PRANK ASAD IYO CAYDA //WAXAAN NII SO SAMEEYE CHOCOLATE CAKE //

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2024

ความคิดเห็น • 391

  • @SamiaAHMED-o6t
    @SamiaAHMED-o6t 5 หลายเดือนก่อน +192

    Caawa waa jimco yaan la ilaawin Saliga NABIGA s.c.c insha allaah

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 5 หลายเดือนก่อน +101

    koko iyo amiira inta il jecel isoo raaca❤❤❤❤❤

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q 5 หลายเดือนก่อน +252

    Ku sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw ❤

    • @Mo-Azaam
      @Mo-Azaam 5 หลายเดือนก่อน +4

      Csw csw csw csw csw csw csw❤

    • @ayanmuhumed3488
      @ayanmuhumed3488 5 หลายเดือนก่อน +4

      Scw scw scw scw scw scw scw

    • @AbdiKaafi-bd7mu
      @AbdiKaafi-bd7mu 5 หลายเดือนก่อน +1

      SCW CSW❤❤

    • @Juneydiboy123
      @Juneydiboy123 5 หลายเดือนก่อน +1

      صلي الله عليه وسلم ♥️

    • @CaashoGeeseey-sl3nc
      @CaashoGeeseey-sl3nc 5 หลายเดือนก่อน +3

      Saw

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k 5 หลายเดือนก่อน +77

    Kkk koko xalay dhan wankusugayey walahi waxan isdhaye y walashey inteykabaxaday cawo walahi koko iyo Amira qurux cadi matihin asd iyo ceda wakaresene kkk Amira qurux igusalam boqoradeni

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed4808 5 หลายเดือนก่อน +94

    INTi markay PRNK ARagtay soo carartaY😂😂🏃‍♀️

    • @AhmedXassan-o4j
      @AhmedXassan-o4j 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Tee wll❤❤❤

  • @Maasal123
    @Maasal123 5 หลายเดือนก่อน +8

    💚🤍♥️ calankaygiiiii quruxda badnaa ayaa halkaa iiga muqda big respect 🫡 wallo asad ❤

  • @samiira08
    @samiira08 5 หลายเดือนก่อน +71

    Team Koko Hadaa nahnay Dacwaa Qabnaa Why Xalay Wax usoo dhigi Waysay 😢😂

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 5 หลายเดือนก่อน +70

    Koko iyo amira walahi mid mahan😂

  • @Qoraxdi-carartay
    @Qoraxdi-carartay 5 หลายเดือนก่อน +50

    Pranki ugu runsana oo somali sameso 😂😂waxw kala dhan wala fahma ine been tahy lkn kan macquul waye

  • @user-be4rk2jl2f
    @user-be4rk2jl2f 5 หลายเดือนก่อน +52

    koko iyo Amiiro wallhi cadi mhan😂😂

  • @Ziizomaxamed390
    @Ziizomaxamed390 5 หลายเดือนก่อน +167

    Hdaad nabiga jeceshay like saar

    • @fatxoabdinasir3200
      @fatxoabdinasir3200 5 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw

    • @MaryanQurux-kf7ru
      @MaryanQurux-kf7ru 3 หลายเดือนก่อน +1

      Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤

  • @Fartun20225
    @Fartun20225 5 หลายเดือนก่อน +26

    Rali noqo haa bixiiin😢Anaga iskaa cuneyna ❤my qabqab

  • @sagalahmedcade834
    @sagalahmedcade834 5 หลายเดือนก่อน +16

    Queen koko waan ku xiisnay lakin xalay maxaa ku helay maad cajistay qaaliyy❤❤ ilovyou koko buule🎉400k came soon

  • @Inacarale
    @Inacarale 5 หลายเดือนก่อน +20

    Asad xariif waye qosolkina kafahmy😂😂.malagadi karo

  • @user-cp1wt1ks3p
    @user-cp1wt1ks3p 5 หลายเดือนก่อน +25

    Koko coming soon Insha Allah 400k❤❤❤❤❤

  • @user-nr4mv9vi4f
    @user-nr4mv9vi4f 5 หลายเดือนก่อน +4

    Asad uu idinku fahmay wllhi 😂😂 illahy caqlii buu udhameestiray wllhi m.a❤😊

  • @najaxmuxidiin651
    @najaxmuxidiin651 5 หลายเดือนก่อน +17

    Dooli ma ahay meesha basal loogu diyaariye kulahaa ar asadaa😂😂😂

  • @MohaAdde-rw3qy
    @MohaAdde-rw3qy 5 หลายเดือนก่อน +16

    Aniga ugu horeyo likte ha iga hasdina

  • @kadra9957
    @kadra9957 5 หลายเดือนก่อน +28

    Keep going Koko and Amiira ❤❤

  • @najmacadey5159
    @najmacadey5159 5 หลายเดือนก่อน +4

    Aan kuwada salino xabibkena Muhammad sallalahu caleyhi wasalam

  • @user-uh9vb8gz8d
    @user-uh9vb8gz8d 5 หลายเดือนก่อน +35

    Keep going my sister 🥰🎉

  • @shaima_17
    @shaima_17 5 หลายเดือนก่อน +32

    ani waa kujeclahay kookoo Gabar yar ayaan ahay❤❤❤❤❤❤❤

  • @MuslumaXared
    @MuslumaXared 25 วันที่ผ่านมา +1

    Koko and amiira the best youtubers inthe world😂

  • @user-ud3kj3fi3s
    @user-ud3kj3fi3s 5 หลายเดือนก่อน +11

    Ar amiiro kulahaa iidoo wax cunin wax masamenkartoh😂😂

  • @user-uo2bb3nj5d
    @user-uo2bb3nj5d 5 หลายเดือนก่อน +31

    Koko and amiira is the best TH-camrs inthe world

  • @Safiyo295
    @Safiyo295 5 หลายเดือนก่อน +13

    Ilaa shanta boqol prank nogu wad sasle rabna anaga sasle rabna😂😂😂

  • @mumtasyes
    @mumtasyes 5 หลายเดือนก่อน +19

    Koko amira prank ku samee😂😂❤

  • @user-er2ug6rx4w
    @user-er2ug6rx4w 5 หลายเดือนก่อน +15

    Koko waa ku salaamiy❤❤❤

  • @shueb123
    @shueb123 5 หลายเดือนก่อน +7

    Dad dhan oo prank shopping usameeysanayo 😂 wax kale. . .

  • @Zaafi11
    @Zaafi11 5 หลายเดือนก่อน +9

    Dadne 24 ey kuso biireen a 20kun qof helayaan aniga 1sano ayaan ku jiraa 1qof ma helin blease ii kaca somaliyey😢😢😢😢😢

  • @hothanmoha5282
    @hothanmoha5282 5 หลายเดือนก่อน +2

    Koko 400k intaaan ramadan lagadhib inshaalaah❤❤❤❤

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 5 หลายเดือนก่อน +5

    Keep going amiira and koko 😊

  • @bashiiromar
    @bashiiromar 5 หลายเดือนก่อน

    HEE KOKO qosolka cunuga yar editing ka kayaree no waa two much loving

  • @user-zp3eh7os4g
    @user-zp3eh7os4g 5 หลายเดือนก่อน +8

    Wcs wan idin salamy ana u horeyey lkgta iyo salnta

  • @HabbonMohamed-gx1kf
    @HabbonMohamed-gx1kf 5 หลายเดือนก่อน +5

    Wllhi funny waaye lkn beedka inaad karisaanba wacneyd kadibna qolofta kadhishaan
    Ood marisaan😂 talow malayfahmaa😂

  • @user-sz3cd3et4o
    @user-sz3cd3et4o 5 หลายเดือนก่อน +12

    Koko waligaa ma aragtay lug socoto😂😂

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 5 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaallah keep going abyo ❤❤❤

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 5 หลายเดือนก่อน +6

    labadii gabdhood een ugu jeclaa koko , amiira ,hawsha wada

  • @riyaaqrasmi5990
    @riyaaqrasmi5990 5 หลายเดือนก่อน +2

    Koko bulle hore usoco cadey ❤wanakuwada jecelnhy dhaman koko

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 5 หลายเดือนก่อน +1

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah 😂😂

  • @SundusAbdi-cv1bh
    @SundusAbdi-cv1bh 5 หลายเดือนก่อน +5

    Wooow the best prank waye lkn asad felts 😂😂😂❤

  • @user-zw7jw6cd3b
    @user-zw7jw6cd3b 5 หลายเดือนก่อน +1

    go forward koko ❤

  • @user-wx8dn3qm4b
    @user-wx8dn3qm4b 5 หลายเดือนก่อน +13

    Koko tu as une meuf formidable ❤

  • @KaraiAlijiir
    @KaraiAlijiir 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ku sali nabiga the best oerson ever the most knowledge scw

  • @user-ud3kj3fi3s
    @user-ud3kj3fi3s 5 หลายเดือนก่อน +1

    Koooko saxipey isbuuc madaawanin vedio soidhigte markaasaa inaa sanad kudaawan modaaboh saxipey ❤😂

  • @Asmamohhamed
    @Asmamohhamed 5 หลายเดือนก่อน +9

    Wlhi waa sugaaye inuu prnk lagu sameeyo

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 5 หลายเดือนก่อน +55

    What a prank 🎉😂😂❤❤❤❤

    • @misss3461
      @misss3461 5 หลายเดือนก่อน +1

      Failed one

  • @user-gc9om3ll7z
    @user-gc9om3ll7z 5 หลายเดือนก่อน +18

    Keep going my sista❤

  • @user-fx3yv7bw8w
    @user-fx3yv7bw8w 5 หลายเดือนก่อน +5

    صلى الله عليه وسلم ❤️

  • @user-wl1fg2pv8y
    @user-wl1fg2pv8y 3 หลายเดือนก่อน

    Maasha alaah tabaarka alaha alaha ha nu barakeyo ilaahey ha

  • @haaruunmaxamed3177
    @haaruunmaxamed3177 5 หลายเดือนก่อน +1

    Koko bulle dar ilahey ayan ku jeclahay walahi ❤❤❤

  • @dhelatira
    @dhelatira 5 หลายเดือนก่อน +8

    team 27 shukalet jacela Malin walba shukuled lagu gada😂😂😂😂😂😂

  • @user-nr4mv9vi4f
    @user-nr4mv9vi4f 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ar kuwaana see yeesheen cayda io asad 😂😂😂 anibaaa dhuuni iqaaday wllhi😅😮

  • @haniabdi3866
    @haniabdi3866 5 หลายเดือนก่อน +1

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @MusePoi
    @MusePoi 4 หลายเดือนก่อน

    In lagu dhibsado in lagu ilawa karoon qofki dhawanshahaga dhibsada maqnashahaga hadiyad uga dhig ❤❤❤❤

  • @ayanabdillahi8206
    @ayanabdillahi8206 5 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah 🥰 walaalaha is jeceyl p❤

  • @Canabmustaf1234
    @Canabmustaf1234 5 หลายเดือนก่อน +2

    Koko macan waaye wllhi ani ikeen😂😂😂😊

  • @Sacadcisman955
    @Sacadcisman955 5 หลายเดือนก่อน +2

    Qofki ugu horeyay ee repl ii soogal😢😢😢

  • @CheerfulBobsleigh-zi7pl
    @CheerfulBobsleigh-zi7pl 21 วันที่ผ่านมา

    Please abyo part two❤

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q 5 หลายเดือนก่อน +25

    Asxaabta koko isoo dhaweeya

  • @asmoabshirhassan5524
    @asmoabshirhassan5524 5 หลายเดือนก่อน +3

    13:35😂😂see dheheysay uu dhahay asad a'aa ya idiyariyay😂😂15:24😂😂wey taqaana😂

  • @qaaliluula5327
    @qaaliluula5327 5 หลายเดือนก่อน +7

    Qofkii ugu horeyay ahy jah😂

  • @user-gn7eg1gj1s
    @user-gn7eg1gj1s 5 หลายเดือนก่อน +8

    Koko is here 😂

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux81 5 หลายเดือนก่อน +5

    Amiro fanny waye walhi😂😂😂

  • @ikraammuhiddin1
    @ikraammuhiddin1 5 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂 koko prank cunto le makaseesiin ayaan dhaxdaas amira a kusameysay 😂😂

  • @user-zd8hk6en4i
    @user-zd8hk6en4i 5 หลายเดือนก่อน +22

    KOKOO wan iska kaa jeclahay wllhi❤

    • @AliNuur-ss7hk
      @AliNuur-ss7hk 5 หลายเดือนก่อน +1

      Kokoo wan iska kaa jeclahay wllhi❤🥰🫶

  • @xasanmuqtaara3577
    @xasanmuqtaara3577 5 หลายเดือนก่อน

    Koko rotiin soo duub koko oo team 27 🎉❤ kaamirada kadib wexee sameeyaan❤🎉😅

  • @Etd_deek_ali
    @Etd_deek_ali 5 หลายเดือนก่อน +1

    Adi kaligaa xasow kusoo samee wllhi markaa soo
    Shidan yahay wllhi hasow kusoo samee

  • @Maryan_Ali
    @Maryan_Ali 5 หลายเดือนก่อน

    Ceyda iyo Asad macmacan caadi ah ussameey koko ❤

  • @LiibaanNajax12
    @LiibaanNajax12 15 วันที่ผ่านมา

    Challenge istaag soosamee plc😢😢

  • @MaxamedBade-kp1ce
    @MaxamedBade-kp1ce หลายเดือนก่อน +1

    amiir wan ku salamay

  • @user-br7rn1hj6z
    @user-br7rn1hj6z 5 หลายเดือนก่อน

    Mashll nooloda wll waan intaagera

  • @filzanQurux
    @filzanQurux 5 หลายเดือนก่อน +2

    Kokooo cayda u samee ku sax ah❤🎉😂

  • @Jessyyy107
    @Jessyyy107 5 หลายเดือนก่อน +6

    13:35 a'aa yaa ii kene kulha 😂😂

  • @faizaadammohamed6383
    @faizaadammohamed6383 5 หลายเดือนก่อน +2

    Koko 400 coming soon❤

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 5 หลายเดือนก่อน +2

    Allah is one ☝️ ❤❤

  • @UstadOmar-rl3ze
    @UstadOmar-rl3ze 5 หลายเดือนก่อน

    Koko wankutageera walashey horey usoco

  • @fartuunbirimo1238
    @fartuunbirimo1238 5 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa idiyariye ani kulahaa😅idinkaa isfadhilesiin😅

  • @Nasraaxmed-ld8wz
    @Nasraaxmed-ld8wz 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ani doli ma ahay kulaha😂😂😂 asad funny

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 5 หลายเดือนก่อน +4

    Kacantaada Alaaah kubarakeeyo hadii aa sobooqato channel keyga❤🎉

  • @fardowsakhaalid3687
    @fardowsakhaalid3687 5 หลายเดือนก่อน +4

    Walashay mcn ❤❤

  • @CelinAra-er8um
    @CelinAra-er8um 4 หลายเดือนก่อน +1

    Koko bullet asad cayd PRNK😂😂

  • @user-sports482
    @user-sports482 5 หลายเดือนก่อน +5

    tageere lmbar one team 27❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤kokooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-er9jo2nh5f
    @user-er9jo2nh5f 5 หลายเดือนก่อน +1

    Lkn maali iga balan qaad kokoyee inaad mac macaan u samayso ceyda iyo amiira ❤❤plz and plz

  • @user-iq8lp6gh3u
    @user-iq8lp6gh3u หลายเดือนก่อน

    Sanaa ukun chocolate khiyaano 😅😅😅😢

  • @user-ql7es8ic8r
    @user-ql7es8ic8r 4 หลายเดือนก่อน

    Kooko xaraabo wye wlhi waan is ka jecel nhy❤❤❤

  • @ALIOTHMANGele
    @ALIOTHMANGele หลายเดือนก่อน +1

    Wadquruxbadantahay Koko bulla❤❤❤❤

  • @sahrishsahrish
    @sahrishsahrish 5 หลายเดือนก่อน +2

    400 came soon

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 5 หลายเดือนก่อน

    Koko bulle keep going sister

  • @faadumocali1544
    @faadumocali1544 5 หลายเดือนก่อน +8

    Team amira hadan nahay kooko wa jecelnhy

    • @Alisha847
      @Alisha847 5 หลายเดือนก่อน +4

      Halka team koko mar walba caayan amiiro waxay u dhaqmayan teenagers cml they don’t know how to behave

    • @faadumocali1544
      @faadumocali1544 5 หลายเดือนก่อน

      @@Alisha847 waa dad masayr hayo how jojin

    • @Queen_ilhaan
      @Queen_ilhaan 5 หลายเดือนก่อน +2

      Team amiira dad kamida aya abuse gareya koko so hadan nahay team koko waxa qasaba ina difacno

    • @zahruujadeey4083
      @zahruujadeey4083 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@Alisha847 ha wlhi iyado wax kasamenin e iska canayan qof k cementka wo aqrina dadka qalbigoda ilaliya tem koko 😢

    • @Taliso269
      @Taliso269 5 หลายเดือนก่อน +1

      2daba ma ihi lkn team koko maskin waye wax ma jafan lkn team amira baalaha dadka ka rifan dad funy waye

  • @user-lg9vr9zn1e
    @user-lg9vr9zn1e 5 หลายเดือนก่อน +2

    Anaa uhoreyo cawa yes😂😂❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 5 หลายเดือนก่อน +1

    NICADI. MAHA
    JIMCO. WANASGSAN
    DHAMAANTIINA❤❤

  • @user-qc4nm6rb7h
    @user-qc4nm6rb7h 5 หลายเดือนก่อน +9

    Alla wada joogina jeceliya amira and koko jah

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wlh qosol iguma harin Asad wuu nagu fahmay wxa dhibka aa kasoo marnay lee 😂😂😂😂wxn mxay yihiin heee 😂😂😂

  • @cabdinaasirxuseen6620
    @cabdinaasirxuseen6620 5 หลายเดือนก่อน +2

    Kowthar caadi matihid walaahi ❤❤❤

  • @user-il1cp6pt7h
    @user-il1cp6pt7h 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asadaa kulaa adkara ku baxa ku soo galaa nin hees ku soo galay adkarto xaggee ka baxday 😂😅

  • @user-vd5dt1kt5j
    @user-vd5dt1kt5j 5 หลายเดือนก่อน

    Kuwani waa shar waa idin taageree❤❤❤🎉🎉

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 5 หลายเดือนก่อน

    Allah kuwanaa sorry asad

  • @liibaancadde2731
    @liibaancadde2731 5 หลายเดือนก่อน +2

    Wan ku salaamay koko hada salaanta iga qadi weyso wan ka xanaaqa wlshey dhorsan 🎉

    • @kabtansiisi4946
      @kabtansiisi4946 5 หลายเดือนก่อน

      Waa sugee candhuufta dib u laq legend 😂😂😂😂 is adkeey

    • @liibaancadde2731
      @liibaancadde2731 5 หลายเดือนก่อน

      @@kabtansiisi4946 hhhh

  • @Hydramooon
    @Hydramooon 5 หลายเดือนก่อน +1

    Koko mrkad videos edit garanyaso deep checking mari