DegDeg Abiy ahmed Si Adag Oga Hadlay Heshiiska MOU Karbaashka Kooxda Xasan Sheekh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.ค. 2024
  • #somalilanders #somaliland #hargeysa #laascaanood #wararka #djibouti #muqdisho #somalia
    DegDeg Abiy ahmed Si Adag Oga Hadlay Heshiiska MOU Karbaashka Kooxda Xasan Sheekh
    Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter

ความคิดเห็น • 159

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 2 วันที่ผ่านมา +18

    Madal furan wax badan bad u iftiimisay kuwa somaliland ee hurda thank you brother keep it up 👍

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 วันที่ผ่านมา +4

    Waad mahadsantay mamo somaliland guuuuuuul❤❤❤❤❤❤

  • @faisalahmedfjn9360
    @faisalahmedfjn9360 2 วันที่ผ่านมา +6

    Somaliland guul 👍👍

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 2 วันที่ผ่านมา +6

    Cadawga somaliland Allah ha jebiyo aamiin yaarabi

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 2 วันที่ผ่านมา +15

    Haciyaane cadowgau hayska ciyaane SOMALILAND GUUL

    • @xaliimoxasan1104
      @xaliimoxasan1104 2 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤👍👍👍👍👍🇮🇷🇮🇷🇮🇷

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 วันที่ผ่านมา +9

    MUUSE AYEY KU WAASHEEN WALEE MUUSE WAA GEESI❤ NOOLOW MADAX WAYNE MUJAAHID

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 2 วันที่ผ่านมา +5

    Insha Allaah Guul iyo Midnimo Waarta Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland, illaahaw Quluubta Dadkayga midee, illaahaw Jabi Cadawga Somaliland, illaahaw Fashilihi Dhagaraha Cadawga Somaliland so maleegayaan, Aaamiin

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4v 2 วันที่ผ่านมา +4

    madaal furaan geesi geesii dhalay nooloow indr huruu soco♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍👍

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 วันที่ผ่านมา +6

    GUUUUL. SOMALIAND ❤❤❤❤❤

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7y 2 วันที่ผ่านมา +7

    Guul iyo gobanimo Somaliland ❤♥️♥️♥️♥️

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 2 วันที่ผ่านมา +5

    ❤❤❤❤WAR SOMALILAND WA MID INSHAA'ALLAH KHAIR BANU KA RAJAY NAY NAA ❤❤❤❤

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 2 วันที่ผ่านมา +4

    Somaaliland ❤ iyo❤itoobiya❤ love ❤guul❤

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 2 วันที่ผ่านมา +4

    MADAL FURAN ❤❤❤❤❤❤❤❤TRUE LEGAN

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 วันที่ผ่านมา +6

    Wuu ka adkaaday muuse biixi cadowga❤❤❤❤❤guuuuul❤❤❤

  • @eyqalib
    @eyqalib 2 วันที่ผ่านมา +3

    Guuuuul somaliland insha allah ka naxaw nafta waa

  • @osmanhassan4267
    @osmanhassan4267 2 วันที่ผ่านมา +3

    Manshall Allah Tabarakallah inadaro good answer 🙏👍 I support you my young brother

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 วันที่ผ่านมา +7

    MADAL FURAN MADAALAHA BUUFIYAHA CADOWGA NOOLOW IND

  • @Janno190
    @Janno190 2 วันที่ผ่านมา +3

    Viva Somaliland Guul cadawga Somaliland ha jabo

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 2 วันที่ผ่านมา +6

    Nadal Furan geesi qaran ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

    • @userxmvw031
      @userxmvw031 2 วันที่ผ่านมา +1

      nadal ?qoralka iskasax

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y 2 วันที่ผ่านมา +3

    Masha allah Cadowga sland weyjabeen❤❤❤

  • @Janno190
    @Janno190 2 วันที่ผ่านมา +2

    Viva Somaliland Guul cadawga Somaliland ha jabo
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @salemanhusseen9189
    @salemanhusseen9189 2 วันที่ผ่านมา +3

    Guuul Somalialand

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 2 วันที่ผ่านมา +1

    Madal furan mujahid No One❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd 2 วันที่ผ่านมา +4

    Somaliland guuuuuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @alimahamed670
    @alimahamed670 2 วันที่ผ่านมา +3

    Masha Allah walaalo

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano วันที่ผ่านมา +1

    Guuuuuuuul somaliland viiva

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano วันที่ผ่านมา +1

    Guuuuuuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317 2 วันที่ผ่านมา +2

    Madal furan geesi qaraaan ❤

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 2 วันที่ผ่านมา +3

    Geesi qaran Allah ha ku xafido Amin yaa Allah ❤gesi guuuuuul insh Allah guuuuuul jamuriyada Somalilaan guuuuuul insh Allah SL cadowga gudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z 2 วันที่ผ่านมา +1

    Insha allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci cadawga kaxun horumarka iyo jiritanka somaliland ilaahay ha jabiyo gude iyo dabadba guul wadankeena somaliland

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r 2 วันที่ผ่านมา +4

    Waa doqonkii ogaadeena hooyadaa madaxa xabashigu ka garaaciya muuse meelu ku kaajo ma gaadhi miskii ogaadeena baa tahaya❤❤muuse waa isaaqa ha ilaawina

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y 2 วันที่ผ่านมา +2

    Nolow geesi qaran❤❤❤

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y 2 วันที่ผ่านมา +2

    War waxan xamar kataliya wa Xolo an damiir laheyn wanacasidiin cadow ah ❤❤❤

  • @egalosman9271
    @egalosman9271 2 วันที่ผ่านมา +3

    ❤❤❤

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up 2 วันที่ผ่านมา +4

    Haa iska ciiyaan haa uu joojiin muse bixi guul

  • @AbdiHassan-ln2ed
    @AbdiHassan-ln2ed 2 วันที่ผ่านมา +2

    MFuran guulayso rageedii

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y 2 วันที่ผ่านมา +2

    Balwaxan ayalaleyahay waraselwasare sida carurta uhadlaya ileyn cagdheer ayad aheyd❤❤❤❤❤

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
    @abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 วันที่ผ่านมา +2

    Libaax libaax dhalay ku soco waanu ku wadanaa

  • @MujtaanMohamet
    @MujtaanMohamet วันที่ผ่านมา

    Somaliland iyo Ethiopia guuul guul
    Muuse bihi abdi iyo abiy ahmed cali guul guul insha allaah

  • @allahbawayn
    @allahbawayn 2 วันที่ผ่านมา +2

    Hayaay hamsow iska amus carur umashekaynayside subhaanalah

  • @IstaahilIstaahil1234
    @IstaahilIstaahil1234 วันที่ผ่านมา

    Viv somaliland guul guul❤❤❤

  • @habibaegehassan4977
    @habibaegehassan4977 วันที่ผ่านมา

    Masha allah aqliga alle ha kuu barakeyo iftiimisay

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 2 วันที่ผ่านมา

    Yaa Allah jabi Cadawga Somaliland AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y 2 วันที่ผ่านมา +1

    Imisa hadal oo iska horimanyo ayukuhsdlay xasan gurgurte waxan layabanhy dadka uhortagan yahay ee benta kumawelinyo wa Xolo xayawan utalinaya ❤❤❤❤

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 วันที่ผ่านมา

    Cadow jabay calaacal weynaa guul somaliland guul ethiopia

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 2 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdirisaaqshagti1991
    @cabdirisaaqshagti1991 2 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤Somaliland

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 วันที่ผ่านมา +3

    Geesi Qaran noolow

  • @geri7490
    @geri7490 2 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @cabdirisaaqyusuf-dj1jg
    @cabdirisaaqyusuf-dj1jg 2 วันที่ผ่านมา

    Horyaada.fiiri

  • @nageegir1058
    @nageegir1058 วันที่ผ่านมา

    walaal jirah cimri dheer iyo caafimaad

  • @gar.abdiqanixasan2304
    @gar.abdiqanixasan2304 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waxad ii soo sheegtaa Nambarkaaga waxan Rabaa ina aan kulano ,
    Waxan joogaa Hargeysa mahad sanid ,

  • @FaraxIzaxaq
    @FaraxIzaxaq วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 2 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @garyaqaanxasanaxmed9562
    @garyaqaanxasanaxmed9562 2 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @HibaadHibaadhabane
    @HibaadHibaadhabane 2 วันที่ผ่านมา

    Muuse biixi guul

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 2 วันที่ผ่านมา

    WAABA ISKA CIYAAL XAMSAHA ILEYN

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 2 วันที่ผ่านมา +1

    Fataal Ogaadeen oo qaxooti ku ah Xamer ayaa ka hadlaya Somaliland.

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 2 วันที่ผ่านมา +2

    Safiir aya ii sheekayey,kani ma qajilayo wixuu ku hadlaya waxan macquul ahayn kkkkkkk waxa loogu bixiyey Marxuun dadkii Aakhiro ayad mooda in uu u sheekaynayo.

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 2 วันที่ผ่านมา

    Ha noolaaan sheekadan weeye

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df 2 วันที่ผ่านมา

    Wllhi xasansheeh wuunaficishada wuxuu kaheluu leeyahay gobolka awdal. Waasomaliland iyagaana dhistay somaliland cunfivuu xasansheego oouusheegayo wllhi naftisa umasheegin reerawdal dhibmooyee waxfaaiida xasansheekh uugaadhsin karaa wllhibayna jirin hadalkisu waabulsho kicking iskahorkeen iyo qori dable ayuunadhexwadaa

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 2 วันที่ผ่านมา

    Doqon ogaadeen 😂😂😂😂👍👍

  • @shadiaali2750
    @shadiaali2750 2 วันที่ผ่านมา

    Kani waaba doqon sidiisii ah maashe Marxuun lagu yidhi ina Fircoona

  • @MubYus
    @MubYus 2 วันที่ผ่านมา +2

    Xamse, waxa uu ku hadlaayo waa sheeko caruureed aan wax qiimo ah lahayn, Hebel aan la aqoon ayaa sidaas yiri iyo Heblaayo ayaa sidaas tiri, maxay taraysaa ? Yaaab

  • @ummulbaniinal7029
    @ummulbaniinal7029 2 วันที่ผ่านมา +1

    Haaye wll dekad iyo saldhig bad kala saar iyagu waxa laga kiraynayaa waa saldhig ciidan oo bada ah dekada berberana way isticmalayan inaguna cashurta ayaynu ka qaadaynaa

  • @HiboNour-oe5xm
    @HiboNour-oe5xm 2 วันที่ผ่านมา +1

    Doqonkii ogaadeen ahaa doolo lagan qaad hadii uu dagi laahaa loo diid danood iyo camuud kkkkkkk hy adkaayaasha reer sheikh isaxaaq viva duriyada ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkan ma caruurbaa ,madaxweyne iyo rasilwasarha somaliya waa laba aan isdhamin ,oon dadkooda iyo dalkeeda aan waxba ugu filayn ,waa xasidnimo iyo hinasa mooye waxba kuma filna somaliland, hora loo soconayaa ,

  • @fardousadan9298
    @fardousadan9298 2 วันที่ผ่านมา

    Barbara ragii lahaa ayaa ka taliya bal kaalaya horta hadaad awoodaan madal furan geesi qaran wallo guul iyo gobanimo somaliland

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano วันที่ผ่านมา

    Geeeeeeei dhalay dhalay usheeg dameerah xaarmajo buuuuufi

  • @maxamedcumar4942
    @maxamedcumar4942 2 วันที่ผ่านมา

    Marxuunkina ma hadlaya

  • @said1498ify
    @said1498ify 2 วันที่ผ่านมา +1

    Anigu inuu heshiisku khayr yahay waxaan ka fahmaa marka Somalia qaylo jaanta dhigto. Taageera waxa Somalia diido waayo nolol idin ma la rabaan.

  • @ismailhagisaeedabdi
    @ismailhagisaeedabdi 2 วันที่ผ่านมา

    Walee waa runtaa libaax isaxaaq waa nin fiican

  • @ifoonghauri4046
    @ifoonghauri4046 2 วันที่ผ่านมา

    Runbadanaa ul iyo diirkeed.

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 2 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂 sax

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Weli ma xassan duufle iyo kuwa uu kabaha ku wato miyaa hadlaya? War ileen ceeb looma dhinto! Kan raisal wasaraha isku sheegaya waa shaqsiga kaliya ee malaayiin dollar ah dhigtay dalka Turkiga. Hadduu qof dareen ah leeyahay muu wax qabto ummadda gobolka sitti ku nool mise muxuu hadda Nairobi guryo uga dhisanayaa isagoo isle laguma oga? Subxanallah!!!!

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 2 วันที่ผ่านมา

    Cagdheer maan fahmin muxuu ka hadlayaa

  • @soleimanfarah12
    @soleimanfarah12 วันที่ผ่านมา

    Guuuuul iyo gobanimo Madal furan iyo Somaliland Doric Doric dhalay guuuuuuuuuuulayso

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 วันที่ผ่านมา

    DOQONKII OGAADEEN DOOLO LAGA QAADYE KA HULEEL HAGAR AADANKII HOODALAYN JIREE WAKHTIGAAS HABARYOONIS BAA KA QAADAY DHULBAHAANTE IYO OGAADEEN

  • @ismailhersi6242
    @ismailhersi6242 2 วันที่ผ่านมา

    Doqobtii Ogaadeen ahayd Doolo laga qaadye, loo diid Danood iyo Haduu Degi lahaa Oode.
    Jawaabtiu Gabayagii Ogaade wuxuu yidhi,( Ada Dilaye goormaa Isaaq Doolo iga Qaada, Maxaa libinta Daarood lahaa Daba-cayoon Siiyey).

  • @khadrayusuf5122
    @khadrayusuf5122 2 วันที่ผ่านมา +1

    Meel anad katalin aanad tagi karan kamana tslis man tagi kartid miskiin yaa all wax siiyey

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 2 วันที่ผ่านมา

    Alla marxuunku been badanaa dow bahasha wuu ku maydhaa.yaahuu

  • @FawziAhmed-qj3sm
    @FawziAhmed-qj3sm 2 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkk DOQONKIIII OGAADEEN DOOLO LAGA QAAAAD

  • @XuseenMaxamed-sb4op
    @XuseenMaxamed-sb4op 2 วันที่ผ่านมา

    Doqon.ogaadeen.iga.aamus.

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaan ku qoslay Madal Furan(Doqonkii Ogaadeen) Marxuunku Somaliba ma ahae maxaa ka galay.

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 2 วันที่ผ่านมา

    It's laughable that somalia still purpot to have a say of Somaliland affairs, they are not satisfied with the suffering and gnashing of teeth they've metted on somalilanders since 1960.Allah SW is conscious of your deeds and intentions and surely you shall pay dearly every ounce of your evil deeds❤ you from Kenya 🎉

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 2 วันที่ผ่านมา

    Ethiopian mar somali hadeybu wanaag ka weyney aan Ethiopian noqon

  • @kamalyasin5008
    @kamalyasin5008 2 วันที่ผ่านมา

    In kasto reer abtigey yahay Lakin xilka aad hayso hadal Madax Ama af reysal wasaare yaa ku habineyd

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7y 2 วันที่ผ่านมา

    حتى المرحوم يتكلم عن الرجل الذي أنتصر عليهم بالضربه القاضيه لكن إللي مايطول العنب حامضن عنه يقول موتوا بغيظكم صوماليلاند انتصرت عليگم بقدرة الله وكرمه وعزته وجلاله الكلاب تنبح والقافله تسير😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @prosl11
    @prosl11 2 วันที่ผ่านมา

    Geesi geeis dhalay

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 วันที่ผ่านมา

    Doqoonke ogaden oo baadhadhac leynaya deeye😅😅😅 reer kee waa washeen

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 2 วันที่ผ่านมา

    kkkkkkkkk doqon haw gargaarin ayuu hadal ku dhan yahay

  • @khadrajama6756
    @khadrajama6756 2 วันที่ผ่านมา

    doqonkii ogaaden bolo lagaqaad 😂😂

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 2 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂geesi qaran kusoco reer somaliland is not easy wllhi 😂😂😂😂😂

  • @Abdirahman334
    @Abdirahman334 2 วันที่ผ่านมา

    Waxbadan ayuu cadeeyaa ninkan ee ha la fogeeyo muuqaaladiisa

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 วันที่ผ่านมา

    Ka waran kan ogaadeen isagoo nin wayna ayuu been caadiya dadka ugu sheekaynayaa kuwa ka dhagaysanaya ayaa ka sii daran waar ninyow dadkii waxay noqdeen sida caruurta ama qof xanuusanaya oo kale

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7y 2 วันที่ผ่านมา

    Reer Somalia nin nacsa badana 😂😂😂😂😂

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 2 วันที่ผ่านมา

    Xasanku
    Wa beenale
    Ilahay ka fog
    Kan nacasaka
    Ah e ogaadeen
    Wa bila damiir
    Isaga iyo kadoratay
    Isama dhamaan

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e 2 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂duuqan waa washay wlhi caadi ayu ugu dhuftay midakale ninkan adagaba la hestaa oo gumeysi ku jiira😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 2 วันที่ผ่านมา

    Dr abiye Ahmed qac kaga yeedhsiisay Huwantii Vila wardhiiglay joogtay Wuxu sheegay raysal wasaraha Ethiopia inay Somaliland garab istaagtay bad ay Ethiopia ka karaynasyo