ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

King Ck Oo La Ooyay N.Nashaad Tan hees wee dhaaftay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ส.ค. 2020
  • #Najmanashaad #Arkimeysid #Kingck #Reaction

ความคิดเห็น • 2.2K

  • @KingCkFilmsVlogs
    @KingCkFilmsVlogs  4 ปีที่แล้ว +595

    🔥🔥🙏th-cam.com/video/AGWZi31JJnk/w-d-xo.html

    • @Hamda888
      @Hamda888 4 ปีที่แล้ว +8

      𝐇𝐚𝐫𝐠𝐚𝐢𝐳𝐚 𝐰𝐞𝐞𝐲𝐞 𝐦𝐚𝐳𝐡𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡

    • @maajidmodelofficial2000
      @maajidmodelofficial2000 4 ปีที่แล้ว +7

      King ck markeygana Hal mar uun ii cimaamad bro th-cam.com/video/DPPvxdLmcfo/w-d-xo.html👈👈💖🙏

    • @SHACIRABDALLA
      @SHACIRABDALLA 4 ปีที่แล้ว +2

      Wallkena dunida inaad natustaan rabaaa

    • @SHACIRABDALLA
      @SHACIRABDALLA 4 ปีที่แล้ว +2

      @@hamseofficial7116 waan ku sarey isaar wll

    • @nadiirbakaal2109
      @nadiirbakaal2109 4 ปีที่แล้ว +2

      Subscribe Waad noosoo duceeyseyn subscribe waad mahadsantihiin dhamaantiin team isma dhaanto subscribe

  • @xiiscade350
    @xiiscade350 4 ปีที่แล้ว +186

    Najmo nashaad xidigta sanadka geyga somalida oo idil baan u codeyay hadaad igu racsantahy like bac ku sii😍😍❤🤞

  • @leyliinainacali6233
    @leyliinainacali6233 4 ปีที่แล้ว +266

    Caawa ana ugu horeeyo waligey 20lik xitaa mahelin

  • @zallotoni8950
    @zallotoni8950 4 ปีที่แล้ว +48

    Hadanu rag nahay hablaha somaliyed marwalba wanu xumayna ilaahay hano wanaajiyo hana na dareensiyo one love hablahayaga😍❤️

  • @hassanibraahimaadam9375
    @hassanibraahimaadam9375 4 ปีที่แล้ว +40

    Oo odiga farxad darteed bidaarta dhalaleysa😄😂
    Ck boqorka reaction-ka nolosha haku ifizo walal Mcn❤🙏

  • @quruxleydahargaysa7415
    @quruxleydahargaysa7415 4 ปีที่แล้ว +274

    Hoygii fanka Iyo fanaaniinta Somalida Somaliland 💚🤍❤️ waxaa Ka soo baxa heesaha qarniga Ck kal Iyo laab kuu salaamayna wll anigoo wakiil Ka ah taageerayasha from hargysa❤️❤️😘😘😘😘

    • @KingCkFilmsVlogs
      @KingCkFilmsVlogs  4 ปีที่แล้ว +75

      Waan kaa gudoomay salanta wllo

    • @shokanafilms6576
      @shokanafilms6576 4 ปีที่แล้ว +2

      Abayo MCN quruxey subscribe isaar fadlan walal
      th-cam.com/channels/p5xt12bfZ6XE2driPtkdEw.html

    • @umunaimaofficial4675
      @umunaimaofficial4675 4 ปีที่แล้ว +1

      @@shokanafilms6576 wan ku saarey adna isaar wll

    • @cabdinuurnuurky7906
      @cabdinuurnuurky7906 4 ปีที่แล้ว +4

      Wakabaqna rer mogdisho adanahay 🥰✅

    • @queenqurux5743
      @queenqurux5743 4 ปีที่แล้ว +1

      Asc wallal

  • @xasanmahad2490
    @xasanmahad2490 4 ปีที่แล้ว +321

    Ck wlhi waxn ku jeclahy ereyada sida uu usharaxo inta ila argtay farta taag☝️☝️☝️☝️

  • @tamamahmed3724
    @tamamahmed3724 3 ปีที่แล้ว +11

    Anigaa la ii qaaday heestan waayo qisadan oo dhab ayaa igu dhacday markan heestan maqlo waa ooyaaaa 😭😭😭😭

  • @iskufilanbeauty
    @iskufilanbeauty 4 ปีที่แล้ว +53

    I really appreciate how you interpret and make it make sense for some of us that don't understand Somali very well. I love Somali songs but some of them are very hard to understand.

    • @khadraahmed5
      @khadraahmed5 3 ปีที่แล้ว +2

      I agree! Because of the dialect makes it so hard to understand.

  • @khalidnor4222
    @khalidnor4222 4 ปีที่แล้ว +133

    Rag Iska Celis Markii La Iska Daayo Ck Wa The King Of Reaction This Guy Totally Different Wye wllhi Runtii Qofkii Subscribe Ku ah Ma Caajizi doona Keep Shining Bro

  • @sumayoqurux2658
    @sumayoqurux2658 4 ปีที่แล้ว +209

    💔😭😭 qiso igu dhacde wllhi Balse cafis buu iga yahay wilkas ilhay wax Dhibo matuso Inshallah

  • @hamdinoormohamed4895
    @hamdinoormohamed4895 4 ปีที่แล้ว +13

    I never understood this walahi...this made me shed tears..Ck wankuwataaa walal

  • @xadayeduzayewalalki8355
    @xadayeduzayewalalki8355 4 ปีที่แล้ว +11

    ilahy hableena ha ino barakeyo wlhi dumar ka wcni ma jirane ❤️🙏🏻

  • @munamohamedibrahim1522
    @munamohamedibrahim1522 4 ปีที่แล้ว +48

    Ck boqorka reactionka ♥️ wan ku taageeraa wllky qaali from hargeisa

  • @khadarabdirahmanvollgs6421
    @khadarabdirahmanvollgs6421 4 ปีที่แล้ว +82

    Malina walpa aan ugu soo horeya hadan mahelin 100 like markaa manta isaar 1.k ❤👍❤👍

  • @sahrocabdi1359
    @sahrocabdi1359 4 ปีที่แล้ว +3

    Nashaad wa fanaanada kaliya isku kalsoon xitaa timuhu wa timeheeda iyo wajigeeda micinaha bila mee kaab ah masha allah

  • @naasirxasan7288
    @naasirxasan7288 4 ปีที่แล้ว +9

    I like the way you react songs, more explanations absoloutely i love it bro ck legend go on our legend✌✋

  • @Hoygaaflaamta1
    @Hoygaaflaamta1 4 ปีที่แล้ว +87

    7:33 Ck Qofkaas Waa ubax Fahmo maaha sahra ilays

    • @ifraahdiano4703
      @ifraahdiano4703 4 ปีที่แล้ว +5

      haa wll waa ibax famo laki khalad ku u dhaca

    • @Hoygaaflaamta1
      @Hoygaaflaamta1 4 ปีที่แล้ว +5

      Ifraah Diano haa wll waana la is saxi kara

    • @sucaadlove2444
      @sucaadlove2444 4 ปีที่แล้ว +6

      Wacadi waxa dhiba maleh walaysisaxaa qofka biliadanakahana qalad waau kadhaca ck waan ku salamaya

    • @kingabdimalik3372
      @kingabdimalik3372 4 ปีที่แล้ว +3

      @@ifraahdiano4703 wll qali Subscriber isaar plz

    • @kingabdimalik3372
      @kingabdimalik3372 4 ปีที่แล้ว +2

      @@Hoygaaflaamta1 wll qali Subscriber isaar plz

  • @indhodeero6797
    @indhodeero6797 4 ปีที่แล้ว +101

    Sahra ilays maha wll CK e ubax fahmo aaheeey😋😋

    • @qurxinaftadachannel8864
      @qurxinaftadachannel8864 4 ปีที่แล้ว +1

      Subscribe isaar walalo

    • @ahmedabukar7665
      @ahmedabukar7665 4 ปีที่แล้ว

      Ubax fahmo waa geeyo ma doqaontaan duqawday ee isla weenka badan

    • @indhodeero6797
      @indhodeero6797 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedabukar7665 kuma fahman wllo mx tidhi ubax aya doqona miyan idhina

    • @ahmedabukar7665
      @ahmedabukar7665 4 ปีที่แล้ว

      @@indhodeero6797 maya ubax waa naag karti leh calool furan waliba isla weyni Lauryn lkn sahro isla weynin aa ku jajabay

    • @indhodeero6797
      @indhodeero6797 4 ปีที่แล้ว

      @@ahmedabukar7665 ahmed wllo wa runta wa gabadh qalbi furan ubax fahmo ck aya yidhi wa sahra ilays

  • @yuzraluuza2459
    @yuzraluuza2459 4 ปีที่แล้ว +12

    Dadkaygow hurts commintigeyga Mala Arkaaa like dhac ku siiya sian.uogaado

  • @kowsarbihiye5077
    @kowsarbihiye5077 4 ปีที่แล้ว +9

    Always like ur reaction ..u talk reality

  • @shidehtv3848
    @shidehtv3848 4 ปีที่แล้ว +36

    Hargeisa hadhwanaag 💚💭❤

  • @luulsambar2784
    @luulsambar2784 4 ปีที่แล้ว +50

    Waan sugayey wllhi wll ck waa codsi biibshe io sacdio siman qaali ladan io maxamed kadheri kaso bixi waku salamy wllka qalbiga

  • @mohamedbulle5451
    @mohamedbulle5451 4 ปีที่แล้ว +10

    Wow, this lyf time fact....I love such kind of history

  • @kartelkartel5025
    @kartelkartel5025 4 ปีที่แล้ว +6

    😂😂😂😂one love king ck youtube aan furan rabaa inaa ikala kiciso aan rabaa wll madax weenaha youtubeka somalida💪

  • @zaromohamed444
    @zaromohamed444 4 ปีที่แล้ว +136

    We missed u evrytime walh

  • @aslam8475
    @aslam8475 4 ปีที่แล้ว +33

    Hoqey ar bidarta noqari waqosley wllhi 😁😁😁legend always legend keep going 🐐👈

  • @zuuzuu4072
    @zuuzuu4072 4 ปีที่แล้ว +5

    Ck reaction xali ila hadda waan firsada wlhi marka reaction ka bixineso wlhi naxris daremayi wee jiran wiilal qaar sidaas ah lkn wiilashan 100/100 masha allah waaye inta xun qalbiga allah unadiifiyo soo labasho wcn😍✔

  • @deqalula1025
    @deqalula1025 3 ปีที่แล้ว +6

    This is de best reaction king ck 🥰keep going

  • @miss_fos220
    @miss_fos220 4 ปีที่แล้ว +27

    Hestan laba jeer dawaday mana fahmayn ujeedka heesta 😁😁 wll ck shaqa wayn haysaaa salaama

  • @aishamohamedsalwe39
    @aishamohamedsalwe39 4 ปีที่แล้ว +39

    TH-camrka kaliya reactionkiisa iga farxiya ayaa thy bro ilxun kuma aragto😊😊

    • @ayanhayan2011
      @ayanhayan2011 4 ปีที่แล้ว +1

      Isar sasab karab plz walalo

  • @abdirashiidmohamedsanei9884
    @abdirashiidmohamedsanei9884 4 ปีที่แล้ว +10

    Wlhi, I understood now the song , couz of this reaction 🥰 the legend king ck tnx

  • @abdiweliabdikadir8317
    @abdiweliabdikadir8317 4 ปีที่แล้ว +6

    Ck seriously I admire what ur doing bro 💯 king of reaction 👊

  • @abdirahmanissak1191
    @abdirahmanissak1191 4 ปีที่แล้ว +33

    King CK big fan ku ahay... Legend keep shining bro. Can't wait to see you in Kenya🇰🇪🇸🇴❤️😍

  • @sadaammuuse3138
    @sadaammuuse3138 4 ปีที่แล้ว +36

    Keep gonig zxp looxiisay waalagaa sugayaa s/lanad Haa zxp waa s/land garaana hargaysa meel ladhaho isha boorama waana xaafadayagii

  • @aslupsanahmed1433
    @aslupsanahmed1433 4 ปีที่แล้ว +4

    Wlh heestan wey itaabatey really thank abwe Ck best reaction wye 💯❤✋🙏 we mis u pro ✋💕

  • @tufahabdi5803
    @tufahabdi5803 4 ปีที่แล้ว +7

    Keep going brother KING CK 🙏🙋‍♂️

  • @vihiimaapdilahi406
    @vihiimaapdilahi406 4 ปีที่แล้ว +30

    Ninka kaliyee Nagaqosliya ck Hormar wacan brather 🤣🤣🤣🤣

  • @abashassanahmed4789
    @abashassanahmed4789 4 ปีที่แล้ว +26

    Reality in laga turjumo kugu racsanahay king of reaction CK

  • @raabciiseraab4559
    @raabciiseraab4559 4 ปีที่แล้ว +49

    0:35 hooqay Bidaarta Ala fashilmayeey Ck wx kle 🤣🤣🤣

  • @dirianopoi927
    @dirianopoi927 4 ปีที่แล้ว +1

    King ck runtii waanu Ku qanacnay zida aad uuga bixizay reactionka waanu Ku wadana

  • @iishaaaabdurahman4975
    @iishaaaabdurahman4975 4 ปีที่แล้ว +24

    Saan usagaayay hesta dhan ima macaneen wlhi ck famliy🤩🥰😍🥰😍🥰😍🥰😍🥰😍😍🥰😍🥰😍🥰

  • @sacdiyoxasansiyad8295
    @sacdiyoxasansiyad8295 4 ปีที่แล้ว +7

    wan ogahay sixirey ma ihi lkn waxan ogahay inad coment aqrinesid fdln like isaara walalayal from🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ayaanquruxofficial6621
    @ayaanquruxofficial6621 4 ปีที่แล้ว +3

    Mnshlh talentigaga allaha kuziyadiyo ck an dhawaday mana qoslin waben deh wale

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah walalkay ck walahi waan jecelahay reactionkaga wanaagsan team ck family jag ayaan nahay 👍👍👍👍👍👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹🌹

  • @cilmiyaasincali8183
    @cilmiyaasincali8183 4 ปีที่แล้ว +37

    King Ck Kkk Noo Qari Bidaarta Jag Kuugu Nahay Bro You Are My Day English ka Al Abaadir No Var😅😅😅

  • @marianruun1157
    @marianruun1157 4 ปีที่แล้ว +27

    1 hour's 22k ck tag tay tilaabsaday❤❤❤🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️

  • @goldenboy8627
    @goldenboy8627 4 ปีที่แล้ว +5

    Reaction kaan waad naga soo daahisay nio
    Always thank you king ck 💘✌🙏🙏💘🔥

  • @sihaamsoya2456
    @sihaamsoya2456 4 ปีที่แล้ว +3

    Father of reaction king ck kabe one love jade jirtey hundred love

  • @lobahanazhar7204
    @lobahanazhar7204 4 ปีที่แล้ว +8

    Mashaallah tnx bro 4 de beautiful reaction 4rm de brilliant song

  • @ayaanuthman2654
    @ayaanuthman2654 4 ปีที่แล้ว +15

    Heestan aaad ban uga helaay runtii ♥️🌹

  • @hamdinoormohamed4895
    @hamdinoormohamed4895 4 ปีที่แล้ว +3

    I usually come to ck's channel to understand most of our somali songs

  • @abdirahmancaliyaale5333
    @abdirahmancaliyaale5333 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waa iga ilmeesisay sxbow heestan waa mida qiiro iyo dareenba leh keep going bro inta ila qabto suulka taalka💕👋

  • @asiyazharafzan2106
    @asiyazharafzan2106 4 ปีที่แล้ว +10

    King ck thnk u Madamad codsigii noso tixgalisay inbadan ayan sugaynay hestan❤🎸

  • @shukrihaaji
    @shukrihaaji 4 ปีที่แล้ว +16

    You are back finally
    We start reactions
    We missed you pro

  • @shuceib_officially3747
    @shuceib_officially3747 4 ปีที่แล้ว +3

    I like the way you explain this song wlhi❤❤❤❤mí boy😍🔥🔥💯💯

  • @maxamedcadawematka5056
    @maxamedcadawematka5056 4 ปีที่แล้ว +8

    CK wiligey ma anan arag hees aad REACTION ka sameyneyso oo sidan cml ku tabatey AX AX AX ayaba ka bixi wesey tagerahaga ayan ka mid ahay guleyso wllky 🇸🇴 guleyso aan wada guleysanee 🖐

  • @rayaanmaxamuud2355
    @rayaanmaxamuud2355 4 ปีที่แล้ว +12

    Ck waad iga badisay hadaa bonbale ka dhigtay gabar wlhy wxba laga maqaban karo wlky qli sharafi kurkaga ha ahaatu queen 😍wlky heesta nsoo daa waan sugi lanahay pro nolaw inta nolal jirtu❤❤baba ck

  • @ayuubking7835
    @ayuubking7835 4 ปีที่แล้ว +14

    king ck reaction adaaa ugu horeeya xaqiiqdii hore u soco waad naga Qoslisay walhi adiga iyo boombaladaadu 😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣😂😂

  • @abdiwahaab9737
    @abdiwahaab9737 4 ปีที่แล้ว +3

    Najma nashaad fananad an tagero 🤞🤞🤞💪 keep going wlshey💖

  • @Repentancejourney
    @Repentancejourney 3 ปีที่แล้ว +2

    Much love brother congratulations with newlyweds

  • @nimcocadceednajax7877
    @nimcocadceednajax7877 4 ปีที่แล้ว +28

    exm murugtiisa ihaaye marka arkay legend ck reaction wn shiday then qosol darsiisa ilin iga imaaday nolow abid ck 😊🤗😊🤗🌹⚘

  • @iqrasharafiqrasharaf7001
    @iqrasharafiqrasharaf7001 4 ปีที่แล้ว +19

    Heestan ma dawanin legend athi ayaan kula sugeey ck cadhi maha kulaha othiga farxat darted ayay bitharta ladalalaysa😂😂😂

  • @kingoskajr3465
    @kingoskajr3465 3 ปีที่แล้ว +3

    Hestaan weyitawatey👊😉🇩🇿

  • @inacapdalleflims7779
    @inacapdalleflims7779 4 ปีที่แล้ว +10

    Best reaction forever wllhi🔥❤️

    • @maanpoy1408
      @maanpoy1408 3 ปีที่แล้ว

      Ck fadlan waxa kacodsanay inaad reer ck family inaad iiwidisid subscribe you tube ka king maan officiall sxp waxa kudhahayaa horo usoco

    • @tikhboallaabtasanrabaa2650
      @tikhboallaabtasanrabaa2650 3 ปีที่แล้ว

      Jagankugu ahay

  • @kingmuhanadvlogs6386
    @kingmuhanadvlogs6386 4 ปีที่แล้ว +25

    Oo ck halihii yaraa ad naga maqneed wakutabnay 💯💯

  • @xubilifestyle6729
    @xubilifestyle6729 4 ปีที่แล้ว +19

    Walaahi wey itabate heestan walahi

  • @waxwaalan6026
    @waxwaalan6026 4 ปีที่แล้ว +3

    Love you bro ck🤗
    Heesta anigoo 36 jeer daawaday
    Ayaan hadana dhamaysan lkn adigu wixiiba malab iyo sonkor baan ku walaaqday markaa i say you bro thank you🤗😎

  • @kalarofficial8497
    @kalarofficial8497 4 ปีที่แล้ว +3

    Legend ck keep going ayaan kuleeyahay walaal mcn waad talaabsatay allah kuxafido

  • @abdirahmanissak1191
    @abdirahmanissak1191 4 ปีที่แล้ว +16

    Reaction_ka waxad ka ilaawday marka u asi(Wilka) xfada u imadhaay oo ya isdahday Hab sii.. markas ayu daba maray😥😭...
    Mida labaad ad ilawday waxa...
    Marka u cunadha dhameystay kadib ayey biyo u doontay blse inta ay biyaha ku maqantahy ayuba iska baxay😥. Hees iyo qiso jaceyl isku jiro waye💔❤️

  • @maryanlaki6247
    @maryanlaki6247 4 ปีที่แล้ว +8

    King ck walaalkeey ayaa Thy soomaali nimo❤👏

  • @ArafatAli.
    @ArafatAli. 3 ปีที่แล้ว +2

    The only lady I love from Somaliand I love you Najmaay 💋💋

  • @Avwxyz
    @Avwxyz 4 ปีที่แล้ว +1

    Najma nashaad .....Natural beauty MashaAllah

  • @haboonelmi218
    @haboonelmi218 4 ปีที่แล้ว +51

    War waxay caruusdu
    Inan siiyanu islahayneee
    🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭

    • @sareeyeofficial6849
      @sareeyeofficial6849 4 ปีที่แล้ว

      Wall qali subscribe iisar

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 4 ปีที่แล้ว +1

      Inan markuu waayay ayuu caruusad yar isisoo agdhigay

    • @haboonelmi218
      @haboonelmi218 4 ปีที่แล้ว

      Haaaaa waa runtaaa u sheeg

  • @samiyasiman1266
    @samiyasiman1266 4 ปีที่แล้ว +12

    M.a keep going the legend 🙏🏻🙏🏻🥰🥰👌🏻👌🏻

  • @zakriemohamettali3572
    @zakriemohamettali3572 4 ปีที่แล้ว +1

    2 k comment ck love saraysaa respect wllhi ♥️♥️

  • @lishaz2840
    @lishaz2840 4 ปีที่แล้ว +6

    really missed this legend king ck...

  • @qaalimohamoud6250
    @qaalimohamoud6250 4 ปีที่แล้ว +7

    Islaanta hooyada ku jileysa ma ahan sahra iley ee waa ubax fahmo boss ck 👏

  • @MaHamed_WarDi
    @MaHamed_WarDi 4 ปีที่แล้ว +13

    King ck best somali youtuber 😘😘😘😍

  • @ahmedbritish8942
    @ahmedbritish8942 4 ปีที่แล้ว +12

    *wlhi waxaa tahay qof an reaction kiisa lagu caajisaynin keep going legend full respect*

  • @hamdabili5240
    @hamdabili5240 3 ปีที่แล้ว

    Waa najma nashaad iyo ismaciil dulcad iyo ubax daahir ck aan kuu saxo ubax waa hooyaded bay matalaysaa ismacilna aabaheed buu matalayaa ereyqdana wxaa iska leh abdiraxmaan cismaan haaji abwanka 🤟❤️

  • @amuunkhali3148
    @amuunkhali3148 4 ปีที่แล้ว +10

    Allow naga ilali raga nucas ah noloshu lacag iyo buq mahe wa farxad iyo is fahanne inagana naga yeel kuwa adeca zeygoda iyagana no rali ahada thanks king🤴ck🇸🇴😍🔥💥💯💪👌✅

    • @kayfaani2701
      @kayfaani2701 3 ปีที่แล้ว

      Kasan kugu doceyaya pyo

  • @secretdancer9075
    @secretdancer9075 4 ปีที่แล้ว +40

    This video made me cry it resemble my story am crying but why it really hurts 🥺🥺😭 when you said hooyo is always hooyo i felt it when i remember that moment i will just start crying 😭😭😭😭

  • @kingshaziimofficial3475
    @kingshaziimofficial3475 3 ปีที่แล้ว +3

    Reaction sida ogabixineso ayaba jeclde wll CK keep going bro 👍💓

  • @fatxaabdiabdirahman3473
    @fatxaabdiabdirahman3473 4 ปีที่แล้ว +1

    Inta qof ee yutuber ah adiga u sharaf badan ona ufariidsan ck froam ethoipio ya ila arkay in uu ck ruux karti io caqliba leh keep going bro ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rahimmoha9090
    @rahimmoha9090 4 ปีที่แล้ว +17

    Ninka keliya TH-cam ka taageero ana ka jeclahy zxb aad ayan u xiisaya muuqaaladada💯💯🙏🙏

  • @qamarabdi5932
    @qamarabdi5932 4 ปีที่แล้ว +4

    Inta Najma nashad tagerta farta taga waa fanaanad jirto💞💞💞💞💋🙏

  • @cqanicaji2389
    @cqanicaji2389 4 ปีที่แล้ว +3

    Ck brother heestu way kugu socda wan u jedaye ck family 💪💪

  • @hamidaabdiwahidhasan1949
    @hamidaabdiwahidhasan1949 4 ปีที่แล้ว +4

    M.a keep going wll qli🥰❤❤

  • @maryanmaxamedcali8260
    @maryanmaxamedcali8260 4 ปีที่แล้ว +9

    Ck nin an tageero horay u soco bro ❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @ayuubricardo6587
    @ayuubricardo6587 4 ปีที่แล้ว +11

    20 sano Hadaa Ka Yartahy Like Saaar😂😂😂

    • @IFIYEMEDIACHANNEL
      @IFIYEMEDIACHANNEL 4 ปีที่แล้ว

      Fadlan walaal ilaah dartii #Subscribe iigu saar dhib kugu ma aha ana farxad weyn bay ii tahay abaal ayaan kaaga hayaa 🙏

    • @ayuubricardo6587
      @ayuubricardo6587 4 ปีที่แล้ว +1

      @@IFIYEMEDIACHANNEL waankubsaaray sxp

    • @kingabdimalik3372
      @kingabdimalik3372 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ayuubricardo6587 wll qali Subscriber isaar plz

  • @mohamoudshacour1758
    @mohamoudshacour1758 4 ปีที่แล้ว +3

    waligay ck family man helin 20 like please

  • @somalifuny12
    @somalifuny12 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh nio wankuwadana funny thy wlhi kulaha noo qari bidaarta afa kudishay wlhi nio video ad soo dhigto qosal lan ma baxno hada ck family nhny____😂😂😂😂😂😍😍😍😍😍🔥🔥🔥🔥🔥

  • @farhiyaummuzuhra9561
    @farhiyaummuzuhra9561 4 ปีที่แล้ว +14

    Ck family one love 💖

    • @ayanhayan2011
      @ayanhayan2011 4 ปีที่แล้ว

      Plz isar sasabkarab plz an plz

  • @drsfatahdaahir3271
    @drsfatahdaahir3271 4 ปีที่แล้ว +5

    Ck kuxisnay wlh welcome back boqorki reactionka from hargeisa ❤

  • @malyunxasan3795
    @malyunxasan3795 4 ปีที่แล้ว +3

    M.a keep going bro i wish you long live in.a

  • @Saidmohamed57
    @Saidmohamed57 4 ปีที่แล้ว +3

    11h 68k view 8.5k boqrka Reaction #ck keep going legend

  • @muhaqueen1625
    @muhaqueen1625 4 ปีที่แล้ว +7

    Reactionkaga Jeceliyaaa wll Alle haku Daayo♥️♥️🙏

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial 4 ปีที่แล้ว +17

    king of reaction and his team salaan sare

  • @fatxaabdiabdirahman3473
    @fatxaabdiabdirahman3473 4 ปีที่แล้ว +1

    Inta qof ee yutuber ah adiga u sharaf badan ona ufariidsan ck froam ethoipio ya ila arkay in uu ck ruux karti io caqliba leh❤❤❤❤❤❤❤❤