Amiira kuwa ay Asiim u dalabto sow maad arkin qurux waaye sidoo kale dad waxa jira ilmo dhalay oo aan labiska sidu iskugu soo baxayo aan aqoonin iyo dad aan wax dhalin oo labiska saaid u yaqaana yacnii waxan ka wadaa waa u dhalasho steyl ku
Dharka koko soo gaday kuleh labis ahaan lkn part 2 hala codeeyo part 2 wayo Dharka asad gaday style maba laha hataa sacad ma muuqaneeso hadii loqato sarwalakana waa weenyahay so dharka koko dooqday ani ucodeeyay 💯
2da labis way shidanyihiin wlh mash Allah ❤ Thanks Asad ❤ Rayaan fariid wye mash Allah 😂 Asad game ka wax is fahansiiska kaa sugonaaa Cayda iyo Amiira VS Cumeer iyo koko ❤
War inta nabiga jeclow like ii sara ❤😊
Salallahu calayhi wasalam ❤
Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam ❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw 🎉
@@UbuHana-gq5frasad
Hadal Afkaga kaso Baxa waxa ugu wanagsan saliga Nebi mohammed)📿(ﷺ)❤😔
صل الله عليه وسلم
Rayaan inta gabar lee u taqanay like😂😂😂
wanakan🤣😭
Rayan waa maqac wiil carabta
Magaceyga wye 😂😂
Haa waligeyy gabar U hysteyy😂😂
wiil aan abti u ahey ayaa la dhahaa
Wax walbo waxaa ka macaan qur'aan ka ma isku ❤❤❤
Taaz wan ognahay mxaa kale
Xalay waxaa ku riyooday asad oo lugihiisa kusocda oo cumeer garabka hayst😢ilahy riyadeyda run haka dhigo
Ilaahayow run ka dhig😢
Aamiin yaa rabi🎉❤❤
Allaha, rumeeyo😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Qofki qoralkan arka ilahay ramadaanta cafimaad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼
Amiin 🤲🏼💕
2:43
Amiin amiin wll❤
Aamiin❤❤❤❤❤
Aamiin aamiin aamiin yaarabi ❤❤❤❤
Amiira keen taasa wax ka taqaana Asadow 😂😂😂
Haa walhi😂
Amiro xaa uku jirtin
Koka ee kamaseereen saas ee amiira ugu jiraan❤
Wakugu racsanhy❤
Nacas 😂
Aynu ku salino nebi muxamed scw scw scw scw scw❤
Scw scw
salalahu caleyhi wasalam
koko labiskeda wuu qurxan yahay lakin cunugaan kuma soo bixin dharka Asad iyo cunuga is soosaray masha allah
Labis humo kuma disho labis miya waxas koko asab labiskisa is very nice ❤ from Djibouti
Dharka uhoreeyo ASAD AYA SOO GADEY😂😂😂 YA ILA FAHMEY😂😂 darki ASAD AYANA KA QURUX BADAN😂😂🎉❤
Kofida ayaa ku garte inuu asad so gadhe😂😂
Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
Amiira kaso dhig iyada ayaa wiil dhashy marka wey fahmen la biska wiilasha🎉🎉❤
Yeah it is true
Amiira kuwa ay Asiim u dalabto sow maad arkin qurux waaye sidoo kale dad waxa jira ilmo dhalay oo aan labiska sidu iskugu soo baxayo aan aqoonin iyo dad aan wax dhalin oo labiska saaid u yaqaana yacnii waxan ka wadaa waa u dhalasho steyl ku
Ben maha anika iyo hoyo ciyaalka wexey jecelyihin anika inasogado dharka 😂@@adoontiallesiman262
@@adoontiallesiman262waa runta
@@adoontiallesiman262
Sax wye wlhi ✅️
Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
hooyo mcn aaika xanuusan igusoduceya 😢 ilahey cimridheer iyo cafimaad ciwaado ilahey ha isiyo yarabi amiin amiin😢
Kalamada ugu wanagsan ee afkaga kasoo baxdaa waa saliga nabiga salallahu calayhi wasalam ❤😢
Scw
SaLalaahu caLayhi wasaLam
Haaa xaqiiq اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
Asc king ceyda 🫡
Scw scw scw❤❤
صلي الله عليه وسلم ♥️
Ani ahaan asad labiskisa ku hestaa koko waa gabar raga labiskoda inee fahn sanen laga yabaa 😊
Labizka kowaad inta igu RaaczaN iz muujiYa❤❤❤
Kokoo ayadaa ayaba ubahaan inii lolabisoo😂😂😂😂 labiis Amiira udaa❤
😂😂😂 wlhi been maaha amiira cid gaadheysaa ma jirto
Amiira xitaa hadii loo galiyo dhar foolxumo ah ayadaa sooo saarayso😂❤
Koko dhar ku dhagan ma xirato legemad wa😂
@@ZaynabLikiamira xata sundus ba kalabiis ficn
Koko waxey cunaga labiska uso gadey wlhi qosolkiiba iska celin wyi funny 😄
Nabi mohammed (صلى الله عليه وسلم) adigoo u jeeda inaad dhaafto ayaandaro ka weyni ma jirto😢 brother and sister ❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
Alla asad dhib badana wuu iga qosliyay kulaha koko ilma dadow so cute ha dhihine shaqayso😂😂😂
😂😂😂😂
Asaaba kaweyne mow shaqeysata
Asad ilmaa waa ujoogaan lkin private ee uyahiin@@AYAANXuseen-og5hv
Gabadha dhaaf wey yar thy wala gaara waqtigeda
Hdan run ka hdlo labiska asad waa 100% waana kaan dooran lahaa, wan jeclahy jaakada iyo funaanada laysku xidho😍
Dharkas asad leh 😂
For me personally i like koko clothes cause it’s daily outfit for kids as they play around a lot. It’s very simple and beautiful.
Dharka ugu horeeyey asad soo gaday kan labaad koko wye😂
Labishka asad aa fcn m.a ani waa ka heley👍
Dharka asad aa uqurxoon runta aaa fiican ❤😮😮😮
The best person ever ,. The most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad❤😢
Koko matching kaa ka qaldama haf jeyga iyo funaanada madow ama wada cadaan qatar ahaa lahaayeen
Yeah
Labadaba wey qurux badanyihiin kooko waa dharka xiliga kuleylaha la xirto marka ilama xuma labadaba aniga midkii koowaadba iyadoon lasheegin aan keeshay in uu asad soo iibshey ❤❤❤❤❤
Wiilkaan Yar Talent uu leeyahay Future ka wuxuu noqon doonaa Xiddig 🎉🎉🎉
Labiska Asad ayaa cajiiib ahaaa runti.
Top ✅️
koko iyada labiska ka wareersan yahay cunigiina way ka wareerisay 😂😂😂
😭😂😂
😂😂😂😂
😂😂😂
😭😂
Taraaaxada iyo saakada ee isku wadato wx ksto ka daran😂
Qof aduunka ugu taajirsan waa elon mask balse waxa ka tajirsan Mr peest lakn qof ugu tajirsan wa qofka nabiga ku saliya❤🎉
Scw ❤❤❤
Scw
Scw❤
Dharka koko soo gaday kuleh labis ahaan lkn part 2 hala codeeyo part 2 wayo Dharka asad gaday style maba laha hataa sacad ma muuqaneeso hadii loqato sarwalakana waa weenyahay so dharka koko dooqday ani ucodeeyay 💯
Igu la sali nabiga calayhi afdalu salaam scw scw scw scw ❤
1.8M subscribers I can't wait ❤🎉
Aan ku Salino Xabiibkeena SCW The best person ever. The most knowledgeable and The most shining amongst all creators Prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋💯❤❤❤❤❤❤❤
Been ma ficne Asad Labiskisa shidanaa❤
Koko marka Arkay Waxaa Sogatay Qosolab isku celin waye😂😂😂
Ku saliya nabigeena Muhammad scw❤❤
Dharka uu asad uso gaday marki ugu horeysy an arkay wan fhmay koko wxy shegtay waye asad oo yar
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰
Coming up with new and interesting ideas isnt easy ,,you very well fit to be a leader showing the way to others. MashaAllh
Safiyo 👶🏾
The best person ever the most knowledge and the most shine all created prophet muhhamed ❤❤❤❤❤❤❤
❤❤🎉 m a❤❤
M.a🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
Dadka isku doq mahan qofba waxbu doqisa yhy marka labadhinaba waa idinka heley ee hore u socdha❤❤
Allow cafimad taam ah nagu gaarsii bisha barakeysan ee Ramadan aamiin dhamanten 🤲
Koko dharkii xasaasi caml udookhday wiilka yar 😂😂🤣🤣
😂😂😂
Wlhi marku sosocde ayansasdehe😂
Ku salliya wllyal xapippkeeNa maxamed scw scw scw❤❤scw 🎉❤❤❤❤❤
Inta nabiga jecel halmar sooqora scw
صلى الله عليه وسلم
Waar inta nabiga jeclow like ii sara❤❤👋👋
Kooko ayada markay solabisaneso wllh istel m.a ilmo iniy ulabeseyso umadaheso tnkis kooko inta kasalama ❤❤
Ya rabil calamiiin ilahow calaf igu dar iphone 15kaas😢😢wax iphone isiisto ma hysto abbe na malihiye😢😢😢rayaan wiil fcn wye m.a allaha daayeee
Allaah ayyaa weyn oo wax walba oo jira ka weyn
Asad iyo koko wan idin salamy cunugan wuxu egyahy cumeerkow qabkisa wlhi 😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤😂❤❤
Ninba Waxa dooqisa Ah Koko Dress is So prefect 😂😂
Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan
COMING SOON 2M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH
Dherka number 1 ayuu kusobaxa wiilka yar 👌💯
:اللهم صل علی محمدٍ وعلی ال محمد کما صلیت علی ابراهیم وعلی ال ابراهیم فی العالمین انك حمید مجید اللهم بارك علی محمدٍ 🥰وعلی ال محمدکما بارک
صلي الله عليه وسلم ♥️
2da labis way shidanyihiin wlh mash Allah ❤
Thanks Asad ❤
Rayaan fariid wye mash Allah 😂
Asad game ka wax is fahansiiska kaa sugonaaa Cayda iyo Amiira VS Cumeer iyo koko ❤
Ani Ahaan Labada Labis waan ka Helai But Kii Asad aaba Qurxoonaa Runtii ❤😊🫀
Muqalka xiga 1’8M waaaw❤ ugu danbeen wan garnet🎉 hanbalyo Aqiii iyo all team 27❤
Asad iyo Koko waa isku soo baxayaan yaah isku dhegsada wlhi❤😂
Subxanallh gabar iyo abtiged wye😢
😂😂 koko labiska dacad me Ka tahay Aniga koko an lajiray lkn walaga Dhar qurxona 😂
Ciyaal somali hadii la dhoho dharka asadaa ku leh😂😂 lkn international ciyaal koko ❤😂😂😂 🎉
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my king asad hajio bro ❤
Asadba Labiska wax Yaqano wlhi qurux ayu wiilka yari kusoo BaxaY❤Asad Hagio keep going ❤
Nin ka kaliya ee ku rajaweeyan inuu ku guulaysto iphone pro max 15 ka uu bixinayo asad hagi ismaaciil mar khaanti ka ahoow 💚
Ismaciil yaa la dhahaa hee aan u codeynee
Asadow labiskaga ayuu yarka kusobaxay best labis waye midka hore❤
Intaa sugeyse videogi hale prt 2 sugeyso😂😂
kaas mid aan eheen maba feleenin wllhi maxa waaye labiskaan iyo waxan ay noo keeneen 😅
Koko san macquul mahe lacagta maa baqiileysay walaley waxay huu dheyda uso gaday wiilka oo calyada 😂😂😂
Rayan🥰❤️wiilkei mustqblka ubixina i.n🤲🏻❤️
Koko saan maa labis ku taqaanaa aqwaan 😂😂😂
iyda wexee xirto ma arkin miyaa😂
Dharka koko waa uu foolxumo ayuu ahaa asad dharka quruxlee iga dheh❤
Cawa Waa Laga wataah Koko M.a Willka Allow isha ka dhowr
Asadoow xaly wlhi waxaan ku riyoody adoo lugahaaga ku socdo ayaan is aragnay from ceelasha biyaha❤❤ allow lugahaaga hakuu soo celiyo I.a❤❤
❤❤❤❤Asad doqesa mashaa alah waye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Qurx
Aan kuwada salino xabibkena Muhammad sallalahu caleyhi wasalam
Labiska Asad qurux bdn koko keda shaatiga kma helin aniga gabar ayaa kusoo bixi laheyd shaatiga dheer
Omg Lacagtii ugu horaysay Aan arko oo Asad Hagio lasiiyey😅😅.....yaa ila mida😅😂
Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado
Aniga midka koko ayan ku heysta wllhi ❤ sidan lee ugu libisi lahaa
Cr7 fans like 👍 and suiii ❤
WOW STYL ka🎉
ASAD 10/10
KOKO 7/10
Wxaan sugnaaba waa styl ka AMIIRA🔥😂
Soon 1.8M 🎉🎉
Koko d
Labis mataqanaa midka kowad shidnaa ee adi iyo amira is balansada😂😂😂
My ASAD iyo amiiro dheh 😂
Ronaldo fan's like
asad aaqurxoon walhi koko labiskeda funny waye waan kufuray😂
Labiska koko qaadan lahay ani❤
Azad hajiyoH alle ha ku cafiyo hno waxan sugynba adiga oo kaca wlhie mlin walpa waa ku ducyeee ❤
Asad hagio I always enjoy your videos m.a a man of humanity ❤
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ 1k❤
Labiska asad I like 😊 wuuna qurux badnaa koko nah labiskeeda ma xuma ani Wan jecelahay ❤❤❤❤
Walaahi asad lajanwaaye 😂😂 koko shaqeyso kulahaa😂😂😂😂😂
labiska 1aad baa shidan ❤ kan 2aad na shaatiga holofka ah baan uga tagay Ani 😅 waayo dabagaab iyo shaati ween iskuma soo baxayaan
Asadow seetahay walaalkeey iPhone 15 pro mx inaa aniga leeyahay ma isku raacnay insha allaah nasiib keeyan sugayaa from Galkacyo bilan🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo sxb sare ased xaji guul iyo guubonima ayan ku rajeyn sxb sare
Koko oo dhaxda is ka so xidhay
Koko original cusub miyaa koko
❤😂😊 ❤😂😊
part two Amira keeeeeeeen pls
Iphone 15 pro max Wanwalasugee haynaaa,,,, sithaan unahneee team 27,,❤
MashaAllah yaris xariif magalo waye ruunti
Asad aya kuleh
Inta jecel nabiga kusaliya❤❤❤❤❤❤
Asad hdan awoodo taalo ayan ku dhisi lhaa wlhi sidan kujclhy wlky frxd ku nolow inta noloshada kadhimn 🥺❤️