24 su aalood oo wada furriin ah || Sh Maxamed Cabdi Umal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

ความคิดเห็น • 130

  • @ummucabdala123
    @ummucabdala123 10 หลายเดือนก่อน +2

    Jazakalahu khayraa shiakhnaa muhamad cabdi umal allah yaxfadak❤

  • @Quresh_Farah
    @Quresh_Farah ปีที่แล้ว +19

    Mansha Allah Alle haku ilaliyo sheikh

    • @faatushabdi9624
      @faatushabdi9624 7 หลายเดือนก่อน +5

      😢

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 6 หลายเดือนก่อน +2

      Asc.maasha,alaah sheekheena sheikh mohamed ummal ilaahay ha xifdiyo aduunyo iyo aakhiraba allaahumma aamiin aamiin aamiin

  • @shukriali4796
    @shukriali4796 ปีที่แล้ว +8

    جزاك الله خيرا شيخنا الدكتور محمد عبد أمل

  • @ardoahmed3070
    @ardoahmed3070 11 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allah sheikh illahey ha ku xafido

  • @hfm9834
    @hfm9834 ปีที่แล้ว +7

    Jazakllahu khayran Sh Umal iyo wllha kale.

  • @MaankaCade-l2g
    @MaankaCade-l2g 4 หลายเดือนก่อน +1

    جزاك الله خير الجزاء يا شيخ

    • @XabiinoAadan
      @XabiinoAadan 4 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅

  • @xuseenfakata8609
    @xuseenfakata8609 ปีที่แล้ว +4

    بارك الله فيك وجزاك الله خيرا

  • @Dhashii.S.H
    @Dhashii.S.H ปีที่แล้ว +13

    Masha allah alle cumrigiisa ha dheereeyo caalimka omada somaliyeed

  • @امعادلشيخ
    @امعادلشيخ ปีที่แล้ว +6

    بارك الله فيك اليشخ حفضك الله ورعاك اللهم احفظ بلادن وبلاد المسلمين اللهم آمين 🤲

  • @Oneummah2026
    @Oneummah2026 หลายเดือนก่อน

    Wiilkayow hadday xumaantu tahay Xabbad Khardal ah oo kale (wax yar) oo sallax dhexdii ku sugnaato ama samooyinka dhexdooda ama Dhulka dhexdiisa wuu keeni Eebe, Eebana waa oge xeeldheer❤❤❤❤☝️

  • @Inspirationchannel-uc3yv
    @Inspirationchannel-uc3yv ปีที่แล้ว +11

    جزاكم الله خيرا ❤ بهذا البرنامج فايدة للمجتمع ❤

  • @saciidoclle4946
    @saciidoclle4946 10 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah alle ha ku sharfo sheekh abdi

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 3 หลายเดือนก่อน +3

    Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam

  • @iqracabdilaahi8559
    @iqracabdilaahi8559 ปีที่แล้ว +3

    Mash alh allh kuxafido

  • @XafsaMaxamuud-pd3dk
    @XafsaMaxamuud-pd3dk 11 หลายเดือนก่อน +1

    Jasakallaah kheyr sheekh umal

  • @YurobSiciid
    @YurobSiciid 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa allaah sheekh Allah a kuxifdiyo

  • @binyooma240
    @binyooma240 11 หลายเดือนก่อน +2

    Sheikh Mohamed Abdi Umal 🕌✋✋

  • @zuhaibaidruz1478
    @zuhaibaidruz1478 ปีที่แล้ว +7

    صلى الله عليه وسلم

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 11 หลายเดือนก่อน +4

    MaashaALaah.Sheekh.JisakaLah.Khayr...AMiiN

  • @SaafiyocabdulaahiShosmaan
    @SaafiyocabdulaahiShosmaan 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah sheekh allah kuxafiyo😭😭😭😭😭

  • @iqracabdilaahi8559
    @iqracabdilaahi8559 ปีที่แล้ว +4

    Alh haku xafido❤❤❤❤

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 11 หลายเดือนก่อน +5

    Ragoow, Dumaroow. Reerihiina dhaqda oo khilaafka iyo dhibta iyo furiinka iska daaya.Markii arinta adkaato waalid, walaal ehel iyo culimo hala wadaago oo DAMBI IYO CEEB YAAN LAGU DHICIN.❤

  • @InnocentGlaciers-lm5un
    @InnocentGlaciers-lm5un 11 หลายเดือนก่อน +1

    جزاك الله خير

  • @najmagelle5202
    @najmagelle5202 ปีที่แล้ว +5

    Yaa sheekh ilaahey haku xafido annigoo shareecada ku xadgudbeyn laakiin aanan xamili karin eyse wada joogeena dhib weyn ka iman sida ficil yacni maskaxdeyda ogalaan yacni waalni aan ka baqo inay naf baxdo ama aan waasho marka aan dalbado furiin
    Maxaase ka leedahey in Nabi Ibraahim la amrey inuu haajara masaafiriyo marka Sara maseyrtey iyadoo u hibeysey haajara inuu guursado
    Wabilaahi tawfiiq

    • @JuwyriyaMuumin
      @JuwyriyaMuumin 11 หลายเดือนก่อน +1

      Waa run isku xaald ayaa nahy abaayo waxaan ku adkaysanayaa waayayy

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah shiikh

  • @MohamedAhmed-v5z3h
    @MohamedAhmed-v5z3h 10 หลายเดือนก่อน

    Khayr allah hku siiyo sheikhoy❤❤❤❤

  • @fartunadow2551
    @fartunadow2551 ปีที่แล้ว +3

    MASHA ALAH SHIIQ AJIR ALAHA KASIYO

  • @ugasoabdikaafiyo123
    @ugasoabdikaafiyo123 11 หลายเดือนก่อน

    Alle haku danbidhaafo shiiiqow

  • @Layla6793
    @Layla6793 11 หลายเดือนก่อน +1

    Salalaahu caleyhi wasalam
    Salalaahu caleyhi wasalam
    Salalaahu caleyhi wasalam

  • @mahamedhamoud4709
    @mahamedhamoud4709 10 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah tabaarakallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Shukricadceed
    @Shukricadceed 11 หลายเดือนก่อน

    Mansha alaah sheeq

  • @shariifwalen
    @shariifwalen 10 หลายเดือนก่อน

    Wa xalan iyo hello makes maya

  • @faadumoshire7552
    @faadumoshire7552 ปีที่แล้ว +3

    Waa run manshlah tabarkalah

  • @ju4965
    @ju4965 11 หลายเดือนก่อน +1

    شكرا لك

  • @kingmo9457
    @kingmo9457 11 หลายเดือนก่อน +5

    Ceeb. Minyaro. Maandaranaa

  • @JaamacSaalax-cd8vb
    @JaamacSaalax-cd8vb 9 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 6 หลายเดือนก่อน

    Shiikh cabdi umul waa taajir waaye shiikh maxamuud shibili waa taajir waaye

  • @iqracabdilaahi8559
    @iqracabdilaahi8559 ปีที่แล้ว +11

    Ragbadan ayaa ku fashilmay guurka badan

    • @ya3746
      @ya3746 ปีที่แล้ว +1

      Ka hadal kuwa ku
      Nimceystey kaliya
      Xumaan iyo naceeb
      Haka fikirin

    • @faizam523
      @faizam523 11 หลายเดือนก่อน +4

      ​@ya 3746, Cidna kuma nimceysan buuq iyo wareer mooyee.

  • @CabdulaahiCilmiyuusuf
    @CabdulaahiCilmiyuusuf 3 หลายเดือนก่อน

    M.a allha

  • @GuudleGuudle
    @GuudleGuudle 10 หลายเดือนก่อน

    Asalaamu caleykum sheeqoow anigoo sooman hadii aan caayo eey igu sooboodirabay ma iga furmaaya soonkeyga

  • @FardowsaFarta-i9v
    @FardowsaFarta-i9v 11 หลายเดือนก่อน

    Masha alah

  • @Mullaaxo
    @Mullaaxo ปีที่แล้ว +5

    Maxad u dooratay in lagu qariyo

  • @shariifwalen
    @shariifwalen 10 หลายเดือนก่อน

    Sheikh jasakalla

  • @anasadan6882
    @anasadan6882 ปีที่แล้ว +4

    سبحان الله

  • @MadunMmks
    @MadunMmks 10 หลายเดือนก่อน

    Asc walaal si gaara inaan u soo weydiiyo shiikha su'aal ayaan doonayaa lambar haduu jiro ayaan codsanayaa

  • @shariifwalen
    @shariifwalen 10 หลายเดือนก่อน

    Asc soafajar

  • @JaamacSaalax-cd8vb
    @JaamacSaalax-cd8vb 9 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah
    ❤❤

  • @iqracabdilaahi8559
    @iqracabdilaahi8559 ปีที่แล้ว

    Walee waan ugaraabey gabdhaheena xaalado badan oo jira awgeed

  • @hajir52
    @hajir52 6 หลายเดือนก่อน

    M.a❤❤

  • @AliHandulle-ts9hr
    @AliHandulle-ts9hr 9 หลายเดือนก่อน

    Hadii waajibka dumarku iyo caruurtiisu ku guulaystaan xasilidda waalidka isu celceliyaan caruurtooda iyo dhibka furniinka oo la mid npqon dhibka masuulka raga iyo socodka iyo caruur bedelidda in aan dhacdooyin dad kalle ka qRiban ay siidh ka dharsiiyaan ma saasaa sax

  • @Mohanwifey
    @Mohanwifey ปีที่แล้ว

    Assalamu alaykum sheikh umul nikah lawadha qof kale fog majira

  • @farahali
    @farahali ปีที่แล้ว +3

    Asc fadlan waxaan idin waydiinayaa sidaan ku Heli karaa shiikh Umal numberkiisa??????? Sababtoo ah xaalad guri baa i haysata aniga??????

    • @fadxahuseen9132
      @fadxahuseen9132 10 หลายเดือนก่อน

      Mad heshay aan ku tilmame

    • @farahali
      @farahali 10 หลายเดือนก่อน

      @@fadxahuseen9132 Maya walal hadii aad ugu caawin kartid ducaan kuu miisin

    • @Malapo958
      @Malapo958 5 หลายเดือนก่อน

      @@fadxahuseen9132ani iitilmaam abaayo

    • @SucadAbdirizak-u2z
      @SucadAbdirizak-u2z 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@fadxahuseen9132 nawll ifu caawi anaa muhiim uahe

    • @Aisha_Awes.i9544
      @Aisha_Awes.i9544 หลายเดือนก่อน

      Apyo video kale number hose lugu so qora

  • @shariifwalen
    @shariifwalen 10 หลายเดือนก่อน

    Shariif

  • @iqracabdilaahi8559
    @iqracabdilaahi8559 ปีที่แล้ว +8

    Dadka mar hadey kala tagaan isku noqodka waa waali cas marka hore lee adkeesan karaa mooyaane isku noqod waa fuulxumo

  • @SuldaanMuna
    @SuldaanMuna 11 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah subxanallah

  • @abdikaafi2025
    @abdikaafi2025 4 หลายเดือนก่อน

    fadlan yaa iga caawin kara shikha lambarkisa sida aan ku heli karo suaal ayan qaba qowska ku sabsan

  • @eveibrahim7705
    @eveibrahim7705 ปีที่แล้ว +2

    22:00 ma. Naagtii gacanta laga jebiya hadana lacag laga qaate inta la furin ka hor?!!!! 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

    • @AbukarAbdi-ns5vs
      @AbukarAbdi-ns5vs 11 หลายเดือนก่อน +1

      Gabadha hadii furiinka kayimado ninkana uu yirahdo meherkada iyo furiinkada aya isku xirin wey ka iibsan saaseyna kufurmaysaa kumana soo laaban karo jawabta waa sidaa ufahan lacag kale majirto

  • @shariifwalen
    @shariifwalen 10 หลายเดือนก่อน

    Xawo

  • @ferdowsaibrahim6784
    @ferdowsaibrahim6784 ปีที่แล้ว +1

    Sheq qer alaahku siyo

  • @mohameddahir8743
    @mohameddahir8743 ปีที่แล้ว +1

    Wadadkan sheikha sualaha weydinaya xagu aday muda ma arkine

  • @DjamilamedaAmoud
    @DjamilamedaAmoud 7 หลายเดือนก่อน

    Cher moi 3an je ne pa pension alimentaire il est en France comment je peux attendre je peux faire fasag svb répandre moi

  • @MuslimoIbraahim-bp3mk
    @MuslimoIbraahim-bp3mk 7 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @ardoabdi5098
    @ardoabdi5098 11 หลายเดือนก่อน +1

    Swc

  • @Cabdiadaan-ng3ql
    @Cabdiadaan-ng3ql 7 หลายเดือนก่อน

    Midaaroon

  • @axmedxaaji8418
    @axmedxaaji8418 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @shariifwalen
    @shariifwalen 10 หลายเดือนก่อน

    Ok

  • @MuxuboCabdi-p9d
    @MuxuboCabdi-p9d ปีที่แล้ว +1

    ❤الحمدللاه ىا شىخ

  • @shariifwalen
    @shariifwalen 10 หลายเดือนก่อน

    Sheikh

  • @shariifwalen
    @shariifwalen 10 หลายเดือนก่อน

  • @umuabdullahi4380
    @umuabdullahi4380 11 หลายเดือนก่อน +4

    Alaa dulqaad badnaa su uqanciyo ayuu ufuray wana isku labanay oo melba uman jirine maxaa i ag digay😂😂😂

  • @fatumaali5834
    @fatumaali5834 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib waye😂

  • @abdulkadirkadiye646
    @abdulkadirkadiye646 ปีที่แล้ว

    Jzk

  • @ShamsoMalaay
    @ShamsoMalaay 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekhow su'aal baan ku weydiin naag aan ku furey labo maRNA Hal nagtas qiil ma ledahey

  • @AxmedYaasiin-w9g
    @AxmedYaasiin-w9g 3 หลายเดือนก่อน

    Shekh waxadnoshegta digtor ayaa iguyidhi dad xanunsan iiguyedh kadibna lacagta aankudawaynayo ayad helaysaa bilkasta

  • @idilabdi9456
    @idilabdi9456 11 หลายเดือนก่อน

    Numberka Sualha lagu soogudbiyo mahelikaaa

  • @shariifwalen
    @shariifwalen 10 หลายเดือนก่อน

    Omulal Mitchell nerobi

  • @ardoabdi5098
    @ardoabdi5098 11 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂🎉

  • @LuulMuqtar-y8p
    @LuulMuqtar-y8p 11 หลายเดือนก่อน

    3:13

  • @shariifwalen
    @shariifwalen 10 หลายเดือนก่อน

    Aisitahn

  • @fatumaali5834
    @fatumaali5834 ปีที่แล้ว +3

    Astaqfirullh oo mar mar maleskanasta shekho😂orod cidina aad aankanastee

  • @shariifwalen
    @shariifwalen 10 หลายเดือนก่อน

    🇬🇧

  • @meml7569
    @meml7569 11 หลายเดือนก่อน

    18:14

  • @iqracabdilaahi8559
    @iqracabdilaahi8559 ปีที่แล้ว +6

    Alow noodanbidhaaf

  • @shariifwalen
    @shariifwalen 10 หลายเดือนก่อน

    🇩🇯

  • @Uluufochannel
    @Uluufochannel 10 หลายเดือนก่อน

    Sual ina walaalo kala ahana raba sasa isku ognahy gbr la dhahy sas furin ma noqda uso jawaba?

    • @fadxahuseen9132
      @fadxahuseen9132 10 หลายเดือนก่อน

      Maya waxad ku furmaysa markuu afkiisa ka dhaho wan ku furay wa inu furninka shega

    • @Uluufochannel
      @Uluufochannel 10 หลายเดือนก่อน

      @@fadxahuseen9132 wa mahadsanthy abyo gabadha marba safar intay isku dagalen is suferen wa i wade iyo maya kadib sasu ku furey uur bay lahed hadane waga marki u baryey bu walidki ku yiri waso ceshtey rali ahada 1 le iga dhaceyse cml kadib markay dhashay bu leyahy waxay isku fahmi wayen ma naqaano lkn waxay ledahy hadane gor hore goankas garey goaanke ay tiri? Wuxu yiri ina walalo ahaano adigane mar kale ku dhibin saasa isku nahay i cafi sas hano ahaato cml marka xbbt ma rajactadi ba laga laabtey mise mid cusub se kula thy marki hore sasu yiri hadane muxu dhahoya ina walalo ahano ku dhibin sasa isku ognahy ?

  • @MaxamedCabdigasar
    @MaxamedCabdigasar 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkeeya.ayaan.isdagaani.waxaan.dhahaay.kumrabiya.marka.aan.dhahay.waxuu.ii.dhaha.marqaadi.keeyso.ayuu.iI.dhahay😂😂😂😂😂😂

  • @AhmedHassan-f9w2b
    @AhmedHassan-f9w2b ปีที่แล้ว +1

    Naagaha
    La furey ilaa nin kale oo guursadey ay soo kala tagaan laguma noqon karo,

    • @UmmuCaaliyah
      @UmmuCaaliyah ปีที่แล้ว +1

      Diinta sifican u aqri
      Farqiyada udhaxeyana baadh wllo

    • @AhmedHassan-f9w2b
      @AhmedHassan-f9w2b ปีที่แล้ว

      @@UmmuCaaliyah
      Asc
      Albaqra 230
      Waxey ku leedahey
      Hadduu furo,xalaal uma aha,ilaa uu guursado nin kale, hadduu furo,dhib malaha iney isku noqdaan,
      Haye
      Walaashey
      Waxaad igu dhaanto waad igu kordhin kartaa,

    • @ashkancantar5350
      @ashkancantar5350 11 หลายเดือนก่อน

      3da dalqo marke dhamaato ayaa isku so noqosho jireenin ilaa ay nin kle kaso guursato wll lkn marke 2 ama 1 dalqo uharsan yihiin markaas wey isku so noqon karaan iyadoon ubaahneyn iney nin kle so guursato​@@AhmedHassan-f9w2b

    • @Uluufochannel
      @Uluufochannel 11 หลายเดือนก่อน +4

      @@AhmedHassan-f9w2bfurinks marki dalaaqadaha dhamaadan a lagu lawan karin ila ay nin kale so marto moye lkn hadi ku furo o dalaqad u harto wakugu so laawan kara inteu cadada dhamaanin hadi cadada idinka dhamaato o dalaaqne idin taaley meher cusub xirane dalaqadihi haray a isku qabeysan

  • @Aayga7777
    @Aayga7777 ปีที่แล้ว

    Ma is caddeeyey ninkan mise anaa mooday?

    • @falisa576
      @falisa576 11 หลายเดือนก่อน +2

      Nuur Alle siiyey baa cadeeyey.
      E miyaad ka xuntahay subxanallaah

  • @nimcosiyad4858
    @nimcosiyad4858 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ninka la yiri bdrka cun xilahaa IGA furane asaga xasad Sanaa muu kisyar xataa ka cuno😂😂😂😂

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544 หลายเดือนก่อน

    Faraxyal bdn fashil men😂

  • @meml7569
    @meml7569 11 หลายเดือนก่อน

    Xaskayga oo aan furay buu vediogan dib iigu so celshay

  • @MahmoudAli-ot6sc
    @MahmoudAli-ot6sc 10 หลายเดือนก่อน

    I 7th

  • @shariifwalen
    @shariifwalen 10 หลายเดือนก่อน

    🇱🇷

  • @faadumo7757
    @faadumo7757 9 หลายเดือนก่อน

    Sidee loosoomaa kafaaragudka dhaarta

  • @Yusufhalig
    @Yusufhalig ปีที่แล้ว

    Marka aad ILAAHAY u toobad keento ayaad SHEEKH sheegan kartaa adoo ALLE kadoor biday inaad ARGAGXISAD DAAROOD aad inaad DHIIG ISLAAM aad xalaaleyso ayido SUBXAANA ALLAAH

    • @mohacadeofficial5032
      @mohacadeofficial5032 11 หลายเดือนก่อน

      War sheekha kaleexo duliyahow munafiqa ah adoo kale waan ku aqaana qaaburta aad caabudi jirte ayuu kaa hor istaage markaas baa nici nacaladyahey

    • @Yusufhalig
      @Yusufhalig 11 หลายเดือนก่อน

      @@mohacadeofficial5032 Munaafaq munaafaq dhalay oo aan dhagta lagag adimin DAMEER DAAROOD

    • @khadraali8373
      @khadraali8373 10 หลายเดือนก่อน

      Bisinka

  • @YFC-lo9nj
    @YFC-lo9nj 9 หลายเดือนก่อน

    Bal aqoon xumo iyo inay xaaran tahay la garay…
    Muxuu caqli-gaabku mustaqbalka ooga ciyaarayay “minyarada” haduunan ka soo bixi karayn balanta….
    Hadal ma aha xaaskii kale baa masayrtay… ma hambaliyo iyo cago-tuujis buu sugayay…
    Ilaahayow na astur…. Maxaa qayrul-masuul aduunyada ku nool maanta…. 🤦🏾‍♂️

  • @فاطمةحسن-ر6ك
    @فاطمةحسن-ر6ك 11 หลายเดือนก่อน

    Scwscwscwscwscwscwscw

  • @JaamacSaalax-cd8vb
    @JaamacSaalax-cd8vb 9 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah

  • @fadumocali9765
    @fadumocali9765 7 หลายเดือนก่อน

  • @Cabdirixmaancabdukaahicabdirix
    @Cabdirixmaancabdukaahicabdirix 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤