SHEEKO GAABAN 20 JIR DHEYLO AH FADUMINA IYO SADAQ QOSOL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

ความคิดเห็น • 565

  • @bintuugaas8718
    @bintuugaas8718 6 ปีที่แล้ว +203

    Dadka meshaan ama melahaan oo kale nabiga iyo diinta like ta ku raadinaya ilaahay kabaqa waa munaafaq nimo waxaaas ilaahay iyo rasulkisa kaftan magalaan yaa lagu kaftamin hadaa nabiga jeceshahay melaha wanaagsan oo nabiga loga hadlaayo iyo diinta dhagayso koley qofki inta nabiga ugahadla ma ahan qof iimaan iyo diinleh rabbigina ka xishooda bilaa caleyk

    • @aishaahmed1273
      @aishaahmed1273 6 ปีที่แล้ว

      masha Allah xbbti jazakalah

    • @maymuunmohamud3185
      @maymuunmohamud3185 6 ปีที่แล้ว +1

      xaqiiq xabbti jasaa akalaahu khadra scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @mohamedmuuse4821
      @mohamedmuuse4821 6 ปีที่แล้ว

      Oanabiil Barre in nabiga lgu saliyo maa diidantahy

    • @axlaambashiir155
      @axlaambashiir155 6 ปีที่แล้ว

      Mohamed Muuse ma diidan lkn nabigeen scw meeel fcn ha lagu soo hadal qaado ama ha la iska aaamuso nbiga like lagu raadinyo waxy subxanAllah

    • @AsmaAhmed-qj9wp
      @AsmaAhmed-qj9wp 6 ปีที่แล้ว

      +Axlaam bashiir wlhi fariid waa runtaa dad like uwaashye wey lacag aaye ku qaatan nabiga Afka ka dhiga scw war waxani maxye ahyeen

  • @queenarawelo8026
    @queenarawelo8026 6 ปีที่แล้ว +1081

    Inta rasulka jcl like hana ku saliso🙄👍

  • @AbukarMahdi
    @AbukarMahdi  6 ปีที่แล้ว +219

    Walaalayaal Maba Deyneysiineee Almeeno Yareeya kkkkkkkkk Riwaayad Baan Ka Sameeyay Arintan Daawo. Hadii Odaygi Uu Guursado Gabar 20Jir Ah.Hooyadi Ay Guursato Wiil 20 Jir Ah. Duqooshinkii Hadeey Rabaan Dheylo Vitemin C Taloow Yaa u Maqan Dhalinyarada Ma Baahidoodaa Laga Faideysanayaa. Sow Ma Dhihi Karno Joojiyo Dabar Gooynta Dhalinyarada Dheylada Ah Cimri Deg Deg Yaanan Lagu Ridin. Qof Walbo Faciisa Ha Raadsado .Si Walbaan Uga Soo Hadalnay Yaa Ku Maqlaayo Heeeeeeee Maba Deyneysiineee Almeeno Yareeya kkkkkkkkkkkkkkk

    • @hodanishalastqueen5024
      @hodanishalastqueen5024 6 ปีที่แล้ว

      Abukar Mahdi 👉🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @nimcaanabdi4643
      @nimcaanabdi4643 6 ปีที่แล้ว

      Abukar Mahdi ruuxi garaadkisu sareyaa idin fahmaye mahdi haa bixin

    • @nabiilsalah7364
      @nabiilsalah7364 6 ปีที่แล้ว

      Abukar Mahdi aniga subscriber aan ku'ahay notificationka on buu ii yahay lkn markasta dadlee iga horeeya saacada kadip uu isoo dhacaa maxaa sameeyaa abukaroow wlalo

    • @mohaabdi8436
      @mohaabdi8436 6 ปีที่แล้ว

      Abukar Mahdi sxp ruwayadihi away

    • @caashomaxamed4718
      @caashomaxamed4718 6 ปีที่แล้ว

      Abukar Mahdi cadi maha walhi

  • @nasrohassan9051
    @nasrohassan9051 6 ปีที่แล้ว +272

    Faadumiina inta ku heysata like isara

  • @ishwaqdawlad2188
    @ishwaqdawlad2188 6 ปีที่แล้ว +53

    JecliyaH afka reer xamarkaH
    Form HargysaH hadh wanag❤

    • @fartunali965
      @fartunali965 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk

    • @samahirdaahirmaxamad7282
      @samahirdaahirmaxamad7282 4 ปีที่แล้ว

      😘😘😘😘😘

    • @abdikasilaweis9111
      @abdikasilaweis9111 4 ปีที่แล้ว

      Ishwaq Dawlad Reer Hargeysa Quruxda Dumarka halka hadiyad loosiiyay Alle haidin xafido from USA Reer Xamarawi

  • @sucdiomar5461
    @sucdiomar5461 6 ปีที่แล้ว +101

    Ar aniyaaa fadimina inta taagerta like isaara ppz

  • @fahimaqueen6824
    @fahimaqueen6824 6 ปีที่แล้ว +286

    Like isii hada Muslim tahay 😁

  • @princesszagal23
    @princesszagal23 6 ปีที่แล้ว +71

    hhhhhh fudimiino kuLahaa jidka ka leexo waa weyn taheee plze like isaara inta faadumiiina jeceL😘❤👍

  • @ayaangurey3805
    @ayaangurey3805 6 ปีที่แล้ว +13

    Hhh fadumini wlhi love aku ahy like isara sxpta

  • @curudacidadugsiga852
    @curudacidadugsiga852 6 ปีที่แล้ว +127

    Kkkkkkkk walahi dhalin yaradii wee dayacan yihiin guur malahan nolol malahan ilaah hanoo gar gaaro ☝️☝️☝️☝️inta ila midka ah inoo duceeya dee

    • @abdullahimacalinxasan6558
      @abdullahimacalinxasan6558 6 ปีที่แล้ว

      Aaliyah Moalim muuse amiin

    • @zaxarlazz6777
      @zaxarlazz6777 6 ปีที่แล้ว +4

      Aaliyah Moalim muuse nolol waan haysanaaye guurku muxuu kaala maqan yahay aptow aakhiro inoogu ducee inaan jannada galno taasaa wax walba ka fiicane 😍😍😍😍

    • @hassankaafi6506
      @hassankaafi6506 6 ปีที่แล้ว

      Cabdala Xasan Maclin lol

    • @adamdeysane1297
      @adamdeysane1297 6 ปีที่แล้ว

      Aaliyah Moalim muuse 😂😂😂 wlhi runtaa ka hadashy guurki maanta waxaa u yar $10.000🤔🤔 aduuun lkn dhalinta Allah u maqan

    • @curudacidadugsiga852
      @curudacidadugsiga852 6 ปีที่แล้ว

      Aadan Abdi mohamed kofurow haa wlhi ilaah noo maqan wllkey

  • @khadarhuss3in
    @khadarhuss3in 6 ปีที่แล้ว +49

    Dheylo iyo faadumiina kala labbo ee warkaas inta ka baxdaan like hah igu kaalmeeya

    • @khadarhuss3in
      @khadarhuss3in 6 ปีที่แล้ว +1

      RIYO adna sidaas samay

    • @khadarhuss3in
      @khadarhuss3in 6 ปีที่แล้ว +1

      KING ARTAN sidaas samee adna

    • @khadarhuss3in
      @khadarhuss3in 6 ปีที่แล้ว

      Som Qisas sidaa samee adna

  • @dulmidiidofficialschanels2882
    @dulmidiidofficialschanels2882 6 ปีที่แล้ว +20

    Fadumiina. Fanka somalida inta kadhax shaqeysa adaa iga gadan 😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @lonegirl1550
    @lonegirl1550 6 ปีที่แล้ว +19

    Ma nooli fadumiina my love dhib badan💝💝💝💝💝🔐

  • @hindi18
    @hindi18 6 ปีที่แล้ว +2

    Thanks Abukar mahdi fadumina iyo dhaman jalayasha uso hana tage ine bulshada maweliyan🙌

  • @yahyeamin6718
    @yahyeamin6718 6 ปีที่แล้ว +82

    Wixii singal ah like ta ha ila dhaafina

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido612 6 ปีที่แล้ว +13

    wiilka yar waa kusoo baxa jilida
    laysma xaqiree hori socod wcn

  • @fartasheikh513
    @fartasheikh513 6 ปีที่แล้ว +3

    Alle dartiisa rasuulka igula saliya scw

  • @salmamohamed-bj9qy
    @salmamohamed-bj9qy 6 ปีที่แล้ว +39

    Ar wali ma fiirsine like isaarye galpta jeclhy ihaayo waxii jecel tagersan like isaarye

  • @HamzeBodhari
    @HamzeBodhari 6 ปีที่แล้ว +35

    intii dhaylada jecel igusoo yaaca aboo. faadumina apapala 😙😎😋

    • @bintuissa9151
      @bintuissa9151 6 ปีที่แล้ว

      Bodharih Films apapala 😂😂😂😂

    • @HamzeBodhari
      @HamzeBodhari 6 ปีที่แล้ว

      Hawa isse 😘😉😉😉

  • @hodanbashir7886
    @hodanbashir7886 6 ปีที่แล้ว +1

    abukar tnx wlll wxi wanada wadkumahadsantahy ninwalpooow ficiisa.

  • @munomohamedahmed4940
    @munomohamedahmed4940 6 ปีที่แล้ว +18

    🤣🤣🤣🤣
    Faduuumina
    Qof An Tagero
    Alla MaxaN
    Ku jclhy Halmar
    Hdn Ku Arko
    🤗🤗🤗🤗🤗

  • @mohamedb3990
    @mohamedb3990 6 ปีที่แล้ว +11

    Inta talefone jajabisay like ii sara ano kale 😂😂😂😂😂😂😂

  • @MOHAMEDINDHO
    @MOHAMEDINDHO 6 ปีที่แล้ว +10

    Abuukar mahdi pin isaar wll
    Aar IDINKUNA like da ii raaciya

  • @hodanomer9402
    @hodanomer9402 6 ปีที่แล้ว

    Wlhi lahjada reer bariga ku haystaa kaas yar sida uu hadlayo
    Cidii ay isku si uhadlaan like hayla dhaafina ilove burco illaa garoowe inta ka dhaxaysa hadalkooda

  • @keyfqueentidumar2637
    @keyfqueentidumar2637 6 ปีที่แล้ว +5

    Wewe waa iskeenay warbal
    Maanta like igu caawiya asxaabey

  • @adamdeysane1297
    @adamdeysane1297 6 ปีที่แล้ว +25

    omg 25 minute eey taalaa maalinkii iigu horeeday pls like me like

  • @mokhadar6396
    @mokhadar6396 6 ปีที่แล้ว +1

    Dadka. Halka. Intay soo galaan nabiga scw iyo diinta ku dawarsanaya like iyo wax aan nacnaha lahayn dad waawayn ayaad tihiin ee illahay halaga xishoodo

  • @xilibaanmunakhaliifshekhab3011
    @xilibaanmunakhaliifshekhab3011 6 ปีที่แล้ว +92

    Subscribe plz asxaabay😢😢😢

    • @princesszagal23
      @princesszagal23 6 ปีที่แล้ว +1

      Muno wan ku sameeyey subscribe kii

    • @faatmalikeneceb8983
      @faatmalikeneceb8983 6 ปีที่แล้ว

      Anna iisaara aan idiin saaree

    • @faatmalikeneceb8983
      @faatmalikeneceb8983 6 ปีที่แล้ว

      KING ARTAN hadaad iisaarto waa balan ana waankuu saaraa

    • @samiiraali7987
      @samiiraali7987 6 ปีที่แล้ว

      Matahid Muna key beenta nagadaa

    • @islamsom4286
      @islamsom4286 6 ปีที่แล้ว +1

      Aduunyo muna key miyaa subcribe codsenaysa

  • @xogahadunida6201
    @xogahadunida6201 6 ปีที่แล้ว

    Anaa ugu horeya like isaar hadaa somali tahay

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 6 ปีที่แล้ว +10

    Farax murtiile Halkan baa ku daloosha KkkKkk kana waa maashiyoon

  • @adansarman9794
    @adansarman9794 5 ปีที่แล้ว

    Somalia jcyl like ha isaareen

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 6 ปีที่แล้ว +14

    Habar 78 jirta Meel iigu Sheega
    Cajuusadaha Ka Shidan tahay Sanadka
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @somalivlogs6780
      @somalivlogs6780 6 ปีที่แล้ว

      Waar Meeshaan Soogalay Waa Maxay😂😂😂😂😂😂Anigii Raadinaya Subscribe

    • @zeynabsocial72
      @zeynabsocial72 6 ปีที่แล้ว +1

      Somali American aniga ku hayo mid hda lacag leh diyaar ma tahay😂😂

    • @sabrincdey3872
      @sabrincdey3872 5 ปีที่แล้ว

      Ani ima jeedid oo dheylada eh

    • @rosiina1120
      @rosiina1120 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhh anigana oday 80 jir ah iiso raadi bal odayashee nooga shidantahaye baryahan😃

    • @nemorachid9992
      @nemorachid9992 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh.waa kaftan waxasi

  • @wantahriibay691
    @wantahriibay691 6 ปีที่แล้ว +1

    Like ha ila dhafin qofki ugu horeyey ayan ahay
    Ii camaamad😂😂😂

  • @riyaahassan2945
    @riyaahassan2945 6 ปีที่แล้ว +4

    Inta kaheshy video kaheshy like😂😂😂😂

  • @jabacjabac9467
    @jabacjabac9467 6 ปีที่แล้ว +5

    *MaazhiYoon*

  • @xafsanor6421
    @xafsanor6421 6 ปีที่แล้ว +1

    Lamaaatiyo lamo sano wa ween thy jidka ka leexo tomii sagal sano hda iga galooyso ku laha fatimina inta taageerto like isaar 😂

  • @mariambritty1946
    @mariambritty1946 6 ปีที่แล้ว

    Umudaan like jeclaa Bisinka tugsiga iska dhaafaa Muslim Matahay iyo tugsiga

  • @missnrdn7489
    @missnrdn7489 5 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkk wiilkey abtigey macaan saacid nuur Cali ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hidaayaahmed1178
    @hidaayaahmed1178 6 ปีที่แล้ว +2

    aryada like ta la sheegayo aan dhadhamiyee isaara bal 😁😁😁😁

  • @mushtaqclahi9327
    @mushtaqclahi9327 6 ปีที่แล้ว +11

    Scw💕

  • @minaahassan4127
    @minaahassan4127 6 ปีที่แล้ว +4

    Faadumiina ruwayad ee ku jirin maba soconaayo wlh kkkkkkkkkkk ❤️

  • @mahaabdo8409
    @mahaabdo8409 5 ปีที่แล้ว

    walal ku saliya xabibkens scw

  • @nasradahir4354
    @nasradahir4354 6 ปีที่แล้ว +14

    Aboow aboooow halkeday dhigtay fadumina hhhhhhh

  • @beerdilacsheshow6882
    @beerdilacsheshow6882 6 ปีที่แล้ว +1

    Inta jecel saliga nabiga
    Like isara

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 6 ปีที่แล้ว +2

    Nagaha la gu cunsiraynaa yaa. raga ayagolo 30. jir ayey gabar 15 jir gursadan . Waa iska caadi aqli somali!

  • @idilali1932
    @idilali1932 6 ปีที่แล้ว +6

    Fadumiina Mnchallh nolow

  • @mome_film
    @mome_film 5 ปีที่แล้ว +2

    Hadad Muslim tahay
    Like👍 isaar plz plz

  • @faadumohappy3767
    @faadumohappy3767 6 ปีที่แล้ว +4

    www Ana u soo hooreeyo like ha ila dhafina

  • @fatimaaxmed5003
    @fatimaaxmed5003 6 ปีที่แล้ว

    Ilahey hadaa taqanin wiilkan igu soo xaririya waan ka helaye quraxlow yar waaye nabee 😘😍

  • @muslimahassan3611
    @muslimahassan3611 6 ปีที่แล้ว

    Cadi maha qosol com.

  • @faadumohappy3767
    @faadumohappy3767 6 ปีที่แล้ว +3

    Faadumiina caadi maahan

  • @salmacawil8217
    @salmacawil8217 5 ปีที่แล้ว

    Qoralka ugu horeeyaba igu socdo👐

  • @fanprojstudio8576
    @fanprojstudio8576 6 ปีที่แล้ว +2

    Intii wanaaga jecel like ha ila dhaafina

  • @shukriinaalihaji6823
    @shukriinaalihaji6823 6 ปีที่แล้ว +6

    Farax murtiile wan ku heystaa
    Jecliyaaa

  • @amaansanfatma1166
    @amaansanfatma1166 6 ปีที่แล้ว +2

    ku jecliya fadamiinii ❤

  • @nadiifoabdullahi7559
    @nadiifoabdullahi7559 6 ปีที่แล้ว

    Inta faduuminaa jaceyl like isaraa

  • @abdikanimohamed2241
    @abdikanimohamed2241 6 ปีที่แล้ว +6

    Asxaaapta liketa please

  • @nimoritadiamond9501
    @nimoritadiamond9501 6 ปีที่แล้ว

    Waa fashion keygana waa mashion kulahaa ohaha😄inta ku qososhay liketa asxaapta

  • @maymunadaimond9906
    @maymunadaimond9906 6 ปีที่แล้ว +11

    Taleefanka jajaban fashion miyaa ar faaraxaa😂😂

  • @batransuleiman8313
    @batransuleiman8313 5 ปีที่แล้ว +1

    I really love her

  • @zaamqueen9253
    @zaamqueen9253 6 ปีที่แล้ว +16

    Hhhhhh fadumina fanny wlhi 😂😂😂😂

  • @abdiazizabdille2711
    @abdiazizabdille2711 5 ปีที่แล้ว +8

    Hhhhh faadumiina niyow amaa igu suuxdaaa kulahaaa hhhh

  • @sabrinaisse6246
    @sabrinaisse6246 6 ปีที่แล้ว

    fadumina inta tagerto like arya ila qoslaaa

  • @shakaal174
    @shakaal174 5 ปีที่แล้ว +1

    Faarax murtiile ku haysta ani waa qaraxo wlhi fatax murtile nolow yaqee

  • @hamdihajiibrahim635
    @hamdihajiibrahim635 6 ปีที่แล้ว

    Kan asaaabaa funny ah wax faadumiiniii ka raayay asaaan ka arkay😃😃😃😃 wixiii igu raacsan like😃😃😃 yaaqee riwaayadaha qooto qooto kusoo dara yaaqee😃😃😃

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 6 ปีที่แล้ว +2

    Like jecla daadku nacala idinka iyo like maxan dhaha

  • @ballosaleh289
    @ballosaleh289 6 ปีที่แล้ว +7

    Waxad moodaa ina rasaas lagugu cashariyay 😂😂😂😂💀

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 3 ปีที่แล้ว

    😐Waay inotahay jidh dhaylo ah waxi lagu arkay waa lay isla arki aniga laftayda eris ayaad igatahay madamo dhaylo ahay oo lay isku kaay dhayayo xanuunba waan kabixi waaye show qasnadaha hoose ayaa laygala baxa👌👏🏼😜🤣😗

  • @HAARISH143
    @HAARISH143 6 ปีที่แล้ว +5

    Dhalin yaraday ka shidan Tahy
    Ma
    Jirto

  • @alhatimyofficial8441
    @alhatimyofficial8441 6 ปีที่แล้ว +6

    Alla qosolka aduunka masheexi iyo majeere kkkk

  • @senyorinaofficialchannel1163
    @senyorinaofficialchannel1163 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa tii subscribe ka u waalatee igu kasbeeya ilaah dartiisa

  • @iqrayareeychennal8053
    @iqrayareeychennal8053 6 ปีที่แล้ว +1

    Nakada fadimina caadi mahan wlhi hhhhh plz like

  • @TheFuaad12
    @TheFuaad12 6 ปีที่แล้ว

    Walee gabadhan waa actor maasha alah kkkk

  • @fowziaali6314
    @fowziaali6314 6 ปีที่แล้ว +3

    Walaalayalow ii soo duceeya
    Aabahey nin duq ah buu igu dari rabaa da diisu neh waa 80 jir anika neh waxaa jiraa 18 sano marka plz ii soo duceya in ilah kaas i moodiyo ama cawaba dhinto qumayka xunka ah 😶😭😭

    • @macluumaaddaahsoonmacluuma7898
      @macluumaaddaahsoonmacluuma7898 6 ปีที่แล้ว +1

      Quenta shaxaariyada abaayo waan dareemi karaa dhibtaada lkn anaa dhalinyaraa lacagna haaya marka cida hadey arkaan lacagta duqoo dhan waa loo boodaa marka iisoo qabo waa wlaal kaa naxa

    • @faraxsanmuuuqsan1075
      @faraxsanmuuuqsan1075 6 ปีที่แล้ว

      Quenta shaxaariyada bisinka ilaahay hakaa leexiyo cajuuuska

    • @yusufaxmed3853
      @yusufaxmed3853 6 ปีที่แล้ว

      wll maad inaga yara kala daysid xazid zanida dadka waalo yara kala rebaane

  • @noloshamedia6717
    @noloshamedia6717 6 ปีที่แล้ว

    Top ruwaayad

  • @iskufilaanmuse8955
    @iskufilaanmuse8955 6 ปีที่แล้ว +7

    hhhhh wlhi Habrha lacgtah wiilashah usoo jeshadey hhhhh 😆😆😆😆Anigah markaan habar noqdo wiil yaran rabaah 😀😀😀😀😀😙😙

    • @adamdeysane1297
      @adamdeysane1297 6 ปีที่แล้ว

      Mariam Muse 😂😂 adiga lee armu oday qaarow ku guursada

  • @maxamadkaahiye2249
    @maxamadkaahiye2249 4 ปีที่แล้ว

    keep going fadumo miino

  • @liolovekim3589
    @liolovekim3589 6 ปีที่แล้ว

    I like

  • @naimaibrahim2180
    @naimaibrahim2180 6 ปีที่แล้ว +4

    Maxa hee San ruwayad cusub ban modhaye halahi hore marka la firsadho lakin halahi danbae waa ruwayadi sonka see cml

    • @zuhuuradem3392
      @zuhuuradem3392 6 ปีที่แล้ว

      Naima Ibrahim
      Haa waa kuwii hore

  • @ilhaanm5050
    @ilhaanm5050 6 ปีที่แล้ว +1

    Fadumina noloow, qosalkay iga dhamaysay 😂😂😘

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 3 ปีที่แล้ว

    😜Adiga ugu fariidsan ayaan laga badin hobo gabadhaydiyey👌😑👏🏼🤣😗

  • @maymunadaimond9906
    @maymunadaimond9906 6 ปีที่แล้ว +3

    Fadumiino😘

  • @qoodaarmedia3468
    @qoodaarmedia3468 6 ปีที่แล้ว

    Abukar Mahdi ebow muuqaalka waxaa jirta qayb aaad kasoooo qaadatay kala haaab adooo aaan kala haab lahyn noosooo duuub bro

  • @اميرةاخلاقي-خ4د
    @اميرةاخلاقي-خ4د 6 ปีที่แล้ว +10

    War naagtu nzbzanaa waa wyn thy Mesha kallexo

  • @shukriahmed5069
    @shukriahmed5069 6 ปีที่แล้ว

    Noso badiya ruwayadaha

  • @sahaltayzie5285
    @sahaltayzie5285 6 ปีที่แล้ว +11

    fadumina iyo 20 jiir maxa ka qabsaday hhhh

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido612 6 ปีที่แล้ว

    lixdan iyo siyeed kkk
    alla berka faadumina
    jummaca walba wan dawada
    Riwaayad yaroo macqul ah

  • @daadirmeeteofficialchannel874
    @daadirmeeteofficialchannel874 6 ปีที่แล้ว

    woow

  • @khalidolad4643
    @khalidolad4643 5 ปีที่แล้ว

    waaa danbi dadka like ku daydayaaya nabigena suban

  • @ilhaaniidow8250
    @ilhaaniidow8250 6 ปีที่แล้ว +1

    faadumiina naag shidan tagero kuu ahy funny waa😜😂😂

  • @aduunaayomaleh4316
    @aduunaayomaleh4316 6 ปีที่แล้ว +3

    Waa qoslay wallahi istaaqfurullah 😂😂

  • @nasteehohassan6680
    @nasteehohassan6680 6 ปีที่แล้ว

    Wll abukar qoto qoto gorma laso deyna pls ado raliya iso jwb😍

  • @cabdicasiismaxamuudmacalin869
    @cabdicasiismaxamuudmacalin869 6 ปีที่แล้ว +6

    Sxb walahi waa runtaa horta gabdhihii niman odayaal aha lacag nooga xoogay markaasey wilashi dhalinyarada ahaa gabdho la aan yihiin habrihina wilashii ayeey Lee yihiin bal kana ku jimicsahaa marka labo isqaado lama arkaayo ee waxaa la arkaa labo Kala wayn dhalin yaro isleh maba arkeysid

  • @farxiyosimanfarxiyosiman882
    @farxiyosimanfarxiyosiman882 4 ปีที่แล้ว

    9:45 waan kaheley fadumiina

  • @saidali5400
    @saidali5400 6 ปีที่แล้ว

    Aniga waxaanba ragaa naag 35 ilaa 37 melahaz kuwaza khayr lagu sheegay

  • @iqrayareeychennal8053
    @iqrayareeychennal8053 6 ปีที่แล้ว

    Hhhhh inta faaraxa murtiila ku qososha like isiiya

  • @warfaamj4998
    @warfaamj4998 6 ปีที่แล้ว

    Waaba islaan yar oo beelo ah faadumo waaban la dhacee .

  • @zulthanview3262
    @zulthanview3262 6 ปีที่แล้ว +17

    Axya fatimina
    Tegero wayn uahay

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido612 6 ปีที่แล้ว

    faadumiina caadi maha

  • @yussefali1416
    @yussefali1416 6 ปีที่แล้ว

    Top