Sheekh Aweys Wuxuu Dhashay 1845 Wuxuuna Dhintay 1908 Wuxuuna Ku Dhintay 63 Jir Allaha U Naxariisto Sheekh Aweys Bin Maxaad Bashiir Oo Loo Yaqaan Sh Aweys Dheere
Adeer nin waliba wixii uu soomaali u qabtay Dugsi dhexe ilaa D sare ayaannu kaga dheregney,ninkii xadra iyo waliima ku maqnaa iyo ninkii Raganima jugeystey,wiil mar soo baxay buu ahaa SEYID MAXAMED
Aqoon diin soo baro iska dhaaf Quraafadka shirkiga Luqada carabiga iska sax Kala Baro qoom markey ku dhacdo dhib mucjizo Lamar dhaho Ee musiibo dheh Allaha ku soo hanuuniyo
Rag rag dhalay bariiskada dhacso dad badan ayaad dhaanta Kan qoriga haaysto kan dhulka xooga kuqado kan dad weeynaha hantidoda boobay adiga afkada ayaad wax ku dhacsata beenta iyo runtaa markad yabtid illahy u tobad keen
Qaaderiya gumeysi la dirirtey meel Taariikhda soomaalidu kaga qoran tahey ma maqal, taariikh hada nin gumeysta ah laga soo qaateyna waxba kana jiraan qaadiriya ayadaaba u rufyaameysey gumeystaha
@@saidahmed3524 haa ninkan wa nin la isticmaalo oo baas social media laga arko oo qol kaso bixin wa caabtooy wa lo jeeda wana jaahil wax laso xafidsiiyay oo been ah sheegaya wana mashruc sida aad sheegtay yaabka adunka
Adeer nin waliba wixii uu soomaali u qabtay Dugsi dhexe ilaa D sare ayaannu kaga dheregney,ninkii xadra iyo waliima ku maqnaa iyo ninkii Raganima jugeystey,wiil mar soo baxay buu ahaa SEYID MAXAMED
Shiikh xasan barsame raximahu allah iyo dhamaan halyeeyada somaliweyn oo dhan ✍🏾🇸🇴
اللهم أصلح أحوالنا وألف بين قلوبنا وأصلح بلادنا 🤲 🤲 🤲 🤲 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫂
Walale inoo soo badi tariDa
Kulahaa hooyadey qabriga sheekh aweys ayay kasoo barakeysan jirtey , diintii ayay shirki dhexgeliyeen,qaadiriyadu
Siyaad bare ayaa tagi jirey biyooleey oo xoolo geeyn jiray kuwa hada mediaha ka qeeylinaayaan waa joogeen maxeey udiidiwaayeen 😂😂😂😂
umada islaamka ah baad kudhiirisaan in qabri nin sheikh lagu sheekayo ilaahay ugu dhawaadaan ood weyneysan ama tawasul usamaysaan sheekh yadaas, khuraafaadkas aad umada si indho la'aan ugu qasabtaan iney idinka mid noqdaan ilaahay ha idin baabiiyo sheikh caabad yahow.........
Maashaa allaah
Asc… Qaadariya waxay la safteen Ninkii caddaa hal gaalna kama dhiijin….waa nimankii yiri ingiriisku waa Qureysh oo lalama dagaali karo…..qaadiriyo Eber
Aad iyo aad
Wixii diin iyo khayr ahaa Allah haidinka abaal mariyo wixii shirki awliyo bari iyo qabri ku dul meereeysi ahaana alle hadinka cafiyo malab iyo dacarba waad lahayeen gari alleey taqaane.
Nin dadkaa waa laogyhy waxay ahaayen oo taarikhda xusaty xusina doonta lkn dhibta jirtaa ah in larabo in lasamcad dilo oo ladhaho qubuurahaya ayay caabudan iyo dad ayay baryan caqli iyo cilmi wax kubaara adoo dhan kararnayn
@@Khadiir-Ali-KHALWAYATE waxaa ehelo iyo qaraabo ii ah hawiye iyo daarood labaduba waxa eey baryaan culimo soomaaliyeed oo dhimatay waxaan baryi jirnay aawliyo iyo culimo waxaana weeydiidan jirnay nabad awlaad roob arinta qubuuraha wali weey jirtaa waxaa wanaagsan in aad indhahaaga kusoo aragto galmud soomaali galbeed iyo meelo farabadan oo kamid ah koonfurta ilaa xuduuda Kenya waxaad arki doontaa dad bar yahayo Allah qayrkiis indhahaaga ayaana macalin kuu noqon doono.
Khadiir Ali
Waayehee mexey sannad walba u aadaan oo safar ah
@@ahmedmusa8929 hunguri xumo iyo in eey dadka lumiyaan ayay u adaan alle hasoo hanuuniyo ayaka iyo inta eey lumiyeenba.
Waligey maantan kuu duceeyey
Dhammaadkii Qarnigii 19aad iyo horaantii kii 20aad waxaa gumaysiga dagaal la taaban karo la galay Daraawiishtii Sayidka, Biyomaal iyo Sh Xasan Barsane
Ninkani wuxuu moodayaa inaan dhallinyaradu taariikhda aqoon
Sheekh Aweys Wuxuu Dhashay 1845 Wuxuuna Dhintay 1908 Wuxuuna Ku Dhintay 63 Jir Allaha U Naxariisto Sheekh Aweys Bin Maxaad Bashiir Oo Loo Yaqaan Sh Aweys Dheere
Subxaan alaah shirkiga hala iska ilaaliyo
LIKE
WAA TARIIQ LAGAA BEEN SHEEGAAY AQONTEEDAAN LAA AQOON 😊
Waa runtaa walale
iga daa ha igu badini😂😂😂🎤🎙️🔊📢😂😂😂
Halka Aways dheere la delay asagoo barnaamijkuu u xilsaarnaa qayb ahaan shaqeeyey side inuu naafeeyo halgankii Biyomaalka
Waa runtaa anaa taariikhda ka akhriyey isagoo leh maxaad nabaddii cirka ugu laasheen yacni joojiya dagaalkii talyaanigu lagula jirey.
Gaalka cad ayaaba gaalka madow siiyey dhulkee muxuu u kala qaadayaa dad walaalo ah
Waxaa ladagaalamay gumaysiga cad iyo kan madow waa dariiqada Saalixiyada ama dariiqada Axmadiya qaadiryada waxay lashaqaynayeen Talyaaniga iyo engriiska.
Kanwaa benlow wuxuu kusheekaynayaa sayidkii waxmatarine niman waligood taariikhdu waxdarkusheegin yuuhadda sooqorqortay gumaystihiibaa iisheeguu Leyahay
On l appel plus la place rimbow depuis l 'independance ; on l'appel PLACE MAHAMOUD HARBI
Allow Aĺle, kan waa qowqowle kaadib ah, aqoonamaleh
Waligay ma maqal qaadiyo oo gaal dagaashay
Adeer nin waliba wixii uu soomaali u qabtay Dugsi dhexe ilaa D sare ayaannu kaga dheregney,ninkii xadra iyo waliima ku maqnaa iyo ninkii Raganima jugeystey,wiil mar soo baxay buu ahaa SEYID MAXAMED
Mashaa Allaah Tabaarakallaah Allaha Subxaanahu Watacaalaa ha unaxariisto Sayid Maxamad Cabdille Xasan.
Ina ingriis wax uusan aqoon buu dhaxdabaalanayaa, Sheekh aways markii uu Talyaanigu wadanka yimid ayaa waxaa Aways diray Sheekh Cabdullahi looboge oo udiray Lubnaan si uu luqada carabiga ubarto, waxaa ka cayriyey biyoolay Sayid Maxamed Cabdulle, kadib wuxuu kudhuumaalaysanaayey meel beledwayne kor keeda ah isagoo kujira guri dudunsan ayaa qola tuuga ah ugu yimaadeen kadibna ay kudileen, Sheekh Aways iyo Sheekh Cabdullaahi looboge waxay lashaqaynayeen talyaaniga iyagoo uga hiiliyey Suldaankii Biyamaal.
waa yartahay ee soobaro taariikhda , qaadiriyo waxaa laga dhaxlay qabuuro tuug ,waligoodna gaalo lama dagaalin ,
Qabiilda somalida ah ee maanta.2024 Gaalmadow oo Qori wata uu dhaxjoogo Gurgooda kuwaasa somali waligood u xumaaa. Somali waa isku af.luuqad. isu diin. Isku dhaqan:
SHARE
3 masjid uun baa loo safri karaa (Rixaal)
1909, 135 lagama joogo, waxaa laga joogaa 115.
Authentic Maa ahan waxan...poor reference.
Hadaa ladaabacayaa kulaa mashruuc laga dibaaqayo wareysigii sheekh shebili.
Aqoon diin soo baro iska dhaaf
Quraafadka shirkiga
Luqada carabiga iska sax
Kala Baro qoom markey ku dhacdo dhib mucjizo Lamar dhaho
Ee musiibo dheh
Allaha ku soo hanuuniyo
Yaa adiga wakiil kaaga dhigay diintiisa ee soo xisaabi danbigiisa ku dhahay waxa laga hadlaayo waa taariiq adigana sheeko qawaarijta ayaad wadataa
Aqoontu ma ahan wac wac iyo xoog indho adeeeyg
Faatalahaan goormuu culimo.
Uways wuxu ahaa nin ay soo taba bareen talyaanigu
SHORTS
Sufida aduun iyo akhirabo waa lagukhasara
Ingiriisow aaway garkii aad cimaamad wayn qaadatide
War kani horta isku dhexkaris badanaa, meel walba inuu ka muuqdobjecelaa!
LEGETA
Dadka kadaa beenta iyo qurafadka
guumayste iyo gaal waxa la dagaalamay caalamka islaamko dhan inay ahaayeen suufiyo cidba isuma hayso
wahaabigaa liitee waligi gaal ladagaalamin taariikhdoodoo
dhan balse ka hoos dagaalamay ayaa inuu waxka sheego raba halyayada umada islaamka oodhan
Kan aqoonyahan maaha channelkii sharaftaad ka qaaden
CHannelka isaga so qaday clipka ..mida kale muxu yahay unbu yahay ...
Rag rag dhalay bariiskada dhacso dad badan ayaad dhaanta Kan qoriga haaysto kan dhulka xooga kuqado kan dad weeynaha hantidoda boobay adiga afkada ayaad wax ku dhacsata beenta iyo runtaa markad yabtid illahy u tobad keen
Meeshu kululaa waa xaggee?
meel kulul ma joogo ee u so caabay oo kinino bu so kiqay yaabka adunka
TURAFATORE WAYE KHUFKAN WA NIN KU CAN BAXEI TURU!
Qabuuraha hala barakeysto hooyadii ayaa barakeysan jirtey sheekh aweys waa mashruuc
Beenlow
Been iyo khuraafaad ayaad akhrisay
Asagaa Shibili ka caadilsan
Qaaderiya gumeysi la dirirtey meel Taariikhda soomaalidu kaga qoran tahey ma maqal, taariikh hada nin gumeysta ah laga soo qaateyna waxba kana jiraan qaadiriya ayadaaba u rufyaameysey gumeystaha
Sheikh qadiri ashraf ah aya Bay iyo bakool kula dagalamay
caabtooygan ma dad ba wax ka rumaysta yaabka adunka anigu wan ku qosla wa jaahil
Adaa qoraalkaaga jaahilnimo kamuuqataa
Qoraalka sax ayaad ka sheegtey waa mashruuc la leeyahey qabuuraha ha barakeysto kkkkkkk
@@saidahmed3524 haa ninkan wa nin la isticmaalo oo baas social media laga arko oo qol kaso bixin wa caabtooy wa lo jeeda wana jaahil wax laso xafidsiiyay oo been ah sheegaya wana mashruc sida aad sheegtay yaabka adunka
Soomaali meel kasta loogaso duulay Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa hana badbaadiyo.
Oromo maxa ku keene
Shibiligii ku been abuuranayey culimada qaadiriyada intan ha la dhagaysiiyo
Sheekh Dr Maxamuud Shibli waa Caalim mashaa Allaah Tabaarakallaah xaqiiqdu kahadlay. Maxaa lasheega Qabriyan soo booqdaya. Hooyadey aa qabri hebel usaartay. Shirki iyo dambi in lagu dhexjira.