Heesta nagadaya gabay noo sara waa ramadane feysalow illahay kabaqa waa bil ramadane musikada nagadaya quran noo shida waa ramadane allaha idi bad badiye
Safarka bariga ma sahlana inta badan sanaag hadaad ka baxaysid waa wado rough ah oo aan baakiil lagu mari karin, waxaad samayn kartaa haduu kharashka kuu saamaxayo inaad Hargeisa to Muqdisho flight qaadatid, kadibna Moqdisho baaskiilka ku soo martid, kadib Moqdisho to Garowe . Way fududahay inaad Garowe xagaa sanaag ka soo gashid tusaale, Garowe to Qardho waa laami fiican oo ilaa 240 km meelahaas, Qardho iyo Baran waxba iskuma jiraan laakiin waa gaari, sidaas baad SL ku soo gelin.
Wa xiligii cusmaaniyiinta waxan Lamasawiray dadkani ayaga taariikhda Qarinaya dad somaliyeed e aqoonta U kahana ma noola qoloyinkana Wax walba taariikhdi way qariyaan 33 sano Bay dhahan wan jirnaa
Subxanallaah maxa tariikh jirtay la Qarinayaa Marka la leeyahay niman Quburo ah gaalo faransiis ah baa 2002 gii ila 2003 yimid o taariikhda Ka shegaynaya' wa 21 sano ba ka So waregtay o marka' aaway somalidi Halka daganayd taariikh deedii Iyo magaca u yaqaneen maadama Somalidu dawladnimadi ka hor ay Ahayd dad jiray o joogay bisinka ilaahoow taariikhdena iyo magacenaba hanaga duugin o hanaga qarinin
xaafadda jin iyo insi baa ku taa meeshaas aad choogto. Hargiesa markaan aaday xaafado baan magacyadooda ka yaabay. chin iyo insi,chin iyo chaan,dab la taagaycandha dhexe, if iyo aakhiro,iyo walba maxaan kuu dhimay. ama hebilow ma wax baan kuu dhimay. ,iyo qaar aan ilaaway.
Anba waan kashakisanahy in ay faraciintu soo gadheen xalkan mada dhulka butland ka qadan jireen fooxa una yaqaaneen dhulka uduga sawraanta xalkan ku sowiran iyo kuwa masar ee farciintu sawreen xidhiidh ayaa kadhexeeya 🤔
Waad ku mahadsantihiin adiga iyo saaxiibbadaa maalin kale oo dalxiis goobo taariikhi ah ad nagu soo marsiiseen. Waxan filayaa adigana record fiican oo noloshaada ka mid ah inay kuu noqoto. Hore u soco, guulo badan ayaan kuu rajaynayaa Faisal walal.
@Feisal. A fascinating stuff. Thank you. PS: those ancient rock/cave-paintings need a better protection that this. As they are now, any naive or deranged teenager can destroy them or can add his own graffiti - thus spoiling the whole thing. I am sure that Somalilanders can build a fence around that cave/rock-paintings. Hayyee, nagaatti/nabad.
I wish I met you je parle francais parfetement when are you going to borama saylac Djibouti as well all the best you are the best TH-camr habo merci beaucoup 🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇰🇪🇰🇪🌸👍
Feisal sheekh am from garissa , your videos are addictive. Can't wait a day without a video from u. Keep going bro
Thank you so much 😀
Keep going my brother can't wait for the next video
Heesta nagadaya gabay noo sara waa ramadane feysalow illahay kabaqa waa bil ramadane musikada nagadaya quran noo shida waa ramadane allaha idi bad badiye
Maasha Allah Faysal sheekh iyo dhalinyarada Tolmoon ee reer Hargeisa saaxiibnimada tolnimada somalinimada Viva Somaaliland Illaahayaw dhawr Dalxiis iyo Daawasho wacan 🤩🤩🤩
Somaliland quruxda ilbaxnimada iyo xadaaradu waa mid soo jireen ah
Quraan inoo saar, jazaakallahu khayr walaal Faysal iyo saxiibadaada kula socda.
F.sheikh watching from India sxb makhaayadu hakuu barkawdee muusiga kadaa ramadaan iyo la,aanteedaba waa dambiye ,dambiguna waxbuu barako tiraa aad baan kuu salaamayaa
Safarka bariga ma sahlana inta badan sanaag hadaad ka baxaysid waa wado rough ah oo aan baakiil lagu mari karin, waxaad samayn kartaa haduu kharashka kuu saamaxayo inaad Hargeisa to Muqdisho flight qaadatid, kadibna Moqdisho baaskiilka ku soo martid, kadib Moqdisho to Garowe . Way fududahay inaad Garowe xagaa sanaag ka soo gashid tusaale, Garowe to Qardho waa laami fiican oo ilaa 240 km meelahaas, Qardho iyo Baran waxba iskuma jiraan laakiin waa gaari, sidaas baad SL ku soo gelin.
Heesaha badi faysalow.❤
Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏
Hassan si naxariis leh waa qof wanaagsan wuu na matalaa haddan reer hargeisa nahay ❤ guuleyso wll faysal sheikh
Mahadsanid wll 🙏🙏
Faysal thaarikhda noso sawir bro ramadan kariim quran noo shid heesta nada waa bishii cibadad ee quran noshid
Allaha unaxariisto dhehdee dhamantood feysal iyo sxb kiis quran noshida saxibayl waa ramadane
Mnzha Allah zxp faysal Alle haku Xafido waa wadan kagii ii bashaal zxp
Faysalow waad Mahadsan tahay. Somali oo dhan ayaa kugu xidhan dal iyo diinba wacyigelintu waa muhiim. sidaa daradeed wacyigelinta wanaagsan oo taabanaysa quluubta umada ku dedaal in aad kobciso.
Haye wll.
Aad baad u mahadsantahay 🙏
Buurta sheik next pls❤
Wa xiligii cusmaaniyiinta waxan
Lamasawiray dadkani ayaga taariikhda
Qarinaya dad somaliyeed e aqoonta
U kahana ma noola qoloyinkana
Wax walba taariikhdi way qariyaan
33 sano Bay dhahan wan jirnaa
@falisa marka hore inaad wax soo barato sow ma qurux badna intaadan xumaanta laabgaada ka buuxda aadan dadka la dhex iman 😂
Fantastic video mudane, keep up the good work ? Waxaad u baahan tahay drone, si Ariel view aad u duubtid meelaha aad baaskiilka ku maraysid.
Aad iyo aad.
But I don't have it for now.
Somaliland i gorgeous. Mash-Allah. Great videos bruh. I can't wait to come home soon. Guul Somaliland always 💚 🤍 ❤️
Home looks beautiful 🤩
Heesta iska daaya wll wa ramadane sonkina hayska nusqaaminina nashido iyo wax bila music ah saar inta ramadanta
Subxanallaah maxa tariikh jirtay la Qarinayaa Marka la leeyahay niman
Quburo ah gaalo faransiis ah baa
2002 gii ila 2003 yimid o taariikhda
Ka shegaynaya' wa 21 sano ba ka
So waregtay o marka' aaway somalidi
Halka daganayd taariikh deedii
Iyo magaca u yaqaneen maadama
Somalidu dawladnimadi ka hor ay
Ahayd dad jiray o joogay bisinka ilaahoow taariikhdena iyo magacenaba hanaga duugin o hanaga qarinin
Waa mahadsantahay hadaad tagtay meelaha aan kuu tilaamaamay sida naasa hablood
Ninka Xasan naxariisleh wa gob bisil oo gobanimo ka muuqato
Ramadan Mubarak ☪️
Agree with you wlhy ✋✊
@@mohammed-jama mahadsanid wll
Aad iyo aad.
Nin Wanaagsan weeye Allaha barakeeye.
Wow ❤
Good camera and editing🎉
Thank you 🙌
Mashalh wll dhulkena quruxdisad na tusaty
feysal subscribeta aan ugu hiilino somaliyey
Faysal shiek wadanku waa wadankaagii ku Baashaaaal ku dalxiis❤❤
Sida hargeyso loga afuro sida loga ciidi dono noso gali i.a plz keep going 🙏 😊
xaafadda jin iyo insi baa ku taa meeshaas aad choogto.
Hargiesa markaan aaday xaafado baan magacyadooda ka yaabay.
chin iyo insi,chin iyo chaan,dab la taagaycandha dhexe,
if iyo aakhiro,iyo walba maxaan kuu dhimay.
ama hebilow ma wax baan kuu dhimay.
,iyo qaar aan ilaaway.
Faysal.shekh.zxp.wan.kusalamay.gorma.tagaysa.jabuti❤
Waan kaa qaaday wll. Bacda Ramadan
what abeutifull roads😮
Nin madax ah baa tahy Zxp ✌️
Masha allah
Masha allaaah tabaarakalaah ❤❤❤🎉🎉🎉
Laasgeel MNsha Allh zxp Faysal guulayso ❤❤❤
Maansha Allah somaliland 🟢⚪️🔴
My prother fayzal sheekh
afur wanaagsan from muqdisho-somaliya
Ramadan Kareem
Waa muhiim in taariikhda wadankeena Somalia ilaashano.
Saca ku sawiraan buurta laasgaal wuxuu ku sawiran yahay magaalooyinkii ay daganaayeen faraacinada sida madiinadu xaabo ama jamalu gardafuu sacaasoo bilaa madax ah waxayna ka turjumaysaa inay isku dad ahaayeen tan iyo taa mahadsanid fausal sheekh
Anba waan kashakisanahy in ay faraciintu soo gadheen xalkan mada dhulka butland ka qadan jireen fooxa una yaqaaneen dhulka uduga
sawraanta xalkan ku sowiran iyo kuwa masar ee farciintu sawreen xidhiidh ayaa kadhexeeya 🤔
FAYSAL SHEEKH BIG GREETING FROM SWEDEN TO YOU WELLCOME SOMALILAND
Thanks bro 🙏
Addis Ababa ayaan kaala socday tan iyo bilowgii se maanta Hargeysa ayaan ka daawanaya bro. Keep it up 👍
❤MASHAALLAH MADAXDEEDA❤❤❤
Nio faysal sheikh koofiyada iga cun mida wareega ee dalxiisiyaasha soo qaado thanks ❤
Feisal sheik big support from isiolo 🇰🇪
Thanks man
Waad ku mahadsantihiin adiga iyo saaxiibbadaa maalin kale oo dalxiis goobo taariikhi ah ad nagu soo marsiiseen. Waxan filayaa adigana record fiican oo noloshaada ka mid ah inay kuu noqoto. Hore u soco, guulo badan ayaan kuu rajaynayaa Faisal walal.
Mahadsanid wll.
God bless
What a wonderful video keep going bro.
Thank you, I will.
aar faysal meeshan maad jeclaatayba maad katagaynba😂
Faisal sheikh big fan from Uganda 🇺🇬 😊❤
Thanks brother 🙏🙏
Welcome to the Neolithic era!
Just amazing!🎉🎉🎉🎉
Going back in time.
Thanks bro
Masha allah wll
brother Tan iyo BIlow wakula socday Keep going Much love and support from hargysa
Thanks buddy 🙏🙏
Faysal goormad caynaba iman ceelka east africa uga wayn❤
MashaAllah 😊😊😊😊
Sxb faysala ila kinya ayn kulscday mugladada ali haku xiftiyo
MANSHA ALLAH GOOB AAD UTARIKHIYA UNA QURUX BADAN, ILLHY DHAMANTEN ACMASHA HYNAGA WADA AQBALO ADNA SXP FAYSAL INTA RAMADANTA KAGUGUDAJIRO HEESTA QUR'AAN NOGU BADEL HADAY MACQUL THY HADIKALENA GABAY AMA WXKALEBA KADHIG. 👍😘
Jasiirada sacaadadiin tag pro❤
@Feisal. A fascinating stuff. Thank you. PS: those ancient rock/cave-paintings need a better protection that this. As they are now, any naive or deranged teenager can destroy them or can add his own graffiti - thus spoiling the whole thing. I am sure that Somalilanders can build a fence around that cave/rock-paintings. Hayyee, nagaatti/nabad.
It's preserved now. It's in the hands of government.
@@FaysalShaik1- Ok - thanks. Good job Somalilanders! Nagaatti/Nabad.
Mnsh alllh❤
WELCOME FAYSAL GAAR AHAAN LAASGAAL
IYO MAGAALADA AAN KU DHADHEE D.BUDHUQ❤
Sinaxariisleh❤
Faysal shiek im very proud of you from Arabsiyo🎉
Thanks brother
9000 kun sano kuye soomaliba ma jirin sagaal kun oo sanadood soomaalida xadaaradeeda kama badna 1000 ilaa 1500 sano waa markay ugu badan tahay faraaciintii oo ugu xadadaadda weyn ahraamta taariikhiga ah waxay dhiseen 2000 sano ka hor
Walalkayow horta Djabuti maanad video yo ka diyaaran mxad u soo gudbin wayday
Waan usoo socdaa Djibouti.
But Quran dont forget that it’s Ramadan
I wish I met you je parle francais parfetement when are you going to borama saylac Djibouti as well all the best you are the best TH-camr habo merci beaucoup 🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇰🇪🇰🇪🌸👍
From zuchuwi to aaryee 😂how fit and melt people good job,get more of it❤
It's supposed to be Waaryee 😅😅
Aree saxib zuchuwi wa mxy
@@josephyasid9142 zuchuwi waa Kenyan Garanmayo
Heesaha Qaraamiga ah, dadka usoo badi Faysalow
Qof lagu dayan karo ayad tahay zxp nolow intay nololi jirto🫡
✊🙏
Nin Legand ah ba Kula socda 🫡
Aad iyo aad
Waa somantihine heesta iskadaya ee quran noo shidan saxiibayal
Rabadaanta kadibna maxaa la shidaa kkk
Wllhi somalidu way baabin lahayd Hadan lagu odhan lahayn jinba ku Jira 😂
Kusoo dhawow faysal sheekh wadankaaga cidkaama xigto
🙏
Faysalow adiga iyo saaxiibka reer hargeisa si fiican ayaad taariikhda u wadaan waxa aad u sii gudubtaa gacan libaax buuraleyda ilaa berbera . Somaliland taariikhdeeda lama dhammayn Karo.inanka kula socda ayaa meel walba ku soo tusaya dadku waa dad wanaagsan.markaad wajaale maraysay ayaa kugula taliyey Somaliland si fiican ugu raag waayo aragnimo.yurub baan kaala soconaa guuleyso
Haye wll. Somaliland waa qani markii taarikhda la eego
M.a guulayso brother
Laasgeel bilicda dalka❤
Saaxiib inta ramadaanka lagu jiro heesta naga dhaaf nashiido noo saar
Goobta wa Archeologist site dawlada somaliland ineey deerta weye
Halaka kasii wada libaxa
Wowww😮❤
Reer somaliland horumar
Soo dhawaw faysal sheeekh wll❤❤❤❤❤
sxb safar kii did miyuu u dhacay idoor waxaa ugu tagey qabyalad & somalinimada waaka fogtahay marka safar ka marka aad bilowdo ayaa ku daawaneynaa
Hooyada somalinimada aad sheegayso futada ka Gali.
@@hibaaq6184 naag qabyad dilatay ayaa tahay idoor cay ayee kaga soo hartay
@@hibaaq6184 yuhuuda somalida waa idoor aqorkin somali ayaa aunka isinka tirtireyo idoor
You're the best br 🎉❤
Thanks buddy 🙏
Music's are very loud at your video. please do action
Solved it bro.
Check the latest videos.
Pure somali dhulkodi bad manta ku raxaysanaysa walee somali haday gob ledahy faysal aya kuso dalxisay oo indhaha kuso xaqijiyey
Aad iyo aad.
ماشا الله فيصل
Faysalow music io heesaha naga daa wll mcn waan kugu xiranee
Xasan waa nin dadnimo wanaagsan wuu ku kala baryayaa dhulka oo dhan
Keep going sxb
🙏
RAMADAN 🙏 no music brother faysal ❤
Muqaalka duubista waa casri
Isbedel.ayaa ka muuqda duubista
guuleyso sxp
🙏
FANAAN DHIMATAY AYUU KA DHIGAYAA IN AY NOOLYIHIIN ALA HA U NAXARIISTO DHAMAANTOOD
CARUURNIMADII BUURAHA NAASO HABLOOD TAN M8DIGTA DUSHAAN UGA BAXAY DHINACEEDA DAMBE QURUX IYO XAYAWAAN BADAN BAAJOOGAY
Meeday baaskiil kaagi aan kugu baranay😅
Waa Ramadan walaal. Bacda Ramadan safarka wuu sii soconayaa.
Lasoco muqaalada xiga
@@FaysalShaik1 Haye sxb insha Allah
Wax badan ayaa kuu hadhay welcome Somaliland
Naasahan naga cun sinaxariisloow😂
Saasu waliba gym iyo baaskil kuwadaa sheekhu😅wuu dadaalaya
cudkiino markaad hadlaydaan wuu gaabanyhay laakiin miisiga aad daaraysaan aad iyo aad buu u dheeryahay ee yara gaabiya Please.
Haye wll
M.a
Inta heesta aad saratey waa isdhadhafiyey wlhi