Farxiya Fiska hees cusub Nafteeydaan la hadlayaa intaan waa hiifayaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 278

  • @reexantaraxantaugxantaukun8821
    @reexantaraxantaugxantaukun8821 4 ปีที่แล้ว +62

    Xisaabta aakhiro ha hilmaamin
    Iyo qabriga iyo qiyaamaha
    Aniga hada allah ayan isku dhiibay
    Waxan allah ka rajaynaya in uusan i dayicin uuna khaatumada noo hagaajiyo
    Aniga iyo inta rabta In allah khaatumada u hagaajiyo towbafana waafajiyo
    Insha Allah

  • @Lovely-hm1wb
    @Lovely-hm1wb 4 ปีที่แล้ว +19

    Jacaylkuna waa hanfiyo
    Dabaysha hugmaysa oo
    Sidii haadkuu lalaaa🎶
    Sidii haatufkaan la aragoo
    Samaduu hee haabayaaa
    Samaduu hee haabayaaa🎶🎶
    👌❤️❤️❤️❤️❤️
    Farhia Ahmed Adawe
    You’re my favourite singer ❤️
    And this song is so good, Love it👌

  • @bricengathie6196
    @bricengathie6196 2 ปีที่แล้ว +6

    Vraiment j'ai aimé la chanson l'album là j'ai aimé ça vraiment c'est très mais je suis Congolais du Congo Brazzaville mais j'aime j'aime vraiment la Somalie et de somalies alors façon de vivre leur façon de chanter il est important cette chanson là mais va directement je suis très d'accord merci

  • @deenahspace7754
    @deenahspace7754 4 ปีที่แล้ว +38

    Farxiya fiska waa qof aad udabeecad fiican oo daacad ah ilaahey hakuu sahlo qof sidaada ookale ah ameen I love you sister ❤

  • @fartunomar8118
    @fartunomar8118 2 ปีที่แล้ว +4

    Naftayda la hadlayaa intaa waa HEESAYAA, hankaaga waxaan ahayn ka goo ka goo hayagiin dhahaa. Cishqigu meel ma harsadoo hogan buu igu hayaa,Hamsun adigoo u qaba. Beautiful song.

  • @mahamedsanwayne315
    @mahamedsanwayne315 4 ปีที่แล้ว +28

    Dharaartii ma harsado habenki ma huradayee
    Naftaydan lahdalyaa
    Intaa wa hiifayaa
    Hankaaga waxan ahayn ka go hiygaan dhahaa
    Best song laxan mcn iyo music dagan
    Fiska we love you

  • @reexantaraxantaugxantaukun8821
    @reexantaraxantaugxantaukun8821 4 ปีที่แล้ว +18

    Qiyaamihii wa corona virus oo qarsoon sidas ma ogtihiin waxa fiican inta aygoori goor tahay In allah la isku xidho daqiiqad kasta insha allah

  • @sohanur9652
    @sohanur9652 4 ปีที่แล้ว +7

    Heesa haaga dhan waa jeclahay waxna u sii jeclahay qudheyda adaa is kaleh adii al fnaan bashiir hanuuniye ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @idiladanali4196
    @idiladanali4196 4 ปีที่แล้ว +21

    Fiska heestaan video ka soo samee adoo barkin caloosha ku haya soo saar cishqi waa xanuun good lucky inta jaceylka aaminsan like me

    • @mahamadyacni7199
      @mahamadyacni7199 3 ปีที่แล้ว

      Pp0pppppppppppppp0pppppppppppppppppppppppppppp0ppppppppppppppppppppppppp0ppppppppppppppp0pppppp0ppppppppp0ppppppppppppplppppppppp0pppppppplppppplpppplppppppp0ppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppp0ppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppllllllplpllpllplllllllllllllllllllllllllllllllllllplllpllpllllllllllllpppppp

  • @jamaadelmi4466
    @jamaadelmi4466 4 ปีที่แล้ว +11

    Hees kala xiran
    Iska fiiriya wixii Fool Bilaayo
    Waa Fiska Farxiya Fiska ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @iqra_billanahmed7717
    @iqra_billanahmed7717 4 ปีที่แล้ว +38

    Waligey dambe nafteyda waxaan ahayn ma jeclaan doono jacayl dambe bas buu iga yahay😢❤️😢😢😢😢😢

    • @maanoabdi122
      @maanoabdi122 4 ปีที่แล้ว +3

      Aniga xitaa 😭😭

    • @johnmaier1550
      @johnmaier1550 4 ปีที่แล้ว +3

      Xanuun waaye wlhi 😭 laakin haka sabrin nosha qofka kuxuneyo waalaka sabra gula kurajina nacaal nin somali kutaa ani marhore ayuu kasabray waxaan racay ajnabi kadobiday wlhi hadan farxad ayaa kunolahay adunka ayaa unacaa nin somali

    • @iqra_billanahmed7717
      @iqra_billanahmed7717 4 ปีที่แล้ว +3

      @@johnmaier1550 all the best As long you are happy keep it up❤️❤️

    • @kowsarowkonbe2306
      @kowsarowkonbe2306 3 ปีที่แล้ว +1

      @@johnmaier1550 ajaanib baad wx nooga dhigin naa nin soomali waa king hal gabar oo tagtey alle ma tagin anagaa ka badan oo jcyl nin soomali viv wx gaaro ma jiraan anigaa ajaanibta nagu soo dhisaysaa

    • @johnmaier1550
      @johnmaier1550 3 ปีที่แล้ว

      @@kowsarowkonbe2306 ani doqeeyka ayaa racay ee adika shaqo yeelo nayaa xitaa mahelesid somali iska day ajnib donqo 🙊

  • @fathiahmed9081
    @fathiahmed9081 วันที่ผ่านมา +1

    Waxana ku dawanya haneena sandka 2024 baxayo oo so galayo sanda cusub 2025 💔😢😢😢

  • @koxdajelani4678
    @koxdajelani4678 4 ปีที่แล้ว +7

    Mashallah mcnto codkaga eebe hakudhowro ilcadow hakaqabto wagawar walashada ookutagerto heesoyinka berkood waxaad mudaa inayigu socdaan ookulina yihiin jeceel dhab ah mashallah fiska hori usoco wakulasocona guul iyo gowanimo mcnto wakusalamay bye love you

  • @sohanur9652
    @sohanur9652 4 ปีที่แล้ว +6

    Boqarada codka axlaa sooot fika aadan ku jeclahy jaceylkada adoo heshy oo la soo hestd ilaahey ka barya aamiin dhahay ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 4 ปีที่แล้ว +1

      Hafsa Sufi
      Amen yaa rabi Abaayo alle ha u aqbalo ducadaada thanks

  • @ambayebelete1517
    @ambayebelete1517 4 ปีที่แล้ว +30

    Love you Ferxiya Fiska. You’re my best favorite of Somali Singer. I don’t understand your language but I love every part of you music. It’s said that Music a world language. That’s right but I amended this universal saying and said “ Good Music is a world language” Live Long Ferxiya.

  • @malagmaanak
    @malagmaanak 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wax na dhakasanayaa 2024 waxa modaa in anni Leye qade😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hassanarreyehyaya8514
    @hassanarreyehyaya8514 ปีที่แล้ว +2

    Ladiva somalien felicitation. Fati merci

  • @shakra12ade10
    @shakra12ade10 4 ปีที่แล้ว +3

    fiska fanaanad hibo codeed rabi siiyay waxaan kuu rajeenaa fan hormar leh

  • @hanaadazar5019
    @hanaadazar5019 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc Somali Mohamed waxan jogaa naivaisha anigo dageysanaya fananada codka Macn farhiya fiska manta oo tariqh du ay tahay 25(7)2021 what a sweet voice,song ❤️❤️❤️

  • @meymuunahmed2870
    @meymuunahmed2870 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah kal iyo laab waaye farxiyo fiska heestan waaka helay dareen ayee leedahay

  • @ksomal6014
    @ksomal6014 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah fiska wllhi heestan wad kabaxsatay ilove you inta jacelka waxka taqaano waidin wataa

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 4 ปีที่แล้ว +9

    Boqoradi codka nice song♥️🌹♥️👏👏

  • @abdiqanigoodad7802
    @abdiqanigoodad7802 4 ปีที่แล้ว +9

    I can’t stop Listening this song

  • @abdikenabdillahi4100
    @abdikenabdillahi4100 ปีที่แล้ว +2

    Waa heersare farxiya fiska waan kugu haystaa

  • @FadxiAbdikariimobsiiye-sw2kk
    @FadxiAbdikariimobsiiye-sw2kk 7 หลายเดือนก่อน +2

    Naftaydaan la hadlayaa intaa waan hifayaa hankaaga waxaan aheen ka goo hiygaan dhahaa😢👋

  • @waqaalstudio758
    @waqaalstudio758 4 ปีที่แล้ว +4

    Woow waa ku taager farxiya fiska
    Love you

  • @AsmaAli-ng1cr
    @AsmaAli-ng1cr 4 ปีที่แล้ว +3

    Boqoorada codka Farxiya fiska jir og joog oo ii noloow❤️❤️👑

  • @anisaqaali1235
    @anisaqaali1235 4 ปีที่แล้ว +3

    Boqorada codka halaasigaa fiska ii noolow fanaanad qaali ah❤❤❤❤❤

  • @drmunarush7238
    @drmunarush7238 4 ปีที่แล้ว +13

    she is my blood! queenteena!

  • @barisamohamedadan900
    @barisamohamedadan900 ปีที่แล้ว +14

    Best singer farhiya fiska still watching 2023

  • @abdifitaaxyare8569
    @abdifitaaxyare8569 3 ปีที่แล้ว +11

    Hees hees dhaftay ❤️❤️😭

  • @Ubahshideofficial
    @Ubahshideofficial ปีที่แล้ว +1

    Cajiib wakhtgan aan dhagy sanayo waa wakhtigii ay ifadhidy heskani ❤❤

  • @libinasad5980
    @libinasad5980 4 ปีที่แล้ว +1

    mashallah walaashay quruxdii somalida classic ahayd baa kaa muuqata

  • @daadaxyareahmed9482
    @daadaxyareahmed9482 4 ปีที่แล้ว +104

    inta Nabiga Jecel like ha ii sarto

  • @deeqjanan6547
    @deeqjanan6547 4 ปีที่แล้ว +9

    Viva Fiska my boqoradeyda🔥🔥🔥😍😍😍

  • @happyamira7786
    @happyamira7786 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow fiska ilove you from Kenya 🇰🇪 ❤️❤️

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 ปีที่แล้ว +4

    HAWALWALIN FARHIA, SILICKUNOOL 30 GUURSATAA KAROONE🦁🙌💞👍

  • @gabarislamed9299
    @gabarislamed9299 3 ปีที่แล้ว +2

    Fiska heseyqado xun ma arkin codkaga uwacn🥰

  • @abdifatahofficial4931
    @abdifatahofficial4931 4 ปีที่แล้ว +7

    Farhiya fiski walal qaliya ilahay cod iyo edeb siyay magaca hajiro wlalal

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 11 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤frxiya fiska❤❤❤❤❤good❤sisters❤❤❤❤❤

  • @mohamedmohamoudaden757
    @mohamedmohamoudaden757 28 วันที่ผ่านมา

    Marki ugu horaysay ee heestan aan daaray Waxaan dareemay toneka musica in uu yahay Cabdi abiib “cabdi yare “ waa Mid kamida muscianka somalida kuwooda ugu gacan macaan,fananad qaran oo qiimo badan runti farxiya axmed cadaawe “fiska” laxanaka laxamiistihi wayna Da’ud xanfar dhamaantiin idinko isku duubaan waad mahadsantihiin guulaysta

  • @deeqacaraaye5649
    @deeqacaraaye5649 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha alllh walshay farxiya fiska wan ku tageeraaa hormar wacan abyo mcn

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 ปีที่แล้ว +1

    Malaha qofka ugu badan eee heestan dhagayste ani waaye

  • @hodmanqurux9164
    @hodmanqurux9164 4 ปีที่แล้ว +6

    Waa ku aamin sanahay fiska ♥️👌👍

  • @husseinadar5177
    @husseinadar5177 4 ปีที่แล้ว +36

    Fiska Innaba caadi maahan maahan ilaahey Amarkiis Waan ba iska jeclahay Fiska Qof jinigaaga Jecel Soow ma jiro Sidaas Cml Ayay iitahay Fanaanadeyna Sharafta leh Boqorada Codka Farhia Fiska heestu Waa HD Hadal kama Taagno Ee Muuqaal usoo Sameey Taasi Waa Taas ,
    Mida kale Bilahaan Dambe Wax Soo Saarkaaga Waa uu yaraa Sidaas Darteed Fadhiga ka Kac Oo Mar Waliba Soo Saar Heeso Xul A'h Oo Utag Abwaaniinta Maxaa Yeelay Waxaad tahay Boqorada Codka Sidaas darteed Fadhi Kuguma Gelin Sababta Aan Sidaas kuu leeyahay Waxay Tahay Waxaan Diidayaa In Aad is Dhigatid Waligaa Ha is Dhiganin Maxaa Yeelay Arliga Waa leesla Joogaa , Hadal Waan Luu Dhameeyay Qofki Fahmaa Fahmay.

  • @khadarmahamed3953
    @khadarmahamed3953 4 ปีที่แล้ว +2

    Allah hakaga dhigo kii aad isku waar taan lkn haday dhici weydo anaa ku diyaar ah 😍😍 my bbe

  • @Abdifatah_Hussein_Garweyne_
    @Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 2 ปีที่แล้ว +4

    Yaa Xanfar xeys ❤️ Halaa 🌄

  • @shamai1570
    @shamai1570 ปีที่แล้ว +3

    Its a mind blowing song awesome and realistic Farxiya Fiska wonderful 😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mukhtarsalaan530
    @mukhtarsalaan530 2 ปีที่แล้ว +1

    Wan Ku wataa farxiya nuurka codkaga daaadaax

  • @saidgeseyjilaow8231
    @saidgeseyjilaow8231 ปีที่แล้ว +1

    Qadarin inta afka soomaliga hees ku qaado Qofta qarniyada soo socda Codkeedka la Hadal haayn Doono,FARXAD KU NOOLOW

  • @Blacktolite
    @Blacktolite 4 ปีที่แล้ว +4

    Top quality beautiful voice good production 🎤🎤🎷🎶🎶🎧🎵🎵👍🏾👌🏾✌🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @IbrahimMohamed-by8mi
    @IbrahimMohamed-by8mi 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah wa Hees cajiib ah hor usoco Fiska.

  • @hodo624
    @hodo624 4 ปีที่แล้ว +3

    Cod macan fiaka ❤❤❤😘👌

  • @thefardowsashow1308
    @thefardowsashow1308 4 ปีที่แล้ว +1

    Wooooow good song farxiyo cadeey xabiiibtii ❤️❤️❤️❤️💋💋💋🌹🌹🌹🥰🥰🥰

  • @amaljama6683
    @amaljama6683 ปีที่แล้ว +1

    Codka💯 erayo💯laxan❤💯👍music 🎶 🎵 👌 ♥️ 🎉❤💯we love you fiska🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirashidbashir7551
    @abdirashidbashir7551 4 ปีที่แล้ว +1

    Boqorada fanka Somali keep going sister

  • @caishocqadir229
    @caishocqadir229 ปีที่แล้ว +1

    Alla mxaa naftyda la hdly oo barkinta ilintyda buuxisay barkinta jclow Mxaa iga oysiisay nimaan i naxarisanyn Mxaa jclow kunacay 😭😭💔

  • @xasanmacalin923
    @xasanmacalin923 7 หลายเดือนก่อน +1

    car nag jaceyl u waalaty ragga ine daacad yihiin ma shaki ba kaga jira😁

  • @alihanash9986
    @alihanash9986 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaw !!!!Waa suugaantii saxda ahayd
    Mahadsanid fiska

  • @maxmedyuusuf8035
    @maxmedyuusuf8035 4 ปีที่แล้ว +3

    Naftadan la hadlaya inta wan hifaya haye haye farxiya fiska jacaylkuna waa hanfiye waka waka

  • @mohamedmazka3863
    @mohamedmazka3863 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going fiska inaad hubisaa haboon

  • @khadram3457
    @khadram3457 4 ปีที่แล้ว +6

    Fananadi haday jirto wa farhiya fiska, dabeecad wanaag wa farhiya fiska, quruxi wa fiska , xarago wa fiska, cimrigaa ha jiro.

  • @mudaneabdifatah4527
    @mudaneabdifatah4527 4 ปีที่แล้ว +2

    Nr ONE☝️ Boqorada Codka 🙏

  • @MrHelloimyassin
    @MrHelloimyassin 4 ปีที่แล้ว +8

    Fanaanimada Ilaah baa cod ku Abuurey Hibo iyo Qurux NOOLOOW SOMALIDIVA all times period No argument .
    FARXIYA FISKA 2020 SHE is REady to fight.

  • @jihanosman9925
    @jihanosman9925 4 ปีที่แล้ว +4

    farxiya edebsan boqoradena😍😍😍😍😍😍

  • @danwanaagmedia2070
    @danwanaagmedia2070 4 ปีที่แล้ว +1

    mansha allaah
    wllqaali farxad igunoolow

  • @aadanabukhar9560
    @aadanabukhar9560 4 ปีที่แล้ว +1

    Fiska anigu Wanku Taageersanahy hore usco

  • @yohnk
    @yohnk 4 ปีที่แล้ว +7

    Waxa kacabsanaa in codkaas macan gaalada inte arkan fiska naga dhacan
    Alla codmacanaa boqorada fanka fiska

  • @iqdhiblaaweofficiall2733
    @iqdhiblaaweofficiall2733 4 ปีที่แล้ว +5

    Queen Fiska wax dhaama lawaa 💙

  • @fayruusshakiib8458
    @fayruusshakiib8458 4 ปีที่แล้ว +4

    YAA SALAAM FANAAN 2 MA AHA🔥🔥🔥🔥🔥🔥💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abshirostara8949
    @abshirostara8949 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah cod aad u macan aad Ayan ugu faraxsnhy abaayo qaali ,waxa badan aya ku raadiyay ina aabe maalin ayun baan kulmi doona ❤

  • @umuAidha
    @umuAidha 4 ปีที่แล้ว +3

    Hormar wacan walasheay 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @FaizoCusman
    @FaizoCusman 2 หลายเดือนก่อน

    23jir nolosha quus ka ah baan ahay xili danban hestan dhageysanaya 😢💔

  • @yasminyasmina9994
    @yasminyasmina9994 ปีที่แล้ว +1

    Nafteyda lahadlayaa😢😢

  • @zakariyesalaandahabofficia4912
    @zakariyesalaandahabofficia4912 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha.alah fiska boqorada fanka
    Nolow in badan

  • @leylaahmed2641
    @leylaahmed2641 4 ปีที่แล้ว +2

    Inaba caadi mahan heedtan😍😍😍

  • @saidgeseyjilaow8231
    @saidgeseyjilaow8231 ปีที่แล้ว +1

    Tolow Ma Naftayda Ay Ka Hadlayso Heestan Mise In Badan OO Ila Dhaawac Ah Baa Jira !!!!!!

  • @Hawokitchen81
    @Hawokitchen81 4 ปีที่แล้ว +2

    Wow Masha’Allah ❤️😘👌👏🏽👏🏽✅

  • @umuayman2176
    @umuayman2176 3 ปีที่แล้ว +3

    Heestaan caadi ma ahan kama dhargo dhageysigeda fiska

  • @TaHliiLPoy
    @TaHliiLPoy 10 หลายเดือนก่อน

    Farxiyo fika waa jeclhy laakan waan kaxumay waa laqab

  • @roodacismaan952
    @roodacismaan952 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle haw naxariisto abwaanii
    Alifay cali mooge geedi amiin

  • @hormuudgeesi8070
    @hormuudgeesi8070 3 ปีที่แล้ว +1

    Farxiya walaal heesa kawantow walaal camal kale raadso

  • @queenboqorad7615
    @queenboqorad7615 4 ปีที่แล้ว +10

    Fiska love u from burco 👑❤

  • @fartunabdul9509
    @fartunabdul9509 4 ปีที่แล้ว +1

    Fiska baayo wan ku jecelay hor usoco

  • @AndinasirAbdulle
    @AndinasirAbdulle 4 หลายเดือนก่อน

    Boqorada coka iyo heesaha waxtarka leh.

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami ปีที่แล้ว +1

    Ramadaan Kariim Dhamaan Umatu Somal
    11:19 SUN 2 APRIL 2023🔻 Hargeisa.👋

  • @cmaalikzalah9324
    @cmaalikzalah9324 4 ปีที่แล้ว +2

    Fiska fanaanad qaaliya cod qurux dabeecad dadnimo kutageeraa wlahi

  • @Fartun-r5i
    @Fartun-r5i ปีที่แล้ว +1

    Aad ban ku jecelahay farxiyo filsan

  • @mahadamadaxyar2165
    @mahadamadaxyar2165 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad Farxiyo Fiski axsan hees

  • @zacimachannel5145
    @zacimachannel5145 4 ปีที่แล้ว +1

    Allh kacabso hees wax kutari mee geeriyaa kusugooyso subxanallah

  • @shugrigesey7760
    @shugrigesey7760 4 ปีที่แล้ว +1

    waaaw boqorada codka boqorada quruxda boqorada isteelka

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 หลายเดือนก่อน

    Hala Hala Yaa Fiska! ❤❤❤

  • @duliyechanel6868
    @duliyechanel6868 4 ปีที่แล้ว +2

    Quen qof ku garto maba jirto 👏👏

  • @cayniqurux1695
    @cayniqurux1695 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabadh jirta😍

  • @FadumiinaComedyofficial
    @FadumiinaComedyofficial 4 ปีที่แล้ว +3

    Wawawawawawa

  • @Yusra765
    @Yusra765 4 ปีที่แล้ว +2

    Sunday baxeyso mondey habenkeda 21/12/2020 Malin gar e ah niin 10yr lasocday gawar qarabo yihin aya lagu daraay malagayaba waqtigan o kalee intaan farxad kunolado😭😭

  • @qamaradan4284
    @qamaradan4284 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah cod mcn

  • @atam7838
    @atam7838 4 ปีที่แล้ว +1

    #fiska sowtu raxma keep going 🙋😍😍❤

  • @TheSamale
    @TheSamale 3 ปีที่แล้ว +2

    VIA QUEEN OF CUSHITICS, HEBEL, IYO HURDAAYOW WAAR KULIGEEN SACABKA BOQORADDA GEESKA AFRIKKA HANOOLAATO WAA GOB EE< AXA YAA WADANI.

  • @runta-tvofficialtrafficcan7508
    @runta-tvofficialtrafficcan7508 4 ปีที่แล้ว +2

    mahadsanid abaayo farxiyo qofwalbo mafahansana micnaha hesta