Laxanka Madiix - Maxamed Saleebaan Tubeec Aun

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 39

  • @khabiirqaraam7935
    @khabiirqaraam7935  2 ปีที่แล้ว +9

    Docmiyo bari baa idaashadaye
    Dayaxii waw galbeed dalkaan tagaye✌

    • @NimoDaad
      @NimoDaad 6 หลายเดือนก่อน +1

      Walaal laxanka carwo oo nebi amaan ah soo raadi oo maxamed yuusuf cabdi aun qaadaayo

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  5 หลายเดือนก่อน

      Waa yahay👍

    • @NimoDaad
      @NimoDaad 5 หลายเดือนก่อน

      @@khabiirqaraam7935 mahadsanid wll

  • @salaancawad1138
    @salaancawad1138 2 ปีที่แล้ว +4

    Erayadi Fayisal Cumar mushteg Alle ha u naxariis

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว +5

    Wllhi dadkaa ugu jeclaa ayaa cawa ii kentay Allh yarxam tubeec

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin sxb inta dhimatay iyo inta nool ba ilaahay ha u wada naxariisto.

  • @bursalahmediaproductionbmp709
    @bursalahmediaproductionbmp709 2 ปีที่แล้ว +9

    Waxan joogaa Bursaalax roob ayaa nahaya xareed baa geesahayga taal waana marqaamaYaa runtii jawigan waxan kuetil maamo ma aqaan aad ban idinkaga mahadcelinayaa guulayso zxp.

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 ปีที่แล้ว +2

      Masha Allah sxb nimcada ilaahay ha idiin siyaadiyo Bur Saalax Magaalo soo koraysa💖

  • @cabdulaahisaas7885
    @cabdulaahisaas7885 2 ปีที่แล้ว +4

    Ku baalmarey beerku may go'ayeey💖

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 ปีที่แล้ว +5

    Ku baal maray beerku ma igo'ayeey! 💔
    Madiix laxan aad u macaan iyo gacantii
    Gacan libaaxle Saalax qaasim ❤🔥🔥
    Aun Maxamed Saleebaan Tubeec.

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 ปีที่แล้ว

      Si Fiican sxb.

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 2 ปีที่แล้ว +1

      @@khabiirqaraam7935 🥰🔥🔥

    • @Cabdisalamjimmy
      @Cabdisalamjimmy 7 หลายเดือนก่อน

      kabanku waa cabdalqaadir muuse

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@Cabdisalamjimmy Maya waa Saalax Qaasim Naaji.

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 2 ปีที่แล้ว +5

    الملك محمد سليمان لم يأتي بعدك احد ستظل ذكراك خالده في ادهان الشعب الصومالي والعالم أجمع

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 2 ปีที่แล้ว +4

    Khabiir qaraam channel kagu waa wada laxan miidhan qofka soo galaa kaba bixi mayee allow alle adigaa boqor ah oo baaqi ah maxamed saleebaan tubeec Aun waan diba loo arkayn isagoo kale 🎧🎸

  • @abshirpepe4130
    @abshirpepe4130 2 ปีที่แล้ว +5

    Nasiib badana ninka tubeec ak fadhiya
    Sxb wan kula socda🤘

  • @mobaar5767
    @mobaar5767 6 หลายเดือนก่อน +2

    eesh calaa laxan samadaa waxyar noo jirt boqorkii codka

  • @aadammuxumed317
    @aadammuxumed317 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid khabiir qaraam.
    Waxa jiray riwaayad shinbir iyo caqaartii heesaheeda wada qaadayeen 1973 hargeysa ay ku dhigeen heesaha radio hargeysa waa laga duubay dib uma maqal heesihii

  • @Qeybdiid25
    @Qeybdiid25 2 ปีที่แล้ว +3

    aan qaado qasiidadeedii

  • @aaminamaxamed8365
    @aaminamaxamed8365 2 ปีที่แล้ว +3

    Docmiyo baribaa idashadaye dayaxi wa ugalbeed dalkan tegay waa ereyadii faysal cumar

  • @yassinadan1455
    @yassinadan1455 10 หลายเดือนก่อน +1

    Allh yarxam tubeec

  • @drsharmaarke7013
    @drsharmaarke7013 2 ปีที่แล้ว +2

    Yaa salaam yaa salaam

  • @Daadirabdi121
    @Daadirabdi121 ปีที่แล้ว +1

    Ustad laxanki gununc meel walba ka raadiyay wanka wayey bal keydka noo gal oo nooken caawa iyo madiix 🦋✋️

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  ปีที่แล้ว

      Laxan gunuunac la yiraahdo wali ma maqal sxb😅

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 ปีที่แล้ว

      ​@@khabiirqaraam7935hinqad ka wadaa filaa sxb

  • @mohamedegal3268
    @mohamedegal3268 2 ปีที่แล้ว +3

    Tubeec ookale lama heli karo

  • @abshircarab18
    @abshircarab18 ปีที่แล้ว +1

    Walee dad culus is helay

  • @haboonhoodo2663
    @haboonhoodo2663 2 ปีที่แล้ว +4

    🎻❤👍

  • @Qeybdiid25
    @Qeybdiid25 2 ปีที่แล้ว +4

    Docmiyo xagee ku taal?