Wararka: Bahdilka Abiy ahmed ee Somalia | S/land oo loo Digay | Jabhada Awdal state iyo Ilhaan Omar.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • Wararka: Bahdilka Abiy ahmed ee Somalia | S/land oo loo Digay | Jabhada Awdal state iyo Ilhaan Omar.
    rasayl wasaare abiy ahmed oo dowlada somalia ee xasan sheekh ku sheegay qaar lacag ku qasaarinaya safaro ay wadamo kale u galayaan si ay itoobiya u dacweyeen isaga oo sheegay safaradasi qaar bilaa faaido ah, isaga oo kula tiliyay in lacagtaasi uu ku bixiyo wax faaido leh sida school laga dhiso muqdisho, dhanka kale abiy ahmed waxa uu ka hadlay heshiiska somaliland iyo arimaha bada warbixin ayaan idinka haynaa.
    warbaahinta calamka ayaa soo bandhigtay khatarta amni iyo halista qarimada somaliland ku hayaan xildhibaano ka tirsan barlamanka somaliland masiiyin haysta basabooro iyo dhalashoyin wadan kale, waxayna farta ku fiqen xildhiban barkhad batuun oo ay sheegeen in la siyay dhalashada dalka jabuuti uuna daacad u yahay jabuuti, iyana warbixin ayaan idinka hayna.
    dowlada jabuuti aya “74-kii saac dalkeeda kaga saartay kooxo mucaarid ku ah somaliland oo halkaasi dhaqdhaqaa ka waday, iyada u jeedkana lagu sheegay ka dib markii la sheegay in somaliland ay hubaynayso kooxo ka so horjeeda jabuuti.
    madaxweyna deegaan somalida itobya mudane mustafe cagjar ayaa tageeray heshiiska somaliland iyo itobiya isaga oo eedo u jeediyay kuwo uu ku sheegay cadowga somaliland iyo itobiya.
    ilhan cumar oo la sheegay hadii ay deg deg isku casili waydo ayna lacagtii ay intay xildhibaanka ahayd celin waydo in maxkamad lala koraayo iyada oo lagu helay qaran dumis nimo.
    wararki ugu danbeyay
    somaliland iyo somalia
    soomaaliya iyo itoobiya
    wararka somaliland
    khudbadi abiy ahmed ee maanta ee barlamaanka itoobiya
    khudbadi abiy ahmed af somali

ความคิดเห็น • 60

  • @RudwaanMaxamuud-uk7vu
    @RudwaanMaxamuud-uk7vu 3 หลายเดือนก่อน +3

    #somaliland hambaliyo ❤❤❤❤❤

  • @AAAbdi-eb2of
    @AAAbdi-eb2of 3 หลายเดือนก่อน

    Maanshalla. Guul. Ethobiya. Guul. Somaliland.

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 3 หลายเดือนก่อน +6

    Waxanu leenahay anagoo shacaba ah Hanadhafaan xidhibaano kusheega aanu ku qasar nay waanu ku mudaharaadaynaa

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 3 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤somaliland Guuuuuuul ❤❤❤

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 3 หลายเดือนก่อน +5

    Wasakha waa in aynu kala noqonaa codkii faraha badnaa Ee aynu ku soo saaray

  • @garyaqaanxasanaxmed9562
    @garyaqaanxasanaxmed9562 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 3 หลายเดือนก่อน +4

    Wasakhada eygu waso ee qoomuluudiyada ah faqashada ah ILhaan qadhmuun halaxidho kkkkk

  • @munajax822
    @munajax822 3 หลายเดือนก่อน +4

    Waar ileyn midgaan ma xishhood

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 หลายเดือนก่อน

    Haa waa xaarmajo

  • @egalosman9271
    @egalosman9271 3 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 3 หลายเดือนก่อน +6

    Ha ka yaabin Jamhuuriyadda Somaliland iyo Ethiopia Cilaaqaad kooda iyo Heshiiskooda toona Aan cidi waxba ka qaban karayn Soomalia na hadal keeda ba daa ✅👍🙏👍✅👍👍✅💚🤍♥️🇪🇹💚🤍♥️✅💚🤍♥️🇪🇹💚🤍♥️🙏💚🤍♥️🇪🇹💚🤍♥️✅💚🤍♥️🇪🇹💚🤍♥️
    💚🤍♥️🇪🇹💚🤍♥️
    💚🤍♥️🇪🇹💚🤍♥️

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 หลายเดือนก่อน

    Guuuuuuuuul somaliland viiva

  • @garyaqaanxasanaxmed9562
    @garyaqaanxasanaxmed9562 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @WardaMaxamed-fi4pn
    @WardaMaxamed-fi4pn 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @MubYus
    @MubYus 3 หลายเดือนก่อน

    Somaliland waa Qaran.

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilham cumar wa khaynaal wadan 😭😭😭😭 ma Xildhiban maraykan mise Xildhiban Somaliya???

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 3 หลายเดือนก่อน +3

    Insha Allaah Guul iyo Midnimo Waarta Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland, illaahaw Quluubta Dadkayga midee, illaahaw Jabi Cadawga Somaliland, illaahaw Fashilihi Dhagaraha Cadawga Somaliland so maleegayaan, Aaamiin

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ha aqonsadan somaliland kaliya halka dulimad ba laga raba qadad weyn 😂😂😂

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 3 หลายเดือนก่อน

    VIVA ABYY AHMED

    • @muhadbarre1821
      @muhadbarre1821 3 หลายเดือนก่อน

      البحر الصوماليي ليس مجاناً. Somalia maritime is not for free or for sale as n long as there are Somali decent people.

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 3 หลายเดือนก่อน +3

    Good Mr Prime Minister Abby Ahmed

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 3 หลายเดือนก่อน +1

    BARKHAD BATUN WAXAAN LEEYAHAY WAAR IMIKA AYAAD NOOSHAHAY DALKA ISKAGA BAX

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 3 หลายเดือนก่อน

    BARQAD BATUUN IYO INA ABIIB HALAGA CASILO XISILO

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 หลายเดือนก่อน +3

    Turki iyo qadar aya been u sheegay gur gurti iyo fiqi 😂😂😂

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 3 หลายเดือนก่อน +2

    VIVA ABII AHMED SOMALILAND DHULKEEDA IYADAA LEHA XAMAR QUUSO OOMAATIDAA DARYEELA

  • @degan4
    @degan4 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abbay isagaa bahdilan😂😂😂😂

  • @shahidcali2926
    @shahidcali2926 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhhhh

  • @MubYus
    @MubYus 3 หลายเดือนก่อน

    Barkhad batuun,, waa Basaas qirtay in uu jabuuti u adeego.

  • @munajax822
    @munajax822 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waar ileyn migaan maxishhod

  • @Casriyah-jq8gu
    @Casriyah-jq8gu 2 หลายเดือนก่อน

    Aaway Codkii uu ugu baaqay inay soo dhowayaan arrinta ee ETHIOPIA iyo gobolka Waqooyi Galbeed ee Somalia la difaaco soo bandhiga aan maqalnee anaguna hadii kale cidi idin ma rumeysan doonto.

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 3 หลายเดือนก่อน

    Ceeb in buuun buuniyo cadowga Ethiopia iyo in la afla gaadeeyo Somalia oo ilaasha naysa dhulkeeda hooyo.

  • @MaxamadYuusuf-g2q
    @MaxamadYuusuf-g2q 3 หลายเดือนก่อน +1

    Batoon wuu ismujiyay

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 3 หลายเดือนก่อน

    Walasaqada maxkamada la fula hala xidho mala seyncadali ay saxibka la ahayd bakasi deynayey isledahay

  • @shahidcali2926
    @shahidcali2926 3 หลายเดือนก่อน

    Badeena iib ma ahan

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cid kasta oo jsl ee barakaysan daandaasataaa illahay baaa karbaashsya isaga ayaaa mahadsan

  • @MaxamedAadan-z4p
    @MaxamedAadan-z4p 3 หลายเดือนก่อน +1

    💚🤍❤️

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 3 หลายเดือนก่อน

    Waqada baraha kaladuwan kuhagaji dadka hawada gaadhe

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 3 หลายเดือนก่อน +3

    Somaliland cidina waxba kama qaadi karto waligeedba cadawgeeda way ka guulaysan jirtay. GUUL GUUL SOMALILAND

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 3 หลายเดือนก่อน +2

    Xasanada halafa qaaddo waa khayimin oo tulli foqool tulli aah

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 3 หลายเดือนก่อน

    Waxan garan laayahày waxa ay dawladu u daawanayso waxay ahayad in talaabo laga qaado

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 หลายเดือนก่อน

    Buuuuuuufi

  • @MubarikXanaf
    @MubarikXanaf 3 หลายเดือนก่อน +1

    Beenaale Midnimada Somali ayuu xitaa ka hadlay

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud5563 3 หลายเดือนก่อน +1

    Runtuusheegay

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 3 หลายเดือนก่อน

    Warkaasi waa huf iyo been, jabhadu weli waxay joogaan Jabuuti waana la qarinayaa

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 3 หลายเดือนก่อน +1

    Beenale waxkuh fiirsadaad weeday miiyah

    • @Xasancabdilaahi-u9m
      @Xasancabdilaahi-u9m 3 หลายเดือนก่อน

      Khudbada Abii Axmed dhegayso oo daawo Caalamkii ayaa Ayaaban oo layabay kkkkkkkkkkkkkkk

  • @Xaajimukhtar
    @Xaajimukhtar 3 หลายเดือนก่อน +1

    War beena

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 3 หลายเดือนก่อน +1

    War beeenta iska dhaaf subxanallah amxarka hadalkiisu war iska amuus doqoonimo bandana Abiy lama amiinikaro jajuuska Ethiopianku wa naqanah dhulkiina Ethiopia maqadadoonto somaliland sixirooleyal dadahanimo xuma

  • @shahidcali2926
    @shahidcali2926 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mamul gobleedka somaliland miyaa niyada ugu dhisesaa hhhhhh

    • @SaidYahye-pq8zk
      @SaidYahye-pq8zk 3 หลายเดือนก่อน

      Inchallah dawan ethiopia first country lakin adigu cil haku dhiman😂😂😂😂

  • @mohamedibnuadan7855
    @mohamedibnuadan7855 3 หลายเดือนก่อน +1

    Oromooy futada farta kala baxa lagamana yaabo in taako kamid ah soomaalia in aadan qadanin amxaarta idin dhashe wase

    • @SaidYahye-pq8zk
      @SaidYahye-pq8zk 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂 maskin cil aku dhiman adeer isaaq gangster 😮😮