Waxaan salamaya dhamaan tiina xabibati team farxiya tawakal Waxaan sii gaar aah uu salaamey abaayo farxiya faceed karoon..... Kadib reer galmudug waxaa aad isoo jiitay haab dhaqan ka iyo kala danbeenta arooska mansh Allah mr uun wa imaan donaa. Dhuulka qurux da badan ee muduug💚🤍🩵
Farxiyo waad iga qoslisay waxay tiri carabka intaan soo jiidayaaba dhib ah kkk aheey walaaleey xero baan dhahnaa kkk. Daruuro waa runteed reer miyigu way ka xishoodan gacan la is qabsado doolshana waaba dhaqan baas uu gaalo laga soo xigtay. Maskiin laakiin waxaa fiicnayd markay gabadhu cabaar magaalada joogto in la aqal geeyo
Waxaan salamaya dhamaan tiina xabibati team farxiya tawakal
Waxaan sii gaar aah uu salaamey abaayo farxiya faceed karoon..... Kadib reer galmudug waxaa aad isoo jiitay haab dhaqan ka iyo kala danbeenta arooska mansh Allah mr uun wa imaan donaa. Dhuulka qurux da badan ee muduug💚🤍🩵
Illhayoow farxiyo hanaga qaadin
Cawa sheekadeydii baan dhageysanah😂
Abyo adi maa sheekada soo gudbiyay
Sii qurux badan iney nogu dhaamato ayan rijeyna
Naruuroy 😂gbdhi garadka mia
😂😂😂😂
😂😂
Waaba sheeko aad uqosolbadan,maashaa allah ❤❤❤
Ala macaney qurux badanida m .a❤❤❤
iga farxi wll waxan rajeynayaa in aad tahay mid iga farxiso❤❤❤❤jimce wanagsan❤❤❤❤❤❤
Jumca lamida 😊❤❤
Oday maficno odayaloow illahey ka baqa gabdhaha yaryar iskadaya MA qancinkartin wad ku kagicineysan ok
@@faizaabdulla3604saxwallah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@@NasroMaxamuud-q5b❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kkkkkkkkkkkk @@faizaabdulla3604
Kusali Rasuulkena scw scw scw scw 🎉Scw 🎉Scw
mashallah abayo farxiyo qaali luuley barik Allah fikh ❤❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
Habo daruuuro sheekadeda qosol bdnaa marka caadi nooga shekeyso 😂😂😂😂😂
Inshalllah mid guleysata noqo ❤❤❤❤ جمعه مباركه للجميع بالتوفيق صلوا على النبي صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا 💚🤎🤎💜💜💜💜🩷🩶🩵🩶🩶💖 الله
Masha Allah sister farxiyo ❤❤
ASc asxabey isoo duceeya muraad ayan leyahay in illahey isiiyo jimco wanaagsan insha Allah
Abayo farxiyo mooro iyo xero waa isku mid dhib malaha sidaad donto noogu soodaa ❤❤❤❤❤❤❤❤
Salaam alaikum farxiya tawakal sister ❤❤❤❤❤❤
Yaah sheekada iga gadan waan garaacay aaaaa😂😂
Dumarland waa u dhanthy sheeko iyo ficilba😂😂😂
Asc team farxiyo tawakal anaa uhoreyo cawa ❤❤❤❤❤❤
Waaaaaw❤daruura❤❤fariiid❤❤❤❤warkas ayaa imarah💚💚💚💚💛💛💜💜💜❣️❣️❣️❣️❣️💌💌💌
Wanku salamay farxiyo qalbi ❤😊
Wcs❤🎉
Asxpy 40 qof ducadooda wala aqbalaa iso duceya inu ilahay foosha ii fududeeyo
InzhallaH ilaHaY kugu dhipi maayo😢 walllo😊
Ilaahay swt hakuu saqiro, Salliga nabiga aqriso abayo kuna celceli inshaAllah
Allah kufududeyo abayo inshaallah kheyr
Allah ku fududeeyo si nabad ah MashaAllah ❤abyo❤
Yaaa aaallh yaa raxaman 🤲🤲🤲🤲aaloow foshaa kuu sahal oo afar indhood oo abshir aah. Aallh kaa dhigo. Fool wlhi waa xanuun saaid ah. Taas wa iga washay
Wcs abaayo 🎉🎉🎉❤❤
Naruuro sheekadeda waa sheeko qosol badan 😂😂😂😂
Ilhy haa ku dhaf HBO ❤🥰
Abay farxiyo ayanta magacyadeyda afkaga kahaya kkk nasra iyo narura❤😂❤😂❤
Abayofarxiyo ❤❤🎉🎉🎉
Naruuro walahi wa funny
Scw scw scw ❤❤❤❤
Sallaahu calayhi wasalam🎉❤
Wcs farxiyo waan kaaqaadnay
Wcs farxiyo see nayeshay heee furashada nagu garaacday
Farxiyo gulayso gacalo 💕🫶
Hbo sidaan kudawanayy Baan lahjadii koofurta brty muqdisho waan xifdiyy soqa xafadaha intaba markan Isla hadano raga koofurta wayy idhahaan waxa tahy imisa nin baad kashukaa sataa
😂😂😂 musqul qof gashay oo kadi heeyso
Xero bari iyo gobolada dhexba waa laga dhahaa
Jumca Mubarak asxbey
Wcs❤❤❤❤❤❤love you
Daruuro mia mise naruuro habo😂 shekadan cml wa igu socone ani😂👍
Al ma nooli 😂😂😂😂
Naruuro waa iga qoslise 😂😂
Wcs abyo
Farxiyo waad iga qoslisay waxay tiri carabka intaan soo jiidayaaba dhib ah kkk aheey walaaleey xero baan dhahnaa kkk. Daruuro waa runteed reer miyigu way ka xishoodan gacan la is qabsado doolshana waaba dhaqan baas uu gaalo laga soo xigtay. Maskiin laakiin waxaa fiicnayd markay gabadhu cabaar magaalada joogto in la aqal geeyo
Garaac wasakh
Ala Habaryaray cawada waafuuray saa uqoslaayay😂
Ala cunugtu wa dhimatay😂😂
Wsc ❤❤
Wsc
Daruuro caadi maha fariid ninkii bay dishay warka i maray😅😅
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allha kubrakeyo mashllah jazakallah qer
M a habi
Habo
Farxiiyo sheekadan aniga iska qiironaya is arkay sheekoyinga reer miyaga aad ujecelahay waaga yare ku noolan jiiray 2025 usoocda badiyihi masaska baas kabaqa 😂😂
Yes cawa Ana u hureyo 😂
😂😂😂😂 naa ninka garabka qabso kkkk naruuro 24:01
Inyow 😂
Ladabalo cashaqa😂😂😂
Hbo frxiya kalasr edoyinka eedo Abbo wllshi Ah iyo.Ayyo
Anagu labadaba eedo baan dhahna abyo
@fartuunomar-wz3mb wlhi waaa yaaap eedo tn Abbo dhalataan dhahnaaaa. Tan Aabo qao iyo Adero Abtiyo intapa Aayo paani layirahdaa
Ana mooro ayaba carabka i jabaa hada dhaho
Farxiya geelka maahe geela dheh geel beele 😂😂😂😂
Geelow ayey dhahan farxiya tawakal waa ciyaall xamar🤣🤣
Ee geelka hadaa la dhihin maxaa la dhahaa abaa 😂😂
asc farxiya hindey kkkk
Hhhhhh
❤❤❤❤❤❤❤❤
Wcs habo cawada bilowga cadi ma aheen
farxiya sibay u higantay khayr miya jiro
😂😂😂😂😂😂 indho cad
Xerada ariga miya dhiba Farxiya shactarada nagada 😂😂😂
Dhip waye😂😂❤
Doolshada 😂 ala farxiya
Wlhi badiyo waa meel niidam leeh csw saliga nabigena ayaa lagu gelbiya arooska waruuntaa
Ayantan wan kamaqna abe iga xanunsada
Ciyaal gobalow warkaan run miyaa xamar Paris mee nii thy horto kuwoo qarabada ah gobalada ka imaado arki jiray waxayba samenayaan xabad hadee dhacdo sariirta hoos galayaan fulaynimo waxa dhahay reer gobalka waa geesi maxaa loo dhahaa😂😂😂
Anagu reer somaliland hadaan ay eedo waxaan nidhaah naa ta abo la dhalatay
Maxa iyado qawesan oo is dahiririn may iska tukaneysaye yaab waaye bee taas😂😂😂😂 duqa axsan wen uu u suubiyey hadiis ku soo awaabin ay amaan ka heshey
Horta afsomaligaan miyad iskulada kudhigatan her xamarow maba la aqrinkaro waxad qoreysan
@@Maria-wb7lj Reer xamar iyo shaqsi kala saar 😏😏
Heer xamar ❎
Reer xamar ✅
Adigu so baro hab qoralka saxda ah intaadan cid kle ku mashquulin
Naa is daji waa caadi 😅@@Maryan_idil
@@Maria-wb7lj afsomali gass qoof afka somaaliga sii FICAn u yaqana waa aqrin karaa meshaa b ah aya w lobedelay mrka dadku ma wadaa qoran
😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤