Ninkani waxa u waashey kamerad iyo mikrafoonka bal ninkan weyn oo dukuran oo ka ooyaya MIKRIFOON BAA ILA DHIIBI WAAYEY waxa ay ku muujinaysaa inuu yahay desperate in uu meel kasta ka hadlo ama lagu arko muqaalkiisa KULMIYE BUU HAL BACAAD LAGU LISEY KU AHAA ma waddani baa markeedi ?🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣
Quud aan jiran qoryo u guro, xisbi heehaabaya ayuu xil aan jirin isku magacaabay. Ergada iyaga ayaa soo dirta mar walba, caqligu ha shaqeeyo, odayaal ay dabada ka soo riixaya oo ay lacag siiyan weeyi, sidana kursi jujuuba waxba laguma helo
Waa qabyaaladayste, kani maxaa habar yoonis meesha keenay, waar waxan xun, yaa ka qabta reerka sharafta leh, ee habar yoonis. Annigu waxaan og ahay in calan cas iyo ciyaalo suuq badani ka buuxaan xisbiga wadani.
Munaafaq kasta o dibadaha ku soo saaqideyba ha ka hadlo arimaha somaliland bal ka. La wareysanayo eega wa noocii khamriga qurbaha ku cabi jirey nocas o dhani wa xusbi sheydan allow naga qabo ilma abu jahal abu lahab abu fircoon abu museylama kadaab ilma saaqid xusbi wadani asalu sheydan
January 2022 ayaa bilawdeen doorshada madaxtooyada hala qabto 13 November 2022 illaa imika, arrintuna waxay tahay inaydaan ogolayn in ururada la furo!!!.
i am sory in yuuusuf garad yimado somaliland isago cadow ku aha weligiis ma xasan baa soo diray oo muuse ka aqabalay yusuf garaad amina weliye ayu dhibay haba dhibee somaliland naf umu hayn maxaa noo keenay walee meeshan wan ka fajacay waa meel noqtay abahaalo galeen
inankan hadalaya wa inanki isago ilmo yar xiligi siyad bare mudaharadayay london manta waakaas mu daharada alal africa maxa haysta leader xumo walahay africa wan ka naxaa bad leader kama dhamaano siyad bare waxa u tegay 114 dadki aqoonta laha wax garadkii culimadii cid walaba wuxun garnay sheekhyadi waxa la yidhi war dalka yuu dumin is casil wuu diiday labdan xusbi waxad diidaysan walalahiina uruurada leh inay xaqooda helan wa denbi wayn tas xaga ilahay yo xaga sharviga umada ku baleemen waayo balanta wa in la ooviya mucaridka iyaga saxeexay in uruurada la furo waqtigaas ha is rogina muuusena xusbigiisi buu babiyay oo kalaa diray oo mayda ma wax kale ayuu xukumi karaa wauxu ku filaan wayay xusbigisi gudoomiyihi wareerji buu diiday wax walaba ka soo tagan yahay marka isma dhaantaan macangaga sidiisi buu xidhaya umad i jeel ku gurya xaabad la dhacaya war ma siyad bare nagu soo nqoday hadu sii joogo siyad bare noqon sansankedii buu leeyahay marku yidhi dhalinta sidas ha u xiiran baan yaabay wa ha sii socoto reerahiina intay kala celin lahayen buu qofba qofkii habeen xigay wataa wado wa wxad ka heshan
Liina Ali wada waalan tahay qof walan oo xanuunsan bad tahay xusbigee buu qabiil kula socoda naya ninkan wa nin hj oo halayay ah reer muuse gaalkii afka somaligaba idin qoray ka soo jeeda kulmiyena isaga dadka soo qabyaladeyey oo shaydana isaga didiiyay dadki aan qabiilkiisa ahayn wiilkana wa isaga soo tegay xirsi wa ka soo tegay shabeel wa ka soo tegay geeljire wa ka soo tegay odaygi warafafinta hayn jiray wa lka soo tegay maxamuud xashi wa ka soo tegay maxaa ku hadhay kulmiye alayle isaga shaydana qabyaladaana halkasay fadhida nayaa xusbi dhisan muu u yimi muuse khasare ka dhigay maydkiisa ha sito muuse xusbiga kulmiye
@@sidrasirad9475 na maxad igu cayeysa xusbi xabada qaata leh ma rabno wllo isaaq ismaba maamuli karee xusbiyada Hala furo samaroon iyo harti ha soo baxan no more iidoor cabaad badane
Kuwii carbuunta ku soo qaatay inay dagaal iyo qas ka ridaan simaliland kolkay quus ka joogsadeen in la doorasho iyo tartan markay ururadii baa la furay maqleen. Sow xabada isu dhigi maysaan HAA intay caruurahoodii dibadaha nabad,wax barasho iyo dharag ku naaloonayaan kuwii kalena xabada isaga dhigeen kolkay ku dhacdayna dhangagaakihii weer cas xidha oo baroorta la yidhi kuwaa tolow maxay uga hadli waayeen
Ninkani waxa u waashey kamerad iyo mikrafoonka bal ninkan weyn oo dukuran oo ka ooyaya MIKRIFOON BAA ILA DHIIBI WAAYEY waxa ay ku muujinaysaa inuu yahay desperate in uu meel kasta ka hadlo ama lagu arko muqaalkiisa KULMIYE BUU HAL BACAAD LAGU LISEY KU AHAA ma waddani baa markeedi ?🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣
Maaha Allah Tarikalaah waa nin miisanan oo run sheega ka soo kale iyaan u bahanyahay soomaalinad hadayi daacadino dhex dhaxaad ka muuqada
Maxaa huuhaa aan dhamaanayn la hayaa
Wariye sare sidasaa sax ah 👍 👍
Anigu wadani baan ahay laakin kuguma raacsani xooghaye Nin marti inoo ah yuusuf garaad in u hadlo inaad Tusaale usoo qaadato, inagu isaaq ahaan meesha landta hadal uun baynu kusoo wadnay oo maalin kasta waa la qeyliyaa, marka sharaf weeyi ninka walaalkeen Yusuf Garaad in sii fiican losoo dhaweeyo oo waliba intA u joogo si fican loo marti sooro amnigiisana la ilAaliyo,
Well done Dala Gobanimo ayaad sheegatay waad saxday xoghayaha
Yusuf Garaad waa shaaqsi xaad daaf uneceeb Soomaliland, waax loo ixtiraama jiirin.
@@minursa02 Aniga ah Reer Somaliland kumana qasbana inuu jeclaado Somaliland laakiin waxan ku hubaa inuu yahay ninka qudha ee journalist ah ee xasuuqi waqooyiga siday tahay uga hadlay oo waliba aad u necbaa xukunka Siyaad Afweyne, Hawiye Somaliland neceb ma
44
Qaraxa muqdisho ayaay uu jeedaan dalka halaga qabo ciiro was kiidalbaday ciidan xamar 👉🇸🇴👈 11/8/2022sii uunabada uburbuuuriyo ciiro hurdaayeee dalka halaqabtoo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😓😓
Ilaahey mahaddii Sifiican ayuu u hadley waxaanan leeyahay jazaakallahu khairan waan layaabey dadka dhaliilaya ninkan kan anigu ma ihi Wadani umana dhowi hadda Future ka Ilaahey ayaanku caslima ciddaad ka mid noqon. Laakiin waxaan qirayaninuu siwanaagsan oo deggan u hadley.
Arrintan uukasheegey Yusuf Garaad kuma taageersani wuu ku fududaadey arrintaas Xaqiiqdii
wallaahi ninkan wariyaha ahi waa nin macquul ah oo si wacan u waraysanaya.
Mzha allha
Tv isku diirka reer Somaliland ka Shageesaa.
Walhi wa runta
Quud aan jiran qoryo u guro, xisbi heehaabaya ayuu xil aan jirin isku magacaabay.
Ergada iyaga ayaa soo dirta mar walba, caqligu ha shaqeeyo, odayaal ay dabada ka soo riixaya oo ay lacag siiyan weeyi, sidana kursi jujuuba waxba laguma helo
Xisbaigan aad ula beentu fududdahay ,masuul beencad sheegana sanadkanaa innoo kow ah.
Kkkk waa runta
Waa qabyaaladayste, kani maxaa habar yoonis meesha keenay, waar waxan xun, yaa ka qabta reerka sharafta leh, ee habar yoonis. Annigu waxaan og ahay in calan cas iyo ciyaalo suuq badani ka buuxaan xisbiga wadani.
Waayo waa xeer wano dhacay waqtikino
Munaafaq kasta o dibadaha ku soo saaqideyba ha ka hadlo arimaha somaliland bal ka. La wareysanayo eega wa noocii khamriga qurbaha ku cabi jirey nocas o dhani wa xusbi sheydan allow naga qabo ilma abu jahal abu lahab abu fircoon abu museylama kadaab ilma saaqid xusbi wadani asalu sheydan
Waxa hubaal ah in Wadani aanay soo baxayn haddii ay ururradu tartamaan
13 november doorasho dhacysa ma jirti adeer dadka ha waalina labada doorasho la is raacinaya u diyaar garoba
Kani waa mid af somali xun erayada uu adeegsado mucaaridad maaha ee waa aflagaado
Waar wlhi cid inaga yeelysa ma jirto wuu dhacy waqtikini hada tehin xisbiyada mucaridka
NINKANI WAA AFTAHAN MR GALAAL
Waa khalad weyn oo dhacay in muuse la weydiyo iyo ina kaahin sabata loosoo raray dawladi xamar Ma Fadaral bay qaateen sabata yusuf uyimi
Maxkamada Qaran maxaa iidin kaa hoor Taagaan iinaad Tasfir Xeerka 14?
Gurigina inad tagto maxa kahor tagan
Aqlibiyada aad sheegaysid mudaharaakiin ayaay ka muuqan lahayd
Luqman sxb waxad ilowday inad weydiso 6 bilod ka hor waa in la furaa ururada asxabta next time
No weydi mucaarid kan waashay
Xafadina imisa hablod aya joga nowaydi sxb
Eega tv yadan ka hadli mayaan qarax iyo xasuuqa Xamar ka dhacay isku dirka dadka reer somaliland ayuun bayka shaqyeen
Wll ha wayna waalen
SICID SULUUB SICIID DEGEEDAAMEER🐎🐎🐎🐎🐎🐎
Ninkan ad waraysanasa wuu gadhay hadaf kiisii mar hadii xabada saw isudhigi maysan way sokhalden wanay dhinten waa guulgadheen
Muda harad kahku meeraysane Kahadala Sabata somaliya utimid hargeisa
January 2022 ayaa bilawdeen doorshada madaxtooyada hala qabto 13 November 2022 illaa imika, arrintuna waxay tahay inaydaan ogolayn in ururada la furo!!!.
Qaraxa muqadisho inay qariyaan doonayaan
Asc waa 👍 ok
i am sory in yuuusuf garad yimado somaliland isago cadow ku aha weligiis ma xasan baa soo diray oo muuse ka aqabalay yusuf garaad amina weliye ayu dhibay haba dhibee somaliland naf umu hayn maxaa noo keenay walee meeshan wan ka fajacay waa meel noqtay abahaalo galeen
marka fashilantid oo qof ah. Absolute embarrassment and joke of a party. I wish we had strong opposition to make government accountable.
URARADA WAAY FURANYAHIIN
Kani wa doqon walahay hadalkisad ka qaranaasa
Aqlabiyadu ma wadda New Hargeisa. Kkkhh
Mayee borama iyo berbera xasuuso
dadka madhan iyo xusbiga wadani
Beenale
Xisbiga wadani wuu siqiiray mudaharaad dambe dalku umabahna shacbiga somalilandna ma.ogola fawdo guuuuuul somaliland
Madaxweynahu isga xilkisa ku wayay hadu qabn waayo doorshda ururada
Alla maxaa mid caqliga zero ka ah siyasi is modAya
Kuwilodolidsy munafsqadbay reersha ladhex mersydsn lahayayen
Ninkani sakhraddda meel kale ha la tago videogii uu hargeisa la dhac dacayey sakhardda bal soo dhiga youtube
Doorashada.kumishinkaaqabta.waadwaalatahay..ooismamaqlaysidmalaha
Sawdigiijoogay.
Cid idin kordhinysa ma jirto waqtika uu dhacayo liisankino
Somaliland dawladnimo seegtay
Sharciga iyo maxakamada isula taga! Ergooyinka aad sheegeysid yaa doortey. Ta labaad waa dhab oo wadankeenu mudaharaad salmiga ma yaqaan. Kuwii la dhigey xukuumadihii hore ee somalilandba dad ayaa ku dhintey kuma dhaawacmey oo khasaaro ayaa dhacay.
Xibiyada waxalagu canbareyaa somali wayn baurabaan ohadala lkn wataa iyafo runa 1 farmajaa imanaya 2 dhalintu haysu socdaan 3 hadii dalka 4 tan manta adeera yaal ninka dhintay masonolanayo allaah awnaxariisto siyasiyiinta yimi iyo kuwii ladiidayba qarankadhan eedalkan iyo dadkii saba xurmo ua hayaa
Niman nolashada qirin waxba yugeridaada iman qaracanka halaga daayo naafada iyo agoomaa aam laqirsa nayn madax waynu wuku mahad san yay jawab ti saxan sheekh
Galaal.waxalayaable.hadiiwadani.kubiiro.urarada..gudoomiyahagolahawakiilada.ayaasheegay..gallaalmanu.gudoomikhaliif.manudhagaysan.
Kolagoye maxaa kugaliye
Adnawaxaanadgaranayn..ningaala.aadkutilmaato.nin.islaama..odayhraagi...aadkutilmaanto.mandeela
inankan hadalaya wa inanki isago ilmo yar xiligi siyad bare mudaharadayay london manta waakaas mu daharada alal africa maxa haysta leader xumo walahay africa wan ka naxaa bad leader kama dhamaano siyad bare waxa u tegay 114 dadki aqoonta laha wax garadkii culimadii cid walaba wuxun garnay sheekhyadi waxa la yidhi war dalka yuu dumin is casil wuu diiday labdan xusbi waxad diidaysan walalahiina uruurada leh inay xaqooda helan wa denbi wayn tas xaga ilahay yo xaga sharviga umada ku baleemen waayo balanta wa in la ooviya mucaridka iyaga saxeexay in uruurada la furo waqtigaas ha is rogina muuusena xusbigiisi buu babiyay oo kalaa diray oo mayda ma wax kale ayuu xukumi karaa wauxu ku filaan wayay xusbigisi gudoomiyihi wareerji buu diiday wax walaba ka soo tagan yahay marka isma dhaantaan macangaga sidiisi buu xidhaya umad i jeel ku gurya xaabad la dhacaya war ma siyad bare nagu soo nqoday hadu sii joogo siyad bare noqon sansankedii buu leeyahay marku yidhi dhalinta sidas ha u xiiran baan yaabay wa ha sii socoto reerahiina intay kala celin lahayen buu qofba qofkii habeen xigay wataa wado wa wxad ka heshan
Ma kana wiila asaasaqan xusbi sheydan la socda iyo xusbiga qalbiyada qalbiyadoodii qufushey akhas na waxan khasaraha ah loma hadlo
Liina Ali wada waalan tahay qof walan oo xanuunsan bad tahay xusbigee buu qabiil kula socoda naya ninkan wa nin hj oo halayay ah reer muuse gaalkii afka somaligaba idin qoray ka soo jeeda kulmiyena isaga dadka soo qabyaladeyey oo shaydana isaga didiiyay dadki aan qabiilkiisa ahayn wiilkana wa isaga soo tegay xirsi wa ka soo tegay shabeel wa ka soo tegay geeljire wa ka soo tegay odaygi warafafinta hayn jiray wa lka soo tegay maxamuud xashi wa ka soo tegay maxaa ku hadhay kulmiye alayle isaga shaydana qabyaladaana halkasay fadhida nayaa xusbi dhisan muu u yimi muuse khasare ka dhigay maydkiisa ha sito muuse xusbiga kulmiye
@@sidrasirad9475 na maxad igu cayeysa xusbi xabada qaata leh ma rabno wllo isaaq ismaba maamuli karee xusbiyada Hala furo samaroon iyo harti ha soo baxan no more iidoor cabaad badane
Waydhacaysaaye.maad.dagaalami
Waryaa Beenta joojiyo channiskan dibkuso Mari maaye kafaa iidayso ceebtu una kaahin ku hadly
Kani beenbadana xishod msle farid uma ega csriurta kadhe baxs
This interview its full none sense and This man keep saying the président he is behind every .
Loukman and mm tv do your best
13 november there will be no presedent what so ever
Waar eedi socon mayse maxaa uga hadli weydeen dhacdadan ugubkaa ee cafawgii somaliland la keeney
Kuwii carbuunta ku soo qaatay inay dagaal iyo qas ka ridaan simaliland kolkay quus ka joogsadeen in la doorasho iyo tartan markay ururadii baa la furay maqleen. Sow xabada isu dhigi maysaan HAA intay caruurahoodii dibadaha nabad,wax barasho iyo dharag ku naaloonayaan kuwii kalena xabada isaga dhigeen kolkay ku dhacdayna dhangagaakihii weer cas xidha oo baroorta la yidhi kuwaa tolow maxay uga hadli waayeen
@@jamaadnuura10 muuse iyo ina kaahin haka qraman sababaty maydkii Hadraawi Cadawgii uu iladagalmy ugu yeedhen haka hadan oo dadka haw cadesyan
@@jamaadnuura10 muuse iyo ina kaahin maydkooda Qadadweybanu ugeyneynaa hacunaane ilyn yaguba Hadrawi bay cadaw ugu yeedhen maydkiisi ye