CANADA ILAAHAY IDIN MA GEEYO SH SAID RAAGE OO HA HADLAY DHIBAATADA CANADA IYO QURBAHA LAGA DHAXLAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024
  • #SUBSCRIBE#DAACAD#PRODUCTION
    Produced By Daacad Production (Abdinasir Daacad )
    PLEASE SUBSCRIBE OUR YOUTUB CHANNEL / @daacadproduction
    For more new video visit / @daacadproduction
    Find us on Facebook :- www.facebook.c...
    ✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like

ความคิดเห็น • 142

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 7 หลายเดือนก่อน +4

    Jasakallaahu khayr sheikh wax badan baad Noo faa,iidaysay. ALLAH Wadankeena Nabad Allah hanooga yeelo Gaalo ilaahy Nooma baahiyo

  • @suugcabiro6415
    @suugcabiro6415 7 หลายเดือนก่อน +15

    Hadaan maqali lahaa intaan tagin waan iska joogi lahaa sheikh intuu sheegay wlhi waa runtiis

  • @SalwaNasirOsman
    @SalwaNasirOsman 6 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allah

  • @Najma-Mohamed
    @Najma-Mohamed 7 หลายเดือนก่อน +31

    Canada is a great place for single/young people who need opportunities…I’ve been here since I was 10, and I’m 23 now I’m moving back to Kenya in April InshaAllah! Keep me in your Duas!

    • @yunisbile822
      @yunisbile822 7 หลายเดือนก่อน +2

      Come Back Sister You are welcomed.

    • @flamingo1493
      @flamingo1493 7 หลายเดือนก่อน +2

      It is very sad to hear this. Every western countries has its pros and cons for immigrants. However, we as Somali people have misused opportunities in many aspects and are ripping the results of that.

    • @HassanAliHassan1960
      @HassanAliHassan1960 7 หลายเดือนก่อน +4

      Everyone has the freedom to choose where they want to live. It's a personal decision based on what's important to each individual.
      Honestly, Canada is a great country with many advantages, just like other countries have their own strengths and weaknesses. Ultimately, the best place to live depends on individual preferences and circumstances. As a Muslim Somali man living in America, I understand the concerns about children assimilating into local culture. While I personally hold an American passport, I wouldn't discourage anyone from exploring other options if that's what they feel is best for them.

    • @Najma-Mohamed
      @Najma-Mohamed 7 หลายเดือนก่อน

      @@HassanAliHassan1960 well said!!

    • @Peac198
      @Peac198 7 หลายเดือนก่อน +1

      May allah make it easy for you

  • @sahrahajifarah5509
    @sahrahajifarah5509 7 หลายเดือนก่อน +2

    Illaahay anaga iyo duriyadeenaba nagu xifdiyo anagaa soo raadsanaye

  • @deeqqumana5340
    @deeqqumana5340 7 หลายเดือนก่อน

    Ninke daqalo yar kuhasto dulkisa allaha ubarakeyo canada bahideda allaha nagq koriyo

  • @mohamedhussein8443
    @mohamedhussein8443 7 หลายเดือนก่อน

    Sheekh wax xun iyo wax wanaagsan ba way yaalaan Canada. Sucuudiga ka aanan helin daryeel iyo waxbarasho Canada waan ja helay laakiin Allah ha nagu amaansado anaga iyo ubadkeena meelkasta oo qurba ah gaar ahaan reer galbeedka. inshaAllah laakiin yaan lagu caasiyin Canada.

    • @Farduus1
      @Farduus1 7 หลายเดือนก่อน +1

      Depression iyo Isla hdl Allah ka ilaliyo wll Alle wehel kaga ha noqodo mar walibo insha Allah ❤

  • @aminamahmoud4382
    @aminamahmoud4382 7 หลายเดือนก่อน +1

    Saed Rage, made enough money in Canada and went to create new life in Kenya.
    Canada is best place and it depends on how you conducts your life.

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 7 หลายเดือนก่อน

      Without going to legitimate work one single day.

    • @Axmed_Hobyo
      @Axmed_Hobyo 7 หลายเดือนก่อน

      With the mentality of being a small young one of a monkey trying very hard to survive 😢😢😢

  • @z-1il
    @z-1il 7 หลายเดือนก่อน

    Subhanallah 😢

  • @itaqillaa
    @itaqillaa 7 หลายเดือนก่อน +1

    So dhawoow wl

  • @HA-me2jl
    @HA-me2jl 7 หลายเดือนก่อน +2

    canada is great place for young people and who wants opportunity work .health care
    peace
    and alot pf things
    but is not good for kids until they are 18

  • @AshaAbukar-yd9mz
    @AshaAbukar-yd9mz 6 หลายเดือนก่อน

    Munaafiqnimo soomalida u qaas xaq mayaqaaniin.

  • @fatumaabdi8887
    @fatumaabdi8887 7 หลายเดือนก่อน +1

    That is why we have no work in Toronto

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 7 หลายเดือนก่อน

    Sh. Said rage deletes messages that sheds light about the truth of his life

  • @ayaanleg
    @ayaanleg 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh, adigu maxaad u joogtaa?
    Dadkani iyagaa dalalkooda leh.
    Dadkana ha habaarin markaad ku leedahay: Ilaahay Canada idinma geeyo. Car tuur passport ka aad haysato ee Canadian ka ah. Bahaabahaa baad maatada ugu sheekaynaysaa

  • @safiahussein9862
    @safiahussein9862 7 หลายเดือนก่อน

    Africa meel la joogo maaha nabad na ma taalo, waxa somalia ka dhacaya waa u jeednaa sheekh walba halaga soo shaqesto kadib dadka ha soo laabtaan, iyagoo waaya arag ah oo lacag ka sameeyay.

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 7 หลายเดือนก่อน +8

    Walaahi waa runtiis oohin baa igama imaanooso waayoo waan joogaa waana arkaa xanuunkaa anigu waan joogaa inshaa allaah waana soo noqon doonaa haduu rabi ii ogolaado 😢😢😢

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 7 หลายเดือนก่อน +3

    Salaama Calaykum sheikh. Sheikhow Waxaa rabnaa inaa aragno adoo passport ka Canada iska dhiibay because I find it hypocritical for someone to discourage others from going to a certain country while they themselves benefit from having citizenship and traveling there. Sheikh tusaale u noqo somalidda and GIVE UP YOUR CITIZENSHIP. I’ll never GIVE UP my American Passport

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 7 หลายเดือนก่อน +2

    Sheeqo lakin basaborka citizenka canada socili ama jeexjeex meelad dhib kuqabto maxaad basaborkeeda uhaysan

  • @essiahassan5157
    @essiahassan5157 7 หลายเดือนก่อน +10

    Walaahi waa runtis sheikha
    Ax ax rabiyow rahmanow no naxariso Amiiiiiiiiiiiiin ya rabi 🤲🏽

    • @HassanAliHassan1960
      @HassanAliHassan1960 7 หลายเดือนก่อน

      Sheikha Waxaa dhahdaa intaa noo duceeynin passport Canadianka iska dhiib Oo dheh Canada kuma noqonaayo

    • @abdullahinoor8042
      @abdullahinoor8042 7 หลายเดือนก่อน

      @@HassanAliHassan1960
      Waaba is kaga soo yaace dee

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 7 หลายเดือนก่อน +4

    Sheikhow Aamiin dheh Ilaah Canada kugu ma celiyo?

  • @Asiya2363
    @Asiya2363 7 หลายเดือนก่อน +3

    Sh mahadsanid ani qurbaha Ayaan daganahay caruur yar yar aan ku haystaa marka dhibaatada Aad ka hadleesid wey jiraan 100 % dadoo Somaaliyee sh reaction xun xun oo Aad u soo qoreesiin ka dhaafa qof run noo sheeg aan wey sannahay marka sh Aad iyo Aad ayaa u mahadsantahay Illaahay Qeyr Ha ku siiyo.

  • @umuabdullahi4380
    @umuabdullahi4380 7 หลายเดือนก่อน +5

    Allahu akbar inkasto aan hadabo kenya kunolahay xor baan u ahay dinteyda iyo nolosheyda Alxmd
    Waxanba Alle kamagan galaa inanba qurbahaa hadanu kunalaneyni sacudiga ama qatar in halkayaga Alle inagu amansado

  • @hafsohashi3263
    @hafsohashi3263 7 หลายเดือนก่อน +9

    Six runbuu shegay shaikha anagaa tagnay waana ka soo laabanay ilaahey inga keenay baa mahad leh

    • @Muktar_Farey
      @Muktar_Farey 6 หลายเดือนก่อน

      Passport ka ma iska celise?

  • @hasanhersi7914
    @hasanhersi7914 7 หลายเดือนก่อน +5

    Sheikh waa runta dadkan dhulgaalo laga karimayo iney tagaan ayaa jirta marka ilaah umadaan somaliyed ha badbaadiyo dhulgaalo faaiido maleh marqati ayaa ka ahay waxa uu shegahayo waa kuraacsanahay jazakalah Sheikh.

  • @nejmaali2161
    @nejmaali2161 7 หลายเดือนก่อน +4

    Asc wr wb Sheekh allaha ku xafid waanada iyo baraarujinta badiya maaha Afrika markad tagtan meel kasta oo aad tagtaan dadka ku wacdiya inay dhulkoodii u noqdan oo caruurta la badvaadiyo ilahay swt ayaa wax badvaadiya dadaalkuna waa inagoo isku tashana dad iyo dalba allaha ha ina soo ururiyo si xun ayeynu u kala daadsanahay ee

  • @homesports8346
    @homesports8346 7 หลายเดือนก่อน +1

    Somalida ayaga be qabil qabiil ayey wax isku siyaan shaqo iyo waxii lamid ah yaa sheeq wala kaga aan aqoon laheen iyi aniga. Aan qabiil kaga aan aheen ka aqoon badan wala kaga yaa shaqo siisan laheed ?? Naga daa ciyarta.

  • @ResonatingRealms
    @ResonatingRealms 7 หลายเดือนก่อน +2

    Passport kooda uceli Sheikhow! Kkk

  • @Maryamasuldaana
    @Maryamasuldaana 7 หลายเดือนก่อน +4

    Anaga joognana Allah anagoo nabada hanaga soo cesho.

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 7 หลายเดือนก่อน +3

    سبحان الله حسبنا الله ونعم الوكيل يارب
    Wadan gaalo in lasiijiigo ma’ahan walahay allow shartooda naga hay anagaa lugeheena ku Soo raadsanay walahay 😢😢😢

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 7 หลายเดือนก่อน +4

    Sheikh, Adiga passport Canada iska celi Waxaana dhahdaa kuma noqonaayi Oo tusaale noo noqo

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 7 หลายเดือนก่อน

      Qur ba lagama quusto ka qalee sheekh qurba joog hadaan nahay dhulkii hooyo aad baan ujecelnahay balse horay iyo gadaal umbaa. Usocaonaa waa yo fursadaha shaqada iyo ilmihii oo aan wadankii laqabsanayn wadankeena iskuulo tayaleh haduuleeyahay dadku way soo noqonlahaayeen waxbarashadu waa waxa uhoreeya nolosha ganacsatadeeniina dhul shi sheeye um bay dhisayaan

    • @HassanAliHassan1960
      @HassanAliHassan1960 7 หลายเดือนก่อน

      @@fahm3d88 34 sano aa Mareeykan deganahay weligeey Somalia gadaal Uma fiirin

  • @abdulghanihassan3837
    @abdulghanihassan3837 7 หลายเดือนก่อน

    Qolyaha kasoo noqday waqoyiga america iyo canada, waxan filayaa xogaa vacations ah ayay soo qaadanayaan, waanay kusoo noqonayaan, mise toosbay ugasoo guureen? I don't think so , hadayba jirtana waa wax aad uyar 1 or 2 percent, anigaa joga north America. More than 5 months, waa joogikari waayay dhulkii aankudhashay, 17:30 ee weligayba joogi jiray, sababtuna waxay tahay wax kaabaxa moyaane waxkusogalayaa majiro, hadaanad ganacsiyo waawayn kulahay, hakayaabin inuu joogo qof noloshan amerika bartay, 2ba uunbaa joogi kara mid weligiisba aan dhanna ugabixin, iyo mid hanti buuran kuhaysta, bal anigama iigagasoo duceeya in ilaahay igasoo nabad hooyo.

  • @AshaAbukar-yd9mz
    @AshaAbukar-yd9mz 6 หลายเดือนก่อน

    Hees hees waaye.singing .kud kaguur kud uguur .melwalba dhibkeeda.ani wasban kaduwanahay. Wuxu sheegayo qaas ani bey i haysataa.. jiro laysu caayayo.midab laysku waayayo. Inta badan aanu i haystaa .nolosheyda qaas ee gaar waxii laga maqlay baa meel lala so fariistaa.

  • @Entire-World
    @Entire-World 7 หลายเดือนก่อน

    Sheikh, I know where you coming from. However, you know that you have been there, grew up there, studied there, and had all the opportunities that you are embracing now. The fact is that Canada has offered various opportunities that you could be fit. Of course, if someone has no education or any other skills, what other opportunity you have left? Maybe cleaning bathrooms or low-labor jobs is the only option.
    You see your children born in Canada and raised in Canada, so what contradictions are you lecturing?

  • @shakircalii
    @shakircalii 7 หลายเดือนก่อน +2

    Taliye ma isticmaali karaa videogan

  • @AshaAbukar-yd9mz
    @AshaAbukar-yd9mz 6 หลายเดือนก่อน

    Soomali wax kama sheegin .yrub waan ka shaqey ilmo ku dhalay.shaqada gabar i weydiisay su ahaan jiray wadankiina waxaan dhahay aad u fiic naa 2habeenima waa la socan jiray nabad.wax yar k adib waxay igu tiri i yadoo gabdho shaqada wada fadhino waxaas baan ku nacay.iyada ayaa i way diisay hadan saa tiri.kuu i qabay soomaluda naagtii ay necbaneed..ka so jawaab

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 7 หลายเดือนก่อน +4

    Aaaaamiiiiiin yaa rabbi anagaa ku dhiban balaayo gaal uu wax u sheego mida kale school private ah oo Islamic ah ayaanka bixiyaa iilaa ten thousand bound in London welina waanigaa yaaban waxaan hayaa caruur Autism ah Alxamdulilaah calaa kuli xaal sadaqa sheekh saciid

  • @mahadhussein283
    @mahadhussein283 7 หลายเดือนก่อน

    shikhow Dad ku fahmayo maha dadka mesha fadhiyo ilaa mesha ee tagaan wlhi wax shegay oo dhan waa run ilahow wadankena nabad noga dhig

  • @dacarshiine1526
    @dacarshiine1526 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masaajid buu iibiyey, millions buu ka faa’iidey.
    Canada passport, 4 Dumar ah.
    Haddana Canada ayuu caayayaa!!

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 7 หลายเดือนก่อน +2

    Jazakallahu khayr sheikh saciid runta waad usheegtay soomaali haddii hadal maqlaan

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 7 หลายเดือนก่อน +2

    Sheikh, America sidaas maahin. Adiga passport Canada iska dhiib ka dib noo duceey

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 7 หลายเดือนก่อน +1

      Kkkk

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

  • @firdawsa_Liim_
    @firdawsa_Liim_ 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid shekh waa noo nasteheyse...
    Ramadan mubarak

  • @nestehamohame
    @nestehamohame 7 หลายเดือนก่อน +3

    Alxamdulilaah Ilahey mahad leh anga ku nool waxa dhibaato ahna kuma qabano ilaheyeba no saqirey dadkan wadankasatan Ilaheyeba leh wa shaqeyesana caruurna wa ku korsan Islam ☪️ waxa kugu so xad gudbayo ma jirto in la shaqyestan ceeb mahan inta nimcada lagu heyesto shaqo school in lagu daweyo waxaas dhan wa free dadka seye kula dhaqamayan wa si wanaagsan lkn dadkenu ma arkan

  • @nurhawa646
    @nurhawa646 7 หลายเดือนก่อน +1

    Canada waa wadan sharci kaka danbeyn taalo,gaahana ma taalo waa hadba sidaad nolosha u wajahdo

  • @sacdadaahir5126
    @sacdadaahir5126 7 หลายเดือนก่อน +3

    Asc sheekha hadii meeshu sidaa tahay adigu ilamhaaga maka soo kaxaysay, in aad dub ugunoqon makuu qorshaysantay

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 7 หลายเดือนก่อน

      Awalba sheikh umal iyo sh shibli iyo sh mustafa dibadaha ayay jiren weyna iskaga so guureen maqan sababta sh sacid rage ugaso guri la,yihin

    • @fadumodahir8667
      @fadumodahir8667 7 หลายเดือนก่อน

      Sheikh Saciid sooka soo guuray ​@@quruxleyqalanjo5485

  • @maryamaabdallahi7493
    @maryamaabdallahi7493 7 หลายเดือนก่อน +1

    Shiikh anga hana sirin sow adiga nolashaz wanagsan ku ledahy anga cadaabkas soo arkeenaa africa gaajo waayo noh😂😂😂😂

  • @hamdahassan1360
    @hamdahassan1360 7 หลายเดือนก่อน +3

    Jazaka Allah khayr sheekh ❤❤

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wll jazaaka allahu khayral jazaa runta rabi ayaa kugu jeclaada hadii mareykanka iyo ingiriis aan qiimo ugu fadhino nama xasuugeen habeen iyo maalin kii amarkooda diido argagaxiso naguma magacaabeen dadkeeni bay isku direen oo ay ubixiyeen alshabaab iyo dowlad

  • @munafaisal6775
    @munafaisal6775 7 หลายเดือนก่อน +1

    waayahe dalka nabad ka dhiga oo idinka ragi dalka aah nin soomali wa bila micna miran acudubillah dadka ku leedihin so nogda wax lo so nogdo oo lo hiloobo sameeya🥱🥴🥴😊

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 7 หลายเดือนก่อน +2

    ILAAHOW AWLADA NOO XAFID YAAWADUUD AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @zeinabomarmohamed8741
    @zeinabomarmohamed8741 7 หลายเดือนก่อน +2

    Walahay yurubna waa la mid.
    Iska ilaaliya.

  • @fatmaabunoor9220
    @fatmaabunoor9220 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sheeqoo suaal ayaan ku waydiiyee adiga baasaboorkoodii ma iska tuurtay sida farmaajo mise waad haysataa

  • @mudiali719
    @mudiali719 7 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin Canada 3 jeer tagey meel ma aha gaajo iyo nabad galiyo xumo qaboow isku darsatey!!!

    • @mariambalqiis757
      @mariambalqiis757 7 หลายเดือนก่อน

      Walaal waayo Arag baa tahy ilaahy meeshaad joogto hakugu xafido Hadaa go,aan ka qaadatay. Aniga in badan baa l,aigu qasbay in An Soo galo Cenada lkn ilaahy baa i waafajiyey wan ka dhaga Adaygay Alxamdulillaah dhulkeena Allah Nabad ha inooga yeelo

    • @NemaDahir
      @NemaDahir 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@mariambalqiis757 gaajo, why didn't you get a job.

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 7 หลายเดือนก่อน

      Sodan iyo afar sano ayaan Toronto ku noolaa dhibaato Allah igama tusin. Meeshaad doonto aduunka adoo ka jooga Wixii Allah kuu qaraa kuma seegayaan

  • @osmanaden9999
    @osmanaden9999 7 หลายเดือนก่อน +1

    halka hadal aan ka helay waa haku fikirin inaa wax soo qabsato gacan qabsi kadanbaa soo labanaa 30 sano ayaan joogaa ilaa iyo hada gacan qabsi ayaan la ahay oo aan dalkey ku laabto

    • @mariambalqiis757
      @mariambalqiis757 7 หลายเดือนก่อน

      Wallal ilaahy khayr hakaasiiyo Sharteedana hakaa qabto 30 sano Ayaabad joogtaa.inbadan Ayaa la,igu dhahay Canada imow wan ka dhaga Adaygay Alxamdulillaah Allow dhul gaalo Hanoo baahin

  • @Siciid22
    @Siciid22 7 หลายเดือนก่อน +2

    Nin dheergy ladiin la fudud 😂

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 7 หลายเดือนก่อน +1

    AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekhu lacagta uu Canada kala yimid xaguu ka keenay ma musqulaha ayuu dhaqi jiray?

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 7 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂 Muranaan ka xigaa maa tiri wixii Aamin ahaa oo la hurgufayay

  • @maxamedindho6440
    @maxamedindho6440 7 หลายเดือนก่อน +1

    Online qurana cidii rabta welcome

  • @z-1il
    @z-1il 7 หลายเดือนก่อน +1

    My Allah protect our children

  • @khadrakulane1591
    @khadrakulane1591 7 หลายเดือนก่อน +1

    Alxamdulilah in aan soo labanay aniga iyo caruurteyda

  • @munomohamed134
    @munomohamed134 7 หลายเดือนก่อน

    Amiin

  • @BisharaIbrahimAdan-h4y
    @BisharaIbrahimAdan-h4y 7 หลายเดือนก่อน

    Culimadeena sharafta leh. Hakawacyi galiyeeno dhalinteena tahriibeyso Dalkooda iney joogaan

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 7 หลายเดือนก่อน +1

    I won’t say Aamiin unless you give up your Canadian passport.‘I’ll never give up my American passport

  • @muhumedsmartqorane
    @muhumedsmartqorane 7 หลายเดือนก่อน +5

    allow canada hanoobaahin

  • @maryamaabdallahi7493
    @maryamaabdallahi7493 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sheeikh wa daaleysa wlhi waraks maba nagu socdaa

  • @abdirazakahmed-ib5yf
    @abdirazakahmed-ib5yf 7 หลายเดือนก่อน

    Asc run ahanti majecly yurub sidey tahayba wxn kajecelahay afrikadeyda

  • @KafiaAliNoor
    @KafiaAliNoor 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wale waaruntaa sh khow alle.haku xidiyo

  • @xamsejrofficial1402
    @xamsejrofficial1402 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh adiga soo tan dagan oo nolasha qurxuda badan ka sameeyey. Dhalinta hoarmar bay rabaan dharag dhacasiga nagdaa

    • @bukaanbilechannel
      @bukaanbilechannel 7 หลายเดือนก่อน

      Orid doono dhragta gaal meel Sare shaqo kaa la siinyo suligaa dhaqe hdaan ugu yarthy

  • @malyuuncilmi7106
    @malyuuncilmi7106 7 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin yaarbi aamiin yaarbi aamiin yaarbi 😊

  • @aminamoussa1173
    @aminamoussa1173 7 หลายเดือนก่อน

    Cheikh il faut prier pour les jeune dans le monde especialement le canada parceque il ya tes enfants aussi.
    Musheidu we duceyan ma dacayadeyan inooso ducce
    Allah ha ku xafidoo
    Amin

  • @mohaxashi256
    @mohaxashi256 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sax aniga marqaati ka ah

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 7 หลายเดือนก่อน

    WALEE RUN BUU IDIIN SHEEGAY SHEEKH SACIID RAAGE TAAS WAA XAQIIQ BIYO KAMA DHIBCAAN OO TAALA DHULALKA GAALADA . IYO DALKA IYO NICMATUL ISLAAMKA NALA SIIYEY BAAN HAGAAJISAN LA'NAHAY OO HADA ABIYE INDHO BUUR OO GAAL XUN AH USOO INDHO TAAGAYAA ILAAHAAY HANOO GARGAARO.

  • @xafsaali6127
    @xafsaali6127 7 หลายเดือนก่อน

    Aamin Aamin Alxmdlh rabi baa ima jeclysin dhuul gaalo Alxmdlh Alxmdlh

  • @sacadxusen-b8s
    @sacadxusen-b8s 7 หลายเดือนก่อน +1

    Canada isn't easy

  • @hiboabdi9392
    @hiboabdi9392 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah sheikh jisakalahu khaiyr wlhi wax walba waad no sheegtay lkn allaha nagu anfaco wanadada qof walba oo wax fahmaya u tustay ilahay Hanna badbadsho alahu ma aamiin ❤❤❤ war dadow wantoba oo wacdiga wax ku qaatta

  • @MaryanHilowle-k9j
    @MaryanHilowle-k9j 6 หลายเดือนก่อน

    Ilahay hana geyo Canada 🇨🇦 🤲😩😢

    • @Muktar_Farey
      @Muktar_Farey 6 หลายเดือนก่อน +1

      Ameeen. Sheikha marku so faideyste ayaa inta war nola imaade

  • @fabrigasdufff9295
    @fabrigasdufff9295 7 หลายเดือนก่อน

    Sheikh Waxas wax ka yeeli majiro athiga adunnyow wad so argteey

  • @mahamudhaji4227
    @mahamudhaji4227 7 หลายเดือนก่อน +1

    Adiga noqo oo tusaale noqo

    • @NagadAbaneh
      @NagadAbaneh 7 หลายเดือนก่อน

      Exactly 😂😂

  • @Xogkeen
    @Xogkeen 7 หลายเดือนก่อน

    xaqiiq weeye anaa 3 sano jooga waana kuwii noloshayda ugu adkaa

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 7 หลายเดือนก่อน

    ASC SHEEKH JISAKALAH KHAYR ALLE HAKU XAFIDO AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤️❤️💯💯

  • @SacdiyoMahamed-r6u
    @SacdiyoMahamed-r6u 7 หลายเดือนก่อน

    Hadalka sh wa run waleee. Xaga ilmaha uma fiicno

  • @Fahima-d5j
    @Fahima-d5j 7 หลายเดือนก่อน +3

    Subuhanallah. May Allah protect our youths

  • @SomaliFilosof
    @SomaliFilosof 7 หลายเดือนก่อน

    jow kow now said rage walahi wa tuug lacagti masajiidka canada so xaday oo keyna school ku furtay lakin schoolka u furtay carurta wa lagu biiga ee carurtiina ha geynina schoolka said rage somaliyeey oo carurtiina school dowladeed geysta oo waligin school somali leedahay ha geysaniina wa taalo jow kow now hadana bow ninkan wuxu sheegaayo dhan wa been wa si u neceeb nigu abuuro lakin isaagu passport canada bu haysta xaskisa iyo carurtiiso canada bay joogan wa kalab said rage wa beenale said rage wa tuug said raage

    • @canabmuktar102
      @canabmuktar102 7 หลายเดือนก่อน +1

      Illehey kabaq oo naftada unax

  • @amounali640
    @amounali640 7 หลายเดือนก่อน

    Assalamu caleikum ya sheikh wayehey qoska guu intee dagaane yihiin. Waa ruun d'huile galandage maa wacnaa. ALLAH ha saxloo

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 7 หลายเดือนก่อน

      Canada qaar baa jaamacadaha ugu jira isaguse ma korin hooyadood baa korsatay gabadh falastiin ama Asian ah oo kaluu qabaa kuwaasina Canaday ku koreen oo joogaan

  • @SalaadoAhmed-b1g
    @SalaadoAhmed-b1g 7 หลายเดือนก่อน

    Dhulakaga hooyo malagasho

  • @dekaaden178
    @dekaaden178 7 หลายเดือนก่อน

    Walahi he is right. We are living it 😢

  • @SacdiyoMahamed-r6u
    @SacdiyoMahamed-r6u 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wallhi. Aney igu dhacday ano tukaan galay. Ayey nag borsadeda agtalay ayey markey iaragtay Taf siisay. Oo dhabta kuqabsatay. Ciyalka madawna Cilba lagu dilayy

  • @Qadra-Hussein722
    @Qadra-Hussein722 7 หลายเดือนก่อน

    Subxaana Allah😢

  • @mukhtaarcadinaasir5550
    @mukhtaarcadinaasir5550 7 หลายเดือนก่อน

    Aamiin aamiin

  • @hacker-q4m
    @hacker-q4m 7 หลายเดือนก่อน

    Aamin Yaa rabi ❤❤❤❤❤

  • @maxamudmaxamedsaid1036
    @maxamudmaxamedsaid1036 7 หลายเดือนก่อน

    Team ceydo❤

  • @nasab6929
    @nasab6929 7 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢

  • @FirdawsBintmohmud
    @FirdawsBintmohmud 7 หลายเดือนก่อน

    اللهم اءمين 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @sacadxusen-b8s
    @sacadxusen-b8s 7 หลายเดือนก่อน

    Canada isn't easy

  • @QamarAli-tk8ss
    @QamarAli-tk8ss 7 หลายเดือนก่อน

    Allaahu akbar

  • @XamzaYuusuf
    @XamzaYuusuf 7 หลายเดือนก่อน

    Aamiin ❤

  • @QamarAli-tk8ss
    @QamarAli-tk8ss 7 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔😭😭😭😭

  • @abdulkadirdahir3592
    @abdulkadirdahir3592 7 หลายเดือนก่อน

    True

  • @kahiyemohammed8556
    @kahiyemohammed8556 7 หลายเดือนก่อน +2

    Amin amin thuma amin illahayow igabadbadi sharta kufarta...I applied visa fro Canada, may Allah make my cover letter to be rejected, al HAMDULLAHI, being amuslim,may gave more rizziq in kenya than Canada, wallahi I'm shocked when my community refused to say Amin fro fitnah and fasahad...

    • @Najma-Mohamed
      @Najma-Mohamed 7 หลายเดือนก่อน

      Ilahay meeshu khyrka kujiro haku waafajiyo…the only thing Canada ey Kenya oga fcnthy is there’s a lot of opportunities here otherwise Kenya is way better than Canada!

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 7 หลายเดือนก่อน +1

      Allah kuufududeeyo qofkii xoogleh oo caqli leh waa shaqaysankaraa balse meeshu caruurta uma roona markaan runta sheegno waa lgu baa ba ay dilalka caruureheenu isku dilaan qurbaha lama xisaabinkaro waa dabar go balse yaa tirakoob sameeyay alla amaansad dhalintaana meel walbay joogaan

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @zamzamxuseen961
      @zamzamxuseen961 7 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤o❤❤