Horta dumarka somalida dahamirka Kadinten nayaqofku dahamir bu layahi nolosho waa 2 qof malinta gabar kale la aduo culiska ninka kalataha hadi kale walo
Op faiza intay wadankii kulabto askar wadatp may ilmaheeda soo wato ma nin somali ah baa la aminaa bila qorshe qofta kudhacdeu lcgtada hala cuno hana lagu bahdilo miya jirto mida kale nin adan donayn oo lugaha lo kala furayo maa cilmi aan fahmyn
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) ❤️🫶🏻😢
faiza❤❤waan jecladay sheekededa dhaman alaha idin xifidiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته hapo farxiyo ❤
Mashalllah❤walllah 🎉waan sugayey sheekadan team farxiya habeenwanagsan❤💜💜💜💛💛💚💚💙💗💗
haben lamid ah
Tawalakloow❤❤❤❤
Masha allah ❤❤❤❤farxiyo
Qofka naqiskaa waakii janada laga waayo iyo suxirolah❤markaa faisa waxbaa kugu dhacay walllah inta tagi donta qurbaha plz qof soomali ah hakadhigan loyar walgaa iska jira alaha kucawiyo wll sorry really 😢waxan xasustay gabar hoyaded iyo abahed isku gursadeen jacal iyago isku cusub ayey is naceen kadib hooyadi waxay dhashay inanyar kadibna way soturtay ayeyo abe ayaa korisay 2warid way gursadeen dib uma so radsan hadey adana way karhi jireen ugu danbeyn markay gartay 14ayuu abahed ibsaday kadibna gabadhi ninkin iyo hoyadis way dhibeen jirkeda xataa wuu kafani jiray ok gabadhi waxa faristay kalyaha2walid ninki intay kaxeyeen ayey dhaqtarka kaga tageen ugu danbeyn waxa kali siyey will 10sano markay jirta daqada kala hadli jirta alx cala kilixal habeenwanagsan soomaliyey 💝💜💜💜💙🩷
Wcs Cawa dadka ugu horeya kamid ahay jah❤😂🎉
Tigtokga bas ay firsaneyso mey iska deyso feyso nin muxuu kala maqan yahay naag tartı leh ayad tahay ee ilahey noloshada ha ku qurxiyo abyo ❤❤
Waaa shekada kaliyaa Anfahmi wayay yaaP m iyada nknka wax ka kansashay ma Awada laga dhipateyay maiyady xumeyeen waaa sidee
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allha kubrakeyo mashllah jazakallah qer
Subxana laah tabaarakal alaah ilaahey ha ku caafiyo
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
Laakin ninka utuurjimay hadi laguu oogado baaxar gaalay waa lasoo dhaariyay shaaqada
Hadaad aragto naag naag lala qabo qiimaysa oo daba gasha aakhirka qadkay ka baxdaa gabdhow naag lagulo qabo inay jirto iyo inkale midna ha ka dhigina idinku isku mashquula iyo awlaada
Xitaa hadii lagula qabin ee shukaansi thy xita hagu mashquulin
Horta dumarka somalida dahamirka Kadinten nayaqofku dahamir bu layahi nolosho waa 2 qof malinta gabar kale la aduo culiska ninka kalataha hadi kale walo
Mashallah ❤
Masha Allah sister farxiyo ❤❤❤
Walac ha isoo xasuusinin
Scw scw scw
Axx 😢faizo
Wcs abaayo ❤❤❤❤❤🎉🎉
Masha allh❤❤❤
Ana kuso horeye 🎉❤
Aniga igu so horeyay
Wsc❤❤❤❤❤🎉🎉
Asc rer farxiyo tawakal. Mesha Somalia maha ninka tarjumanka ayey dacawan karat.
Waaqtiga wassocdey wayahane wa is bedelen aduun marba waa herr
Gabdhow weligiin nin dartiis yuusan maduxu idiin xanuunin wax kalaba yeelkeede noloshaada sii wado hadaad kula joogi jartid naagta uu guursaday kula joog hadii kalana adoon is waalin oo cidna dhibaatayn banaanka ilaahay ka mar
Farxiyo sheekadan si niyada ula xanuunsaday
Haayayay😂😂😂
Anaa uhoreeyo
Run ahaantii dadka la haybsoco wax kaqalbi wanagsan ma arkin
Farxiyo codkaa waa garbanhayhy
Faizo waa iga qoslisisay Isaago waxa soo diilay ayay guuraatay oo waalin jecelatay caruru kaadhalay ma hadu diila noqday 😂😂 maasero 😂😂 waa mucjiso
Habo mcn waan ku salamy❤
M.a❤❤❤
Nagta TikTok keeda xa nogu shegi weysay habo 😂
Ma aragtay tik tok dhanaa ka rari laheyne wlh😂😂😂
@@Xamdimaxamad-bh1qm😂😂😂
❤❤❤
Nin dartii layskuma xumeyo nolashada hore ayaa ayaa lowada
Ninkas ninka ladashe Ana usawab eh😢
Wcs farxiyo tawakal wll❤
Wsc
😭😭😭😭
Salaam alaikum sister farxiyo lakin waxan kaa yabay nin ay doneyso iney ceeliso waa maxay uurku
❤😊😍
Sorry faysa 😢😢
Caku maseer necbiyaa anaa xanuunkiisa soo arkay
Oo.maxa. noga dhigysay naag ninka karysay
Ani xita wanyabahay ciil
Ala farxiyo see wax yeshay sow sowle aa waa furay cawa😂
Sowsowle maxa laga wadaa
@MaryamHassan-i2h ma ogi lkn waxa umaleyna in laga wado dabal
Ish maa welkeda doqon ku shegysaaa Ay hooyo maha taaaasu
Wcs
Reer farxiyo takale icawiy waxa ihaysato tinta afakajajbaso maxkusameya
Burcad marso
Dhaqtarka tag silo Ego🎉fitiminankaga😢sorrywll
Sas ahy walh waa ka yaby walh san ugu dadalo iyo sey udal isma laha😢
One😂😅❤
Somali etur junlam yerraahdo
Bal ninka weyba katashate uurka muxu aha 😕
Wsc farxiyo quruxey 🎉
Maskinn😢 faiza sorry
Adiga maxaa ninka kudaba dhigay maad noloshaada fiirisid
Wlhi anigu qof hadan isku dhaxno meelkasa wan xiraa maxaa fir firis igaliyey sidasay idhahaysay yahuu nago sida isku dhama
Op faiza intay wadankii kulabto askar wadatp may ilmaheeda soo wato ma nin somali ah baa la aminaa bila qorshe qofta kudhacdeu lcgtada hala cuno hana lagu bahdilo miya jirto mida kale nin adan donayn oo lugaha lo kala furayo maa cilmi aan fahmyn
Dhibatadas waxa mariyy gabadha ninka
Ninka la habar yartaa😢
Wcs ❤❤❤❤❤love you
Abayo farxiyo qisada noka shege noh pleased qisada kaso sheke
Gabdhow naftina jeclada farax hadu nag kalle gursado go an qata lajoga ama kataga ha isku dhajinina naftiin ka fikira
Meey iska dhaafto ha iska ceeshee wadanks dhiniciisa haka galee
May iska furto maxay isu waalay
Ninka maxay udacwayn waydey turjumaanka ah waa gabadh waalan gaadhey wlhi bisinkee
Maxy uqarsanii
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Adiga hadaba rabty ninka inad iska furtid oo dibna lo celiyo maxa tiktok iyo nag la ficiltan ku galiyy
Dhiiga lagaa miir madhahaa naa faaiso maxaa udacwaynwaysay habaar qabaha turjumaanka 😢😡 hoogayeey ciiil badanaaaaaa tan dhiig maleh
Wcs w w
So sad sister 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Weligaa farah Somali loyar haka dhigan arimo nin kusaabsan hakala hadlin naag turjubaan ah raadso nin asagoo Africa jooga oo aad biileysid gurigaaga naag kale kuguursaday maxaa ukeentay marka hore inaa hooyada ilmaha iisoo wad dhahdo ayey aheyd hada ilmahaaga kumashquul nolashada hor mari ilmahaga korso nagtana facebook iyo TikTok iska daa yeysan kuwaalin waa nin xun iyo naag xun oo kuu heshiiyay Allah kuusaqiro tasbiixda badso illaah isku xer Allah kucaafiyo
Ala ninkas xumo turjubanka ah WA musibo ale KU qaad gabadha maskinta ah Wu qiyamay
Waliba saaaid
Wey dacdaween karta nin uturjumay
Naa wlley hada asaka xata wey dacweyn kartaa sow ma ogid
Nonseseseseseses EvEr, YalaNooc dumaroo kaladuwan badanbadan ooriyareey murwodumaroo yariisEEy iyo Sayged Qiimobadan fariidad dagan facyaashay troonEey lagufarxeeeey Brinsesesee boqorad dumareey fariidad focused iyo Rag, Reero Systems farac jiilbajiilba
Naag somali waxkasta waa qarsaniii very bad somali farax nijaas
Uur aya leyaxy 7 bil ah dabecad xuma iyo oyin macna laan hanaq mxa kena
Vitamiinadaada soo fiiri
Dhenac baa buuq ka hasta ee iska ilal waxa xanuunka kugu kanay
Waa caadhi abyo waxaa keena hormonka isbadalayo...dabecadh xumo iyo oohinta
Waa caadhi abyo qofka marku uur leyahay waxaa isbadalaa hormoonka...wuxu kukenaa dabecadh xumo iyo oohiin
Ety534u
Somali lamadhaho eturjun 😢 very bad Somali men
Wcs