FARXIYA FISKA HEESTII GAYAAN KABAN AAD U MACAAN 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 652

  • @suldaanstudio8714
    @suldaanstudio8714  11 หลายเดือนก่อน +20

    www.youtube.com/@DurDur1970

  • @DalmarDalnuurshe-ti7om
    @DalmarDalnuurshe-ti7om ปีที่แล้ว +73

    Mgaceyga wa dalmar wxan askari Malatari ah o jogo wadankisa hoyo anigo og ina furinta jogo alshababn a hor fadhiyo ayan hadana dhagesanaYa hestan anigo jecel daremayo saidna ujecel gabar jogto muqdisho sihamteyda ilove u wku so laban dona i.a

    • @tayoonline8857
      @tayoonline8857 8 หลายเดือนก่อน +3

      Wlhi asakarta jaceel baa wada hilay ❤

    • @saramire3231
      @saramire3231 4 หลายเดือนก่อน

      Guuleyso ❤

    • @habiberick8923
      @habiberick8923 4 หลายเดือนก่อน

      Inshallah ☝️☝️

    • @maankamahrez
      @maankamahrez 4 หลายเดือนก่อน

      Sxb Guleyso

    • @AbuukarcaliAadan
      @AbuukarcaliAadan 4 หลายเดือนก่อน

      qaadumo humo ilaahay guma dilo

  • @anfacaragsan3742
    @anfacaragsan3742 4 ปีที่แล้ว +274

    😢😢😢😢😢😢malinta igu xanun badned ana ilobi donin wlhi 2020😢😢😢cidne ima garabin wlhi hada iga danbeysoh Lke isar

    • @zr7992
      @zr7992 4 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂 No AqLi

    • @NOGOBAAWI
      @NOGOBAAWI 4 ปีที่แล้ว

      Sorry wllo kuladareemayaa wlhi

    • @abdiwahab106
      @abdiwahab106 3 ปีที่แล้ว

      😭😭😭

    • @somhd2841
      @somhd2841 3 ปีที่แล้ว +1

      Sorry maanta ikeytey

    • @alimahdi6176
      @alimahdi6176 3 ปีที่แล้ว

      sorry wlshy

  • @alizakimohamedofficial2041
    @alizakimohamedofficial2041 4 ปีที่แล้ว +136

    Jacayl aanan aqoon meeluu ka yimid ban gallaa markaa dhagaysanayo heestaa.
    Hadaa ila mid tahey isoo booqo💯

  • @AxlaamQurux
    @AxlaamQurux 11 หลายเดือนก่อน +24

    Adaa gubay wanaago iga gooyay laabtee Garab hayga filaninee Xaaladan ku suganahay waxba kama sheegi karo inaan murugaysanahay ayaan ogahay maxaan geesi kaa dhigtay adna aad i gooysay waxaan ahay hooyo laba caruura haysata heestan mar walba waan dhagaystaa waana ilmeeya 😢😢😢

  • @Mohamud_A._Xamaraawi
    @Mohamud_A._Xamaraawi 3 ปีที่แล้ว +56

    Farxiya Waa qof Mar la arag ah oo soo Martay fanka soomaaliyeed. Hor iyo gadaal ma haayo gabadhaas cid aan la simo.
    Rabbi Meel wanaagsan ba ku geeyo Farxiyaay😍😍

    • @ThatV6life
      @ThatV6life ปีที่แล้ว +1

      Haddon dhagesaney heestan eyey qalbegeyga ku jirta ‘ inta a tidhi’ since 09 ayna dhagenyey heesaheda’
      Qof la mida Ma so Mari doonta fanka somalida , ilahay cod & luq wa siyey,
      Guul iyo cimri sooban u rejeynya inshalha. 👑👸

    • @HaniMuxudin
      @HaniMuxudin 10 หลายเดือนก่อน +1

      Xaqiiqda kahadashet❤❤

    • @GulledAbdirizak-in7vx
      @GulledAbdirizak-in7vx 8 หลายเดือนก่อน

      Hhhh kuwasna waxe ahayen sadex nafar oo murusade oo isku camirayo cml

  • @mustaphe301
    @mustaphe301 ปีที่แล้ว +94

    Mxan an ku goobo😢😢
    Gabbal dhaciyo waabari😮
    Kaa daba gucleeyo😢😢
    18/07/2023
    Haben sacadu mareysoH 23:25
    Waxan dhex jiifa farmashi an ka shaqeyo
    Insha Allah malin kle ayn dib ugu so labanaya
    Hadad iga danbeyso like-ta ha ila dhafin wllo ❤❤

    • @mansaan
      @mansaan ปีที่แล้ว +2

      Waali farmashigi maad jogta

    • @MohamedSalah-fm2cv
      @MohamedSalah-fm2cv 6 หลายเดือนก่อน +1

      Farmashigiii ma joogta wli 2024ta bishii 5 aad😂

    • @mustaphe301
      @mustaphe301 6 หลายเดือนก่อน

      @@MohamedSalah-fm2cv midkad igu oged maha sxp😍😍

    • @Abdiboos-u3t
      @Abdiboos-u3t 5 หลายเดือนก่อน +1

      Masoo laabatay😢

    • @sadriahmed
      @sadriahmed 5 หลายเดือนก่อน +2

      Wlle ma ficn tahay hada🥹😢

  • @pharhaancashariye6200
    @pharhaancashariye6200 2 ปีที่แล้ว +32

    waa markii 2aad ee aan comment kabixinayo jawiyo kala duwan dhul kala gaara joogistiis. lkn isku hal xusuusa. saka waa 6:28 daqiiqo 15octoper. 2022. waxaan kasoo fariin qorayaa. iridka hore ee xeradda ballidoogle ee danab army specials. 💜 💖 caashaqu waa bello anoo reer mudugabuu iga cabaajiyey.
    love iitaabo hadaa jeceshahay. CXDS OO. kujooga amarkaaga. furinta. adigu hadiiaadan jirin majoogee furin. isay to you wllh.

    • @astronomycoursesomaliaiish6461
      @astronomycoursesomaliaiish6461 ปีที่แล้ว

      Danab Legends gUuleysta marka qoralkan so qoreysay taliyahaaga wuu noolaa allaha unaxariiste xasan danab.

    • @Sabra9682
      @Sabra9682 ปีที่แล้ว

      Guul insha Allah ❤

    • @tayoonline8857
      @tayoonline8857 8 หลายเดือนก่อน

      Askari qarin❤

  • @nassersuweeri3168
    @nassersuweeri3168 3 ปีที่แล้ว +24

    Inan aanu jaarnahay Ba dhagaysan jiraty way dhimty alle haku naxariisto 💔😓

    • @dahaboodaxow
      @dahaboodaxow ปีที่แล้ว

      Main intan arkeya qoral adigaba igu or inata allha u naxaristow😭

    • @AmaalCabdi-tn5ys
      @AmaalCabdi-tn5ys ปีที่แล้ว

      𝘢𝘢𝘭𝘭𝘦 𝘩𝘢𝘸 𝘯𝘢𝘹𝘳𝘪𝘪𝘴𝘵𝘰

  • @wafdi_alqa6986
    @wafdi_alqa6986 5 ปีที่แล้ว +64

    3 December 2019 6:24fiidnimo
    Nerobi Illahow dadka isjecel Quluubtoda isku nadiiifi 😭😭😭

    • @footballnews2477
      @footballnews2477 4 ปีที่แล้ว

      Amin anigaba wn kula joga

    • @hanfisamawade8105
      @hanfisamawade8105 4 ปีที่แล้ว

      Alla geenyadaan jeclaayey guhaad ciilka aaaannn qabo ilmada iga gobo tiri heestan wxaa isooodirtey 2011 kii gabdh ijeclaeyd xasuus maalinka maaan dareemin wxam dareemay 2017 markii ani laiga tagey dhaawaca jcylku waaa boog mar jidhkaga qalaysa balse walaga fiicanyhy inu ruux ruux khiyaamo waligi

    • @sadiyodirie5406
      @sadiyodirie5406 4 ปีที่แล้ว +1

      hanfi samawade Sorry walalkeey qiyaano ma fiicno ani waa is ilaaliyaa wlhi Coz jaceel dheel dheel maha nin ka aa guursado ayaan ufuraa qalbika inta kale waa iska ilaalaaa

    • @abdijaliladamawil3737
      @abdijaliladamawil3737 4 ปีที่แล้ว

      amiiin

    • @yaasiinjimcalexasan4291
      @yaasiinjimcalexasan4291 2 ปีที่แล้ว

      Masha allah

  • @maryanruun2468
    @maryanruun2468 4 หลายเดือนก่อน +3

    😢heestan walashay ayaa dhageysan jirtay 2014 anigane waqtigas school iska ahaa ma aqoon micnaheda lknse hada ayaan bartay tariiqda 16/7/2024 saacada 00:42 AM tahay anigo ilmeynayo jeclow mx nacas iga dhigtay mx qof aan Aan ifahmeyn qalbigeya rabitaan u galshay 😢

  • @mutukumwatu1837
    @mutukumwatu1837 9 หลายเดือนก่อน +7

    AM JUST IN LOVE WITH FARHIYA FISKA. AM A KENYAN MUSLIM WHO LIKES SOMALI MUZIK.
    CHEERS FISKA. LOVE YOU MOST❤❤❤🎉🎉🎉

  • @NimcoAbdulqadir-z5e
    @NimcoAbdulqadir-z5e ปีที่แล้ว +8

    Subax isniin ah taariikhda ay tahay 13/11/2023 jawiga aad u macaan yahay subax roob roob ah iyo qawoow daran oo jiro baan heystaan tiktok ku soo arki aniguu in mudo ah raadinaye subaxdaas jawiga magaalada oo aad u macaanaa iyo heestaan oo iyadan aad umacaan❤😢😢

  • @mahamuudAli364
    @mahamuudAli364 8 หลายเดือนก่อน +7

    Still 2024,from Mogadishu somalia🎧✌️

  • @sumayaahmed4629
    @sumayaahmed4629 2 ปีที่แล้ว +23

    Cajiib!! Qofwalbo oo fariintayda arka oo qalbi jabsan ama ilmaynaaaya wxuunbaan leeyahay waad ka bixi oo kuma waaraysid 😎

  • @ahmedhassan-oc7oq
    @ahmedhassan-oc7oq 11 หลายเดือนก่อน +3

    Yac 😭😭 heestan markaan dhageysto ilmada ma ceshan karo wlh waayo waxaan waayey gabadhii aan ifka u jeclaa nolasheyda xamdi farxad iigu nolow aniguna nasiibkey😭😭😭😭❤️

    • @IdilRashiid
      @IdilRashiid 10 หลายเดือนก่อน

      Sorry wll haday kaa tashatay ha isku mashquulin

  • @CabaasCabaas-nd2iu
    @CabaasCabaas-nd2iu 4 ปีที่แล้ว +30

    100 jeer ban hestan dhagysta farxiya axmed cadawe fiska inay poqoradii codka tahy ya igu racsan cidaa hadaba igu racsan like bila calayk

    • @inaapdi-d6g
      @inaapdi-d6g 9 หลายเดือนก่อน

      Aniga kugu raacsan

    • @issaabdi3560
      @issaabdi3560 7 หลายเดือนก่อน

      Ani

  • @abdisalamwehliye9425
    @abdisalamwehliye9425 2 ปีที่แล้ว +30

    Noo qora, noo qora, noo qora xusuusaha idinkuna ku nafisa annaguna aan wax ka helnee.
    Waa habeen xilligiisii dambe dadkii xaafadda oo dhan keligay ayaan kasoo jeedaa. si deggan ayan codkii farxiyood u dhageysanayaa commentiydiinnana u aqrisanayaa.
    Eebbe haydin guuleeyoo dhammaantiin.

  • @adeshabdirahman7739
    @adeshabdirahman7739 ปีที่แล้ว +4

    Xasuusuta heestan jacaylkii igu hore 2009 Aan igu dhacnay malaha wan kahinasay kadib heestan isoo dirtay kadib hishees ayaa dhacay❤heestan❤ jacel kar ah💯kiba 💯👍

  • @rahmoahmed8311
    @rahmoahmed8311 5 ปีที่แล้ว +33

    wllh anigey iheysataa iiso duceya walalayal waqtigan an qorayo farintan wan ilmeynaaya nolosha ciriiri igu noqoty jceyl aya qalbigeyga holac kushidy wana leygu cidleyay alla xanun badana waxan laguu ogeyn iiiiiiiiiiiiiiiii

    • @deimahmohammed7590
      @deimahmohammed7590 5 ปีที่แล้ว

      Wankahumahay abyo

    • @saynabahmed4724
      @saynabahmed4724 5 ปีที่แล้ว +2

      ilahay qaalbiga ha ku qaabojiyo wllo waliga qofna hasiin qaalbigaga

    • @bongdavuive743
      @bongdavuive743 5 ปีที่แล้ว +3

      soryy wll mid ka qayr badan allaha kusiiyo

    • @zamirbadanmaaida6225
      @zamirbadanmaaida6225 5 ปีที่แล้ว +1

      rahmo ahmed waalaga siman yahay xbbti walhi Aniga isma dhihin qof kaa Daran baa jira qayaanada jacayl lagu beeray misna cidkale la iga raacay maalina kii oon waji xumo iimuujin fb ku Argay Arooskiisa marka Qofna La iskuma haleeyo Alx wanka bogsaday hada

    • @mohedcalihaybe1261
      @mohedcalihaybe1261 4 ปีที่แล้ว

      @@zamirbadanmaaida6225 dee iska ilaw

  • @mohayaska7561
    @mohayaska7561 4 ปีที่แล้ว +73

    Heestan Markan DhaGeystoH wxey DamaQda DhaawacYo an kso Kaban la'ahey... waLi Wn Xasuusta Habeenkan Isku Dhacney ShakhsiGan Dunida Ugu JecLaa Habeenkaz Wixi Ka DaMbeyey MuruGo Bn La DariseY... alx Hdda Wxa Kaso WareeGtay muddo 8 bilood aH Inkasto Markasta Oo Xasuusto Heestan ayan DhaGeYsta 😒😭 WaQti XaaDirkan wa 1:43 pm Habeenimo Inka badan 10 Jeer ban DhaGeystay Heesta KaLiya.😪😕

    • @rumanitochannel4046
      @rumanitochannel4046 3 ปีที่แล้ว +1

      Wlhii iskumid ayan nahaay mcnto

    • @deeqo11
      @deeqo11 3 ปีที่แล้ว +2

      Farxad baaka dambayn

    • @mohayaska7561
      @mohayaska7561 3 ปีที่แล้ว

      @@deeqo11 insHa aLLaH MhdsaniD Wll 🙏🤍

    • @mohayaska7561
      @mohayaska7561 3 ปีที่แล้ว

      @@rumanitochannel4046 Broken...😭

    • @haliishqaali2594
      @haliishqaali2594 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mohayaska7561 Adoo niyad jabsan waligaaa hees ha dhagaysan hadii kale waligaa kasoo kaban maysid

  • @waxgarad983
    @waxgarad983 2 ปีที่แล้ว +12

    Waxkasta oo ay igaga fogaatay aniga ayaa sabab u ahaa alle nolol farxadleh haku siiyo
    ANA WAAN MARAY CIQAABTII DADKIINA WAAN KA GO'AY MUDDO DHOWRBILOOD AH KUNA SIGTAY IN AAN NAFTAYDA WAXYEELO 😢😢❤️
    ABIDKAYBAA KU JECLAAN WALAW AAN ANIGU SABABAY FOGAANTA AAD IGA FOGAATAY AMBIYA OMAR ❤️😢

    • @turkipoi
      @turkipoi ปีที่แล้ว

      Sorry 😢😮Pro

  • @yarantixajikaxajika3647
    @yarantixajikaxajika3647 5 ปีที่แล้ว +53

    Heestan waxan dhagesanayaa malin sabti ah 21 09 2019 september😢 jacaylkayga aaan isku yara dhacsanen lkn alx waan isku soo noqoney aniga oo isku farxsn😭 heestan dareen go'ni ah ayy igalisa

    • @adanomar8382
      @adanomar8382 5 ปีที่แล้ว +1

      Me too wllhi

    • @hanah3776
      @hanah3776 5 ปีที่แล้ว +2

      Yarantixajika Xajika anigina maalin axada 22/9/2019, heestana tiktok kasoo arkay sas usoo radiyay 😎

    • @xafsoxubi1003
      @xafsoxubi1003 4 ปีที่แล้ว

      M a wasax

    • @cabdifataxlaky8763
      @cabdifataxlaky8763 2 ปีที่แล้ว

      Woow

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 3 ปีที่แล้ว +20

    Hestan gayaan ad ban u jeclahay malim ban safar ku gly Laascaanood to Boocame😢 like hdd so boqatay adna

  • @MohamedIbrahim-fh3fj
    @MohamedIbrahim-fh3fj 5 ปีที่แล้ว +29

    Kaliya waan iska dhagaysanayaa heestan jacayl ima hayo 😂👍👍

  • @ahmadawliyo2360
    @ahmadawliyo2360 7 หลายเดือนก่อน +1

    2024/4/12
    Hbeen ciidda oo miirow kuqayilyo mgldda qardho
    xasuus baan glay jcaylkaygii xayaad oo igafog oo dalka dibdiisa kumaqan baan xiisaheeddu igabxi waayey ❤❤❤imessi yuo bbe❤❤❤

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri 2 ปีที่แล้ว +16

    "Xusuusaha la jecelyahay ma dhintaan!"
    Aad ayuu iigu waynyahay heeskaani. Mar walba oo aan dhagaysto, boqollaal dareen lid isku ah baan dareemaa. Daqiiqado yar oo qosol, jacayl, iyo farxad ah ayuu i galiyaa.
    Waxaan u xiisay noloshaydii hore.💔

    • @sacidibrahim959
      @sacidibrahim959 2 ปีที่แล้ว

      kulamaid ayan ahay sxb nolasha hadi mar un dib la isugu celin karo wayihi wanagsanaa ed uxisaty maxan wayo wayo xasustoda an la nolahay dib ogu noqon lahaa😢

  • @MahmudMilik
    @MahmudMilik 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa farsamadii faysal dheere
    My big boss
    And
    Big brother
    Heestan erey erey aan uaqanaa wlhyy

  • @murtidhawr01
    @murtidhawr01 3 ปีที่แล้ว +43

    Nin walboo ku qayilaya heestaan maqaamkiisan ku salamay 😁 iyo midkastoo asagoo safara u shidantahy 😂

  • @aburaasmedia3682
    @aburaasmedia3682 4 หลายเดือนก่อน +2

    Faysal Sheikh heesti beskilka from Kenya to Djibouti

  • @mohamedkaysetimir4602
    @mohamedkaysetimir4602 4 ปีที่แล้ว +22

    Malin khayraad jimce datyip
    subaxnimo hore 06:42
    Goobta Düsseldorf germany
    Heestan waxan dhagaysanaya
    Yadoon talo farahayga ku jirin
    ((Alla maxaan gaaf wareego
    ku gaclooday adigo
    Adna adan garanayn))

  • @AbuukarcaliAadan
    @AbuukarcaliAadan 4 หลายเดือนก่อน +1

    xadaan fanaan axaan laxaa waan ujababi laxaa boqorada codka

  • @nadiraabdilahi4017
    @nadiraabdilahi4017 5 ปีที่แล้ว +17

    Heestaaan wlhi waxay igu leedahy xasuuus gooni ah😭😭anooon jcyl waxba ka aqooon ayaaa jcyl igu dhacay kadib heestaaan ayaa markasta iska dhagaysan jiray markaaa jcylkaygiii hore isku dhacno ax naf wax jecel dhib badnaaaa😭😭😭🙏❤️♥️

    • @UmuAisha642
      @UmuAisha642 5 ปีที่แล้ว

      Nadira Abdilahi 😢😢😢😢😢 qof walbe ma dareemo karo xanuunka jaceylka leeyahay ilaa qof uu kudhacay mahane

  • @Tolmaan21
    @Tolmaan21 4 ปีที่แล้ว +68

    2021 haddii aad dhageesanosid legand ayaa tahay whli ee laki saar nooh😀😄😄😄

  • @DekowMohamed-y8e
    @DekowMohamed-y8e 3 หลายเดือนก่อน +1

    Anigo wada gari iga xalabi duur joga ayan 3 jir dagasti Nairobi to mandera runti 👑 queen

  • @riyaqfarah4958
    @riyaqfarah4958 5 หลายเดือนก่อน +4

    2024 tareqdu tahy 9 ano South Africa joga dhageysanaya Rabiyow qofwalbo hami lahe u rumii qof binadan ah ha ii bahinin 😢🤲🤲🤲🤲

  • @xamdishariif9708
    @xamdishariif9708 5 ปีที่แล้ว +34

    2019 9 21 aya dhagesanya jcl ima hayo lkn xalad kale aye igalisay hestan

  • @sucaadahmed9124
    @sucaadahmed9124 4 ปีที่แล้ว +14

    Gabdho waligiin nin ha is wada raacinina, wax lahar mar walba , when it comes to men/males always play it safe.

    • @sweetystyle9751
      @sweetystyle9751 3 ปีที่แล้ว

      Beentaa ma ahan abaayo nin aamin malahan

    • @zuhaybaapdi1831
      @zuhaybaapdi1831 3 ปีที่แล้ว

      Yep you’re right dude adagaa marka ayna ku jeclyn wa dhagax
      Balo kuso jedin mayso qalbigoda

    • @abokorbigays9461
      @abokorbigays9461 3 ปีที่แล้ว +2

      Walaal raggu isku wada mid maaha, sida ay dumarka qaar xun ugu jiraan ayay raggana qaar xun ugu jiraaan, dadku wa ibnu aadam oo ilaahay ma wada simin hadii adiga mid xun kusoo maray waxa jira kun kula mid ah oo boqolle laabta kaga jira oo ay farxad agtiisa ku haysato, ilaahay walaal wax dhib ah idin ma tuso hablahayagaw❤💙.

    • @اللهاكبر-ب6ص7ك
      @اللهاكبر-ب6ص7ك 2 ปีที่แล้ว

      Abaayoo maya sidaa hadhihin wallaahi nimanka aniga oo matalayaa tii daacad uah marna cidla uga ma tagaan

  • @YaasinKaalu
    @YaasinKaalu 4 หลายเดือนก่อน +1

    Cawa heestisasi wax ban bay i tustay ❤

  • @garadbadaninhanad333
    @garadbadaninhanad333 3 ปีที่แล้ว +8

    Heeska kam Daalo dhageesi keeda waayo wehel dhab ayeey ii thay waxaan ka weheshadaa cidal iyo kal Nimda maanta aniga i hareereesaya waa iska aduun iyo xaalkiisa 2021 bishii Agust29 waa waqrigee igu adkaa balse ma heesto qof dhibaata aan Dareenya kaan ka Dugaashada kaligeeya ayaan la nolahaya Dadka oo dhan waan ka dhax baxaya Gol ayaan kaligeeya ku ahaya 😥 marka aad murugo iyo ceel Dareeneeyso ma jirti cida Garabkaaga soo is Dageeso balse markaa ka baxado ayaa arkeesaa Dada farxad kusii naayo plz qof waliba oo arka qoraal keega haii Duceeyo meel ayaan ku ahaya godoon alle moyee aan cidan igu maqneen 😥🙏

    • @اللهاكبر-ب6ص7ك
      @اللهاكبر-ب6ص7ك 2 ปีที่แล้ว +2

      Walaal ilaah ha kaa saaro

    • @goryanaigukacsan3343
      @goryanaigukacsan3343 2 ปีที่แล้ว +2

      Huno illahay maku gargaaray

    • @yaasiinjimcalexasan4291
      @yaasiinjimcalexasan4291 2 ปีที่แล้ว +1

      Wll waxaan waa Aduunyo ee iska sabar wayo Anigaba waa kulamid ahay dunida waxaad jeceshahay Allah kusiiyo in sha allah Anna isoo duceey

    • @garadbadaninhanad333
      @garadbadaninhanad333 10 หลายเดือนก่อน

      Yaasiin miyaa noo shahaya wll mahad sanid ❤​@@yaasiinjimcalexasan4291

    • @garadbadaninhanad333
      @garadbadaninhanad333 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@goryanaigukacsan3343 Haaa alx diba ayaan u dhageeanayaa juun/14/2024/hbn axada ah /sacdu 01:19😮

  • @queenmiiram970
    @queenmiiram970 4 ปีที่แล้ว +12

    Jacaylkayga heestan isoo diray isoo diray sidii aniga isaga la hadlaaya ayuu dhahay ayaan dareemay heestan marka dhagaysto yaa rabi ii xafid ilana kulansii insha allah 😍😍😍 12/8/2020

  • @sacidibrahim959
    @sacidibrahim959 2 ปีที่แล้ว +6

    heestu xasus kale iguma lahan marka laga reebo, waqti cajiib badan asxab badana igu hareraysnayd dhul nabadiina ah an jogay waliba dhulkaan ku dhashay nin dhalin yara ahna ahaa asxab badana bartanka kaga jiro guriga hoyadina ku nool wax badan aan lawayidnayn cuno oo cabo school kisana an ka saqidin oo wax barta, walidkina uweel haya dhul iska aran ah robkuna serayn ah wayo ku dugan oo ikhaas ah ayay igu celinaysa oo xasustoda isugu kay kenaysaa iguna suntan hees bararo iyo xasuso badan ku lifaaqan., hadii waqtigi aad soo martay mar un dib la isugu celin karo waqtigaas asaga ah ayaan dalban laha in la igu celiyo😢🥺waanay dhacayn

    • @Updirizak7
      @Updirizak7 11 หลายเดือนก่อน +1

      Laandhere waan soo marey wakhtiga aad soo martey balse dib la isugu Celine maayo😢💔

  • @nimcohappy4567
    @nimcohappy4567 2 ปีที่แล้ว +5

    Ax jacaylow xaal qaado😥heestn markan dhegaystay wlhi ilmada ceshan wayey 😭

  • @qadaryare3338
    @qadaryare3338 2 ปีที่แล้ว +2

    2018baan jeclaaday waxan ku nolaa muqdisho ayaduna gedo luuq ganaane waxay aheyt qof nolasha wax ka yaqanaa waxay aheyt qof fur furnaan badan waxay aheyt qof naxariis badan waxaa ay ii ahayt qof aan ka maarmin 2021dii ayaan us waynay lkn aniga wali waan jeclhy nolashayda inta ka dhiman ma iloobi doono dumar kale waan ka soomay 😰waan u xisay cod kaadi macanka badnaa ee naxariista iyo qabowga ku dheehnaa😰❤heestu ma anay iga hadlaysaa

  • @maxamedgalgale
    @maxamedgalgale ปีที่แล้ว +1

    Doyda ugaarey ayay iiga shidan tahay safarne waan ahay gaari UD sideed bool ahne waan wadaa cod alle waa siiyay fanaanadeena qaaligaa

  • @RahmaMuistafe
    @RahmaMuistafe 6 หลายเดือนก่อน +4

    Qalbiyada bina aadamka waxyar mooye waa wada dhimaad aan dhaymo lahayn allow qalbiyada noo qabooji😢

  • @hilaalyare7792
    @hilaalyare7792 2 ปีที่แล้ว +5

    Alla gayaan anba ma wayinee adan ku go,domoo gacanteydu seyree 💔🥺😢

  • @AyaanDaheirAbdylah
    @AyaanDaheirAbdylah 2 วันที่ผ่านมา

    Heestan waxaan soo radshay cawo oo jimca bishuna thy 15/11/2024 heestan waxan ku maqlay moto labo lugodley ah wiil watay anigo jooga habeen hore xafaladii konfur galbeed sidaan ayaan uso radshay caawo❤

  • @mascuudabdi9401
    @mascuudabdi9401 2 ปีที่แล้ว +1

    Habeenkii iigu horreysey ee aan heestan dhagaystay zxp nin aan ahayn oo wada joogno meel xasaasiyana igadaaa ma qori karo xazuuzta heestan iyo habeenkaaz

  • @YaasirSharaf
    @YaasirSharaf 4 หลายเดือนก่อน +4

    21/7/2024😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @relexnatrual1783
    @relexnatrual1783 5 ปีที่แล้ว +37

    waa erayadii iyo laxankii abwaan kaadheeri xiligu waa galab waxaa la jooga muqdisho waaxaa la maryaa masajidka sheikh cali suufi agagarka kaase balbalaare is kadis ah ayaa la isku arkay wax ilaahay qurux u dhameeyay maxaa xigay eryadan

    • @Shebaz120
      @Shebaz120 5 ปีที่แล้ว

      Waa laxankii lkn sxb erayada waa looku jawabeyey abwaan kadheere

    • @najmocisman1456
      @najmocisman1456 5 ปีที่แล้ว

      Inaba caadi maahan

    • @mohamedogle2040
      @mohamedogle2040 4 ปีที่แล้ว +1

      haaaa abwaaann kaaa dheeri baaa lahaaa heestaa lkn waaa la kufsaday malaha

    • @amiirshekh7292
      @amiirshekh7292 4 ปีที่แล้ว

      Waaaw waxaa isoo xasuusisay xafadii ku dhashay shukran

    • @mohamedcigaal8596
      @mohamedcigaal8596 4 ปีที่แล้ว

      Meesha as waqti fiicanbaa Ku qaatay bro

  • @axmedmaxamuudaxmedmaxamuud7996
    @axmedmaxamuudaxmedmaxamuud7996 10 หลายเดือนก่อน +1

    2024 hadad heestan dhageysaneysid lagan ayaa thy runtii

  • @JAFFARIOsman
    @JAFFARIOsman 15 วันที่ผ่านมา

    Alaha. Dhibadanaha. Markaaad qof is. Raaciisooh. Unsaah. Ku. Gareynnin

  • @ahmedmuhudiin7786
    @ahmedmuhudiin7786 2 ปีที่แล้ว +3

    Run Ahnti Aniga Heestan Tariikh bey igu leedahay Marka Laga fiiriyo iyado Nin Rag Ah ku Luuqeynayo .
    Waxa Gabar Xariir Naga Dhaxeyay Mudo Afar sano Ah Anoo jamacad dhiganayo ban isbaranay Marka Guur iyo Wax Waliba Diyar La Ahaa bey igu Gacan sertay Jacelkii 😭😭
    Gayaan Anba Mawaayine
    Ada ku Godomo Cidle
    iga guure Gacantey igu Seere 😭😭😭

    • @Mali_boy
      @Mali_boy 2 ปีที่แล้ว

      It’s really hurt sorry

  • @mohamedaden5569
    @mohamedaden5569 4 หลายเดือนก่อน +2

    9/7/2024 Allaw inta isjecel isfahansii hada iga dambeyso liketa ha ila dafiin

  • @NaimoMohamut-tc9ml
    @NaimoMohamut-tc9ml ปีที่แล้ว +1

    Gayaan anba ma waayine adaa ku go doomo cidlo iiga guuree gacanta igu sayree😢💔

  • @caamir6094
    @caamir6094 2 ปีที่แล้ว +2

    Waqti hore iyo xasus axey ax

  • @ayeeyokorisayoffically3210
    @ayeeyokorisayoffically3210 4 ปีที่แล้ว +12

    Heestan saamayn bay igu leedahay❤ inta ay nolozhooda saamaynta ku leedahy Farta zo taaga

  • @Mohamud_A._Xamaraawi
    @Mohamud_A._Xamaraawi 3 ปีที่แล้ว +6

    Another level weeye codkeeda 😍😍😍

  • @xuseenabdimatiin3170
    @xuseenabdimatiin3170 5 หลายเดือนก่อน

    Xusuus wallahi heestan 2012 kii d.jabuuti 11 Sano kadib ayaan dib udhagaystay

  • @kaamilbisle1749
    @kaamilbisle1749 3 ปีที่แล้ว +17

    20 bishii 12 -2020 baan daawan hbeen jimco ah jewiga roob baa igu tiixtiixaya saacaddu 1:00 hbeenimo
    Aad baan ujeclahay heeskan waaan iska dhex dareema markan dhagaysanaayo
    Fiska nooloow💟🌹

    • @fardowsoxasan3632
      @fardowsoxasan3632 3 ปีที่แล้ว

      10 jun 2021 ban dawanaya haben jimcaha saacadu iitahay 10:36 roob baa noo da'aayo magaalku waa kismyo

    • @yaasiinjimcalexasan4291
      @yaasiinjimcalexasan4291 2 ปีที่แล้ว

      Wllh waa kula mid ahay walashey

    • @warsameosman9503
      @warsameosman9503 2 หลายเดือนก่อน

      Ana 2024/9/ Jimco

  • @SAFWAN.0.499
    @SAFWAN.0.499 6 หลายเดือนก่อน +17

    Queen fiska ❤

  • @MiskiAhmett-m3y
    @MiskiAhmett-m3y 7 หลายเดือนก่อน +1

    Heskan waxan ku dhageysan kampala Kisenya magaceygana waa miski 🤦🏻‍♀️waa 01:21 habeenimo jimaca baxdey sabti soo gashey 20/4/2024 nolosha xasuuso badan igu duugan safar ahay labo bari kadib Insha llh safrkeygas nolosheyda dhan inu badalan rajeynaya Insha allh illhy ha ibadlo safarkas nolol quruxoon ha iga dhigo❤🤦🏻‍♀️😭💔

  • @axdichanel2507
    @axdichanel2507 5 หลายเดือนก่อน +1

    😢alla xanuun badana marka qof noloshada ku xirtid oo ku cidleyo uu ku daremi waye 😢xaalad kasta oo dartiisa u mareysi 😢ilaahay qalbigiisa isoo jeediyo kulay aniga si xad dhaaf bn u jeclaaday ❤😢

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 2 ปีที่แล้ว +3

    Sowtu raxma Hadaa maqasho Watana.♥️🥰

  • @DeeqoAadan-my5wb
    @DeeqoAadan-my5wb ปีที่แล้ว +1

    Marqaan

  • @nadarmahamud9107
    @nadarmahamud9107 5 ปีที่แล้ว +21

    Heestan hadaan dhageysto wlh aniga dhan si kale baa noqdaa💔😭 *gayigaa* *ku* *noolaaa* *gacal* *io* *xigaalkiyo* *midna* *ii* *garaabin*

    • @xasangurey1163
      @xasangurey1163 5 ปีที่แล้ว +4

      Cidlo baa noqdaa qolka aan jiifo ayaa igu weynaado

  • @djkaafi5616
    @djkaafi5616 3 ปีที่แล้ว +5

    heestan qiimaheeda waxba kama aqoon wayo niman iga waynaa ayaa dhagaysan jiray anoon jacayl waxba ka aqoon ila aan heer aan gaadho aan ereyada misaanka leh ee ay fiska boqorda codku kuluuqaynayso aan boogahayga dhaymo uga dhigo ala gayaan anba ma waayine adaan kuu godoomoo cidlo iga guuree waa ereyada aan ku dhayo qalbiga 2014 ilaa hada 2021 lagu jiro kama xiiso gooyo jacaylka u horeeyana ma dhamaado abid xitaa hadii ad lamaane hesho marka ad kulantaanba meel ale uun ogyahay ayaa ku go aysa

  • @dirirsomali4521
    @dirirsomali4521 7 หลายเดือนก่อน

    Gacal iyo xigaalkina cidi ii garaabine
    I think true Love Stroy❤

  • @boqoradajaceylkachannel3459
    @boqoradajaceylkachannel3459 5 ปีที่แล้ว +8

    wwwwwwwww Gorman dhageysan jiray marki an inanta aha 201

    • @Razaam-20
      @Razaam-20 5 ปีที่แล้ว +1

      Yaa qadaya

  • @asiye717
    @asiye717 4 ปีที่แล้ว +8

    Heestii abwan kadheeri wali waa la'ahay asago qadaya oo in yar oo uu waraysi kaqaday mahe ayado dhamaystiran wali mahayo
    2020✌🏿

    • @abdirizakmohamed8266
      @abdirizakmohamed8266 3 ปีที่แล้ว +2

      Waxa jirta iyadoo abukar kaskey qaado wlll oo u leeyahy maxaan gebi ka dhacayo

    • @asiye717
      @asiye717 3 ปีที่แล้ว

      @@abdirizakmohamed8266 wan arka tasna
      Lkn asga ma qadin miya wuu sameya lee miya wll

  • @Malow-wz7ed
    @Malow-wz7ed 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hadertan waxan fadiya Aqal Heryo Resort Dadaab.
    Jacaylka waa jiraa 😢

  • @raage4231
    @raage4231 2 ปีที่แล้ว +3

    Hestan waxy ka mid thy hesaha aan ugu jeclhy
    Waxn dhagesanya anoo imtixan jamcda midterm ah iisocdo Habeyn Arbaco soo galeyso 14/November/2022 20:58 PM
    Waqtiga Wuu caraya waxn rajyna inaan dib u dhahesto anoo jmcda dhameyy 😭🙌🏼

  • @ugaaskacidda499
    @ugaaskacidda499 ปีที่แล้ว +7

    Who is listining 2023

  • @mbs7100
    @mbs7100 ปีที่แล้ว +1

    Yaa 2024 meeshan jooga..😢

  • @ilyaasmaxamud84
    @ilyaasmaxamud84 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc dhaman waxaan salamaya dhamaan reer comonti heestan waxan dhagaystay habeen 9:30pm 5/2/2012 aniga io hooyaday waxaan iskuqabsanay heestan markay maraysay gabaldhac iyo wabari kadaba guculey gayigaan kunolaa io miyigaan kunolaa markasay hooyo tidhi gayaan ana waxan idhi miyi

  • @fatoumaahmed4747
    @fatoumaahmed4747 ปีที่แล้ว +3

    Back to 2014 Ax qalbiga i xanunstay wlhi 😭😭😭

  • @cumarbashir4838
    @cumarbashir4838 ปีที่แล้ว +2

    malinta igu murugada badned 2023/1|28

  • @luckyfagase394
    @luckyfagase394 5 ปีที่แล้ว +31

    Yaaa wali dhagaysanayaaa September 21❤️2019🔥11:09😊kMa daalo codka mcaan iyo erada ka dhacin💋

  • @AslamCisman
    @AslamCisman 4 หลายเดือนก่อน

    Anigo magaceygu yahy aslam jogo magalada Nairobi kenya 🇰🇪 21 July 2024 ayan hadana dhagesanaYa
    hestan anigo jecel daremayo saidna ujecel gabar jogto muqdisho hamdi Cabdulhi ilove u wku salama hppi❤ cimri dheer ayan ku rajeyna rabi waxan ka barya ado nabad iyo ano nabad ah in u malin uun ilah nawada kulmiyo ❤

  • @adanabdi6262
    @adanabdi6262 หลายเดือนก่อน

    wow live long abayoo mcn farhiya fiska

  • @qaranbile3365
    @qaranbile3365 4 ปีที่แล้ว +5

    19 april 2020 corna dartii guryaha loo jooga qofkii xasuusti jacaylkiisa hora xasuustay like ha isara

  • @rooxaanta3400
    @rooxaanta3400 ปีที่แล้ว

    Farxiya wllhy wxn kuugu mahad naqo garan maayo alle janadii haku geeyo baan leeyhy

  • @yaasiinjimcalexasan4291
    @yaasiinjimcalexasan4291 2 ปีที่แล้ว +2

    Wllh caawa sifiican baa uqayiilay lakin xasuus ba galay wayo xaskeygi baa so xasustay lakin waa kala tagnay wayo shey daan ba nasoo dhax galay lakin hadaa rabaa inaa isku laabano wayo 2wadena waa isjecelnahay lakin Aniga waxaa jogaa yurub hiida wexey joogtaa somali lakin malin maal maha kamid waa is heleenaa wayo xasus ma ilaawo aniga ee noo soo duceeya inaa is helno in sha alla 2022 Aaluu jiraa 8sac habeen nimo waye runtii

  • @zubeerlacagjiid160
    @zubeerlacagjiid160 3 ปีที่แล้ว +3

    Saw soomaalidan jaceyl baa wada biyo dhigay 🙉🙉

  • @FardowzoTalizo-ub1pi
    @FardowzoTalizo-ub1pi 7 หลายเดือนก่อน

    Waa galab sabti ah 17:56 daqiiqo waa waa galab wxn ka dhagesanaya jikada dhexdeda baris karis ku dagsanoya dhaman dadka qalbiga jabsan wxn leyahy ilahy ha idin❤qabojiyo qalpiga 🤲🏻 aniga wxn ku jiraa xalad jcl wana hesta alx ❤️🤲🏻

  • @hamseisse2852
    @hamseisse2852 5 หลายเดือนก่อน +1

    2024 Borama

  • @memmylovem8644
    @memmylovem8644 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxo iga doorsaday gabadh aan dumashi ahan ubaray
    Waxaan odhan karaa waa heesta kaliya oo dhibka ila qabsatay 2020 ila hadaa waan dhageysta waana ka samri la,ahay

    • @dabiyobiyo9880
      @dabiyobiyo9880 2 ปีที่แล้ว

      Oh wa xanuun wlhi markan O kale labaduba wa Khaaimiin Bartaaas ku Jar wayo Qofka aad Jeceshahay hadu ku dabaro maro qofka aad zxpada tihiin faaido ma lahan qofka aad zxpada tihiin hadu isna Ka Qariyo wa Khaain kale zxp Galin mrk wll Iska samir waxyaabahaas o kale aduuunka ugu necbahay wlhi allah nawada siiyo zxp dhaba iyo jeceyl dhab ahba aamiin 🤲

  • @barwaaqoahmed9603
    @barwaaqoahmed9603 2 ปีที่แล้ว +5

    Walhi heestan aadban u jeclahy wayo waxa ay taabanaysa xaladan hada ku suganahay wiil ayan jecladay isguna ima jecla ima daneynayo marka ani waxa aan go aan ku qadatay in aan xanuunka aan daremayo kali I ahaado wayo xanuuna jidhka waxa ka daran midka qalbiga kahaya wllhi alle ayaan kheyr waydisanaya 2022,10,12😭😭😭

    • @fatouma-zahra1884
      @fatouma-zahra1884 2 ปีที่แล้ว +1

      Qalbiga allaha 🤲 ku qabogiyo badaal khayr qabaa Insha Allah

    • @carafaadhassan581
      @carafaadhassan581 2 ปีที่แล้ว +1

      Abaaayoh raali noqo mcnto

  • @DeekAaliAbuukar
    @DeekAaliAbuukar 3 หลายเดือนก่อน +1

    💔🔥❣️🙏

  • @Amiirzayn
    @Amiirzayn 4 หลายเดือนก่อน +1

    Still 2024🤯

  • @mohamedhassan7066
    @mohamedhassan7066 4 ปีที่แล้ว +6

    Malin talado 8:00pm America,Canada specially Toronto xasuuus 2010 after 10 years

  • @Ubax2007
    @Ubax2007 2 ปีที่แล้ว +20

    I love Somali old song 🎵

  • @HaashimHassan-cs6nb
    @HaashimHassan-cs6nb 5 หลายเดือนก่อน +1

    Fiska❤Boqorada codka

  • @fatimaali-yousuf7496
    @fatimaali-yousuf7496 5 ปีที่แล้ว +9

    Aduunyo anoo iska samray ayey heestan xasuus tiiraayo I galisay allha u naxariisto wiilkaan ifka ka doortay dabadaa maguursan niyadna uma hayo

    • @cabdifitax1005
      @cabdifitax1005 5 ปีที่แล้ว +1

      Fatima Ali-Yousuf abayo samirka badi adunyo wa imtixan isku day marka imtixankas inaa sabarkada ooga baxdo

    • @cayuushcrxman1323
      @cayuushcrxman1323 5 ปีที่แล้ว +1

      😢😭😭😭fatima sabar mcnto

    • @xanaanofficial8188
      @xanaanofficial8188 5 ปีที่แล้ว +1

      Sorry abaayo badalkhyrqaba allahakusiiyo

    • @randushcadey9138
      @randushcadey9138 5 ปีที่แล้ว +1

      Xbbti samir jclka dhabta ah wa midka ka go’in qalbiga ilah ha u nxaristo 😭

    • @zurayanorbilaal9842
      @zurayanorbilaal9842 5 ปีที่แล้ว +1

      Huno iska samir noloshan ayaaba saasee huno illahay haunaxariisto huno 😭😭😭

  • @saahidsaid6653
    @saahidsaid6653 5 ปีที่แล้ว +8

    JAWAAB..
    Alla maxaan Gabi ka dhacayoo
    Gudcuroobe baabeed
    Guureeyey awgaa
    Golowgiyo shinbiruhuna
    Gacal iinoqdeenoon
    Geedaha lakori jiray
    Gabadhaan jeclaayey
    Gaaridii haweenkaay
    Naftu tey u guuxdaay
    Geyaan kale ma waayine
    Gasiin aadan cuni karin
    Gaajada ma bi'iyee
    Gacantaada igu qaboo.🤝🏼
    .......💓💓.......

  • @ayanabdulahi5291
    @ayanabdulahi5291 5 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi waxaa cudur jecelka man dawoowo waxaan Alle Ka baryaa inuu qalbigeega ii dajiyo mudo 3sano kasoo wareegtay qof ayaan jecel xada dhaafa u qaaday wuu I qayaanay wuu ig fogaaday balse si kasto oo aan anig nafteeyda igu beerya naceeb hadan waan jecelhay waxaan rajo Ka qabaa Inaan dib u midoowno qof aan asga ahen qalbigeega waan u furi lahay xiriir waan sameeysan la ahay sag ayaa igu dhexnool

    • @sacdiyoyuusuf9705
      @sacdiyoyuusuf9705 5 ปีที่แล้ว

      Ayan Abdulahi
      Waan ka xumahay , abaayo samir badan muuji waa qeyb kamid ah imtixaanka aduunka Insha’Allah sida kheyrka kuu ah Allah haku waafajiyo.

    • @hooyadajacaylka8172
      @hooyadajacaylka8172 4 ปีที่แล้ว

      Ayan Abdulahi wlh anigaba sido kale abaayo jclka cudurba isagaa ka daran jiro daawo ayaa loo hela
      Lkn jcl qofkaa jeclataylee
      Daawo kuu ah

    • @ayanabdulahi5291
      @ayanabdulahi5291 4 ปีที่แล้ว

      @@sacdiyoyuusuf9705 Haa waa sidaas insha Allaah waa mar xalad laga gudbi doono

    • @ayanabdulahi5291
      @ayanabdulahi5291 4 ปีที่แล้ว

      @@hooyadajacaylka8172 Alle badalo qeer badan hanoogu badalo qaali

    • @wiiloabdisalan2056
      @wiiloabdisalan2056 4 ปีที่แล้ว

      Ayan Abdulahi abayo ilahay kabari inuu qafkas ku ilawsiyo ilahay madayaco qafkii baryo

  • @AbdiYare-l9j
    @AbdiYare-l9j 4 หลายเดือนก่อน

    Cawa 18 june 2024 indonesia /.…... 28/8 2017 malin isnina kaso baxay africa caku calol adegow😢😢waqti tagay

  • @Saadiq5cumar
    @Saadiq5cumar ปีที่แล้ว +1

    2023 hada dhageysaneyso legend ayaa tahy farxiyo fiska fanaanad soomaliyeed

  • @kulmisstudio
    @kulmisstudio 5 ปีที่แล้ว +18

    heestaan shan sano ayaa raadinaye, lkn ugudanbeyn waan helay asxabey xuusuus ayee iguleedahay SULDAAN STUDIO SUSBCIBE ayaad iga mudanthy!!!