Ninkaan Ramadanki hore ayaan bartay he's my favourite now! Every video uusoo dhigo waa mid xeeldheer oo aqoon diini, maaddi iyo xadaarad ay ka muuqato.
Shb mahdsanid alle Ha idin ka abaal mariyo geedna janada hala idinka beero adiga iyo YAHYE YUSUF sidaad nogu soo gudbiseen farintan. Adiguna haka niyad jabin so gudbinta muuqaaldan tayada iyo faa'idada ku suntan.❤
Fedaa adeen yaxya. Waa wiil Yamani ah oo aad u cajiib ah, waa mid ka mida dadka aan mareegtan ugu jeclahay. Video door ah oo iga yaabsaday ayaan ka daawaday. Ciwaanadooduna wa kuwan. فما ظنکم برب العالمین مشهد النهایة هل رایت من اسواء جندی یحارب جیشه Iyo kuwo badan oonan halkan kuso koobi karayn . Mahad balaadhan walaal.
الله اكبر 3× الحمد لله3× لاحول ولاقوۃ الاباللہ3× سبحان الله3× اللهم صل وسلم علي نبينا محمد10× لا اله الله3×☝️ سبحان اللہ وبحمدہ سبحان اللہ العظیم 3× بسم ﷲ لایضر مع اسمہ شئء فی الارض ولا فی السماء3×
ماشاءالله اول صومالي يتكلم عن أشخاص الذي أتابعهم في اليوتوب❤
مثلك
ومذ عني اتابع فداء الدين وانس آكشن وابرهيم وعبد الله العلوي وسليمان بن خالد وغريهم الكثر وانا من ارض الصومال soimaaliland
@@suhayb1mb جميل
وأنا كمان ماشاءالله عليه رجل فذ نريد مأات مثله
@@quoteschannel5040عنجد
Mowduuc aad u qurux badan mahadsanid zhp❤❤
Ninkaan Ramadanki hore ayaan bartay he's my favourite now! Every video uusoo dhigo waa mid xeeldheer oo aqoon diini, maaddi iyo xadaarad ay ka muuqato.
Walaal markaa nabiga -صلى الله عليه وسلم-sheegayso ku salli mar walbe Allah ku barakeeyee
سبحان الله والحمد ولا اله الا الله والله أكبر ❤
Jazaaka Allah ya Akh
Mahadsanid saxib sare.muuqaalada noocaan oo kale ah oo turjuman inoosoo badi.
mshallah - allah hku sharfo muqaaal aad u qurux bdn aad qaab qurux bdn uso gudbisey
Shb mahdsanid alle Ha idin ka abaal mariyo geedna janada hala idinka beero adiga iyo YAHYE YUSUF sidaad nogu soo gudbiseen farintan. Adiguna haka niyad jabin so gudbinta muuqaaldan tayada iyo faa'idada ku suntan.❤
Mahadsnd wll
إنه الشاب اليمني المتواضع فداء ألدين الذي يعجب به كل من أستمع اليه
فهو ذو اسلوب رائع في الحديث ❤
Feda adeen waa nin dhalinyaro ah oo cajis galyay shuyuush badan oo waxa uu soo gudbinayo cajiib ay yihiin rag noocana ookale ayaynu rabnaa in.a alaha ino xifdiyo😊
Masha Allah, wiilka tarjumaya .halkaa kawad shaqo fii an ayaad qabatay.dadku wa u baahan yihiin.Allah ku ku barakeyo.
Wll mahadsnd
سبحان الله والحمد لله ولاإله إلا الله والله اكبر
فداء الدين calamul alcarabi asagaa heystaa insha allah ilaahay ha jnoga fhiga owlaadena kuwa wanaagsan
So badi ninkan walaal
سبحان الله العظيم وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته ❤
Masha alah
mnsha allah zhp waxbadan ayaan ka faa iday hore u soco zhp🎉
Salalahu Caleyhi Wasalam
منشأ الله جزاك الله خير ❤
الله آكبر ماشآءالله الحمدلله سبحان الله وبحمده سبحان الله آلعظيم ❤❤❤❤استغفرالله العظيم وأتوب إليه ❤❤❤❤
Masha'allah, nin aad u caqli badan oo aqona leh❤
Waxaan ujeeda inaad noqon doonto rabi idimkiis, chanals ka soomalida mid ka dhex muuqda.
1. Qaab gudbinta iyo "editing" = 100%
2. Ciwanka = 100%
3. Hadalka degan = 100%
4. Wacyigelinta = 100%
Guuleyso wll, mustaqbal wanaagsan ayaad kusii jeeeda.
Aad bd u mahadsanthy wll
JazaakaAllah❤
🩵
Waxaan qirsanahay in muuqaalkan aad wakhti badan gelisey sxb Alle hakaa jaaziyo
Wacalaykum Alssalaam Waraxmatu ALLAAHI Wabarkaatuh
Mansha allaah runtii waa muqaal aad u qiimo badan
Maacha allah
Maashaa ALLAAH
Xalqadihiisa ima dhaafaan masha allaah fidaa adiin ❤
Fiidaa udiin Allah ha xfiido❤❤❤
بارك الله لك
Fidaa'adiin allah dhowro xikmada yamani ayuu u yahay الإيمان يمان والحكمة يمانية
سبحان الله والحمد لله ولا إله إلا الله والله أكبر ❤❤❤❤
شكراً لهذه القناة الرائعة ❤
Jazakh allah khayr.
Jazakala khayr
Maasha’Allah
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
جزاك الله خير ❤😊
Maasha allah mahdsanid
M.a Abaheen nabigeeni ibrhim clyhi salaam waan ka qadnay salaanta
Mashaa allah ❤
بارك الله فيك ❤
سبحان الله الحمدلله ولاإله الله والله اكبر ولا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم
Maansha allaah channel ka haddaan kuso biiray waa mid boggaadin mudan .
Masha alah❤
Caleyhi Sallatu Wasalam
Zxp ninkan video yadiisa soo badi❤
M.a Mahad sanid wll Soona Badi Muuqalada Ninkan ❤
Mansha allah yarkan waa yamani fidaa adiin😊😊😊
MashaAllah wll❤❤❤❤ Mahdsnid
Fidaa’udiin allah ha xifdiyo waa wiil dhalinyaro ah oo yemeni ah
Sido kale adiga wllka codkaaga wuu dagan yahay sido kale asaga oo kale u hadloosa .
masha alah ❤❤
جزاك الله خيراً وبارك فيك
على ترجمتك
M. ALLAH GOOD VOICE +EDIT❤🎉
Mahadsanid wll
Ninkan ma aqan waxa ujecle ayantan wajeclaade caqligiisa layaabey wlahi hada dhagesatid meel yar oo waxkaatusaayaa m.Allah
mahadsanid wll guuleeso
Ilahow jannada macayaga ka dhig abuunaa ibrahim❤❤❤❤😢
Mahadsanid wll
ManshaAllah ❤
Ninkan so gudbi walal wlhi xigmad ficn haya adna horay usoco
Jazakallah Akhi 🤍
صل الله عليه وسلم ❤❤❤
Qofkii carabi fahmaaya waa channalka aad wax bdn ka faideysid❤❤ kafaidesta❤
Mahadsanid wall ❤❤
Waa kugu latalin lahaaa inaa mowduucaa xooga saartid oo ah turjumaanta videos sidaan oo kle ah
Waana fursad aad community badan kuhelikartid
Aad baad u mahadsantahay wll
Shukran walaal qaaali
Mhadsanid wllky qali eebe haka abaal mariyo soo gud binta wangsan
Soo badi wll podcastiyada wiilkan
Mahasanid ❤ wll
ماشاء الله عليك
واصل ياأخي❤
Masha allah insha allah janna 😊😊😊😊😊❤❤
So badi wllo
Ilahay haku barakeeyacawan kuso biray channalkaaga vidiowyada nocani okale soobadi
Wll mahadsanid ilaahay haku jeclaado wax wanaagsan baad noo soo gudbise maanta ayaan arka kanaalkaaga waan kugu xirnaan inshllh
Mahadsanid wll
Zxp noo soo badi barnaamij yadañ
Masha Allah xifdullah Thanks ❤️❤️👍👍👍👍
Mashalah jasakalah zhpkey
إلى الأمام
🎉
Aad iyo aad
Dadka ku xidhan ayaan ka mid ahayoo wax micno leh ayuu kuu sheegi
Scw❤
Runtii waxaatahay youtube kii igu horeyay ee aan arko asigoo kahadlayo waxaan jecelalahaa inaa muqaladiisa inoosoqadan doonto mahadsanid wll❤❤❤
Mahadsnd Wll
mahadsanid
Mansha allah waa mid kamida shakhsiyadka aan ugu jecalhy wan rapy qof uso turjuma dadkeena cause am nt youtuber🥰
masha Allah. walal khayr alle haku siiyo
Fedaa adeen yaxya.
Waa wiil Yamani ah oo aad u cajiib ah, waa mid ka mida dadka aan mareegtan ugu jeclahay.
Video door ah oo iga yaabsaday ayaan ka daawaday.
Ciwaanadooduna wa kuwan.
فما ظنکم برب العالمین
مشهد النهایة
هل رایت من اسواء جندی یحارب جیشه
Iyo kuwo badan oonan halkan kuso koobi karayn .
Mahad balaadhan walaal.
Wilkan fedan tiktok kaga xiranahay run ahanti iyado somali ah aadba oga helay abawe noso badi please illhy janno fardawsa haku siiye
SXB Waxaan Rabaa inaa igu caawiso qaabka iyo Meelan ka barto. Luuqada `Carabiga`
Waliba waxaan Rabaa luuqada. Faseex aan fahmi karo. All-lahjadaha carabta ana ifahmi karaa
Carabiga. Aljaziira cmll
Carabtaba ifahmi karaan
Mahad sanid🎉
Intee jogta adi
Anaa raba inaan barto.@@MustaqiimNuur
scw
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤
Masha Allah
woxogaa carabiga wuu igu adagyhy ee zxp noo soo turjun intaad awoodo zxp mcn
400 subscribers anaa buuxiyey
Aad iyo aad bd u mahadsnatahy saxib
فداء الدين
دوباميكافين
ياسر الحزيمي
معجزة كل يوم
د طارق السويدان
عبد الدائم الكحيل
د عمر عبد الكافي
اداعة ثمانية.
فداء الدين
جاثم الجزاعي
طارق السويداني
عبدالله النفيسي
وضاح خنفر
Walaal xagee kaala soo xiriiri karaa
abdisalammoh00@gmail.com
Fidaaudiin beri dhaweyd baan bartay, waa cajiib muxaadarooyinkiisu.
Codka muqaalka qaabke u diyaarisaa wll
Hada saas ku wadid wax so gudbintaada 1m si fudud ba ku garaysa
Mahadsanid wll
Waxa uu kaso xigana kitaabka dr ibrahim assakraan e la dhaho : مسلكيات
الله اكبر 3×
الحمد لله3×
لاحول ولاقوۃ الاباللہ3×
سبحان الله3×
اللهم صل وسلم علي نبينا محمد10×
لا اله الله3×☝️
سبحان اللہ وبحمدہ سبحان اللہ العظیم 3×
بسم ﷲ لایضر مع اسمہ شئء فی الارض ولا فی السماء3×