

      Fadlan TH-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
      Ifka lagu yahay walaal...

  • @abdidaahir9848
    @abdidaahir9848 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah walal horey usoco walahi waan jeclahay dhaqankeena

  • @daacadyare742
    @daacadyare742 3 ปีที่แล้ว +83

    masha allah 20 sano kahor isoo xasuusiyay ilahey haku dhowro mcnto

  • @muminbader7251
    @muminbader7251 3 ปีที่แล้ว +115

    Maasha allaah jawi roobeed iyo gaari dumar nin kii isku helaa liibaanay😂

  • @tiktofunny4198
    @tiktofunny4198 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah barnaamij yadaada aadban ujeclahey dhaqan kena badiyaha

  • @abdibasasborle1711
    @abdibasasborle1711 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh badiyaha waan kahelaa waa meel saxa saxa udkoon

  • @abdinuurxassan8867
    @abdinuurxassan8867 3 ปีที่แล้ว

    Run ahntii inta muqalka inta dhamesanayay wxn ka fikirayay lugta aad ka gubaty allh ku cfiyo cud wngey wale reer miyi wa dadka ugu nasabsan ugu qalbiga fcn ugu deeqsisan runti jecl ayn u qaday miyiga wexyba iga hyza in a idin la afuro inta so bodo wx I deqday dhaqan koda mansh allh mr a yara aya tagay miyiga hdda xiiso said eh aya iga haayo inkasto magacaga aqoon aad ayn ku salamy abyo nbd ku nolaw hufaney 😘🤩🥺🙀👏

  • @zaksypher571
    @zaksypher571 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah waa jawigan ugu jeclahay allah haydin xafido

  • @rahmashukri9476
    @rahmashukri9476 3 ปีที่แล้ว

    Mashaaa Allah tabarak Allah walashey qaali hore u soco Abaayo mcn

  • @sacdiyaosman4649
    @sacdiyaosman4649 3 ปีที่แล้ว

    Badiyo haliigeyo ani😪😪😪wlhi wa ka helayba masha allah

  • @aminoamiisha6628
    @aminoamiisha6628 3 ปีที่แล้ว

    ManshAllh ❤️❤️♥️♥️🙏💋💋inoo soo padiya abyo mcn dhaqnkeena wala mahuraan jawiga mehsaan wankahelay 🌹♥️❤️

  • @habsahhaaji5891
    @habsahhaaji5891 3 ปีที่แล้ว +9

    Allh hku barakeeyo dhinac walpa waadka dhisanthy dhaqanka diinta akhlaaqda quruxda iyo tabinta quruxda badan go forward xbbt ♥️⚘

  • @c.rixmaancali9553
    @c.rixmaancali9553 3 ปีที่แล้ว

    Mash allh wll waad mahadsantahay wlaasheey waan kuusaaray

  • @AliAhmed-lm1zp
    @AliAhmed-lm1zp 3 ปีที่แล้ว

    masha alaaah canjeelada sifiican udub iska ilaali waa lagu caydhinayaaaa

  • @ifraaxmaxamud333
    @ifraaxmaxamud333 3 ปีที่แล้ว +1

    Maansha.aalaah tabaarakalaah waaaaw runtii waligeey miyi mudo kuma noolaanin oon ka ahyen qaxii 1991 kii waxa aan la socdaay waalidkeey alxmdulilaaah waa xusuus runtii waan laqiirooday

  • @kaafi.channel2577
    @kaafi.channel2577 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah abaayo dhiiri galin ayaad mudan tahay ee horay usii soco 👑👑👑👑👑👑

  • @cumarxassan6872
    @cumarxassan6872 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah allha Haku xafido walashey cod kaga Ayanba kahelay run ahaantii horo usoco walashey

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 3 ปีที่แล้ว

    Asal waayo waayo waaye runtii waan u xiisay noloshii miyiga walasheyna aanbaan u salamayaaa

  • @hersare1147
    @hersare1147 3 ปีที่แล้ว +4

    Www wa channelkii ugu quruxda bdnaa oo an dawado runtii m.a wallsheyn kal iyo laab nolol wcn iyo hormar wcn 🥰🥰🥰

  • @makoislaw
    @makoislaw 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah beautiful walhi

  • @viralthings4379
    @viralthings4379 3 ปีที่แล้ว

    M..a💙 baadiyo waa rajenaa inaa imaado ✊💙💙

  • @abdullahikomandoos6786
    @abdullahikomandoos6786 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaahi xafida humulaahi walashay waa xasuus wanaagsan

  • @zamzammaryama3427
    @zamzammaryama3427 3 ปีที่แล้ว +5

    Dhaqankaabaay abaayo aad ayaan kaga helay barnaamijkaan from xarardheere gal gaduud🇸🇴🇸🇴

  • @farxiyaxuseyn71
    @farxiyaxuseyn71 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah waan uxiisay miyigii galgaduud ramadanti hore ayan kuso somay waa nolol qururx badan illahey haydin barakeyo

  • @aminahujale9782
    @aminahujale9782 3 ปีที่แล้ว

    Manshallah wlshy mcn alle hakubarakeyo waxad tahay gawar qurax iyo diin iyo aqlaaq illahey udhamestiree dhar ilahey ayan kujacelahay mcnto

  • @nafisaluulaofficial9256
    @nafisaluulaofficial9256 3 ปีที่แล้ว +6

    M.allh allaha ubarakeeyo intaa iyo kabadan allaha siiyo iyaga iyo intii bahanbo🤲🤲🤲🤲aaamin

  • @RuweydoShekhxasan
    @RuweydoShekhxasan 6 หลายเดือนก่อน

    Baadiye ayaan soo xasuustay wallahi 4 sano kahor ayaa igudabay

  • @ahmedmohamedabdi5249
    @ahmedmohamedabdi5249 3 ปีที่แล้ว

    In bdn ayaan radiyey chanell kaaga alxm maanta waan helay aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay

  • @ahmedhassan-fi8jr
    @ahmedhassan-fi8jr 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah barnaamijkaaga aad baan uga helay

  • @mushtaaqqurux5311
    @mushtaaqqurux5311 3 ปีที่แล้ว +3

    horta walalayalow libaxa iyo warabaha xagee laga galaa geedahan yar kama celin karee wlhi fuleynime iga tahay hore u soco wlashey waan ka helay♥️🙏🏻

  • @daaruralnoor1213
    @daaruralnoor1213 3 ปีที่แล้ว

    mAshA allàh wallhi run ahanti qofka kaliya en ka takero yutubka
    mAshA allàh horay u soco aman way kuku dhamaty

  • @Mjigu
    @Mjigu 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah aid iyo aad ayan ugu helay video waa video labad aan janalkada ka daawado m.a abyo horay usoco shaqo fcn wada

  • @sacdiyacabdisalam7761
    @sacdiyacabdisalam7761 3 ปีที่แล้ว +2

    mashalh walhi wan uxisey badiyo horo usoco xabbti

  • @qalideeqo7472
    @qalideeqo7472 2 ปีที่แล้ว

    Wcs🌹 MashAllaah Ramadan Mubarak sodhawooea💖💖💖

  • @abdullahimaxamudmaxamed3757
    @abdullahimaxamudmaxamed3757 3 ปีที่แล้ว +11

    Baadiye ayaan soo xasuustay wallahi

  • @hakimy5684
    @hakimy5684 3 ปีที่แล้ว

    Maashaallaha beautifull nolol walalahi

  • @najmaapdyzalatt3628
    @najmaapdyzalatt3628 3 ปีที่แล้ว

    Mncha allah wllshy wnku saray horay usoco🥰🥰🥰🥰

  • @XaliimoXaliimo-l3o
    @XaliimoXaliimo-l3o ปีที่แล้ว

    Mash alaah walal quruxeey waad mahasanthy😊

  • @omarmohamoud5892
    @omarmohamoud5892 3 ปีที่แล้ว

    gabadhaan xaadarad ilbaxnimo ayay leedahay, waxaan is leeyahay in ay magaalo ka tagtay,. Masha allah waxaan ka helay sida ay fakir cusub u keensatay.

  • @HamseAbdilahi-s7q
    @HamseAbdilahi-s7q 8 หลายเดือนก่อน

    Wooww masha Allah xayakamulaah wll Ramadan Mubarak

  • @amaliishacabdullahi1488
    @amaliishacabdullahi1488 3 ปีที่แล้ว +3

    M.a wn ku saaray abyo hore u soco🙋‍♀️❤

  • @Cudeyvlogs4
    @Cudeyvlogs4 3 ปีที่แล้ว +2

    Waakuusaray xabibti. Aadbaan oogahelay dhaqanka miyiga. Masha Allah. Keep going sister 👌

  • @anebabuker3835
    @anebabuker3835 3 ปีที่แล้ว

    Habaryar aad iyo aad ayad ixisogalisaye hore usoco

  • @amatullaahbintumaxamed8892
    @amatullaahbintumaxamed8892 3 ปีที่แล้ว

    MASHAALLAH TABARAKA ALLAH ALLAHUMA BAARIK

  • @luuldiriye210
    @luuldiriye210 3 ปีที่แล้ว

    Masha alah tabaarakalah waan ku hambalyaynaya madama aan reer miyi ahay mahadsanid

  • @axmedmustafa6062
    @axmedmustafa6062 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxa garabkaga tagan inta taqaano noolasha qiimaheda
    Rabi haku xifdiyo wax kudhibana rabi kuma tuso

  • @abdirahmaanyuusuf2138
    @abdirahmaanyuusuf2138 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah xasuus waayo waayo abaayo waad guuleysan doontaa ee waligaa haa kacaajisin

  • @bashirabib8731
    @bashirabib8731 3 ปีที่แล้ว

    From
    Hargaysa

  • @erfg2538
    @erfg2538 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah waxaat isooxusuusisay markaantuuladakadoonijirnay xaaabada

  • @aaminomohamedaaminadaacad8595
    @aaminomohamedaaminadaacad8595 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah quruxey alle haku barakeyo keep going gawar akhlaaq iyo diin lagu anqariyey ayad tahy alaah haku shrfo

  • @rihannaruhii1421
    @rihannaruhii1421 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah🥰 nolosha baadiyaha waa nolol qurux badan 🌝😉🤲🏻 waana dhaqan qurux badan

  • @kayddhaqanchanel7339
    @kayddhaqanchanel7339 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah dhaqankeenu wanagsanaa

  • @Sumia-yd1ex
    @Sumia-yd1ex 3 ปีที่แล้ว

    Abyo mcnto masha'Allah. Ilaahey adi iyo qoyskaaga ha idin barakeeyo😍

  • @ancammahamed9227
    @ancammahamed9227 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah wll wan jeclah inaan mar imado miga waa nolal quruxbadan horay usoco abaayomcn ramadankariim😁😁😁

  • @xaashixshi4047
    @xaashixshi4047 3 ปีที่แล้ว

    masha allaah qurux illaahey haku dhibyareyo

  • @ifrahhassan9628
    @ifrahhassan9628 3 ปีที่แล้ว +6

    Mashaa Allah baadiyaha jawigiisa aad ayuu u qurxan ayahay waan ku cusbahay chanelka balse aad ayaan uga helay

  • @alihussein7553
    @alihussein7553 3 ปีที่แล้ว

    maansha allah waa inlagu tageero

  • @AJABSHIR697
    @AJABSHIR697 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walashay Allah ha ku xafido

  • @hawoadan3973
    @hawoadan3973 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wanjclahay miiga wanimani insha Alllah

  • @dahabomohamed1228
    @dahabomohamed1228 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah wlhi fariid batahy xabibti alaah yaxfidkum miigi qofki kuso koray ayumba oog macankiisa iyo jawigisa qlhi wn uxisay

  • @leylawacbestcooking5465
    @leylawacbestcooking5465 3 ปีที่แล้ว

    Masha.allaah xabiibti hore usoco wnka helay

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa dhaqan wanaagsan masha allah. Oo aynu leenahay.

  • @Hargeisavillagevlogs
    @Hargeisavillagevlogs 3 ปีที่แล้ว +8

    Usbuucan u socdaa CAANO DOON AHAY YAA I RAACAYA OON ISBARANAA MARTI QAADAANA EHELKAA HALKAA DEGANE FROM HARGEISA😘😘😍

  • @abshirobashir7001
    @abshirobashir7001 3 ปีที่แล้ว

    Meeshna waaa halkee walahaya iso jawba

  • @qasaaye23
    @qasaaye23 3 ปีที่แล้ว +1

    Wa film fican 👍hadal ka xoga yarey😀

  • @nimcoamar8308
    @nimcoamar8308 3 ปีที่แล้ว

    Manshalah qali dumar walshay wanku saray wana ubogay

  • @queenmilanooffcial8438
    @queenmilanooffcial8438 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha kuu dhib dhaamo abyo mcn hadda jawigaa kala dugan kula mari la haaa 🤣🤣🤣🙏allow ku xafid wllshy mcn

  • @umusamiirachannel2194
    @umusamiirachannel2194 3 ปีที่แล้ว

    maasha allah walahi foostada iyo tuunbadaa wxn kusoo xaauustay foosto sidaa u afyarayd oo gurigayaga burco noo ooli jirtay hore usoco wll.

  • @khadijoaxmed9401
    @khadijoaxmed9401 3 ปีที่แล้ว

    masha allah xabiibti horay usoco waankahelay wllhi yakugeyo necawda macan oodkujirto

  • @matahayqofnaftiisaaaminsan359
    @matahayqofnaftiisaaaminsan359 3 ปีที่แล้ว +30

    I love baadiyo jawi dagan iyo hawo mcn illahey ii Kas inaan Dib ugu laabto oo aan waqti qurux badan iyo jawi dagan oo macaan aan ku wada qaadano aniga iyo Dhamaan inta ila jecel 🤲🤲🤲Aamiin aamiin aamiin ya rabi 🤲🤲🤲🙏🥰❤️💋

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 3 ปีที่แล้ว

    MashaAlAh badahoyaha xiliga robka aad ayuu umcanyhy MashaAlAh

  • @maxamuudcabdiqaadir9428
    @maxamuudcabdiqaadir9428 3 ปีที่แล้ว

    masha allah wlshy xaqiiqdii wax Aad uqaali ah baad soo gudbisaa sii wad rabina wuu kugu guuleenaa insha allah
    dhankeega like subsc waan kuu saaray waana kuu sharegareeyay waan ku salaamayaa wlshy

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 3 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan Kareem all islam ❤❤🕋🌙Masha Allah TabarakAllah ❤❤❤it Hidhey iyo dhaqan keep going my dear sister and succes wll chanelka kuu cusub ayan ahay iso boqo adna wlshy qaali jazaqAllah qhair ❤❤🙏

  • @erfg2538
    @erfg2538 3 ปีที่แล้ว

    Allaah hakaacaafiyo wllo lugta

  • @sulaymanabdi4916
    @sulaymanabdi4916 3 ปีที่แล้ว

    Alle haku barakeeyo wllo
    Runtii aad iyo aad umhdsantahay
    Wxaad haysaa shaqo wayn oo dhaba
    Wxaad mudantahay horu-mar wayn

  • @libinmohamed6247
    @libinmohamed6247 3 ปีที่แล้ว +1

    manshaalah allah jawii macana oo caraf badana marku roobka so socdo xasus yaranteydi iyo ayeyday allow cafimad iyo cimri dhere ku siii

  • @cashomohamed4494
    @cashomohamed4494 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going 💓💓💓💓

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 3 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah waa dhan gobanimo ah jecliyaa walaahi waan u xiisa baadiye lagama faano dhaqankii awoow yaashaan guul iyo banimo

  • @aaminabdirizaq9841
    @aaminabdirizaq9841 3 ปีที่แล้ว +2

    Mazha allh wllshy wllhi kalsonida wan ka dhacay hore USO wlloh 🚶‍♀️🚶‍♀️🚶‍♀️🚶‍♀️🚶‍♀️🚶‍♀️🚶‍♀️

  • @awaysissa5919
    @awaysissa5919 3 ปีที่แล้ว

    Reerkan ma ahan reer guur guura

  • @rumanshine5398
    @rumanshine5398 3 ปีที่แล้ว

    Mashalh alh hakuxafidoo bayoo

  • @dhoolabdi1
    @dhoolabdi1 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah waa jawi aad umacaan

  • @canabcali5036
    @canabcali5036 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah fariid dhaqankeenii waa wax lagu faano

  • @balqiisaosman6228
    @balqiisaosman6228 3 ปีที่แล้ว +2

    Kashkaash meeshaad ledahay aniga hinsarar Ban uaqaanaa Abyo horey usoco

  • @bahjaqurux9586
    @bahjaqurux9586 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaw wllhi mnta malhen nolashn okalad you top ku arki malhen wllhi masha,allh

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 3 ปีที่แล้ว +39

    Barmaamijyadadi hore ban dib ugu noqday, waxan soo ogaday in aad tidhi video badan ban soo duubaya xiliga robka iyo barwaqada, inkasto ay Ramadan tahay oo anan kugu xujayneyn, hadana wixi Allaha kula qabto wa ka sugayna Insha Allaha...
    Aniga waxa ii gaara bal mudada dhirtu caleenta ku yeelato inad nooga war keento Insha Allaha..
    Ramadan Wanagasan..

    • @socdaalfilmsvlogs
      @socdaalfilmsvlogs 3 ปีที่แล้ว

      Fadlan TH-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
      Ifka lagu yahay walaal...

    • @habsahhaaji5891
      @habsahhaaji5891 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaa wll jzakllhul khayr

  • @umucabdikhadar5069
    @umucabdikhadar5069 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa kugu cusbahay abyo hore usoco

  • @TEAMABBAABDI
    @TEAMABBAABDI 3 ปีที่แล้ว

    Asc abyo intee lagala soo xiriiraa wan ku bahanhyee

  • @aaminabdirizaq9841
    @aaminabdirizaq9841 3 ปีที่แล้ว +16

    Aniguba aad ayan jeclahay miiga wllhi alle wadanka ha iguso nabad celiyo mar wan tagi doona wlloh

  • @hassanmohamed208
    @hassanmohamed208 3 ปีที่แล้ว

    Mansh allah hanbalyo hanbalyo
    Waxaad igu celisaa wakhti hore oo aan soo maray . aad baan u xiisay nayaaa dhaqanka miyiga mansh allah walaal ale ha ku daayo

  • @taajircarap
    @taajircarap 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah jawi qurxon wlhi wan uxisay badiyaha❤️❤️💯