Dadka Afrika jooga wa dada xanunsan wayo ninka maxa ilmahisa daqtarka u hinwaye isaga dali gabada marki uurka ladahi arkimayo marki umusho kasi daharan marka gabada xafadeda qof xanunsado carurti bi ka kaxin baal nolosha daya dumarka somalida waa doli bisinka waxi noloshan 😢
Doqon sanaa Ninku Balo kuu dulqaadatay wx loo dulqaato ma istaahilo Nin Markuu Tilaab xagaaga usooqaado labo tilaap ayaa xagiisa looqaadaa si uusan daciiftinimo kaaga Arag wx la aan leskuma Noco lkn kibir Yaa udulqaadanaa
Lacag tii ma jaray oo ma is bedelay maxaad dee la ka la haysaa, Maad lugaha isa saaratid. Maya ma taqaaniin ba miyaa? Mida cusub ha ku raro wuxuu sido. Candho jecelaa Canaan badanaa. Uf!
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋🥹
Masha allah tabarakallah walaasheyd waa gabar fiican alle haxafido allaahu akbar iyo dad aan ogahay sidee yihiin iyo xaasid nimadooda
❤
Subxana allah 😢😢😢😢😢😢😢😢 walhi waayaab kaas aabe ma ahan ilmo aabi hiisa wax uxisaaaabinaayo waaayaab 😢😢😢😢😢😢😢😢
Walllah sharafi dhimatay soomali ilmo maxa Kala hesta habeen wanagsan dhamaaan soomaliyey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Samida walashey sabariin🎉❤❤❤😢😢😢😮😅😊😊farax ewalba waa shalmad rac🎉🎉🎉idoceya kofican ino ilahey isahlo 4:34 ❤❤❤🎉🎉aamiin ❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤❤❤❤
Wacaleykuma salaam ww
Mahadsanid Abaayo ,walaal Ama Huuno
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allaha kubrakeyo mashllah jazakallah qer
Jah magaceyga maamaqlooyaaa ala anigaaa magaceyga jecliyaa gabdhaha sabirin ladhoho ismuujiya heeeee gabdho
Wcs abayo farhiyo tawakal masha Allah abayo illahey hakuxafido qaali dumar Allah kudowro
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
Masha allah ❤❤❤❤farxiyo
Ana kuso horeye ❤😊
Subxana laah tabaarakal alaah
Waclaykuma salan hbo farxiyo m.a❤🎉
mashallah abayo farxiyo qaali luuley barikh Allah fikh💞💞💞💞💞💓💓💓💓💓💓
Farax wa lagu yaqaan weji bedelka bastarka😢
Anigaa kii 3aad leygu qalay manta 7 no ah,,...sheekada wa sugaa ila kaso dhamaaneyso 😢
Alhe ha idin xafido adi iyo carurtaba wlshy adna Is ilali anbo 3 laygu qaly alxm wana ka ficany
Ameeen abayo
Abayo soo dhik 🎉
Kan oo kale markuu is beddelay meel kalaa u diyaarsan,weji beddel iyo hadal xun!!!!!!!!!!!!!!
Xaqiir sanaa ninku haduu masuuliyad qaadi karin maxuu naag uguursan
Raga qaarkod waxa ilmaa loodhalo ma istahiilan😢
Mahadsanid maamii 🫣Qac yaaa islaaanta dariska ah aaaa💔
Farxyo cdey hore usoco abyo ❤❤❤
Wcs habo farxiyo 😍💋
❤❤❤
Asc team farxiyo tawakal anaa uhoreyo cawa from 🇺🇸
mashallah oomiyad dhexsexatay wll❤❤❤❤
Wllo icawi 15 dolor deeba leygu lyhy mana awoodo ilahey darti icawi dumarnimo xita igu nax 😢
Wakaaqanay anagane farxiya ❤❤❤❤❤❤❤
Wcs❤❤
Magcyga saan u sugye ugu danbeyn wuu imade❤😂
❤❤❤❤🎉wcs
❤❤🎉🎉🎉❤
😢😮😮😮😮😮😮
warkas ayaa imarah😢sabarin oo waad hurudeyay miyaa markaa fagotay salan gobeed dhaman❤❤❤❤❤❤❤❤😂
Farxiyo xijaabka guduudka quruxleey ku tahy istariij miyaa m.a
Ayyyy cawa yaa igaa horeeyo😮😮
anigu waxan kayabaa farax madharge maxa kaqaldan Aniga🎉kii ään gursado GPDhac kusii 4 sano ugu horeysa🎉no ciyaal waayo maba🎉istahilan ciyaal kacag ayaaba ugu darteen HOS dhiga haa🎉cajiib dunyaa,team farxiya habeenwacan❣️💜💜💛💛💚💚💙💙💙💙
Wcl sister farxiyo ❤❤
Wcs
😮😮😮😮❤❤❤
team farxiyo qoralada bdn aan iska dhaaf no oo janaalka aan qurxino oo 100 kaliya aan kutuurno ❤️
Wcs abaayo 😢😢😢😢😢😢
Wcs farxiya madax isarn tahy❤❤❤
Thanks 😊
Habo mcny xijabadan qrxdada soo saren m.a💋💋🫶
Nimanka intooda badan waa doqomo bal reerkii hore buu biil u la’yahay markaas buu kuwo kale dhisayaa nacas dheh
Wcs abayo
Kaas ragguu ceebeeyay gabdhaas iyo ilmihiisa suu u dhibaayo waa jirjiroole doqon ah
😂❤
😢😢😢😢😢😢😢
Wsc
Dadka Afrika jooga wa dada xanunsan wayo ninka maxa ilmahisa daqtarka u hinwaye isaga dali gabada marki uurka ladahi arkimayo marki umusho kasi daharan marka gabada xafadeda qof xanunsado carurti bi ka kaxin baal nolosha daya dumarka somalida waa doli bisinka waxi noloshan 😢
Farxiyo maser miya shekada maser jeclahe blz shekadas nose radi😂
😂😂😂😂😂
Sabrrin waye farxiya cadey
Oo hada mxey dhib ledahay sabariin 😂 hdi laga dhigay 😂
Cawa shakada magaceyga kudha gesanya 😂
Doqon sanaa Ninku Balo kuu dulqaadatay wx loo dulqaato ma istaahilo Nin Markuu Tilaab xagaaga usooqaado labo tilaap ayaa xagiisa looqaadaa si uusan daciiftinimo kaaga Arag wx la aan leskuma Noco lkn kibir Yaa udulqaadanaa
Bisink
Aniga marki leyqalay sabiriney aniga xafayada ka badalayey ilmaha kawrn inkasto qalinka wadanki iyo kan qurbaha isku mid ahayn mala
Qisada hade Mar dhaw dhacday dhaqatir fcn jogo wadanki
Lacag tii ma jaray oo ma is bedelay maxaad dee la ka la haysaa, Maad lugaha isa saaratid. Maya ma taqaaniin ba miyaa? Mida cusub ha ku raro wuxuu sido. Candho jecelaa Canaan badanaa. Uf!
Sorry sabiriin
❤️🫶
Nin ado xanun haya ku daycaa waa sida
Magacayga in lagaso sheekeeyo maxan sugaayay😂😂
Wcs
❤❤❤❤❤❤
❤❤
Wcs
❤❤❤
❤❤❤❤❤