Mise dacar ana live ku dawaaday hargaysa iyo ta hurayba lkn heestan si fiican ban ugaranya anigu waxa jilayey maxamad yuusuf iyo cigaal iyo magool iyo marwo cabdi iyo seynab cige
@@maogtahay4999 Borher heesta kale ee qaado Cigaal oo la yiraahdo “ Aan Talo Ku Siiyee Gabar yahay Sawaxankaa” Ma Riwaayadaan bay ku jirtay…? Horta Waa hubaa oo Riwaayadaan lagama dhigin Muqdisho, waxaana filaayaa in Dowladdii Waagaas ay joojisay oo Sanay Hargeysaba soo dhaafin.
Erayadii dacar codkii Seynab iyo ahmed ali cigaal yaa allah allow Allow dhamaantiinba imriga idiin wada Barakeey
Waa huuryo isagaana lahaa riwaayada
Oooooof calek xasuus ayaan galay barisamaadki iyo muqdisho cadey OLD IS GOLD
Rabi ha barakeeyo abwaanka dhaman ehelka fankaba
Ya salaam waayo waayi 👏👏
What a 🎶 old is Gold
Heestani waxay ka mid ahayd Riwaayaddii Caanka ahayd ee Magaceedu ahaa♥BEERAYE NASIIBKAY, AHN Mohammed Omar Huryo ayaa Curiyay waayo waayo iyo Tiyeetarkii Hargaysa.♥
Mirihii m.c.huryo laxankii a.c.cigaal codka seeynab cige iyo a.c.cigaal
Music (Automatic) ayay yaryarku barteene Allayle Musigii hore ee (Manual)ka ahaa....!!!
Heestan iyo qaar hore oo badanba waan kaa hayaa Channelka WAAYO WAAYIHII WACNAA!!
heesta mar uu axmed cali cigaal keligii qadayo ayuunban arki jiree
oo jabuuti lagu dubay
talantaaligan ma maqal
waayo waayihii wacnaa
mahadi haka gaadho
Buux Ciise Waa Runtaa oo ay Mohamed Yuusuf AUN iyo hablo Reer Jabuuti ah la jiibinayaan. 😂
@@abdullahihersi1188
wad aragtay
maxamed yuusuf iyo rooraaye weye
hablaha reer jabuuti
indhahaa ku doogsada qalbiguna kasii daran 😆😄😃
👋👏🤝👍
@@buuxciise1382 kk talantalalibay aheed maye sxb kkkk Saynab ayaana laqaadat waana 1985kii
Chanelka waayo waayo way ku amaanan yihiin ururinta xigmada somalida iyo xuquuqda lahaanshaha curinta ereyada laxanka iyo codkaba runtii waa hawl dhabar adaygeeda leh think u brother s
Beautiful
HATTS OFF Waayo Waayo, waxaan idiin bixiyey " FAN NOOLEEYAAL "
Ya salaaaaaaaaaam. Codadkii dahabiga ahaa ee Saynab Cige iyo A. C. Cigaal.
Carrale Saynab cige Codmacana Ale haxiftiyo iyadaiyo Axmed cali cigaalba
Riwaayadan Hargeysa Ayaan ku daawaday 1986kii Riwaayada Huryo ayaa lahaa waxaana la odhan jiray Beeray Nasiibkay Ereyada Huryo ayaa leh. Heesihii kale ee riwaayada waxaan ka xasuusta heesta Dhambaal wade iyo Heesta Haddaad ruux is barataan uu beled fog kaa tago
Mise dacar ana live ku dawaaday hargaysa iyo ta hurayba lkn heestan si fiican ban ugaranya anigu waxa jilayey maxamad yuusuf iyo cigaal iyo magool iyo marwo cabdi iyo seynab cige
@@maogtahay4999 inuu dacar ku darayna waa suure
Waxay ruwaayadaasi lahayd heeso fiican sida dhambaal wade
@@maogtahay4999 Borher heesta kale ee qaado Cigaal oo la yiraahdo “ Aan Talo Ku Siiyee Gabar yahay Sawaxankaa”
Ma Riwaayadaan bay ku jirtay…? Horta Waa hubaa oo Riwaayadaan lagama dhigin Muqdisho, waxaana filaayaa in Dowladdii Waagaas ay joojisay oo Sanay Hargeysaba soo dhaafin.
@@abdullahihersi1188 may kumay jirin heestas waxa ku jirtay heesta hab isi ma ceeba magool iyo cigaal ayan si fiican ugaranya
Sxb iska hubi midhaha waxa leh maxamed cumar huryo
Yaa salaam
Nice
Ilaa 20 nin baa garaacaya music kala nooc ah
Wll heestan malaha huryaa lahaa
Ayada lafteeda ka waramaysa bal dhagayso daqiiqda 31;39
th-cam.com/video/3jhbVudNSIY/w-d-xo.html
saaxiib yaal heestu
ruwaayad ayey ku jirtay miyaa
wa laag kii ugu xumaaye
Waxay ku jirtay hadunba wax ogaaday ee dacar live ban ku daawaday hargaysa waayo waayo
@@maogtahay4999
ma ogayn
hadaan ogaday 😀
😇saxib 🤝👋🙏
@@buuxciise1382 waa Erayadii Abwaan dacar waana laxankii Axmed cali cigaal ustaad sxb waa caynkaa 👏
Waaberi dahab na soo maray cajiib