Waxaan idiin soo wadnaa jawaan dhaantoyina oo xulkii dhaqanka ee jigjiga ay u hagarbexeen oo ay hordhac u tahay dhaantadani Sidan hoos ku xusan ayayna u kala diyaarsan yihiina todobaadkan isha ku hay ardaayadena kala duwan. 👉Muxyadiin shaahid iyo idil ayruush (Karan bigalayn) 👉Cabdi wali xasan dhuux iyo kafeeya (doonbir) 👉Axmed eeshcalaa iyo Idil ayruush (masayr) 👉Bishaar Awal iyo Filsan Qurux (ilmaabtinimo) 👉Axmed eeshcalaa iyo filsan qurux (isuqalan) 👉Bishaar Awal iyo Idil ayruush (cafis)
Axmad eshcalaa naag taad ka qaaday maxamad jabuuti muxiyadiin baa xaraan ku haysta oo ay u niiki naysaa awalbaa la yiri ninkii qaawiya nin naagtii tiisa la qaawiyaa
Nuur goosaar aawi hee teda kale idil ayruush garoob miyaa mise waa la qawaa iyada haddi la qawin idinka aqara wala idin haysta ee gabartan quruxda badan arosa ama ani nabarkeda isodir ❤😂
Waxaan idiin soo wadnaa jawaan dhaantoyina oo xulkii dhaqanka ee jigjiga ay u hagarbexeen oo ay hordhac u tahay dhaantadani
Sidan hoos ku xusan ayayna u kala diyaarsan yihiina todobaadkan isha ku hay ardaayadena kala duwan.
👉Muxyadiin shaahid iyo idil ayruush (Karan bigalayn)
👉Cabdi wali xasan dhuux iyo kafeeya (doonbir)
👉Axmed eeshcalaa iyo Idil ayruush (masayr)
👉Bishaar Awal iyo Filsan Qurux (ilmaabtinimo)
👉Axmed eeshcalaa iyo filsan qurux (isuqalan)
👉Bishaar Awal iyo Idil ayruush (cafis)
Hadde soo dadajiya dhaantooyinka❤❤❤❤❤❤❤
Jawaaan kulahaa 😂😂 ani beejkaaga baan kuxidhanahay waan kaa sugayaa koley ❤❤❤ waan kusalaamy in adeer❤❤
Bishar iyo idil eyruush way isku sobxayan laso dhakhsada labdas siun ban ujeclhy abwan
Emma
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤️❤️❤️❤️❤️
Waaw suuraha idil ayuush caadi maaha, indhaha ayey u shidan muxyadiin, Nice dhaanto
Waar waan idin salaamay dhamaan shacbi weynaha ..DDS..khaasatan bahda dhaantooyinka xaqiiq markaan dhaantooyinkan macaan macnaha badan huwan waxaan dareemaa degenaan ..jacayl ...ilove dhamaantiin from..HARGAYSA..❤❤❤❤❤❤
Wuxuu macaana dhaanta mahee ❤👏♥️
Yes saxib sare. Muxyidin iyo idil hori usocda walalaha,👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Ahmed esh calaa. Masuul sare 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👇👍👍👍👍👍💋👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Boqorka dhaantada iyo boqorada dhaantada muxiyadiin shaahid iyo idil ayrush kismaayo ayan idinka soo salamaaya
Hadaad Aragto Magaca Nabigeena muxammed sallallaahu calayhi wasallam
Suubanaha
#Likesaarintajece
Big wac alla big wac ❤😂 eesha calaa dhaanta caadi maaha
ishcallaa dhaanto wlhi 💯❤️💯❤️👍
💋
Xidigaha reerka cesh Alaa iyo idil❤❤❤😊
Abwaan eeshcaa qisadii sanad ka hor aan ku soo qoray maxaad wax iiga oran wayde adi oo mahdsan
Vl❤❤❤❤❤❤❤
❤ aga idil way iga ya bisay
Idil ryruueh iyo axmed eesh sida caadiga ah waan wataa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Abwan eeshcala yaakh Waa nawaloysoo noooh 😂😂😂 lasoo dhakhso Abwan wada big wac daa 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
😅😅😅mansha allaaah ugu horayn
Ragow maxaa sugaysaan maydka inoo qaada.
Ayruuush cimamadada mahaysano
Gabadhan way cod fiicantahay laakiin heestii dhaqanka xumayd ee ay soo qaaday dib yeey qolka hurdada uga soo heesiin
❤❤❤❤❤maansha.alaah
Eesh calaaa dhaanto way dhaftay tan dhaanto wllee ❤❤❤❤❤❤❤❤
Best dhaanto ❤❤❤😂
dhaanto muxudin iyo budul iskugu tagen ma sahlano wlae❤😂
👌👌👌👌👌👌👌👌
Axmad eshcalaa naag taad ka qaaday maxamad jabuuti muxiyadiin baa xaraan ku haysta oo ay u niiki naysaa awalbaa la yiri ninkii qaawiya nin naagtii tiisa la qaawiyaa
Codka , erayada , iyo laxankuba waa heer sare labaduba cod toolmoonbay leeyihiin . Laxankaan halasoo badiyo .
Dhantada waligey anigoo safar ah oo an meshan usocday Ayan melkale ukacay
Woow danto igadeh waxas ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
this best dhanto keep goin OG ALWAYS from mj
Mohammed
Og isnot esy
Big wac ala big wac baa iga gadan😂
Agaa!
Awowgeed lajaneedan niyod codkeedu nadiifsnaa.
❤❤❤❤❤❤idil ayruush qurux
MAN SHA ALLAH tani dhanto weydhaftay ee abwan waxan ka sugeynaba ku wacusub
Mansha allha eshcala dhanto muxiye iyo idil waa inwata 🙏😍
Is cala ❤❤❤
Waba idax qaday❤❤❤❤
💞👌💯👏😂👍👍
Walee dhanto waytahay macana ❤❤❤❤
Mashaaalh❤❤❤ idil iyo muxiydiin❤❤❤
Keep going
❤❤❤❤💗💗💗
Manshalh Manshalh Manshalh Manshalh Manshalh Manshalh Manshalh Manshalh Manshalh Manshalh Manshalh
Horta Idil Ayruush mala qabaa 😍🤣
Ahmed Esh-calaa Baa Qaba
Eshcala amu qabaa
@@mohamedabiibmohamoud1759 oh badbaan galay marka
Axmadow Jeceylkaagi Abwaan Muxyadiin baa la dhaanteynaya.
Cagdheerey.fadhiista
👍👍😭😭👍👍👍👍❤❤❤❤ 1:29
Woow dad igu qaliya
Nuur goosaar aawi hee teda kale idil ayruush garoob miyaa mise waa la qawaa iyada haddi la qawin idinka aqara wala idin haysta ee gabartan quruxda badan arosa ama ani nabarkeda isodir ❤😂
Axmed sxb waxa ishegta dhantada ubax gududa liqa ya qada o idil isaso sarto
❤❤❤❤❤waaaw
Waaaw
Sodaa esh cala
Wooooow hoorey usoco
Klkkkkk 😅😅😅
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Eesh calaa dhaanto 🎉🎉❤❤❤❤❤😂😂😂😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 0:25 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤🎉🎉🎉
Jah.wAdhaanto
Ayru❤❤❤❤❤❤shwaxbalagaqabankariwa
🫡🫡🫡muxudiin shaahid iyo idil ❤❤❤❤
,❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍👍👍👍👍👍👍
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Mashallah❤❤
Dhanto shidan Dirgax wan jabiyay 😂❤
Waxanaa dhaanto ah War gabadhaan anaa ka helayee talow maa la qabaa
Isha isha isha
Walaashey ayruush
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Dhaanto lagu niikinayo waa ii kow
❤❤Asc
Idil Ayruuush boqorada Codka❤
Jah saaas waye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
cali
Wallalo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Mansha allah guuleysta
Good
Abwaanka heesta sameeyay waa abwaan buuxa oo afsomaliga yaqaan ah,waxaan ka helay sida uu laba kelmadood oo isku macne ah uu u isticmaalay, kedis iyo kansho waa isku macne laakiin nin afsomali badan Ayaa isticmaali Kara
Abwaan muxuyadiin Shahid ba sameyay waa abwaan buuxa fanaanku
Ayyyy jawaabo kulul ayAa kDhacey
Seriously dhanato
Abwaan MUXIYADIIN 🤔👋
❤❤
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👟
Masha alah
Waa saxdi tani
Wataadhaanto muxyadiin iyo idil
She is beuty and fancy dhaanto.sweety voice fantastisk girl 😂😂❤❤❤
Ahmed sxb dhantadii adiga iyo ayruush aad puntland u qaaden meedy please
😮
Qac weye
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Boqorad codka oo lahubo yeehe idil ayruush❤❤❤❤❤❤❤😊
Aniggu markann arko iddil guskaabaa iga. Kaca gabar idemisana wan la ahay hadaba idiley. Adaa. U eedan
My mnshallh
Waxaan aad ugu farxay inaan midhaha dhaantadan ka dhex helay erey aan jeclaa in hees ama dhaanto kasta lagu daro waa ereyga (kansho) ingiriiskiisu waa chunce, carabigana wuxuu ku noqonayaa fursad aad baad u mahadsantahay abwaan muxiyadiin nolosho kuma xumayso adigiyo dhammaan inta jecel afka,dhaqanka iyo hiddaha
Ma si dhab ah ayuu ugu jiraa qaamuuska af-soomaaliga mase waxaa sameeyey dadka uun?
Wwwww idilay heestanbe ha iskuqadin dhantadaad kuqurxoonee😂😂😂
👏
❤😂❤❤
𝐓𝐚𝐧 𝐦𝐚𝐥𝐚 𝐰𝐚𝐬𝐨 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐫𝐱𝐢𝐲𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐥𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐬𝐡𝐞𝐞
Dhaanyo igadheh
Boqorada codka idil ❤❤
Dhaantadani waa mid dhinac walba dhamaystiran xagga ereyada abwaanka dhinaca codka muxyadiin Iyo İdil laxanka axmad budul iyo Guud ahaanba dhinacyada kala Duwan Mahadsanidiin
Dhaantadani waa mid dhinac walba dhamaystiran dhinaca ereyada abwaanka xagga codadka ee muxyadiin & idil iyo guud ahaanba sida loo habeeyay
Wee wee 💉
naga soodaaya heesaha waxaan ka dhagaysanaya deg galdogob g mudug iyo kstamka tuur didibi
Labadan isla jeclay m.a dhantadoda