Maxaa U Baahantahay Inaa Ogaato Intaadan Application Dhisin - Somali Programmers

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ย. 2024
  • Donate: www.gofundme.c...
    Ku soo biir FACEBOOK GROUP keena: / somaliprogrammers
    Somali Programmers Website: somaliprogramm...
    My Software Business: sahalsolutions.com
    My SAAS (Software As A Service) Business: alifcloud.com
    Gabi School: gabischool.com
    Follow me on TikTok: / duraanali
    my email: ali@sahalsolutions.com

ความคิดเห็น • 26

  • @smartcode5800
    @smartcode5800 6 หลายเดือนก่อน +5

    Qodobada Video ka oo Gooban:
    1. Validation ku Samey ( Fikrad loo bahan yahay Matahay ) 2:02
    2. Possible ( Macquul matahay in la dhiso ) 5:55
    3. Write at list five features ( Qor ugu yaraan 5 feature ) 10:42
    4. User Interface ( Ka bacdi diyaari UI System ka suu u ekaan doono) 13:22
    5. Database ( Qor Database tables lana samey isla markas ) 13:46
    6. Backend ( Dhis database kii ku diyaarsana) 14:27
    7. Frontend ( Kadib UI Code ubadal ) 14:44
    8. Test unit ( Inaad test ku sameysid system ka ) 15:11
    9. Launch Date ( Inaad shaacidid tariikhda so ban dhigeysid ) 16:23
    10. Marketing and Feedback ( Dadka garsii ubahan sido kale Dadka isticmalo dhageyso waxa kaso noqdo oo fikrad ah kadibne ku sodar system ka ) 16:54
    Talo :
    6:58 Wax cusub ha dhisid, wax layaqaan wax ku so kordhi

  • @AbdullahXayow-ly2bb
    @AbdullahXayow-ly2bb 6 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah ustaad🎉

  • @Whizz_Moha9
    @Whizz_Moha9 6 หลายเดือนก่อน +2

    that is a good point

  • @abdiaziizabdullahi7913
    @abdiaziizabdullahi7913 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid bro

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 6 หลายเดือนก่อน +1

    Good information mahadsanid ustd

  • @yaraani2526
    @yaraani2526 19 วันที่ผ่านมา

    Wacaleykum salaam waraxma (TULAAHI) wabarakaatu

  • @daadir2020
    @daadir2020 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustad Duraan

  • @carafaadaxmed7905
    @carafaadaxmed7905 6 หลายเดือนก่อน +3

    Wll adigoo website html iyo css ku dhisaya noosoo duub casharadana noo joogtay weliba website qurux badan noosoo samee

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  6 หลายเดือนก่อน

      Horay aan casharo aad u fara badan u sameeyay lakin insha allah mustaqbalka casharo kale waan bilaabi doonaa.

  • @amalahmed6192
    @amalahmed6192 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ustaad mui ma ku dhisi kara full application

  • @MohamedHussen-p2t
    @MohamedHussen-p2t 6 หลายเดือนก่อน

    Thnx ustaad

  • @EngBabaa
    @EngBabaa 6 หลายเดือนก่อน +3

    Application mobile maku dhisi karaa C# Duraanow

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  6 หลายเดือนก่อน

      Haa waa ku dhisi kartaa, habab kala duwan aa loo sameeyaa lakin habka ugu fudud waxaa isticmaali kartaa Xamarin.

  • @Geeskaafrika.
    @Geeskaafrika. 6 หลายเดือนก่อน

    Mahad said teacher wllhi wax banana kaa fat ii day. Allaah ha ku barakeeyo

  • @FullstackWithAbdi
    @FullstackWithAbdi 6 หลายเดือนก่อน +2

    Eng Hadii Loofiiriyo Dhanka System development life cycle Designka Waxa kahoreeyo Database Schema in lasodhiso iyo Backend

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  6 หลายเดือนก่อน

      Markaa fahanto applicationka waxay qabato, database schema waa u sameyn kartaa, haba ahaado mid dib laga badalaayo.

  • @Samuelchannel7943
    @Samuelchannel7943 6 หลายเดือนก่อน +1

    ustaade program yar aa dhisty codekisa iyo structures ka nala wadaag tnx

  • @Aybmhm
    @Aybmhm 6 หลายเดือนก่อน +2

    Duraanaw ma jiraan application ssd dhistay oo playstore ka ku jira

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  6 หลายเดือนก่อน

      Walaahi ma garanaayo sxb, google ka fiiri bal.

  • @codewithmohaa
    @codewithmohaa 6 หลายเดือนก่อน +1

    eng adaa u mahadsantay

  • @HakersHanooya
    @HakersHanooya 6 หลายเดือนก่อน

    SXb waad mahadsantahay. mid xigta haddi aan dhiso application sidee ban ula wadaaga dadka kale

  • @mahamadaliabdulahi7246
    @mahamadaliabdulahi7246 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad
    Waxaan kaa cidsan laheen hadaad bixso course online ah

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 6 หลายเดือนก่อน

    Boowe waxa aan raba inaa chatgpt for ku dhiso aya raba kawrm

  • @ibrahimabdirashid741
    @ibrahimabdirashid741 6 หลายเดือนก่อน

    Ustad duranow,
    Tusale software Pharmacay management baan sameeyay
    Markaa software kaas aan sameeyay ma.hal mar baan ka iibinayaa farmasiyada,
    Mise bil walba lacag baan ka qaadanayaa sida ardeyda iskuulka dhigta oo bil walba lacag looga qaado oo kale.

    • @Norabdik
      @Norabdik 6 หลายเดือนก่อน +1

      @Ibrahim
      Wxan ku gula talin lahaa inaan Sameyso Monthly Rent
      Waa hadii aaba diyarisay Lkn Pharmacy wuu yaryhy wxa loo bahan yhy Hospital management

    • @Norabdik
      @Norabdik 6 หลายเดือนก่อน +1

      Hadaa aad. Developer ficn thy wan ku support greyna kraa Through Valuable Job!!